No video

Wagar | Halkan Guryo Dalxiis Ayaa Laga Dhisayaa 🛖

  Рет қаралды 4,162

Cadceed Travels

Cadceed Travels

Күн бұрын

Degelka Khamuun ee ku yaalla buurta Wagar, waa degel kusoo baxaya in laga dhiso guryo dalxiiseed dadku ay u soo nasasho tagaan, habeenkiina loo hoyan karo, oo ay dad badani kaga soo dhuuntaan culaysyada iyo buuqa nolosha.
Haddii aad doonayso in aad ila soo xidhiidho, igala soo hadal lingaxyadan hoos yaalla:
SUBSCRBE: @cadceedka
Facebook : / cadceedtravels
Instagram : / cadceedka
Tiktok: / cadceedka_

Пікірлер: 40
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r Ай бұрын
Alla meeshaan u dhashay ee wagar ayaan qurbe iyo baraf ka joogaa Ciise muse Alle dhul wuu na siiay sheekh baan arkay bixin duula mija caseeye hudisa maasha Allah sadex buurood baan arkan dhexdooda Maryan madax wayn senge sarar wayn mooye mici dheer oo xinuu ka baqo shibiraa urdurka uduga aad yaabayso masha Allah
@xikmatzoor.486
@xikmatzoor.486 Ай бұрын
Cadceed iyo odayguba wlhi waa legends waayo jawiga ay ku jiraan iyo wayaha ku gadaaman halkasan ka dareemoyaa inuu khatar badan yahay, waar shabeelkii miyaydan is arag alla idinka badbaadiyee, waar meesha waddo haloo baneeyo odayga u sheegoo haduu dawlada u shaqeeyo zxp Cadceedow.
@Eng_moy
@Eng_moy Ай бұрын
Nin boqol kun hala gaadhsiyo 100k
@maxamedbulxammaxamedbulxam8674
@maxamedbulxammaxamedbulxam8674 Ай бұрын
Masha Allah somalia 🇸🇴 waa dal qurxoon ❤❤❤
@roobleyare2351
@roobleyare2351 Ай бұрын
😂😂
@idriisabdi7513
@idriisabdi7513 Ай бұрын
Cadceed sxb keep going
@dahabo8241
@dahabo8241 Ай бұрын
Masha allah qurux ❤
@KhaalidMaxamed-mw4ih
@KhaalidMaxamed-mw4ih Ай бұрын
Kaymaha quruxda badan kareeb muunsiga waayo waa fisqi
@waxigabaro5009
@waxigabaro5009 Ай бұрын
Ninkan kor halooqaado ❤❤❤
@Eng_moy
@Eng_moy Ай бұрын
Mansha allaah ❤
@HiboNour-oe5xm
@HiboNour-oe5xm Ай бұрын
Maashallah tabaarakallah dhulkii reer tolkay ciise muuse
@Fahadcaynaan6
@Fahadcaynaan6 Ай бұрын
Legend cadceed ❤
@tufaaxhasan1398
@tufaaxhasan1398 Ай бұрын
Waad ku mahadsantahay
@Clkariin_1234
@Clkariin_1234 Ай бұрын
Kamerada aad dhulka dhigayso kadaa meelaha quruxbadan duub drone iibso sxp keep going p
@CiiseIsxaaq-py1cq
@CiiseIsxaaq-py1cq Ай бұрын
Best vedio xagee mareyza aaaaa😂
@cadceedka
@cadceedka Ай бұрын
Meesha waa lakala lumayaa 2 sikin haddii lakala horreeyo, hhhhh.
@Mrwaryaa0
@Mrwaryaa0 Ай бұрын
Bosaso buntland ayaa jooga Waxa aan aminsanahay inaan ahay qofka kaliya ee ku tageera Qof somaliland jooga suu ku taagero si ka wacan ayaa ku taagera ❤❤❤❤
@cadceedka
@cadceedka Ай бұрын
🥳❤️
@Abdiqanisaleban1
@Abdiqanisaleban1 Ай бұрын
MashaAllah 😊😊😊
@moyaziid
@moyaziid Ай бұрын
Saxiib, hadaan qabiga kugu hayay video yadaadu caadi maaha, mahadsanid.
@cadceedka
@cadceedka Ай бұрын
Ku raaxayso.
@HiboNour-oe5xm
@HiboNour-oe5xm Ай бұрын
Waad mahad santahay
@Hamsebaashe1
@Hamsebaashe1 Ай бұрын
Nio horta bal zxp soobaro qaabka videoyada looduubo sido kalena qaado drone aad kor kaduubtid ama kaxayso qof aad uyaqaana edited walahi way kuuqarxi lahayd
@mucaadcabdiciid8849
@mucaadcabdiciid8849 Ай бұрын
M
@baanaalibaana4498
@baanaalibaana4498 Ай бұрын
Cadceed saaxiib biloo love to iisaartaa
@cadceedka
@cadceedka Ай бұрын
❤️
@user-jv9jv2ey5s
@user-jv9jv2ey5s Ай бұрын
Nio Daroon Soo Iibso oo sooduub Kaymahan.Lama.Galaankee ee DalkA
@cadceedka
@cadceedka Ай бұрын
Waa hagaag, aa siday tahay.
@YahyeDhuux
@YahyeDhuux Ай бұрын
Legandkaa igu salaaan
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 Ай бұрын
Anigu hadan caanacabo halkaasa lagu aasilahaa
@hibakapdilahi9582
@hibakapdilahi9582 Ай бұрын
Waxaa kula socda abtigay maxamed cabdi cali
@KhaalidMaxamed-mw4ih
@KhaalidMaxamed-mw4ih Ай бұрын
Fadan miinsiga kadaa silaguu daawado
@AhmedAkOfficial1
@AhmedAkOfficial1 Ай бұрын
Sxb Camerada Aad isticmaasho Iyo Qiimaheeda Ma ii Sheegi Kartaa
@cadceedka
@cadceedka Ай бұрын
Canon 90D waa $1200-1500 meelahaas.
@HMS33
@HMS33 Ай бұрын
Lakin meesha Bahal hoose ayaa ka Buuxa
@HMS33
@HMS33 Ай бұрын
Salan sare
@HiboNour-oe5xm
@HiboNour-oe5xm Ай бұрын
Oo miyey daan tukan bisinka
@KhadarToosane
@KhadarToosane Ай бұрын
Mrky hooyo aragto maxay ku tidhaa tollow
@cadceedka
@cadceedka Ай бұрын
Maxaa dhacay? Ma Wrong Turn baa kuu sawirmay? Hhhhh,
@KhadarToosane
@KhadarToosane Ай бұрын
@@cadceedka waar may sxp lkn inta dumarku way beer jilicsn yihin mrka wxn ka wda Amay ku baqda o tiraa hoyo you have to stop this 😂
Waxaan Lug Ku Tagay Buuraha Wagar | Hoyga Shabeellada 🐆
48:38
Cadceed Travels
Рет қаралды 32 М.
MA TAHAY DOOKHAGA YES OR NO
8:45
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 64 М.
小丑和白天使的比试。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:51
超人不会飞
Рет қаралды 33 МЛН
Fake watermelon by Secret Vlog
00:16
Secret Vlog
Рет қаралды 3,1 МЛН
The FASTEST way to PASS SNACKS! #shorts #mingweirocks
00:36
mingweirocks
Рет қаралды 12 МЛН
Magalada solayga boon | my journey boon🥓🌴
14:04
Mahir official🌴
Рет қаралды 3,8 М.
Guryosamo - Xaafada Casriga ah ee Sabo Wanaag ee magaalada Garowe
19:40
MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD S2 � XALQADDA 10 AAD
23:04
Xogmaal Media
Рет қаралды 362 М.
Maska ugu sunta badan Kenya ayan Garbaha usaaray 😳 @maryan_ahmedey
21:00
小丑和白天使的比试。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:51
超人不会飞
Рет қаралды 33 МЛН