Wajigayga Sida aan U’nadiifiyo...| My Skin care Routine | Fadna

  Рет қаралды 53,505

AJ & Fadna

AJ & Fadna

Күн бұрын

Пікірлер: 269
@somfitt4890
@somfitt4890 6 жыл бұрын
kun like hadaan awoodo wanku siin lahaa walashey quruxey thanks in badan waqti wacan ban ku rajaynayaa😍😍
@miskimohammed6452
@miskimohammed6452 6 жыл бұрын
Very informative thanks, I don’t understand why anyone will dislike this video
@WIXII_CUSUB
@WIXII_CUSUB 6 жыл бұрын
Gabdhoow guursada skin kiina clean and smooth ayuu noqonayaa 😄🤷🏾‍♂️🤷🏾‍♂️ Qofkii wahmaya lee fahmaya
@Fahmafaridabeauty
@Fahmafaridabeauty 6 жыл бұрын
So clear and more beauty in one place Mnsha allah tabarakallah Habibti thanks for sharing ❤️
@jasminmohamed286
@jasminmohamed286 6 жыл бұрын
Masha allah fadna cadeeey wajigaga nuur abayo make upp badan wajiga wuka haleyna.stay clean and fresh
@enantyful
@enantyful 6 жыл бұрын
Salamo Alycom wallal Thanks a lot for all tips I do drink about 2 litters of water But I don’t use anything chemical on my face except my facial wash Pls try organic coconut oil as moisturizer It’s amazing specially when it comes to fine lines and discoloration Everybody is complementing my skin care And asking me what’s going on, even some of them thinks Botox
@haboondaheeye7776
@haboondaheeye7776 6 жыл бұрын
Masha allah fatima ukhti marka waysaysto cream i ficn o marsan karo i sheg si usan i qalalin wajiga
@maryamicadeey2629
@maryamicadeey2629 6 жыл бұрын
Somalia ayaan jooga waxaana maheli wejigeyga inu qurux badnadana wan jeclahy xaad ayan kuleyahy wejiga xitaa
@diiragelinchannel39
@diiragelinchannel39 6 жыл бұрын
Mashalllllaaaaah fadna shukran sis you are wonderful and big hearted person mashalllllaaaaah ..
@ninanaz1199
@ninanaz1199 6 жыл бұрын
Jzk khairan sis👊🏾 I’m intrigued to try the face wash
@hanaahmed3824
@hanaahmed3824 5 жыл бұрын
Mansha allah xbbti plz biyaha aad tidhi 7years ayaan is ticmaalayay plz magacooda isheeg because sawirka lagama arkayo waxba hadad qoralkaygan aragto iso sheg xbbti thank you 🙏🥰
@nuuro8336
@nuuro8336 5 жыл бұрын
thanks abaya biyaha midka madoow isla markiiba waa ka Qaadey vedyoga mesha kusoo qor bal waa noo gambiyee waad nog faideesay
@naciimomohamed9398
@naciimomohamed9398 6 жыл бұрын
Maasha allh fadna xbbti thnks qurxy
@sahrayusuf9137
@sahrayusuf9137 6 жыл бұрын
Masha allah tabaarakallah
@nasrinali1918
@nasrinali1918 6 жыл бұрын
Masha allah xbbti jazakallah khayr
@muunahassan7360
@muunahassan7360 6 жыл бұрын
Mcha allah hore u soco
@avocadosavage1903
@avocadosavage1903 6 жыл бұрын
Asc I need the black face mask but you didn’t say the in this video so could u possibly tell me the name of that face mask.
@somalilandergirl6528
@somalilandergirl6528 6 жыл бұрын
Masha allah thanks hbbti😍
@nalkanaftauroon4037
@nalkanaftauroon4037 4 жыл бұрын
Masha allah
@luckyguulleed4050
@luckyguulleed4050 5 жыл бұрын
mnsha alah wxnba kugu jclhy linkiga ayad noosoo dhigtaa taas ayaadba kkusii dheertahy youtuperada kale
@bari_beauty3018
@bari_beauty3018 6 жыл бұрын
Thank you faduma. I will try them
@shukriahmed5069
@shukriahmed5069 6 жыл бұрын
Apaayo wax nabraha ufican noso gali cream fican iyo sabun ufican wajiga xabibti qali
@gyhan2020
@gyhan2020 6 жыл бұрын
Mashallah Habibti!! U look gorgeous sister:) Can you do hair care videos as 🧕? Jazak allah khair Habibti 😍😘
@siman9099
@siman9099 6 жыл бұрын
Masha allah abaayo waad madmahad santahay qaali
@sacdiyohasan5872
@sacdiyohasan5872 6 жыл бұрын
masha allh qurux wan isticmalaa aan ka ahyn creamka wa ku mhadsnthy xbibti ❤❤❤
@nalkanaftauroon4037
@nalkanaftauroon4037 4 жыл бұрын
Thanks so much for sharing sweetheart ❤️❤️🙏🏼🙏🏼
@yahyafarhan9032
@yahyafarhan9032 6 жыл бұрын
Mash allah insh allah wan tijabini ukhti shugran
@hodanabdi1468
@hodanabdi1468 6 жыл бұрын
Mashallah mashallah walshay qali thanks ❤⚘
@tagsantayasiir1691
@tagsantayasiir1691 6 жыл бұрын
Khayr Allaha ku siiyo walaashay faadumo qaali ku mahadsanid codsigaygii aad ii fulisay❤😍
@shindaadow7638
@shindaadow7638 6 жыл бұрын
Mashaallah sis thanks alot
@ahlaamdhool5699
@ahlaamdhool5699 6 жыл бұрын
Shukran fadna
@shamis124xareed6
@shamis124xareed6 5 жыл бұрын
Mash allah wll naso badi
@ayanali4926
@ayanali4926 6 жыл бұрын
Waw masha Allah
@umuruweyda
@umuruweyda 6 жыл бұрын
Masha Allah Thnkz u my sister 😍
@faidam8022
@faidam8022 6 жыл бұрын
Mansha Allah Fatna ii soo qor magaca tonerka dumaashi
@hudaali6615
@hudaali6615 6 жыл бұрын
jazakallah khayr fadna
@maryamabdirzak3716
@maryamabdirzak3716 6 жыл бұрын
shukran abyo qurx
@bishaarakaabbe3135
@bishaarakaabbe3135 6 жыл бұрын
Mash allah xppti jasakallah
@fadxiyajaamacinansooludhal394
@fadxiyajaamacinansooludhal394 6 жыл бұрын
Mahadsanid wlshy fadna
@uniquewifeamaal4085
@uniquewifeamaal4085 6 жыл бұрын
Mashalllllaaaaah sis you are looking fabulous mahalh I just love you nd you are my role model much love
@balkeshblader5713
@balkeshblader5713 6 жыл бұрын
Masha allah abaayo aad iyo aad ayaad u mahadsantahay 🙏♥️❤️💙👑👑👑
@hayatahmed1192
@hayatahmed1192 6 жыл бұрын
I wait this video for long long time tks walalo
@ahmedtifow6713
@ahmedtifow6713 6 жыл бұрын
Mashallah walaal. Fadna. Adiga iyo. Cabd ijamal.waa,idinsalamay. Waxaa tihiin lamaane. Ku tayasho mudan runtii tad badan ayaad isku soo dhawayneysaan waayo famil somali ah.oo farxad qurux badan kunool ayaa tihiin allaha idin xafido farxadana allaha idin siyaadiyo. Janaalkiina waan ku cusbahay runtii aad ayana uga helay marwalba waan daawada.
@cabdiladiifahmed474
@cabdiladiifahmed474 6 жыл бұрын
Jakumullah khayr sister
@deeqohassan1419
@deeqohassan1419 6 жыл бұрын
I like those wipes, I use it all the time.
@safaahmed5227
@safaahmed5227 6 жыл бұрын
Masha alaah macanto jazaka laah
@ayanosman2485
@ayanosman2485 6 жыл бұрын
Masha Allah 😍
@foziyashaafi8107
@foziyashaafi8107 6 жыл бұрын
Mashallah walashee caaadey
@safiyaabdi1784
@safiyaabdi1784 6 жыл бұрын
MASHA ALLAH so beautiful illahey ha ku xafido
@farxaanyuusuf
@farxaanyuusuf 6 жыл бұрын
mansha allaah ilahay haku barakeyo insha allaah
@abdulkadirmahamuud7598
@abdulkadirmahamuud7598 6 жыл бұрын
Masha allah aj&fadna❤❤
@abshirh.mohamed6967
@abshirh.mohamed6967 6 жыл бұрын
Msha Allah jamal iyo fadumo lamaane kudayasho mudan Alle ha idin xfdio
@muhiimwanaag6220
@muhiimwanaag6220 6 жыл бұрын
Mashaallaah walshy waad mahdsantay ❤❤❤
@ilhamdheeman5418
@ilhamdheeman5418 6 жыл бұрын
And also walaal face wash is good for sensitive skin
@bilanbilqeyr665
@bilanbilqeyr665 6 жыл бұрын
kheyr allah ku siyo waad mahadsantahay abayo macan
@sahramaxamad9986
@sahramaxamad9986 5 жыл бұрын
Mnsha allah fadna maxaan iga baabinay haara
@rushadamaxamed8601
@rushadamaxamed8601 6 жыл бұрын
Masha allh
@shukriaaden654
@shukriaaden654 6 жыл бұрын
mashallah fadna quruxley💖💖💖
@fatushsharif5504
@fatushsharif5504 6 жыл бұрын
mahadsanid Quruxey
@farhiyasalad83
@farhiyasalad83 6 жыл бұрын
Hair care routine plizz
@bushromusse5608
@bushromusse5608 6 жыл бұрын
Msnsha alah abayo nosobadi insha.alh khayr alaha kusiyo
@nasiimali7828
@nasiimali7828 6 жыл бұрын
I wait this video for long long time Thnkz abayo
@fadumofarah6963
@fadumofarah6963 6 жыл бұрын
mashaa Allaha jazakala Allah
@nuriq3556
@nuriq3556 6 жыл бұрын
Wad mahadsantahay huuno wajiga darayga ah maxaa loo isticmalaa
@bahjatuzuhrra577
@bahjatuzuhrra577 6 жыл бұрын
Masha allah abayo famili qurux badan allah ha idin xifdiyo dhamantina
@farxaanyuusuf
@farxaanyuusuf 6 жыл бұрын
dharbanaha kaso hadal siden kayela wax kasta on wajiga mariyo wu ugadara finan ayu kaqada sabun iyo shanbo nocwalba wan kala qustay biyo kaliya udayo finanku way iga ba ayan waligayna wax kimiko ah ma marin mahad sanid fadnaa
@aniisasiyaad3390
@aniisasiyaad3390 5 жыл бұрын
Thnkz xapiipti aad ayaan kaaga helay jiro joog waligaaa
@prowolf9229
@prowolf9229 6 жыл бұрын
Asc fad wallal I have a sensitive skins and can I used all this stuff on my skin
@maryamhassan6623
@maryamhassan6623 6 жыл бұрын
Hbty fatima waxan ka dalpanya dadkena waxa ku badan gabdhaha wajiga dufanka leh marka somlia la joogo cadcedna watqna ma hysno creamo ka cabinya so finan ba imanya xta mask fcn malehin so kuwa kaso hadal ado raliya marka dad la tashtana waxa lagu ornya dee creamo qalaln marso kuwana cadan iyo midkay ka badlayan dadkuna ma wada jcla iny is badal ano kle wajigygu wa wda dufan waxn ahy qf marin casan xiga markipa xbada finka wa la arkya na waba iska dhafy shay ma mariyo wajiga mudo 6 bilooda scrub ba istcmli jary wan dhafay sopopta darted Hadana is badal kama arko wajiga Thanks u faidada badan fatima allah khyr badan ku siyo ❤❤💋
@luuluhamed6080
@luuluhamed6080 6 жыл бұрын
Masha allah tabarkallah xbbti qurux
@wardaali9518
@wardaali9518 6 жыл бұрын
Masha allah wll qaaali Thanks ❤😍
@لوليتالشيخ
@لوليتالشيخ 6 жыл бұрын
Abayo fadumo mahadsanid aniga milwalba waxa an wiki u isticmalo wan badalaa runti wax inasibo wey yartahay lkn wan barobey has hadi an kahelo wan kushegaa wayo was muhim wajiga
@hoodoibraahim3042
@hoodoibraahim3042 6 жыл бұрын
mnch Allah wllo hore u sco💞💞💞💞
@israabdi690
@israabdi690 6 жыл бұрын
Msha allh qurxsan
@fadumohassan1540
@fadumohassan1540 6 жыл бұрын
thanks Fadna🌹👈
@Mowgajunior22
@Mowgajunior22 6 жыл бұрын
hey Somali people this beatifull couple #teamajandfadna hala garsio 40K subsescribers wlh plz yana laga xazdin wa dad qalbi fiican masha allah horey usocda wllyal #teamajandfadna
@asmanura9235
@asmanura9235 6 жыл бұрын
Mansh allah sis fatma waxa no sameysaa dhanka gacmaha
@ismahanmbeauty7366
@ismahanmbeauty7366 6 жыл бұрын
Skin care cadi maaha thanks
@fatushsharif5504
@fatushsharif5504 6 жыл бұрын
mansha Allah ilahey ha ku barakeyo Walalo magac yadoda igu Cawi inta muhimka ha
@Sabrina-oc4zg
@Sabrina-oc4zg 6 жыл бұрын
Mashallah is nice one
@ريانأبيب
@ريانأبيب 5 жыл бұрын
Wallo waxan jeclan laha inad iyago sawira iso dirtey ka washing ka iyo swapka
@nafisamohamed7726
@nafisamohamed7726 5 жыл бұрын
Waxan jecelahay inad naga soo iibiso cirimada fican ee wajiga
@hooyoaabe9846
@hooyoaabe9846 6 жыл бұрын
Mahadsanid xbbty
@umumaniiraadan2165
@umumaniiraadan2165 6 жыл бұрын
Masha alaah Qali alaha ku xafido
@amaanichannel9190
@amaanichannel9190 6 жыл бұрын
Masha Allah mahadsanid wllo qali 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@m.neej1232
@m.neej1232 6 жыл бұрын
Manshallh beautiful sis fadna hore usoco 😍😍😍🌹😘😘😘😘🌹🌹🙏🙏
@nasrinaahmed6666
@nasrinaahmed6666 6 жыл бұрын
Wooow quruxey so nice
@khadijaalielmi4032
@khadijaalielmi4032 6 жыл бұрын
شكرا حبيبتي
@roseplaz7881
@roseplaz7881 6 жыл бұрын
Abayo mahadsanid sida nogu faideysay 😍😍😍👌👌👌💋💋💋
@isrobaby6245
@isrobaby6245 6 жыл бұрын
Masha Allah qaali thanks 😍😍😍😍
@umuuthman4397
@umuuthman4397 6 жыл бұрын
Mashallah
@rayanacookingchannel4756
@rayanacookingchannel4756 6 жыл бұрын
shukran walaalo
@handulleyareapokor8259
@handulleyareapokor8259 6 жыл бұрын
Jazzakallah wllshy
@ayaanitawaaaye3797
@ayaanitawaaaye3797 6 жыл бұрын
Masha Allah fadna jazakallahu kheyr abayo😍😍
@abdilaahifahamkanoloshamoh7910
@abdilaahifahamkanoloshamoh7910 6 жыл бұрын
Masha allah wll
@fatima-yj3hm
@fatima-yj3hm 6 жыл бұрын
Alla ku jecliyaaa fadma
@ifrahmohamed2094
@ifrahmohamed2094 5 жыл бұрын
abayo maa noo sawirtit walashey allah ku xif f iye
@ismahaancali2997
@ismahaancali2997 6 жыл бұрын
mahsanid illhy haa nokadayo wllshy nosobadi Video oo kale wn uu bahanahay
@faadumamohamedabdi5451
@faadumamohamedabdi5451 6 жыл бұрын
masha allah wll shukrn
@qaaliladan5916
@qaaliladan5916 6 жыл бұрын
Masha Allah yabaraka llah
@qaaliladan5916
@qaaliladan5916 6 жыл бұрын
Abaayo magaciisa nosoqor
@qaalidagabdhaha6500
@qaalidagabdhaha6500 6 жыл бұрын
masha Allah thanks wll qurux
Não sabe esconder Comida
00:20
DUDU e CAROL
Рет қаралды 48 МЛН
didn't manage to catch the ball #tiktok
00:19
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 35 МЛН
小丑揭穿坏人的阴谋 #小丑 #天使 #shorts
00:35
好人小丑
Рет қаралды 3,6 МЛН
Fake watermelon by Secret Vlog
00:16
Secret Vlog
Рет қаралды 30 МЛН
My night skin care routine / sida maqaarkeyga u daryelo habenki ✨
12:00
Faraax Murtile testing our Somali | Embarrassing but hilarious!
19:43
جواب سوالات شما🙌🏻❤️🙌🏻
17:53
Estakhri family
Рет қаралды 289 М.
Autism
14:31
Sahra Channel
Рет қаралды 6 М.
Não sabe esconder Comida
00:20
DUDU e CAROL
Рет қаралды 48 МЛН