Waad matagi dhagaha gasho

  Рет қаралды 282,937

Somali Ruqyah Tv

Somali Ruqyah Tv

Күн бұрын

Пікірлер: 298
@SucaadoAli-nq8ex
@SucaadoAli-nq8ex 7 ай бұрын
Shiiqow qeyr allahu kusiiyo adiga mamatagin lakiin waxweyn ayaa caloosha kasooguurayo dhuunta ayey kanoqden waxa moody macala indhaha ineyisodhacayan shiiqow
@Saynabwali890
@Saynabwali890 10 ай бұрын
Mashallah ilahy carabkiyo codka ba ku bad baaki iyo cimriga Sheekhcaydaruus 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@ahmedhussein7765
@ahmedhussein7765 3 жыл бұрын
Allahu akbar sheikh alle waxan kaga baryayaa janatul fardawsa insha Allah Alhamdulillah wan matagay wixii boga igag dheganaa jazaakumulahu khayran khayra jazaa walalkay caydaruus alle haku aqbalo ducada aanu ku ducaynay walal aduunkan farxad ku nolaw akhirona janatul Aclaa insha Allah
@umumaida4539
@umumaida4539 Жыл бұрын
Maxad aqrisay wllo
@HamdaAwaleh-r1m
@HamdaAwaleh-r1m 7 ай бұрын
Amin
@Omarhassan-w8l
@Omarhassan-w8l 10 ай бұрын
Ninkan ilahay janada suaal la.aan hagaliyo markasta waan uduceya ruqiyoyinkisa aad udhageysta waana kuficnaday walina waan wada ano cilaaj helaynin qurbaha waxbadan ayaa igaga baxay ruqiyadan ilahay misaanka xasanaad ka ha ooogudaro cadowgana hakaqabto iyo xasadka aamiin
@foosmahamed4444
@foosmahamed4444 3 жыл бұрын
Sheikh caydaruus allaah waxaan kaga baryaa in uu alle kaa abaal mariyoo janatul fardowso insha allah
@deggandahir629
@deggandahir629 Жыл бұрын
Alle jano hakugu abaal mariyo❤sheekh❤❤❤❤
@shukriaxmedshacni2333
@shukriaxmedshacni2333 3 жыл бұрын
maasha allaah sheikh waa dhageystay inkasto maqleynin ugu horeyn madaxa ii qabobay walaxa ku ababay kadibne korkorkii dhamay aya wax ku ababen illaahey qeyr badan haku siiyo illaahey haku barakeeyo anigana allaha maqalka iso celsho dhegaha iyo calosha allaha ii caafiyo idam alle ani iyo intii xanunsan ee ila mida adigane ajir allaha ka siiyo amin yarabi
@queendahriin1883
@queendahriin1883 3 жыл бұрын
Aamin aamin yarabi 🤲🤲
@umumaida4539
@umumaida4539 2 жыл бұрын
Abayo se naqatay
@umumaida4539
@umumaida4539 2 жыл бұрын
Ma lagu sixray
@shukriaxmedshacni2333
@shukriaxmedshacni2333 2 жыл бұрын
@@umumaida4539 abaayo weli shib waaye maqalkii
@umumaida4539
@umumaida4539 2 жыл бұрын
@@shukriaxmedshacni2333 alle haku cafiyo anigana wan dhibanahe iso ducey abayoy aniga waxa ihalelay ilahey aya yaqan waxa ixanono korka dhan wasi kala daranya xanunkuye labta said laiga heta feraha o ixanuno nefsashada oo igu adkato marmar jirka dhana marmar dubaxdo melkasto jirkeyga ka mida wey ijuc jucata sida qaac wax sababayna ma aqano mida kale niyad jaab nadafadi wan nacay cuntadi wan nacay calosha iyo boga waxad moda iney iso barareyso qof wax lama wadago yacni jiradeyda dhunta nabaro yar yara kaso baxay alxmdullilah ala kulu xaal qof kasto waxba dhibo dhaqtar wan tegay kaliya gaas iyo quun aya leygu shegay dawadi xita toos uma qadan wayo feraha ayey igasi xanunisa abayo jwb illahey aya wax daweya😭
@xabsomohamed2915
@xabsomohamed2915 3 жыл бұрын
Marwalba waan dhageesta allaha kaa aQballo ajir iyo xasanaat allaha ku siiyo aamiin
@djiboutimyhome2867
@djiboutimyhome2867 2 жыл бұрын
Sheikh iso ducee pls hoyada waay bugtaa jiin baa ka oyaya . Sixir bee shegayaan ila walalahaay wa dhaan pls noso duceyaaa . Rukiyadaaan markaay dhagaysataa baa way oyaysaa o qalaysaa
@hindamohamed470
@hindamohamed470 3 жыл бұрын
sheekh qalbigan kaga duceeyey Aduun iyo Aakhiraba Alle haku geeyo wax ku dhiba Alle kuma tusso
@salwailmimaxamed1129
@salwailmimaxamed1129 3 жыл бұрын
Sheekh alle hakuxifo quranka hadaa dhageysto anigoo xanundaremayo alx caafimaad ayadaremaa alx janatull firdowsa alle hakugu bishareyo
@malyounmahad1249
@malyounmahad1249 3 жыл бұрын
Jasakalah sheikh alle haku barakeyo dadalkad udadaleyso umada alle wad ku liibani insha allh
@bahjaabdulqaadir5034
@bahjaabdulqaadir5034 3 жыл бұрын
Scww,ان شاءالله استاذي،الله guul hanaga wada siiyo dadaalkadana kuwa ku liibaney الله hanoga wada yeelo intii la xanuunsaneyso المسلمين والمسلمات،ان شاء الله،
@saynabcali3862
@saynabcali3862 3 жыл бұрын
0
@asmaisaaq2096
@asmaisaaq2096 2 жыл бұрын
Sheeq wan kujeclahay
@shukritani5316
@shukritani5316 3 жыл бұрын
Masha Allah jazaakallah khair sheikh ilaahay ha ka xafido shar oo dhan hana ku barakeeyo
@beftubule1031
@beftubule1031 3 жыл бұрын
Asc shaikh I just came from hargeisa 3 weeks ago I didn't now u wer'e there. OMG hopfully i will see you my nex trip . Insha allah
@hamzaaliaxmed9917
@hamzaaliaxmed9917 2 жыл бұрын
I.n.sha alah sister 👍
@hibocabdiraxmanibrahim8093
@hibocabdiraxmanibrahim8093 3 жыл бұрын
Alx ilaahy awoodisa weeye shayadinta waa daciif ilaahy kalamkiisa bey ku gubteen aniga waxan daremey qandho jirka ah iyo jir xanuun
@mohamedmayo4683
@mohamedmayo4683 3 жыл бұрын
Assalamualaikum warahmatullahi Wabarakatuhu Man Sha Allah Jazakumullahu kheir
@AsmaCabdi-gr5um
@AsmaCabdi-gr5um 3 ай бұрын
Allah mashla❤❤❤❤❤❤❤
@zuheibaabdiaziz6184
@zuheibaabdiaziz6184 3 жыл бұрын
Sheikha allaha kuxifdiyo adun iyo aqiroba insha allh sheikh xarunta muqdisho gormad iman donta
@faizacadey4169
@faizacadey4169 3 жыл бұрын
Wlhi macalin wan matakay alle qer haku siiyo kormee nairobi imaneysaa
@umutaajudiin592
@umutaajudiin592 3 жыл бұрын
Asc sheekh caydaruus mrka hore alle ba mahd leh wx walbo awood uleh mrka xigta adiga kheyr nala jecel sheekhow mar walbo on taxliil cabo wan mataga ma la dhihi kara wa sixirka lagu cunsiisey ama lagu cabsiiyey mise nooc kalo xnun ruxiya o leh calaamatas miya jiro
@khatramohamed9916
@khatramohamed9916 3 жыл бұрын
Mansha alaah sheq ceydarus qeyr badan alaha ku siiyo ruqyadan ad bn ugu xanunsady hadana sidi hora ma ahi alxm ilahy dambigaga ha dhaafo mahadsanid
@mukhtarmohamedali9854
@mukhtarmohamedali9854 3 жыл бұрын
Masha Allah sheikh alle hakuxiftiyo
@maryanabdillahiabdi6543
@maryanabdillahiabdi6543 3 жыл бұрын
Sheikh jazakumullahu khayr aniga madax iyo caloosha ayaa i xanuuna cuntad ayaa kor iigu soo noqonqysa markaan waa ku fiicnaaday
@mohamedgarguurte5091
@mohamedgarguurte5091 2 жыл бұрын
Aniga saas ah hadda abaayo. See ka noqotay
@Anfac__anna
@Anfac__anna 2 жыл бұрын
@@mohamedgarguurte5091 aniga kulamid il io jini io sixir maxee yihiin wllo
@amaal951
@amaal951 3 жыл бұрын
Shikhar caduurso alle khayar haku siiyo markstaba waan ku ducey wilha u an duceysan adiga iyo waladikaba ❤❤❤
@hassannoor7937
@hassannoor7937 2 жыл бұрын
Allaah ha ka qabto cadawka o haku barakeeyo sheekh
@fanusnuur6854
@fanusnuur6854 3 жыл бұрын
ASC WIILKEEY SHEIKH AYDURUUS QAYR BARAK LIIBAAN AAQIRO IYO ADUUN ALLAHA HAIKU SIIYO
@libinmohamed8070
@libinmohamed8070 3 жыл бұрын
Masha Allah jeza ka laahu khayr sheekh caydaruus qayr badan Allah ku siiyo
@saharamohamed328
@saharamohamed328 3 жыл бұрын
Sheikh aniga caloosha waxban kadareemay lkn mamatagin xugaa olol ayan daremay jasakalahu qeyr sheikh
@yurubadan6414
@yurubadan6414 3 жыл бұрын
Subxanalah aniga markan dhageystay daco ayan ku washtay lkn ma matagin ilahow naga qabo cadowga sheikha alah qeyr siyo jasakalah qeyr sheikh
@mawardikamal5774
@mawardikamal5774 3 жыл бұрын
Masha Allaah jzk jzk 🥰🥰🥰
@zahraosman3540
@zahraosman3540 3 жыл бұрын
MashaAllah Sheikh Illahay haa kucifdiyo. When you read in a nice melody way it really affected me. I felt something in my body. So always read in that way.
@saynabcali3862
@saynabcali3862 3 жыл бұрын
0
@saynabcali3862
@saynabcali3862 3 жыл бұрын
0
@saynabcali3862
@saynabcali3862 3 жыл бұрын
000
@saynabcali3862
@saynabcali3862 3 жыл бұрын
0
@saynabcali3862
@saynabcali3862 3 жыл бұрын
0
@raxmanaasir2076
@raxmanaasir2076 3 жыл бұрын
Masha Allah sheekh allaha ku xafido hana ku barakeyo 🤲🤲
@farduushassan7047
@farduushassan7047 3 жыл бұрын
Alx alx shiikhow alle jasaa'igaaga jano haka dhigo alle wax kastad jeceshay oo janadu u horayso hakusiyo shiikh waan matagay 10 cisho quran sarba isocday xanun daran ban daremay markasan shitay qurankan biyo casharana wan cabay xanuun aaad udaran oo caloosha iyo cunaha kadib wan matagay shukran wll👏🤲❤
@nasranuuxnasranuux8855
@nasranuuxnasranuux8855 2 жыл бұрын
Wll mcn hadda sidee thy
@Ayaanle-ke1tq
@Ayaanle-ke1tq 2 жыл бұрын
Mashallah intee ayaad dhegaysatey
@NasraNuux-nf6qq
@NasraNuux-nf6qq Жыл бұрын
Asc wllo nò jawaab hdd argto fariintyda
@yusraosman8217
@yusraosman8217 3 жыл бұрын
Masha allah sheikhana allaha ku barakeyo sheeqaw suaal rugayah marka dhageesto waan wareera wadnaha igaraacma korka ijaraynayo sheeqow jin mala dhihi kara waxas
@mariamhaile564
@mariamhaile564 3 жыл бұрын
Asc kolay wax quraanka dhibsanaya ayaa kugu jira jin iyo insi mid uu yahayba markuu gubto isagaa is sheegi ee adigu dadaalka wad oo dhagayso ruqyada wax badan ilaahay caafimaad taam ah haku siiyo aamiin
@yusraosman8217
@yusraosman8217 3 жыл бұрын
@@mariamhaile564 aamiin walashay allaha naga qabto dhibaatoyinka aduunka
@raxiimacabdilaahi207
@raxiimacabdilaahi207 3 жыл бұрын
Jakalahu khayr bulshada xil wayn ayad uhaysa allaha ka abalmariyo muda muslimkana allaha Ku caafiyo dhamantood
@NataliaWarsame
@NataliaWarsame 3 ай бұрын
Mashallah walalo❤
@saafiahmed1581
@saafiahmed1581 3 жыл бұрын
Masha allah Allah ku xafido shekh caydaruus maxamed
@faafidakhayrka1559
@faafidakhayrka1559 3 жыл бұрын
Aniga waan qandhooday shiikh waliba is deday shiikh alle khyr hku siiyo
@qadancabdilahi1005
@qadancabdilahi1005 3 жыл бұрын
Sheekh cadurus aslmca laykum waxanahay hoyoyen ka kuxidham cilasha kaaga dawad isisay dhege khalkha igu keentay dhertii wanjooje yay markaa shekha ilatale shekha talan uhanay guriga iyo caruurta culays badan igasaaran shekha lakuba rake🤲yo shekhe miisaan xasanaad ka alku saaru miisan xasaka aamiin aamiin aamiin🤲
@ahmeywye9196
@ahmeywye9196 2 жыл бұрын
Wow u such a great sheikh m.a thank you
@AhmedSalah-j9c
@AhmedSalah-j9c Жыл бұрын
Asc sheikh ali daruus sxb waxaan dareemaa wax badan maanta waan ma tagay caloosha ayaa gudaha ii cararaysa waan ooyaa cagaha waa lay soo laabaa meel gaara aan kaala xiriiro ii soo qor
@aichahassan3902
@aichahassan3902 2 жыл бұрын
Asalaamu calaykum sheekh jazakallah intaan dhagaysanayay ruquyada caloosha ifuurtay camal dibiro Allah khayr badan hakugu arsaaqo amiin yaa RAbbi
@QaaniyaMohammed
@QaaniyaMohammed 4 ай бұрын
Mansha allah maciyaljkiiba kudhiibey
@امبنينامبنينكوالي
@امبنينامبنينكوالي 3 жыл бұрын
جزاك الله خيرا وبارك فيكم ماشاءالله تبارك الرحمن احسن راقي سمعت
@hassanali-pz6gs
@hassanali-pz6gs 2 жыл бұрын
i8iikk😊
@craxmancismaan7647
@craxmancismaan7647 2 жыл бұрын
Sheekh caydaruus alle haku barakeeyo janatul fardowsna haku geeyi
@indianamohamedsheikh7923
@indianamohamedsheikh7923 3 жыл бұрын
Shukran sheikh jazakallah kheyr janada allah ku geeyo sheikh
@faatmamaxamedshukri1922
@faatmamaxamedshukri1922 2 жыл бұрын
Ameen ilaahow cafimad nasii inagiyo islamo dhan🤲🤲jasakalaah sheikh
@ahmeywye9196
@ahmeywye9196 2 жыл бұрын
Asc sheikho alle hakubarakeyo Hana kuhifdhiyo mashaallah tabarakallahu fiikum
@safiyaomaromar6644
@safiyaomaromar6644 3 жыл бұрын
Ascw aniga markaan dheheystay gacanta bidix ayaa wax ku carareer n ilaa aan dareemo in gudaha gacanta la cunaayo oo aan kor u qaadi waayay gacantii tabar leheen iyo culeys iyo la labo matag may
@museaweys8825
@museaweys8825 3 жыл бұрын
It is very good
@fanusnuur6854
@fanusnuur6854 3 жыл бұрын
Kuwait xanuun san oo aan kamid ajay AllAh Ayaa Nawada Abuuray inaga iyo sharta allaha naga qabto
@sahramohamed4749
@sahramohamed4749 3 жыл бұрын
Sheikh khayr Allah kusiyo aadban ulaxanunsaday ruqyadan alx waxan kacodsanlaha ina nosodubtit ruqyada quruxda lakumanciyo mahadsanid
@bibimacow4133
@bibimacow4133 3 жыл бұрын
Masha allah 💖💖💝💝💙💚💜💟
@amreenfarah9017
@amreenfarah9017 3 жыл бұрын
Asc sheikh caydurus! Aniga calosha waxa iiga socsocday 2 jeer bn ku ceshcshtay ruqayada bilow ila dhamaad calosha balo ku dheh mulaaqeysay. Wax intey isa soo kuusaan ay dhuunta ka noqonayeen ani sideydaba matakga wa igu dhib matag easy iigama imaado xaaladeydi sidas bey eheed. Jazadaada jannah fardowsa alle haka dhigo sheikh caydurus cadowgadana cagta hoosteda alle ha galiyo🤲🤲
@NasraNuux-nf6qq
@NasraNuux-nf6qq Жыл бұрын
Wixii ilhy makaa keeny
@farhiyajamaa7717
@farhiyajamaa7717 3 жыл бұрын
Shiikh Allah ha ku xifatiyo
@hayattube6555
@hayattube6555 3 жыл бұрын
بارك الله فيك ويحفظك ويسعدك يارب العالمين
@sahradiriye3026
@sahradiriye3026 3 жыл бұрын
Masha alaah shiiq
@xasanaar1977
@xasanaar1977 Жыл бұрын
Wll sh cadarus waxaan joogaa Ethiopia godey waan dibirsanahay waan ku celceliyey waxatag ah malihi seen yeelaa talo?
@yaasmiinali1513
@yaasmiinali1513 2 жыл бұрын
Asc wallo macaan Dibayan iheto xaga qoralka ayan lighesta aqrika waxa hdaliso maqriko maxaa samyaa
@umusaabirin9304
@umusaabirin9304 3 жыл бұрын
Mahad sanid shakh caydaruus baaraka laahufiika yaarabi
@sumayaahmed2588
@sumayaahmed2588 2 жыл бұрын
Jazaakallah khayr sheikh
@khadijashariff1379
@khadijashariff1379 2 жыл бұрын
Rabbi kheir hakusiiyo sheikh saaxiriinta Allah hanagaqabto
@nimcojaamac5797
@nimcojaamac5797 3 жыл бұрын
Anigu waxaan xanuunsanaa 4 inta dhakhtarka aan tagaa waxba iguma sheego markaa waan ku faraxay inaad hargaysa Ilaahay ku keeno
@Furnfuture_yt
@Furnfuture_yt 2 жыл бұрын
Abaayo ilaahay haku siiyo caafiimad deg deg aniiga 20 dhakhtar maaraya maalinkasta meel cuusub laadaagaya oo jiirkayga ka miid aha caawa ilkaaha saalilyo iyo cuunaaha laa iga waanyajay
@NasraNuux-nf6qq
@NasraNuux-nf6qq Жыл бұрын
​@@Furnfuture_ytabayo hdda sidee noqoty naa kula midee
@halimaabdulle3325
@halimaabdulle3325 3 жыл бұрын
Mashaa allah
@saladocabdulahi8160
@saladocabdulahi8160 Жыл бұрын
Jasaakalaah shaikh kheyra badan allah haku siiyo
@laylasiyaad7820
@laylasiyaad7820 3 жыл бұрын
Bismillaahi masha allah jizaakallaahu kheyran wll
@munakhayr4336
@munakhayr4336 3 жыл бұрын
sheikh ruqyada aad soo duubto waan ku ma tagi jirey lkn indhawayd kuma ma tago alxd lkn wali wax ayaa iga dul ooyaya mar mar saladana jamaca na waan ku xanuunsada wan gariiraa waxaad moodaysa in naqaskuba igu dhagayo lkn uma jooyiyo intaan adkaysan karayo waan adkaystaa wixii talaa waan kàa sugayaa waxanan ahay ardayda casharadada ka aflaxday
@sheikhcaydaruus
@sheikhcaydaruus 3 жыл бұрын
Wixii caloosha kaaga jiray ayaa kaasoo dhamaaday balse jinkii sixirka keenay iyo saaxirkii ayaa wali jiro mrka aayadaha cadaabka dhagayso insha allah way kaa dhamaanayaan
@munakhayr4336
@munakhayr4336 3 жыл бұрын
mahadsanid shiekh saaxirki wuu baxay ma joogo lkn jinki oo kaliya ayaa sii qaylinaya
@SamiaMahamud376
@SamiaMahamud376 3 жыл бұрын
Jazkal khaira allha sheikh
@fatumagure5100
@fatumagure5100 2 жыл бұрын
Masha Allah shiekh baraka Allah hakudawro
@nimcojaamac5797
@nimcojaamac5797 3 жыл бұрын
Maansh alaah sheikh mahadsanid so dhawow
@bibimacow4133
@bibimacow4133 3 жыл бұрын
Masha Allah
@bayaanjama629
@bayaanjama629 3 жыл бұрын
Subxaanallah subxaanallah Shiiqow wax weyn oo dhinaca beerka iga saarnaa ayaa isokacay oo dhuta Utahans igamana sobaxayo alx
@sahraabdirahman3651
@sahraabdirahman3651 3 жыл бұрын
Abayo hada side tahay
@ijabaluul4704
@ijabaluul4704 2 жыл бұрын
Dhagayso maalin kasta oo ku celceli
@maqbuulawale421
@maqbuulawale421 3 жыл бұрын
Asc waxan isku arkey matag &madaxii aad aan lulayo ee kheer allaha ku siiyo anagana caafimaad allaha nagu siiyo aamiin yaarabi Aamiin yaarabi 🤲
@mahadiafouad7990
@mahadiafouad7990 3 жыл бұрын
Sheik aidarouss hawada wad ikalasaoda lakine docteur jawab ban ka solaya allah ako barakeyo docteur
@hindaamin6316
@hindaamin6316 3 жыл бұрын
Masha.alah.sheq.jasakalah.
@cosobali7819
@cosobali7819 3 жыл бұрын
mansha Allah
@NuuradiinAhmedali
@NuuradiinAhmedali 3 жыл бұрын
Maan sha alaah
@hodanhassan1370
@hodanhassan1370 2 жыл бұрын
Asc sheekh horta aniga markaan dhagaha gashty ruqyada runtii miyirkiiba waa igatagay kadibna waan kumantagay kllaahay caafimaad haiga siiyo adigana ajar iyo xasanaad hakaasiiyo
@nemo-qy6js
@nemo-qy6js 3 жыл бұрын
Assalam alaykum sheikh mashaallah mashaallah, may Allah bless you sheikh and grant you janna ameen 🤲🤲❤❤🤲🤲🤲
@FarxiyoXaaji-cp6zu
@FarxiyoXaaji-cp6zu Жыл бұрын
0158❤❤🎉🎉
@FarxiyoXaaji-cp6zu
@FarxiyoXaaji-cp6zu Жыл бұрын
Ir7❤🎉😊
@dayibahmedadan9076
@dayibahmedadan9076 Жыл бұрын
Masha alaha jazakalaah sh qaydaruus
@fadumafaduma796
@fadumafaduma796 3 жыл бұрын
مشاالله تبارك الله جزاك الله خير وبارك فيكم
@naimomahamud8627
@naimomahamud8627 3 жыл бұрын
jazakallah kherye shiiq
@fadumasiciidumar999
@fadumasiciidumar999 3 жыл бұрын
ILLHAY haka ajarsiiyo sheekh
@deggandahir629
@deggandahir629 Жыл бұрын
Mashallah❤
@deeqamaxamudnor2441
@deeqamaxamudnor2441 3 жыл бұрын
Sheikh marka dhageyst wan is bdlhy lablbo ayan isku arky sheikh jazska allh
@zeinabahmed1734
@zeinabahmed1734 3 жыл бұрын
thnkx sheekh lalabo ayaa i qabatey i dnt know sababta
@mewardkemal7837
@mewardkemal7837 3 жыл бұрын
masha Allah
@ramseaidarus1841
@ramseaidarus1841 2 жыл бұрын
Masha Allah Allah Akbar
@headsports1842
@headsports1842 2 жыл бұрын
Masha allah Allah ha ku barakeeyo
@abtidoonmaxamed2078
@abtidoonmaxamed2078 3 жыл бұрын
sheekhow aniga salaada culees leyga saaray ee sheekhow mxan sameyaa isheg waan ku sugaa
@amreenfarah9017
@amreenfarah9017 3 жыл бұрын
Adkaarta subaxdi iyo galabkii aqriso hadan aqoonin na kitabka xusni muslimka so gado asago afsomali ah hadada carabi aqoon, always na weyso qab ayatul kursiga iyo qulucowdateynka aqriso korka iska mari, sheydan iyo shartis ma, arkeysid saladana wey ku fududani insha Allah.
@cabdiraxmaan.Ceeljoog
@cabdiraxmaan.Ceeljoog 3 жыл бұрын
Sxb intaa inantan (Amreen farah) kuu sheegtay samee, weliba waxaan ku odhan lahaa suurada albaqarah badso akhriskeeda iyo dhegaysigeedaba....... Calaamadahan culaysku iyo caajisku ka midka yahay inta badan Isha (cawrida) ayaa caan ku ah, sixirkuna calaamadahan wuu yeelan karaa. Laakiin ku dedaal in aad waysoqabka badsatid sidaa inantan (Amreen Farah) walaasheen kuu sheegtay. inantani talo dhamaystiran bay ku siisay maasha allaah. Walaalkayoow Ilaahay salaada iyo khayr OO dhan hakuu fududeeyo OO hakaa aqbalo. Walaal aynu isusoo ducayno
@runneyrunney4735
@runneyrunney4735 3 жыл бұрын
M.a sheikh alle hakubarakeyo m.a
@shukriahmed739
@shukriahmed739 3 жыл бұрын
Maashaallaah sheekh jasakalahu kheyr
@CaaliyaOfficial
@CaaliyaOfficial Жыл бұрын
شكرآ
@ayaanyuusuf4505
@ayaanyuusuf4505 2 жыл бұрын
jazaakallaah sheekh caydaruus allah haku xafido
@maryanmoha1819
@maryanmoha1819 3 жыл бұрын
asc shiiq alle hakaa ajarsiiyo waan ku celcelshay dhageeysiga waan matagay qeeb kamida seey sheegan maxad igula talinee
@abdulsemedibrahim5555
@abdulsemedibrahim5555 3 жыл бұрын
Asc wr wb. Marka hore waan idin salaame. Waxaan ahay wiil xanuunsan oo dhabarka laga qalay. Meeshiina baadhitaan markii lasameeyay waxba maqabtid waad caafimaade ayay ileeyihiin lkn weli waan xanuunsanahay. Mardhowna waxaa la igu sheege sonkir. Marqaan ruqyada dhagaysto jirkaygu wuu isbedelayaa. Waan qandgoodaa. Maxaad ila qaban kartaan?
@Beingme541
@Beingme541 2 жыл бұрын
Allah kucafiyo setahy hda
@radwanmahamoud5142
@radwanmahamoud5142 10 ай бұрын
Jibuuti ma imanaysiid shekh
@suleabtigigis6932
@suleabtigigis6932 Жыл бұрын
❤❤❤❤
@tdn6543
@tdn6543 3 жыл бұрын
ماشاءالله تبارك الله يسعددلي بالك الله يحفظك
@daahiyougaas2523
@daahiyougaas2523 2 жыл бұрын
Yaa allaaah ajir kasii aji iyo xasanaad alle haku siiyo aamiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@hdjvd3502
@hdjvd3502 Жыл бұрын
Aw rwb
小丑教训坏蛋 #小丑 #天使 #shorts
00:49
好人小丑
Рет қаралды 54 МЛН
Правильный подход к детям
00:18
Beatrise
Рет қаралды 11 МЛН
Sigma Kid Mistake #funny #sigma
00:17
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 30 МЛН
VIP ACCESS
00:47
Natan por Aí
Рет қаралды 30 МЛН
Complete Ruqyah for Healing Magic, Jinn, Envy, and Evil Eye | Powerful Recitation
59:33
Everyday Ruqya كل يوم رقية
Рет қаралды 4,6 МЛН
小丑教训坏蛋 #小丑 #天使 #shorts
00:49
好人小丑
Рет қаралды 54 МЛН