Waayojoog: Taxanaha Taariikhda Halgamaa Maxamed Cali AHUN Qaybtii 9aad -Jabintii Mandheera 1988

  Рет қаралды 48,792

CBA TV

CBA TV

Жыл бұрын

#Waayojoog: Taxanaha Taariikhda Halgamaa Maxamed Cali AHUN Qaybtii 9aad
- Jabintii jeelka Mandheera 1988
Halgamaa Macalin Xasan Dayax ayaa ka waramaya.
Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika #CBATV

Пікірлер: 50
@ahmedadde750
@ahmedadde750 Жыл бұрын
Waxa ilahay mahadi ah macalin xasan dayax oo ah macalinkaygi dugsiga sare Ee xisaabta 2015/19 hooyadayna waxa uu wax u dhigi jiray 1976 ex xalane xafada October ee inji waxaan ilahay uga baryaya cimri dheer iyo cafimaad mar walaba ❤️❤️🙏🏽 ilahayna haw naxariisto dhamaan mujahidiinti ku dhimatay halgankii dib u xoreynta inta ku dhawac matayna alle cafimad sareca ha siiyo 🤲🏾
@SOMALILANDXPRESS
@SOMALILANDXPRESS Жыл бұрын
Sheeko Cajiib ah Mahadsanid wll
@hermanoturtle5451
@hermanoturtle5451 Жыл бұрын
Proud of my uncle Hassan Dayax, The interviwed. A true officer. The only one still now to explain with humour the difficult relation between Mohamed Ali, a master of guerilla warfare, and other conventional army officers. Merci beaucoup pour cette magnifique histoire du SNM.
@cabilahiabwan1595
@cabilahiabwan1595 Жыл бұрын
Baby Bnnñiinni. M. . . .
@KAMAALSHAH-sc9ms
@KAMAALSHAH-sc9ms Жыл бұрын
What is the guerilla ware fare
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 Жыл бұрын
Allah haw Naxariisto maxamed cali jannada allah ha geeyo wuxu aha halyay qaranka ka baxay!!! from saylac ❤👮🏼
@Mmnajmo11
@Mmnajmo11 Жыл бұрын
Illahay cimriga haku dheereyo adeero Xassan dayax Maxamed Cali iyo intii kale inaga dhimatay illahay haw naxariisto
@mahamedibrahin6598
@mahamedibrahin6598 Жыл бұрын
Mujaahid Aqoonyahan Xasan Dayax waan salaamayaa, Mujaahid Mohamed Ali ilaahay naxariistii jano haka waraabiyo.
@abdiwakilismail2073
@abdiwakilismail2073 Жыл бұрын
Sharafbey ii tahey in aad wax iso bartey macalin hasan. Marka heesta calanka daaburka ardaydu ka akhrineyso hasan dayax uu ilmayn jirey 😔. Adeer illahey haku barakeeyo 🤲
@maftuuxmediapro3626
@maftuuxmediapro3626 Жыл бұрын
cba aad baad ugumahad san.tihiin gaar ahaan ware cabdi.naasir iyo dhamaan inta kala.qaybqaatay majaahid xasan dayax alle cimriga hawdheereyo asaga iyo.inta kanool.mujaahidntii maxamed cali iyo intii dhimatayna alle haw.naxariisto mujaahid maxamed cali.waxa uu.ahaa.mucjisada snm asaga iyo maxamed xaashi diiriye lixle oo aan u aqaano aabihii snm
@abdi7173
@abdi7173 Жыл бұрын
Mujaahid yuusuf rabadh zxp doon miibuu joogaye
@sumahwaagullweyn196
@sumahwaagullweyn196 Жыл бұрын
ASC mashalla Allah haw Naxariisto maxamed cali jannada allah ha geeyo wuxu aha halyay qaranka ka baxay 😢
@xiisoiyoxullasho
@xiisoiyoxullasho Жыл бұрын
Mujaahid Xasan Dayax Waxa Uu Hayaa Taariikh Aad u Badan Oo Halgankii Ah Mid Ku Jirey Iyo Qaar Kale Markaa Barmaamijiyo Badan Ka Sameeya Mujaahid Xasan Dayax Aad Baad U Mahadsantiin CBA
@fatxicabdi2384
@fatxicabdi2384 Ай бұрын
Waa macalin xisaabta Aad u yaqaana
@abdishakurhassan9705
@abdishakurhassan9705 8 ай бұрын
Dalka markaan madax ka noqdo insha allah Waxaan ka Sameyn doonaa maxamed Cali Aflaam ka hadleysa halgankiisi iyo taariikhdiisi Sida Turkidu geesiyadooda inoo bareen waa in Kuweena Taariikhdoda dadka barno
@caydaruusmuumin4582
@caydaruusmuumin4582 Жыл бұрын
Ilaahay hawnaxariisto m cali aamiin
@nasirbedel5318
@nasirbedel5318 Жыл бұрын
Halgamaa Macallim Xasan Dayax. Goob walba u joog ..
@omarN
@omarN Жыл бұрын
Maxaa geesi hy ka dhintay. Allah haw naxariisto dhamaantood
@Mmnajmo11
@Mmnajmo11 Жыл бұрын
Amiin wallo
@khadaribrahim6418
@khadaribrahim6418 Жыл бұрын
Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin. Insha allaahu
@hibonour9657
@hibonour9657 Жыл бұрын
Isaaq oo dhan geesiyadiisii ayaa dhintay wll Ameen yaarabi dhamaantood illaahay swt ha u naxariisto
@abdihakimmmohamud7230
@abdihakimmmohamud7230 Жыл бұрын
Waar nin soomaaliyeed ayuu ahaa caalamina wuu ahaa.
@wehelcaashaq5397
@wehelcaashaq5397 Жыл бұрын
Mxaa doqon hbryonis like ku radinysa 😂😂
@wehelcaashaq5397
@wehelcaashaq5397 Жыл бұрын
Mxmd Ali halyeeeey afar-xiniinyoole aha libaaaxii fqsh ku salali jireen illaahw janatul frdwsa kuwd geliso ka yeel amiin
@mohammedismail8795
@mohammedismail8795 Жыл бұрын
Mashallah, Muj. Xassan Dayax oo innala wadaagaya astaamaha 'cajiibka' leh ee AHUN, Muj. Maxammed Cali. Mahadsanid Muj. Xassan iyo mar kale CBA iyo Cabdinasir. Waxaan jeclaa in laduubo Film 'HALGAMAA MOHAMED ALI' oo ku baxa English si mujaahidiinta maanta noolna qayb-toodii ka ciyaaraan, Dhaqaalaha kasoo baxana 'Mohamed Ali Foundation' loogu dhiso si loogu kabo mujaahidiinta maanta dayacan iyo kaydinta taariikhda Halgankan! Allahu Akbar
@faysalmaxamed5157
@faysalmaxamed5157 Жыл бұрын
Cumar.dhako.finish.waad.ilawday
@youzufahmed2809
@youzufahmed2809 Жыл бұрын
Waa tii laysku xidhay qofkii shaal huwan. Faqashtu way ka xanaaqi jirtay go'a shaalka ee gobolada waqooyi lagu qaato
@cabdiraxmaanmaxamed4639
@cabdiraxmaanmaxamed4639 Жыл бұрын
Allayarxamhu muj kii waynaa maxamed cali wuxuu ahaa asasihii snm faqashtuna way ka baqan jireen min karamatilaah
@fatxicabdi2384
@fatxicabdi2384 Ай бұрын
Waa mujaahid dhaba oo Aqoon yahan Ah
@jaylaaniahmed7381
@jaylaaniahmed7381 Жыл бұрын
Ilaahay cimrigaaga ha raajiyo
@yusufdhimbil7367
@yusufdhimbil7367 Жыл бұрын
Very interesting history
@rashiidhassan7963
@rashiidhassan7963 Жыл бұрын
Xassan Dayax waa geesi dalka uso halgamay
@yusufdhimbil7367
@yusufdhimbil7367 Жыл бұрын
A great interview
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 Жыл бұрын
Xasan dayax cimri gaagu ha raago mujaahid maxamed ali iyo intii dhimatay ilaahay hawnaxariisto
@hamseahmedomar6577
@hamseahmedomar6577 Жыл бұрын
Alle ha u naxariisto
@DH-yi5dx
@DH-yi5dx Жыл бұрын
SI FIICAN BAAD U WADAA, TALO MUJAAHIDKA HORE LOOGA QABTAY WARAYSIYO HAKU CELIN EE INTUU KATAGAY IYO INTA QARSOON IYO RAG CUSUB RAADI, DAGAALKII XEEBTA GALBEEDNA BAADI GOOB
@ismaciilaxmed2657
@ismaciilaxmed2657 Жыл бұрын
Xasanaw guleed ka beebega mu dhiman
@gudbifariinta3958
@gudbifariinta3958 Жыл бұрын
Alle Afsoomaaliga ha idinka madoobeeyo Aan si quman idiin leyne.
@saidabdi73
@saidabdi73 Жыл бұрын
Maxad dilikarta adonyahow
@wehelcaashaq5397
@wehelcaashaq5397 Жыл бұрын
Yn lga grn ciilka wligaa 😂😂. Fqsh
@gudbifariinta3958
@gudbifariinta3958 Жыл бұрын
@@wehelcaashaq5397 Gjkl nbk
@abdidahirisse1998
@abdidahirisse1998 9 ай бұрын
Muslimku waa walaale joojiya nacayba soomaaliyey
@abdirahmandahirabtidon7702
@abdirahmandahirabtidon7702 Жыл бұрын
Mujaahid muxuu uga jeedaa?
@fay5183
@fay5183 Жыл бұрын
Markaas bal labadan askari ee wadanka baabiyey taariikh sidana maxay u yeelan waayeen haday soo dagaalameen.
@abdihakimmmohamud7230
@abdihakimmmohamud7230 Жыл бұрын
Sabaayada ayey raggan udubijireen.
@bilanxaawo7274
@bilanxaawo7274 7 ай бұрын
Dad waa weyn oo ku fanaya dowlad ban iska duminay oo la dagaalnay somali ba lagu arka isku xishooda maxaa ka haysan hadda dumintii dowlada ka dib waa ta badihiini aduun weynuhu guranaye
@user-bz3wd5jx2g
@user-bz3wd5jx2g 3 ай бұрын
Xoriyada anu manta haysano ragii ka dambeyey weye alle haw naxariisto inti dhimatay inta nolna alle cimriga hawdhereyo
@bilanxaawo7274
@bilanxaawo7274 3 ай бұрын
@@user-bz3wd5jx2g africa oo dhan banba xor ahay allaba adigo somaliya
Me: Don't cross there's cars coming
00:16
LOL
Рет қаралды 15 МЛН
MEGA BOXES ARE BACK!!!
08:53
Brawl Stars
Рет қаралды 36 МЛН
Can You Draw A PERFECTLY Dotted Line?
00:55
Stokes Twins
Рет қаралды 108 МЛН
100❤️
00:19
MY💝No War🤝
Рет қаралды 18 МЛН
DAAWO  SHEEKADA: Maxbuuskii Xabashida ka yaabiyay dagaalkii 1977-kii. WAREYSI
1:22:36
MUJAAHID XASAN DAGAALKII 77 EE SOOMALIYA IYO ITOOBIYA
14:05
Abdirahman mahir
Рет қаралды 6 М.
BARNAMIJKA GOOB JOOG  Mujaahid  C/laahi Cabdi Faarax
46:51
Me: Don't cross there's cars coming
00:16
LOL
Рет қаралды 15 МЛН