ONLF Deegaanka ma matashaba Waayo Maba oga xaalada dadka iyo dalkuba kusugan yihiin Dr Ibraahim Doolaal Best Interview waxbadanbuu Daaha Kaqaadey Sxb Abdi Askari Thanks...
@ABDIASKARITUBE9 жыл бұрын
Jigjiga Tube Cankees Weeye .. #ONLF - Dal & Dibadba Cid aay Masalaan Majirto, Ururada Nabad Diidka ayaa Waxaa Lagu Gartaa , Wax Horumar ah Lamaba Tusikaro, Runta Marka Laga Hadlo #ONLF - Wada hadal , Nabad & Horumar Midna Diyaar Uma aha, Dadki Hore ee Hagi Jirey ururkani Waa hore Ayay Dadkooda Dhinc Karaaceen ... Mahadsansid Sxb Maxamed xassan ( Maame) #JigjigaTube Magaca Cusub Soo Dhowee...
@nassirjama55449 жыл бұрын
ONLF should be demanding what any colonised people should be demanding, complete independence from those colonising them but ethiopia will never let that happen unfortunately. And what they've doing in Ogaden they got away with and will continue to get away with it because they're an ally of they West.
@siciid6669 жыл бұрын
ONLF kama shaqaynayso danta umada waa dad dano gaar ah wata ninka xukuma wuxuu ku nolyahy dalka dibidiis bil walba waxaa soo gasha malayin dolar marka haduu nabada qaato lacagtaas sow ma ogayso dadka masaakinta been ha u shegina eee dhahaysan xornmadii baa so ifaysa
@bishararte76589 жыл бұрын
we should know onlf is not alar peaple is like 100 people live in u.s Sweden and u.k so we should know the everyone