WALA SOO XIRAY AWOOWGA IYO ABTIGA GABDHII YAR KUFSADAY.

  Рет қаралды 53,896

Toos Radio

Toos Radio

Күн бұрын

Пікірлер: 72
@MaryamMaxamud-bv4rt
@MaryamMaxamud-bv4rt 3 күн бұрын
Xasbunallaah wanicmawakiil aloow nooceeb astur war waxaasu ma wax runaha wa masiibo an la arag oo lamaqal dhag maqal ilna arag subxanallaah subxanallaah aduunka wadhabatay ya lasku halaan hadii awoowe iyo abti ilmahooda fuulayan
@FatxiMaxamed-v4b
@FatxiMaxamed-v4b 3 күн бұрын
Xasbunalah wanicmal wakil wilka iyo odayga isma ogo mid walbo gonigisa ayuu uga qaraban jiray
@Kheerto-un5cy
@Kheerto-un5cy 3 күн бұрын
Asc wallaaheygoow gabadha hadeey maskaxda yartahay sidee lloo aminay hadalkeeda maba saxnee yaa rabi wallayaalloow wax hubsada yaa rabi yaa raxmaan qosolka iska daaya qosoll nooma banaane qaatumo qeer allaah noogu qatimo
@amedfarah299
@amedfarah299 15 сағат бұрын
Asc Kkkkkk Subxaanalaah Run syay u egtahahay Tan weyn aa dabsaar ku dhalatay Istaaq furulaah Subxaanalaah
@KalidoozAbdirahman
@KalidoozAbdirahman 3 күн бұрын
Subxanalah wal ciyaadu billahi cadiim
@simaasma3095
@simaasma3095 3 күн бұрын
Waryaadha ilaahoow ceeb astur marunba mise waa been ilaahoow xaq uhiili ceeb badanaa 🤫🤫🤫
@SahroOmarqabobe
@SahroOmarqabobe 18 сағат бұрын
sumxaanlah gabadha yar haday walaan tahaay amaay habartedna waa laan tahaay see awoowaah iyo abtig aam ben laga shega
@hibosouldan4593
@hibosouldan4593 3 күн бұрын
Allaahou Akbar soubhana Allah wa uqubo weyn
@GjFy-c6d
@GjFy-c6d 3 күн бұрын
Oo sidee lagu ogaaday in ayaga yihiin war hooy kajooga akhiraa war jiraa inantu haday bugto yaa ku arkay mida kale kolay haday sameeyeena waa dad xanuunsan xiska ama daroogo ah
@safiyacige2735
@safiyacige2735 2 күн бұрын
Shegadan wa Ben anigana burco joga wanna soo ogaday
@user-gb1tn3cn2b
@user-gb1tn3cn2b 3 күн бұрын
Gabadha wajigeeda maxaa ugu qarin weeydeen xataa hadii wax loqabanaayo waa unprofessional 😭😭😭😭😭😭
@FaadumoYuusud-fl9ny
@FaadumoYuusud-fl9ny 3 күн бұрын
Bismilahi
@khadrahilowle4877
@khadrahilowle4877 3 күн бұрын
Xazbunu lah wa nima wakiil subxana llah
@farhiyoelmi52
@farhiyoelmi52 3 күн бұрын
Danbiga ha dhex dabaalina danbi iinaan lahayn ha qaadanina
@MohamedHassan-ug3gu
@MohamedHassan-ug3gu 2 күн бұрын
Qof meher ku dhashay waalid uuma hamoodo ee dib haloo baadho .sida ay ku dhalatey
@AyuuniAbdiHersi
@AyuuniAbdiHersi 3 күн бұрын
Sumxana laah yaarabi
@AbdiGuled-qd4vi
@AbdiGuled-qd4vi 3 күн бұрын
Awoowga wase 😢😢 ey ey dhalay
@saynabjama8160
@saynabjama8160 22 сағат бұрын
Gabadha tidhi reerku waa wada dabsaar waa suurta gal gabadha wayn waa in la badho indhalay haduu dhalay waa dabsaarkaas uun waa wax laga yaabo inuu waalanyahay awoowuhu
@alijama6723
@alijama6723 3 күн бұрын
Gaalada miyirka qabtaa waxan xataa ma samayso dhulkaa CIDII CARUURO IYO DUMAR KA JOOGAAN HA KALA QAXAAN
@MuhamedAbdourahman
@MuhamedAbdourahman 3 күн бұрын
Waligay comandi kamahadlin soomaliyey
@Mahmeedahmed-b5z
@Mahmeedahmed-b5z 3 күн бұрын
illhio astor cebta iisaqa wa qeamhi 😮😮
@mohamedkadra6976
@mohamedkadra6976 2 күн бұрын
Subxanallah Allahu Akbar
@ubahdahraan4494
@ubahdahraan4494 3 күн бұрын
Xasbunalaahi wanicmal wakiil, Ala xagee umadaan loo wataa.
@MohamedAhmed-z7d6t
@MohamedAhmed-z7d6t 3 күн бұрын
Gabadh way xanuunsaysaa Iyo hadalkeedu waa sax isma Laha
@dhemanduceysan3255
@dhemanduceysan3255 3 күн бұрын
Waryaa gabadhu hadey xanunsan tahay ma hadli karto yaa ku yidhi uurkeda ayaa hadlaya hadaad afka xidho adiga gabdhihiina allaha kugu salidu maadaaama aad xaqireyso qof la dulmay gurigaaga allaha kaa tuso cuqubada aad shaqeysaneyso
@omerhassan3041
@omerhassan3041 3 күн бұрын
Ha la toogto labadoodaba! Hadii damiir jiro
@maxamedyusuf9653
@maxamedyusuf9653 Күн бұрын
Abaarso miyay macalimiin ka ahaayeen 2dan
@kaltunwarsame3072
@kaltunwarsame3072 2 күн бұрын
Cadaanataad sheegayaso hore keen dadaka oo keen ehelakaad leedahay waay cadeeyeen waxaas oo dhan adiga lagaagaha fadhiiyaha waayo cadeen ayaan hayaaha ayaad leedahay dahir calasow ilaaha u cadeen dadaka labada dhinaac u ka keeno ma sheego waxa aan cadeen lahaan keen dhinacaad dhaleecayanayso dadakaas lakiin adiga isaku marakhaati ah adiga sowiro aad cadeen u hayanin so dhigaya meeshaada dhib malaha dawaladu way so qaban karataha dadaka lagu eedayanayo because xaaq ayeey u leeyihiin badhitaan ayeey samayanayaan waa caadiy lakiin adigoon dawalada aheen inaad waxaanad cadeen u hayaanin hanalaha so hor fadhiisan keen labada dhinaac dadakooda ceeb waa ceeb waxaanada meesha la wareegasa 🤔🤔🤔🤔
@CabdilaahiKayse-h7o
@CabdilaahiKayse-h7o 3 күн бұрын
Waxaa maalgeliyay janalkan nasaara iyo yuhuud silooceebeeyo dhaqanka suuban ee islaamka allah hanacdalo kuwa warka aanay hubin bulshada kufaa fiya dhamaantiin xishooda illaahay kabaqa miyaydaan caruurlahayn
@sasausman5428
@sasausman5428 3 күн бұрын
Abuse fawqal abuse gabar la kufsadey yaa leedihiin halagu astur marka yaa la asturaa💔 nimankii kufsadey sharaftooda mise gabadha yaa waligeed Ku jiraan abuse Mida kale aabo awoowe abti drugs isticmaala maxey ooga suura galin soomaali maryooley aamina ama ha aaminana fusuqii fasaadkii oo ordaayo yaa gurigaaga kugu yimi wiilashada hadey qurun daawadan wallahi adiga dhaley yey kaa bilaabayan intey sleeping drugs kugu daro caano Wabilaah tawfiiq
@AbdiGuled-qd4vi
@AbdiGuled-qd4vi 3 күн бұрын
Nin gabadh u awoow u yahay Uma hama donayo
@MuhamedAbdourahman
@MuhamedAbdourahman 3 күн бұрын
Walaaha hadalalayoo waxaxaanrabaa inaaninkusooobiiro
@KhadijaMohamed-v9x
@KhadijaMohamed-v9x 3 күн бұрын
Subhanallah
@ilyaasmaal742
@ilyaasmaal742 3 күн бұрын
Gabadha wayn ee inanta Dhashay ee shaashada lasoo fadhida aabahay iyo walaalkay ayaa uureeyay inantaydii iyada Lafteeda ayay wax ka qaldanyihiin hala baadho
@Saydaanlaaye
@Saydaanlaaye 3 күн бұрын
Dadkani sidee ugu hamadoodeen haday awoow u yihiin iyo abti war dadkan kaa fogeeya waxba isuma ahe Ma nin ayaaa caruurtiisa u hamadoonaya
@Shnsns-x7q
@Shnsns-x7q 3 күн бұрын
Subxana Allah 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@IdcIcc
@IdcIcc 3 күн бұрын
Good News
@runige6608
@runige6608 3 күн бұрын
Hooyo dhimatay ha ladhaafu
@amedfarah299
@amedfarah299 15 сағат бұрын
Maxaa ku daalee labadii Oday oo lixdan jirada ahaa hooyadood midida ku dilay waa isku meel Waa dhul aan diin laga aqoon
@MohamedHassan-ug3gu
@MohamedHassan-ug3gu 2 күн бұрын
Dhoof miyaa lagu raadinayaa.sidan
@MaxamedDeeq-ts1sp
@MaxamedDeeq-ts1sp Күн бұрын
Nacas dhoof maajira aduunka baa gabagabo ahe
@ubahdahraan4494
@ubahdahraan4494 3 күн бұрын
Odayga amuusan dhalin inanta hooyadeed oo uu yahay nin qalaad?
@cabdirizaaqaxmed9701
@cabdirizaaqaxmed9701 2 күн бұрын
Waxaasi run ma aha koley
@MohamedHassan-ug3gu
@MohamedHassan-ug3gu 2 күн бұрын
Haayado ayaa lacag idinku siiya sharaf ridka somalida
@hawaali2760
@hawaali2760 3 күн бұрын
odagaan orgi muu ka liitaa orgigu hooyadii ma fuulo kaadideeda markuu uriyo kuu ka tagaa.
@FaadumoYuusud-fl9ny
@FaadumoYuusud-fl9ny 3 күн бұрын
Inigu wa Ben ban isku qanciyaya
@farxiyacabdilaahi4843
@farxiyacabdilaahi4843 3 күн бұрын
Idinkiibaa danbaabay maxaad kordhiseen
@SalmanRodri
@SalmanRodri 3 күн бұрын
Alla inanta yar maxaa sawirkeeda uqarin waydeen soo sad
@AsliSharaf
@AsliSharaf 3 күн бұрын
Soomaa ahan walalo inay gabadh asturan oo xijaab loo saro qajigedana laa qaro weyan.
@MaryamMaxamed-k5s
@MaryamMaxamed-k5s 3 күн бұрын
3:08
@ubahdahraan4494
@ubahdahraan4494 3 күн бұрын
100% 80 dhaqankayagaa xun.
@IbraahimCaraale-g4m
@IbraahimCaraale-g4m 3 күн бұрын
ADINKA LEY KAKU CADAAB TAGINA SAAD SHEEKADAA UWADAAN ADINKEY ADIN SAAMEEN CULAMU MATAHIIN BOOLIS BAARAYO MATAHIIN CUKAASHII MATAHIIN QAABKAAN WAX LOOMA BAARO
@God-p5x
@God-p5x Күн бұрын
Din.iyo.dhan.kumajirto.wadiltogadho.
@MUNA-e2f
@MUNA-e2f 3 күн бұрын
Habrahaan saqiir inla kufsado qiil uraadanaya maqla..naa yuu dhalin ama hadhalo ilmo inla kifsado yaa baneeyey? Mida kale Somali yaa ka edab daran dhiiga kuwa daadiya ma aha miya??
@SakariyekhadarYaasiin
@SakariyekhadarYaasiin 2 күн бұрын
edab maqaban kuwa xumaanta gastay ee lasheegayo iyo ku wax falaaqayna ya
@bulohus8548
@bulohus8548 3 күн бұрын
Diintu waa inuu la rajmiyo
@shamsafarah2174
@shamsafarah2174 3 күн бұрын
Hadey ku cadadto diinta islamaka waa dil intii god lagu asso madax laga soo jeediyo nafta looga saara dhagax sida loola dhacayo madaxa
@MuhamedAbdourahman
@MuhamedAbdourahman 3 күн бұрын
Adoogabara mawxaaraadee sidii loxomeeyyeey inaaraasito vumateetfa
@God-p5x
@God-p5x Күн бұрын
Kaducesta.wamusibo.
@saidali7233
@saidali7233 3 күн бұрын
Odayga iyo wiilka waa in la soo xidhaa gabadha yar ee xanuunsan waa la dulmiyey waa laba doofaar qansiir
@MohamedOsman-z2p
@MohamedOsman-z2p 3 күн бұрын
Qolodan waa kirstaan been ayay fafiyaa ka fogaada
@qoorc499
@qoorc499 3 күн бұрын
Waar. Waxan. Ale. Idin. Ceebee. Nasab. Ayaydaan. Ahay. Waar. Waxaa. Hakahadline
@Saydaanlaaye
@Saydaanlaaye 3 күн бұрын
Isaaq waa dad nijaasaysan gaaladu ma samayso waxay sameeyeen waxay sameeyeen Nacadali idinku dhacday Isaaq ayaa laga helaa nin caruurtiisa wasay
@saado209
@saado209 3 күн бұрын
wll reer kasta qof xun wuu ku jiraa lkn qabiil dhan ha aflagadayn maalin ayaa dusha laga saari hadalkaga maalin aanad awoodi karan
@RukiyaDjama
@RukiyaDjama 3 күн бұрын
Sawaaye ,abooyo. ,runu. ,ayaada ,shegesaa
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s 3 күн бұрын
Nagahan yurub caydha ku qata e libiya lagu so dab saray xan iyo ben jecela wa kuwo iyaguna Dab sar ku dhashay
@MomXalimo
@MomXalimo 3 күн бұрын
Is a gas sav ahayn
@ShaaficiCabdiraxmaan-f9h
@ShaaficiCabdiraxmaan-f9h 3 күн бұрын
😅😅
@simaasma3095
@simaasma3095 3 күн бұрын
Been lasameeyey riwaayad
@MohamedOsman-z2p
@MohamedOsman-z2p 3 күн бұрын
Beenaaleyaal beentaan ayay ku shaqystan
FARXAD CANADIAN BOY & AABIHIIS OO IS HELAY UGU DANBEEYN TALEFAN KU WADA HADLAY
19:13
1% vs 100% #beatbox #tiktok
01:10
BeatboxJCOP
Рет қаралды 67 МЛН
HAMBALYO: Mamo Faranko Shaacisay Inay Kaxeeneyso Wiilkeda Fowzi Maxkamada Daahir…
23:50
TOOS: Doodda Jimcaha
BBC Somali
Рет қаралды 584
NIN XILIBAAN OO GABAR YAR UUR U YELAY MAXKAMADA DAHIR ALASOW.
23:12