No video

Waayojoog Q 3aad: Halgamaa Cabdiraxmaan Daahir Caynaanshe (Maqosle)- Dhacdooyinkii jeelka Mandheera

  Рет қаралды 91,727

CBA TV

CBA TV

Күн бұрын

#Waayojoog Q 3aad: Halgamaa Cabdiraxmaan Daahir Caynaanshe (Maqosle) Dhacdooyinkii jeelka Mandheera iyo sida uu uga badbaadey dilkii lagu xukumay.
La soco taxanaha Waayojoog ee Halgankii Cabdiraxmaan Daahir Caynaanshe -Maqosle..Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Пікірлер: 67
@XasanAhmed-og4qf
@XasanAhmed-og4qf 4 ай бұрын
Kol hadii nin walba uu Ilaahay hor tegi doono xisaabtiisuna keligii uun ay u taalo hawli way danbaysaa. Allah ha ina xafido. Aaamiin.
@Mukhtaar2004
@Mukhtaar2004 2 жыл бұрын
SNM waa jihaadeen wlhi dowladiina allaha idiin barakeeyo ragaas so halgamayna yaa la hilmamin guulaysta anagana alshababka allaha naga qabto rag sidii SNM ah cml wa joogaan lakin qabyaaladi aya naga awood badan
@cabdimohamed2605
@cabdimohamed2605 2 жыл бұрын
Xasan jilic inta jeel ku soo aragtay haa soo qoara tolow inankiisii carab manoolyahay an ka aar goostee
@siciidlibaax8782
@siciidlibaax8782 2 жыл бұрын
Waa true storey3 film holywood
@axmedcaabi3194
@axmedcaabi3194 2 жыл бұрын
Ninka Mujaahidku Sheegayaa Ee SNM Ahaa Lanasoo Qabtay Isagoo Adin Ka Jaban Waa Joon Maxamed Xuseen Aaden Oo Uu Dhalay Maxamed Xuseen Aaden(Carablow) Maayirkii Hore Ee Burco.!
@aliadam4810
@aliadam4810 2 жыл бұрын
Waa run ilaah haw naxariisyee joon
@hoodoayaanle5447
@hoodoayaanle5447 2 жыл бұрын
Hooyday baa ninkas intaas ka hadaasha.
@engsayidmohamed7527
@engsayidmohamed7527 2 жыл бұрын
Aar maxaaaa rag soooo jabeennnnnn
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 2 жыл бұрын
Abdirisaq MOHMED BARUD WAXU AHAA INAADERKYE Allaa haa uu naxaristo wuu dhiintye
@ibraahimalaabohayeu9174
@ibraahimalaabohayeu9174 2 жыл бұрын
SAFIA C RISAAQ MAXAMED BARUUD ANIGU INADEERKAY YAHAY EE ADIGU ISU KAY SHEEG
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 2 жыл бұрын
@@ibraahimalaabohayeu9174 waxa laa Aanga Abaahye waa iin jamac Fraxa Mohmed iyo mohmed Baruud faarxa mohmed
@hiigsimedia1892
@hiigsimedia1892 2 жыл бұрын
Waad nagu badh jartay ee soo dhakhso
@mubarikabdi6588
@mubarikabdi6588 Жыл бұрын
Waa barnaamij aad u qiimo badan wlhy oo xusuus iyo xaqiiqo xambaarsan alle haw naxariisto intii dhimatay mujaahidkana alle ha barakeeyo weriyahana waan u mahad celinayaa
@XasanAhmed-og4qf
@XasanAhmed-og4qf 4 ай бұрын
Waa mucjiso weyn oo Ilaahay ogyahay una cilmi lahaa.
@mustafeyousuf2842
@mustafeyousuf2842 2 жыл бұрын
Wellcome
@ahaiban1
@ahaiban1 2 жыл бұрын
Waayojoog: Halgamaa Cabdiraxmaan Daahir Caynaanshe (Maqosle) waa Ciidagale reer Gobdoon!!!.
@mohamedcisman6780
@mohamedcisman6780 2 жыл бұрын
Waa Reer Gabdoon Oo Reer Ismaciil Ah OO reer Xareed Ah
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 2 жыл бұрын
Xasan jilic ciise muuse ayuu ahaa yes man ah oo daarood ka u naageeya,buugga la yidhaa sababaha burburkii soomaaliya ee uu qoray cabdiqadir orromo ninka la yidhaa ee habar gidir qiso taa la mid ayuu buugaasi sheegay oo ka dhacday gobolka bay
@abdilaahijaamac6644
@abdilaahijaamac6644 2 жыл бұрын
Tolaw ma noool yahay eygaas xasan jilic
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 2 жыл бұрын
@@abdilaahijaamac6644 markaas ayuu ba ahaa 65yrs above
@xirsiamaan
@xirsiamaan 2 жыл бұрын
Dadka haraad baad ku disheen iyo shaah l'aan, biyo l'aan , sigaar l.aan, kan ari ee afka yuubani ma wadaad baa kuwaas baanu shilin ka dhicine..waar raga wax sii shaah iyo biyo iyo sharaab
@mohamedupdiqanih5939
@mohamedupdiqanih5939 2 жыл бұрын
De naga soo dhakhso haaaye
@mohamedhassanabdullahi8327
@mohamedhassanabdullahi8327 2 жыл бұрын
HALGANKASU WU KHASAREY SIYAAD BARRE AYA DHAMA HAXAN HADA JOGA
@xamsexassanaar4425
@xamsexassanaar4425 2 жыл бұрын
Barnaamij aad u xiise leh ayuu ahaa. Naga gasoo dhakhsada qaybta kalena!
@ksc8298
@ksc8298 2 жыл бұрын
Hooyadaa baa xiise leh
@sumahwaagullweyn196
@sumahwaagullweyn196 Жыл бұрын
KKK Waa finny story cabdi Rahman halyay qaran weeye hubaal Noolow muwadin saxa 😅
@ahmedrashid9129
@ahmedrashid9129 2 жыл бұрын
Inaadeer kusoo dhakhso qaybta 4aad
@abdiqanilegend1206
@abdiqanilegend1206 2 жыл бұрын
qaybta kle soo daa waa ciide
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 2 жыл бұрын
GEELE CAADABTA ALLAH HAA KUU GUU FOOGYO MUUNAFQA AXMAAQ MAXA AKHAARO DHIIG kuu suugye
@abdi-nm2vy
@abdi-nm2vy 2 жыл бұрын
Barmaamijyada noocan ah soo badiya
@mustafeyousuf2842
@mustafeyousuf2842 2 жыл бұрын
Wariye hadalka dadaka ka dhagayso
@ahmedabdillahi4439
@ahmedabdillahi4439 2 жыл бұрын
Ku soo dhaqdo qaybaha danbe fadlan
@Yacquubdalmar2015
@Yacquubdalmar2015 2 жыл бұрын
Q4 Meeday
@mahadhodey2774
@mahadhodey2774 Жыл бұрын
Idaacadii ina Godene al shabab
@abdimalikali9993
@abdimalikali9993 Жыл бұрын
Labadaa nin imtixaan ayey ahaayeen kuwani waa 60 e foosto shaah ah ayeynu u karinaynaa kulahaa😅
@sulekhaabdiiman3745
@sulekhaabdiiman3745 2 жыл бұрын
Adeer was suulekh wankulasooday madaniid
@sulekhaabdiiman3745
@sulekhaabdiiman3745 2 жыл бұрын
111111
@haybeofficiall5065
@haybeofficiall5065 2 жыл бұрын
Kolonbiya Sxb dee Barnaamijka xidhiidhi
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 2 жыл бұрын
Wariye ninkan hurre ee ninka wanaagsan ahaa maxaad wax uga waydiin wayday qoladiisa iyo ciduu ahaa
@axmedcali8018
@axmedcali8018 2 жыл бұрын
Waa garxaajis ciidagale
@abdurahmandahir3675
@abdurahmandahir3675 2 жыл бұрын
Waa nin Essa Muse ah
@caashaqalbi372
@caashaqalbi372 2 жыл бұрын
@@abdurahmandahir3675 maaha xasan jilic ayuu ahaa
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 2 жыл бұрын
@@abdurahmandahir3675 xasan xariif ayàa ahaa daayeer
@bosszaki9861
@bosszaki9861 2 жыл бұрын
@@abdurahmandahir3675 Xasan-jilic baa Ciise Muuse aha😢
@dia398
@dia398 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@saacidyaremo8295
@saacidyaremo8295 2 жыл бұрын
S
@samir77abubakar79
@samir77abubakar79 2 жыл бұрын
@@saacidyaremo8295 p
@bintiyussuf3654
@bintiyussuf3654 Жыл бұрын
❤1,🎉6 😊p
@badridaahir8103
@badridaahir8103 2 жыл бұрын
5 ta nin ee reer Boorame jabhadii horyaal ayay ahaayeen waa runtaaye oo loo haystay Horyaal waxay ahayd jabhad u halgamaysay xoraynta Soomaali galbeed ama DDSI awdal ayayna ka soojeeday jabhada daasi
@fardowsocabdulaahinuur4934
@fardowsocabdulaahinuur4934 2 жыл бұрын
Barnaajika maxaa noga kala goysay
@Geeraarshe
@Geeraarshe 2 жыл бұрын
Waar Waraysiga si caadi ah uxidhiidhi
@abdihakimmohamed2561
@abdihakimmohamed2561 2 жыл бұрын
Qaybihii hore sidee loo helayaa
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 2 жыл бұрын
Kani waa wariye liita oo si wacan aad barmaamijka u xidhiidhin Kolb in yar fidhiqo ku miisiya hadana isku daraya barjka
@beautifulworld8814
@beautifulworld8814 2 жыл бұрын
Why is he wearing dirac?.
@ismailjama9452
@ismailjama9452 Жыл бұрын
Isn not Dirac is qamiis
@ashoahmed7391
@ashoahmed7391 Жыл бұрын
Waxaay Somalia ugagiwaaysay waa cugubadii Somaliland eeg kagaleen…
@zaki_smail_1988
@zaki_smail_1988 2 жыл бұрын
"Halgamaa" ma WSLF baa; Ninkani waa SNM waa MUJAAHID. Askartii Ina Abdallah Hassan ayaa Sheegta DARAWIISH. Sidaa u kala caddee.
@AL_shahada
@AL_shahada 2 жыл бұрын
Ganacsato maren sobaratay oo reerbadiyihina sotusay marenta calaf intii calolgasho weeye hadana aaminsaneeyn calaf cagtaa baran baro looga bajiyay socod badanaa yaadhaho qofku marku qangarayo malin buu kuadiya aba waqti anoo ergo oo reer ayeyo aabo lajogo lena dhaho marka weynato baakusugena aadbaluqdo baa manta ookale safar siyaro ula raacay meel magalo aheen duur saa ciyalna waa umuqda wana wax cusub marki baburka kadagnay saa waan farisan waayay mana shegi karo balse gabdho guri lasexda sadex famil aniga kuafar mid udayga reerka mid eedo naashoyo mid ayeeyada mid ayeyada sadex bah oolabo aadaa tacalin uahay oo inahurdo iyago imodo shekeystan aba qara shaqalo aha macalimin qar gurijog fashado sufka isaga ilaliyan mida gurijoga maro eeyisticmasha waxa katabar qata mida guri jooga kalif warer la aan sheynadif mamustixilbadno jacel mataqano maradey ina jexdo isqariyo naxtintina sacadiba meluu aaday magaranayo saa cudurmiya intan kabadan gabdhuhu haya islahadal ilaa sanad dibuma arag kadib anigoo sanad sitos uqariyo leygu ceeynayo walee hadaqangarto inaqalin jabiyaba laogeen qof walbo sibuu uqangara inkii lala ogyahay ooerko aheen maba naxo
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 2 жыл бұрын
Horta af somaliga soo barro ka Dib wax qor,si ummadu kuu fahanto
@HarrisHammaam
@HarrisHammaam 2 жыл бұрын
What a language. It looks different language except that it is Latin. It doesn’t have any common thing with the Somali
@ksc8298
@ksc8298 2 жыл бұрын
Beena waas
@sumahwaagullweyn196
@sumahwaagullweyn196 2 жыл бұрын
U xaasid beena waas 😠
At the end of the video, deadpool did this #harleyquinn #deadpool3 #wolverin #shorts
00:15
Anastasyia Prichinina. Actress. Cosplayer.
Рет қаралды 15 МЛН
The CUTEST flower girl on YouTube (2019-2024)
00:10
Hungry FAM
Рет қаралды 39 МЛН
SCHOOLBOY. Последняя часть🤓
00:15
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 16 МЛН
when you have plan B 😂
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 7 МЛН
MUJAAHID XASAN DAGAALKII 77 EE SOOMALIYA IYO ITOOBIYA
14:05
Abdirahman mahir
Рет қаралды 8 М.
Barnaamij ku saabsan Jabintii Jeelka Mandheera 1983-kii
1:13:41
At the end of the video, deadpool did this #harleyquinn #deadpool3 #wolverin #shorts
00:15
Anastasyia Prichinina. Actress. Cosplayer.
Рет қаралды 15 МЛН