Wado Garoowe iyo Garacad isku xiraysa ayaa la bilaabay wajigii labaad

  Рет қаралды 11,797

Deex TV

Deex TV

Ай бұрын

Пікірлер: 38
@OsmaanAhmed-sc8ko
@OsmaanAhmed-sc8ko Ай бұрын
Maashaa Allaah wadada udhaxeysa casimada garowe iyo dekeda garacad ❤💯💯✊👍👍👍
@Seeykulatahy
@Seeykulatahy Ай бұрын
MJ waa indhaha Soomaaliyeed. Anagoo Hawiye ah waa idinka maseersan nahay😂😂😂😂 Tartanka wadooyinka maa noo biloowdeen 😂😂😂😂 I love MJ. Viva MJ.
@Cici_mimi
@Cici_mimi Ай бұрын
Haa Ee Kaca Oo Waddooyin Dhis Bilaaba. Waddooyinka, Beeraha, Dal dhiska Iyo Waxbarasho Aanu Tartan Kugalno.
@HamzaRashadMussa
@HamzaRashadMussa Ай бұрын
Idinkuna qabuuraha lasoo baxa laangaab hawiye mxaa nooga masayrin mesha dhiso wx wda lahaanshii Adaa diidaye
@mustg4891
@mustg4891 Ай бұрын
@Seykulatahay mahadsanid sxb, in la isku daydo maxuma sxb, we are happy inaan role model idiin noqono🤣😂
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 20 күн бұрын
​@@HamzaRashadMussareeraha magaca qoladaada kucay hadaad munaafaqad allaah uga bqiweyday mj hayska dhigine shaydaan ayaa ku horkacaye intaa isleedahay mj umada ukharaari naarta arta hawraran
@Cici_mimi
@Cici_mimi 6 күн бұрын
@@HamzaRashadMussa Sax 😂😂😂🤣🤣
@farhiyadahir3725
@farhiyadahir3725 Ай бұрын
Maan shaa allah allow ku gulee dhismaha wadadas iyo dhamaan dhismaha wadooyinka puntland isha cadowga allaha idinka xijaabo amin amin
@AnabMohamad-wu3lf
@AnabMohamad-wu3lf Ай бұрын
Masha Allah Tabarak Allah. Allaha idina guuleyo Ajar iyo Xasanaad Allaha idinka siiyo. Wanaaga iyo Horumarka aad Bulshada u haysaan.
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj Ай бұрын
Maashaa allaah alla habarakayo gudiga haloo kaco
@shamcena7314
@shamcena7314 Ай бұрын
ManshaaAllah
@warsanxidig9749
@warsanxidig9749 Ай бұрын
MANSHALAH, BIYO SACBADADA LAGAGA DHERGAA ISKU TASHADA, BEERAHA, XOOLAHA IYO KALUUNKA XOOGA SAARNO, TUUGSIGA SANCADAALE FAQRIBAN KA QAADNEY. NIMCA ALA NASIYEY, TUUGSIGA NIN 9BIL KU DHESHEY ADOO KALE WAA BAHDIL.
@Maftuuxmahdi
@Maftuuxmahdi Ай бұрын
أللهم أنصر إخواننا المستضعفين في غزة وارحم شهداء هم واشوف جر يحهم واظعم جانعهم واسق عاطشهم وفرج كربهم واسترعور اتهم وآمن روعاتهم وانتقم من الصهاينة ومن والا هم.🇵🇸🤲
@shukrisaidhassan8830
@shukrisaidhassan8830 Ай бұрын
Maasha Allaah Ajar iyo xasanaad badan Allaah ha idinka siiyo inagana aan ajarka aan idinla qaybsanee shaashada soo saara lambar aan sadaqada ku soo dirsano. Insha Allaah.
@MAOmar-oy2uh
@MAOmar-oy2uh Ай бұрын
Guul Puntland dalkayga , dadkayga. Guul Daruud i. JABERTE
@dodorara9532
@dodorara9532 Ай бұрын
Allaah ha idiin fududeeyo oo ha idiin barakeeyo ha la soo jeesto jidadka in ladhiso waayo gobolo badan iyo degmoiyin baa u xaniban wadooyinkaa oo haysan meel ay maraan muhiim.ugu wayn waaye wadadoiyinku iyo baahida ugu badan waa sadaqo ijaariya qofkii allaah u sahlo jidka umadu ka faaiidaysanayso
@abdowali463
@abdowali463 Ай бұрын
Waa wado muhim ah oo isku xiraysa dekada caalamiga ah ee Garacad & Garowe. Reer Nugaaleed ha u kaceen wadadaas si looga faaiidaysto ganacsiga dekada Garacad oo Garowe u jirta wax ka ka yar 300km
@salebanmohamedmahmoud2483
@salebanmohamedmahmoud2483 Ай бұрын
dhulka iyo dhirta daaqsinka ah ilaaliya oo xoolaha unaxa beera geed abaaradka maasha allaah illahay haidiinbarakeyo sahlanaa sakharanaa allaha idiinkagadhigo
@HamzaRashadMussa
@HamzaRashadMussa Ай бұрын
Mnsha alaah kudayo punatalnd kudayo dadna qabuurihii bay lasoo baxyaan ilaahy puntland iga dhigy hamadleh❤❤
@xamralive
@xamralive Ай бұрын
Wado Garacad Garoowe Caadi maaha Maashaa Allaah
@farahcarlos3669
@farahcarlos3669 15 күн бұрын
👍Guulaysta 👍🛣Wadooyinka waa muhiim 🙏💸Cid walboo Awooda sadaqadaada ku baxso wadadaa 👍🌿🍀HAWDKA WAA DHIRTA YAAN LA WAX YEELAYN CALAASHAN YAAN WAX YEELO LOO GAYSAN 👍👀👁BAL UMADA REER PUNTLAND DHINACAAN U SOO JEEDSADA isu socodka Noloshiina ku dhisan 🟣🟡🔴🌏🔴🟡🟣
@LST25
@LST25 Ай бұрын
0:37 ❤❤❤
@AliMohamed-qu5ht
@AliMohamed-qu5ht Ай бұрын
Maansha allah
@warsamesaid8904
@warsamesaid8904 Ай бұрын
Rental sheega Garabcad iyo Garacad baad isku qaldaysaan.
@muktara.9989
@muktara.9989 Ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@shamcena7314
@shamcena7314 Ай бұрын
Hal cagafcagaf maxay ka tarin
@xamralive
@xamralive Ай бұрын
Dhirta markaad Jartaan Ciida ay Cagaftu Qoday ku Cesha oo kor ugu qaada wadada oo ku buuxsha meelaha ay wadadu ka Godan tahay oo ku moosa Ciidu waa mihim waa ciid dhagax leh
@warsanxidig9749
@warsanxidig9749 Ай бұрын
IMISA SAAC BAA LOO SOCON GAROWE ILAA GARACAD HADII LA DHISO WADADAN INSHALAH.
@AmalAbdirisakMahamed
@AmalAbdirisakMahamed Ай бұрын
2 sacadoood
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 Ай бұрын
​@@AmalAbdirisakMahamedwaagii rafka ayaaba 2 saac ahaaye baabuurta yar yar sida lankuruser ka
@bardehanad4919
@bardehanad4919 Ай бұрын
Tii Geldogob adeysay soo marka hore in la dhameeyo ma aheyn. Tiiyo aan dhamaan maxaad mid kake isugu furteen? Waxani wado dhisid ma ahan, waa sheeko mashruuc aan waxbadan soo kordhineyn?
@AmalAbdirisakMahamed
@AmalAbdirisakMahamed Ай бұрын
Galdogob ma mj baaa leh No bbe Nin walaba Gurigiiisa ha dhisto ma rabno cuqdad Iyo xaaaasinimo dad Wn ka daaalnay bye
@farhiyadahir3725
@farhiyadahir3725 Ай бұрын
Kkkk waa la dhisaayaa wadooyinka dhan yaan xuman loo arkin hormar haloo arko
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 Ай бұрын
​@@AmalAbdirisakMahamedgoldogob mj ayaa ubadan ogow reer maxamuud iyo reer bicid yahan no cuqdadland
@elmiabdullahi1960
@elmiabdullahi1960 Ай бұрын
War maamul goboleedka Puntland ee Soomaaliya waxba idin tarimaayo,tussale Siciid Dani 6 bilood baa laga joogaa, markii dib loo doortay,wax la taaban karo oo muuqda ma qaban,ee iskiin wax u qabsada.
@AmalAbdirisakMahamed
@AmalAbdirisakMahamed Ай бұрын
Somalia Maxaa la dhahaaa Dani wa Nin mj ah Waliba boqortoooyo ah Isaga anaga baaa wax wada qabsana Eeee uga fuq ninka xinayaha Gurigaaada dhiso Xageeesana u kala wadaaaa dani Iyo mj
@elmiabdullahi1960
@elmiabdullahi1960 Ай бұрын
@@AmalAbdirisakMahamed. Qabyaalad waxba soo kordhin mayso taasi waa hubaal Siciid Dani waa Governor iska iyo kuwa la midka ee Gobolada Soomaaliya, wax uu ilaa iminka maamulkiisa uu u qabtay Shacabka reer Puntland ee Soomaaliya, ma jirto oo la taaban karo, video ga Jaamac dabaaraani ee Tik Tok ga taasi horumar iyo. wax qabad ma aha,shaki kuma jiro in mar dhow, Shacabka danyarta ah ee u badan goboladaasi ay runta u sheegi doonaan, maamulka fashilay ee Puntland.
@XayaatAbdi324
@XayaatAbdi324 Ай бұрын
​​@@elmiabdullahi1960caqliga maa futada buu kaga jira mise wax qabadka reer Puntland shacab iyo xukumadd baa ka xuntahay?? War orod tolka wax uu qabo intaa shacab kale iyo xukumaddooda aa xaasidaysid.
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 10 МЛН
Summer shower by Secret Vlog
00:17
Secret Vlog
Рет қаралды 13 МЛН
Stay on your way 🛤️✨
00:34
A4
Рет қаралды 23 МЛН
KOOXDA HIDDO | HEESTII BADDA | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
6:31
SomaliSwiss
Рет қаралды 409 М.
BOSSASO illaa XAAFUUUN & WAREEG iyo WAREER!
7:50
Daljir
Рет қаралды 51 М.
Niger : l'immunité du Président Bazoum est levée
2:38
TV5MONDE Info
Рет қаралды 238 М.
ХОТЕЛ ПОТОПИТЬ ДЖЕКА, НО НЕ ВЫШЛО
0:51
Tasty Series
Рет қаралды 880 М.
🤣🤣🤣
0:29
Dragon Нургелды 🐉
Рет қаралды 1,2 МЛН