Wadankiis Ninkii ka tagee

  Рет қаралды 81,193

Dadi951

Dadi951

Күн бұрын

Wadankiis Ninkii ka tagee

Пікірлер: 61
@hukfiyefarah8441
@hukfiyefarah8441 4 жыл бұрын
Waxaa dareemi karo xanuun ka eey leedahay ninkii wadan kiisa ka tagay ilaahow wadankeena nabad nooga dhig oo soomaali halmid ka dhig aaminn🇸🇴🇸🇴🇸🇴💓💓
@maxamedwali120
@maxamedwali120 5 жыл бұрын
Ciil darteed ayan udhagesana cawa wadan shisheeya ayan ku nolahay dagal ayan galay cawa waxa la iyiri ana leh wadanka 😭😭😭😭
@muriidicalifaqi25
@muriidicalifaqi25 4 жыл бұрын
Waaka xumahay walal
@aminacudoon1147
@aminacudoon1147 2 жыл бұрын
Sorry 😞
@ismaaciilcabdicali5694
@ismaaciilcabdicali5694 2 жыл бұрын
Wadankeena waxnoo dhaamo ma lahan
@munaugaasahmedtarabi
@munaugaasahmedtarabi 3 жыл бұрын
Ax yaa wadani waayo waayo xasuusti sulfa♥️👏👏
@abdifatahsheikhahmed
@abdifatahsheikhahmed 9 жыл бұрын
wadankiis ninkii katagee wehelkiis ka dheeraadee walwal iyo walbahaar madeyaane, hees dad badan taabaneysa. thanks abdulkadir shik shik.
@qadarsaeed
@qadarsaeed 4 ай бұрын
Absolutely true then and true now ilahaw wadanka nabad nooga DHIG yaa alah amiin
@moesaid6532
@moesaid6532 2 ай бұрын
iskuraran Ayaan soo xasuustaa heestan markaan maqlo noloshii farxada lahayd iyo hada dhulka gaalada aan ku noolahay ilaahay Hanoo wanaajiyo somaliya aamin yaa rabi
@jamilamohamed9584
@jamilamohamed9584 9 жыл бұрын
Woooooooow caadi ma ahan heestan 😍 nyczz 1 👍👏
@user-ip2vm1qp5r
@user-ip2vm1qp5r 7 жыл бұрын
Waan oo yaa markaa heestaan dhageesto magaalada boosaaso cadeey iyo tuulooyinkii aan u xagaaa bixi jirnay baan soo xasuustaa .foorihii boosaaso iyo nacoowdi sharbi baan soo xasuustaa 😭🕊🕊🕊🕊🕊🕊🌷
@mohamudabdo2346
@mohamudabdo2346 6 жыл бұрын
دنيا حلوة Wllhi waxn u xiisay kulaylki bosaso iyo guryaheen iyo ciidi waxaanba ka dhex arkay laamiyadan badan iyo dabaqyadan isku eg buufis dhoof ayaa dadka ku dhici jiray aniga buufis dalki ah ayaa i haya
@abdulkadiriman4087
@abdulkadiriman4087 6 жыл бұрын
Burtinle
@abdulkadiriman4087
@abdulkadiriman4087 6 жыл бұрын
Aduun I’m 28 year old I’m Born in Somalia gudisho bat I was live in burtinle my big brother he was qaadka is was good .good time.
@cabdirisaaqali6871
@cabdirisaaqali6871 3 жыл бұрын
Caawa aniga ayaa dal shisheeya jooga waxan bartay wanaaga dalkayga uxijsay somaliya ❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@yuusufhasanabdellah4947
@yuusufhasanabdellah4947 7 жыл бұрын
The best song ever
@ubahadam9837
@ubahadam9837 7 жыл бұрын
Waayo waayo iyo waqti hore xusuux sulfa
@cumarmalow5626
@cumarmalow5626 7 жыл бұрын
Wadinkiiis katgaa wareer galee waana did looma walwaalee wacad maloola galee weyna waaxidoo wadankeena noosamee non walboo wadankaa waxkuu dhaama malee by cumar c.rashiid Cabaas galab wanaagsan
@najiibwaayoarag1695
@najiibwaayoarag1695 4 жыл бұрын
00:30 PM Friday . 1 November.2019. heestaan wey itabatay waxaana dareemi karo qof qurbo kunool dal adanleheen waa dareen kujoog inshllh dalkeyga hooyo wankasoodagidona
@qadarsaeed
@qadarsaeed 4 ай бұрын
Waxaa aad udaremaya qofki wadan shisheye kunool micnaha dhabta ee heestan alow wadanka nabad nooga DHIG yaa alah Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 nabad iyo jacayl alow kadhig wadankena
@Abthi_Rich
@Abthi_Rich 27 күн бұрын
2024 11 aug 10:30 habenimo axad dalka finland 😢
@user-ko5lb7yy9x
@user-ko5lb7yy9x 3 жыл бұрын
11/11/2020🙇🙏👏 Allahayow Somalia nohagaji Amiin👐👐👐.❤❤❤❤👍🏅🏆🏃⚽🎾
@daaddiroow
@daaddiroow 9 жыл бұрын
Esh Cala Shoow Ninki Soo Sameeyay Clipp kaan waa xaqiiq jirta anagoo soo soconna leen aragnay
@cabdirisaaqali6871
@cabdirisaaqali6871 4 жыл бұрын
Heetan waxay muujinaysaa Qiimaha wadan kaaga Aad kuleedahay waxaad dareemi kartaa markaad wadan shisheeye joogtid sida aniga oo kale Allow wadan keena noobarakee ❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤
@ahmeddiiriye4624
@ahmeddiiriye4624 3 жыл бұрын
Heestaan waxaa sameeyey Dr, Rafi waxaa qaaday Sulfa sanadka 1985
@shuaibdaacad1673
@shuaibdaacad1673 3 жыл бұрын
1989 aan galay SHEYDAAN BULOOW..oo dib loo soo cusbooneysiiyay....ciilbadnaa
@user-ip2vm1qp5r
@user-ip2vm1qp5r 7 жыл бұрын
Sulfa sulfa sulfa sulfa 😚😭🌷
@abdiahmed1685
@abdiahmed1685 Жыл бұрын
Aniga caawa aad bay iitaabatay heestaan xamar jajab aan kudhashay wadan aan kudooran lahaa majirto cadaan uraaya ayaa hada igu yiri meeshaad katimi kunoqo after 30 years ciilweenaa.
@user-ko5lb7yy9x
@user-ko5lb7yy9x 3 жыл бұрын
Wadankiis ninki katagee wehelkiis kadherade wel wel ma7huro walbahaar madaye Waruntiisa. 😢😢😢
@CM-xs7xt
@CM-xs7xt 6 жыл бұрын
In kastoo laguu waxyoonee ama wasaq iyo war xuma tashiil weerta kaa waabiyaan sidaas ayeey heestu ku bilaabataa ee ma aha in la yiraahdo in kastoo laguu waxyoodee wasaq iyo war xuma tashiil waxyi inteey ka galaan waxyi ilaaheey baa iskale saaxiiba yaal ma ila aragteen heesta qaladka ku jira waxayi nabi ayaa loo wax yoodaa ee qof caadiya looma wax yoodo sidaas ayaan u arkaa aniga saaxib
@abdifatahosman5343
@abdifatahosman5343 4 жыл бұрын
Waaxidow ila soo walwaal waqtiga soo celiyeee ah aha aha ah aha allah xanuun badanaaaa......
@abdiato21
@abdiato21 3 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🥺💔
@ciisexeeyraan9783
@ciisexeeyraan9783 Жыл бұрын
Wadani alfanan ciise bakool
@anoirbrabra3073
@anoirbrabra3073 7 жыл бұрын
wadiiqada toosin weydee wadooyinka kala wareran wawareey yaan laga wadin waabtii ku dhalatay
@maankahussein3051
@maankahussein3051 6 жыл бұрын
Anoir Brabra 😭😭😭
@hassanyuusuf9750
@hassanyuusuf9750 4 жыл бұрын
Qurboow maxaad rag baabi,isay. Sharaf dhulkaaga ayaad kuleedahay horay ayaa loo yiri. Aduunyo sharafteed waa horeeysey
@d-y-a5208
@d-y-a5208 4 жыл бұрын
😭😢2020
@makoxasanmacowmakoxasanmac5878
@makoxasanmacowmakoxasanmac5878 4 жыл бұрын
Wad na hoo lakala waaxee wixii kujiro waa la kahee alla wanak sanaa la heede
@bigkhan5262
@bigkhan5262 6 жыл бұрын
Ax yaa wadani
@user-sk6sc2rg9s
@user-sk6sc2rg9s 7 жыл бұрын
👏👏👏👏👏👏👏👏👍
@alihassanabuukar9544
@alihassanabuukar9544 6 жыл бұрын
Caadi mahan
@CabaasCabaas-nd2iu
@CabaasCabaas-nd2iu 5 жыл бұрын
Sulfa sulfa 1 ax ax igada hala hala
@mireisman319
@mireisman319 Жыл бұрын
❤❤❤
@famousking447channel5
@famousking447channel5 9 ай бұрын
Ajakis rest in peace 🪦😢❤
@zaiqistan6732
@zaiqistan6732 4 жыл бұрын
very entertaining video
@sidrasidra2621
@sidrasidra2621 5 жыл бұрын
😭
@mahadahmedali8259
@mahadahmedali8259 Жыл бұрын
2022 😭😭😭😭
@abdishakur2834
@abdishakur2834 5 жыл бұрын
waqti hore xusuuxs ,sulfa
@yusufuk9925
@yusufuk9925 2 жыл бұрын
hees wadani ah
@cabdirisaaqali6871
@cabdirisaaqali6871 4 жыл бұрын
Hees qiiro badan
@bazishegow7761
@bazishegow7761 5 жыл бұрын
Baazi
@ahmedliban7035
@ahmedliban7035 4 жыл бұрын
Which city this
@abdifatahhamudmuhumed4412
@abdifatahhamudmuhumed4412 4 жыл бұрын
This is true
@maankahussein3051
@maankahussein3051 6 жыл бұрын
😭😭😭
@cabdirisaaqali6871
@cabdirisaaqali6871 4 жыл бұрын
Làakiin fananka luuqda leh Ajakis miyaa
@abdihashi2310
@abdihashi2310 3 жыл бұрын
Sulfa ayaa heestan qaadi jiray sideetameeyadii intuusan fanka iska dhaafin , waxay ka mid ahayd hersihii Caanka ahaa ee Sulfa qaadi jiray. Berigaas Ajakis lama aqoonin , ama nin aad u yar buu ahaa.
@diiriyeahmed6699
@diiriyeahmed6699 5 жыл бұрын
Sulfa adigaba wadaankaaga waad ka tagtay marka haystaan adigee ku haysataa
@abdirahmanhussein1899
@abdirahmanhussein1899 5 жыл бұрын
Asaga dhibaatada jirta burisey soma aha
@mohamedyusuf8691
@mohamedyusuf8691 5 жыл бұрын
Hi
@ashamohamoud5054
@ashamohamoud5054 4 жыл бұрын
Riwaayadee?
@shuaibdaacad1673
@shuaibdaacad1673 3 жыл бұрын
SHEYDAAN BULOOW...Sulfa. Laakiin tan waa koobi
Duufaan iyo Dabeyl Zulfa
6:12
VivaSomalia1
Рет қаралды 1,5 МЛН
Electric Flying Bird with Hanging Wire Automatic for Ceiling Parrot
00:15
Now it’s my turn ! 😂🥹 @danilisboom  #tiktok #elsarca
00:20
Elsa Arca
Рет қаралды 12 МЛН
POV: Your kids ask to play the claw machine
00:20
Hungry FAM
Рет қаралды 7 МЛН
The Joker kisses Harley Quinn underwater!#Harley Quinn #joker
00:49
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 42 МЛН
Ajakis oo ku ilmeeyey heesta wadan kiisa ninkii ka tago 2014
7:36
Taajir Studio
Рет қаралды 217 М.
ZULFA WADANKIISA NINKII KA TAGEE
4:58
banaadirtube
Рет қаралды 55 М.
Raadkaa Malayga Reebi Karee
4:58
DurBaan - Topic
Рет қаралды 55 М.
WADANKIIS NINKII KA TAGEE C/LLAHI ZULFA RIWAAYADII SHAYDAAN BUULOW
6:58
Khalidinho production
Рет қаралды 52 М.
CUMAR TESIYOW WADANKIIS NINKII KA TAGE
6:14
IFTIINKII ARLAADII
Рет қаралды 6 М.
Laba Miirre, Cabdullaahi Sulfa
3:25
Isir TV
Рет қаралды 91 М.
Abdikadir shik shik iyo hestii Wadankiis Ninkii katagee
8:01
Asliyee by (Killer and Maryan Naasir)
7:07
Cawaale0207
Рет қаралды 471 М.
Electric Flying Bird with Hanging Wire Automatic for Ceiling Parrot
00:15