WAAN AAMINI WAAYAY SAACADO YAR 100K WSUBSCRIBERS

  Рет қаралды 487,158

Samia AHMED

Samia AHMED

Күн бұрын

Пікірлер: 5 000
@nasra_abtidoon
@nasra_abtidoon 3 ай бұрын
Hambalyo zamia 🎉❤ team 27 is not easy
@abdulahiosman7519
@abdulahiosman7519 3 ай бұрын
Adiga neh 1m naga filo mardhow
@AbdikariinMoalin-q4i
@AbdikariinMoalin-q4i 3 ай бұрын
Insha Allah 1m commig soon
@xafsacabdiraxman7992
@xafsacabdiraxman7992 3 ай бұрын
Insha alah 1m
@AbuubakarSadiiq-r5c
@AbuubakarSadiiq-r5c 3 ай бұрын
nasroh abti dooN 1M mardhow
@shaaficisumuli8295
@shaaficisumuli8295 3 ай бұрын
1m 🎉
@faatimajaamac5373
@faatimajaamac5373 3 ай бұрын
Maanta oo dhan qofkii ilaalinayey hadba intay marayso like saara🎉🎉🎉🎉
@abtiyalsanchannel2146
@abtiyalsanchannel2146 3 ай бұрын
me ellhi🎉😢❤
@ayanseef-ty3mv
@ayanseef-ty3mv 3 ай бұрын
Wlhi waa ilaalinaaye❤❤
@nimcomohamed530
@nimcomohamed530 3 ай бұрын
Anigu ila hadan ilaalinaya 😂inay 200k xidho ayaan sugayaaba 😢
@kiinhassan278
@kiinhassan278 3 ай бұрын
@@nimcomohamed530samidey isku mid ayaa nahay kwrn😂 hada waxa u imaday inte mareyso inaa so fiiriyo
@WadanooleAli
@WadanooleAli 3 ай бұрын
Inta Asad uu mahad celinaysa one like
@AbuMahir-lf7nh
@AbuMahir-lf7nh 3 ай бұрын
@SadiaJam-zk3pk
@SadiaJam-zk3pk 3 ай бұрын
Walahi asad gabdho iyo wilal badan garabsiyey mashallah mahadsanid leyahy illhay garabkisa hagalo❤
@Niama-nalka.871
@Niama-nalka.871 3 ай бұрын
Wlhi abaalkisa ma gudi karno asad thanks Lee dhaheyna bro
@fartuunahmed5963
@fartuunahmed5963 3 ай бұрын
Asadhajio❤
@worldnature6185
@worldnature6185 3 ай бұрын
Waxaa tahay qof qalbi wacan❤🎉
@SamiyoFarax
@SamiyoFarax 3 ай бұрын
200k waxyar kdhiman comon 😢 team zaima ani kow ka ahy inshallah 2days 200k waa balan😊 Cabar kdib anigo fiirina is arka jah samidyda sidn kujecelnahay wax kadhehbo 🥹❤
@Sacdiyo-fg9tx
@Sacdiyo-fg9tx 3 ай бұрын
Ana kula mida 7 taleefan Ayan uga saray ilove samiya❤❤❤❤
@Sacdiyo-fg9tx
@Sacdiyo-fg9tx 3 ай бұрын
@@FahimaFahmo mardhaw in.a
@nimcomukhtaar2265
@nimcomukhtaar2265 3 ай бұрын
Insha allah ❤
@fardawsaaxmed523
@fardawsaaxmed523 3 ай бұрын
score hore looarg ban dhigney team samia 22 hour 100k 2day 200k i.n🥰❤️😭
@farduus9852
@farduus9852 3 ай бұрын
Installed allah 😢😢
@IqroFarxan-hx8rl
@IqroFarxan-hx8rl 3 ай бұрын
Insha allah wey u qalanta samiyadena wllhi farxad darteed laa ilmeye😢❤🎉
@TasniimAli
@TasniimAli 3 ай бұрын
Halista waa samia inta igu raacsan like 🎉🎉🎉
@SadiaJam-zk3pk
@SadiaJam-zk3pk 3 ай бұрын
Haa ani
@JawaahirCabdikariim
@JawaahirCabdikariim 3 ай бұрын
Haa Ani❤
@HodanCabdiraxmaan-br3qp
@HodanCabdiraxmaan-br3qp 3 ай бұрын
Haa wllhiy halisay weeye
@KafeeyoJamac
@KafeeyoJamac 3 ай бұрын
Haa ani❤
@SafaQalbiqurux
@SafaQalbiqurux 3 ай бұрын
Koko score ka waa laga qaaday🎉
@BishaarJey
@BishaarJey 3 ай бұрын
ilaa hada maa arko qof love saryo saliga Nabiga mohamed scw ❤
@umumanal4491
@umumanal4491 3 ай бұрын
❤❤❤
@SadaShiil
@SadaShiil 3 ай бұрын
Happy 🎉🎉
@maxamedcusman1158
@maxamedcusman1158 3 ай бұрын
Hambalyo hambalyo sAmiyo intas iyo in kabdn ku rajeynaa in shaa allah ❤❤❤❤
@Mudanmcn
@Mudanmcn 3 ай бұрын
Happy samia❤🎉🎉🎉🎉
@abdiraxmankisaayi1284
@abdiraxmankisaayi1284 3 ай бұрын
@abwaanhire
@abwaanhire 3 ай бұрын
Sareedadii aduunkoo suuro loo sameeyay Samantii haween kee Dumar ugu saraysay Saamiyaay sidee tahay Suuradaada quruxda leh ma sifayn karaayoo Saatir kii ku uumaa Saxar kaa ilaalshoo Waxaad tahay mid saafiya Suugaanta maansada Ruux kastoo samayn kara Ama sadara qori kara Ma sal gaadho qiimaha Subxaan ku siiyee Waxaad sugaysay wayadan samiyaay Ku siinaye Sikalana kumaad helin Ee samahaaga weeyee Sare abid usiisoco ❤❤❤❤❤❤❤
@King_ceyda-n4t
@King_ceyda-n4t 3 ай бұрын
TEAM SAMIYA ONE LIKE ❤😊
@CabdiqaniDaadah
@CabdiqaniDaadah 3 ай бұрын
One like
@Mudanmcn
@Mudanmcn 3 ай бұрын
Hahey cadnan❤😂
@RaxmaJamac-nz6lk
@RaxmaJamac-nz6lk 3 ай бұрын
Samiya walhi inad hormar samysid wan jecelah
@RaxmaJamac-nz6lk
@RaxmaJamac-nz6lk 3 ай бұрын
Cadnan samiyah qarabkeega haa kah maqnaan hn 1m🎉 ayanku rajynyah
@salmaalih8168
@salmaalih8168 3 ай бұрын
Welcome ❤🎉
@naajuhussein1787
@naajuhussein1787 3 ай бұрын
Ka warama dadka xalay dhan guriga ka bood boodayey farxad darteed Alhamdulilah Ilahay ba mahad iska leh lkn dhaqankaga wanagzan yuu kaa maydhmin iyo xishoodkaga waxyaabo macquulana soo gali insha Allah farxada Allah haku siyadiyo wlashy
@zaynabahmed3584
@zaynabahmed3584 3 ай бұрын
Anaa kaadaran wallhiy 😂❤
@naajuhussein1787
@naajuhussein1787 3 ай бұрын
@@zaynabahmed3584 Farxadan la dareemaynay sow mha
@abdiazizadenmuhumed1035
@abdiazizadenmuhumed1035 3 ай бұрын
Samia weli lisma gaarin waxa Soo socdho iyo wabiga yaa weyn waye 😂 team 27 awaye hee ismuujiya ❤
@Mushataq9890
@Mushataq9890 3 ай бұрын
An u gacno😊
@SalmaanMaxamed-bl9hy
@SalmaanMaxamed-bl9hy 3 ай бұрын
Nasasho ma jirto inta ka gadhayno 5days 500k 🎉
@husseinnur5339
@husseinnur5339 3 ай бұрын
Sorry samia waanka soo Dahay lkn hada waxanku jiraa kuwa 2000k ku gaarsiin doona insha Allah
@IfraxAxmett
@IfraxAxmett 3 ай бұрын
Mrkad af gaabanthy oo akhlaaqda kuu dheerthy dadka dhan baad hananeysaa😢❤
@MarcossBC-ml5ln
@MarcossBC-ml5ln 3 ай бұрын
Xaqiq😊
@AyaanCali-h2x
@AyaanCali-h2x 3 ай бұрын
Sax
@yousra52
@yousra52 3 ай бұрын
Wa sidey hooyadey dhahdey wllhi bulshada aqlaq iyo la imow wey ku mujinayn adna jaceylkoda🥺❤
@MarcossBC-ml5ln
@MarcossBC-ml5ln 3 ай бұрын
@@yousra52 sax weyh🤗
@Billiondhan37
@Billiondhan37 3 ай бұрын
Tageero lanbar 1 inaa ahay Malika daremaa qofka 1 like saray😂Wax walbo waa u qalanta xpptiii guleyso farxad ku nolow😭❤️dad ku jecal heesaataa babi yqy 🫶
@Tuneyyyyyy
@Tuneyyyyyy 3 ай бұрын
away dadkii manta dhan youtup samia kusoo laalabanayen seuarkan iney 100k garty🎉❤
@kawsarcabdi3236
@kawsarcabdi3236 3 ай бұрын
Waa ikaan
@Sacdiya-s7q
@Sacdiya-s7q 3 ай бұрын
Waa ikanaaa kama dhaqaaqin
@fatouma-zahra1884
@fatouma-zahra1884 3 ай бұрын
🤚🏼🤚🏼🤚🏼
@nimcomohamed530
@nimcomohamed530 3 ай бұрын
Wlhi way kan😂😂🎉🎉😢😢😢
@safiyoahmed7757
@safiyoahmed7757 3 ай бұрын
Ani manto dhan sugayay
@FadumoAli-ev6wv
@FadumoAli-ev6wv 3 ай бұрын
Mida kaliya reer comments si gaar ah u jecelyihiin Samia 👸 👑
@Kiki_afcad-m7c
@Kiki_afcad-m7c 3 ай бұрын
Team samia one like 🎉❤❤
@NasriCabdulaahi-my7ks
@NasriCabdulaahi-my7ks 3 ай бұрын
Cuumeer big brother
@NajmoMohamedisack
@NajmoMohamedisack 3 ай бұрын
Maskiinimo maaha wey ula!qalantaa
@AsliMohamed-ts2lq
@AsliMohamed-ts2lq 3 ай бұрын
We ❤ you BIGFAN bby😊
@RoodoFaarax-z6q
@RoodoFaarax-z6q 3 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉
@qaranujoog1779
@qaranujoog1779 3 ай бұрын
Team Samia one like. Xishoodka iyo asturnaantaa udhashay qiimahaan.❤
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e 3 ай бұрын
Inta ku farxdey samiya 😢 only like ❤
@MunaHusein-zr7mh
@MunaHusein-zr7mh 3 ай бұрын
Samiya hambalyo wallo from koko
@Mudanmcn
@Mudanmcn 3 ай бұрын
Haa koko Buule ❤🎉🎉
@NadalquruxNadal
@NadalquruxNadal 3 ай бұрын
Hambalyo walaashey Samia qurux
@HawaHawa-ve5kz
@HawaHawa-ve5kz 3 ай бұрын
200k iyo 24yours
@AaminoMacalinmaxamuud-t5i
@AaminoMacalinmaxamuud-t5i 3 ай бұрын
Aad aad mcnto
@asmasaleban9715
@asmasaleban9715 3 ай бұрын
Let's do it 200k in two days Team samia ❤ we can 💪 like 😘
@fowziyomaxamed9109
@fowziyomaxamed9109 3 ай бұрын
Dunida masomarin ruux kasharafbadan kana runbadan nabigena mohamed scw 😢❤❤
@NajmoAbdullahiNajmo-jq4in
@NajmoAbdullahiNajmo-jq4in 3 ай бұрын
Scw
@Nasranoor-he3lv
@Nasranoor-he3lv 3 ай бұрын
Scw❤
@سعادجوليدعمر
@سعادجوليدعمر 3 ай бұрын
اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد
@AishamahamedHussein
@AishamahamedHussein 3 ай бұрын
Salalahu Caleyhi Wasalam
@queenqadriina8080
@queenqadriina8080 3 ай бұрын
Samiya gushaada waanoo farxad abaayo hadaa nahay dumarland 😊 dad ku jecel baad haysta m.a adiganah dadaal ha caajisin babi KZbin ka dumarland like ❤
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e 3 ай бұрын
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ🫵🥹
@Nj7wa
@Nj7wa 3 ай бұрын
Team 27 is not easy 🎉🎉
@RuunQurux-fz7rz
@RuunQurux-fz7rz 2 ай бұрын
Saxiibo ad uwanagsan 🎉🎉🎉 hambalyo Hambalyo Samia
@abdinasirengineer162
@abdinasirengineer162 3 ай бұрын
One day 100k Insha-Allaah one week 700k and then one month 1M is coming. We love you 💗 Samia.
@Aishastylqueen
@Aishastylqueen 3 ай бұрын
Zaamiya wallahi waa miskiin intaas kabadan Bay uqalantaa team zaamiya is not easy 🎉🎉🎉🎉❤100k 23hr omg😮😮
@CabdisalaanNuur-wi5if
@CabdisalaanNuur-wi5if 3 ай бұрын
Yutub somali haddi la dhaho team 27 aya leh yadod qabo 😂😂❤
@ismahanali4539
@ismahanali4539 3 ай бұрын
Cidan wlhi ❤❤❤ team 27 it's not easy
@CabdisalaanNuur-wi5if
@CabdisalaanNuur-wi5if 3 ай бұрын
@@ismahanali4539 Hahey 🫡🫡
@isramowliid4231
@isramowliid4231 3 ай бұрын
Samya habalyo huuno wahli saa ku la farxy la ma qiyaasikaro samya saa xafada ugu wareegy wara usary aan jabino riinguudhi 😊ka banana ku rajaynaa huuno ❤🎉❤🎉❤
@ApthullahiAbdullahi
@ApthullahiAbdullahi 3 ай бұрын
Like isaar hadaa nabiga scw jeceshahyy
@HamdaOsman-od8xv
@HamdaOsman-od8xv 3 ай бұрын
Koko beenteed maaha Samia waa dreemeyna inee tahay gabar aad unxriis bdn oo dagan masha allah ilhey haku xifdiyo Samia sidaada ku soco wligaaga sidaada u asturnaaw guulo is daba joog ah bi idnillah 🎉❤
@ubaxcali2067
@ubaxcali2067 3 ай бұрын
Haa
@farhiyasheikh
@farhiyasheikh 3 ай бұрын
Gg🎉🎉🎉🎉🎉
@maluushaladan9880
@maluushaladan9880 3 ай бұрын
Team 27 samia shamuuradyda youtube ka aan ka dhigno please 1 weak 1 million ❤ we can do it please let’s go 🙌🙌🙌
@hamdanoor3535
@hamdanoor3535 3 ай бұрын
Waa kugu raacsanahay let as make
@RahmaikyarAli
@RahmaikyarAli 3 ай бұрын
Inshalaah ❤
@Samiiramaxamedumumaryama-hw5si
@Samiiramaxamedumumaryama-hw5si 3 ай бұрын
Diyaaar😅😅😅😅
@rayaanahmed
@rayaanahmed 3 ай бұрын
Ifka lagu yahay walal😭 Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 13k i gaadhsiiya please 🙏 😭 ina soo dawo fadlan
@Dekkahabdi3
@Dekkahabdi3 3 ай бұрын
Koko hadalkeda ben mahan samiya gabar naxariis badan dagan qalbi nadiif leh ine tahy wan daremay wllhi and I love you quen ilahy haku xafido guulo badan gaar in.a🎉❤
@TheKing-f1t
@TheKing-f1t 3 ай бұрын
Team samiya next 24 hours 200K come om
@abdulaahi961
@abdulaahi961 3 ай бұрын
Hlaahas ka dib gabdha waa la ileesanaa bee😂
@sahrasharaf447
@sahrasharaf447 3 ай бұрын
Mashaa allaah soomalida Malaysia joogta kuwa Africa iyo America waa kafiican yihiin asad haajiyow waa aabaha dhalinta Malaysia
@isirsiciidgaaxnuug1894
@isirsiciidgaaxnuug1894 3 ай бұрын
Haa wlhi wa boqor ilhy lugihisa haw so celiyo😢
@MaryanQuruxsan
@MaryanQuruxsan 3 ай бұрын
1:55😢Ayyyy😢 siday ugu soo Ordeen
@CabdulahiJr
@CabdulahiJr 3 ай бұрын
Nabi muxamad hadaa jeceshahay love ii saar
@Ziinah348
@Ziinah348 3 ай бұрын
@Amiiramohiyadin5874
@Amiiramohiyadin5874 3 ай бұрын
Kusali nabigena Mohamed scw scw scw😢
@AnelkaMuhammad-z5k
@AnelkaMuhammad-z5k 3 ай бұрын
Scw
@CllahiHussein
@CllahiHussein 3 ай бұрын
Scw❤❤
@sabwiinaCadeyosman
@sabwiinaCadeyosman 3 ай бұрын
scw scw scw
@Kiki_afcad-m7c
@Kiki_afcad-m7c 3 ай бұрын
KU sali nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created Mohamed scw 🕋😢😊😊❤❤
@YaminanAmin
@YaminanAmin 3 ай бұрын
Scw
@TushaliKhan
@TushaliKhan 3 ай бұрын
Scw
@AadanSiyaad-qy6fr
@AadanSiyaad-qy6fr 3 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@Nawal-l5e
@Nawal-l5e 3 ай бұрын
Scw scw scw scw 😚😚😚😙😙😙😙😙😙😙😘😘😘😘😘😘😘😍😍😍😍😍
@NawaalYarey
@NawaalYarey 3 ай бұрын
Scw Scw scw
@ISMAHAN-7
@ISMAHAN-7 3 ай бұрын
Hambalyo qalbi wanagsaney samia qurux Hambalyo wllo walahi si'aad iyo ad ah beynu ugu faraxsanhay gushada wad uqalantaa intan iyo kabadan insha Allah 1month gudahedana wxn lamaleysan karin ban kurajeynaya wllo Asadna wa ninan abalkisa lagudi karin inta youtube ee ufuray wxba kabdan inta magaca team 27 sameyntiisu ay gadhay mnsha Allah wadajirkinu hawaro team 27 guuleysta Hambalyo samia qalbi wanaagsan ❤❤🫶🙏🙏
@AaminaXaashi-wn6dn
@AaminaXaashi-wn6dn 3 ай бұрын
Muuna soo marin qof ka khayr badan haku salino dhamaantee scw❤❤❤
@ManAlone-px2hd
@ManAlone-px2hd 3 ай бұрын
22hrs 🎉🎉100k only team27 lee samayni karo i.a 2days 200k wan rajayna i.a huri one day 100k samayna mantana 22hrs 100k ku samayna team27 waxn walbo kafilo inay samayn karan🎉🎉Hampalyo Hampalyo walashey samia Ahmed 🎉🎉🎉🎉
@roukiadahersaid
@roukiadahersaid 3 ай бұрын
Beenta maahin team27 social média ayaa u xiran ❤
@Xamsekayse1122
@Xamsekayse1122 3 ай бұрын
Waa 11:00 hbeenimo waan qayliyoo reerkii hurday waan soo wada kiciyay banaankaa lay saaray yeelkadeed ee hanplyo samiya😢❤❤❤
@HodanAbdilahi-o9u
@HodanAbdilahi-o9u 3 ай бұрын
Ala adiyaaaa😂😂
@pretty5027
@pretty5027 3 ай бұрын
Waxba ku helay 😂😂😂
@qaalimacalin3152
@qaalimacalin3152 3 ай бұрын
Wllh kula midbaa ahy saa ufarxy hmblyo saamiyo
@Xamsekayse1122
@Xamsekayse1122 3 ай бұрын
​@@Xafsa34 Aan is weheshane soo bax😱
@Xamsekayse1122
@Xamsekayse1122 3 ай бұрын
​@@qaalimacalin3152 qlpiyey
@qadancabdilaahixiis3267
@qadancabdilaahixiis3267 3 ай бұрын
Inataa jecel inaay isbuuc gudi hiisa 400 ku haadho lov saar
@Khedirmed
@Khedirmed 3 ай бұрын
Recordkii ahaa 3 days ee koko uxidhnaa ugu danbayn wala jabiyay waxase jabiyay samia ahmed lakin score kas still wuxu yala team 27 isla waxa jibiyay team 27 Koko and zamiya one Team 27 one love one win all the best
@NastehoBashir-n6p
@NastehoBashir-n6p 3 ай бұрын
Aaad & aad
@saynabelmi7849
@saynabelmi7849 3 ай бұрын
Runta sheeg maanta dhan imisa Mar eegtay channelka saamiya❤❤🎉 Team saamiyo hambalyo 🫶🏼👑
@SmilingAirplane-lc3bf
@SmilingAirplane-lc3bf 3 ай бұрын
Xisaab ma leh wllhi ❤weyna uqalantaa
@shataAhmed-uq9uc
@shataAhmed-uq9uc 3 ай бұрын
40 ᴊᴇᴇʀ🎉ᴋᴀʙᴀᴅᴀɴ ᴡʟʜɪ😂😢❤
@kowtharmohamed1072
@kowtharmohamed1072 3 ай бұрын
Xisab malahan inta jeer een egay
@naciimmaxamed963
@naciimmaxamed963 3 ай бұрын
Ani 12 Meelahaas Waan Firiyey intay Marayso
@xamdixarago1912
@xamdixarago1912 3 ай бұрын
Xisab ma lahan waallhi ad ban ugu farxay Inan aniga garay ayey il tahy wlshay hambalyo kun jer
@nagmaabdillahi276
@nagmaabdillahi276 3 ай бұрын
200k mnta waa xidhaynaa hadaan nahay team saamiya 😂❤
@Snella-pretty
@Snella-pretty 3 ай бұрын
10:20 runtay sheegtay koko waa ufirsaday ani gabadhas qalpi wanageda qof lamidana ma arkin samia we love u sm intaas kabadan kuu rajeyna❤❤
@abdiwahab123
@abdiwahab123 3 ай бұрын
Asad sxp waan kaga mahad celinayaan garab istaaga aad uu mujisay dhalinta somaliyed sido kale waxaa tahay qofka furaha uu hayo baraha bulshada somalida waxan aad ula dhacay sida quruxda badan ee aad uga soo shaqeysay soo bandhigista channel ka samiya Ahmed ugu dambeyn samiya wado dheer ayaa ku sugeyso dedaal insha allah asad adne jazaka allah keep going WE ARE ONE FAMILY TEAM 27
@Mariadiamond129
@Mariadiamond129 3 ай бұрын
Masha allh waa wiil qalbi wngsn asad❤😮
@abdikarimhassan5074
@abdikarimhassan5074 3 ай бұрын
Waa sababta ay ku dhacdey 22h 100k because asad hagio aya nidaam dadka so jiitey oo flim ah uso gudbiyey wlhi ❤❤
@hageaaa6742
@hageaaa6742 3 ай бұрын
Inta maanta oodhan sugeysey videogan like❤
@CaashoSaid-z3n
@CaashoSaid-z3n 3 ай бұрын
Saa usugayay waan daalay😢
@hageaaa6742
@hageaaa6742 3 ай бұрын
Cawa oodhan maan seexan😂😢​@@CaashoSaid-z3n
@Tahlisha
@Tahlisha 3 ай бұрын
100K ee ay caawa u dabaal dagayso waxa ka soo raacay 8.32k people Hambalyo Hambalyo Hambalyo inder 🎉❤🥰
@ayshahussein8399
@ayshahussein8399 3 ай бұрын
Koko runtay ka hadashay wlhi, Samiya qalbi wanageeda, naxariisteda iyo akhlaaqdeeday intaano shacaba ku kasbatay❤❤mashallah keep going Samiya❤️🫶🏽🔥🔥
@__xa781
@__xa781 3 ай бұрын
Naagta keliyee reer comment wataan❤😂🎉 congrts qlbi balankii waa laguu rumeeyey haka shakin ree comment weligaaa. Gabadhan yrna dadkeega jecel yaan teamam io maalaayacnigaa lagu shaabadeyn
@faadimoadanabuukar
@faadimoadanabuukar 3 ай бұрын
5 days 500k baa noo balan ah team samia let's go❤❤❤
@MaryanHuseen-dl7ql
@MaryanHuseen-dl7ql 3 ай бұрын
That's too much😂😂😂😂😂
@abdikarimhassan5074
@abdikarimhassan5074 3 ай бұрын
​@@MaryanHuseen-dl7ql wax walba naga filo 😂😂😂
@Zahralive
@Zahralive 3 ай бұрын
@@MaryanHuseen-dl7ql people only support people who don’t need nobody looks at the girls who do routines who need the support
@KingAzhar317
@KingAzhar317 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂​@@MaryanHuseen-dl7ql
@naimashire6690
@naimashire6690 3 ай бұрын
Ilahow aad somali naga dhaliye farxada gabdhas umada somali ba ka danbye wan la oye walahi 😢 samiyo hampalyo
@BeautifulGirl-o7f
@BeautifulGirl-o7f 3 ай бұрын
Wallhi farxad darteed ayaan lailmeeyey oh my gosh keep going My Sis inzhaallah I hope 200k inad 2 days ku gartid hanpalyo hanpalyo🎉🎉❤
@TOTII-h1i
@TOTII-h1i 3 ай бұрын
Qalbiyey intaa iyo in ka badan uqalanta ❤aniga uhoreya inta iga danbeysa like😂❤
@jihanosman9925
@jihanosman9925 3 ай бұрын
Samiya farxadada wa tayna wax badan sugayna ina youtube yelatid wana wanaga ka aragnay marka abayo 10 days 1M rabnaa
@Asad0___hagio
@Asad0___hagio 3 ай бұрын
Team halista one like 👍 ❤🎉
@AhmedAliMahamed
@AhmedAliMahamed 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@AhmedAliMahamed
@AhmedAliMahamed 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@MaryanShoobaaye
@MaryanShoobaaye 3 ай бұрын
Asad walhi farxata wlalaha ka mar waliba wat ka qeeb qadataa
@guleidabdi6038
@guleidabdi6038 3 ай бұрын
Guys 2 days 200k wn samayn karnaa ❤❤
@ayaanbadan1096
@ayaanbadan1096 3 ай бұрын
3 days 300K baa noo balan ah team samia let’s go❤
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 3 ай бұрын
Saamiya qurux is not easy walee Reer tiktok way ka dhabeeyeen balan qaadkoodii awal koko baa 3Days 100k ku gaartay baa la dhihi jiray oo score u xiran yahay wax arka hee 1Day iyo 100k omg score ka youtube ka saamiyaa hada la wareegtay Hambalyo Xbbti 200k na inaa habeen danbe u dabaal dagtid baa rajaynaa ❤🎉
@BalqiisAbdiqani
@BalqiisAbdiqani 3 ай бұрын
Score badan beey haysata koko
@naciimmaxamed963
@naciimmaxamed963 3 ай бұрын
@@BalqiisAbdiqaniHaaa Wlhi
@cabdigood226
@cabdigood226 3 ай бұрын
Asad hagio sida aad farxadda ugu samaysay hablaheenaas soomaliyeed ilaahay farxad waarka hakuu siiyo wll. Asad aynu u ducayno in ilaahay luguhiiisa ku kiciyo oo caafimaadkiisa iyo laxaadkiisa u soo celiyo.
@IkranHassan-hu4qr
@IkranHassan-hu4qr 3 ай бұрын
Assuming 😌🤩🖤❤💟💚💛😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘
@RuweydoCraxiin-g6r
@RuweydoCraxiin-g6r 3 ай бұрын
Aamiin yaarabbi 😢❤
@sacdiyoabdulahi7031
@sacdiyoabdulahi7031 3 ай бұрын
Saamiya Ahmed kale ayey qofkale sameystay oo sawirka kuu saaran saartay wuxuuna marayaa janalkaas 294k
@Nimcozagalfaizal
@Nimcozagalfaizal 3 ай бұрын
Walaahi inta jeer aan maanta kolba eegaayeey lama qiyaasi karo Waan ilmeeyeey Hambalyo huuno macaneey ♥️🥰
@SalmaAli-eo5gq
@SalmaAli-eo5gq 3 ай бұрын
Wlhi anba ma qiyaqo intan egay anigiyo walashy indhahan ku hynay manta dhan
@MaryanHuseen-dl7ql
@MaryanHuseen-dl7ql 3 ай бұрын
Ani hada 3 mar baa ku so labtay😂😂😂
@bushraabdi5622
@bushraabdi5622 3 ай бұрын
Waaaw hambalyo saamia new score 22:00 hours 100k ku xirtay hambalyo kun iyo kow jeer waad u qalantaa abyo waxaa tahay gabar dagan oo aqlaaq leh waligaa saas ahow waligaa asturnow ❤❤❤❤❤ qabyalada ka fagow one day waxa 100k ku gaarsiyay waa somali mahan qabiil iyo maamul ama reer dadkaaga dhexda uga jir waligeen waan ku jeclaanaynaa I.a abyo waa talo wllnimo guulayso❤❤❤❤❤
@HAATIM3
@HAATIM3 3 ай бұрын
Inta markii samia 100k gartay ku faraxday❤
@Maryama-q5z
@Maryama-q5z 3 ай бұрын
HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO wllshay Samiya ❤❤❤❤❤❤
@hodanjama8308
@hodanjama8308 3 ай бұрын
Inta ku faraxday 😢only like ❤️ 🎉
@King_ceyda-n4t
@King_ceyda-n4t 3 ай бұрын
Inta ku faraxday 1day=100k like ❤😊
@CabdiqaniDaadah
@CabdiqaniDaadah 3 ай бұрын
Like me 🎉
@sahalelmi6341
@sahalelmi6341 3 ай бұрын
Next 24hour 200k inchallah and I believe it inchallah sister alone those are good person can do it mashallah ❤️ ♥️ inchallah congratulations team 27❤ one love and one family mashallah from djibouti 🇩🇯. We love you .
@XamdaXaashi-dw6ug
@XamdaXaashi-dw6ug 3 ай бұрын
Team boorama ayaa halkaa ku gaadh siiyey anoo ka reebeyn team 27 keep going abaayo quruxeey
@oonkodmedia5601
@oonkodmedia5601 3 ай бұрын
Isgarabsigu waa intaas oo kale . Dhaqan wanaga ..asturnaata ..dacadnimada... xishoodku waa fuuraha guusha ku keenay ku tagnow sida aad tahay wad guulaysan mid tan ka wayne❤❤❤❤
@MotherlandBcenter
@MotherlandBcenter 3 ай бұрын
Waan daalay saan u eegaayey tan iyo Markii la sameeyay Masha allah samia hmblyo team 27 is not easy 🎉❤❤❤❤
@SareedoAbdirihmaan
@SareedoAbdirihmaan 3 ай бұрын
Ani xitaa wllhi
@Apdale45
@Apdale45 3 ай бұрын
Qofka ugu horeye ahey like isaara plz 😢
@khadarkhaan7588
@khadarkhaan7588 3 ай бұрын
Asad Hagio wallhy Waa wiil Aad u Qiimo Badan Guulayso wallo adna Samia
@GabeyreNuurAli
@GabeyreNuurAli 3 ай бұрын
1 month half million ino ballan ah team 27❤❤❤ one love Pls comon we can do it 🎉🎉🎉
@Mariadiamond129
@Mariadiamond129 3 ай бұрын
Team 27 iyo asxaabta dhalinta somaaliyeed ints easy hadaa sidaa isku garab istaagno horumar baa wada gaari laheyn wlhi😮 asadna jasakallah sidaa dhalinta wiilal iyo gabdhaba ugarab istaagtay waa wax aan lawada heysan mahadsanid allahna haku caafio❤❤
@Naxariis-badan
@Naxariis-badan 3 ай бұрын
Runta sheeg meqo jeer youtube samiya fiirisay ani ila xaley ila maanta fiirinaye 😢😂
@IqromaxmedBare
@IqromaxmedBare 3 ай бұрын
Wllhy 10 jeer ka badn 😢🎉
@FaadumoCabdi-cx9wz
@FaadumoCabdi-cx9wz 3 ай бұрын
Aniga kaligay isku maleenayey😢😅
@lakigaraadciise58
@lakigaraadciise58 3 ай бұрын
Samia abayo hore usoco 1day wax maha waxan raajaynaya inad 2day 200k kugadho team samia is not esy becase gabadh qalbiy fican atahay waxan balan kagacqadaya 200k _1m waxyar kugadhiy karto hore usoco majirto dib ulabasho
@khulasomovie
@khulasomovie 3 ай бұрын
Team samia one like pls😢🎉
@ismailmohamed2025
@ismailmohamed2025 3 ай бұрын
Inta sugaysay ine vedio so dhigto like ❤
@HiboMaxamedcali-bf1dn
@HiboMaxamedcali-bf1dn 3 ай бұрын
Wllhi dumrka qaar hadii aysidaan isku jeclanlahayeen guul gaari laheen😢😢😢😢
@muna_____somali
@muna_____somali 3 ай бұрын
KZbinka samia meeqa jeer fiirisy manta ani xisaab maleh wlhiiiii wan daaley uun😂 ❤ Congratulations Sami 🎉😮
@IkraamIsmaciil
@IkraamIsmaciil 3 ай бұрын
Abayo isku midka nahay 😢😂❤
@Sacdiya-s7q
@Sacdiya-s7q 3 ай бұрын
Yaa tirin kara heee
@muna_____somali
@muna_____somali 3 ай бұрын
​@@IkraamIsmaciil Somaha 😂🎉
@Ayan-ph8yn
@Ayan-ph8yn 3 ай бұрын
Is ku midnhy tiro malehba intan firiyay
@its--me--rayhana-br8pt
@its--me--rayhana-br8pt 3 ай бұрын
Ala ana manta like ugu horsaaray🤍❤️‍🩹like haila dhafin anah😂😂😂
@hawoali972
@hawoali972 3 ай бұрын
Samia ahmed asad markuu kuu furey waan ooyey saan kuula jeclaay in maalin laguu furo KZbin. Waxaad tahay gabadha ugu dagan, ugu maskiinsan uguna asturan xitaa telka xaajigeyga ayaan kaaga saarey si aad u gaarto 100k hal maalin gudaheed ❤❤❤❤❤❤❤❤❤Hambalyo Hambalyo somaali oo dhan ku jecel keep going 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😊
@AmoulMostafa
@AmoulMostafa 3 ай бұрын
Walhi samia wa gabadha team 27 ugu xishoodka badan❤
@Somaligamer2
@Somaligamer2 3 ай бұрын
Koko wali waad haystaa rikoodhka 3days 100k subscriber markaa labada qof ee rikoodhka u haya team 27 waa koko iyo samia❤❤❤❤❤❤❤❤❤ keep going koko iyo samia❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
@sucaadcabdisucaadcabdi7079
@sucaadcabdisucaadcabdi7079 3 ай бұрын
Tan wa sacado kokona wa 3dys
@Khedirmed
@Khedirmed 3 ай бұрын
Wllhi New Record aan caalamka somalida ka dhicin aya ka dhacay malaysia zamia 23 hours ayay ku gadhay 100k congrats sister let's to 200K 5 days incha allah
@CABDI__MAALIK.MAXAMED
@CABDI__MAALIK.MAXAMED 3 ай бұрын
Ku SaLi XabiibKeeNa MUHHAMED scw ❤
@Sagal27339
@Sagal27339 3 ай бұрын
Hambalyo zamia aabayo itan inkabadan waad uu qalanta hori uu soco aabayo mcn ❤❤❤❤❤😘😘😘🌹🌹🌹🏆🏆🏆
@Buuro423
@Buuro423 3 ай бұрын
Intaa laguma joojinayo sii socda team 27 let’s go 🎉
@SaiidoHalane
@SaiidoHalane 3 ай бұрын
Samia simaney somali baa ku jecel, sinaan badaney habluhu suuradaada ma leh, allaha saadirkaan baryee, samo ku waar ❤
@habiibabdilah384
@habiibabdilah384 3 ай бұрын
In dadku ku jeclaadaan waa hibo alle bixiyo Waxa aan ka cod sanayaa saamiya haddii fariintaydani gaadho in hibadaa alle siiyay alle ka baq u kor dhiso channelkeedana ay ku soo gudbiso wax isaga raali galinaya... Alle hakuu fududeeyo wixii wanaag san
@ifrahxaji6158
@ifrahxaji6158 3 ай бұрын
Let’s go team comments Cawa waxa nobalan dabaldaka 200k
@farhiyaabdiqaadir857
@farhiyaabdiqaadir857 3 ай бұрын
Samia qurux intaas iyo kabadan uqalanta xbbti guulo badan kuso socda ❤😊waxaan ahay taageera ugu horaya😊
@hoodoabdirahman6643
@hoodoabdirahman6643 3 ай бұрын
Let's go 200k team 27 score kle xidhne🎉😂😂
@Maxamed117
@Maxamed117 3 ай бұрын
Team Samia one like big score 1 day 100k❤
@ahlamomar2098
@ahlamomar2098 3 ай бұрын
1day ❌️ 22h ✅️ 😂
@IKRAANCqaadir
@IKRAANCqaadir 3 ай бұрын
Habaliyo habaliyo habaliyo abayo saamiyo intaas kabadan Ayaad uqalantaa abayo ❤❤❤❤🎉🎉🎉
@KowsarFaysal-j7v
@KowsarFaysal-j7v 3 ай бұрын
Samia is not easy wlhi waa qof qalpi wanagsan oo naxariis badan oo xishood badan intii gabadh laga rabay Mshallah mashallah tabarikalaah Allah wllo mcntooo ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
Amazing Parenting Hacks! 👶✨ #ParentingTips #LifeHacks
00:18
Snack Chat
Рет қаралды 23 МЛН
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
00:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 24 МЛН
GABDHAHA TEAM27 OO DOOQOODA SOO BANDHIGA QOFBAA CID RAACIN
17:18
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 528 М.
Cuntada waddooyinka ee Malaysia 🇲🇾 Street Food in Malaysia ​⁠
17:53
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 203 М.
SAMIA ADNAN NAFISA IYO ALPHA BIG GAME CHOOSER MUSQUSHA😳😳….
19:45
KOKO IYO AMIRA OO SIXUN IGALAY BUFINKII BIYAHAA LAYGU DHAMEYAY😟
14:42