Walashay faadumo waxa ay carartay markii hooyo risaasta lagu riday dibna loma arag hada waa qof wayn

  Рет қаралды 15,398

Illintir

Illintir

Күн бұрын

Пікірлер: 45
@zahrasaney7843
@zahrasaney7843 18 күн бұрын
Yaa allaa waxalad murug badan aallaha sahlo inta kala maqan allaha iskukeeno inta xanunsana alla hacafiyo❤❤❤❤❤❤
@degaghedi1738
@degaghedi1738 18 күн бұрын
Illaahow usahal aydoo nolol wanaagsan haysata hooyada dhib ayay martay kuli hooyooyinka dhiban illaahow ukaalmeeh Aamiin Aamiin
@abdihafiidahmed8950
@abdihafiidahmed8950 16 күн бұрын
Hooyo kasto muslim ah melwalbo jogto Alla hajaneeyo. ❤hooyo ❤macan❤
@hodanbarre7396
@hodanbarre7396 16 күн бұрын
Alla haw sahlo
@nasroabukar7487
@nasroabukar7487 18 күн бұрын
In shaa Allaha Allaha subxaana watacaala ha so sahlo❤❤
@hawohosh9198
@hawohosh9198 18 күн бұрын
Allaha u sahlo waqtigaas ilmihii meelaha dhoobnaay waxaa aruursaden hay,ado ajaanib ilaa maraakiib lugu gurtay waxaana garab ku siiyay kuwa kaamamka cuntada bisil kari jiren waxaa badbaaday ilmihii al xarameyn ay aruurisay oo korisay
@sharifam4849
@sharifam4849 17 күн бұрын
Mashaalah Alhakubarakaayo walkay
@maryanmohamed8621
@maryanmohamed8621 18 күн бұрын
Ilaahey haku sahlo walaashaa
@FartunDirie-h4c
@FartunDirie-h4c 18 күн бұрын
Aniga waxaan lumay maslintii ugu horeysay dagaalkii muqdisho 1991 xaafadii xabado ayaa kadhacayey mala gelikarin gurigeena hawlwadaag dad kale oo qaxayo ayaan raacnay school galabtii ayaan aadney qoskeyga waxaa laiigeeyey after 2 weeks xaafada madiino ilaahayow gabadhaas soo sahal
@afnaanmohamed9765
@afnaanmohamed9765 18 күн бұрын
allh reer hawl wadaag ban ahayn anakoo dugsiga joogno ayaa xabado bilawden said caqli umalahayn dugsigena isteshinka hawlwadaag buu ku dhaganaa lkn alxm maanan kala lumin madino usii qaxnay kadibna barawe ilaa marko
@FartunDirie-h4c
@FartunDirie-h4c 17 күн бұрын
@afnaanmohamed9765 13 sano baan jiray school kii maxamuud mire baan dhigan jiray masaajidka isbaheysiga markaan mareyno ayaa xabado nalagu furay dad badan oo rabay inaan laamiga gooyno dad horteena marayey wey dhiteen dad cararayo oon garaneynin ayaan hore raacnay alhamdu lilah
@afnaanmohamed9765
@afnaanmohamed9765 17 күн бұрын
@FartunDirie-h4c dhibtii nugu bilaabatay wagaas waata ilaa maanta nahaysata aniga 6 jir baa ahaa isla 1992 waan qaxnay dib dambe anoo ulaabanin baan 2022 ku noqday muqdisho only 1bil lee joogay ilaa hada waxaan rajeeyaa inaan wadankaygii dib ugu noolaado
@FartunDirie-h4c
@FartunDirie-h4c 17 күн бұрын
@@afnaanmohamed9765 Waqtigii uu bilawday dagaal ka soomaliya sidii aan u soobaxay qurbaha ayaan soo aadnay illaa maanta manoqonin ilaahay waxaan karajeynayaa inuu somali mideeyo dawlad caadil ah nasiiyo caruurnimadii wey nadhaafiyeen ee ilmaheena iyo waxay dhaleen si aanu isugu aragno nabad galyo wadankeena aamiin aamiin yaarabi ❤️ waad mahadsantahay abaayo
@fadumocige1282
@fadumocige1282 18 күн бұрын
Allah haku soo dhaweeyo 😢
@kimkaein8728
@kimkaein8728 17 күн бұрын
Wlhy waa callo xumo😢 ilahayoow u soo sahal
@aminasuleman9446
@aminasuleman9446 18 күн бұрын
Illaahay ha kuu soo dhaweeyo walaashaa amiiin amiiin yaarabi
@drmohamed1968
@drmohamed1968 17 күн бұрын
allah ha u sahlo wllkay walashii helo
@Ruuney-te6xl
@Ruuney-te6xl 18 күн бұрын
Ilaahow si sahlan ugu sahal walshiisa o nabad qabta
@somalihanolato741
@somalihanolato741 17 күн бұрын
Allaha sahlo
@ashawooo
@ashawooo 18 күн бұрын
illahaya ha idan sahalo walaasha rabi ha soo ifatimaya inshallaha faraxda waye idan dabesa
@bintikoofuur1058
@bintikoofuur1058 17 күн бұрын
Allah ha ku sahlo walaashaa Aamiin
@Mfilig
@Mfilig 18 күн бұрын
Allaha u sahlo. Waa baadi xanuun badan
@abdihafiidahmed8950
@abdihafiidahmed8950 16 күн бұрын
Abe xaguu aadaa xiliyada adadag aniga waa taaby? Hooyo macan Alla haku janneeyo❤❤
@habiboismailali5784
@habiboismailali5784 17 күн бұрын
Ilaahey ha u sahlo
@fadumonur2726
@fadumonur2726 17 күн бұрын
Allah ha kuu sahlo walaashaada wll
@Xalimo421
@Xalimo421 18 күн бұрын
Wa xanuun😢Qof dhintey wa laga sabri kara,Lakin Qof inu nool yhy iyo inu dhintey ad isweydiineyso intaaso Sano adigoo Hooyo ah😢wa xanuun ad u weyn.Ilaahey ha so sahlo in la helo insha Allah.
@maryammohamed7003
@maryammohamed7003 18 күн бұрын
Allah ha u sahlo😢
@yohanzarmy3707
@yohanzarmy3707 17 күн бұрын
Islan Gabar haysato o Lima dhashe o la xanto
@raxmocabdi-pi4fy
@raxmocabdi-pi4fy 17 күн бұрын
Allah hawso dhaweyo aamin yaarabi
@rahmaducaale7917
@rahmaducaale7917 18 күн бұрын
alle ha idinso sahalo
@abdulkareema041
@abdulkareema041 18 күн бұрын
Allaha soo sahlo 🤲
@IbaadoHussein
@IbaadoHussein 17 күн бұрын
Illheyoow u sahal
@hanishire-t2z
@hanishire-t2z 18 күн бұрын
Allaha kusahlo wllo
@kimkaein8728
@kimkaein8728 17 күн бұрын
Allha ha so sahlo
@ArteUrbanoOficialMusic
@ArteUrbanoOficialMusic 17 күн бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@IkranAhmed-pe8jh
@IkranAhmed-pe8jh 18 күн бұрын
Alle hakusalo wll walalsha mcn
@foozia426
@foozia426 18 күн бұрын
Ax ilahay hakuu soo fududeeyo walaasha insha allaah ❤
@hamdibulhan8009
@hamdibulhan8009 17 күн бұрын
Ilaahey ha usoo nabad aruursho gabadhaas reerkooda haday nooshahay
@Keyvani_bwoyvan_Music
@Keyvani_bwoyvan_Music 18 күн бұрын
Alla kuu sahlo dhib yaraan
@aaminoibrahim5170
@aaminoibrahim5170 18 күн бұрын
Ileyow u sahal masahalana qof nool oo kaamaqan
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 18 күн бұрын
Walaahay waa calool xomo bal nimaankaas iimaan la’aantooda hooyo xaamila ah oo caruur wadata bay wax yar oo ay sidato kula dhegeen hadan dhibkaas ay hooyo ilaa maanta la murugoonayso ayagaa sabab u ahaa cuqubo idinku dhacday. Ilaahay waxaan ka baryaynaa in la helo gabadha ayadoo nabad qabta waxaan rajayn meel ay joogtaba inuu gaaro muuqaalkaan oo ay soo hadasho
@hassantaawar8554
@hassantaawar8554 18 күн бұрын
Magaalada layiraahdo lawyacado waxaa joogto gabadh xanuunsa oo ku hadasha afka raxanwaynta waana waalantahay magaceeda dadka deehaanku waxay ku sheegeen alaayo
@suubanyareyosman4133
@suubanyareyosman4133 18 күн бұрын
Walaalo number ka la xiriir uu wiilku SHEEGAYO, so aad sawrkeda ugu soo dirto Wa billahi towfiiq
@Luul-ps7ym
@Luul-ps7ym 18 күн бұрын
illah ha soo fududeeyo
@saharwafa7539
@saharwafa7539 18 күн бұрын
Calool xuma waaye ilaah ha u sahlo.
Beat Ronaldo, Win $1,000,000
22:45
MrBeast
Рет қаралды 158 МЛН
To Brawl AND BEYOND!
00:51
Brawl Stars
Рет қаралды 17 МЛН
Quilt Challenge, No Skills, Just Luck#Funnyfamily #Partygames #Funny
00:32
Family Games Media
Рет қаралды 55 МЛН
Don’t Choose The Wrong Box 😱
00:41
Topper Guild
Рет қаралды 62 МЛН
9 KUN DOLLAR AYAA LAGA QAATAY NAIROBI AYAA LA KEENAY MEESHI SWEDEN LAGA MAXKAMADA DAHIR ALASOW
35:36
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 22 М.
Beat Ronaldo, Win $1,000,000
22:45
MrBeast
Рет қаралды 158 МЛН