Wadada Faqrudiinka Masaajidka Hindiga Masaajidka Sheq Aweysul Qarni 🇸🇴

  Рет қаралды 9,794

Aslah Aba Safi

Aslah Aba Safi

Күн бұрын

Пікірлер: 47
@ahmedkhalif3850
@ahmedkhalif3850 4 күн бұрын
(السلام عليكم ورحمة الله وبركاته)(اخى) Masaajidiha Qaarkood Gudahooda Ma Geleysid Sababta Maxay Tahay Mise Dadbaa Degan Ama Ku Ganacsanaaya =Mahadsanidin=
@rapidcoolco.6630
@rapidcoolco.6630 Күн бұрын
Jazakallah
@mos1954
@mos1954 18 сағат бұрын
Subhanalah Fakhrudiin oo ahaa Ninkii Muqdisho Helay Maanta Xataa Malayaqaano.
@IlkacaseIlkacase-q6w
@IlkacaseIlkacase-q6w 3 күн бұрын
Muhamed saed joga galkio som fadland macalinka ka farxi
@HassanMire-l2l
@HassanMire-l2l 4 күн бұрын
Aslah Aba, Masaajidka Hindi iyo Pakistan keliya ayaa ku cibaadeysan jirey oo waddanka yimid 1800 kii, wuxuuna ahaa Masjid Shiica ah sidaa darteed ayan Soomaalida ugu tukan jirin. Masjidkan dhinaca dambe wuxu ku lahaa Dugsi ilaa fasalka 8aad ku eg.
@mohameddeni6119
@mohameddeni6119 21 сағат бұрын
Garatsio wallaaahi waxaad nosoo xasuusisi zamaan waa oo yi aniga xasuusti darteeda kheer allaha ku siiyou intii dhimatinee allaha unaxariisto walaal keega
@samataraxmed3318
@samataraxmed3318 5 күн бұрын
Masha allaah
@MaaxDheeg
@MaaxDheeg 2 күн бұрын
Meeshu waa kudaafad xashiish
@wiilkawaddanika3942
@wiilkawaddanika3942 4 күн бұрын
SAXIIB WALAALI WALI WAA QASHIN GEELAQ XAUUS BADAN BAA ISOO XASIISISHAY
@mos1954
@mos1954 18 сағат бұрын
Allahu Akbar
@AadamAbdullahi-e9z
@AadamAbdullahi-e9z 2 күн бұрын
M.a❤❤❤
@MusaMunyiva
@MusaMunyiva 5 күн бұрын
War horta qashinkan iska nadiifiya saan maxaawaye?
@FY-Editzz
@FY-Editzz 3 күн бұрын
Shiikhow *Muuqaalkaaga* wuxuu u ekaaday kuwii cadaanka ahaa ee meelaha burburay soo duubayay. ADIGA kow ka noqo inaad inaad *QASHINKA* qaadid, maahan inaad wax xun faafisid.
@stefankuber2132
@stefankuber2132 22 сағат бұрын
Masaajidka hindika Runtii waa masaajidkka shiicada bakistaan khooja ayaa la dhahaa masaajidkooda ayaka oo kiliya ayaa ku tuki jireen Xataa qabrigooda waa gooni waxuu ku yaali wadada Maka almukarama Diintooda islaam ma aheen
@AslahAbaSafi
@AslahAbaSafi 21 сағат бұрын
@@stefankuber2132 waa runtaada
@CabdifitaaxMaxamed-v6p
@CabdifitaaxMaxamed-v6p 4 күн бұрын
Cup gown my brother
@mos1954
@mos1954 18 сағат бұрын
Xamarweyne Waa Taariiq Ubaahan in Dowlad Ay Maalgeliso Iyo Hay adaha Bulshada , Dadkaa Lagarabaa Iney Dalkooda unaxaan.
@MaxamedColoow-t4x
@MaxamedColoow-t4x 13 сағат бұрын
Dugsi miyaa mase waa dugsi noo Kala cadeey reer xamar hadal xumaa
@hmh3620
@hmh3620 4 күн бұрын
Dukaan burukada(tomaha )lagu gadi jiray ma jiraa weli,masjidka hindiga agtiisa
@AslahAbaSafi
@AslahAbaSafi 2 күн бұрын
@@hmh3620 majiro
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he 23 сағат бұрын
War qashinka halag qaado meesha fadlan kuwa howlaha guud ee degmada haloo sheego.
@mos1954
@mos1954 18 сағат бұрын
Fakhrudiin soo Masjid Quruumo dhisan ma ahayn jirin ?
@AIRLINERSWEB
@AIRLINERSWEB 4 күн бұрын
DADKA SOMAALIYEED WAXEEY JOOGAAN OROBBA IYO DULKA GAALADHA QADHIN CAMAL 😂😂😂 WAA DAD OO SIXUN LAGA YAABO
@MustafaAhmed-cb4hq
@MustafaAhmed-cb4hq 4 күн бұрын
Qashinka waa astaanta dowlad xumida, Dowlad fiican oo xanshuurteena niigu khidmeeso Ilah hana siiyo
@MusaMunyiva
@MusaMunyiva 4 күн бұрын
@@MustafaAhmed-cb4hq dowlada inay waxkasta kuuqabato maahan saxiib
@FY-Editzz
@FY-Editzz 3 күн бұрын
QASHINKA dadka ayaa keenay, iyaga ayaana laga rabaa inay iska qaadaan.
@الحمدان-ذ2ي
@الحمدان-ذ2ي 5 күн бұрын
Asla aba safi reer xamar weyne kalay ma dhintan miya markasta ad vedio ka keentid guryihi iyo dadki hore waxad dhahoysa sxbkey waye meel heblu jira wu joga aa nagu wererisay wu dhintay reer xamar weyne cajiib
@lionman4191
@lionman4191 4 күн бұрын
Look all those garbage no one is cleaning how is this the capital of a country
@nuunkaaar1290
@nuunkaaar1290 2 күн бұрын
Qashinka iska qaada caafimaadka ha yimaado
@COYG797
@COYG797 5 күн бұрын
Where is Part 2 ?
@AslahAbaSafi
@AslahAbaSafi 4 күн бұрын
@@COYG797 part 2malahan
@FaatimaAwad
@FaatimaAwad 4 күн бұрын
Waqti waa waqatigi hore hada wax walba way bur bureen
@nuunkaaar1290
@nuunkaaar1290 2 күн бұрын
Meel qaro lagu gadaayi aa qabuuro laga dhigay
@IlkacaseIlkacase-q6w
@IlkacaseIlkacase-q6w 3 күн бұрын
Muhamed saed joga galkio som fadlan macalin ulaabo oo kta farxi mahad sanid
@Mr24may1991
@Mr24may1991 Күн бұрын
QOLOF WAXAA MAQL IGU AH INUU MAREEKANKA JOGEY ASAGOO INDHA BEELEY, WALLAHU ACLAM, QOLOF WAXUU AHAA ISBATOORE BOLISKA. ;AAKIN WAA KAA WEEYNAA SEE ASXAAB DUGSI U AHAADEEY. KOLLEY HADA MA NOOLA AA FILAA WAQTIGII KACAAN WAXUU AHAA 40 JIR
@hodanabdulqadirabdulrahman1227
@hodanabdulqadirabdulrahman1227 21 сағат бұрын
Qolof qofkii meel ku og igu caawiya Asaga iyo xaaskiisa warkooda Ayan and ugu baahna
@YoungShakur1989
@YoungShakur1989 18 сағат бұрын
Lo'da bacaha cuneysa ilahow u gargaar
@MusaMunyiva
@MusaMunyiva 5 күн бұрын
Dadka xaafadan degan waa inay dowlada talaabo ka qaada qashinka haday iska nadiifin waayan
@MustafaAhmed-cb4hq
@MustafaAhmed-cb4hq 4 күн бұрын
Shaqadaas dowladda hoosa laga rabaa, aduunka majiro qof canshuur bixiyo oo hadane qashinka iska qaad la dhahaayo
@MustafaAhmed-cb4hq
@MustafaAhmed-cb4hq 4 күн бұрын
Dowladda xooga ee tallaabada ku qaadeeso, qashinka lee haku qaado
@MusaMunyiva
@MusaMunyiva 4 күн бұрын
@MustafaAhmed-cb4hq saxiib wadankasta dadkiisa ayaa nadiifiya waxkasta yaan dowlada lagasugin
@OmarOmar-yu4mq
@OmarOmar-yu4mq 4 күн бұрын
​@@MusaMunyivaqashinka hadii laqaado lo'da maxay cuney
@MusaMunyiva
@MusaMunyiva 3 күн бұрын
@@MustafaAhmed-cb4hq adiga negative ayaad tahay iska aamus meelkasta aan kugu arko dhanka negative ayaad u hadashaa
Sicirka Cuntada Muqdisho 🇸🇴
12:00
Aslah Aba Safi
Рет қаралды 10 М.
Misaajidka Maxamed Thaani,Sheq,Cabdulqaadirka, Marwaas 🇸🇴
13:44
World’s strongest WOMAN vs regular GIRLS
00:56
A4
Рет қаралды 44 МЛН
PRANK😂 rate Mark’s kick 1-10 🤕
00:14
Diana Belitskay
Рет қаралды 11 МЛН
When Cucumbers Meet PVC Pipe The Results Are Wild! 🤭
00:44
Crafty Buddy
Рет қаралды 47 МЛН
DEG DEG Maxkamadeynta Haween isugu jira Kuwa Qarax waday, Qaar Ka yimid Khawaarijta.
41:59
Waxaa Booqday Stadium Mogadishu Somalia 1973
28:43
ABDINASIR M
Рет қаралды 17 М.
by by Muqdisho Waankuusoo Xiisi Doonaa
8:48
Aslah Aba Safi
Рет қаралды 15 М.
Ninka 27 sano keligiis dhisayey jidka  |  Dhabbaaqa's Guardian
13:10
Shingaani oo Wali Baa Ba San PART 2 DHAMAAT 🇸🇴
10:29
Aslah Aba Safi
Рет қаралды 14 М.
World’s strongest WOMAN vs regular GIRLS
00:56
A4
Рет қаралды 44 МЛН