Amiin wlhi waxaa ku rumaysan waxa u kasheegayo baba jay su hadalka uga qiiroday ee uu u ilmeyay wlhi waa shaqsi aad u qalbi wanaagsan. Thank you baba jay wllken illahay haku nabad geeyo ado nabada iyo rerkago nabada safar salama adi iyo wiilo 🙏💯💯❤️
@ismailqurbaawi78582 жыл бұрын
Amiin waa qof bili-aadamnimada wax ka yaqaana ....keep going my brother 🙏
@malyunmohamed9342 жыл бұрын
M.a abowe Amin .... Waa Halka wlka TikTok anukujclhay💞❤️💞🥰
*FURSAD SHAQO OO DAHABI AH :-* 1. Ma tahay qof bilaa shaqo ah ? 2. Ma tahay qof ku daalay sidii uu shaqo u qalanta u heli lahaa ? 3. Ma tahay qof Meesha uu ka shaqeeya wakhti badan ka qaadato 4. Ma doonysaa inad ka xorowdo dhibaatada ay leedahay shaqaalnimadu ? 5. Ma doonysaa inad wakhtigaaga xor u noqatid oo xili kasta oo aad wakhti hesho aad shaqaysan karto Iyada oo aan cidna ku xakaminin? 6. Ma doonysa inad noloshaada shaqsiga ah iyo ta qoskiinaba aad horumar weyn gaadhsiiso ? 7. Ma Rabta inad kortdhisid dakhligaaga lagaceed ? 8.ma doonaysa inay hesho laba dakhli oo kala ah lacag isbuuc kaste ah iyo lacag bilkaste ah ? *WAXYAALAHA AAN LAGA DOONIN SHAQADAN* : 1. AQOON AMA SHAHAADO 2. DAMIIN NOOC KASTE OO UU YAHAY 3.MESHA AAD JOOGTANA KUMA XIDHNA SHAQADU Dhamaan su,aalaha aan kor ku so sheegay hadii aad haa kaga jawaabtay *FADLAN* nagala so xidhiidh whatsap number +252615547971 ama +252613712029
Wanagii oo dad ah hadii aad maqashey waaa mariish, jack, and,amiin Allah hanii sharfo🥰🥰🥰❤️❤️💖💖💖😍💯
@maxibusuri74662 жыл бұрын
Amiin Waa Legend Sawar Badan Qalbi Nadiif Ah Waxaan Qurux Ku Dhiigle La Baxay Waa Caruur Amiin waa Ninkii Dadka Baray Nairobi Filmada aan ka Kala socday you tube ka Jilitaanka Asaga Misbah iyo Yuu Amiin Legend Keep going sxb🙏
@maryanibraahim34712 жыл бұрын
War neefnimada kala tag dadkan sxbDa dhexdoodu kuma qaade dirarileysanida
Walahi, that was the most beautiful and sweetest video I’ve ever watched. Waxaa lo wada ordaya wa jecel, qoys farxad ku dhisan iyo saxibtinimo mararka qaar walaltinimada xitaa ka qiima badan.
@saciidocabdixirsi11862 жыл бұрын
Masha allah wlhi wn kula oo yay amiin abowe mcn allah ku dhowro waxa thy qof qalpi jilicsan 😪
Amiin masha allah walahi waa wil maskiin aad iyo aad u degan aqlibadan qalbi masha allah leh walahi naagtii hesho nin ay hantisay love you so much my brother Amin Baba jeey safar salamo wana ku jeclahay Baba
@fardowsamohamoud53372 жыл бұрын
Waligey ayaan aaminsanaaa amiin inuu yahy qof wangsan wallhi anigoo arkin waligy hadana aan lahadlin xaqiiqdii wax walbo qalbigaa laga dareeme runtii allh kuu ziyaadiyo wnaaga wll🤲🤲❤❤❤
Mashallah 🥰 Amiin yare waxaad tahay will aad u yar oo xushmad , caqli , karti iyo Naxariis badan walaalnimadana aad u qadariya dadka kaa weyn cizeeya dhal boqortooyo ayaa tahay 👑👑Allah ha ku xafido hana ku barakeeyo Aamiin 🙏🙏🙏
@mahamedabdi20222 жыл бұрын
Amazing Mr Amin shaqsi qalbi wanagsan Gabar baari ah allaha kuu sahlo
Masha allah walalkey wlhi wan kadaremay ina tahay qof wanagsan
@munasirmohani10962 жыл бұрын
Aamin legend keep going brother🥰💯🔥🔥
@fatimaali67992 жыл бұрын
Oh MashaAllah so beautiful keep going brother's one ❤
@fardowsatahir123tahir42 жыл бұрын
Amiin qof vcn ayaa tahay horay usoco 🥳🤚🤚🤚
@sadioali73292 жыл бұрын
Masha allah sida ku caawiyey Marka arkay ku so biiray aniga KZbin kisa safar salama baba jey thanks amiin
@sharmamohammed13582 жыл бұрын
Amiin sxb waan ku salaamay walaal qaali allaha ku xafido nin qalbi fiican ayaa tahay sxiib
@farhiaali51072 жыл бұрын
Maasha alaah aboowe Amiin cade baaba jey safar salaama
@ubahhayaan55982 жыл бұрын
Amiin Wnagiisa Wejigiisa ayay ka muuqtaba💯❤
@Yahye.Abdiraxman2 жыл бұрын
Barnaamij ka qiimo badin hore halkan looma so galin wlahy Waan qiroodey Aammin runti manta waxan ogaanay qimahaga dhabta Hore u soco bro ✌️🙏
@queenxavsa47402 жыл бұрын
Mnsha allah amiin nin rageed alle haku sharfo
@omeara71282 жыл бұрын
Amiin nzb Allah ha ku xiftiyo bro ❤️
@amiiracasoowe47632 жыл бұрын
Aamin adi iyo babajey marka isla jogtan wn ka hela runti inzha alah ina markle kulantan idin rajaynaya
@nasteexonalka32762 жыл бұрын
Amiin ooyin taata waba u xisay iinoo geli ilmada
@kowtharomar33792 жыл бұрын
Amin 😢😢calosha nahurte abowe........baba safar salama
@abdullahimohamed88872 жыл бұрын
Asc bro Amiin wanku salamaya:salaan kadib wlh baba jeey Intu marish kuamaany oo dhan wey thy wa gbr qalbi wngsn ninki helo ba wlhi nasiib leh ee bro iga gaarsii anna intas marish ilhy dartiis bro wlh sadexdina chanel.wanku xiranhy aniga cz jcl an idiin qabo wye bro ee igu salaan marish hadey macqul thy nh bro fariintyda tus adoo iiso mention garenyo thnks bro one love Royal family in the building Pp🇫🇷🇫🇷🇫🇷
@shariifohassan49492 жыл бұрын
Amiin waa wiil aad u wanagsan waxaan arkaayay asago suuqa kugeeyay kusameeyay adeeg badan lkn ma arkeynin asago dumashidiis iyo caruurta hadiyadodii umajeedin ismuujiya reer neyrobi
@queenjiyaa75752 жыл бұрын
M.a amini apwe hore usoco dhmaantiina waan idin jclhy team wyb
@aasiyomclin11372 жыл бұрын
Whi sxbn amiin qof aad uu naxariis bdn ayaa tahay masha alah calosha ayaan ka ooyey sxbn hore u soco sxbn
@nasriinasahal8592 жыл бұрын
Baba jey iyo amiin idin aminsanahy wlh💯❤
@amalasad40272 жыл бұрын
Amiin wllo qof wacan ayaa tahay alle haku xifdiyo wllo
@adamcllaahi61802 жыл бұрын
Aminow waa ku wataa wlhi legend 💁
@zuzukhaluud84642 жыл бұрын
Aniga Amiin waxan bartay Babajey marko Nairobi imaday markas ayan meel walba follow ka dhahay walahi wanagisa wajigiisa ayay ka muuqata Alle ha xifdiyo Amin❤️❤️
@hodanibraahim27372 жыл бұрын
Mash.llaah laba qof oo qalbi wangsan alle ha isku kiin daayo walalo aadna waan idiin salaamay hore u socda
@yasirlastborn76902 жыл бұрын
M.a keep going my favorite once wsh u fantastic life a head with faith