Liibaan bullaale waa abwaan aanu sxb nahay.Hadda muqdisho ayuu joogaa barnaamijkana Radio Muqdisho ayuu kasii daayaa .alle ha daayo thanks.W.W.W.
@paultwocock54214 жыл бұрын
Waqtigee buu soo galaa barnaamijkan ee abwaanku daadihiyo
@drosmanfarah15224 жыл бұрын
H
@khadarhogad58352 жыл бұрын
Xaaji Baalbaal wuxuu ahaa dhulbahante.
@axmed_deeq4 жыл бұрын
Waa taariikh aan caadi ahayn iyo weliba sawiro dadkii qaar magacyadooda aanu haynay Aun dhamaan intii geeriyootaye. Dhalinyarada iminku waxay ka dhacaa waxay dhahaan Gacan baan u taagay, waa sidaase channel kan aad baan uga mahadnaqayaa hawsha baaxada leh ee ay ummada Soomaaliyeed u hayaan. Thanks WWW
@maxamaddaahir10434 жыл бұрын
Asal dhaqan
@maxammedraage124 жыл бұрын
wll, waad mahadsan tahay lkn ma ii sheegi kartaa taarikhdan iyadoo dhameystiran
@hashkaaxmey1410 Жыл бұрын
ax
@mawliidcumarnuur98234 жыл бұрын
Iiwad iiwad sheekada
@maxamaddaahir10434 жыл бұрын
Hhhhhh
@mahamedcudhi74974 жыл бұрын
Baalbaal waxuu ka waramay in uu Ceerigaabo uu ka tagay kaddibna jigjiga uu ku arkay dhaanto, war bililiqo miyaa lawadi, Balibaal oo 40 sano ka hor wareysi cabdilaahi xaaji ka qaaday KZbin ayay ku jirtaa BBC london lagu wareystay war yaab badaana