Khalaaaaas . Meeshaas waa in aan isaga guuraa .

  Рет қаралды 77,414

OGAANSHO

OGAANSHO

Күн бұрын

kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 371
@abdirashed6669
@abdirashed6669 6 ай бұрын
HadaL AfkaaGa Kaso Baxa Waxa Ugu Wngsn SaLiga RasuulkeNa Muxamed ‎ﷺ 💖📿
@axmednurculusow8627
@axmednurculusow8627 6 ай бұрын
salallaahu calayhi wasallam❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abshirmacalincali4341
@abshirmacalincali4341 6 ай бұрын
اللهم صل على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
@abdiraxmaanaxmed1760
@abdiraxmaanaxmed1760 6 ай бұрын
Salalaahu calayhi wasalam ❤
@madaaleburaalexirsi4025
@madaaleburaalexirsi4025 6 ай бұрын
Scw
@yahyamohamed748
@yahyamohamed748 6 ай бұрын
Ogaansho is real a channel we needed as a people because most of the creators on youtube wax micno leh noma so gudbiyan
@Ur.cristiano_0777
@Ur.cristiano_0777 6 ай бұрын
Waa runtaa wll
@Cabdituber1
@Cabdituber1 6 ай бұрын
Hooyada waydii
@Aboudy10
@Aboudy10 6 ай бұрын
وَلَا تَقُولَنَّ لِشَيْءٍ إِنِّي فَاعِلٌ ذَلِكَ غَدًا ۝ إِلَّا أَن يَشَاء اللَّهُ وَاذْكُر رَّبَّكَ إِذَا نَسِيتَ وَقُلْ عَسَى أَن يَهْدِيَنِ رَبِّي لِأَقْرَبَ مِنْ هَذَا رَشَدًا.
@samo____side9401
@samo____side9401 6 ай бұрын
M.Allah❤
@crisaaqshaka8938
@crisaaqshaka8938 6 ай бұрын
9Days until ramadaan🌙❤️ Ramadaan coming soon🌙❤️Cumar insha aar
@maxkoAdan
@maxkoAdan 6 ай бұрын
7
@axmedsahal4371
@axmedsahal4371 6 ай бұрын
Ramadan alaha nabad hanagu gaarsiiyo❤
@Abdirizak_Hakim
@Abdirizak_Hakim 6 ай бұрын
Wan ku faraxsanahay in chanel kena ogaansho 1m gadhi rabo 400k ban kaso racay faido mooye khasaaro maleh xili kastana wan fiiriya inta qof ee nagu soo biirto Sidii in aan anigu mesha leyahay waayo waxan Raba dad badan oo wax faido 😊
@BEERYAHAN
@BEERYAHAN 6 ай бұрын
Sxb Mahadsanid anigu 50.k kasoo raacay runtii waa ii rafiiq.
@Muxammed22
@Muxammed22 6 ай бұрын
Alx 20k Ogaansho oo maraya ayaan kusoo biiray. Markasta waan eegaa inta 1M nooga hadhay. Markasta oon 1m usii dhowaanana waxaan ugu farxaa sidii inaan anigu leeyahay oo kale. Runtiina waa kanaal aan leenahay saa maalintii aan kusoo biiray ilaa maanta wax aan khayr wanaag iyo cilmi i anfaca ahayn kuma arag. 1M+ inshaa Allah. 6+ sano🎉 Kanaalka kaliya KZbin aan 6sano ku xirnaa ilaa hadana aana ka Caajisin, kana Caajisi doonin Inshaa allaah.
@abda99
@abda99 6 ай бұрын
Success is not to get good job or build a big house, success is to succeed to Enter Jannah. May Allah grant US Jannah.
@duceysane5000
@duceysane5000 6 ай бұрын
Absolutely 💯 wll . Ameen jazaka lahu kheyran
@Sharma_cade
@Sharma_cade 6 ай бұрын
Aaway dadkii jeclaa Nabi Muxammed ﷺ❤❤❤
@shankaraaj
@shankaraaj 6 ай бұрын
Ustaad cumar inshaar guuleso
@cabdullaahixasan1670
@cabdullaahixasan1670 6 ай бұрын
Ogaansho 1M coming soon inshalah 🎉❤🎉❤
@SaynabSagal-gu9fr
@SaynabSagal-gu9fr 6 ай бұрын
Mudane cumar inshar wan ku salamay from xingalol👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋
@abdikadirisse76
@abdikadirisse76 6 ай бұрын
Xingalool ma tuurquule badka degan tahay mise xasbahale mise xafadaha bihidoor😂😂😂
@CaamirCaamirqlb
@CaamirCaamirqlb 6 ай бұрын
Cumar respect for xingalol🎉❤😂 xingalol anaa jooga wllhi Maalinkasta waan ku dhagaystaa macalin😊😂
@Shamiito
@Shamiito 6 ай бұрын
golden voice
@Polat545
@Polat545 6 ай бұрын
😂😂😂😂
@warsamehaji2346
@warsamehaji2346 6 ай бұрын
Na fahmin mxaa keda
@sayiidqalliwalli1035
@sayiidqalliwalli1035 6 ай бұрын
What about silver 🤔
@mohamoudali4386
@mohamoudali4386 6 ай бұрын
"Baahidu waa hooyada ikhtiraaca" Waxay inagu tirtirsiyeysaa tan oo kale, in aynu ummad ahaan samaysano meelo aan la kala lahayn u dhex u ah caalamka oo dhan.💯 .iga dhan.
@Rashkaxaaji-b8g
@Rashkaxaaji-b8g 6 ай бұрын
Masha allh cumar inshaar guuleyso walaa
@maxamedcabdiraxmaan6398
@maxamedcabdiraxmaan6398 6 ай бұрын
Cumaroow anoo cunto cunaayo leee vidio gaga dawadaaa😂😂😂
@nuura2755
@nuura2755 6 ай бұрын
Cuntada markaa cunaysid moobil iska dhig Waayo caafimaad uma fiicno dhahaan Si Caadi ah ucun moobil meel la joogo ma wanaagsano
@Ixsaas3
@Ixsaas3 3 ай бұрын
​@@nuura2755 masha allah nuura
@MUUSE967
@MUUSE967 6 ай бұрын
Ustad ❤
@Yaaallaaah
@Yaaallaaah 6 ай бұрын
Waa arkay waxaa isoo ads naago qaawawana oo iisheegaya inaa linkedka galo si vedio umad qaaqaawan daawado weliba bilahan ii bilaabatey mahadsanidna waaba iska deyn
@GaradAli-id2uf
@GaradAli-id2uf 6 ай бұрын
Illahayow inta ramadaanka ka dhiman aanu gaadhna 1milion insha allah❤👍
@ikraanclaahi7970
@ikraanclaahi7970 6 ай бұрын
50k ayn kaso racay 1m ayu gari rabaa alx lilah 😊
@Luualpi
@Luualpi 6 ай бұрын
guuleyso ustaad codkaaga waaba iska jeclhy wax bdn ayaan kaa faiday jazakallah 🙏🏿KZbinka naga bdn hore usoco 😊
@mohamedabdi-qe3ke
@mohamedabdi-qe3ke 6 ай бұрын
Thanks for helping you brother Muslim brother 👍
@SUHEYB.
@SUHEYB. 6 ай бұрын
Walaal omar alle haku barakeeyo sida aad noo garab taagantahay INSHA Allah aakhiro iyo aduunba khayr aaaaad u weyn ayaad shaqaysatay Waxaad nabartay dhalinyaro ahaan waaqican maanta taagan sida looga gudbi karo mahad sanid abid walaal waanu kuu ducaynay walaal alle haku jeclaado oo haku xiftiyo walaal ❤❤
@ahmedalbadri.
@ahmedalbadri. 6 ай бұрын
GUULEYSO USTAAD OMAR INSHAAR 🤝🎤
@ardomohamed9667
@ardomohamed9667 6 ай бұрын
FB 2020 ayaa iigu dambaysay wan ka raystay alxh horumar dhanka nolosha ayan sameeyey❤.
@Cabaasapdirahmaan1
@Cabaasapdirahmaan1 6 ай бұрын
Golden voice ❤🎙
@abdinoorahmedfarah3860
@abdinoorahmedfarah3860 6 ай бұрын
Mahadsanid sxb Cumar Inshar
@shakowaaw1791
@shakowaaw1791 6 ай бұрын
Alle ramaadnta khayrkeedachan waafajiyo
@Userbl8tabl65
@Userbl8tabl65 6 ай бұрын
Aamin
@NuradinShukri
@NuradinShukri 6 ай бұрын
Ogaansho best youtber❤
@zalimhussein6118
@zalimhussein6118 6 ай бұрын
Ogaansho 5yrs kugu xiranahay guulayso zxb
@burhan348
@burhan348 6 ай бұрын
Singapore Ayaa laga maamulaa Ogaansho
@xabeebtv9512
@xabeebtv9512 6 ай бұрын
M.a guuleyso cumar iinshaar
@whome4851
@whome4851 6 ай бұрын
Ha ujoojin, halkaas waxaa ka cad inaad XAQ kutaagantahay.
@gaasfilmsvlogs613
@gaasfilmsvlogs613 6 ай бұрын
Manshalaha
@muhsenali123
@muhsenali123 6 ай бұрын
Masha Allah ustath 1 million coming soon inshallah hore usoco🎉
@Abdi-Raxmaan
@Abdi-Raxmaan 6 ай бұрын
Omer inshar guulayso prother. 🙏🏻💯
@hananabdirahman3922
@hananabdirahman3922 6 ай бұрын
Ustad cumar insha allah dhibmalahan ❤😢
@YusufJimcaale-e7x
@YusufJimcaale-e7x 6 ай бұрын
Ogaansho 🎉caming soon 1 million 🥰
@AbdullahiCadow-n3r
@AbdullahiCadow-n3r 6 ай бұрын
Kusaliya xabiibkena scw
@DAMASHAD_MEDIA
@DAMASHAD_MEDIA 6 ай бұрын
Adminka hadii lagaa tuuro waa lasoo celin karaa waayo 4 sano ayuu iga maqnaa waanan soo celiyay
@faisaahmed2840
@faisaahmed2840 6 ай бұрын
Cwm ilahay hana amansado dhamanteen 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@abdiaziizmustaphe732
@abdiaziizmustaphe732 6 ай бұрын
Inad aniga ila hadlayso ayan modo koobki karaga ahaa ban isku daadiyay cumarow 😂😂
@QAWDHANKA1
@QAWDHANKA1 6 ай бұрын
Mawduuc aan kuugu soo diray Ayaan Arkay in la eeegay hadana La dhaafay Ana waxaan dhahay Tolow walked cumar maanu Admin aheen
@taamirsharif6716
@taamirsharif6716 6 ай бұрын
1 million coming soon isha allh libaax
@munahassanadam4503
@munahassanadam4503 6 ай бұрын
Walhi markaan garan wayay ayaan goaan ka gaadhay mudo 3 years ah alhamdulilaah waaban ka raystay
@sportman000
@sportman000 6 ай бұрын
War sidii geesey loogu kacay ninkan aan ugu kacno guulayso wllo omar inshar
@hamzaaboubakar8116
@hamzaaboubakar8116 6 ай бұрын
Ustaad Inshar 🙏
@crisaaq3877
@crisaaq3877 6 ай бұрын
Asc free free free Palestine 🇵🇸 free free Palestine 🇵🇸 insha allah aamiin aamiin from awdal state soomaaliya waa muqadas guul guul Somalia turkey and Eritrea 🇪🇷 Well come Well come Well come turkey 🇹🇷 turkey 🇹🇷 turkey 🇹🇷 sea Somalia 🇸🇴 Insha allah aamiin aamiin
@AxmedMaxamuud-fd8yn
@AxmedMaxamuud-fd8yn 6 ай бұрын
wll yaan lagu qaldin Ethiopia waxay raptaa Badda iney qaadato Turkeyna waxay rabtaa iney shiidaalka ka dhamaysato markaa yaan lagu kala duwin turkey iyo ethiopia waa isku mid waayo cidna wax kuuma qabaneyso illaa ay faaido kugu qabto!!!!
@MiiraaleShow
@MiiraaleShow 6 ай бұрын
Facebookga xorroyad kama ay jirto, anba waa aan iska dhaafay waanan iibiyay.
@MohaIzak
@MohaIzak 6 ай бұрын
Wll omarow waxaan ku faraxsanahay inay dhalinyaro badan geesiiyal ah kugu xiranyihiin aanan laga heeleen beejka ogaansho dad raqiisa Waxaan kugu salaamaya salaan qalbiga ka timid 💯🙌
@mahadjjjmaxamed8687
@mahadjjjmaxamed8687 6 ай бұрын
My brother keep going 😊
@HajiComment
@HajiComment 6 ай бұрын
waxa aad Twitter tag ku sameysa facebook ga twitter koda , kadibna xaga ayay ka wacin karan si degdeg ah
@CabdiJamaalCiife
@CabdiJamaalCiife 6 ай бұрын
Masha alaah ustaad❤❤❤❤
@aliahmed-bo4vk
@aliahmed-bo4vk 6 ай бұрын
Don’t worry legend we know the vibe now no more facebook
@QANCIYE_FILMS
@QANCIYE_FILMS 6 ай бұрын
Golden voice❤😊
@Mo-Ali-Farah
@Mo-Ali-Farah 6 ай бұрын
Walal waa runtaa waanan kula arkay arkinkaas horay ayay anigaba page iiga xanibeen aan kaga hadli jiray qadiyada umada somaliyeed iyo qaabka ay ugu dhibtoon yihiin wadamada guumaystuhu ku kalla daray
@abdifatahbudul8467
@abdifatahbudul8467 6 ай бұрын
Meeshaas mar hore ayaan ka guuray meeshaas taliye cabiida ah
@abdiazizhassan5620
@abdiazizhassan5620 6 ай бұрын
Asc abdicasis marku dhahay Waba naxay aniga isku haystay😂
@zakirboss143
@zakirboss143 6 ай бұрын
Cumaroooow cidan ku daba socotaaa waa ayo talow ..... Ani hal mid baan kuu wadaa oo ah wali ha ka niyad jabin ilaa intay iyagu kaa daalayaan. Do and then do
@amiintubeec6844
@amiintubeec6844 6 ай бұрын
Wallaal allaah ayaa garabkaaga taagan dadka qaarna waxaan leeyahay dharkaaga dhar aan ahaynin dhaxan kama cesho
@Galeyrmedia01
@Galeyrmedia01 6 ай бұрын
Sir omar inshar wlhi ma mud nid in xuquurqaada daabacaad la qaato inshaa allah page ka na wuu inoo soo laabana year pages kaas
@AdmiringCosmos-lh4kx
@AdmiringCosmos-lh4kx 6 ай бұрын
Ustaad cumar inshaar waxaan kuu rajaynaa in pagekaagu kuu soo laabto si dhaqso ah Insha Allah
@Secret_668
@Secret_668 6 ай бұрын
Lakin hadan magac kale isticmaalo waa cadi oo aan video wiskaga kaliya isticmala ✋🏽
@Michealfot
@Michealfot 6 ай бұрын
Rufyaamiin Oromo oo af Somali bartey ayaa jiro
@jaamacxasan1178
@jaamacxasan1178 6 ай бұрын
Cumsrow waxaan rabaa sidii aan ku helilahaa taariikhdiqarnigii shan iyo tobanaad kasoo bilow yuhuuda wadamada reer galbeedka midba mar isaga soo qixiyeen markii qsnacsiga ribada watay ay ku wareeriyeen
@cabdixafiidelmi4329
@cabdixafiidelmi4329 6 ай бұрын
3days until Ramadaan Ramadaan coming 🔜 ❤
@AbdirehmanHassen-vy7hc
@AbdirehmanHassen-vy7hc 6 ай бұрын
Ilaa waqtigii Aan kugu soo biiray wlhi faa'iido mooye khasaaro kaa Lama kulmin m.a Horay usoco 1 m ka badan ayaan sugaynaa😊
@IbnuShameMedia
@IbnuShameMedia 6 ай бұрын
Guuleyso wll dadka nocaas Ah weligood horumar ma gaadhan Sabbto wax Hibo Ah maleh
@abdikadirabdulahi3252
@abdikadirabdulahi3252 6 ай бұрын
Xafiizallh ❤❤
@ADNAN.39
@ADNAN.39 6 ай бұрын
5:30 sidas oo kale tiktok ii galay ani 6 ciwan cml liga xere 💔
@abdirasakaliahmed7528
@abdirasakaliahmed7528 6 ай бұрын
Cumar saaxiib annana waxba nooma yaallaan.
@molil3853
@molil3853 6 ай бұрын
Facebook its very important sabbto ah cagan Wa La Inaga xiri karaa and ts plan b wax walpo dhaca
@Fast.money86
@Fast.money86 6 ай бұрын
Ustaadi wlhi waad iga qoslisey 😂 qofka fesbook iskaahaa ayaad halkaan kagala hadleysey
@NaniiAlpha
@NaniiAlpha 6 ай бұрын
Isku Day Inaad SO Celiso 😢
@abdullahiahmed1801
@abdullahiahmed1801 6 ай бұрын
Mahadsanid wll cumar 🎉❤
@Maxamadshaakir-tn5um
@Maxamadshaakir-tn5um 6 ай бұрын
Sxp pegkada hal qof ayaa gacanta ku haayo oo joogo Singapore in aad taqano iyo in kale ma aqaan lkn qof Singapore joogo ayaa pegkada gacanta ku haayo cilad xaga fecbooka ah maaha
@EnjoyClips101
@EnjoyClips101 6 ай бұрын
Guulayso Ustaad 💚🤚
@xaliimogeedi3204
@xaliimogeedi3204 6 ай бұрын
Omar inshar. Nin wax badan og masha allaaah.
@Farayare451
@Farayare451 6 ай бұрын
Yuhuud miyaa kusoo weeraty ogaanshow 😂😂
@City-sr4iv
@City-sr4iv 6 ай бұрын
Waan filaa dee😂😂😂
@AbshirAbdullahi66628
@AbshirAbdullahi66628 6 ай бұрын
Ogaansho alle dartii ayaan kuu jeclahay
@Gytyÿyyyy
@Gytyÿyyyy 6 ай бұрын
Sidoo kale wllhi 😭🥰💯
@NAYRUUSH1
@NAYRUUSH1 6 ай бұрын
Frist Coment Pls Reply bro 👍
@Abdiyarepog
@Abdiyarepog 6 ай бұрын
Ustaad❤😊
@katrahaaji8139
@katrahaaji8139 6 ай бұрын
KZbin ka ayaa muhiim noo ah ogaansho Facebook hadu so noqdo alx haduu so noqa wayane wa shukru
@Gytyÿyyyy
@Gytyÿyyyy 6 ай бұрын
Ogaanshoooo 😮😭😭💯❤️🥰 Wan ka xumahay 😌💔
@Qomaal__mustaphe
@Qomaal__mustaphe 6 ай бұрын
Horta ustaad wan ka xumahay dhipta kugu dhacday adi iyo wilkaga mida kle ani indhawayd ayan kanaalka kuso biiray 😂😊lkn guulyso ustaaad ❤
@amalcabdiqadir338
@amalcabdiqadir338 6 ай бұрын
Mahadsanid wll Omer 2018 anoo fasalka 8 dhameenayo ayaa Facebook sameestay aad buu ii mashquuliye. Marka thy gabadh yar Facebook Niman xun ba joogo oo shaqajama alx waan iska saaray. Facebook meel maaha
@DDSMEDIA1825
@DDSMEDIA1825 6 ай бұрын
Gabdhaha xun baa ka badan
@amalcabdiqadir338
@amalcabdiqadir338 6 ай бұрын
@@DDSMEDIA1825 wllhi nimanka xunaa u bdn
@gemes1
@gemes1 6 ай бұрын
Twitter masha qaynaayo mxaa ? Mise lacag aa lagu sameeyaa
@sameyoow
@sameyoow 6 ай бұрын
Asc insha alh wan ka cawina sidad uso ceshato hada rabto wad ila so xariri karta asc wr wb
@abdulahiabdisalam8996
@abdulahiabdisalam8996 6 ай бұрын
1m coming soon insha Allah ❤❤
@cukaashmahamud8081
@cukaashmahamud8081 6 ай бұрын
Haaa Wall wan layabay ogaansho farabadan Runti wankaxumahay sabar 🎉
@amaalmakhtal8588
@amaalmakhtal8588 6 ай бұрын
Facebook aniga waa horey baaan ka guuray. dadka halkan ku jiro maxaa ka qaldan?
@warfaa_soysoy
@warfaa_soysoy 6 ай бұрын
Shirkada Meta apps-keeda oo dhan waa isku mid waxba hakala jeclaysan midna ha amaanin midna ha ceebaynin
@muxammad2777
@muxammad2777 6 ай бұрын
Sabti waaye
@abdirahmanabdiazizgesey2063
@abdirahmanabdiazizgesey2063 6 ай бұрын
Waa sii waalaty si aad ufiicnaan jirty taliye😂
@adnaadna9442
@adnaadna9442 6 ай бұрын
Wll sidee loo sameeyaa youtubka👏
@mabdulahiabdi1039
@mabdulahiabdi1039 6 ай бұрын
vide end ❤
@Zakiict
@Zakiict 6 ай бұрын
OGAANSHO 1M SUBSCRIBE HAMPLAYAYEDA WAA IDIIN SII HOR MARINA
@Mrhigherhigh
@Mrhigherhigh 6 ай бұрын
Katag dee xaa ugu soo noqnoqonee
@xuseenfadal
@xuseenfadal 6 ай бұрын
Anigu faysbuug marhoraan iska dhiliiday, waa baraha bulsho midka ugu qaabka daran mana jacli
Players vs Corner Flags 🤯
00:28
LE FOOT EN VIDÉO
Рет қаралды 51 МЛН
when you have plan B 😂
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 64 МЛН
2024 Sideed U Guulaysan | Falsafada Risqiga | 3 Tusaale .
42:14
WAAN WAANTI FASHILANTAY 1990- JAALLE SIYAAD IYO GUDDIGI SULUX
31:32
Dhacdooyin iyo Qisooyin | Mowduuc kala Duwan
10:57
OGAANSHO
Рет қаралды 72 М.
Maxay Qasab u Tahay in aad aamusnaanta Barato
13:49
OGAANSHO
Рет қаралды 334 М.
Players vs Corner Flags 🤯
00:28
LE FOOT EN VIDÉO
Рет қаралды 51 МЛН