Kooxda Waaberi 🔥Iyo Heesta "QABIILOW"

  Рет қаралды 12,545

WAAYO WAAYIHII WACNAA

WAAYO WAAYIHII WACNAA

Күн бұрын

Пікірлер: 20
@abdirahmanartan6877
@abdirahmanartan6877 3 жыл бұрын
Abwaan mustafe sheekh cilmi waa nool yahay wuxuuna joogaa stockholm Sweden oo uu degan yahay marar badan ayaan la kulmay illaahay cimrigiisa ha barakeeyo waana oday ka mida labeentii soomaalida taariikhda ayaana qoraysa
@abdikarinadan7063
@abdikarinadan7063 3 жыл бұрын
Alhummadda Qabbiilnimadu; Ogoobey! Haka qooqdo; Iyadoo qooq gaaban. Maansha Alllah. Legend. Beautiful waddani song.
@yaxyec4972
@yaxyec4972 2 жыл бұрын
Alhuumada qabiilnimadu Ogoobeey haday qooqdo Iyadoo aqoon gaaban Waa sidaas sxb
@JugeQaaraamiMusic
@JugeQaaraamiMusic 3 жыл бұрын
Heestii Qabiilow Mirihii Mustafa Sheekh Cilmi Laxankii Saciid Maxamed Xarawo Kooxdii/Hoballadii Waaberi Taariikhda Loo Qabtay Kaydka Radio Muqdisho 📻06 06 1984👍❤👌
@abdikarinadan7063
@abdikarinadan7063 3 жыл бұрын
Alhummada Qabbiilnimadu; Ogoobey Haka qooqdo iyadoo qoor gaaban; Isla weyni soo daaqdo; Iyo kibbir ka solo wabaxdo; Aamina ku farxalatoo; Inkaarta ay daacdo; Ibtilida ka beermeysa; Urrugada ka reemeysa; Arrammida ay reebeyso; Uumigiyo qiiqeedu; Ummadda la doonaysa.
@abdikarinadan7063
@abdikarinadan7063 3 жыл бұрын
Iney aayaheed gaarto; Iyadaa(Qabiilka) ku oranaysa; Isagoo og nacabkaagu; Ummadaada qalanaayo; Adna aabahaa goowrac; Iyadaa ku oranaysa Isagoo of nacabkaagu; Aqalkaaga duminaayo; Reer hebel inaga eega; Iyadaa ku oranaysa Isagoo og nacabkaagu; Arraxdaada jabinaayo; Noqo kan u ade
@shariifrooble2758
@shariifrooble2758 3 жыл бұрын
Waaow
@sayidka6911
@sayidka6911 3 жыл бұрын
Isla weyni soo daaqdo Iyo kibir kasoo wabaxdo Aabina ku farxalatoo
@abdikarinadan7063
@abdikarinadan7063 3 жыл бұрын
Aflagaadadeey daacdo. Sorry
@abdullahihersi1188
@abdullahihersi1188 3 жыл бұрын
Waayihii wacnaa aad baad u mahadsan tahay sida aad Heesaha xulka ah noola wadaagto. Heesaha Wadaniga yaan ka helaa ee ma soo raadin kartaa hees la dhaho “ Dadweynoow Adigaa Leh’” oo uu Miraha sameeyey Abwaan Tukaale Aun, laxankana Cigaal baa lahaa Inshaa’alaah haddii aad soo heli karto. Thanks 🙏
@abdikarinadan7063
@abdikarinadan7063 3 жыл бұрын
Ibtiladda Qabbiilnimadu; Dhibtii iyo agoonteeda; Ammarkiyo faankeedaa; Ajashiyo amankaaga; Baalayda aloosaysa; Sharka ay unmuli doonto; Ambaqaadka hooygiisa; Owka meesha furanaysa; Abeesada ka faafeysa; Ilkaheeda dhererkooga; Kolba eelka keenayso; Ummadaa la doonaysa;
@shariifrooble2758
@shariifrooble2758 3 жыл бұрын
Waa run iyadaa ku odhanaysa iyadoo nacabkaadu duminaaya aqalkaaga u adeeg waa qabyaalada
@abdikarinadan7063
@abdikarinadan7063 3 жыл бұрын
Ummadayahay Ilaaheena; Intaad aqootaan; Qabbiil aayahiisa; Aragteen ka soo noqda.
@sayidka6911
@sayidka6911 3 жыл бұрын
Heestaan xagee kasoo heshay niyo? Iyadaa ku oraneysa isagoo nacabkaagu ilmahaaga qalanaayo Adna aabahaa gowrac Iyadaa ku oraneysa Isagoo nacabkaagu Aqalkaaga duminaayo Reer hebel innaga eega Iyadaa ku oraneysa Isagoo nacabkaagu Araxdaada jabinaayo Noqo kan u adeegaaya Mustafa sh cilmi abwaan qiimo badan allaha deysto.
@roblemaer4834
@roblemaer4834 3 жыл бұрын
Mustafe Sheekh Cilmi waa halyay. Heestan baa muujinaysa.
@musaabdala307
@musaabdala307 3 жыл бұрын
asc wankusalamay sxb sare waka dollad kkkk
@abshircarab18
@abshircarab18 3 жыл бұрын
Wlee waxaas kaa hees wadani ah iyo rag culus oo isku helay wlhi markaa arko hees wadani ah xaada ayaa i istaagto waana iska ilmeeyaa xanuun waaye wlhi nin 30 sano ku dhaw anan dowlad arag ilaahow dowlad cadaalad ah na sii adaa weyn oo waaxid ah
@abdikarinadan7063
@abdikarinadan7063 3 жыл бұрын
Waad ku mahadsan tihiin heesaha xulka ah ee aad noo soo gudbisaa.
@maxamedleloon8394
@maxamedleloon8394 3 жыл бұрын
Hambalyo waayo waayo heesahaan ayaa la rabaa maxaa yeelay somali qabiil ayaa dilay ee rag hadaan leeyahay heesahan waa kuwii loobaahnaa ee horay u wada oo soodaaya py py waaya
@NM-vb6xe
@NM-vb6xe 5 ай бұрын
So ma ahan waxa manta na heysoto, iyaada (qaabilka) ku oraneyso intra nacabkaga aaraxada ku yabiinyo noqo kaan u adeega 😮
Saado Cali Warsame 🔥Iyo Kooxdii Waaberi Iyo Heesta "FALLAADH"
13:34
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 29 М.
HEESTII SAXANSAXO. HOBALADA WAABERI
12:52
Jaalle Allamagan
Рет қаралды 4,2 М.
Lazy days…
00:24
Anwar Jibawi
Рет қаралды 8 МЛН
كم بصير عمركم عام ٢٠٢٥😍 #shorts #hasanandnour
00:27
hasan and nour shorts
Рет қаралды 12 МЛН
Симбу закрыли дома?! 🔒 #симба #симбочка #арти
00:41
Симбочка Пимпочка
Рет қаралды 6 МЛН
Xasan Adam Samatar Iyo Sahra Axmed Jaamac 🔥 Iyo Heesta "SAYLO GUYAAD BADAN"
10:23
SURQO YAREY _ CAASHAQU MAXUU ISOO RITAY _ KOOXDA WAABERI LIVE 2019
5:14
KA DURUG SOOMAALIYEY (feat. Kooxda Waaberi)
7:51
Cabdi Tahliil Warsame - Topic
Рет қаралды 547
Wankayga Cadoow Ha naaxin AHU Abwaan Af-gudhiye
19:28
Hoodo Show
Рет қаралды 35 М.
Kooxdii Waaberi 🔥Iyo Heesta "SHUBA HADA SHUBA SHUUSHOW BAX"
6:42
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 31 М.
Buurbaa kugu gudbane, AUN.Cumar Dhuule iyo Maryan Mursal
12:30
Farhan Ali Halane
Рет қаралды 378 М.
Lazy days…
00:24
Anwar Jibawi
Рет қаралды 8 МЛН