Waayojoog : Faarax Siciid Sugule (IFISO) Qaybta 3aad.

  Рет қаралды 94,572

CBA TV

CBA TV

Күн бұрын

Пікірлер: 177
@boodismail5630
@boodismail5630 Жыл бұрын
Alle haydiin xiftiyo intiina nool intii dhimatayna alle haw naxariisto waad halgantteen si aan nolol qurux badan u helno 😭😭
@khadrachannel5213
@khadrachannel5213 2 жыл бұрын
Cabdi siciid waa aabahy ilaahaay howadanaxaristo
@abdullaahijaamac5168
@abdullaahijaamac5168 2 жыл бұрын
Maasha Allaah Cimridheer iyo caafimaad Aakhirona Janatul Fardoowsa Alla hakuu meeleeyo Waxaan keliya ee aan kaacodsanayaa Waa innaad qortaan Qarashkana nawaydiiya Hadaanunahay inta SNM jecel
@mohamedabdullahi2396
@mohamedabdullahi2396 2 жыл бұрын
Ader faarax ii noolow ilaahey ha ku siiyo caafimaad taam ah, much respect all the way from galmudug
@dhaskatumetube9882
@dhaskatumetube9882 2 жыл бұрын
Maasha allah mujaahid faarax siciid sugule ifiso cimri dherer ader waajibkiinii waad qabsateen
@aididfamily236
@aididfamily236 2 жыл бұрын
Waa weriye garanaya sida dadka lawaraysanayo loo dhegasto masha Allah, good job .mujaahid Ifiso Allah haku xifdiyo
@cabdixaashi9962
@cabdixaashi9962 2 жыл бұрын
Alaa yarxama mujaahidiintii dhimatay iyo ehelkayo iyo walidkayba Alo rooda iyo raxmosii janadiifardawsa Alo kawaraabi anana nogadaba naxariisto aamiin yarabiii
@munalita
@munalita 2 жыл бұрын
Aamiin Aamiin
@dayxa561
@dayxa561 2 жыл бұрын
Aad waxaan ugumahad Celinayaa Farax ifiso Magacii aabahay waa qof kii Ugu horeeyey Magacii said Soo qaaday mahadasanid
@munalita
@munalita 2 жыл бұрын
Ilaahay cimri dheeri iyo cibaado suuban ha ziiyo inti naga shihiidayna Allah haunaxariisto
@osmanahmed7832
@osmanahmed7832 2 жыл бұрын
Faarax Ifiso qofkii doonaya inuu arko muuqiisa ha ugu tago xarunta Somtel ee Burco. Waa nin mucjiso ah
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel 4 ай бұрын
Kama xiisa gooyo sheekadiisa
@MohammedAli-rr2bw
@MohammedAli-rr2bw 2 жыл бұрын
Ifiso u are a true snm hero viva Ibrahim sh isaaq
@khaalidbinuwaleed8103
@khaalidbinuwaleed8103 2 жыл бұрын
Wariyuhu waa gob ah xataa kama dhex galayo igu salama cidii taqaana
@ganey72
@ganey72 2 жыл бұрын
Waa 62 jir 47 jir u muuqaal eg. Muj ifiso caafimaad baan kuu rajeynayaa waa raggii birta ahaa ee illaahay ummadda ku galladay
@NH-lb2tw
@NH-lb2tw 2 жыл бұрын
Ha mansha Allah wali dhalinyaro ayuu u eegyahay madaama uu niin dhisan oo ciidan ah ahaa illahay ha xifdiyo wallo rag ayaa inaga dhashay
@khadarhussain1741
@khadarhussain1741 4 ай бұрын
Waa weriye fiican waxa uu dhaamaa Ducaale oo 50 sano weriye ahaa
@ahmedipnugaashaan209
@ahmedipnugaashaan209 2 жыл бұрын
Ahmad mohamed guutale ada qlih alle janatulfirdawsa hagu casuumo adi iyo mujaahidiintii kula midka🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@najmamohamoudhassan5058
@najmamohamoudhassan5058 Жыл бұрын
Mahadsanid wariyaha marna hadalka kamu dhex gelin mujahidka
@YaasirYusuf-p4y
@YaasirYusuf-p4y Ай бұрын
Dadkani waxay uhalgamen side anu unolalan lahe Una helilahen waxbarasho iyo Cafimaad iyo Nolal fican wanu hasaan imnka mashalha ilahow no siyade 😢
@alaskafingaflip6531
@alaskafingaflip6531 4 ай бұрын
Qaranimada dad aya moodo iney dheel dheel kutimid rag aya god ugu jiro adeer guulesta👏💪👏💪
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 2 жыл бұрын
Maansha Allaha ciimriga Allah haa kuu dheeryo geesi geesi dhaalye Caafimad taama Allaha haa kuugu Caasumo
@munalita
@munalita 2 жыл бұрын
Aamiin geesi dhiigisa iyo naftisa nuso huray ayu aha
@mohamoudsharif572
@mohamoudsharif572 2 жыл бұрын
Faarax siciid sugale adeer snm intaay nool rabii ha idiin xafido
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 2 жыл бұрын
Intii kuu dhiimtye haalganki Raabi Naxaristi jaantol Faardowsa haa kuu Caasuumo inta noole illaheye Caafimada iyo Ciimri dheer Allaha Haaa kuu maanysto
@jamaabdullahi4736
@jamaabdullahi4736 2 жыл бұрын
Faarax waan ku salaamay mujaahid Bankaa gaadhigaa Lama gubin bjga suugu saarnaa ee Bohol Buu idinkaga dhacay wiil yar oo ragii dusha saarnaa ahaa ayaa ku dul dhintay gaadhigaana waxay keeneen xeradii birjeex oo xafadayadu u dhaway yarkuna arab reer Cali ayuu ahaa
@cawilayaanle2440
@cawilayaanle2440 2 жыл бұрын
Geesiga ...BIRTA Ah S N M Guuuul
@aliwayeel8523
@aliwayeel8523 2 жыл бұрын
Wariye aan Mar qudha sheekada ka dhabqinayn weeye waraysaga qiimaha badan ee aad mujahidka kaso gudbisay aad ayaad ugu mahad santahay farax ifiso cimri dheer iyo caafimad ayaanu kugu ducaynay mujahidinti ku geeriyootayna alle naxariisti janatul fardowsa haka warabiyo
@ismaaciilmaxamed3364
@ismaaciilmaxamed3364 6 ай бұрын
Sudaysi😮😅😊🎉
@CawaaleCabdi-wg9wn
@CawaaleCabdi-wg9wn Жыл бұрын
Walle habeen dhawayd ayaanb joogay banka oo hore la i ga sheekeeyay wixii meesha ka dhacay
@abdiqanihandule7811
@abdiqanihandule7811 2 жыл бұрын
Mansha Allah geesi weeye mujaahidku
@MohamedAbdi-hj3rk
@MohamedAbdi-hj3rk 2 жыл бұрын
Alle ha ku xafido fidaareynkaba thanks a lot more than mr Ifiso
@XariirShxasanabdala
@XariirShxasanabdala Жыл бұрын
Wariye c/nasir dhaxal buugaag laga qori doono ayuu reebayaa waan bogaadinayaa.
@abdulahimohamed4851
@abdulahimohamed4851 Жыл бұрын
Ninkani waa halyay
@Kingtaplouz30
@Kingtaplouz30 Жыл бұрын
Mujaahid Faarah ifiso 🔥🦁
@mahamedaxmed6817
@mahamedaxmed6817 2 жыл бұрын
Soo badiya barmaamijyada noocana naasir Colombia wn ku wadna Zxp mujaahid faarax ifisana zi wngzan ayuu tarikhda uga waramayaye inkastoon hore u daawaday barmaamijkan lkn barigaas wax warayzanayay maxamuud cali ducaale oo ka tirsan horn cable tv lkn tarikhda kolba uu ka qalin daraye naasir Colombia waad la hyzataa ee zidaa u dhagayzo
@Suldankamusiga
@Suldankamusiga 2 жыл бұрын
Faarax siciid ifiso geesiyadii nsm❤
@sumahwaagullweyn196
@sumahwaagullweyn196 2 жыл бұрын
Farax ifiso geesi weeye NOOLOW muwadin khair badan allah haku siiyo 👍
@hassanabdillahi2211
@hassanabdillahi2211 2 жыл бұрын
Waa loo dhintaa geel ninkii dhaqa yidhaah doow
@raxmayusuf685
@raxmayusuf685 2 жыл бұрын
Maashaa allaah siilaanyo
@aadansaleebaan
@aadansaleebaan Ай бұрын
❤ 1:06 1:07 1:08 1:15 1:21
@cashawarsame6213
@cashawarsame6213 2 жыл бұрын
Faarax Ifiso magaca ha jiro mujaahid
@FREESOMALILAND-m1g
@FREESOMALILAND-m1g 2 жыл бұрын
Kkkkkk roodhi valine bay isku cuneen .cimri barakaysan iyo cibaado ilahay ha ku siiyo.
@munalita
@munalita 2 жыл бұрын
Maxa ku qosle marka adeer dhiig badan aya uso daatay sida xuriyada ku heli lahayn wakuwaas geesiyaashi naftooda nooo huray adeer geesi geesi dhalay tahay faarax siciid sugule ilaahay caafimaad iyo cimri dheeri haku ziiyo mujaahidinta naga shahiidayna allow unaxariiso 🤲😭
@c.raxmaanmaxamed4280
@c.raxmaanmaxamed4280 Жыл бұрын
Dibiile wa deegaanka aan ka soo jeedo 😂❤
@yasinyusuf5629
@yasinyusuf5629 Жыл бұрын
Dhulkaas sidaa loogu soo dhintay ayay maanta moodayaan inuu ciyaar ciyaar ku tegi doono Allah ha u naxariisto mujaahidiinta naftooda noo huray ee suura geliyey inaan maanta xoriyad ku naaloolayno xaqiina ma gudi karno waxaanse ka xumahay durxumada ay ku nool yihiin mujaahidiinta inta nool
@naftadooje9871
@naftadooje9871 Жыл бұрын
Geesiga dhabta ahi waaka adeer huwaney
@fadumo4024
@fadumo4024 Жыл бұрын
Maashaa Allaah
@adenmohamed694
@adenmohamed694 6 ай бұрын
Mujahidku ma sanbuurbaa sidaas ayaan ka fahmay waraysiga dhexdiisa
@MaxamedDowlad-ut6yy
@MaxamedDowlad-ut6yy 2 ай бұрын
Haa sanbuur Wye Wa reer burco xero gaasta ayuu dagana 2016 BA igu danbaysay isago somtesha Xarunta guud waardiye Ka ah umana qalmo shaqadaa😢
@abdishakuurmohamed2343
@abdishakuurmohamed2343 2 жыл бұрын
Mujaahid faarax ifiso
@munalita
@munalita 2 жыл бұрын
Mujaahidinti dhimatay ilaahay haunaxariisto dhamaantoodba Aamiin Aamiin
@amiirxasan8775
@amiirxasan8775 2 жыл бұрын
Cimri dheer
@libside6869
@libside6869 2 жыл бұрын
Taariikh Ahmiyad wayn u leh Qaranka Somaliland
@munalita
@munalita 2 жыл бұрын
Lama ilaawin waye qalbigayga wax badan ayay ka badashay caawa saaa u ooyay waligay uma ooyin shp farxaan siciid adeerkay geesi geesi dhalay
@xamdaanahmedxamdaanaxmed4151
@xamdaanahmedxamdaanaxmed4151 2 жыл бұрын
Halgame faarax Ifiso
@smartmustafemedia8511
@smartmustafemedia8511 2 жыл бұрын
CBA TV WAXAAD RAADISAA HAWLGALADII HARAGWAAFI PLEASE AHUN.
@XariirShxasanabdala
@XariirShxasanabdala Жыл бұрын
Muhahid ifiso
@awliyomaxamed8529
@awliyomaxamed8529 2 жыл бұрын
Muj ifiiso run shege weye ilahay ba uxiilqariyey dada
@abdulkadirmusa3666
@abdulkadirmusa3666 2 жыл бұрын
Dagaalkaasi waxuu ahaa dagaal dulmidiid isha alaahu tacaalaa marlabaad ayuuwdagaakaasoo kale kAdhicidoo naa si ilaahaay xagiisa aay ujaban kuwa ilaahaay nacay ee caadaastay boobka xaasidnimada iimaanla aant kaligood cuka gaalnimo iyo fusuq taageeka kuwwsi waa cadowga ilaahaay waanay jabidoonaan insha alaah
@abdiismail6805
@abdiismail6805 2 жыл бұрын
waa ayo aanu kula habaarnee
@ismailtani4000
@ismailtani4000 2 жыл бұрын
Faarax ifiso.
@ismaciiljamac5370
@ismaciiljamac5370 6 ай бұрын
Ali mareexann moodAdee kii badeed😂😂
@bosszaki9861
@bosszaki9861 2 жыл бұрын
Muj Ifiso wa runtisa cidanka cadadley laga kenay Vaslineta gerasaliimka ayay roodhida ku cuni jiren😮
@Burcaawi2010
@Burcaawi2010 2 жыл бұрын
Ma jam bay moodayeen
@marwankhan6969
@marwankhan6969 Жыл бұрын
@@Burcaawi2010 dan iyo naf ayaa biday qaraxa roodhida ayay liqi kari waayeen
@axmedjamac1481
@axmedjamac1481 2 жыл бұрын
Yeed fuaad alaah haw naxariisto
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 2 жыл бұрын
Raaga cooloshoda uu shaaqystyle Oo maarki hoorani faaqashta uu shaaqyn jeerye aaya maanta raaba Iina eeye kuu ciiyran Naabada iyo Waanaga laa gaadye illahow Naaga qaabo kuwa waa kuwa maanta haanjaabye
@dhakawayne9580
@dhakawayne9580 2 жыл бұрын
Adeerka muuse shani ayaa xitaa basaas u ahaa iyo nuux baasto oo siyaad bare garbahaaray la tagay
@Burcaawi2010
@Burcaawi2010 2 жыл бұрын
Runtaa weeye walaahay Ciro markaas waxa uu ahaa ambassador Siyaad Bare ee Moscow Russia, xitaa markii shacabka masaakiinta ah diyaaradaha lagu duqaynayey
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 2 жыл бұрын
Raaga uu soo dhiintye uu soo gaajodye uu soo haardye kaa gaajonyan kuwa aan haabeyn Dhiibto uu soo maaran baa raaba Inaa eey isuu kaa yaa waalan FRMAJOO KAA SOO SHEEDLE QAATAN SOMALILAND KUU DHIIBTYN
@Ahmedmustafa329
@Ahmedmustafa329 Жыл бұрын
Faarah ifiso .iyo clrahamn maqosole aad jecelay qaabkay taariikhda uga sheekeeyaan
@abdirahimomar7679
@abdirahimomar7679 Жыл бұрын
Xasan dayax kwrn
@mms7038
@mms7038 2 жыл бұрын
waan oyay wanan ilmeeyay waxa u so maray ururki SNM ee an maanta midhahooda guranayno mujahidkan hada kawaramaya na dhibato laso maro ti ugu adkayd ayu so maray kana nool yhy alx lkn inaga ciyaar ayay inal tahay hadaan nhy reer Somaliland wayo waxay ahayd maanta ragan inan guryo dahaba u dhisno nolol ta ugu heer saraysana la siiyo
@shalaqbenshalaqben9644
@shalaqbenshalaqben9644 2 жыл бұрын
Asc ugaas Naasir C.laahi Haybe, nagasax taariiqda ((( 1884 maahane waa 1984---1985))) waa 10ka seken ee uhoreeysa ayaad kushegesaaye , Wll mhdsnd inbadan
@raxmayusuf685
@raxmayusuf685 2 жыл бұрын
Waa runsheega oo wixii ilaahay idinku ogyahay sheega
@jamaalcabdimire6780
@jamaalcabdimire6780 2 жыл бұрын
horta ninkani Ma habarjeclaa 😊
@marwankhan6969
@marwankhan6969 Жыл бұрын
Qaybtaa bariga ee uu ka sheekaynayo oo dhanba waa haabr jeclo goobaha deganada ay ka dagaal gali jireena waa habar jeclo uun
@MaxamedDowlad-ut6yy
@MaxamedDowlad-ut6yy 2 ай бұрын
May Waa sanbuur sh.isaxaaq
@MaxamedDowlad-ut6yy
@MaxamedDowlad-ut6yy 2 ай бұрын
​@@marwankhan6969waa runta lkn ifiso hj mha
@hajizalah4296
@hajizalah4296 2 жыл бұрын
Snm Leadership, Farah Saed Sugule
@xaashicabdilaahi6485
@xaashicabdilaahi6485 2 жыл бұрын
Kkkkkkk waa mujaahidkii yaraa imtiaxaanka ahaa ee yidhi adhigaan iibsan jinay
@hamseabokor6480
@hamseabokor6480 2 жыл бұрын
Wariyhu waa nin goba kama dhexgalayo
@ifkaxasan7433
@ifkaxasan7433 2 жыл бұрын
alla muxuu Hawiye iyo Daarood dilay ninkani
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 2 жыл бұрын
Haa diilo soo ayaakuba naama diilyan
@farxancabdilaahi1566
@farxancabdilaahi1566 2 жыл бұрын
Guul iyo gobanimo
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Жыл бұрын
SAAJAC.
@jamaabdullahi4736
@jamaabdullahi4736 2 жыл бұрын
Mida kale waxaad ilowday in bankaa aad isku rasaadayseen ciidan balicabane ka yimi oo uu watay sarkaalkii mareexaan ee nageeye oo habeenkaa tacshiirad qabadsiiseen calooshuna kasoo dhacday oo xamar loola cararay dhawaciisii oo halis ahaa
@abdiazizyusuf9442
@abdiazizyusuf9442 2 жыл бұрын
Mujahid waad ku mahadsantahay xusuusinta we adiga laftaadu waa inaad qortaa inta aad hayso ee taariikhdi halganka
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 2 жыл бұрын
Nageeye waan aqiinay nin madow oo dhuuban inuu ahaa yaraan baan ku sii xusuustaa weliba aad u kibir badan, ciidamo Qoolcaday deganaa ayagana taliye ayuu u ahaa. Nageeye dhaawacaas cuslaa oo caloosha iyo kelyaha ahaa uma dhiman waa ka kacay ogaantay. Dalka Mareykanka ayuu ku noolaa markii ugu dambeysay. Jaamac waxaa jirtay in habaas weyn dhawr jeer la galay mar SNM cagta marisay marna laga digniin helay oo ay iska noqdeen. Taariikhdaas Garabis; Habaasweyn iyo aaggaas xaabaale galbeed la galay sannadkii aheyd awal??
@abdirahmanomer2313
@abdirahmanomer2313 Жыл бұрын
Nika kaliya ee runta ka sheega hslganki SNM
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 2 жыл бұрын
Masha alaa halgankii xalasha ahaa
@munalita
@munalita 2 жыл бұрын
Haa wllhi naftooda ayay noo horeen ciyaar ciyaar nabad kumay noqon hargeisa
@hassanabdillahi2211
@hassanabdillahi2211 2 жыл бұрын
HARA WAAFI
@maxamuudismaaciil1510
@maxamuudismaaciil1510 2 жыл бұрын
Geesi
@abwaancumartalo516
@abwaancumartalo516 2 жыл бұрын
Mujaahid farax ifiso mj culus
@cabdihassan3084
@cabdihassan3084 Жыл бұрын
Dhaqaajiya dhiiga dhalinyaradaay dhulkeena dhurwaaga ka soo dhiciyaay
@cismaanafgaab3018
@cismaanafgaab3018 2 жыл бұрын
Faaraxow ciidankaa baasliinta iyo kareemka isku cuney waxay u badnaayeen ciidankii cadaaley goobtuna waxay ahayd garoonka kubada cagta ee burco halkaas ayeyna xaruntoodu ahayd anigu waxaan u jirey garoonka 20m amba guryaha kaga soo jeeda dhinaca bariga garoonka
@mohamoudsharif572
@mohamoudsharif572 2 жыл бұрын
Maliin ayuuba xageen haliidoontay
@siciidmaxamed6188
@siciidmaxamed6188 2 жыл бұрын
1984 miyuu galay snm
@abwaancumartalo516
@abwaancumartalo516 2 жыл бұрын
Mujaahid ruunta sheegah guuliso
@MohamedAbdi-hj3rk
@MohamedAbdi-hj3rk 2 жыл бұрын
Kuwii faqash la socday ismail yare faysal ciro ayaa maanta isu haysta inay sidan uun soo ahayd
@saharasahara8163
@saharasahara8163 2 жыл бұрын
Ma soomaali baa cadow kuu ah nin Wayn oo toqona
@mohamedabdillahi8677
@mohamedabdillahi8677 2 жыл бұрын
Hooyadaa wase amus sharmuutahay gaalo tihiine Qadaad wayn tahay. Seed u hadashaa halka kaliya waxa laga rbaa dad duriyadii ah dhashii sheekh isaxaaq. Qadaad wayn tahay nocii aabayaashood aan cunaya tahay
@farduusibraahim6597
@farduusibraahim6597 2 жыл бұрын
Faarax ifiso wuxu kamid ahaa mujahidiintii snm ee dalkeenan somaliland xoreeyey ee kasaaray faqashtii siyad bare
@ubahubah3949
@ubahubah3949 2 жыл бұрын
Mashaa allah ayay wada leeyhin nin dhiig Muslim ku faanaya waa dad xanuun sanaya reerka aan ka dhashay qabyaalad ayaa meel xun ka tuuraysa
@abdifatahjama2223
@abdifatahjama2223 2 жыл бұрын
faarax ifiso waa ninka uugu dagaalka badnaa snm nasiibna kulahaa dagaalka haw ilaa bari ilaa galbeed
@fadumofarah2001
@fadumofarah2001 2 жыл бұрын
balicalanle meeshaan kudhashay abahay snm buu hadmid ahaa isne wuu kudhintay Warcibraan alaaah maxaa wayo lasoo maray
@mms7038
@mms7038 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭
@cabdicabdulle6054
@cabdicabdulle6054 Күн бұрын
naari kucuntay been badanaa
@moaden4602
@moaden4602 2 жыл бұрын
waxaa jjiray Guuto deganayd Cdaadley oo aad dadka shicibka u dhibi jirtay, waxay la magac baxeen Dabar gooynta Isaaqa Ogaadeen aan la taraxin bay ahayeen Col. Jihaad ba madax u ahaa 1984 dagaal buuraha ayaa lagu dily isaga kooxdiisii hal qof kama bixin dawga Sheekh iyagoo SNM daydaya oon qashar ridin oom gawaadhida ka degin baa lagu gubay . ilaa iminka subagoodii baa dawga ku sawiran
@cshdd2669
@cshdd2669 2 жыл бұрын
Markii jihaad la dilay waxa taliye ka noqday nin imika somalia taliye ka ah oo la idhaa ina bog madoow oo mareexaana
@moaden4602
@moaden4602 2 жыл бұрын
@@cshdd2669 cid lagu bedelay xiligaas ma garanayo lkn markii morgan yimi waxuu ku ururiyey meesha MJ SSDF ka soo galay oo lbarnaamijkii lacagta badan lagu cunayey ee cafinta SSDF ayaa socday xaataa Puntland ayaa laga soo guri jiray iyadoo lagu sheegayo SSDF bay ka yimaadeeen . thanks for your info
@abdiwarsame6292
@abdiwarsame6292 Жыл бұрын
Taarikh gacan kurimisa. Beentu inay xaraan tahay miyaanad ogeyn.
@Geeraarshe
@Geeraarshe 2 жыл бұрын
Qaybta afraad kuso dedaal masuul
@AwrkiiCirka
@AwrkiiCirka Жыл бұрын
Inta Nin ee SNM ee laga wareeystey dagaaladii Ifiso waa Ninka ugu dhow runta oo ugu yaraan sheegaya in dagaalada qaar lagu jabiyey iyo in waliba ciidan badan looga laayey kuwa kale faan beey dhuri jireen
@abdinasirhashi3588
@abdinasirhashi3588 2 жыл бұрын
War meesha halaag ayaa ka dhacee kaw raggan cadaab ayay ahaayen shaw
@moaden4602
@moaden4602 2 жыл бұрын
cbdi naasirow Bani aadam wn ka tagney waad naxdin iyo murugo gooynaysaa adoon waxba cunin dhawr maalmood ayaad hadana miles lugeenaysaa hargeysa ragga calooshu ka laalado Go bn ugu xidhi jirnay kalugta la goonayo beerka uga fdhiisan jirnay suuxdin ma hayno wd damqasho daynaysaa wll iminkna soonkii baan hayn la nahay , runtii waa kolba naftu waxy arkoonayso iyo xaalada ay ku jirto, waa taase ilaashda uun
@abdinasirhashi3588
@abdinasirhashi3588 2 жыл бұрын
@@moaden4602 Hadaad waxaa goob joog ka ahayd wllhi Rag Rag katagay ayaad ahaydeen anuu umalayn maayo inay ragaasi maant somaliland joogan
@moaden4602
@moaden4602 2 жыл бұрын
@@abdinasirhashi3588aduunka waxuu faqash hub ka soo aruursatay waxay yaleen waqooyi anigu qoladii hrgysa ahaa buuraha oo dhan madaafiic ayaa saarnaa intay dadkoodii kala baxeen magaalada oo airportka u yaaceen bay dayuuradu ku gureen. yaa ku hadhay hargaeysa ??? u miisa hubka noocyadiisa kala duwan hal qof yuu ka bixin Hargaysa bay amar ku qabeen. waxay had iyo jeer raadsan jireen maatada aan hubaysnayn ee qaxaysa xataa dayuurada bay ku ugaadhan jireen.fulayba ahaayeen nin AK47 oo rasaas haysan ka baqaya. 2bil badh hargeysa haysanay easaastooda ku dagaalami jirnay. SNM amar baa lagu siiyey inay dilaan askrta faqashta oo la dhaawicin rasaasta oo nagu yarayd owgeed wayna hirgashay ,markay dhimashadoodii badatay wey sii baqeen. adigu meeshu waxay ahayd dil ama ha lagu dilo. rag badan baa nool oo ciidanka saraakiil ka ah ragii wax la barayna way inoo joogaan ooiyagoo kale ah
@suugaanyahan2704
@suugaanyahan2704 2 жыл бұрын
Faarax ifiso Waa nin been badan . Taariikh aan xataa caruurta loogu sheekayn ayuu ku sheekaynayaa waxna kama jiraan waxa uu sheegaayo. Wadankana Waa la wada joogay oo nin waliba taariikhda wuu haya . Hadii waxa uu sheegayaa run tahay oo guuta kasta ay cagta marinayeen maa SNM 10 sano iyo dheeraad dibad meer u ahaayeen ( April/06/1981- Jaunuary /28/1991 ) . Taas ayaa hadalkiisa beeninaysa. Soomaaliya Military ragii ahaana wali way nool yihiin . In taariikhda labada dhan ba laga sheego ayaa runta fiican
@hassanabdillahi2211
@hassanabdillahi2211 2 жыл бұрын
Taariikh ta hala ogaado
@munalita
@munalita 2 жыл бұрын
Haa saas weye somaliland guul iyo gobanimo 😭✊️
@axmedjamac1481
@axmedjamac1481 2 жыл бұрын
Gaadhigaa Eva ah ninkii la socday ee qaadlaha ahaa ayaa iisheegay Mawliid claaahi oo imika nool
@Ahmet_Epdirahman_Fiin
@Ahmet_Epdirahman_Fiin Жыл бұрын
Far h loveta logu klla kicinayaaa
@jamaabdullahi4736
@jamaabdullahi4736 2 жыл бұрын
Mida kale todobadaa nin ee aan kuu sheegay ee kibray jid gooyadaana lagu dilay waxay sanadkaa Kii ka horeeyey gaadhi kasoo afduubeen jaadle ah oo qaaimadii jaadka sida oo jijiga ku socda inta u dhaxaysa kaam barwaaqo iyo Bali abaad dhexdooda Kuna dileen darawalkii iyo gabadh saarnayd iyagoo la yimi lacagtii oo dhiigle iyo gaadhigiiba Bali gubadle halkaana iyagoo kibirsan lacagtii ku cunayey mudo
@cabdihassan3084
@cabdihassan3084 Жыл бұрын
Rag raga waa ragii lagu dagaal galinjirey ado dhimanaya dhaqaalena haysan maxad uuga dhuman ku dhiiro dagaalka
@omersulaman9959
@omersulaman9959 2 жыл бұрын
Mujahidkan war kiisu waa cadaan
@siciidmaxamed6188
@siciidmaxamed6188 2 жыл бұрын
Hjeclo midhaa kuma jirin adiga iyo kaahin mooyaan maxaad u sheegiwayday haday jiraan
@farhaanjamaawed6852
@farhaanjamaawed6852 2 жыл бұрын
Siciid maxamed cuqdadbaa mala kugu jirta ee raga uu tirinayaba wan wada garanaya wana beelweynta habar jeclo waxad u muuqata qof cuqdadaysan aqoon la aan iyo taarikh la aan badani dul hoganayso sorry
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 2 жыл бұрын
Abbaanduulayaasha dagaal ee khatarta ah ee weliba geesinnimadoodu xad dhaafka aheyd maad maqal miyaa sxb. Korneyl Cabdiraxmaan Maxamed CASE Korneyl Jaamac Doolaal Yuusuf Garbiye ( Xaliomo Dhegala') Iyo boqolaal kaleeto. SNMtaba ma dhahnaa no.1 Habaryoonis no.2 Hjeclo
@Ahmedmustafa329
@Ahmedmustafa329 Жыл бұрын
Cuqudada jooji bro h.j NIMAN GEESIYIIN AH WYEH SNm aad ugu qyb qaatay anaa u qirayaha from G.36
@raage6364
@raage6364 Жыл бұрын
@@farhaanjamaawed6852 ciidamadu way badnaayeen mujahidiintu hal urur kumay wada jirin ifiso wuxuu tiranayaa intii ay duulaanka wada qaadeen
@abdimalikali9993
@abdimalikali9993 Жыл бұрын
Xanuun baa tahay Rag reer sh.isaxaaq ah bay ahaayeen oo laf walba leh
@Yedo25254
@Yedo25254 Жыл бұрын
Beenti oo snm ah
Barnaamijka Waayo Joog: Qaybta 4aad Halgamaa Ifiso.
43:05
CBA TV
Рет қаралды 83 М.
Which One Is The Best - From Small To Giant #katebrush #shorts
00:17
🕊️Valera🕊️
00:34
DO$HIK
Рет қаралды 5 МЛН
А что бы ты сделал? @LimbLossBoss
00:17
История одного вокалиста
Рет қаралды 8 МЛН
MUJAAHID XASAN DAGAALKII 77 EE SOOMALIYA IYO ITOOBIYA
14:05
Abdirahman mahir
Рет қаралды 9 М.
Barnaamijka Xusuus Reeb : Faarax Siciid Sugule Ifiso PART 2
56:54
Horn Cable Tv
Рет қаралды 377 М.
Xusuus Reeb - Mujaahid Maxamed Kaahin - Q3aad - Ducaale - S4E05
1:03:38
Barnaamijka Xusuus Reeb Oo Dhamaystiran
1:59:21
Horn Cable Tv
Рет қаралды 183 М.
Which One Is The Best - From Small To Giant #katebrush #shorts
00:17