Sanbaloshe oo Horin ciyaal Weera ah kuweeraray xafiiska R. wasare Xamze!

  Рет қаралды 57,205

Dal Jire Tv

Dal Jire Tv

Күн бұрын

Пікірлер: 156
@truecomment3650
@truecomment3650 Ай бұрын
Hadii maxadwayne wadani ah la helo, Xasan Sheekh iyo ehelkiisa iyo caruurtiisa waa in lacagta shacabka aya dhaceen laga soo celiyo xabsigana loo taxaabo Insha Allah ❤🇸🇴
@xabiib-nuur
@xabiib-nuur Ай бұрын
Beenta dhaafa labo munaafaq adeegayaal shabaab ayaa tihiin
@xabiib-nuur
@xabiib-nuur Ай бұрын
Rufiyaan Ethiopia 🇪🇹
@cabdishukridiiriye8857
@cabdishukridiiriye8857 Ай бұрын
​@xabiib-nuur ma ruufyaan an xasan sheikh ahyn bay itobiya ledahay
@truecomment3650
@truecomment3650 Ай бұрын
@@xabiib-nuur Yaa rufiyaan ah? ama waxaad ka mid tahay tuugada xasan la qaraabata? soo cadee
@fosiyaabiib9380
@fosiyaabiib9380 Ай бұрын
Sanbalooshe waa ciyaal weero
@xabiib-nuur
@xabiib-nuur Ай бұрын
Jaajuus Ethiopia 🇪🇹 ayaad tahay rufiyaan
@fosiyaabiib9380
@fosiyaabiib9380 Ай бұрын
Sanbalooshe waa nin xun caadifada respect laheyn weeye waa nin aad iyo fog colaada qabiilka
@2pacyt980
@2pacyt980 Ай бұрын
@@fosiyaabiib9380 😂💋darood bana bax aya wadan 90ka😂😂
@hawamohamed4169
@hawamohamed4169 Ай бұрын
Xasan sheekh Ciyaal kuleej uu ahaan jirey Kuuliyada Jaalle Siyaad Allah yaa arxama uu ku jirey buu yiri wuxuuna caaya Aabe Siyaad isagoo xoolihii dowlada ku soo koray.
@AadanAbdi-e1d
@AadanAbdi-e1d Ай бұрын
Afkiisuu ka sheegay Agoon baan ahaa, hooyaday ima korin karayn, aniga iyo saaxiibkay ayaa surwaal kala beddelan jirney, Dawladdaa soo korisey, Wax I soo bartay , Maalintaan jaamacada dhammeeyey, Maalin 2aadii ayaa shaqo lay siiyey. Isna waakaa iskuuladii oo caruurtu dhiganayso, cagafta gelinaya.
@Xxc-zu2xm
@Xxc-zu2xm Ай бұрын
XASAN GURGUURTE barafka AYUU JABIN JIRAY wax ma baran gaas kana WUU iibin JIRAY XASAN itoobiyaan u sujuude
@KuromiStarz-kx8rz
@KuromiStarz-kx8rz Ай бұрын
Maxamed siyaad barre muufo abgaal ayuu kusoo koray maxaad kabedeli kartaa.
@MoSoma-lz8ts
@MoSoma-lz8ts Ай бұрын
Jamac galad ana ku waso . Our people will always be united Inshalah . Somalia people 🇸🇴 are one !
@hasandiriyeabdifarah6379
@hasandiriyeabdifarah6379 Ай бұрын
War R.Wasaaraha iyo Sanbololshe waa saaxiibo waana niman masuliin ah. Nabadeey Allah hanna hanuuniyo Aamiin Wabillahi Tawfiiq
@BadelFaraholad
@BadelFaraholad Ай бұрын
Marxuunka in laxiro bay ahayd
@Caaqilka123
@Caaqilka123 Ай бұрын
Jubaland guuul❤❤❤❤
@AsadShire2024
@AsadShire2024 Ай бұрын
❤❤❤❤❤
@AliAli-kp1ry
@AliAli-kp1ry Ай бұрын
Kkk jamac waa fani.
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u Ай бұрын
SAX😂❤❤. DAWLAD MA JIRTEE GANG MOORYAAN CIYAAL WEERO AH BAA XATAA DHEXDOODII IS CUNAYA😂
@Caaqilka123
@Caaqilka123 Ай бұрын
Wllhi Jamac Qosal kugudili😅😅😅😅
@hersihakim1827
@hersihakim1827 Ай бұрын
Sanbalooshe asalkiisii sow ciyaal weero iyo ciyaal faay
@zulekhasahal8997
@zulekhasahal8997 29 күн бұрын
KKKKKKKKKKK I LIKED 😂😂😂😂😂😂
@MasalAhmed-d7f
@MasalAhmed-d7f Ай бұрын
Waa ciil qabe sanbalooshe xanuun daarood ayuu qaba tabartina maanta maciyaal wero ayuunoqday
@YussufJire
@YussufJire Ай бұрын
Wa sax qaranka wa bixineyna 😂😂😂😂
@BashirSheik-s6e
@BashirSheik-s6e Ай бұрын
Rabiyow umada kaqabo xasan munaafaq. Geedkaa gaadhi mahayo xasan munafaq, taariikh xumo iyo aakharo la,an baautaalo.
@yuusufcabdilaahi-f4r
@yuusufcabdilaahi-f4r Ай бұрын
Barnaamijkì hore ayuu jamac run ku sheegy Xasan sheekh waa fuley Ethiopia ku hoos dhacay
@MuhiyadiinOsman
@MuhiyadiinOsman Ай бұрын
Asc jaamac iyo nuur sanbaloolshe xamze marxuum inuu feedho wuu ku sax sanaa Waayo asaga meesha is dhigay
@ibrahimomar7164
@ibrahimomar7164 Ай бұрын
Kire ayey ugu jireen
@asiaahmed8004
@asiaahmed8004 Ай бұрын
asc sanboloshe awele muxuu ahaa
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 Ай бұрын
Alaha u naxariisto libaaxii afrika mohamed siyaad barre
@nourahmedhalanewakiil_caas433
@nourahmedhalanewakiil_caas433 Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂 Ii Kaadi Ma Mahadsaniye😂😂😂😂
@IsmailBile-xr3op
@IsmailBile-xr3op Ай бұрын
New Mogadishu airport,port of Mogadishu,gateway project iyo boondooyinka gedo oo fartaag loo diray iyo bare Hiirale arimaahaas nooga shekeeya
@mustafamohamud8250
@mustafamohamud8250 Ай бұрын
Scw walalkey anaga waxa nalaga qadayo wa dolar e ma aha shilin somali
@AbdirashidElmi-v8g
@AbdirashidElmi-v8g Ай бұрын
Sanbalolshe mas,ul laguma shegi karo macawisleyda ali jeyte ha la shaqeyo
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv Ай бұрын
Waaw abtigey sanka balolshow abti ma waxad kadhabeysey goaan kagii 2022gii miyaa wan sodhawey nayaa kuwa xamar martida ku ah oo dhan garaac hadey isku dayaan iney u talabsadan sidii milkilayasha oo kele
@DahaboHagarGuleed
@DahaboHagarGuleed Ай бұрын
❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@abdikafarismail375
@abdikafarismail375 Ай бұрын
Gado halaga saaro jubaland jubaland waa jubada hoose iyo jubada dhexe
@AnabSaed-us1wo
@AnabSaed-us1wo Ай бұрын
Raysal wasaaruhu ma wasiirka maalliyadaa maxaa qaldan
@MohamedRoble-s1u
@MohamedRoble-s1u Ай бұрын
Oo jaamacow Xamze Ma Xafiisbu leyahay. Tankale in Sanboloshe Wararo Maskiinka Xamsa ah Waa Wax laga noxoh
@abdihafiidahmed8950
@abdihafiidahmed8950 Ай бұрын
Xamse xafiis miyuu yeeshay!😂😂
@bashirabdihirsi766
@bashirabdihirsi766 Ай бұрын
MEYKAL MAAHA EE WAA LUUL MAXAMED SHEEKH IYADAN KIREY UGU JIRTEY IYADOON WAKHTIGII UDHAMAANA DAGAALKII BAA DHACAY WASAARADA DALXIISKA AYEY KA KIREYSATEY WAA XOOLO DIWLADEED
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Ай бұрын
Xaggee qaran joogaa waa mooryaan iyo ciyaala weero ayay noqonayaan
@ugaasmaxamed9392
@ugaasmaxamed9392 Ай бұрын
Maalintii 12 dheh
@cawilcarabay9483
@cawilcarabay9483 Ай бұрын
Hooyadii ease wye sanbaloshe
@ciiseileeye4989
@ciiseileeye4989 Ай бұрын
Sanboloshe, Isagaaba Ciyaal Weero ah, waana Shaqsi aad u Akhlaq Xun una Jaahil sh,Dameerta Dameerta ugu Xun baa ugu Haarti kulu zo waa Masiibada Dalka iyo Dadka haysata😭waa Nasiibdaro Sanbilosh, Waxa ka Xun qofka JAKADA geeyey😭.
@Abdinur-j3w
@Abdinur-j3w Ай бұрын
Jamac Gallad umadena ma ahan🤣🤣🤣
@muhammadsheikh676
@muhammadsheikh676 Ай бұрын
Nabadsuggida miisaniyad gaara leedahay MW keliya og iyo madaxa nabadsuggida caqliga ha shaqeeyo haybadda iyo sharafta madaxda meel loga dhaco ma wanaagsana ciyaal weero wariye
@malaakyakub2559
@malaakyakub2559 Ай бұрын
Kaadaran na waa sugaynaa ninkaas waa rer baadiye dowlet waxba kama yaqaanoo inkastoo goot ahaanba hawiyuhuu aan dowled waxba ka aqoonin?????
@osmangure6040
@osmangure6040 Ай бұрын
Haddda waxa gedo loogu yaacayaa Waa biliqo in mooryaanta usc ay boobaan sidii 1991 markaa xassn sheekh wixiiba isagaa qaatay.
@userGorGor
@userGorGor Ай бұрын
Kkk war burcadaan
@ahmedsandheere7438
@ahmedsandheere7438 Ай бұрын
Kkkkkkkkk Jamac qaraan diid ma ahan Haa wax haka bixiyee
@shirwacshide7069
@shirwacshide7069 Ай бұрын
Jamac runta ayuu kashegay xasan shikh sas Toos ugu’ifiya waa toog madax wayne
@Mohamed-n9s2j
@Mohamed-n9s2j Ай бұрын
Kkkkkkk 😂😂😂kkkkkkk xasan dhiqo iyo rerkisa waa moriyaan dawlad nimada garanayn ee wadanka halagaqabto
@MohamedCawaale-p3r
@MohamedCawaale-p3r Ай бұрын
Dacayad cusub miyaaa keenteen
@ismaacilcali1725
@ismaacilcali1725 Ай бұрын
Yaa joogay meesha
@AadamMaxamed-z3t
@AadamMaxamed-z3t Ай бұрын
Jaamacow waxaan kuu jeclahay sidaad xabashida u necebtahay
@zahrachide2275
@zahrachide2275 Ай бұрын
Sanadkii 2 17 kii ??????😅😅😅😅😅😅😂
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u Ай бұрын
SANBALOOLSHE CIYAAL WEERO KA DARAN😂. WAA NADAL JAAJUUS KA AHAAN JIREY ITOBIA. ITOBIA WAYSOO ERYEEN. XASAN TUUG BAA MAGACAWDAY😂
@AbdullahiMohamed-py9pg
@AbdullahiMohamed-py9pg Ай бұрын
Asc jamac malinki igu kaa horeeysa an ku arko ma xasuusata maqahida black kugu arkey adigu qayilaya sandkan ahayd bishi june waa maraqansanaayd😂😂😂😂😂
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 Ай бұрын
Hasan afkiisa wuxuu nooga sheegay kuliyadii aabe siyaad inuu kusoo koray waaridkiisana ay awood u heen inay koriyaan maantqna wchoolaadkii ayuu ciyaalkii ka gadanayaa hooyooyinkii mic u qaatay
@maryanmohammed4149
@maryanmohammed4149 Ай бұрын
Jaamac lama gabatid hadalka😂😂😂
@Kulbiyoow114
@Kulbiyoow114 Ай бұрын
Premier Bank inuu Xasan leeyahay isagaaba doraad kufaanayey oo lahaa innagaa keenay oo hirgelinay
@AbdullahiMohamed-py9pg
@AbdullahiMohamed-py9pg Ай бұрын
Waxaa maqli jirey qaan waye xaqadaan qadaan qurux maleh xaqadaan 😂😂😂
@yusufmcali7796
@yusufmcali7796 Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@bashirabdihirsi766
@bashirabdihirsi766 Ай бұрын
TAN SIYAAD KULIYADIISII KU BARTEY KUULIYADA JAALE SIYAAD WAA MEEL CIIDAN OO MAAHA MEEL WAX LAGU BARTO DHALIN KACAAN BAA JIRTEY NINKA KU JIREY OO WAX KU BARTEY WAA FARMAAJO XASAN ISKOOL DOWLADEED SIDA CARUURAHA KALE BUU DHIGTEY
@jibriiljessow6783
@jibriiljessow6783 Ай бұрын
SANBALOOLSHE.waa ninkii lahaa daarood waanu ka Adkaanay(waa inaanu Anagu soomaaliya xukunaa)
@abdihafiidahmed8950
@abdihafiidahmed8950 Ай бұрын
Haa.
@HassanHajir-f2g
@HassanHajir-f2g Ай бұрын
Hayaay. Cimragado ragey gel dhslayu kutusaa. Wax kalana wan sugeynaa
@abdirashiidadde3335
@abdirashiidadde3335 Ай бұрын
Ciyaal weero
@YhyaMo
@YhyaMo Ай бұрын
Fadlan akhrista qoraalkayga maxaad uga hadli waydeen dhibaatada ka jirta dacawaley hadii aadlahaydeen shalay laascanood harti baa leh ee ha kabaxan isaaq adna ka bax dhulka isaaq ee aad maamusho
@AA-xl8ev
@AA-xl8ev Ай бұрын
Ninyow magaca WANAGSAN dhee PREMIER BANK SECONDO BANK
@queenafrica8219
@queenafrica8219 Ай бұрын
Since 1991 there's no Government in Somalia 😮 if you can't ruled and created better Government let Ethiopia or Kenya take over the country so called SOMALIA 🤔 because you're investing Kenya 🇰🇪 and foreign countries 😮😮😮 you're not building your own Country e.g farmers and fishing and building your own Country and united 😉 stopped Tribalism ✋️ 🙄 and different flags 😅
@kaafikaafi
@kaafikaafi Ай бұрын
ADUUNKA DHAQAALO XUMO AYAAKAJIRTA, HADABA SOAMALIWEYNEY, DHULKA HALA BEERTO XOOLAHANA HALA XANAANEEYO. WAXAA LAGUDHARGAA WAA (DHUL AAD ADIGU LEEDAHAY).
@fosiyaabiib9380
@fosiyaabiib9380 Ай бұрын
Yaab nagu dhacay
@daahirdaar5812
@daahirdaar5812 Ай бұрын
Qof walboo ogaadeenimada ka leexda duligaasaa u dambeeya
@Goodmen-l5e
@Goodmen-l5e Ай бұрын
Ogaadeen waa qaxooti jaajuusiin itoobiyan ah xasan ayaa u qaldamy oo siiyay wax aysan xaq ulaheyn😂😂😂
@AbukarMohamed-l9z
@AbukarMohamed-l9z Ай бұрын
Goodmaan waa sax tahay ogadeyn willi good jaajuus dawadilif ayey aha yeyn ina wax la.siyo walhi weyn ayey ehed
@HUSSEINMOHAMMED-p6q
@HUSSEINMOHAMMED-p6q Ай бұрын
adinka da' da iyo cimriga ha idin celsho war ciyaal suuq aa wadiin yaaahuuuuuu
@HassanMohamed-jl8ou
@HassanMohamed-jl8ou Ай бұрын
Oqaaje oo qaxooti ku yimid in railwasaare la siyo ayabaa qalad ahaa marka kuwaan balaqbalaqyada ah ha iska hadlaan waa laga qaada
@abdulqadirmohamed4429
@abdulqadirmohamed4429 Ай бұрын
Kkkkkk all nah yaan xagee laga noqonaa
@saidma1683
@saidma1683 Ай бұрын
Tuug. La qabtay. Tabard. Maleh😂😂😂😂😂Xasan Tuug Maato Qixiye .Masjid dumiye Qabri. Qote Ardayda iskulada ka Gate Xasn Aboor😂😂😂😂
@mohamedahmed2675
@mohamedahmed2675 Ай бұрын
Waad is ku daydeen in aad qalalaase ka ridaan somalia laakiin waxay ku dhamaaneeysaa waxa aad jeceshihiin oo ah gumeeysi Ethiopia
@shaficimohamedomar-d6b
@shaficimohamedomar-d6b Ай бұрын
kkkkkkkkk qalalaasahee mooryaantaay
@nurahmed8878
@nurahmed8878 Ай бұрын
Waryada RW ha dhihina. Dhaha boyga xadsn shek.
@najiibhassan
@najiibhassan Ай бұрын
Warka ma Lahuba kkkkk
@SAIDHILO
@SAIDHILO Ай бұрын
Noorow inta kan hawen waliwa so hor faditho jidka siradka ayu ka lumini
@XasanBadal-ds5xj
@XasanBadal-ds5xj Ай бұрын
Kkkkkkkkkkkkk
@Ibrahim-r9d8q
@Ibrahim-r9d8q Ай бұрын
Kaama waa weriye run sheegay wuxuu la yaabanyaay mooryaanka xamar fadhida
@Saafi-l8o
@Saafi-l8o Ай бұрын
Nimayahoow waad walateen
@Saafi-l8o
@Saafi-l8o Ай бұрын
Xaaladina caadi ma ahan
@TheKowsar12339
@TheKowsar12339 Ай бұрын
Dacaayada joojiya
@alidamey2988
@alidamey2988 Ай бұрын
War Sanbaloolshoow Hawiye Ceebeysaye.Maxaad Ka Rabtaa Ra,iisulwasaaraheenna.?
@AbdullahiAliMaalim-z6l
@AbdullahiAliMaalim-z6l Ай бұрын
Kkkkkkkkk Galladow ma lacagtii raaskamboni lagu weeraray baad wax kabixinaysaa ? 🥱
@AbdiRage-xq6wm
@AbdiRage-xq6wm Ай бұрын
Sanbalooshe inangumeed xaaraana oo alshabaaba oo Ali dheere oo hawiye ah oo alshabaab ah nimanka bilaa diintaa nimanka umada qarxiya nika adoo ilaahay usujuudsan bambada kugu xidhaya inaalilaahi wa inaa ilayhi rajicuun
@hassanhussein4269
@hassanhussein4269 Ай бұрын
Waxan may sheekaysanayaan mise dad bay u waramayaan, sida dhoocilihi unbay jiqjiqjiq leyihiin.
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u Ай бұрын
HIHI😂 HAKA XUMAAN IN MOORYAAN TUUGTA AH EE MADAX ISKU SHEEGAAYA. WAA CIYAALAL WEERO IYO GANG TUUG AH OO MAALIN KASTA CEEB IYO FASHIL DHEX JIIFA😂 LACAG BAA KA BAXSATAY😂
@AaminoCabduqadir-w8n
@AaminoCabduqadir-w8n Ай бұрын
Keenyaa waxa laga heelaa iskul iyo jamacad iyo suuq lacag laanah ee dawlada maxay ku qabataa canshurta shaqadedu cun oo burburi soomaali
@eye2eyeerigavo777
@eye2eyeerigavo777 Ай бұрын
AHN MAXAMED S Barre, wuxuu HAYEY DAD CAWAAN AH, oo aan FAHANBA u lahayn DAWLADNIMO waxay tahay!! laakiin ahaa AYAX GAAJAYSAN!! oo FIDAYA oo beeraya QABIIL & Kala qaybinta DADKA…SOMALIYA waxay noqotay bullaacad URAYSA oo caalamkii u noqotay Library wax laga barto qatarta dawlad la’aanta & FASHILKEEDU leedahay!!…maxaa keenay..? Somaliya waxaan doorrannay inaan QABIIL darteed mustaqbalkii dadka gacanta u gellinno kuwii la rabay in lagaa ilaaliyo AMA laga dhowro..maddaama KHATAR WEEYN ku yihiin ANSHAXA & ilaalinta dawladnimada dadku u baahan yihiin kana maarmin haddii la doonayo ummad yeelata MUSTAQBAL laakiin nasiib darro waxaan QABIIL ku keennay kuwo u taagan inay AASAAN MUSTAQBALKA DADKAN & DALKAN yar ee haysta FURSADO WAAWAYN OO MUCJISO AH!🙈
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv Ай бұрын
Reysal wasaare ha waxan tala kusiinayaa inu dego Baydhabo da uu hada jogo oo halkaas kushaqeyo dalka na bedbadiyo Reer Baydhabo na ay sodhaweyan dowlad doda difaacan sidasna dalka dowlad logu dhiso sidookele aadan midoobey asna halkas ugu yero barlamankiisa halka logu yero umada Soomaaliyeed si ay ubed daas sadan dalkoda
@ZahroAli-p5l
@ZahroAli-p5l Ай бұрын
Kkkkkk da halagu weerare mu ka tago bele qabe wa na bah dilay
@abdigedi2369
@abdigedi2369 Ай бұрын
Kkkkkk
@MohamedBarrrow-mh5gg
@MohamedBarrrow-mh5gg Ай бұрын
Nimankani qabiil bey u hadlayaan, qabiilna wey caayayaan, markaan maxaa laga sugayaa? Bal ii sheega.?
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u Ай бұрын
DADKII XUN WAA LAGA HADLAYAA😊. MA WAXAAD DIIDAN TAHAY IN LAGA HADLO ISBAARADA IYO CANSHUURADKA TUUGTA DALKA KU HABSADAY AY UMADA SOOMAALIYEED MAALIN KASTA LAGA QAADAYO ?😢. SAMBALOOLSHE ISAGAA QABYAALADA HAWL KA SHIGTEY. WAABA SHAQADIISA ISAGA IYO DHAMAAN TUUGTA DAMULJADIID 😊. WAX QARSOON MAAHA OO XASAN AYAX WAAKII KU QUDBADEEYEY DAARAHA AN DHISANAYO HOOYOOYINKA SOOMALIYEED WAX KAMA GELIN. QAYR88N CUNE CALOOSHIISUU KA SHAWR QABAA😂. KUWA DAAFACAYANA WAA KUWO LACAG XAARAAN AH QAATAY. ALAHA INKAAR KU RIDO INTA DULMIGA IYO DHACA HANTIDA DALKA XASAN KU TAAGEERTA. CUQUBO ALAHA KU RIDO
@abdisharif8315
@abdisharif8315 Ай бұрын
JAMAC ARINTU LACAG MAAHEYN EE RUNTA KA SHEEGA AMA JOOJIYA TEBINTA KHALDAN
@userGorGor
@userGorGor Ай бұрын
😅
@IstaahilAli-uy1tv
@IstaahilAli-uy1tv Ай бұрын
Kkkkkkk Kkkkkkk Kkkkkkk
@TheKowsar12339
@TheKowsar12339 Ай бұрын
Xishooda balaayo sheegaatihiine gaarahaan jaamacoow markaad hadleysid hortaada fiiri maxaad ufiiridaa ninka kulafadhiya hortaada soo eeg
@Milgo453
@Milgo453 Ай бұрын
Qaan ogadeen weeye iska bixiya
@ابراهيمقوريري
@ابراهيمقوريري Ай бұрын
Ninkan jaamac la leeyahay inuu waashuu ku socdaa sida midka kismaayo ku waashey ee hala qabto hadii laga naxayo
@AadamMaxamed-z3t
@AadamMaxamed-z3t Ай бұрын
Asc jaamacow c/gaabo inaad ka gaabsato waad ku saxsantahay waxaad tahay nin aqli badan reer tolkaana waad ka baqday reer sh isxaaqna waad ka xishootay
@chalichali9452
@chalichali9452 Ай бұрын
CBB munafuq subhannaallah hasbiyaallahu wannemalwakil been been been 🤮🤮🤮🤮🤮👏
@shaficimohamedomar-d6b
@shaficimohamedomar-d6b Ай бұрын
kee cbb ah dameer kani wuunecbaaba farmaajo mooryaanta dameereey xabaalaha qota
@HassanAbdidahir
@HassanAbdidahir Ай бұрын
Ileen dadka kuwa lagumeysto ayaa ugu xun
@fosiyaabiib9380
@fosiyaabiib9380 Ай бұрын
Hamze horta maagay
@faadumoaxmed5589
@faadumoaxmed5589 25 күн бұрын
Jaamac galad waxa kabatay naca uu uqabo M/W xasan sheeeq dalxureeye lakiin waxbo kama qaadi karyo ee ha iska ooyo meelihiiisa
Prof Samatar "Maxay isku hayaan Xasan Sheekh iyo Axmed Madoobe?
13:22
Xogmaal Media
Рет қаралды 157 М.
Война Семей - ВСЕ СЕРИИ, 1 сезон (серии 1-20)
7:40:31
Семейные Сериалы
Рет қаралды 1,6 МЛН
Dr Mohamed A Salaat (Oomaar) Xaalada Geeska
55:37
Dal Jire Tv
Рет қаралды 3,4 М.
Kulanka Saxaafada,  Gov Nadiif Aadan Jaamac
1:04:00
Dal Jire Tv
Рет қаралды 3 М.
DEG DEG HADALKI GARAAD KULMIYE MANTA 24 January 2025
13:12
Wararka TV
Рет қаралды 856
NUUX TAANI XILKII LAGA QAADAY HABARJECLO SAMAROON XANAAQAY
8:36
waridaad TV
Рет қаралды 78 М.
Война Семей - ВСЕ СЕРИИ, 1 сезон (серии 1-20)
7:40:31
Семейные Сериалы
Рет қаралды 1,6 МЛН