Masha allh waleshy muniro abshir cusman wan ku salmy wan ku jeclhy
@umusuunaa3 жыл бұрын
M.a abaayo qaali Allow Gacantqada Kuu Barakey Wall isoo booqo si aan u ilaalsanno familadeena waxaan soo gudbiyaa qisooyinka familka iyo maseyrka ah wall hadaad i aragto adiga muhiim ii ah ha i dhaaafin wall ila soo xiriir hadaad qiso ii heyso
@raxmocali23533 жыл бұрын
mashaa allaa allaha kubarakeeyo waa noofaideysay
@umuaxlam8793 жыл бұрын
Màshalahaha keeg abayo
@amiishadirie19473 жыл бұрын
Aaamiin amiin
@africansomaliqueen94323 жыл бұрын
Aniga markaa walaca ahaa jab rooti ah baan cuni jiray ilahey inti wax cunto marke walacaan u ziyaadi
@marianali95593 жыл бұрын
Walac Lee ma ahane Macalima Muniira dadka dhan ayaa jecel anaga uk Pakora 🇬🇧 aan dhahnaa meesha aad burka uga dartey .deit dadka raba waxaa u fiican chickpea burka la dhaho digirta laga sameeyey ayaa lagu daraa, shumburaa loo yaqaanaa.
@hej92423 жыл бұрын
Manshaallah 😘
@nastehamohamed89383 жыл бұрын
Mashaa Allaah Abayo mcn💕💕💋💋💋💞
@Aaamina123 жыл бұрын
Walac jiko ma geli kare ya i samaynaya hee😍
@maymunabintu13893 жыл бұрын
Wle benta maha jiko is arki maysaan Mel ayku taal qofka Kaso baxa ayad karahsanee 😩😩😩
@maariyamaanka70533 жыл бұрын
Runtaa walahi
@dheemaney76703 жыл бұрын
@@maymunabintu1389 ani hada walac jikana waan galaaa dadka isku md ma ahn
@maymunabintu13893 жыл бұрын
@@dheemaney7670 Laga yaaba abayo aniba Mudo Yar ku jiray Laba bil ah bilna ismaba ogen urka hada mnta bishi 5naad kowsaday alxmdulilaah
@dheemaney76703 жыл бұрын
@@maymunabintu1389 mcny ani bisha 2aad kujiraaa isbuuc kdb bisha 3aad galayaa kow ma jooga 😔
@Ramza1123 жыл бұрын
Caafimad kucuna insha allah
@munadhicisow58963 жыл бұрын
Masha alah alaha kuxafido
@hawodheyman54683 жыл бұрын
Masha allah abaayo yamii lama helikaro
@Ilwadadan12343 жыл бұрын
Alla ilaahayow miyaa i ogeyd walac lalabo😢 matag
@sahrocalichannel64823 жыл бұрын
Masha allah abayo muniiro inta kadaremoya mcnkis😋😋😋