WADADII KACBADA LAGA BURBURIN LAHAA O FURANTAY & SOMALI O QEYB KA AH CAJIIB!

  Рет қаралды 48,535

Dulmi Diid Clips

Dulmi Diid Clips

7 ай бұрын

WADADII KACBADA LAGA BURBURIN LAHAA O FURANTAY & SOMALI O QEYB KA AH CAJIIB!
Welcome to Dulmi Diid Clips Channel where you will find a variety of contents like high quality content like Cars, Mobiles, Cameras, mics, and hundreds of other technology gadgets reviewed, in depth with tips and tricks about products,
so please sit back and enjoy the ride!
My filming gadgets/devices
www.ulanzi.com/?aff=863
DJI Osmo Action 3 - amzn.to/3e12T3F
BOYA Wireless Lavalier Microphone - amzn.to/3T9AmIf
Ustine Selfie Stick - amzn.to/3rnPQw9
USB C to 3.5mm Jack - amzn.to/3fCO485
Spigen Rugged Armor Case - amzn.to/3E6lcPt
DJI Pocket 2 - amzn.to/3E6OP3l
Ulanzi J12 Mic -
www.ulanzi.com/?aff=863
amzn.to/3C27TwN
Rode Mic Me-C - amzn.to/3Sw5C4f
Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung

Пікірлер: 259
@Amal_UK
@Amal_UK 7 ай бұрын
SubhanaAllah☝️❤️
@Anfa-99
@Anfa-99 7 ай бұрын
waan iska celinaynaa dhamaan somalina weey israaci oo cadawgooda hal meel ayaan uga soowada jeensanaysaa
@qurbaawis642
@qurbaawis642 7 ай бұрын
Cadowga ugu Wayn Somali waa daarood
@laraahmed6592
@laraahmed6592 7 ай бұрын
Waa isaaq maxaa kali naga dhigay walahi isaaq ayano ahay khawarij ayno nahay
@Yusra_N3jib
@Yusra_N3jib 7 ай бұрын
Cadawga somalidu waa soomaali
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 7 ай бұрын
Dalkeena iyo Badeena Qab Qablayaasha Allaha inoga Bad baadiyo shekh maxamed jazakallah
@boolocadey4661
@boolocadey4661 7 ай бұрын
Ilaahayoow Aamiin .
@cafifanuur1950
@cafifanuur1950 7 ай бұрын
Dagaal baan ka xignaa arintaas in iyagoo dhul naga haysto iney hadana badi soo hurguriyeeyaan.
@yasminabdi5221
@yasminabdi5221 7 ай бұрын
Ilahayow noogargaar🤲 ❤🇸🇴💪💪
@boolocadey4661
@boolocadey4661 7 ай бұрын
Aamiin yaa rabilcaalamiin ilaahaay.
@hamdimohamadmohamad1385
@hamdimohamadmohamad1385 7 ай бұрын
Maanta meel ayaad taabatay ood xantaxantaysay lkn yaa u joojinaya channel kan runta ayuu ku dhisanyhy. Jazaakkallah khayr shekuna
@aminaali4566
@aminaali4566 7 ай бұрын
Wadaadka dulmidiid isku meelbaan wax ka aragnay Maashaa AllAAh
@chefimsa
@chefimsa 7 ай бұрын
Siyaasiinteena manaqaano meel ay noowadaan sheekhoow waayaabnaye sidaan anaga qurbo joogtada ah wax ufahansanahay ama aan u ragno uma arkaan miyaaaa ilaahow wadankeen nabad nooga yeel
@AhmedlbrahlmAhmedlbrahlmkga
@AhmedlbrahlmAhmedlbrahlmkga 7 ай бұрын
Somalla2 you are doing good and enjoying yourself too and enjoy your
@f.o847
@f.o847 7 ай бұрын
Ushaada nin aad ka qaadan kartaa loo dhiibtaa, wad@n daris kula ah kaa ciida@n iyo dadba badan. Allaaha sahlo
@abdisabriye
@abdisabriye 7 ай бұрын
Inshaalaah ha ka yaabin furmimeyso
@qalbiinahassaninahassan8079
@qalbiinahassaninahassan8079 7 ай бұрын
ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR ILHEY HA UGARGAR SOMALIA HANOOLAATO SOMALIA GUUUUUUL 🇸🇴 🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️ markesto 🇸🇴🇸🇴
@ashamohamed689
@ashamohamed689 7 ай бұрын
Ilaahay baanu ku amaaneysaney oo aysan amaanadiisa dayacneyn dalkeena iyo diinteena iyo dadkeenaba
@user-gf1ty6ly4b
@user-gf1ty6ly4b 7 ай бұрын
Wa sax lakiin asbaab in lala yimaado on ilaashano dhulkeena
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 7 ай бұрын
Dee toodii casmara ha aadaan ❤❤
@Mama-hu6bv
@Mama-hu6bv 7 ай бұрын
Taas rag ayaa haysta
@user-kd6nr4hz7n
@user-kd6nr4hz7n 6 ай бұрын
Tana rageedii waa kuwaas u soo banaan baxay oo yiri dooni maynu badeena in la iibiyo iyagaana oromada waajib kooda marsiinaya eritariyana cadow lama rabno
@fartuunsharif2443
@fartuunsharif2443 7 ай бұрын
Shiikh masha alaah laakiin md xasan shiikh warkiisa madmadow baa ku jira ma cada inuu cayriyo safiirka buu ahaa warka a cadeeyo
@nadifonuur8786
@nadifonuur8786 7 ай бұрын
Aamiin Aamiin.
@user-bm4ii6rt4o
@user-bm4ii6rt4o 7 ай бұрын
Uncle guul 🇸🇴 somalia
@abdulahisalad1353
@abdulahisalad1353 7 ай бұрын
Sheekh walalaheen reer hargaysa ama burca ama boorame haka dhaadhicinin in aysan wax qaban karin ogowna xasan sheekh inuusan is difaaci karin marka shacabka Somaliya ay duulaanku qaadaan isaga, Muuse biixina waa la mid shacabka si kasta oo qolaba neel loogu haysto lkn marka Ilaah uu doono inay kacaan wax bay qaban karaan fadlan ha niyad jebin
@niimaneur4842
@niimaneur4842 7 ай бұрын
Sheekhro si tu te protège pas tes affaires ils vont toujours essayé de prendre
@jeeeeyah
@jeeeeyah 7 ай бұрын
Anagoo xabasha ayaa ka qeeb qadan doona ayaa filayaa.
@qalbiinahassaninahassan8079
@qalbiinahassaninahassan8079 7 ай бұрын
Amiiin amiiin amiiin ya rabi 🤲 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@fartuunmohamed1062
@fartuunmohamed1062 7 ай бұрын
Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada soomaaliyeed hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin Allah hana dhaafiyo dalaaliinta iyo munaafaqiinta dabo dhilifka u ah cadowga aamiin Allah hana noo soo saaro madax dadnimo iyo iimaan leh ee dalkaan badbaadiyo aamiin soomaali dhoohan Allah ha idin fahansiiyo nimcada Allah idinku beerey aamiin
@coolhamsa4712
@coolhamsa4712 7 ай бұрын
Waa markih lesracilahay
@AbdiMadar-sx5vu
@AbdiMadar-sx5vu 7 ай бұрын
Maxaad uga hadli wayday ilaa baardeere ayey haystaan e ?
@abdisheikh8211
@abdisheikh8211 7 ай бұрын
Kaaaa kaaa kaaa
@ashanor8035
@ashanor8035 7 ай бұрын
Muuse iyo amxaaro Alaaha kawayan waana laska cinindoona
@abdirahmanismail1980
@abdirahmanismail1980 7 ай бұрын
ASC waad asiibtay sheekh xalay ayaa niyada ku hayay allahuma salim salim salim.
@adanbile4237
@adanbile4237 7 ай бұрын
Saldhig markay ka dhigtaan Yaa ganacsiga ka hor istaagaya ? Bad iyo berri markay kaa soo gasho.
@cabdinaasirnuur7473
@cabdinaasirnuur7473 7 ай бұрын
Shikh mashaa allaah muse wuxuu fududeeyey kacbada in lagu duulo
@minursa02
@minursa02 7 ай бұрын
Hadu Illaheey Qoreey maxaad Ka qaabaan kaartaa, Iska calaacaal.
@w410921
@w410921 7 ай бұрын
Reer Bahal waa Cajiib,Markuu Farmaajo 4 dekedood bixinayay caadi bay latahay
@user-kd6nr4hz7n
@user-kd6nr4hz7n 6 ай бұрын
Ma oromadii baa baa oo is difaacaysa soomaali isku dir diiday
@HamdiyaAhmade-cy5qh
@HamdiyaAhmade-cy5qh 7 ай бұрын
Ma tihid walaalkay xabashigà iladhashay
@nuurakiin1022
@nuurakiin1022 7 ай бұрын
Waa qacda maqashii waxna how qaban
@sacdiyoxasan5032
@sacdiyoxasan5032 7 ай бұрын
Mahadashid shiikh illaahay haka abaal mariyo
@user-hr4km9jp4m
@user-hr4km9jp4m 7 ай бұрын
Asc. Sheekh waxaan maqley dadka ku'tuulaayo mako'almukarama waa yuhuuda? Koleey adigaa iga'yaqaan laakiin aniga sidaad ayaan'maqlaayey.
@haachannel8793
@haachannel8793 7 ай бұрын
Nin xabashi ah yaa dumin dono
@abdisabriye
@abdisabriye 7 ай бұрын
Kadaa sxb marekan ka nooamaanin masarna ka yareysan
@umxasan7407
@umxasan7407 7 ай бұрын
Qof walba se waxaad ogtaa qabiilka dhan cayay qimaaha sheekheeds iyo shariifkedu wey ku qabsan Allaahna wuu laha goyn xaqaooda Maalinta dahab iyo dinaar ma jire soonakaha iyo saladada ayeaa la siin. وقال الله جل في علاه ولا تزر وازره اخرى
@qurbaawis642
@qurbaawis642 7 ай бұрын
😀😀😀sheeko khiyaali
@hananihanani7576
@hananihanani7576 7 ай бұрын
Asc wrx wbr dulmi diid waa ayaan daro inay munaafiiinti madaxda inoo ahaa baayace dalkeenii
@hoodocadey4325
@hoodocadey4325 7 ай бұрын
Bax dheh mareykan asaa dabada ka soo riixaayo amxaarada qashinka ah
@cabdinaasirnuur7473
@cabdinaasirnuur7473 7 ай бұрын
Wcs wr wb
@mushaanitv7675
@mushaanitv7675 7 ай бұрын
59 Sanno ka dib jawaab bey helidoonaa!!!!!
@fardowsa6949
@fardowsa6949 7 ай бұрын
Masha Allah tabarakallah guuuuul guuuuul Somaliand Ragga leh ayaa taladeeda na leh ❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉s Somalia maxy qaban kartaa ninkii tiisa daryeela ayaa tukale na kudara. Waxba ha ku wareerina Somaliand waa sheeko dhamatay.
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 7 ай бұрын
Hasoo ooyin markey sidii falstiin kugu dhacdo
@maimoonamaimu8040
@maimoonamaimu8040 7 ай бұрын
Xasid darood ayaad tahay oo weligaa somaliland afka kuu haysa
@fardowsa6949
@fardowsa6949 7 ай бұрын
@@saynabdaye7382 oo ma adaa iiga dhow yuhuud soo oyin ma adaan kuu soo oyi waan aqaana sida aan isgaka celiyo .
@kaaha1233
@kaaha1233 7 ай бұрын
Waryaa sheikh darood dhulkeyga aniga leh warka iska yaree anigaa Ethiopia u ogoladey badeyda wixi kaso noqdana masuuliyadeda aniga qadanaya dee dhakhda igala taga😂
@ademmohammed8827
@ademmohammed8827 7 ай бұрын
Mahdi dijaal ciise juuj waxaa soo dha baa ka horeeya burburinta kacabada cid muslim ooo kool ma jiraan
@malaqdooy5138
@malaqdooy5138 7 ай бұрын
Walal somalia qabiilka kali cabasho qabi lahaa xaddii jiro xasuuq badan dil iyo gaajo lagu laayey waa raxweyn 1991 ilaa 1999 lagu dilayey cml marixaan iyo habar gidir isku dhiiban sida cayarta brazil iyo argentina cml
@marianmohamed3937
@marianmohamed3937 7 ай бұрын
Kacbada illaahay (SW) aa xafiday walaalkiis Markii la burburindoonana, waa mar Muslimka aduunka uu san joogin insha allaah. Ethiopia burca badeedka aa ka adag insha allaah.
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 7 ай бұрын
Waa naloo sheegay in nin xabashi ah dagaal kusoo qaadi doonro
@marianmohamed3937
@marianmohamed3937 7 ай бұрын
Oo adiga yaa kale oo loo sheegay? Cilmiga islaamka u baro si fiican my dear sister.
@user-kd6nr4hz7n
@user-kd6nr4hz7n 6 ай бұрын
Ma qaarbaa itoobiyaankii ah oo diintayada !!maya
@mohamedmohamud4316
@mohamedmohamud4316 7 ай бұрын
Meesan somali ma jirtee naga wad niyahow wayo waxaan ka quustay marki bisha raman la duqeenayet magaalo somali ah oo dhabarka u jeedisay walhy lkn nabsiigi lasacanod ayaa ku dhacay somali maryooleey balo idin dartay
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 7 ай бұрын
Taariikh ma leh wax qaaqaawan oo xaasid iyo shirki ka buuxo
@AbuukarCabdullahi123
@AbuukarCabdullahi123 7 ай бұрын
Wadadii kacbada lugu bur burin lahaa maxaa ulajeedaa. Qoraalka iyo hadalka ha.islahaado
@yasminali5763
@yasminali5763 7 ай бұрын
Saxiixa yaa sameeyay oo saxiixay caqligu hashaqeyo runtana waysoo bixin inshallah I believe is not muse bixi waxa bada bixiyay he was a massager inshallah xaqa waa soo baxayaa waana yaabidontaan somaliyay use comment since my allah protect all muslimiin
@issamoussa164
@issamoussa164 7 ай бұрын
Haa la dilo ina biixi
@haachannel8793
@haachannel8793 7 ай бұрын
To engage to engage i wonder the solution we cn get from there a direct action to give our see to Ethiopia
@saynab7503
@saynab7503 7 ай бұрын
kac bada wll inuu inaah ilaasha nayo yaad ilowday
@goljanoo
@goljanoo 7 ай бұрын
waxaan kugu la talin lahaa ka bax arinkan waayo kala qaybin weeye waxani
@ummkhubayb2290
@ummkhubayb2290 7 ай бұрын
talada kaliya ee aad na siinkarto ka soomali ahaan waa qaata qoriga oo cadowga meel ha looga soo jeedsado .waxaan aad leedahay kala qaybin makala qaybis ayaa dhiman qabiilada soomaalida dhamaantood calan ayey leeyihiine...Arinka axmaarada waa kii midayn lahaa soomaalida .
@bestmayraaled8077
@bestmayraaled8077 7 ай бұрын
Waa Dhib Nagu Soo Kordhay Arintan Allah Noo Fududeyo Koley Waa Iska Celin Doonaa Inshaa Allah
@mohamedmohamud4316
@mohamedmohamud4316 7 ай бұрын
Maxaa iska Celine niiko iyo qabiil qeylo lee ku fican tihine somali maryooleey lkn nabsiigi lasacanod ayaa idinku dhacdaye ee aad ku dawaneyna bil Ramadan ah
@Somalgirl
@Somalgirl 7 ай бұрын
Waxii kala helnaa kala leenahay dad dhiigooda iyo naftooda wadaa nahay
@natureanimalsonearthandund163
@natureanimalsonearthandund163 7 ай бұрын
WAA RUNTIII TABARTII AYUU KA HADLAY WASIIRKA WARFAAFINTA
@maxamedfaarax6996
@maxamedfaarax6996 7 ай бұрын
Sheekhaw way saxan,yihiin waayo shirkii uu hogaaminaayay ibliiska midabka soomaalidda lee Waxakasoobaxay waan aragnaa Maxay kudadaashay dawladaad sheegayso may eriday safiirkii
@korosTRADING
@korosTRADING 7 ай бұрын
Wey u eg tahay walahi
@maariyadagan
@maariyadagan 7 ай бұрын
Ilaahay ka baqo sheekh baad sheeganiysey
@haachannel8793
@haachannel8793 7 ай бұрын
Orod galada uadeeg
@user-kd6nr4hz7n
@user-kd6nr4hz7n 6 ай бұрын
Jasaaka laaha qayr sheeq dulmi diid oromada alaha jabiyo
@issamoussa164
@issamoussa164 7 ай бұрын
Somaliye toos oo duuluunimada diida
@HamdiyaAhmade-cy5qh
@HamdiyaAhmade-cy5qh 7 ай бұрын
Warnaga hadha isuba diina nihin
@shaairguled9274
@shaairguled9274 7 ай бұрын
Kaarkadhibanaha kuqaraabasho waahakacusub
@MohamedHanad-ys8lt
@MohamedHanad-ys8lt 7 ай бұрын
Kacbada in ay umaraan biyaha somalia kacbada qasab maaha Eritrea ayay Mari karaan
@kaaha1233
@kaaha1233 7 ай бұрын
😂😂
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 7 ай бұрын
Absolutely true! somalia waa lamatabtan Guul insha Allah 💙💙💙💙💙🎊🕊📿🕋
@sara-mn7sj
@sara-mn7sj 7 ай бұрын
Heshiiska waxaa Ka mid ah in ciidamada Ethiopia gacan bir ah Ku qabtaan cid kasta oo Ka hor timaada danaha, nabadgelyada iyo horumarka Jamhuuriyada Somaliland
@successfulwomen3347
@successfulwomen3347 7 ай бұрын
🤣🤣🤣🫢 masha ku yaaba fadhiya
@user-lh6yk4sy3o
@user-lh6yk4sy3o 7 ай бұрын
Dulmididow qabyalaadi aya ku kaday so maha.. Fiqi reer kisa janada ka magalo.. Daroodnimow.... Viva OROMO From Somaliland 💚🤍❤️🇪🇹🇺🇲🇬🇧
@Mariish2257
@Mariish2257 7 ай бұрын
War nio kismayo Kenyan ayaa haysta anaga maxa noodideÿy inaan dantayda garanoo
@w410921
@w410921 7 ай бұрын
Wadaadka waa loo nasteexaynayaa, qabyaalada diin ha noogu qarin.
@ruwaydaabdihakim7539
@ruwaydaabdihakim7539 7 ай бұрын
Qabyaalad maahan in dhulkaaga cadaw haiska siin lugu dhoho intaad leedahay somali baa idulmiday cadaw waxba reebayn afka haugu dhicin ciribtaada danbe iyo caruurtaadana gumaysi iyo adoonsi iyo sixun unoolaasho hauhor seedin Somali waligeed bay islaynaysay cidna cid wax uma reeban wayna nooshahay oo cid cid gumaysata maanta lagama helayo lkn balaayo banaan kaaga timid oo kumanaan sano cadaawadi idin dhex taalo waxwalba kafilo Cadow jaanis kugu raadinayay maantana aad siisay jaaniskii inuu wax kuu hanbeeyo haka sugin
@sacdiyafarah5746
@sacdiyafarah5746 7 ай бұрын
Ishiisa laga arkaaa ushiisa lagu dilaa. Abii khalad malaha. Waa in masuuliyda laga qaado kuwa dhiibay meeshey joogaan ha joogaan, lanamaxkamadeeyo.
@aishanureini9446
@aishanureini9446 7 ай бұрын
Jk Sh markaan maqlay Ithoobiyaa bada Soomaalida qeyb laga siinayaa baan soo xasuustey kacbabada dumiska xadiiski Nabigeena caleyhi salaatu wasalaam maantana Adigaa mowduuca inoogu keeney cajiib
@sara-mn7sj
@sara-mn7sj 7 ай бұрын
Markii DP world Berbera timi Somalia sidaan oo kale ayay u cabaaday😂
@HamdiyaAhmade-cy5qh
@HamdiyaAhmade-cy5qh 7 ай бұрын
Kuma aqaan khajil
@alahayowarligeygukiiisraac4225
@alahayowarligeygukiiisraac4225 7 ай бұрын
Anigu gaalada hadalkeeda ma amino si kastaba
@QaysMovies
@QaysMovies 7 ай бұрын
Adigoo dameerlay xun ahaa oo siyaasada 1995 kusoo biiray Somaliland siyaasad kagama badin kartid 34 sano may waayin ictiraaf ee adigay ku ixtiraamaysay adiguna wad garan wayday kacbada ma hooyada leh soo xadiiiis laguma sheegin in la burburin doona maxaad ka qaban kartaa taaa caqligaa liita eed ku nooshihiin waaka marna farmaajo ka yeedhsiiyey afar dekedood iyo kabadan banu xabashi siiinayna imikana ay gobolada koonfurta somaliya ay xoog xabashidu ku beerato dhulkooda taa maxaad uga hadli wayday hadaad run sheegayso makhnuuudyow calooshu xanuuunayso. Somaliland intaad hoos u dhigaysaan walaahi inay siii fogaato mooyaane haka sugiina inay dib idiinku soo noqoto
@user-wj3qe3pt5w
@user-wj3qe3pt5w 7 ай бұрын
Xabashi inay nasoo gasho waanu kasoo horjeednaa xabashi inay dalkan lawareegto ayay rabaan anigoo kasoo jeeeda togdheer
@Hikma599
@Hikma599 7 ай бұрын
adoo soo taagan ayaa nala aqoonsanayaa maxad samaynkartaa qabyaalad iyo nacayb ayaa ku dilee
@user-kd6nr4hz7n
@user-kd6nr4hz7n 6 ай бұрын
Ma oromadii baa baa soomaali mid
@sahraosman6818
@sahraosman6818 7 ай бұрын
Giggiga aan ku qabsano. Qaniinyo qaniinyo aa leyskaga fujjiya
@fordoosabdalla9819
@fordoosabdalla9819 7 ай бұрын
Soomaaliya soomaali baa leh
@w410921
@w410921 7 ай бұрын
Somaliland uun baa wax wada leh, inta kale Federal waydii
@aminahassan5738
@aminahassan5738 7 ай бұрын
Ina biixi Mr juudaan Aamus ayey leeyihiin markaas asagoo dintay dadka dambeeyey loosameyn doono JAIL SOMALILAND😢
@MahamedHusen-jy7un
@MahamedHusen-jy7un 7 ай бұрын
BERI HORE AYAAN SII ARKAAYAY INAY XILIGII DHOWDAHAY AY XABASHIDU GELI LAGAYD XARAMKA IN BAD LA SIIYANA WAA AMAR ALLE WAANA QASAB
@QALIHaji
@QALIHaji 7 ай бұрын
Somaliya waa dowlad xor ah Ethiopia waxay wadaan siyaasadii Israel ku gashay falastiin oo la arkaayo maanta waxa kudhacayo somaliya muse biixi masiirkeeda ma Matalo shacabka reer somalilandna badooda ma iibsan Karo oo Wali dad damiirkooda nool ayaa kunool
@abdulqadirmohammedahmed3221
@abdulqadirmohammedahmed3221 7 ай бұрын
sheikh arinkaanu waa geedkii yiri ( gudinay ima aadan goyseen haduusan gablkay kugu daab nayn )somali kale oo jaajuus ah ayaa ky daaban labadooduna waxba nagama tari karaan hadii allah admo
@Ogaal776
@Ogaal776 7 ай бұрын
Illaaheeyoow umadaan I gargaar maraykanka iyo yurub qowda maqashii waxna ha'u qaban waaye
@cabdinaasirnuur7473
@cabdinaasirnuur7473 7 ай бұрын
Shekada socoto caadi maaha
@user-ir2rh4we9v
@user-ir2rh4we9v 7 ай бұрын
Waan inoo dagaal e dagaalka so gala
@minursa02
@minursa02 7 ай бұрын
Waxa ba oogtahaay ineey Kacbaada ey buurburiin doonaan meel ay uso maraan ba, waa waax qooraan Illaheey aya ba kutaala galeey adhiigu maxaad ka qabaan kaarta.
@mushaanitv7675
@mushaanitv7675 7 ай бұрын
6 February 2024 itoobiya jawab bey helidoonaan
@ismanyoniselmi4777
@ismanyoniselmi4777 7 ай бұрын
Xabashida iyo yahuuddu waa isku dhaqan, waxay sheektaan dhul aynan laheyn
@user-gi8uu8go6k
@user-gi8uu8go6k 7 ай бұрын
oo bada ma itoobiyaale markaysaa leeyihiin
@HamdiyaAhmade-cy5qh
@HamdiyaAhmade-cy5qh 7 ай бұрын
Ya nala leh manaqaan soomaliya
@minime331
@minime331 7 ай бұрын
Ethiopia ciidankeedu wuxuu joogaa Gedo, Baydhabo iyo Hiiraan intaba kumanaan kun oo askar ah ayaa jooga ee munaafaqadda ka baxa oo runta isu sheega dadyohow. Jubaland Kenya ayaa haysata. Xamar Burundi iyo Uganda. Xalane gaalo nooc kasta ayaa jooga oo masiirka Soomaaliya oo dhan ka taliya si dadban. Runta isu sheega.
@AbdiMadar-sx5vu
@AbdiMadar-sx5vu 7 ай бұрын
Adiga yuhuuda iyo Somaliland isku meel bay kuu taagan yihiin miyaa ?
@maxameddeeq3377
@maxameddeeq3377 7 ай бұрын
Marka hore waa in Itoobiyan ka ka bixina dhulalaka koonfureed sii ee san uu adkaanin in aan difaacno dhulala keena iyo baddeena.
@ayaanqaali8570
@ayaanqaali8570 7 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 eesh Calaal baroortu yaxaaska
@hoodoabdulrahman6529
@hoodoabdulrahman6529 7 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂Guul somaliland 🎉🎉
@snw9257
@snw9257 7 ай бұрын
Maya ninki xoog leh aya xabagta goosta
@sicidaarre6420
@sicidaarre6420 7 ай бұрын
Waar waxba kaama geilin badda la kireeyaye, maad wararkaagii bariga dhexe iska wadatid, mise meesha waanku kuu daynaa? Weriye Qabyaali ah Baad tahaye
@Internet_n_Things
@Internet_n_Things 7 ай бұрын
Faqashti wey walatey kkkkkk 😂😂 Eeyadu faqashtu way ciyaysa… waah waah! Xasiidnimo ayay u ciyaysa… waah waah! Munaafaqnimo bay ku faanaan… waah waah! Had iyo jeer way ciyaan, isla kuwi ayaa ciyayaa… waah waah! Maa ilaa aakhiro ayey ciyi donaan… waah waah!
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 7 ай бұрын
Waa adiga iyo caqli xumadad maalin aan maata ahayn ayaad ogaan doon taa🤔🤔🤔
@QueenWolf-cc8fw
@QueenWolf-cc8fw 7 ай бұрын
Qabiilka ayaa qalbika kamodobeeyay isku xishoo xoolayehey yahuud naku dhaxjirta wadi
@kaaha1233
@kaaha1233 7 ай бұрын
Waah waah😂😂😂
@AliHassan-uv9uc
@AliHassan-uv9uc 7 ай бұрын
Ar somaliyeey ninkii dhofkuyimidey geridu dhibeysaa tankale hadey xoog kusodegaan seynabad ugunolaan halkey badecadoda marsindonaan somalida wadaniyiintaa guul iyo gobanimo✊
@user-hu7wm1sv5m
@user-hu7wm1sv5m 7 ай бұрын
Etopia weda wado waa markii aduunka laga tiri lahaa walhi Somalia gumeysi yeeli meyso waa leyska celina qori iyo gacanba
Sh Asuuli oo ka jawaabay Badda uu kireeyey Muuse Biixi
29:50
Xogmaal Media
Рет қаралды 46 М.
Doing This Instead Of Studying.. 😳
00:12
Jojo Sim
Рет қаралды 14 МЛН
Gym belt !! 😂😂  @kauermotta
00:10
Tibo InShape
Рет қаралды 18 МЛН
Jumping off balcony pulls her tooth! 🫣🦷
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 27 МЛН
OMAAR OO CABSAN AYAA I KUFSADAY XASHIISH AYUU KA DHARGAY
22:19
M•Somali Tube
Рет қаралды 4,3 М.
يوم القصاص .. الطالب إليوت روجر ينتقم
31:13
WARAYSIGII UGU HOREEYAY IYO EHALADA FANAAN OOMAAR BAR BAR
13:55
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 67 М.
BYD Automobile Dynasty BYD Han Tang is impressive
0:16
Special Effects Funny 44
Рет қаралды 37 МЛН
MOBIL AKI AZHIRA #shorts #mobilaki #car #mainananak
0:19
AZHIRA SYAFIA
Рет қаралды 8 МЛН
РЕЗКА РЕЗИНЫ ДЛЯ ШИН
0:40
MakkClips
Рет қаралды 9 МЛН
Exhaust Tips GLE 63s
0:19
Straight Piped by: Gexhaust
Рет қаралды 3,2 МЛН