Wadankii u dhamaatay! | Ninkii Bashaar ahaa lacagtii wuu la gambiyay| Xabsigi Sidnaaya| isra suuriya

  Рет қаралды 42,646

Dulmi Diid

Dulmi Diid

Күн бұрын

Пікірлер: 259
@DulmiDiid
@DulmiDiid Күн бұрын
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar. Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta! dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/
@alielmielmi2109
@alielmielmi2109 Күн бұрын
A
@anfacfaarax3038
@anfacfaarax3038 Күн бұрын
Sheikh dadka ujawaaba oo talo siiya
@suldaanmax9900
@suldaanmax9900 Күн бұрын
Asc sh wan ku salamay salan ka kadib Amirka cumar Binu khadhab ba khubo ku Yidhi اسمعوا واطعوا لا نسمع ولا نطيع عندك حبتين من ثياب ادن لا نسمع ولا نطيع
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 Күн бұрын
Ilahaye xa ugargaro umadah somaliyed Doua somaliya 🇸🇴❣️
@Somalestine
@Somalestine Күн бұрын
Aamiin yaa Rabbi 🤲 ❤️ 💖 💕
@f.n.9630
@f.n.9630 Күн бұрын
XASAN MA AHA IN UU KA HADLO CARUURTIISA AMA FAMILKIISA SUBHANAALLAH
@MaxamedNuur-ll7jn
@MaxamedNuur-ll7jn Күн бұрын
WalaHi madAxnimo waAn kabaqay mar aan wadasoco nay asxab ayaa nin wuxu nayiri waan baahanahay; Nin naga mid ahaa ayaa yiri Walee X.Sh.Maxmu Waloo hastaa dad badan oo soomaliyeed oo (Baahan) Waa Ciqaab Weyn (Allaah Agtiisa) ;
@FaadumoIbraahimmaxamad
@FaadumoIbraahimmaxamad Күн бұрын
Shiikhoow Allaha haku daayo si fiican ayaad u fahansiisaa
@murtitv6518
@murtitv6518 Күн бұрын
Oo sheekhow muxuu qabtaa ooo uu ku daalay xoolaha dadka ayuunbay xadaan dadkan madaxda sheeganayaaa😢😢😢😢
@aishasheikh9785
@aishasheikh9785 Күн бұрын
Walaal kusali nabiga scw❤❤❤❤
@abdiraxmaanfarxaan7759
@abdiraxmaanfarxaan7759 20 сағат бұрын
‏اللهم صلي على سيدنا نبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 Күн бұрын
Scw scw scw scw scw scw sheikh wacaleikum salam dulmi diid Suriya victoire muslimane wayei gulleisateiy
@abdirisakmohammed7293
@abdirisakmohammed7293 Күн бұрын
SHARAF MALAHA NIN X.SHEIH AQOONA MALAHA LKN allaah baa dhibka uu Somali ugeysty ka abaal marin waana madaxdii la dhahy HABAAR MASIIBO ISUGU DARA ,ALLAAH SHARKIISA UMMAADDA SOMALIYED HA MOOTIYO
@dahirmohamed3148
@dahirmohamed3148 Күн бұрын
Waa bbeenaale, waana munaafaq ee Allaah dadka ha kaqabto.
@seed3966
@seed3966 Күн бұрын
صدقت يا عبد الله وقولك حق حق حق. 👂😎👂
@husseinaden7560
@husseinaden7560 Күн бұрын
Madaxwaynaha haloo geeyo DR XABEEB sidan laguma fiirsan karo
@AyoubOmat-y5b
@AyoubOmat-y5b Күн бұрын
Sideen kuwadaynaa sxp waad ogthy qof walanee?
@luulahmed5138
@luulahmed5138 Күн бұрын
@@husseinaden7560 Somalida waa cawaan Intooda badan waaba walan yihiin hadow arko qof la caynayo kama fikiro Maxaw sameyey Way cayaan
@MohamedIsmail-c8q
@MohamedIsmail-c8q Күн бұрын
war iyo dhammaantiis. waddankii way u dhammaatay
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz Күн бұрын
Allahu❤akbar❤allahu❤akbar❤
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz Күн бұрын
❤viva❤sheekh dulmi diid runtaa kusocoo🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤
@udbiabdi742
@udbiabdi742 Күн бұрын
Waa dandansi Allaha u soo diro ciidamadiisa.
@maxamudcali2236
@maxamudcali2236 22 сағат бұрын
Xasan sheekh hadaladisu hadal madaxwayne ma ah ee ku jees jeesid cad iyo moraal shacabka danyarta ah marka Ilahay badal khayar qaba ha ukeeno shacabka somaliyeed insha allaah
@user-cm5cs7vg8c
@user-cm5cs7vg8c Күн бұрын
Qurun Xasan uru dadka hantida hooyada somaliyeed xaq bey u leedahay duli duli dhaley Caruurtaada Koole iyo xashiish ayey cabooyaan Keleb keleb dhaley Hooyadaa naar Allaha kushido😊
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz Күн бұрын
Waa runta walal umadi Somalia aad ayeyudibateisanyihin isaga barakiciyey daadki
@FarhanKeinan
@FarhanKeinan Күн бұрын
Waa tuug xasan waa tuug waa shaydaan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@luulahmed5138
@luulahmed5138 Күн бұрын
@@FarhanKeinan 😄😄😄 Waa tuug shaydan and love Subxana allah Waxa ka sii daran kuwa likes u saaray Saxiix somalida inay wax khaldan yihiin
@SaraUsama-o6n
@SaraUsama-o6n Күн бұрын
Waxa fiicneed inuu xasuusto ilmaha baahan waxay cunaan heesan derbiga seexdo 😢 inuu guryo u dhiso iyo wax barasho Subhaanallah Aaqiro Ayaa Sigeyso Odayasha madaxda Sheeganayo waa shayadiin bilaa Naxariis😢😢
@niimaneur4842
@niimaneur4842 Күн бұрын
Barakallahu feekuum Sheekh
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn Күн бұрын
WCS SHEEKH 👋 SCW ❤ SCW ❤ SCW ❤ ALLAAHU AKBER ☝️❤
@sadiosheikhabdi6202
@sadiosheikhabdi6202 Күн бұрын
Allaahu Akbar Rabbiyooow magantaada ka gali Aakira iyo Adduunba
@faarushashim2143
@faarushashim2143 22 сағат бұрын
Hooyoyiinka iyo caruurtii somaliyeed hantidoodee yayuu caruurtiisa wax ku baraay hadanaa wuu ku fanayaa waxasii waa caqliiga kuwa madaxda sheeganaya ee hotjooga uu ah somalida waase nasiib darada Somalia 🇸🇴 haysata lakiin Allah ayaa uu maqan 😢
@MauumedCadal
@MauumedCadal 18 сағат бұрын
Waxan ahy dadka daily kuula socda nio talo kusiin 🙏wararka qodobo usamee sheekh ilaahy haku sharfo🤲🙏
@abdulqadirkutub8032
@abdulqadirkutub8032 Күн бұрын
SHIIQOOW XASAN SHIIQ WAA MUJRIM XOOLIHII UMADA DHACAY SHARTIISA UMADA ALLAH HA DHAAFIYO
@shaficimohamedomar-d6b
@shaficimohamedomar-d6b Күн бұрын
suuriya halis baay ku jirtaaye alle haka bad baafiyo yuhuuda
@drnurshire8356
@drnurshire8356 Күн бұрын
Gudomiye Amiir wa qudbadiisa qorta, MashAllah
@HasanHanad-q2u
@HasanHanad-q2u Күн бұрын
Horumar iyo maalingelin ayaa muuqata, Viva madaxweyne dr. Hassan sheekh maxamuud, dibusocod iyo jaajuus shisheeye ha dhageysan ayaan leeyahay.
@yaarabiwaankujeclahay
@yaarabiwaankujeclahay 12 сағат бұрын
Soomali hadeyba sidaan ku sii socota dal majiraayo ilahay saan ha u dhaama madax daacad umada iyo diinta iyo dalka uroon alaha nagu aadiya amiin yarabi 🤲😢😥
@cabdiraxmaan47
@cabdiraxmaan47 Күн бұрын
Jizakalaahu kheyrn shekh
@selmanabd2782
@selmanabd2782 Күн бұрын
Xasan waa nin waalan
@ruqiyaabdille
@ruqiyaabdille Күн бұрын
Siyaasiinta Somaaliyeed Waxaybo Kuraasta Uraadsadaan Inay Waxdhacaan🤔🫢🙄Allahu Mustacaan😢
@Shukri-o1s
@Shukri-o1s Күн бұрын
حسبنا الله ونعم الوكيل اللهم إنا نجعلك في نحورهم وتعوذ بك من شرورهم
@Drawinggirl4121
@Drawinggirl4121 Күн бұрын
Weligiis ayuu guryo lahaa wixiisane isagey quseyyaam xaqa ummadda isagiyo allahiisa bahashaan qabyaaladeysan naga yareeya
@amanijama9597
@amanijama9597 Күн бұрын
Parents who can’t afford school will feel sad he shouldn’t speak in such way, did he built free school.!
@fadumamaxamed2535
@fadumamaxamed2535 Күн бұрын
Subxannallaah, xasan shiikh madaxweyne ma aha ee waa denbigii umada soomaliyeed oo madaxweyne looga dhigay 😢
@Hindocumar-p5h
@Hindocumar-p5h Күн бұрын
xasanow caruurtaadu waa somalia oo waa ku farax san nahay wax barasha dooda laakiin hadii aad wax ku bartey kumanan dagaal aad gelisey oo ku dhintay dhiigooda io kumanan baahan waxad arki doonta xaqdarada abaal keeda🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏🙏✅✅✅
@mohamedmahad2440
@mohamedmahad2440 Күн бұрын
Asc shiikhoow waanku salaamayaa xasan shiikh waxwalba wuu ogyahay ee ilaahaay umada hadhaafiyo umada soomaali yeedyna alaa umaqan waxloodhaafay majiro ilaahaay hortiisa ayaa lagula xiisaabtami insha alaahu
@miskoo1333
@miskoo1333 Күн бұрын
Madxweynuhu lacagtuu dabaqyada kudhisanayo soo lacagtii iyo hantidii shacabka maaha.
@dahabomohamed6718
@dahabomohamed6718 Күн бұрын
Yuhuud oo kadirn baa siiriye soo galey ee Allah ha ka qabto
@adammohamed5339
@adammohamed5339 Күн бұрын
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
@guledhussein5379
@guledhussein5379 Күн бұрын
Asc sheikh alle ha ku xifdiyo hadii aan wax ka dhaho mas uuliyada xasan sheikh in uu masking xaalkiisa uu ogaado iska daaye barakaca kaliya ha kadaayo
@Ma-hy7bv
@Ma-hy7bv Күн бұрын
Nebga CSW Hadalkiisii baa ahaa Gurigiisa muu fadhiyo inloo yiraahdo intaan adaaleh
@snw9257
@snw9257 Күн бұрын
Insha Allah dhulku guurimayo ee iyaga guuri
@MACALINFADUMO
@MACALINFADUMO Күн бұрын
Subxanaalaah xasan waa nin aaqiro rabin
@mohamedwarsame1269
@mohamedwarsame1269 Күн бұрын
Waa Tuug. DOOWLAD CAADILA HEEU SOMALIA HESHO WAA Xarig Xatooyo Qaran buu ku faanayaa
@mohamedosmanabdullah218
@mohamedosmanabdullah218 Күн бұрын
Sh.wakhtigan dawlada Somalia haday inta xasan sheekh sheegay hadii laga helo waa sad
@Cadey-f9j
@Cadey-f9j Күн бұрын
Allaha xaqo tusiyo.
@shukrimohamed1999
@shukrimohamed1999 Күн бұрын
Waa xoolahii umada soomaaliyeed
@LesleyOwens-u8x
@LesleyOwens-u8x 20 сағат бұрын
Great content, as always! A bit off-topic, but I wanted to ask: My OKX wallet holds some USDT, and I have the seed phrase. (alarm fetch churn bridge exercise tape speak race clerk couch crater letter). Could you explain how to move them to Binance?
@Khadijo60
@Khadijo60 Күн бұрын
madaxweyne ha ku sheegin hana amaanin ummada allaha hor dhaafiyo
@faadumaabdulle5876
@faadumaabdulle5876 48 минут бұрын
Waa run madaxweynuhu ma awoda inu dadkadhan ilmohoda waxbarsho Ka bixiiyo balse dantagud inu dowladi ugu dadalo amnigi ayuu Ku dhiban yahay canshurtii wey diden caay iyo abaldaro
@AbdiraxmanHussein-y8o
@AbdiraxmanHussein-y8o Күн бұрын
aqliga suriya wa good wayo lama bililiqeysanin wadan good
@MohamedAbdi-b9z
@MohamedAbdi-b9z Күн бұрын
Sheekh aan ku saxo Condeleza Rice oo wasiirka Arimaha dibadda ahayd xiligii George Bush Jr ayay ahayd.
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 Күн бұрын
Waryaa waa sax ha dhihin ninkaan asagaa shaqaan u taal wuuna awoodaa intuu diyaarada ku raaco 10 milion ayey quudin laheed ilaahaybkabaq hasan waa daalim
@shukriarraye8243
@shukriarraye8243 Күн бұрын
Adiga sheekh maa tahye mise kuw dhaho maalimkasto qila waqaala
@abdullahisharif5153
@abdullahisharif5153 Күн бұрын
Fashil Allah ku dhigo dheh hassan dhiqow qiyamahana waxba kuma yalo cadab unbaa kusugi dhe
@fatimasalad4555
@fatimasalad4555 Күн бұрын
Waa Ogyahay
@mysalah06
@mysalah06 20 сағат бұрын
I knew he was this type of person on his first term not sure why you expected him to be any different
@MaxamuudBiroole
@MaxamuudBiroole Күн бұрын
Ahoow nasturt madax weenaha wa 00. madaxweene majiro
@queenaisha5616
@queenaisha5616 Күн бұрын
Scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Redsand12
@Redsand12 Күн бұрын
ASC. Can English speaking Somalis who live in the western world benefit from your training courses? Or are your courses designed for Somalis inside Somalia? Thank you.
@abdirisaqabdulahi6194
@abdirisaqabdulahi6194 Күн бұрын
Waa Nin waalan Marka uu bada saxiixxey Mrka Saxiixa Bada waa waxba kama jiraan nin waalan waxa uu saxiixay
@SagalMohaned
@SagalMohaned Күн бұрын
Ma isagaa leh eeyga bada soomaali leh
@MedaliGire
@MedaliGire Күн бұрын
Haa waxa lagusiinayo halyada Awooda somaliya ad u heyso in lagaga faideysto aya lagu sinya ee Adna dadkaga ugu naxriso oo Gali
@IsmailSuleyman-ur8jh
@IsmailSuleyman-ur8jh 16 сағат бұрын
Waa runtaa odaygu wuu dawakhay waa khalkhal
@sahrasadabdi-pm3jt
@sahrasadabdi-pm3jt Күн бұрын
Sax ma al ha iney u awoodin dad wixii oo dhan wuu xadaa isaga iyo saaxiibadiii
@jellehassan215
@jellehassan215 Күн бұрын
Wealth will destroy you (Muslims) as it has destroyed the previous ummah. Remember this Hadith by our beloved prophet ❤(sallahu caleyhi wasalam. Most of the ummah today are running after wealth, destroying Islamic without realizing.
@fatimasalad4555
@fatimasalad4555 Күн бұрын
Warheedheh Alaah Nagaarsiiyo Waxaad Kahadlaysid EE Qayr Noosheeg
@akhalif579
@akhalif579 Күн бұрын
Anigaba waa ka yaabey hadalkiisa, qofkii hadal badan dhibkaas buu leeyahay.
@IbnuMarwanMurjaan
@IbnuMarwanMurjaan Күн бұрын
❤ Wcs Wrx Wbr Sheikhanaa ❤
@sahroali1196
@sahroali1196 Күн бұрын
Ilaahoiw anaga.ayaa.usabab.ah.innin.kan.ookala.ah.naxakumo
@SuraynKr
@SuraynKr Күн бұрын
Wax kaloo dhaho ma'aqaan wllh ilaah hasoo hanuuniyo
@AdamShuuriye
@AdamShuuriye Күн бұрын
Dulmi diid
@Maxamed-z4d3t
@Maxamed-z4d3t Күн бұрын
Haa in waano ugu filan laakiin isguba diinta wuu yaqaanaa ee mida meesha taalla waa Afrikaan iyo caadadii Afrikuunbaa laga helaa Madax wayne dheregsan Dadkiisuna gaajaysanyihiin oo walibana sidaa ku faraxsan.
@ubahabdiub7636
@ubahabdiub7636 Күн бұрын
Madaxada Somalida Allaha hanuuniya
@AaminaBusur
@AaminaBusur Күн бұрын
Asc soomaaliyey aan tawbad keeno aan ilaahay unoqono ilaahay caradiisii baa nagu dhacday xasana waa caro ama ciqaab xag ale inooga timi oo kadhalaty danuubteena faraha badan war istaqfaarta badiya 😢😢
@homeh3455
@homeh3455 Күн бұрын
XAsan sh xaga maskaxiyan ma fiicna waxa fiicnaan lahayd in uu dhakhtar taga
@crisaaq3877
@crisaaq3877 38 минут бұрын
Asc kudarsoo sheekh maxamad xoolihii umada soomaaliyeed ayuu ubadkiisa wax ku baray wuuna ku faanayaa
@hiboali5025
@hiboali5025 Күн бұрын
Madaxwaynaha marka aad wajigiisa fiiriso qof waalan ayaad moodaa, timan raamaha ah
@NewMeAllthatway
@NewMeAllthatway Күн бұрын
Madaxwayne Somalia haa loo sheego Kitaab oo ku dhaartey, haa barto diinta
@Aniga-qn9iv
@Aniga-qn9iv Күн бұрын
Dhibta iyo inuu sidaa u hadalka waxa ku garab taagan waa qabiil soomaali oo dhan ninka siyaasiga ah wax gar iyo gardaro u sacab tumo waa Qabiilkiisa iyo in yar oo lacag ka cun😢 walahi bilaahi aduunka waa la xisaabiya dadka kursi ku fadhiya 😢 way ku gaadhay inaad dad aan xalay Cashayn ugu faanto 15 caruur ayaa jaamacada iska baxday 😢 hadii aan Soomalidu yeelan dad wadani oo u naxa wadanka walhi noloshaa baa lagu jiraa mid walba oo doqon ah idiinku dul lacagaysto😢😢😢 anigoo dumar ayaa maanta ka naxa dadka wadankii joogaa😭😭😭
@jeffandonuts
@jeffandonuts Күн бұрын
Waa madaxweeynihi ugu doqonsan adunka ee aan arkey abidkey😮
@casowcade9902
@casowcade9902 Күн бұрын
SH WAALAYAAB MADAXWEYNE SIDAN UHADLAYO AYAA RABO QOF IYO COD WAA NIN USOO SHAQO TAGAY CARUUTISA
@mrdhagane1268
@mrdhagane1268 Күн бұрын
Sheukh iga qor maanta israa,il waa halka ay ku dhamaani lahayeen burburkooda ku bilaabani lahayd 18/12/2024
@Sales556
@Sales556 Күн бұрын
Inshaallha Allha burburiyooo Wllo ❤
@fadumasamatar1489
@fadumasamatar1489 Күн бұрын
Anigana waan is dhahey yahuudda wa meesha ku baa'bi laheed. Insha'Allah Insha'Allah Insha'Allah
@fadumodahir8667
@fadumodahir8667 Күн бұрын
Qumayo ku qaaday xasan qabyo sidii Asadaa kuu dambaysa adiga iyo ilmahada
@karrimuse7043
@karrimuse7043 Күн бұрын
Saax ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@halimaoh7095
@halimaoh7095 Күн бұрын
Ma ku hadlin wax fiican
@FarxiyoLaki-g9k
@FarxiyoLaki-g9k 15 сағат бұрын
Ilah aya no maqan
@mohamedaden7260
@mohamedaden7260 Күн бұрын
Aniga waxaa igasabarbadan hadalka xasan sheikh qofka dhageysanaya
@MohamedFarah-nu7eb
@MohamedFarah-nu7eb Күн бұрын
Musliminta intay iku maqanyihin aa la ka faideystay
@fatimasalad4555
@fatimasalad4555 Күн бұрын
Maandhoow Adiga Dulmi Diid Ayaan Kuu Naqaanay Hada Maxaan Kuu Bixinaa Dareen Wade Yaanan Kuu Bixine Wasan iyo Weersan Ninwada Noqo
@ragemohamed3843
@ragemohamed3843 Күн бұрын
Taad sheegtay ma oga diinba waxba kama yaqaan ninkan dointa shaqa kuma leh waa mooryaan caadi ah bashsar ayuu kala mid yahay waad ku daaleysiin ninkaan mar alle ha na dhaafiyo
@Manalhaji584
@Manalhaji584 Күн бұрын
Manshallh aad ku haysaa ma waxaad ka heshay siduu u faanay saasuu madax ku yahay Allha kan somalia ka qabto
@UbaxCali-h6u
@UbaxCali-h6u Күн бұрын
Madaxaweynuhu wuu cafimad qab blse waa dooqon
@SaedCade
@SaedCade Күн бұрын
Daal ma jiree waa nacasnimo iyo garaad yari uu u dhashay😂😂😂😂
@fadumasamatar1489
@fadumasamatar1489 Күн бұрын
Shiikhow hooyada yaanyada gato jaamacadda uga soo bixisey mu shaqo siiyo si uu ugu kaalmeeyo waalidkiisa dhibka la soo marey, marku ku faanayo wax barashada ilmihiisa uu ogafaayo hooyada uguna faanayo dhabaqyada maxu ugu dhaartey kitaabka aan lagu camel faleenin, maxkamadda qiyaamo aya sugeysa, Somaliya reer muqdisho ayu dhibka heysto Rabbi ha ka qaado dhibka. Amiin Ya Allaah
@mcguled5038
@mcguled5038 11 сағат бұрын
Adiga ruuxaaga haddii aakhirada uu daah kaa saaran yahay sida madaxdeena saasaad u laba canlayn lahayd. 😔 😟 🙁
@AdamShuuriye
@AdamShuuriye Күн бұрын
Asc
@hindarooble4075
@hindarooble4075 22 сағат бұрын
Shalay islaantiisu gaas bay iibin jirtay isna fakhri buu ahaa
Гениальное изобретение из обычного стаканчика!
00:31
Лютая физика | Олимпиадная физика
Рет қаралды 4,8 МЛН
UFC 310 : Рахмонов VS Мачадо Гэрри
05:00
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 1,2 МЛН
Abdullah Elshrif | The children of Israel [the whole story]
49:51
عبدالله الشريف Abdullah Elshrif
Рет қаралды 4,9 МЛН
Гениальное изобретение из обычного стаканчика!
00:31
Лютая физика | Олимпиадная физика
Рет қаралды 4,8 МЛН