Wafdiga IGAD Lascaanod kuwajahan Hadalkii Firdhiye e Gilgilay Garowe & Hargaysa

  Рет қаралды 46,621

Dal Jire Tv

Dal Jire Tv

22 күн бұрын

Dal Jire Tv is a Free Somaali Media

Пікірлер: 243
@jamalportal73
@jamalportal73 20 күн бұрын
Puntland waa hooyada Khaatumo state. Puntland waanu ilaashan cidkasta ha ogaato from Dhuloz.
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 20 күн бұрын
laaascaano Harti aya xoreeyey ee Puntland ma xorayn yaan taariikhda been laga sheegin
@dianadd12345
@dianadd12345 20 күн бұрын
​@@Jaalejaale12ooo harti puntland Lee soo ma dhega....War nimaan harti iyo puntland kale aqoon aa iska hadlo.
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 20 күн бұрын
@@dianadd12345 waxaa laga wadaa ciidan aay leedahay puntalad ma dagalamin ee ciidan qabaailo ayaa dhiig bixyey .. meesha siaayada puntalad aay si hoose u hagaradaminesey halganka SSC
@Hayaannabadeed
@Hayaannabadeed 20 күн бұрын
@@Jaalejaale12 Oo Ganaraalka ciidanka xoreeyey ma shicib buu ahaa.
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 20 күн бұрын
@@Hayaannabadeed hhhhh reer ahaan ayuu u tagay walal meesha , haljeneral na ma xoreena tobonaan ayaa xoreeyey , adigamaxadkeliya u dooran hal keliya, jooji waxaad wado yareey , maxadse iigu soo celcelin maanta dhan intaas
@mjabdi1904
@mjabdi1904 20 күн бұрын
Harti weyne I ❤ your power and unity.we need twin sister states .
@aliyahhassane8872
@aliyahhassane8872 20 күн бұрын
Jaamac nacayb Puntland baa ka muuqda! Angaa Khaatumo iyo Puntland ba ah! Qodqodka jooji iyo isku soofaynta.
@mjabdi1904
@mjabdi1904 20 күн бұрын
Jama galad walee inuu dhashii Daraawiisheed yahay.kalsoonida UU ku qabo,daaraawiishta,ayaa u markhaatiya,D5ku waa inay sida dhulbahante iyo Ogaadeenka isugu kalsoonaadaan ,taasna waxaa sabab u ah dhiiga Daraawiishta. Aryaa Daarood eeboow is aamina.❤❤❤
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 20 күн бұрын
Daraawiish waxay astaan u tahay fashil, qasaaro iyo guul daro. Wax fashil, qasaaro iyo guuldaro ku faana idinka ayaa la idinka hayaa.😂
@fatumaahmed4566
@fatumaahmed4566 19 күн бұрын
Wxdan ogeyn ayad ku hadaqaysa ogaden darawish goormu noqdy, sayidkuna dhul ogaden ma joogin,ogaden waa kuwii shirqolayey sayidka,darawiish ku sheeg mj Adigo xaqireyn mj,dhulbahnte darwiishnimada wx kaga horeyey mj 10 ama 11sano ee hore intuu nugaal Ayl ka soo guurin sayidku ciidankiisii yey ahayen saa dhulbhnte 10kii sane danbe ayey ahayen mrku talex soodagy,soo baro tarikhda Adigo iska sheegin wxdan ogeyn.
@fatumaahmed4566
@fatumaahmed4566 19 күн бұрын
Adigu D5 ma tihide mx ku dhex gashy Ader D5 lama Kala qaado oromow isku dirka ah loo ma baahna dad wada dhashay in loo kaabeyo.
@fatumaahmed4566
@fatumaahmed4566 19 күн бұрын
Mj wixi neceb cagta hoosteda in.a
@jakey2424
@jakey2424 19 күн бұрын
​@@fatumaahmed4566Majeerteen waa tol jira indr. Waa garabkayo. Dadku yaysan ku dhex dawakhin siyaasadaha iyo waxa ka socda Social media. Cadawga Majeerteen waa cadawga Dhulbahante, cadawga Dhulbahante waa cadawga Majeerteen. THAT IS THE FACT.
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c 20 күн бұрын
Halgamayaashii reer tolkay ugaadeen illaahay ha idin xafido Walle hayaday rag ayey dhashay
@bby6
@bby6 19 күн бұрын
Kuwan ma halgama ku aha marku laha xamza neef qaylada iyo tolayeyda hala dhaafo beenaale adi harti matihid a hawiye ama cabaadweyn midkood ba tahay aamus axmaq yahow
@silverloola726
@silverloola726 20 күн бұрын
Ogaadeen ma caawimin Dhulbahante markeey puntland cawimeeysay. Ha isku dirina dadka walaalaha ah.
@FadumaAhmed-cn7wi
@FadumaAhmed-cn7wi 20 күн бұрын
Ogaadeen niyadey inagala socdeen saxaafada waa ka hiilinayeen
@husseimali1139
@husseimali1139 20 күн бұрын
beenta daa,, qaab dhaqaale waa uga qayb qaateen,, Ahmed geeda-naar kharash fiican ayuu bixiyay,, ayaduba waa hiil wanaagsan
@FadumaAhmed-cn7wi
@FadumaAhmed-cn7wi 20 күн бұрын
@@husseimali1139 gredo naar wax ma ba xine shicib ka ogaadeen baa bixiyey weliba gudo iyo debed maal bay bixiyeen siiba gabdhaha ogaadeen
@fadumomohamed6760
@fadumomohamed6760 20 күн бұрын
Wariyayaasha waa salamayaa waana ku mahadsan yihiin jamacow inader nimanka isaaq ee lascanood lagu laayey iyagaa dad iyo dal aanay lahayin kusoo duulay ma mudna in maxbuus loo hayo waa in la laayaa ama hala heshiyo ama yaan laheshiin Isaaq heshiin mayno putland walaal aan kufaano kursiga og noo hayo waa haysanaa walaalo isjecel
@mohamedibrahim7653
@mohamedibrahim7653 20 күн бұрын
Hasan iyo hamza waa hogaamiyeyaal isu keenay somaliya somaliya waa hal wadan guul somaliya insha Allah
@yasminhussein6143
@yasminhussein6143 20 күн бұрын
Waanu kaaqaadanay salaanta indr macaane jaamac galadow noolow indr darwiish darwiish dhalay ❤
@ashaabdi6177
@ashaabdi6177 20 күн бұрын
Isku darka harti waa laydiina dhaamaa waxmagaradyahow
@engilyas44
@engilyas44 19 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤gulled marku jamac warkiisu meel fiican marayo ayad nagu jarta ❤❤❤❤waan ka xumahay
@abobasement346
@abobasement346 20 күн бұрын
Good job 👍🏾 mr firdhiyeh shaqoh bu so qabtay in shah horumar ban u rajeyay ssc iyo harti weyneh waxaan Arkayah in lagu so dayay barah bulshadah horgaloh rag iyo dumarbah iyo yutubaroh fafinayah dacayadoh raqisah kuwah waa in lagah fogadah waa cadowgah ssc
@Maxamed-ym7xt
@Maxamed-ym7xt 20 күн бұрын
Ogaadeenku iyadoo an joogno qarnigeenan,weli waa sidii qarniyo hore lagu sheegay taariikhda uqoran😂😂😂😂😂bal,eeg warkooda mimankan xeelad,xirfad iyo haybad,midna kama muuqato,waa iska bugbac,woxoodu 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@maryansalabaan6773
@maryansalabaan6773 20 күн бұрын
Wanu ka qadanay jamac galad inadeero berka ka ogsonin qalas sare thanks dhigayagi
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 20 күн бұрын
HAYAAAAY😂 WAR GOORMAY PUNTLAND SHEEGATAY SSC ?? WAR PUNTLAND IYO SSC WAA 2 MAAMUL OO WALAALA AH. HOY YAAN UMADA LAYSKU DIRIN
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 20 күн бұрын
Kuwaan cuqdad iyo xaasidnimo reer puntland ay uqabaan ayaa ka buuxda
@aliyahhassane8872
@aliyahhassane8872 20 күн бұрын
Puntland iyo Khaatumay rabaan inay ka dhex kaluumaystaan.
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 20 күн бұрын
laaascaano Harti aya xoreeyey ee Puntland ma xorayn yaan taariikhda been laga sheegin
@dianadd12345
@dianadd12345 20 күн бұрын
​@@Jaalejaale12shhh iska hadle!
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 20 күн бұрын
@@dianadd12345 waal anigaa reer Bosaso ah labada maaumla igama xigto e waaqici ayaan ahay nin xigsan maayo
@user-rx8mi7hl5n
@user-rx8mi7hl5n 20 күн бұрын
UGAADEEN IYO ARIGA GAROWE JOOGA SIYAASADA WAA ISAGA MID
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 20 күн бұрын
laaascaano Harti aya xoreeyey ee Puntland ma xorayn yaan taariikhda been laga sheegin
@user-rx8mi7hl5n
@user-rx8mi7hl5n 20 күн бұрын
JAAMAC GALAN ISAGOO KIRISHBOOY AH AYUU PUNTLAND IMAN JIRAY KUNA NOOLAA HADANA PUNTLAND AYUU ADUUNKA UGU NECEBYIHIIN
@user-qk5hd9su6d
@user-qk5hd9su6d 20 күн бұрын
@@user-rx8mi7hl5n Waxaa laga yaabaa in dad ku nool Puntland ay dhibi jireen
@halimamuse975
@halimamuse975 20 күн бұрын
Waan idin saamay jama iyo nuur saaan saree guulaysta ilmaadeer masha Allah good job 👍
@amdualeh5802
@amdualeh5802 20 күн бұрын
Warbaahinta falastiinta afrika,futadiina ayaa qaawan markaasaad tu kale hu saareysaan miyeydaan caqliyeusaneyn cageey.
@sainabyussuf8252
@sainabyussuf8252 20 күн бұрын
Waa idinsalaanay Ilmadeerayaal waan ku faraxsanahay inaad nala shaqaysaan
@mamaaminayusuf727
@mamaaminayusuf727 20 күн бұрын
BuutLan waxaba naga dhexeya cadowgod ha jaabo inshaa AALLA
@faisawade195
@faisawade195 20 күн бұрын
Jamac galad iyo tiimkisa sallansare❤❤❤❤❤waa kujeclahay beerka ka ogsoonin jamaahirta ssc you great man guulyso
@luulsharib
@luulsharib 20 күн бұрын
Ku seexda Faysal iyo intii madaafiicda la dhacayay la siin daayo Abdan 💯💯💯💯💯
@SalmanAbdirahman-wk7xq
@SalmanAbdirahman-wk7xq 20 күн бұрын
❤❤❤❤❤jamacow wad mahadsantahaya inader qali
@abdinuromar5575
@abdinuromar5575 20 күн бұрын
asc jamac puntland iyo harte ka lasar .hart power waa unite .iidoor iyo puntland yaa u fiican
@dianadd12345
@dianadd12345 20 күн бұрын
Maya puntland waa harti....hartina waa qoys oo puntland dega
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 20 күн бұрын
Anigu wxn idin odhan lhaa SOMALIDA XORTA AHI HAYS ER ERYADAANE IYAGAA WAX KLA DHACSANAAYEE IDINKU HAL TUULO MADAX BANAANI KUMA JOOGYAAN MAALINBA XIL RW LAYDIN DHIIBO WAXA DOOR BIDEEN AWOODINI MDXWEYNE KU XIGEEN KA DOORATAN😂😂😂😂
@seed3966
@seed3966 20 күн бұрын
Asc war igad dad fiican maaha 😮😮😮
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 20 күн бұрын
Jama mj ❤❤waa jecelanahay dab leeyihiin
@MrQalay2005
@MrQalay2005 20 күн бұрын
War kuwan maxaa Garoowe daba dhigay war anagaa wax aragnay waa dad xumaato lala jeclaaday😂😂😂
@user-rx8mi7hl5n
@user-rx8mi7hl5n 20 күн бұрын
FIRDHIYE HADUU PUNTLAND AFKA KU TAAGO WALAHI BUUSAN BIL SII JOOGAYN TAAS IGA MEEL IIGA QOR
@CmonNowTellme
@CmonNowTellme 20 күн бұрын
Adigoo Aya ah?
@CabdiqaniSugule
@CabdiqaniSugule 20 күн бұрын
Jaamac galad waad mahansantahay halgankaagii reer ssc laakiin hanaga badbadin xildaarood haysto waan haynaa ala haku xifdiyo inaadeer ok
@xaaliawcali7820
@xaaliawcali7820 20 күн бұрын
Maxaa u foreseen s0maalilaan Meade u seventeen soomaalinimad
@user-rx8mi7hl5n
@user-rx8mi7hl5n 20 күн бұрын
JAAHIL JAAHIL DHALAY PUNTLAND SOW HARTI MAAHA
@adamjumale4871
@adamjumale4871 20 күн бұрын
SSC and Awdal State of Somalia 👍🎉
@user-rx8mi7hl5n
@user-rx8mi7hl5n 20 күн бұрын
PUNTLAND MA CHINESE BAA SOW HARTI MAAHA? JAAHIL FOOQUL JAAHIL
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 20 күн бұрын
laaascaano Harti aya xoreeyey ee Puntland ma xorayn yaan taariikhda been laga sheegin
@feysalkhalif8366
@feysalkhalif8366 20 күн бұрын
Puntland waa in ay firdhiye Ka fiirsatas waxaan maqli jiray hobobaro libaax ayay soo wadaa xasan sheekh iyo geele firdhiye ayay rabaan in ay puntland Ku burburiyaan
@quulefaarax6513
@quulefaarax6513 20 күн бұрын
Marnaamujka BEEN KA HADAL 🤑
@mohamedabdille2471
@mohamedabdille2471 20 күн бұрын
Salaan sare ilmaadeerayaal. Waad ku mahadsan tihiin warbixintiina quruxda badan
@aminaawil784
@aminaawil784 19 күн бұрын
Igada ma imaan karto ilaa aykudhawaaqaan waxaan u soconaa mamul gobaledka sac khatumo waana mamul buuxa hadii kale yanay isku imaan jamaahirey diyaargarowa
@user-gm4nr4lf1h
@user-gm4nr4lf1h 20 күн бұрын
Ilaahay daayin sanaa muxuu dad abuuray sida kuwaan!
@guledsm
@guledsm 20 күн бұрын
Gacan ku dhiiglaha haddaan la xukumin dulmi baa laga shaqeeyey.
@AbdifatahMahamedaidid
@AbdifatahMahamedaidid 20 күн бұрын
Hadii intiina aan idin dayno jaamacow koonfur idinka dabada ka wade ma na daynaysaan
@NaasirMaxamed-sx2oh
@NaasirMaxamed-sx2oh 19 күн бұрын
Cagdheer waa dadka kaliyee la guumaysto 2024 markaasay dad tashaday ku.mashquulsan yihiin badow iyo xaasidnimo ayay isku darsadeen from jabuuti😅😮
@abdirizaksheikdonali4177
@abdirizaksheikdonali4177 20 күн бұрын
Dhulbahante waa tolkaa inaad taageerto waa khasab lakin nacaybka puntland meel ku mayso
@adandayib1659
@adandayib1659 19 күн бұрын
Labadii Maalmodba 2 Jeex Adhi Bey Loqaban maxabiistu 😂😂😂
@nuradinaahmed5292
@nuradinaahmed5292 20 күн бұрын
Daama wayne cuqdad ayaa dishay
@user-le9lk5fw4y
@user-le9lk5fw4y 20 күн бұрын
Cuqdad puntland baaqabtaa alle ha idincaafiyo😂😂😂😂😂😂😂
@user-zf9fr9du7y
@user-zf9fr9du7y 20 күн бұрын
Jaamac qaar waraabe afku dhiiglaad tahay
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 20 күн бұрын
Wrasiyga labadaan nin ayaa fiican ee maraksta iyaga isku daaya Fadalan
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 20 күн бұрын
Waa xor aniga sidaas u arkaa
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 18 күн бұрын
Garoowe waa dowlad puntland ..period.iska ilaawa puntland ha ku saqajaamin.
@user-rx8mi7hl5n
@user-rx8mi7hl5n 20 күн бұрын
HADII SSC LOO DHIIBO WAA NIN HARTI AH EE OGOW NACASOW WAA ILLAH MAHADIIS HADAAD BAKHTIGII UGAADEEN EE CAGAHA DHAADHEERA AAD KA QUUSATAY. WAR PUNTLAND CIDNA UMA BAAHNA WAA QARAN GAAMURAY SSC HADII AY IS MOODAAN WAX AYSAN AHAYN MAALMO KU QAADANMAYSO PUNTLAND IN AY TUSTO WAXA AY GOOYAAN.
@user-rx8mi7hl5n
@user-rx8mi7hl5n 20 күн бұрын
PUNTLAND FIRST ❤
@abdirashid9652
@abdirashid9652 20 күн бұрын
Waar maxaa kagalay somaliland waar faqashyahoow nada
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c 19 күн бұрын
Xamse waa nin kursiga xaq u leh waajibkiiisa ha ka soo baxo ama yuu ka soo bixin. Dadkii lahaa ayuu ka mid yahay
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 20 күн бұрын
WAR SSC WAA XUKUUMAD KA BAXSAN MIDA PUNTLAND. PUNTLAND UMA TALISO SSC. JOOJIYA FIKIRKIINA ODHANAYA PUNTLAND BAA SHEEGANAYSA SSC.
@user-rx8mi7hl5n
@user-rx8mi7hl5n 20 күн бұрын
WAR UGAADEENOW ADIGU HOOSTAADA FIIRI OO UFTA DADO OO AMXAARKA GABDHIHIINA JIG JIGA KU CAANAHA KAGA DAADSHA HARKA GALAY INTAAD ISKA DAYSAAN WAXAYDINAAN DHAQO KU LAHAYN.
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 20 күн бұрын
Wan hubaa reer SSC Khaatumo inan sidaa lodeen doonin oo ay gacamo shisheye isku dayi doonaan iney SSC diblogu celiyo gacanta somaliland balse ma filayo iney suragelidoonto
@seed3966
@seed3966 20 күн бұрын
Waa runtaasi cadow badan yaay reer SSC leeyihiin oo somali iyo shisheeyeba leh marka wixii soo marey waa ineey cashar ka bartaan qaaaaan 🫵🫵🫵🫵🫵🫵🫵
@user-bp1py3ul2d
@user-bp1py3ul2d 20 күн бұрын
Beenaale Galkacyo Waligayo Ma aanan aaadin teeda kle cag dheereey Mxaa Harti ku dhex dhegay
@user-rx8mi7hl5n
@user-rx8mi7hl5n 20 күн бұрын
UGADEEN MARKA AY HARTI MAQLAAN AY JOHORADA XAARAAN WAA CAAJIB WAXAAD HARTI WALALO AH U KALA GURAYSAAN ANAGUBA ABSAME MAKALA GURNEE. SHEEKADIINU WAXA WEYE FILIMKA XASSAN SHEIKH IYO ISMAIL C GEELE WATAAN EE AH IN HARTI LAYSKU DIRO
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 20 күн бұрын
OGAADEEN WAA RAGA RW KA JECLAADAY INAY KBA UQADAN X. SH OO KU XIGEN LGA DHIGO KUWAASA HDLAYA😂. 😂. 😂😂
@khadarmohamud4745
@khadarmohamud4745 20 күн бұрын
Markii la duqeynayay laascaanood igad xagee jitay j galadow
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 20 күн бұрын
Xamse in meesha laga saaraa waa mid aad ufiican
@AbdiganiIbrahim
@AbdiganiIbrahim 20 күн бұрын
Igadka aad sheegaysaan muxuu soo kordhinayaa
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 20 күн бұрын
Waxaan maqlay nin ogaaden yiri mj ilaa amanuun ma daba socdaan kkkk
@seed3966
@seed3966 20 күн бұрын
Asc waa khalad jaad in loo geeyo 😮😮😮
@RandaHashi
@RandaHashi 20 күн бұрын
Qofku marka hadalkiisu aanu kudhisnayn caqli iyo cilmi waanoocan ookale ninkan sheeganaaya wariye hadana hadalkiisa fiiriya xasan sheekh waakii uulahaa dadka arsaaqadu meeshaxunkagashay awaken ookale shayla Djibouti wuumaagaayey maanatana waa amaanayaacajiib
@_22260
@_22260 20 күн бұрын
Oo jaamacoow ma puntland baaheysata khaatumo siiciid dani sow tuulahaa tastuurka waa lafurayaa cidii kabaxeysana waan oganahay puntland maxeey khaatumo oga baahantahay war culeeysbaa kaharaya heey tashadaan
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 19 күн бұрын
Igad kulaha ma jibuti iyo somalia igad noqday marka nimanka danta gaarka wata 😂😂😂
@mahadtahliil9442
@mahadtahliil9442 20 күн бұрын
waar haddaanu dhulbahantenahay waxaa wax nataray walaaleheen majarteen oo ciidan iyo calafba nataray ee ogaadeen waxba namatarin caadda ogaadeenow nagga daaya haddaad ciidan iyo calaf ogadeen ma keeping ee ogaadeennow isaaq wadding la socdee soo raaca
@user-le9lk5fw4y
@user-le9lk5fw4y 20 күн бұрын
Ogaadeen xllligii dagaalka uma hiilin dhulbahante ee puntland ayaa uhiilisay ee adigu ma iskudiraysaa?😂😂😂😂😂😂😂😂
@user-rx8mi7hl5n
@user-rx8mi7hl5n 20 күн бұрын
MADAXWAYNE DANI WAA INUU FIRDHIYE GARAAMAHA UU SIIYO KA JARAA SI UU EDEB U YEESHO
@daahiradanhersi595
@daahiradanhersi595 20 күн бұрын
Maaha inaad isbarbar dhigtaan garoowe iyo hargeisa maamul cadow ah iyo maamul iyo dadka puntland way garab istaageen dhiig iyo maalba waa ku bixiyeenmaamulka khaatumo
@husseinaden7560
@husseinaden7560 20 күн бұрын
Hogaamiyaha maxaabiista General faysal cabdi bootaan, magaaladii ay duqaynayeen ayey ku xiran yihiin, dadkii ay laynayeena way xanaanaynayaan,cajiib
@mukhtarwarsameyare3799
@mukhtarwarsameyare3799 19 күн бұрын
Jaamac Galan iyo guuled alifle aad ban idiin salamaya
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c 19 күн бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk bookable waxaa ka qaalisan midaynta D5
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 20 күн бұрын
Xamze ssc asagaa wado oo hawsha sssc jamac naceybka
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 20 күн бұрын
Jamac sax inadeer
@ahaiban1
@ahaiban1 20 күн бұрын
Waftiga IGAD miyay iman karaan Laascaanood Somaliland hadayna ogolayn...
@Deeqaadanmaxamed-uh8ek
@Deeqaadanmaxamed-uh8ek 20 күн бұрын
Jaamacow adigu waxba kama sheegi kartid nimanka darajada leh lagama yaabiyo in ay maxakamad kama bad baadan xayawaan baad tahay dadkay laayeen Yaa xaqooda siinaya Firdhiye waa waxay idoorka marka haday dheheen xaar firdhiye waa idoorka waayo idoor waa xaar
@MahdiArab-zq7zc
@MahdiArab-zq7zc 20 күн бұрын
Waaxtahaye itobiyane adad ku gousiye cagedhere
@mohamedgelledacalley7026
@mohamedgelledacalley7026 19 күн бұрын
horta ninkaan in la weydiiyo weeyo shahaad wariye ma heysta mise waa qabqablayaasha xoog ku soo galay wariyenimadda
@MashaAlllahAlhamdullilah
@MashaAlllahAlhamdullilah 20 күн бұрын
Dhulbahante lagama aamini karo ra,iisal wasaare.
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 18 күн бұрын
Adeer harti.kaa tashatay.kuumana baahna.
@mukhtaarabshir7022
@mukhtaarabshir7022 20 күн бұрын
Xamse waa reer ssc hiil iyo hooba
@user-bp1py3ul2d
@user-bp1py3ul2d 20 күн бұрын
War xanuun Puntland la yiraahdo ayaa iidnku dheceye Puntland waligeed ayey meeshaan ka ralinayeen waligiin maanty ayaa timaadeen maantana lahayate ayaad ka tihiine Iska aamusa Dhulbahante iyo MJ Ayaa is ah ayaaganaa wada dhashay isla dhibta isna dila wxba wada cunee iidnku Lahayatinumada ka baxa
@madiinocaraaymaxamed7445
@madiinocaraaymaxamed7445 20 күн бұрын
Waxaad u ekeen Nin Soomaalinimadu ku weyn tahay lkn meel xun ayad ka so baxdey hadi Xamza la ridana Ninka aad rabto lo dhiibi maayo insha allaah
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 19 күн бұрын
Shir danbe igad leedhy hadu dhaco wad arki ururki waa lagu gala tgay markay niman dan gaara wata so faragliyen sida jibuti iyo somalia
@siedmeash515
@siedmeash515 19 күн бұрын
Indha xun umada muraayad ka xidho ma irbad ayaa loogu dalooliyay indhaha acuudu bilaa ama hamaso eegin
@CalimaxamedBaaruud-ps1ku
@CalimaxamedBaaruud-ps1ku 20 күн бұрын
Benale qabyalayste
@AbwaanAliSamaan
@AbwaanAliSamaan 19 күн бұрын
Sacid dani .ssc dhiigbuu. Uhuray. Jamac galadow qabyaalada iska daa Dani doorashu kusoo galay. In uu. Ssc. Daafacaayo Adne. Gabar gabar. Ayaad. Ku heesaa. Xishoo. Nio. Nin weyn baad. Tahee.. .. 😢
@user-sv8ut3cb4i
@user-sv8ut3cb4i 19 күн бұрын
Ogaadeen nacas bandana illayn labadaasaaba u fariido ahe😂
@MohamefWarsame-fj2xg
@MohamefWarsame-fj2xg 18 күн бұрын
Khautumo waa puntland
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 20 күн бұрын
Jama siyaasada waa gadgadoonta tolkeen dhubante iyo faqashine ma dhibaan ha daneystaan
@cabdiraxmannijaar8461
@cabdiraxmannijaar8461 20 күн бұрын
NIN WAYNBAAD TAHAYE BEENTA ISKADAA IYO GODOBTA LAGA YAABAA IN AANKU ARKO Adiga OO WADANKA JOOGA
@abdullahiahmedchannel5067
@abdullahiahmedchannel5067 20 күн бұрын
War ninkan weyn wuxuu ku hadlayo Dageyso. IGAD iyo hawlaha ay u xilsaaran sida uu fasirayo. Waa yaab !
@maryamalinuur9337
@maryamalinuur9337 20 күн бұрын
Jamacow dhulbahante reer waqooyi maaha isaaq baanu uga tagnay yagu cirka hala aadeen waqooyi only waa jaho sidii garaad jaamac sheegay
@sser4622
@sser4622 19 күн бұрын
Daarod ka lasheegahoh waa bilaa ixtiraam. Majeeeteen hawiye ayaa extiraam u hayah ee wax hala qabsadaan dadkaan puntland iyo majeerte wax ay ixtiraam ah iyo ehelni.o uma ogah walaahi daaroda .oogu xun sikastah
@FadxiyaMohamed-l1l
@FadxiyaMohamed-l1l 20 күн бұрын
Laba wariye oo darooda
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
00:49
Yoeslan
Рет қаралды 44 МЛН
Clowns abuse children#Short #Officer Rabbit #angel
00:51
兔子警官
Рет қаралды 79 МЛН
路飞太过分了,自己游泳。#海贼王#路飞
00:28
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 33 МЛН
WAAR DAG DAG AH
41:45
Habar media
Рет қаралды 2,2 М.
XAALADA MUUSE BIIXI OO SIXIR LAGU SHEEGAY YAA SIXRAY?
14:59
FALANQO TV
Рет қаралды 3,2 М.