No video

Walawayntaa Konfurta Waxaan"Sarkaal Xaqiiqo Ka Waramay Kana Nixiyay Cadowga S/land

  Рет қаралды 12,892

Bulsho News

Bulsho News

Күн бұрын

Walawayntaa Konfurta Waxaan"Sarkaal Xaqiiqo Ka Waramay Kana Nixiyay Cadowga S/land
Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
Follow bulsho television 24 hours news update channel
/ bulshonewstv
/ bulshotvnews
visit latest news Blogger tvbulsho.blogs...
All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

Пікірлер: 40
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 2 ай бұрын
Guulayso taliye Alle haku barakeeyo geesi qaran Guul soomalilnd 💚🤍❤️ jamuriyada barakeeysan cid waxka qaadaysa Ma jirto sidii ciidanki soomaliya 🇸🇴 geeska afrika ugu xoga wayna siyad bare ayan imikana diyaar u nahay
@faizaali2889
@faizaali2889 2 ай бұрын
Taliya guulayso
@wacayscaanood2984
@wacayscaanood2984 2 ай бұрын
Allaah haku karaameeyo arrin cajiiba ayaad ka hadlaysaa maanta, waa taas waxa dadkani u baahanyihiin dadkan lagu wareeriyey KULMIYE, UCID, WADDANI BILAAYO KA JINNI. Maanta baabkaas uma baahinin ee galbeed iyo bariba cadowga kasoo bu,aya dadka halloo diyaariyo
@NounareDj-qo2sq
@NounareDj-qo2sq 2 ай бұрын
SOMALIA 🇸🇴 WAA SOMALIA 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 QOFKI DIIDANOW ALLAH KU CAAFIYO LKNSE BEENTA DADKA HALLA GADAAYO 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@abdinasirmohammed4595
@abdinasirmohammed4595 2 ай бұрын
Somaliland guul thanks taliye
@xasanqawdhan4970
@xasanqawdhan4970 2 ай бұрын
ninkii dhamaa ee Prf Xujaale ma halkaa ayuu marayaa? wallee wof muuse la shaqeeyay ayaan xigmad loogu iman
@ibn.dahir.
@ibn.dahir. 2 ай бұрын
Waa sax in la mabnuuco si xun wax u sheegyada
@NOREDIN666
@NOREDIN666 2 ай бұрын
Markan Yara ee BURCO joogey waxan ka Xanaaqi jirey. Magacyada Askarta Somalia isugu yeedhi jireen. . Madexay, Uusey , Ganey, iley, buufoow , fiidoow , calasow , ceeroow, Qaarey. Dhaklaow, dhuusoow. Nijaas tu aad bay u magacyo xunayeen.
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 2 ай бұрын
DIMUQURAADIYADu meelkasta xadbay leedahay sikalaa loo fahmay
@abraQolkisa
@abraQolkisa 2 ай бұрын
Mudaharadkii 1984 Hal qof kumu dhiman Halka kii xisbiyada ee Muuse Jusan dad badani ku dhintana muxu ka usoo Hal qadiwayeu
@AhmedAli-fb7ub
@AhmedAli-fb7ub 2 ай бұрын
Kuwii xamar iyo xeebta jaziira iminsaa ku dhintay, burco shacabkii guryaha lagala baxay ee 45 oday ee maalin qudha tiirka la saaray, ka waran. Afwayne wuxuu unmada u gaystay wax la soo koobi karo maaha, ee iska amuu
@mohamedabdihassan1970
@mohamedabdihassan1970 2 ай бұрын
Waxaa ceeb ugu filan inuu yahay sarkaal qabiil oo marnaba xeerin mustaqbalka
@Dulmi_diid123
@Dulmi_diid123 2 ай бұрын
Waar dadka ka xishoo sargaal baa tahyee codadka ka daa aad ku beerayso
@abobasement346
@abobasement346 2 ай бұрын
ilahay ku dulay nocan bah u ah sarkal wixii kah dhacay lasaanod yah lah weydinayah waxan maqlih jiray dofar mah dahiro dofar waa nocan ku nol bentah
@mustafeyuusuf8677
@mustafeyuusuf8677 2 ай бұрын
😅ABONASARMENT. MA ADAA SARAKSHA SOMALILAND WAX KA SHEGAYA.KUWINA MIYANAD ARAG DUMARKA MOBILADA KA QAATA EE TUUKTA AH.DAWLAD IDINKA LIITADA WALAHAY IN ANAY JIRIN.ADNA WAXA AHAY INA HOYADI SIIL KA DHUUSA XAASID AH
@saalaxy
@saalaxy 2 ай бұрын
Afxumo Yaaab
@Redspittingcobra
@Redspittingcobra 2 ай бұрын
Waar soo Siyaad Barre ayaanu ridnay waa tii kashifmatay ee Khaatumo in soo eryatay. Haddana yaanay Boorama ina soo eryan.
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 2 ай бұрын
Yay soo eryatay? Waa loo tudhayay ee imikaba laascaanood inta kale sool 50% waa somaliland car yaanay iyagoo gaajoonaya oo baryootamaya soo noqonin sidoodii
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 2 ай бұрын
Huwan mise cadawga gudaha mid kaad tahayba gabalkaagii baa dhacay niicle
@Redspittingcobra
@Redspittingcobra 2 ай бұрын
@@jamaadnuura10 Faanweynaa. Waar yaanay Boorama ina soo eryan hadda
@johnyou4036
@johnyou4036 2 ай бұрын
Caqligaasaa wadankii gacanta u galay
@nooraddeikar6894
@nooraddeikar6894 2 ай бұрын
Yar iyo weynba cayda badeedaan
@abdiqadiraden1335
@abdiqadiraden1335 2 ай бұрын
SPOMAALIYA. WAA. SOOMAALI. MARKAA WAALIDA. LA. FARIISTA
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 2 ай бұрын
Somalia waa failed state
@mohamedabdihassan1970
@mohamedabdihassan1970 2 ай бұрын
Ceeb looma dhinto
@user-ew2zf6pm8o
@user-ew2zf6pm8o 2 ай бұрын
Kan sheekada xun ma dad qarnigan joga ayuu waxaas kula hadlayaa ay dhegeysanayaan
@muzhdhool2353
@muzhdhool2353 2 ай бұрын
😂😂😂 adeero dadkasi dad maha wa nooc minal xayawaan
@user-zk5qk6kg2k
@user-zk5qk6kg2k 2 ай бұрын
Beeenale sarkaal laascaanood maxad ku samayseen.
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 ай бұрын
Laascanood waxaa ka dhacey Garaadkii gala dagaalka waaydii isagaa Das nabada yadhi dagaalka gala
@saalaxy
@saalaxy 2 ай бұрын
Asaasaq siyaasadeed
@user-lg9kc2it5w
@user-lg9kc2it5w 2 ай бұрын
Wuxuu ahaa kuwii faqashta u shaqeyn jirtey. Imikana waxa uu iska dhigayaa nin neceb reer koonfur. Ilaahaw Somaliland ka badbaadi kan oo kale,
@ahmedmose5466
@ahmedmose5466 2 ай бұрын
Yaa idiin dhisay ispitalka hoyada iyo dhalanka.waxa idinku deeqay.dr Adan mohamed sheeq . Oo mareexan ah. Marka dadka hasiikala fogeynina. Tan kale adiga duqa polis badtahay. Maxad kugeliyey siyasada
@cabdinasir8591
@cabdinasir8591 2 ай бұрын
WAAR NINKAASI BEEN WAYNAA, GAADHI BAAD KU QABANAYSAA SI OFKA DHAALAY LOOGA DHALIYO
@zamzamwarsame7932
@zamzamwarsame7932 2 ай бұрын
War way jirtay nacasow hadanad arag
@hassanali2248
@hassanali2248 2 ай бұрын
Qiyaaligan dhalinta somaali galbeed lagu hayo ilaa intee ayuu socon doonaa markaad dhageysato hadaladooda aad baad ula yaabeysaa ineey caruur usheekeynayaan oo kale caqliga dadka aad la hadleysaan waad ku xad gudubteen
@mohamedabdihassan1970
@mohamedabdihassan1970 2 ай бұрын
Kkkkkkkkkk
@user-ov2wz5eh9u
@user-ov2wz5eh9u 2 ай бұрын
Beenaaleyaal maalmihii shacabka aad xoolahooda dhici jirteen waa gabagabo
@cabdinasir8591
@cabdinasir8591 2 ай бұрын
WAAR NINKAASI BEEN WAYNAA, GAADHI BAAD KU QABANAYSAA SI OFKA DHAALAY LOOGA DHALIYO
I Took a LUNCHBAR OFF A Poster 🤯 #shorts
00:17
Wian
Рет қаралды 15 МЛН
The FASTEST way to PASS SNACKS! #shorts #mingweirocks
00:36
mingweirocks
Рет қаралды 12 МЛН
At the end of the video, deadpool did this #harleyquinn #deadpool3 #wolverin #shorts
00:15
Anastasyia Prichinina. Actress. Cosplayer.
Рет қаралды 16 МЛН
大家都拉出了什么#小丑 #shorts
00:35
好人小丑
Рет қаралды 79 МЛН
"NINKAYGA AJANABIGA AH WUXUU IGU HAYAA GARAACIS &  GUUMAYSI"
20:34
HBN Online TV
Рет қаралды 132 М.
" 26 June waxaa iska leh Somaliland" || Ruwaayad
21:36
MM Somali TV
Рет қаралды 44 М.
Naf adaa ududayee afku sawma hadal dayn | 6 September 2024
12:38
Doowlanimo Tv
Рет қаралды 3,2 М.
I Took a LUNCHBAR OFF A Poster 🤯 #shorts
00:17
Wian
Рет қаралды 15 МЛН