" Waan Ka Baxay Xisbigii Kulmiye Ee Aan Ka Soo Baxay, Waxaan Dhisayaa Musharax Cirro .." Xildhibaan.

  Рет қаралды 10,312

SAHAN TV

SAHAN TV

7 күн бұрын

" Waan Ka Baxay Xisbigii Kulmiye Ee Aan Ka Soo Baxay,
Waxaan Dhisayaa Musharax Cirro ..." Xildhibaan Saalax Maxamed Diiriye

Пікірлер: 27
@user-gk3jm5pr8b
@user-gk3jm5pr8b 5 күн бұрын
Waa in la is waydiiyaa wax qabadka xukuumada kulmiye si loogu doorto doorashada soo socota. Waxa muuqata in xukuumada kulmiye ay cay & af lagaado ay inoogu dareen wax qabad la'aantooda . Congratulations for your great positive feedback.
@faaraxmuuse8721
@faaraxmuuse8721 4 күн бұрын
Waan salaamay xildhibaanka Waxaa iigu dambaysay 28 sano ka hor Xiligaa oo aan malxiis u haa Meel ku dhow degaanka Sool Joogto ee Degmada Buuhoodle Waxaan leeyahay is hubso
@YasiinDheere
@YasiinDheere 4 күн бұрын
Qalbada ayu jebitey muuse iyo kooxdiisa
@1962yusuf
@1962yusuf 5 күн бұрын
Afkaaga caana-geel lagu qabay. Asc
@FaysaFaysa-ib8yz
@FaysaFaysa-ib8yz 5 күн бұрын
Xil dhibaanku wuxu arkay inmuuse dhacay. Waa intii dalka utudhaysay ee damiirka lahayd.
@ismailali4339
@ismailali4339 5 күн бұрын
Allaa kariim, awelba wax maad taray, cidii ku soo dooratayna way kugu khasaareen, cad aan dareen lahayn baad ahayd.
@mhassan0163
@mhassan0163 5 күн бұрын
wallee maskaxda ayaa lagaaga jiraa, ama qabiilnimo iyo jaahilnimo baa isku kaa darsantay, Muuse iyo Kaahin waa ku daayeen, ceeb bay ku tahay dalka in ay doorasho dib isugu soo taagaan, adiga oo kale bay ogyihin inaad nooshahay, ismail madhane
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 5 күн бұрын
Kkkkkkkkkk kkkkkkkkk horumarkuna maaha dalkaaga dumi
@IsmaGaba.
@IsmaGaba. 5 күн бұрын
Adeer lachtii qadat sya ku soo gadhay horena ve huwan bad shydeen wadni ayanad caloosha kala docotay
@nimcohirsi2878
@nimcohirsi2878 5 күн бұрын
Wa dadkii la iibsaday .wanka xumahay adu mushahar ba badqadataye 😂 Xirsi Allah ha inagaqabto umadii guray😂
@cismaanafgaab3018
@cismaanafgaab3018 5 күн бұрын
Hadhow uun kabash kabash haku waalan markuu muuse soo noqdo dad badan gaastari waa ku dhicidoonaa marba haddaad mudane wakiilada ah naf iyo naruuro ma lihid
@user-sg5np8xe9h
@user-sg5np8xe9h 4 күн бұрын
Acuudu billaah in uu muuse soonoqdo wax lagu doorto oo uu usoonoqdaaba majiro ciidankii qaranka iyo hubkiiba wuu kasoocararay muuse
@cismaanafgaab3018
@cismaanafgaab3018 4 күн бұрын
@@user-sg5np8xe9h hadduu soo noqdo dariiqa xaar u dhig koley meeshaas qofkani kasoo jeedo xaasidnimada iyo jaahilnimaduba hoygeeda taa cidna waydiinmaayo kii ka xanaaqi lahaa iyo kii kiikalowba
@user-gk3jm5pr8b
@user-gk3jm5pr8b 5 күн бұрын
Kulmiye oo dhan baa cakiska u shaqeeya .
@CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay
@CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay 4 күн бұрын
Omaxad qabatey walaguso dortay qofan mela haysan bad daba jogtaye war iska amus kad kabaxdayna waxba kuma birineyn kad tagtayna waxva ku birib maysid
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 5 күн бұрын
Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Waxan dhahayaa waxan la yaabay ninka Intuu isa hortaago dadka sheega waxan ka baxay hebel iyo waxan galley heblaayo. 2.0. Haddaba meesha uu gellayo lacag haka qaatto amaba yaanu ka qaadanin micnahay ku fadhidaa waa maxay. 3.0. Wuxuu leeyahay hal cod Codkaasina meesha aad rabto gee aday kuu taallaa. 4.0. Wixiisu waa kud ka guur oo ganjo u guur. 5.0. Waxan dhahayaa mudane waxad tareysey yaaba iska yar oon waxbaba tareynin halka cod badda kula dhac. 6.0. Miyaad dhihi kartaa codkaaga mooyaane miyaad codad kale soo kaxaysan kartaa. 7.0. Waxan ku dhahayaa dalka iyo dadka cid wax u qabataa maba jirto waana la ogyahay.
@mhassan0163
@mhassan0163 5 күн бұрын
Haddaanu nahay gobolkii lagaa soo doortay, go'aankaa waan kugu raacsanahay, wayna muuqata, badbaadada dalka halaga qayb qaato, wax Muuse iyo Mohamed Kaahin ku hadhay oo laga sugaa ma jirto, doontaa daloosha iskaga booda, his days are numbered, the boat is sinking rapidly.
@zaynabzaynab
@zaynabzaynab 5 күн бұрын
Kaasi waa laga quusay ee wasirnamaaha kii burco ba waa xidhmay.
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 5 күн бұрын
Xisbigii qurmiye laga wada yaac carone ka dilaacay 😂😂😂😂😂
@AhmedYusuf-uo2ef
@AhmedYusuf-uo2ef 5 күн бұрын
Waxaat taraysaa yaraa hhhhhh
@CabdirashiidMaxamed-xc9on
@CabdirashiidMaxamed-xc9on 5 күн бұрын
Fashiluu muuse
@maxamedadan9024
@maxamedadan9024 5 күн бұрын
WAA AQOON YAHAN IYO WAA BAARLAMAANKA SLAND KALA DAA HEELOY ISMA QABANAYAANE QOF AQOON IYO IIMAAN IYO DAD NIMO KU JIRTO XARUNTAA BAARLAMAANKA MA DHEX FADHIYO
@user-kx6ev6qk1r
@user-kx6ev6qk1r 5 күн бұрын
Majirto dorasho dawlda waxay. Iskubadali saa dawlda miltariya Sida jabuuti
@Internut1985
@Internut1985 4 күн бұрын
Yaa ka yeelaya Marka
@ApdyOmar53
@ApdyOmar53 4 күн бұрын
Yaa ka yeelaya inta hadhey waaloo tirinayaa 😂
@cumarmahamed5335
@cumarmahamed5335 5 күн бұрын
Waxaba kalamaad tagin beenal ayaad tahay waa kuwa laaluushka sugaya ee dhagaxa aan ku dil doono
@hiboxuseen7852
@hiboxuseen7852 5 күн бұрын
😂😂😂😂
ИРИНА КАЙРАТОВНА - АЙДАХАР (БЕКА) [MV]
02:51
ГОСТ ENTERTAINMENT
Рет қаралды 4,7 МЛН
OMG😳 #tiktok #shorts #potapova_blog
00:58
Potapova_blog
Рет қаралды 3,6 МЛН
DOORASHADA MA AQABALAYSAN MADIGA KOMISHAN AH?
35:43
Liban Hussein Samatalis (RADIO AL CADALA)
Рет қаралды 11 М.