Waayojoog Q2AAD Halgamaa Faarax (IFISO), SNM iyo Dagaalo Qadhaadh

  Рет қаралды 104,097

CBA TV

CBA TV

2 жыл бұрын

Waayojoog Q2AAD Halgamaa Faarax (IFISO), SNM iyo Dagaalo Qadhaadh
Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Пікірлер: 113
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel Жыл бұрын
Hambalyo wariyahan. Waa nin kutaqaqusay waraysiga. Kuwii hore ee waraystay mujaahidka wey qaseen. To our freedom fighter, I would like to say thank you for your bravery and for our freedom in Somaliland. Without you, we would be an oppressed people.
@mhassan0163
@mhassan0163 Жыл бұрын
mahadsanid abdi piano, runaa weeye, xorriyadda la haysto dad baa usoo dhibtooday oo god usoo galay, noolada
@SahraMuhammed
@SahraMuhammed 2 ай бұрын
7Sèesss​@@mhassan0163 p ss
@mohamoudsharif572
@mohamoudsharif572 2 жыл бұрын
Geesi geesi dhalaaye faraax ifiso guul insh allah, dalka ayaad noo xareesan , waan idiin ognah hadaanu nahayee dhashii duriyada rabii ha idiin naxariisto ifka iyo aqirbaa
@maftuuxmediapro3626
@maftuuxmediapro3626 2 жыл бұрын
Snm iyagoon kala dhacayn alle hawnaxariisto inta dhimataye inta noole alle cimriga haw dheereya hadana maxamed xaashi diiriye lixle waxa uu ahaa aabihii snm
@jarmaliyojacayl8254
@jarmaliyojacayl8254 2 жыл бұрын
Mujaahid faarax ifiso Tariikhdiusa aaad ayaan marwalba ugu soo celcelshtaa wlhi waaan nin soo jabay noolaw Camii
@NH-lb2tw
@NH-lb2tw 2 жыл бұрын
Anba waa niin adag oo hadal kar ah xaga tariikh sheegana ku fiican
@najahahmedali945
@najahahmedali945 2 жыл бұрын
Jecliyaa jabka faqashta geesiyaal snm ❤️❤️❤️❤️❤️❤️ wa ragii faqash gogorad iyo duruucda u xidhay hadhaagii ba soo niic leeya imika is keena mar labad hadad ragtihiin
@awshan571
@awshan571 2 жыл бұрын
❤mansha allaah faarax ifiso ❤waa mujaahid dhaba ❤
@abdishakuurmohamed2343
@abdishakuurmohamed2343 2 жыл бұрын
Long time mujaahid ifiso iyo inta nool intii dhimatayna ilaahay ha u naxariisto
@abdiahmet5499
@abdiahmet5499 2 жыл бұрын
Faarax ifiso waa geesiyashi ciidankii sayif Cali. Allaah ha ku xafido
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 2 жыл бұрын
Maxaa geesi naga dhashay reer shixisixaaq Masha alaa raga dhiigoda u shubay xornimada somaaliland ❤️❤️❤️
@NH-lb2tw
@NH-lb2tw 2 жыл бұрын
Mansha Allah rag adag illahay ha xifdiyo inta nool inta kale illahay haw naxariisto
@mohamedmouse7227
@mohamedmouse7227 2 жыл бұрын
Farax ifiso geesi weye isku xafad ayaan deganeyn 2007illa2014 illahay cimriga haw dhereyo
@kandarabi927
@kandarabi927 2 жыл бұрын
Mujaahid ifiso wallahi waa libaax ilaahay hakaa baal mariyo mujaahid saasaad ehlo janno ku tahaye
@sumahwaagullweyn196
@sumahwaagullweyn196 2 жыл бұрын
ASC Faarax ifiso geesi qaran waa sheeko cajiiba oo very interesting story oo mudan in la dhegaysto 😆 👍
@MohamedAhmed-zn9jc
@MohamedAhmed-zn9jc 2 жыл бұрын
Mujahid ifso alle ha barkeeyo intii dhimatay SNM alle ha unaxriisto somaliland republic 13 November hadii muuse aanu ku celin 1994 kii iyo maryo aloolkii iyo GX36 waaynu heli waxa aynu socono lakiin hadii maryo alool iyo muuse isku dayan in a dalka afduuban waaynu isku ceeboobi doona 13 November maalin axad ah inshalah alle hayna gadhsiyo
@ifiye258
@ifiye258 2 жыл бұрын
Nacas nasas dhalay
@MohamedAhmed-zn9jc
@MohamedAhmed-zn9jc 2 жыл бұрын
@@ifiye258 ma hooyadaba u xiistay in qodho iyadoo tagan la gasho war mujahidka waxba ka sheegi mayo waayo waa nin maalin adag iidor gumaysi ka badbadiyey lkn anigu waxn ku sheegaya langanka iidor ee 3 ah arab yare futo xunta oo 4 oday oo dusha iska sarna iyo futo awal wlhy bilhay waan ku ololinya 13 Haday mudh ka qadhadhanyso waar waanu dejinyana dontan lala wareray maryo alool waa inoo 13 adiga iyo dhilda ku dhashayba qodhan galinya
@fadxamaxamad9688
@fadxamaxamad9688 2 жыл бұрын
Alle naguma ceeliyo waxasi majiro dalka nabada buukujira
@mhassan0163
@mhassan0163 Жыл бұрын
Dalku burburi maayo, Illahay iyo ummaddiisa baa ilashanaysa, Muuse dictator baa iska tegi doona, waxanad aloolinaysa adeer ma jirto, miyaanad koryayna 2022 ma aha 1994
@awshan571
@awshan571 2 жыл бұрын
❤mujaahid dhaba ,alle if iyo aakhiroba haku barakeeyo ❤
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 2 жыл бұрын
halgankii xalaasha ahaa
@cawilayaanle2440
@cawilayaanle2440 2 жыл бұрын
Geesiga...BIRTA...Ah S N M Guuuul
@Geeraarshe
@Geeraarshe 2 жыл бұрын
Qaybihii kale Waraysiga Ifiso Kaama hayno masuul
@raage6364
@raage6364 Жыл бұрын
11:20 ninkii ugu horeeyey Somali cashuur qaada
@HazzanJacfar-sg3if
@HazzanJacfar-sg3if 2 ай бұрын
Ninki abokor ahmed 😂😂😂
@abdirisaqjagtaofficialchannel1
@abdirisaqjagtaofficialchannel1 2 жыл бұрын
Ninka malatarigaa waxaad lagu yaqaanaa cidna ma aaminimo muxuu yidhi waan aag badalanay markii ninki waxaanu cuno noo doonay
@hadafbeegsade
@hadafbeegsade 2 жыл бұрын
Camuuu Dagaaalka jabhadaha iyo sharcigooda baro. Waa gole kafuul miidhan. Rules maraacaan
@iibgeeyeonlinemarket1210
@iibgeeyeonlinemarket1210 2 жыл бұрын
Caqliga iyo cilmigu way isutagaan
@abdirisaqjagtaofficialchannel1
@abdirisaqjagtaofficialchannel1 2 жыл бұрын
Bulaale baar jeex waa ninkii ugu horeeyey ee cashuur qaada
@somalistories5037
@somalistories5037 2 жыл бұрын
Xaggee buu ku qaadi jiray sxb gobolkee weeye.
@Mujahidkhaliif
@Mujahidkhaliif 21 күн бұрын
Waxa laga hadlayo fahan kilaha dhuuso weeye hawyaacina sowmaha😂😂😂😂😂
@hindayusuf833
@hindayusuf833 2 жыл бұрын
Farax ifiso ilahay haku dhawro
@duaalesomalilander5452
@duaalesomalilander5452 2 жыл бұрын
very interst history We never forget our heroes SNM
@hiigsimedia1892
@hiigsimedia1892 2 жыл бұрын
0
@allfurqaniyachannel6496
@allfurqaniyachannel6496 2 жыл бұрын
Allah YAARXAMA RAXIMIIN Ammiin Ammiin Ammiin yarabi
@Cabdiyuusuf-tk3yw
@Cabdiyuusuf-tk3yw 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤Somaaliland ❤❤❤guul ❤guul ❤❤❤❤halgaamaa❤mujaahidiintii❤eselem❤❤❤❤faarax❤ifiso❤
@hajizalah4296
@hajizalah4296 2 жыл бұрын
Farah Ifiso Mujaahid Dagaalkaas Ka Keenay libin ay ku faaneen Dadka Reer Soomaaliland
@abdirizakabdullahi4832
@abdirizakabdullahi4832 2 жыл бұрын
Geesi geesi
@khadarhussain1741
@khadarhussain1741 2 ай бұрын
Geesiyaashii SNM ee faqash ciilka baday
@awshan571
@awshan571 2 жыл бұрын
❤libaax 30:10😂❤
@kandarabi927
@kandarabi927 2 жыл бұрын
Way sigteen mar buu shantaba aakhiro u diri gaadhey kkkk
@mubarikcisman9525
@mubarikcisman9525 2 жыл бұрын
Ninkaasaa muj...ah...oo SNm...Sheegankara...dalkana abaal gashaday
@sahalcali4196
@sahalcali4196 2 жыл бұрын
Faarax ifiso waxa uu hayaa taariikhdii AHN Mujaahid Maxamed Mooge Liibaan markii ladilayey ee kawaraysta
@rabitaloudaa32
@rabitaloudaa32 2 жыл бұрын
Halkuu ku qarsoonaa kkkkkkkkkk muuse biixi ku dayo kkkkkk walaahi inaan kabihiisa gaadheyn
@moderninformation7931
@moderninformation7931 2 жыл бұрын
@@rabitaloudaa32 kkkkkkk muuse biixi baad ku waalatay meesha laga dagaalamayo ma muuse biixi ma reerkoodaa dega.. weligii muu arag dhulkan laga sheekaynayo
@jamabiixibiixi3613
@jamabiixibiixi3613 2 жыл бұрын
Ifiso waa halyay wayn
@fadxamaxamad9688
@fadxamaxamad9688 2 жыл бұрын
Alle haunaxaristo
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 2 жыл бұрын
Jecliya jabkii faqash SNM ❤️❤️❤️
@mohamedindho1
@mohamedindho1 2 жыл бұрын
16:24 Sheekadu way ka kala go,antahay . Fadlan sheekadu waa Amaano ee ilaaliya.
@buurdhaabmedia
@buurdhaabmedia 2 жыл бұрын
fadlan asxabey channelkan wuu cusub
@Kingtaplouz30
@Kingtaplouz30 Жыл бұрын
Libaax ifiso🔥
@somalimusicport
@somalimusicport 2 жыл бұрын
Editing waxbaa ka khaldane hagaajiya
@yaasiinhassan2127
@yaasiinhassan2127 2 жыл бұрын
Ifiso waa taliyahaygii wuu gaboobay walhy markuu taliyaha ii ahaa nin dhisan oo qurux u goaya ayuu ahaa baaskooldana dhinaca kama dhigi jirin
@fahmi1435
@fahmi1435 2 жыл бұрын
Goorma taliye kuu ahaa
@hindayusuf833
@hindayusuf833 2 жыл бұрын
Masha allah fara wa lo bahna wa
@yaasiinhassan2127
@yaasiinhassan2127 2 жыл бұрын
@@fahmi1435 sadexdii sano aan duurka ku jiray buu taliye noo ahaa
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
SAAJAC.
@museali7468
@museali7468 Жыл бұрын
Tarikhdu waa marag
@buurdhaabmedia
@buurdhaabmedia 2 жыл бұрын
subscrib idheha
@saciidainashe9087
@saciidainashe9087 2 жыл бұрын
KAAM LIIBAAN XARUNTII CIIDANKA SNM DAD GOB AH CIIDAGALE( GARXAJIS)
@rahmahussein4964
@rahmahussein4964 Жыл бұрын
Kaam liiban reer abtigay baa daga nasab nasab dhalay wlhi
@MukhtarMukho
@MukhtarMukho Жыл бұрын
WarA
@Yedo25254
@Yedo25254 Жыл бұрын
Ifiso cunto kariye ayuu ka ahaa snm
@ugaasraage4178
@ugaasraage4178 Жыл бұрын
Wax kasta anagaa guulaysaney buu dhahayaa faan waynaa
@user-pi2xt1ev2q
@user-pi2xt1ev2q 5 ай бұрын
Adigu faqashta waatahay mahoo
@jamafarahhersiqolqol3049
@jamafarahhersiqolqol3049 Жыл бұрын
Ninkaa uu sheegayo mujaahidku ee bawdada ka jabnaa hargeysana lagu toogtey alle haw naxariistee waxaa la lodhan jirey. Maxamuud coomaade Caydiid qolqolka madoobe ( xoorxoor) oo reer baligubadle ahaa.
@fourohio8091
@fourohio8091 5 күн бұрын
Farax siciid sugule, waa odeyasha burco nabada ku dhex nool
@ailadenilmi4700
@ailadenilmi4700 Жыл бұрын
Kkkkkkk faarax dhanka majaqaan maxaa ceelal xeebta kadhagay
@maxamed8867
@maxamed8867 2 жыл бұрын
Lixle rabaso dhinaciisa waqooyi ayuu ku aasan yahay
@mhassan0163
@mhassan0163 Жыл бұрын
adigu ma adigaa aasay, goob jooge baa hadlaya
@calimaxamed111
@calimaxamed111 2 жыл бұрын
Caaaaac baaaaac
@MukhtarMukho
@MukhtarMukho Жыл бұрын
Yy
@salmajaama1196
@salmajaama1196 Жыл бұрын
Iidoor been kama dhammaato.
@rabitaloudaa32
@rabitaloudaa32 2 жыл бұрын
Kuwani halkay ku qarsoonaayaan kkkkk muuse biixi ayay ku daydaan walaahi inaydaan kabahiisa gaadhayn kkkk
@moderninformation7931
@moderninformation7931 2 жыл бұрын
Muuse kimistuu dubi jirey
@NH-lb2tw
@NH-lb2tw 2 жыл бұрын
Wax hubso muuse waxbu xashi jiray😂😂
@moderninformation7931
@moderninformation7931 2 жыл бұрын
@@NH-lb2tw niyaw qofkan muuse biixi baa ku qafilan wuxuu u haystaa afarta gees ba inuu muuse biixi ka dagaalamay waa ciyaal maskaxda muuse lagaga qafilay meel walba intan buu kusoo qoraa
@NH-lb2tw
@NH-lb2tw 2 жыл бұрын
@@moderninformation7931 ha waxaa laga yaaba in uu yahay dadka dalka loo xoreyaay ee lagu ilaaliyo 2017 bartay snm iyo somaliland😂
@rooblemohamud149
@rooblemohamud149 2 жыл бұрын
Sow idinkii labada Gaari watay dameerka halkee laga Keeney mujaahid
@Updirisak_Caano
@Updirisak_Caano 2 жыл бұрын
😅😂😂
@mohamedindho1
@mohamedindho1 2 жыл бұрын
Sida iiga muuqata hadalkiisa aaga ay haystaan waa aag balaadhan sheekada si fiican u dhagayso.
@mursalabdirahman4127
@mursalabdirahman4127 2 жыл бұрын
Alla maxaa geesiyaal iska gaboodnay ciil maqabeen hadaa shisheeye la gali lahayn dagaal kaas waxa dhibtaasi kala gaarty ee sidaa is kugu martay waa isla anaga ax alla aaya xumaa aduunyadu
@ubahubah3949
@ubahubah3949 2 жыл бұрын
Khawaarij bay ahaayeen
@maxamed8867
@maxamed8867 2 жыл бұрын
Waa dhuljiifkii weynaa waar dadkii aad dhici jirtay xoolohoodii miyaad ka xalaashatay mise waad iska bixisay
@omarosmanahmed5473
@omarosmanahmed5473 2 жыл бұрын
Hhhhhh ala wuxu beeen badanaaa dufoooow
@hassanfarah8417
@hassanfarah8417 2 жыл бұрын
OGI OGI DAGAAL NIN GALAA UGU WAR YAR MANA JIRTO CID KALOO UGA WARAMEYSAANA .
@mohamedhasanabdi7619
@mohamedhasanabdi7619 2 жыл бұрын
Waa wax aad loga xumaado umadii somaliyed oo isku jabtay nasiis xumaa somalidu iyaga iyo siyaad baraba waa danbileyaal ilhay idiinma naxariisto naarta ilahay idinku fokee
@omarcaraale9894
@omarcaraale9894 2 жыл бұрын
War Ninku Been weeynaa
@mhassan0163
@mhassan0163 Жыл бұрын
faqash siday dafiraad ugu jireen bay duntay, dhashii faqash hoog baa u sugnaaday if iyo akkhiro
@mustafaosman4014
@mustafaosman4014 2 жыл бұрын
Taariikhdu waa maguuraan qorane waxaan rabaa Dagaalkii Ballidhiig 20.12.84 inaan wax yar ku daro sida uu uga hadlay IFISO. SNM waraysiyadeeda halka dhinac ah oo ay sida ay rabaan u dhigtaan sax mawada aha, waxaa fiicnaan lahayd in dhinicii kale ee Taariikhda Halgankii SNM kasoo horjeeday iyana la waraysto si xog sax ah oo dheelli tiran Diiwaanka Taariikhda loo geliyo. Haddaan usoo noqdo dagaalkaas Ballidhiig 1984 sida uu ku yimid waxay ahayd; Dowladda Shiinaha ayaa Dowladdii Somaaliya Siisay ama ka iibisay Madfac layiraa 130 mm oo Howsar ah oo aad u tiira dheeraa, waxa tababar lagu geliyay Xeradii Madaafiicda Goobta GT 11 ee Dabada Cadaada Hargaysa Askar iyo Saraakiil barta Madfacaas. Markii Tababarkii dhamaaday waxa loo baahday in Dabrid laga sameeyo. Dabadeedna waxa la waayay Goob banaan oo ku filan fogaanta Madfacaas oo lagu dabrido Gudaha dalka jiidaas Gobolada W.Galbeed iyo Togdheer. Dabadeed waxa laysla gartay in lagu rido xabadaha Gudaha Xadbeenaadka Xeryaha Xabashida iyo SNM ta. Saraakiishii Joogtay Jiidaha Dagaalka Ama furimahaa Gaaska 3aad Badankoodu waa Diideen in Aagooda laga dabrido, waxaase ogolaaday Sarkaal Taliye ka ahaa Ballidhiig sidaasaana lagu tagay Dabridkiina looga sameeyay Maddacii Cusbaa, waxana lagu duqeey "Baalla-dhaye" oo saldhig u'ahaa SNM. Arintaas Xabashida ayaa aad uga Caroootay waxayna ku dhaarteen Somalidu 40 km gudaha ethiopia duqeeyeene inay seddex laabkeed garaaci doonaan sidaas darteed waxay Bamgareeyeen meelo badan oo Tuulada Beer ugu ugu fogayd xagga gudaha, Jiidaha Gaaskii sedexaad (Burco) oo dhan waa duqeeyeen laakiin Jugta Culus waxay ahayd halkii Ciidankii Madaafiicda ku garaacay Fadhiyeen ee Ballidhiig. Gaas aad u hubaysan oo la odhan jiray Gaaska wareega oo Xabashi ah ayaa Cir iyo dhulba maalintaa Dagaalka soo galay. SNM Cudud xoogan oo Fadhiyo Military ay ku qabsato waagas Malahayn, dagaal ku dhufo oo ka dhaqaaq ah oo jabhadayn ah ayay wadeen. Waxa dagaalkaas la oran karaa Dagaalkii ugu cuslaa Bacda 77 ee Xabashi soo qaado ayuu ahaa. SNM waa Dirireen wax laqarin kara maaha laakiin dagaalkaas Ballidhiig Dagaal laba Dowlad dhex maray ayuu ahaa oo aargoosi Xabashi ahaa. kii kaas ku xigay oo dagaal weeyne ahaa isla Ballidhiig ka dhacay 1987, waxana si wayn loogu jebiyay Xabashida oo maalintaas Tikniko fara badan oo ay ku jireen 13 Taangi iyo Askar ayaa nolsha looga qabsaday meeydkooduna Tiro beel ayuu ahaa. By Goobjoog.
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 2 жыл бұрын
hadaad wax ka ogay so fadhiiso war baahin ta kolay imika dagaalki wuu dhamaday brother lakiin si fican bad u hadashay somaaliland na manta dadka ku noli waa dad wada dhashay dir iyo daaroodba waa inan iyo abtigii
@mohamedmuhumed7743
@mohamedmuhumed7743 2 жыл бұрын
Beenaale
@HELLO7546
@HELLO7546 2 жыл бұрын
Taariikhdu isma qariso, ragii dagaalka ku jiray,ku dhaawacmay,ku dhintay ayaa la garanyaa oo waa shalay, malaa waxaad ku khaldaysaa Galdogob iyo Balanbale, taariikhda may dhicin in Snm iyo xabashi dagaal wada galaan xitaa taakulo fiican may siin jirin, taasina waa ta guusha keentay oo Snm iyadaa isku tashatay, saaxiib am kuwii ku jiray ee jabka la baday ayaad tahay ama waad sheeko xumaysatay oo idaacadii Afweyne ayaad soo dhegeystay,
@mustafaosman4014
@mustafaosman4014 2 жыл бұрын
@@HELLO7546 Orod Ballidhiig tag ee soo waydii labadii dagaal ee ka dhacay 1984 iyo 1987. Caadifada iyo caayduna hadal Gobeed maaha ee xaqiiqda raadso waxa aan soo qoray waa xaqiiq run ah wax dan gaara oo aan ka leeyahayna ma jirto.. inaan Habar jeclo reer Daahir ahayna waa laga yaabaa oo aan kaa aqaano adiga Jiidaas "Ballidhiig, Dhoqoshay, Taallabuur ,Nasiya, Jaamac qabar ilaa Gudaha Xadbeenaadka Baalidhaye kujirto. Si fiican baa ula socdaa goob joogna waa u ahaa wixii kadhacay halkaas waayadaas Muragada Badnaa. ** Runta Rabbibaa lagu Caabudaa oo loogu dhawaadaa, Beenna waa Camal Shaydaan Caro Alle iyo cadaabkiisaa lagu kasbadaa**
@HELLO7546
@HELLO7546 2 жыл бұрын
@@mustafaosman4014 Sxb Waan tegay indhahayga ayaan ku arkay, AF legaado ma jirto laakiin waxaan hubo, oo sidan kuu sheegay ragii dagaalka ku jiray baa nool, adna wax lagugu yidhi ayaad shirka keentay, caqliga ku siiyey hub baan xad ku tijaabinayaa waanan iska seexanayaa war nin weyni gole keeno ma aha, ee malaa guul daradii Afweyne ayaa ku dhibay.
@omarcaraale9894
@omarcaraale9894 2 жыл бұрын
War ninku Been weeynaa bal Nin Aan marnaba laga guuleeysan Xagee lagu Arkey Ala Been weynaa War Been xitaa Soconeyso Sheeg
@waraabecadeofficial7211
@waraabecadeofficial7211 2 жыл бұрын
Naaaac
@mhassan0163
@mhassan0163 Жыл бұрын
faqash jabkeedii xanuun muxuu kugu reebay, ninkani waa ninkii Xiin Galool oo halka ugu dambaysa xadka Somaliland galay, wallaahi waan joogay, wixii ka dhacay waa la ogaa, waa Ifiso ninkii ciidamada watay ee Yufle kaga duulay, SNM subaxaa wey dhammayd reer Sanaag intii taageersanayd
@ibrahimcumar-rj9fl
@ibrahimcumar-rj9fl Жыл бұрын
Ecd1wedddßďddďèďďd⁰sdeqqDewscoslzLw3
Waayojoog : Faarax Siciid Sugule (IFISO) Qaybta 3aad.
43:38
Gym belt !! 😂😂  @kauermotta
00:10
Tibo InShape
Рет қаралды 18 МЛН
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 46 МЛН
لقد سرقت حلوى القطن بشكل خفي لأصنع مصاصة🤫😎
00:33
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 29 МЛН
ምስራሕ ከሊኦምኒ ። ጌታቸው ረዳ
10:49
Feleg Media Network
Рет қаралды 3,5 М.
Barnaamijka Xusuus Reeb : Faarax Siciid Sugule ( Ifiso) PART 1
49:41
Horn Cable Tv
Рет қаралды 313 М.
Barnaamijka Xusuus Reeb : Faarax Siciid Sugule Ifiso PART 2
56:54
Horn Cable Tv
Рет қаралды 371 М.
Barnaamij Gudagalkii SNM Ee Magaalada Hargeysa 31 May 1988
42:51