Waawareey puntland cabsi-cabsi amiiradii daacish godadkii hubka/xasan & xamse fooda isdaray..

  Рет қаралды 14,011

WARSAME MEDIA

WARSAME MEDIA

Күн бұрын

Пікірлер: 87
@kubayoacademyfordevelopmen1085
@kubayoacademyfordevelopmen1085 11 күн бұрын
Masha alah aragti lagu farxo guul guul guul ilahow ka ilali cadow oo barakee barak alah fikum
@fatimajama6523
@fatimajama6523 11 күн бұрын
GUUL GUUL GUUL CIIDAMADA PUNTLAND ALLAHA IDINLA JIRO MAANSHAA ALLAAH MAANSHAA ALLAAH MAASHAA ALLAAH
@fatimafarah4162
@fatimafarah4162 11 күн бұрын
Manshallah Manshallah Manshallah Guul iyo gobonimo reer punltand ciidank ❤❤❤❤❤❤❤
@fatimaadam3312
@fatimaadam3312 11 күн бұрын
الله بحفظك متالق جدا اقلك
@fatimaadam3312
@fatimaadam3312 11 күн бұрын
الله بحفظك متالق جدا اقلك
@fatimaadam3312
@fatimaadam3312 11 күн бұрын
متمكن بشغله ومخلص بعمله
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis 11 күн бұрын
Maashaa allaah hamplyo guul puntland
@AnabSaed-us1wo
@AnabSaed-us1wo 11 күн бұрын
Ilaahow caawimaadaada ku manayso dagaal yahanada❤❤❤❤❤❤❤
@UbahJaamac-h5n
@UbahJaamac-h5n 11 күн бұрын
Puntland guuuul guuuul inshallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sadiacabdi1536
@sadiacabdi1536 11 күн бұрын
Inshalaa waad guulesten ciidamada geesiyad ah iyo shacabka reer puntland guulsta wariyaha waad ku mahad santahay sidaad u dadihineso iyo garab istagaga thank you abowe
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 11 күн бұрын
ASC Masha Allah Allhamdulilah Allahu Akbar 🙏💯 GUUL Cidanka Darawiish VIVA puntland Allaha kuxafido,from SSC KH GUUL iyo gobanimo Insha Allah 🙏👍🐎🙏👍🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🦁❤🇩🇯🙏
@zahraabdalla7376
@zahraabdalla7376 11 күн бұрын
Masha Allah Guul Dowlada Puntland iyo Cidamaded waxaan lenahay guulesta.❤❤❤❤❤❤
@abdulkadirbare375
@abdulkadirbare375 11 күн бұрын
Abdulkadir Timajilic Adeer adigana waan kuu ducaynay Cimri dheer iyo caaafimaad Alle ha ku siiyo Aamiin Puntlamd guul guul maashaa Allah
@shanyfahiye919
@shanyfahiye919 11 күн бұрын
Masha Allah guul puntland Allah ha garab galo insha allah, allahu waa akhbar. Haasan guurgurtoo waa dalka Wuxuu iibiyay.Hassan tuug. Xamze waa dacaada ee tuug mahaa. Xamze ruuntaa ayuu ka haddlayaa.
@husseinaden7560
@husseinaden7560 11 күн бұрын
Mnsha allah geesiyada ciidanka puntland ilaahay ha xifdiyo dhamaantood, wlhi somali waa inay ku dayataa
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 11 күн бұрын
Gesiyada Puntlaand Mamulka shacabka midnimada Kaqeyb noqoshada Xoreynta dalka waan u duceyneynaa,Gusha waxa leh kan difaca nafta malka Dalka diinta kujiro tusale Santaag Rer Falastine Quwada Calamka ee Hadda Xalanne joogaan kuwi oogu Awooda badna sida iyaga eey Aamin sanayeyn iyo wilasha dacas qabay qoriga garabka laga rido iyo pumbada oo kaliya sittay ayaa diiday in eey qaatan quursi,Badda Cirka dhulka hubkii dawladaha Dagalada waa weyn wada galo ayaa matidoodi iyagi loowada isticmaalay burbur barakacin Godomin in kii dhawaca loogurmado wa loo diiday balse Allaha weyn ayaa Awoodisa kugarab istaagay wadaniyad waa middas,Wilki shalay Godka 35sano laqodaayay u bareeray in uu galo midka miinada Culus gacmahasi u soo qoday waa kuwa Mudan in Somalida Mdx Deni uu Abalmariyo.Anaga bulshsda Jubaland waxaan Adiga Jamac Gallad bahda saxafadda in aad qabataan Shir Aayaha dalka lagu xoreyo Dawladda kenya waa u dan iyana masulinta Amniga lagasoo qeyb galiyo ayaa laidin karaba,Saxafadda wadaniyadda waa mid Xabadda kadhereyso Arrintas sidii Ababulkii lascanood xaflad xog rayi qorsho loogu sameyo Gesiyada Darawishta ee Ahmed seraar odayasha uu gawetada qadada ah uu siiyo 15sano Hal degmo.ah oo adeeg bulsho xarumahii dawladii dhexe waxbarashadii mamulkii Suuqyadii Xarumahii mamulka Cafimsdkii musqul aan laga qodin waa in lagu wada xisabtamaa.HSM.dalka uu wada iibssday Heshisyadii kumanyaalka ah Dhaqalihii calamka hubkii in dalka lagu xoreyo loogu soo dhiibay ee dhiga shacabka uu iskugu dhiibay khiyano qaran ayaa uu galay waa laisqabaan Xukumadda waa laridi Mamulkasta waa in uu isku tashi qaata.Tuug kitabkii lagu dhariyay baal maray malibaanayo,Xamze waxaan kulatalin in uu iscasilo.
@AbdikaadirMahamud-mf5yx
@AbdikaadirMahamud-mf5yx 11 күн бұрын
GUUL💪 PUNTLAND💪 GUUL.
@abdirahmanmirre5836
@abdirahmanmirre5836 11 күн бұрын
Guuuuul jupaland special forces idankaallaah aammiin yaarabbi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ahmedpjamac7238
@ahmedpjamac7238 11 күн бұрын
WCS ASXABTA SALAN SARE MANSHA ALLAH GUUL IYO GOBANIMO DOWLADA PUNTULAN CIDAMADA SHACABKEDABA SALAN SARE INSHA ALLAHU QEYRA ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@luuljaamac2023
@luuljaamac2023 11 күн бұрын
Guul iyo gobanimo ciidamada geesiyaasha Puntland Allaha idin xafido waligiin guulaysta 🤲🏽🤲🏽🤲🏽
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg 11 күн бұрын
Maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar butland guuuuul 🇸🇱🇸🇱💪💪💪💪💪💪💪💪💪🫶🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲☝️
@abdirahmanmirre5836
@abdirahmanmirre5836 11 күн бұрын
Maashaaallaah guuuul puntland idankaallaah Inshaaallaah ❤❤❤
@fardowsoxassan2605
@fardowsoxassan2605 11 күн бұрын
Wa anosoonoqda xamse washadaan soomaliya losoodiray🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@SaalehBarkhadmukhtaar
@SaalehBarkhadmukhtaar 11 күн бұрын
Masha Allah wii,putland Guul Guul Guul,insha Allah ,
@abdirahmanmirre5836
@abdirahmanmirre5836 11 күн бұрын
MAYA. MAYA... NEVER.EVER.
@Dhagaxbuur-k4q
@Dhagaxbuur-k4q 11 күн бұрын
Guuuuuuuuuul Guuuuuuuuuul Guuuuuuuuuul Guuuuuuuuuul iyo gobanimo gobanimo iyo gobanimo
@FutoXar
@FutoXar 11 күн бұрын
Ilaahay hainoo xafido wiilasheena😢😢😢
@abdulkaderjama1494
@abdulkaderjama1494 11 күн бұрын
Guul guul guul ciidanka puntland waxaan waxaan idinku taageersanahay dagaal aad kula jirtaan daacish cadowga dadka imaaraadka daarood guusha aad ka gaarteen waan idin garab taaganahay guuleeysta
@husseinaden7560
@husseinaden7560 11 күн бұрын
Haloo duceeyo ciidanka puntland jihaad bay ku jiraan
@fardowsoxassan2605
@fardowsoxassan2605 11 күн бұрын
Guul guul guul guul guul guul guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@JamilaFarah-l1t
@JamilaFarah-l1t 11 күн бұрын
Guul illahay ha xafido dhamaan ciidama cadowga ladagalamaya dhamaNtod putland wllyal ha ku ururina hal buur iskala fogaada sad u kala badbaadan cadowgu waa dhagar badanyahay isjira ha indho beelo cadowgu idinkama aamiin yaarabi from khaatumo
@BurhanhasanBurhanhasan
@BurhanhasanBurhanhasan 11 күн бұрын
Waa maya
@XaaliMahamed-h4j
@XaaliMahamed-h4j 11 күн бұрын
Madaxawene.xasan.sheekh.waa.nin.dhaxlay.musuqmasu.gataana.soomaaliya.oo.dhana..gacantana.uu.geeliyey.cadw.shiisheye.tas.waxaa.kadara.barakicinta.waa.maya
@fatimaadam3312
@fatimaadam3312 11 күн бұрын
ما شاء الله بصراحه انت افضل مديع
@husseinaden7560
@husseinaden7560 11 күн бұрын
Waa runtiis madaxwaynaha reerkiisuu ka hadlay ,lacagtii wadanka markuu gurtay ,dubai iyo turkiga na ka gatay guryo ,waa dhab madaxwayne xaasaskaada iyo caruurtaada horumarka ay gaareen laguma waydiin ee dalkii somaliyeed ayaa lagu waydiiyey
@siciidelmi5769
@siciidelmi5769 11 күн бұрын
Masha Allah guulesota reer putland
@AniisoAhmad
@AniisoAhmad 11 күн бұрын
Guuuul ciidanka difaaca putland geeesiyasha garabkiina allaah hagalo halganku waa muqadis hala tirtiro argagixisada daacaqudhun
@UbahJaamac-h5n
@UbahJaamac-h5n 11 күн бұрын
Maash allha guuuuul iyo gobonimo
@AliHersi-m1t
@AliHersi-m1t 11 күн бұрын
BUTLAND HANOOLAADEEN WAA GUUL GUUL
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis 11 күн бұрын
❤❤❤❤
@abdulkaderjama1494
@abdulkaderjama1494 11 күн бұрын
Haa
@abdirahmanmirre5836
@abdirahmanmirre5836 11 күн бұрын
MAYA MAYA. MAYA... NEVER.EVER...😂😂😂.
@OmarMahmoud-v4s
@OmarMahmoud-v4s 11 күн бұрын
Guul iyo gabanimo buntilan things bro
@aminaomardarman9467
@aminaomardarman9467 11 күн бұрын
Guula.❤😢.budalaañ
@SaalehBarkhadmukhtaar
@SaalehBarkhadmukhtaar 11 күн бұрын
Haa Iyo Maya mataagna,e waalana ay oowaalahoogey,meel bedqataa majirto,ilahay baanse baryayna in uu Ina Bad aadsho,
@shanyfahiye919
@shanyfahiye919 11 күн бұрын
Maya maya mayaa waa beenaaley weeye Hassan.
@AhmedHussein-k5g
@AhmedHussein-k5g 11 күн бұрын
Jawaabu waa maya
@CawilMadaxka-kore
@CawilMadaxka-kore 11 күн бұрын
Waa beentis xasan dhiiqo
@Samsammaxamedyuusuf24
@Samsammaxamedyuusuf24 11 күн бұрын
may
@AniisoAhmad
@AniisoAhmad 11 күн бұрын
Maya maya
@Xasan77766
@Xasan77766 11 күн бұрын
Kkkkk. Warkaas ma xasan dhiiqo baa yiri. Wadadii horumarkii ugu sareeyey baan hayanaa kkkk wallaahay aad baan uqoslay taasi waxay ka dhigan tahay wadadii burburka soomaaliya oon qaadnay
@JAMAYUSUF-l4p
@JAMAYUSUF-l4p 11 күн бұрын
Maya
@SaciidYusuf-sf9lt
@SaciidYusuf-sf9lt 11 күн бұрын
Hhhhhhhh.wadaday sheegayan waa dhac tuuganimo iyo bob iyo isku dir been iyo problem
@farhanabdi1102
@farhanabdi1102 11 күн бұрын
Waa beenti xamse ayaa runta sheegay xasan sheekh Waa u qaribay dalk
@fatimajama6523
@fatimajama6523 11 күн бұрын
MAYA MAYA MAYA
@AliHersi-m1t
@AliHersi-m1t 11 күн бұрын
WADADEEDA MAHAYNO. XASAN LADHEYSAN MAAYO
@farahmfarah4480
@farahmfarah4480 11 күн бұрын
Guuleysta jamahiirta ssc khaatumo waa iney ka qayb qaateen cadowga Puntland waa cadowga khaatumo
@HodanCabdi-k1f
@HodanCabdi-k1f 11 күн бұрын
Kadhigayaa ma ahan ee waan ka rigakanaa? Gooma ?
@khalifkambi7349
@khalifkambi7349 11 күн бұрын
Guul iyo gobanimo
@abdiahmeddirie1643
@abdiahmeddirie1643 11 күн бұрын
Maya maya sxb waa Afar Boqol oo Laba jibaaran Dhinac walba ah
@SacdiyoAden-j3v
@SacdiyoAden-j3v 11 күн бұрын
Maya Never Xasaan waa beenlow tuug ah Subxallah Qof weyn oo 24/7 been sheegaya yaab
@shanyfahiye919
@shanyfahiye919 11 күн бұрын
Hamza waa dacaad Wuxuu sheegay oo dhan waa run laakiin waa sodaahay Hassan waa tuug dal xaraashee hantida dowladda oo dhan ibiisaday waa la iska dabimaan doonaa. Hassan baahanee. Askartii oo dhan Wuxuu laayey alshabaab ayuu la shaqeeystaa.waa in dalka laga badbaadiyaa Hassan sheikh.
@fadumoahmed3647
@fadumoahmed3647 11 күн бұрын
Maya runtii hadalkooduna waa is fashiliyey
@saidnoor9609
@saidnoor9609 11 күн бұрын
MAYA
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis 11 күн бұрын
Maya ,,, hoos u dhac mooyee
@AliAadan-j8p
@AliAadan-j8p 11 күн бұрын
War meesha waraabaa ku noole nal iyo biyo cuno baa loo baahanyay wadooyinka ka xira dhanka badan iyo beriga
@maxamedduale5261
@maxamedduale5261 11 күн бұрын
Tuug tuug dhalay xasan shiikh
@HodanCabdi-k1f
@HodanCabdi-k1f 11 күн бұрын
Maya wadadaa ma hayno
@ChoucabXashii
@ChoucabXashii 11 күн бұрын
Saantagwamay
@MahamedAbdullaahi-s1t
@MahamedAbdullaahi-s1t 11 күн бұрын
MAYA,😂😂 Maskaxda ayuu ka jiran yhy waana tuug beenaale ah walaale jawaabta waad iska garan kadhaaaa😂😂
@MuraadMahomed-p2p
@MuraadMahomed-p2p 11 күн бұрын
1
@MuraadMahomed-p2p
@MuraadMahomed-p2p 11 күн бұрын
1
@fadumomusse2132
@fadumomusse2132 11 күн бұрын
May waa beenale xasan dhiiqo
@kariyesoomaaliye9642
@kariyesoomaaliye9642 11 күн бұрын
Qabiil ayaa ku derderay
@fatimaadam3312
@fatimaadam3312 11 күн бұрын
لا
@fatimaadam3312
@fatimaadam3312 11 күн бұрын
لا.
@SaalehBarkhadmukhtaar
@SaalehBarkhadmukhtaar 11 күн бұрын
Haa Iyo Maya mataagna,e waalaba ay oowaalahoogey,meel bedqataa majirto,ilahay baanse baryayna in uu Ina Bad aadsho,
@MaxamedMire-xh1wu
@MaxamedMire-xh1wu 11 күн бұрын
Maya
@SaciidYusuf-sf9lt
@SaciidYusuf-sf9lt 11 күн бұрын
Hhhhhhhh.wadaday sheegayan waa dhac tuuganimo iyo bob iyo isku dir been iyo problem
@shamsudiinabdirahman2035
@shamsudiinabdirahman2035 11 күн бұрын
Maya
@Deqa-xc8bb
@Deqa-xc8bb 11 күн бұрын
Maya
@mohamedmohamud3223
@mohamedmohamud3223 11 күн бұрын
Maya
@farhanabdi1102
@farhanabdi1102 11 күн бұрын
Maya
Don’t Choose The Wrong Box 😱
00:41
Topper Guild
Рет қаралды 62 МЛН
Мясо вегана? 🧐 @Whatthefshow
01:01
История одного вокалиста
Рет қаралды 7 МЛН
My scorpion was taken away from me 😢
00:55
TyphoonFast 5
Рет қаралды 2,7 МЛН
Don’t Choose The Wrong Box 😱
00:41
Topper Guild
Рет қаралды 62 МЛН