Waayojoog: Halgamaa Cabdiraxmaan Caynaanshe Qaybtii 1aad iyo Dhacdooyinkii SNM ee Mahadha Reebay

  Рет қаралды 90,818

CBA TV

CBA TV

2 жыл бұрын

Barnaamijka Waayojoog: Halgamaa C/raxmaan Caynaanshe.
Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Пікірлер: 72
@sumahwaagullweyn196
@sumahwaagullweyn196 Жыл бұрын
Thanks Mr cabdirahman waa Sheeko xariir halgame geesiya weeye NOOLOW saxiibow Taariikhda idin xusi doonta kuwii dhintayna illahay haw naxariisto 😔
@badridaahir8103
@badridaahir8103 2 жыл бұрын
Qofka runta sheega waa qof geesiya ILAAHAY cimriga iyo caafimaadkaba ha kuu barakeeyo
@mohamedcisman6780
@mohamedcisman6780 2 жыл бұрын
Muj C/raxmaan Muj Daahir Caynaashe Alle Cimriga Haku Dheereeyo Adeer
@anwarcabdi7504
@anwarcabdi7504 2 жыл бұрын
Cadi Raman waa runtii intub waananu wada ahayn noolow sxb waa ibrahin(Guun)
@ahmedabdillahi4439
@ahmedabdillahi4439 2 жыл бұрын
C/raxmaan Daahir Caynaanshe waa halgamaa naftiisa u huray, oo dil lagu xukumay, Alle kasii daayay
@melmi9330
@melmi9330 2 жыл бұрын
Muj. Cabdiraxman daahir caynaanshe geesi geesi dhalay salaan sare iga gudoon inaadeer Ilaahay cimri dherer iyo caafimaad ayaan kaaga baryey 💚🤍❤️👏👏👏👏👏💐🥀🌹🌺
@Somalioz2020
@Somalioz2020 2 жыл бұрын
CBA TV bilaa calaykum weriyahan ka daaya barnaamijyadan oo kale
@bashman345
@bashman345 2 жыл бұрын
Maasha Allahu tacaalaa Mujaahid Cabdiraxman Daahir Caynaashe waxaynu leenahay Rabbiga weyni ha xafido aduunka iyo aakhiraba Maxaa halyeey qarsoon jira oo halganka daacad ka ahaa
@mohadahmd1964
@mohadahmd1964 2 жыл бұрын
Wa ninki rer gabdon💯❤️🦁
@abdirizakmohamed1593
@abdirizakmohamed1593 Жыл бұрын
Waar shaw rer gabdonku wa cadaab
@hajialiabdikariim439
@hajialiabdikariim439 2 жыл бұрын
Ilaahay wxn kaaga baryayaa Cimri dheer iyo cfmd iyo Cibaado Suubaan Abtigay qaali Abdirahman daahir Caynashe Moqosle Geesi Geesi dhalay ❤️😍
@cabdiqanisulub3952
@cabdiqanisulub3952 2 жыл бұрын
Waa qoloma sxb C/raxman
@hajialiabdikariim439
@hajialiabdikariim439 2 жыл бұрын
@@cabdiqanisulub3952 Waa Abtigay hooyadey la dhshy Ciidagale Reer Gabdoon❤️
@jamaalabdi
@jamaalabdi 2 жыл бұрын
Ilaahay swt haku xafido halyey
@clsalandahir5051
@clsalandahir5051 2 жыл бұрын
Alla yaa arxam dhamaan mujaahidiintii snm
@cawilayaanle2440
@cawilayaanle2440 2 жыл бұрын
Geesiga...BIRTA...Ah. S N M
@abdaleabdiraxman9449
@abdaleabdiraxman9449 11 ай бұрын
Waayahay
@ifrahmuze3593
@ifrahmuze3593 Жыл бұрын
cabdi bidar waa aderky allah haw naxariste
@abdimohamoud1803
@abdimohamoud1803 2 жыл бұрын
Geesi geesi dhalay, Ilaahay inta noloshiisa ka hadhay, caafimaad iyo Khayr badan ha ugu deeqo.
@abdirashidlohos9166
@abdirashidlohos9166 Жыл бұрын
Laakiin dadkii ahaa shacabka oo guryahooda iyo hantidooda oo lagu laayey Waa shahiidiin inshaa alaah
@ykhalid182yusuf6
@ykhalid182yusuf6 2 жыл бұрын
Ciro faysal way ku dawanayaan
@kms4648
@kms4648 2 жыл бұрын
Wariyaha waa in uu waraysiga controlaa… hada waraysiga sida uu ku bilaabmy is unprofessional
@abduahmed9380
@abduahmed9380 2 жыл бұрын
Odaygaas qolbulale warbixinta ku siiyay Geesi ayuu ahaa.
@dr.basheahmed7069
@dr.basheahmed7069 2 жыл бұрын
MUJAAHIDKA DHABTA AH SIDA CAJALADA AYAY UGU DUUBAN TAHAY HALGANKII USOO GALAY SIDA UU UGA SHEEKAYNAYO MAIN POINTS U TAABANAYO NOOLOOW MUJAAHID BEENAALAHA ISKA SHEEGTAA UMA SHEEKAYN KARO SIDAN OO KALE ALLAAH HAW NAXAEIISTO DHAMAAN INTII NAFTOODA HURTAY EE DULMIGA KA DHIIDHIDAY INTA NOOLNA CAAFIMAAD BAAN U RAJAYNAYA
@Geeraarshe
@Geeraarshe 2 жыл бұрын
Qaybtii labaad waadla raagtey
@jamacsalaad4833
@jamacsalaad4833 2 жыл бұрын
Muj ku wuxu kasoo jeedaa deegaan halganka caanku ah cimridheer caafimaad iyo cibaado suuban baan urajaynayaa
@husseinmohamedducala9005
@husseinmohamedducala9005 2 жыл бұрын
The brave heart.
@saidrooble5076
@saidrooble5076 2 жыл бұрын
Dalka iyo dadkuba in ay baaba aan intii ka shaqaysay oon weli katoobad keenin illaahay habaabi iyo ood adigu kamidtahay
@Somalioz2020
@Somalioz2020 2 жыл бұрын
Col Ibrahim waa kuma iyo walaalkiiba
@Somalioz2020
@Somalioz2020 2 жыл бұрын
Mujaahidka weriye waraysta oo xogta ka soo saara ayaa wacnaan lahaa.
@mamadoujama5627
@mamadoujama5627 Жыл бұрын
Jan waraysanayaaye miyaanu wariye ahayn
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 2 жыл бұрын
ilaahay hawnaxariisto Yuusuf talaabo si fiican ban u garanaya aabahay bay sxb ahaayen ilaahay hawnaxariisto dhamaan SNM tii shihiiday
@mohanahmed7736
@mohanahmed7736 2 жыл бұрын
Mantana somiland sawirka ayeedahay waxa weyaan.. Qofkasta in layska xidho.. Dad gaar ahi inay awooda leeyhiin.. In qofkii qolada ka Soo hor jeesta uu yahay dambile qaran.. Waa wax laga xumaado
@Gob_gobonimo
@Gob_gobonimo 2 жыл бұрын
Dee waa beentaa! Qolo gaar ah oo dalka haysataa ma jirto. Dalku waa dimuqraadi oo doorasho ayaa kursiga lagu fuulaa. Dal walbana jeelal baa ka dhisan, dee looma dhisin in riyaha lagu xereeyo ee waxa loogu talagalay qof kasta oo edeb darro sameeya.
@abdillahibasheabdi4904
@abdillahibasheabdi4904 Жыл бұрын
markaa kuwii jaale siyaad ku edeb darooday hadduu xirxiray wuu ku saxsanaa miyaaa??!!
@abdullahimohammedali929
@abdullahimohammedali929 2 жыл бұрын
Libaaxyo snm
@abdulkadirismailismail9591
@abdulkadirismailismail9591 2 жыл бұрын
Geesi abtigay dhalay anagu ismaanan arag but we are family we never meet but abtigay Hargeisa iyo xamar waagii iigu dambeesa caradeena abtiyo murugaysan maxaayadii muuse bootaan markii dilka lagu xukumay isagoo afweyne codsi ula socda waayo wàa waalid aniguna goaan ayaan lahaa in Laga takhalusno regiemka
@Hmm-malek
@Hmm-malek Жыл бұрын
Book ayaa laga qoray caawa laguso bandhigay hargaysa oo xiisad leh
@abdiawil4598
@abdiawil4598 2 жыл бұрын
Waxaana idin basaasay jalax
@abdirashidlohos9166
@abdirashidlohos9166 Жыл бұрын
Dhamaantood waxay hor istaagi doonaan ilaahay hortiisa Maalinta qiyaamaha Ama faqash ahoow ama snm
@user-gx6px4bo5c
@user-gx6px4bo5c Жыл бұрын
Il adigu waad hor istaagi dooba
@siciidlibaax3680
@siciidlibaax3680 2 жыл бұрын
Hollywood filmada Ayaa qaadan
@anwarmohamed2105
@anwarmohamed2105 Ай бұрын
aamin aw cali berigaa salaxley ay jabhadu tukaanka haystay ilaa imika ayuu deganyahy
@gaadhhayegaadhhayee6627
@gaadhhayegaadhhayee6627 Жыл бұрын
Ninkan waa ninka ugu wacan Waxa SNM ta duuba Weriye huna waa ninka ugu wacan waayo kama dhex galo
@duulqarneeynduulqarneeyn5913
@duulqarneeynduulqarneeyn5913 2 жыл бұрын
Waar kaaganu barnaamijka sharaf tiisa ilaali waxanad ku furayso ma gayee heesihii halganka maka dib ayaad dhalatay heesihi said maxamed mooge maxaa kuu diiday talaay reer hargeysow si dareenka qofka daawanaya usoo xaadiro mara waaxid wastaad nimadaada wax weyn baa ka qaldane mujaahidka ciyaatta kadaa
@Ahmedali-bj2bo
@Ahmedali-bj2bo Жыл бұрын
Waxaan maqli jiray marduul iyo mar shoof midna wax lagama dhagaysto
@saidrooble5076
@saidrooble5076 2 жыл бұрын
Shar iyo qas ayaad dadka soomaaliyeed ubellaawdeen intii dhimatay iyo intii dhaaqacantay adiga iyo kula shaqayey maa iska leh dushii allaha kashubo babtoo ah weli kama aadan toobad keenin waadba ku faanee
@dhaskatumetube9882
@dhaskatumetube9882 2 жыл бұрын
Kalatag cawrida mujaahidka waa shahiidka noole
@ayaan7389
@ayaan7389 2 жыл бұрын
Ax Ax taasay rag aan dagaal arag maanta shicibka iska horkeenayaan
@abwanmahiigan7666
@abwanmahiigan7666 2 жыл бұрын
Dagaalku waa lama huran kuwii gogoradaha xidhana ee la xoryey ayaa maanta rag xinyahoodi dabda kenay 13 Nov. Mesha ad qaban lahydeen diyarsda
@mohanahmed7736
@mohanahmed7736 2 жыл бұрын
Ayanay wllo waxa ayaa daro ah ninkii shalay dagaalamay.. Inuu manta jilasha ay uga buuxaan ragi la soo dagaalamay..
@bosszaki9861
@bosszaki9861 2 жыл бұрын
Ta waxaas loo soo maray bay ragga qaar ku khamaarayaan oo Faqash iska dhigdhigayaan. Halkii Gaanni Muse Bixi baa ku jira manta. Aynu dhowrno waayaha.
@khaalidbinuwaleed8103
@khaalidbinuwaleed8103 2 жыл бұрын
@@abwanmahiigan7666 Geesigu ma hanjabo geerida aad dhaadhamiside soo gal safka dagaalka,
@hadhaclaychannel2057
@hadhaclaychannel2057 2 жыл бұрын
Bilaa calayg microphonka iska dhig weriye ma tihide odayga ha xiijine.
@mohamedcisman6780
@mohamedcisman6780 2 жыл бұрын
Xildhibaanki Reer Gabdoonka Ee Dhacay Bu Aha Muj C/raxmaan Muj Daahir Caynaashe
@caashaqalbi372
@caashaqalbi372 2 жыл бұрын
Guurtida ayuu noqon
@shafeecsaalax3883
@shafeecsaalax3883 8 ай бұрын
😮 Hi hi to ni no ni no
@mahamedmahad1644
@mahamedmahad1644 Жыл бұрын
Add
@abdillahiaxmed6600
@abdillahiaxmed6600 Жыл бұрын
Lbx
@mariamsaeed7538
@mariamsaeed7538 2 жыл бұрын
CBA TV ,haddii aad daaca tahay bal soo daa SSDF IYO USC iyo jabkoodii
@ahmedcabdirisaaq6539
@ahmedcabdirisaaq6539 2 жыл бұрын
Halkani waa somaliland lagama helayo cid ka mida jabhadahaas
@Gob_gobonimo
@Gob_gobonimo 2 жыл бұрын
Xataa SNM ma wada waraysto ninkani ee intay isku reerka yihiin ayuu waraystaa
@abdiwalikassim9536
@abdiwalikassim9536 2 жыл бұрын
Faqashku waa maxay bal ii fasira
@crisaaqriizo1580
@crisaaqriizo1580 2 жыл бұрын
Waa Ciidankii Afwayne iyo inta ilaa iminka niyada ka Taageeraysy
@abdillahibasheabdi4904
@abdillahibasheabdi4904 Жыл бұрын
waa qolodiii quraanka beenisay ee la xiratay shuuciyaddii ruushka
@bileosman5431
@bileosman5431 2 жыл бұрын
Waa qabayaladi oo idacadah
@abdikadirali4295
@abdikadirali4295 2 жыл бұрын
stupid gaboobay
@jiilkacusub3019
@jiilkacusub3019 Жыл бұрын
nio ma dhashii faqashta ayaa tahay ?
@OmarMohamed-db3iy
@OmarMohamed-db3iy 2 жыл бұрын
beenale Wayne kan
@yaxyemustafe8138
@yaxyemustafe8138 2 жыл бұрын
Maaha walhi anaa arkey zxp
@yaxyemustafe8138
@yaxyemustafe8138 2 жыл бұрын
Ayuuzheegapa
Barnaamijka Xusuus Reeb Oo Dhamaystiran
1:59:21
Horn Cable Tv
Рет қаралды 181 М.
Inside Out 2: Who is the strongest? Joy vs Envy vs Anger #shorts #animation
00:22
Каха заблудился в горах
00:57
К-Media
Рет қаралды 10 МЛН
Они так быстро убрались!
01:00
Аришнев
Рет қаралды 2,4 МЛН
Taariikhdii SNM 1981 kii  ilaa 1991kii
1:33:39
BAADIGOOB
Рет қаралды 52 М.
Integrate REAL Camera Data in Your 3D Scenes!
3:49:41
pwnisher
Рет қаралды 839 М.
xussus reeb  Duuliye Xeyd
1:59:01
Horn Cable Tv
Рет қаралды 641 М.
Inside Out 2: Who is the strongest? Joy vs Envy vs Anger #shorts #animation
00:22