From hargaysa waan kaa faaidaysanay aqoonyahan xaalxaali doolaal.....mnsha allaah waa aqoonyahan aad u il dheeer
@shukrimuuse81753 жыл бұрын
Masha allah congratulations 🥳 to you
@DrAbdiqadir2 жыл бұрын
Aqoonyahan,indheer garad ah, aftahanyo alle ku mannaystay oo ka hadhay foolaadkii soomaaliyeed. Runtii dr doolaal waa nin fahansan waxa uu ka hadlayo oo aan anbanaynin. Guulayso adeer.🙏 from somaliland
@muhamedgreatman5 жыл бұрын
dolaal waa nin wax badan og hargeisa degan
@xamsexalane70795 жыл бұрын
Odaygan wuxuu kajoogaa dadkii hore ee soomaalida ahaa dün xariira ayuu kajoogaa
@abdishakuurjimcaale31555 жыл бұрын
Dr dolaal wa nin indheer garad oo wax badan og wa raga somali taledada wax ka bixin kara
@roblemaer48345 жыл бұрын
Waa runtaa. Waa nin og in Soomaalidu isku dan tahay.
@abdihassan38365 жыл бұрын
Do not lie Mr.Doolaal. Freedom of speech came from Qurreroo first and then from Dr. Abiye not Mustafe
@roblemaer48345 жыл бұрын
He didn’t lie. He is discussing the Somali Killil within the wider Ethiopia context and he mentioned achievements of Dr Abiy Ahmed such as unbanning opposition parties, closing torture jails etc. It’s not good to rush to judgement. Sometimes people can forget details.
@madarcali122 Жыл бұрын
Dr xaalxaal dolall waa geesi reer Somaliland iyo Ethopia ahaba labada
@Red-bz7bk5 жыл бұрын
QAYLO DHAAN 31 SHIRKADOOD OO SHIINO AH YAA LAGU wareejiyey badda. Shaqo abuur shino dheh. TAAS XANUUN GAAR BEY LEEDAHAY.
@sahalyare11672 жыл бұрын
Wariye Ruug cadaa ahi inuu odayga Waraysto Ayay ahayd caruur baad odayga udirteene karaamo xumadani waamaxay? Wariye Wayn uunbaa xog ka soo saari lahaa oo siwacan uga waramin lahaaye odayga xogbadan baa kuduugan iyo taariikh badan