Wan iyo waraabe cireese ciise kaarshe x-Careys Ciise-x.wmv - YouTube.flv

  Рет қаралды 294,246

jemaludin

jemaludin

Күн бұрын

Пікірлер: 142
@SaynabAhmed-dt4gy
@SaynabAhmed-dt4gy 10 ай бұрын
Wallaahay waxaabad moodaa xiisada somalia iyo somaliland ka taagan inuu kahadlayo gabaygan waxan dhagaystay anoo yar 2011 meelahaas maantana waa 2024 bishii 1aad yaab micnihiisuna maantuu ii dhacay from burco
@SalmanIbrahin
@SalmanIbrahin 4 ай бұрын
Reer burco hadaynu nahay somali innaguunbaa u garnaqi karna saynbey😢
@mariamm4398
@mariamm4398 6 жыл бұрын
wow looxaa lagu dhigaa Ilaaheen Waaxid waay wad waa loo wada dhintaa wowgii kale waxan lahaa tixdaa maanta an wadaa waa weydiin iyo war-celin ayaan waayaha kamida waraabe iyo wan baa is-weydaarsadey su’aal: wankii baa yiri, “Waryaa adduunkii waasacyoo walaalowday Afrikoo waswaaskii ima hayoo wanaag baan kuu waddacay warkuna waa koobanyahay wadaaynimo kaama rabo waddanka annaa iska leh an kala weydaarrane e waraabow maalin wacan” wowgii kale waxaan lahaa: wuxuu yiri, “Waatahaye nabsigi waayahan maqnaa inuu waaxdeyda yimi aduun baa ii warramay wadaaygey baa tahaye aan waayo is-wehelinnee wanyahow hay goyn wadnaha” wowgii kale waxaan lahaa: wuxuu yiri, “Waatahaye kolkaad weydaysantahay ninkii kuu gala wanaag abaal baa laga warshaa waxyeelaan kugu aqaan wanaag baan kuu waddacay warkuna waa koobanyahay wadaaynimo kaama rabo waddanka annaa iska leh an kala weydaarrane e waraabow maalin wacan” wowgii kale waxaan lahaa: wuxuu yiri, “Waatahaye adduunyadu waayo ma leh wanaag loogama irkado ninna kama buuxsho weel tan maantana waa wareer wadaaygey baa tahaye aan waayo is-wehelinnee wanyahow hay goyn wadnaha” wowgii kale waxaan lahaa: wuxuu yiri, “Waatahaye wuxuushnimadii ka baxay wasiirraan leeyahay’o wittaa ii mara arlada wareerkaad sheegatanna war iyo waayo uma lihi wanaag baan kuu waddacay warkuna waa koobanyahay wadaaynimo kaama rabo waddanka annaa iska leh an kala weydaarrane e waraabow maalin wacan” wowgii kale waxaan lahaa: wuxuu yiri, “Waatahaye ma wiil iyo waalidki ba ayaan kala weecan kala axdigu waa weyn yahaye ma labadii wacad dhigtoo wallaahi isugu maraa isweydaarsada xumaan?” wadaaygey baa tahaye wadaaygey baa tahaye aan waayo is-wehelinnee wanyahow hay goyn wadnaha” wowgii kale waxan lahaa wuxuu yiri, “Waatahaye wilnimadaydii horiyo haddoon waayeel ku dhacay waxtar hadalkiisa daa weylihi baad laasatoo wax yar baa wiririgloo waxaa haray waxarihii wanaag baan kuu waddacay warkuna waa koobanyahay wadaaynimo kaama rabo waddanka annaa iska leh an kala weydaarrane e waraabow maalin wacan” wowgii kale waxan lahaa: wuxuu yiri, “Waatahaye walaalkay iga yar iyo sidaad wiilkayga tahay waqay kuu waaniyaa adna ‘waan walaalatoho gammuun waabey leh iyo warmaad ii haysataa wadaaygey baa tahaye aan waayo is-wehelinnee wanyahow hay goyn wadnaha” [wowgii kale waxan lahaa:] wuxuu yiri, “Waatahaye ma weer baa ari cidlo ah warjeef mooyee waxreeb walaalow lagu wadaa waxyeelaan kugu aqaan wanaag baan kuu waddacay warkuna waa koobanyahay wadaaynimo kaama rabo waddanka annaa iska leh an kala weydaarrane e waraabow maalin wacan” wowgii kale waxan lahaa: wuxuu yiri, “Waatahaye agoon waageedi hore wadka u aabbahod la tegay wasaa la i saarayoo wakiilkoodaan ahaa walaayadi baan wadaa intay weynaanayaan warqaaddaa ii saxiix wadaaygey baa tahaye an waayo is-wehelinnee wanyahow hay goyn wadnaha” [wowgii kale waxan lahaa:] wuxuu yiri, “Waatahaye ma wiilkan anigu dhalo aabbihi aad walamsataad wasaayo u noqon kartaa wareer weyn baa waddaa wanaag baan kuu waddacay warkuna waa koobanyahay wadaaynimo kaama rabo waddanka annaa iska leh an kala weydaarrane e waraabow maalin wacan” [wowgii kale waxan lahaa:] wuxuu yiri, “Waatahaye sidaas kuu lama warramin walaalow baan wadaa warshado an kuu furiyo wadaan soo jeexayaa i weydii waxad rabtee wadaaygey baa tahaye an waayo is-wehelinnee wanyahow hay goyn wadnaha” wowgii kale waxan lahaa: wuxii yiri, “Waatahaye ninkii kaa weyn wax badan haddii aad waanisaa asuu didaa wanaag xumaan baa lala wadaa wanaag baan kuu waddacay warkuna waa koobanyahay wadaaynimo kaama rabo waddanka annaa iska leh an kala weydaarrane e waraabow maalin wacan” wowgii kale waxan lahaa: wuxuu yiri, “Waatahaye webigi adigaa fadhiya wadaan maran baan wataa ilmihi wuu’day hayaan wajigu waa weynyahaye war nacab hay odhan walaal wadaaygey baa tahaye an waayo is-wehelinnee wanyahow hay goyn wadnaha” wowgii kale waxan lahaa: wuxuu yiri, “Waatahaye wax dhan adigooo wirxoo ilmuhu ay kuu wabxeen kuweyguna ‘Waawareey! war aabbow’ daa hayaan wakhtigu ii soo wareeg wanaag baan kuu waddacay warkuna waa koobanyahay wadaaynimo kaama rabo waddanka annaa iska leh an kala weydaarrane e waraabow maalin wacan” wowgii kale waxan lahaa: wuxuu yiri, “Waatahaye barida waadiga warfiyey lag baa ii walalac yiri micidu wiiq bay i tiri hunguri weyn baa i wada wax baa ii laaban wali as-se waa weyraxdaye bal waagu hanoo baryee wadaaygey baa tahaye an waayo is-wehelinnee wanyahow hay goyn wadnaha” wowgii kale waxan lahaa: wuxuu yiri, “Waatahaye Waduuxaa iyo Walleyl Wasaafaad iyo Wadhuur Wanajmi idaa hawaa Walcasri iyo Weylun iyo toddobo iyo tobanka wow walwal-tirayaal la dhaho Wattiin goortaan cuskadey Ilaaheey Waaxidaa xaqayga ii wershoo wanaag baan kuu waddacay warkuna waa koobanyahay wadaaynimo kaama rabo waddanka annaa iska leh an kala weydaarrane e waraabow maalin wacan” wowogii kale waxan lahaa: wuxuu yiri, “Waatahaye Waduuxaa iyo Walleyl Wasaafaad iyo Waduur Wanajmi idaa hawaa Walleyli haddaad taqaan wadaad baad ii tahaye waddada loo maro sirtiyo war beena anaa haye e kac an welimaysannee wadaaygey baa tahaye an waayo is-wehelinnee wanyahow hay goyn wadnaha” wowgii kale waxaan lahaa: wuxuu yiri, “Waawareey! WADDANI baan ahay anigu ma reerkaan waardiyiyo ‘wadeeco Alloy’ lahaa waxdhan weerka u xirtoo an kaa waabinahayaan wadaageynaa waryaa? wareer weyn baad waddaa wanaag baan kuu waddacay warkuna waa koobanyahay wadaaynimo kaama rabo waddanka annaa iska leh an kala weydaarrane e waraabow maalin wacan”
@mariamm4398
@mariamm4398 6 жыл бұрын
@@Msaidgabow wcs
@mariamm4398
@mariamm4398 6 жыл бұрын
@@Msaidgabow thnks
@hassanmohamudwarsameqayrax6277
@hassanmohamudwarsameqayrax6277 6 жыл бұрын
Maashaa Allah Mahadsanid Kun jeer Walaale
@claahixasanclaahiclaahixas5888
@claahixasanclaahiclaahixas5888 5 жыл бұрын
Kkkkkkk Kkkkkkk Kkkkkkk
@mariamm4398
@mariamm4398 5 жыл бұрын
@KUSHITIC WONDERING thnks
@masnasaed1429
@masnasaed1429 Жыл бұрын
Mar la arag ayuu ahaa Carays Ciise Kaarshee Allah haw naxariisto.
@abdirahmanhilowle2284
@abdirahmanhilowle2284 Жыл бұрын
Runtii waxaan dhagees sanooya 2023 /3/27𖣘
@ilwaadinasheikh
@ilwaadinasheikh Жыл бұрын
Waduxaa iyo wallayl wassaafaad iyo wadduur wannajmi idaa hawaa ,walcasri iyo waylun iyo 17ka woow walwal tirayaal ladhaho wattiinbaa kuu cuskadey Ilaahy waaxid ha xaqayqa iiwarshoo wanaagbaa kuwadacey warkana waa koobanyahy waraabow maalin wacan
@suusaansulayman3676
@suusaansulayman3676 2 жыл бұрын
2011 baan maqli jiray mantana waa 2022 aduunyadu waa wareegto😭
@tufahhassan6616
@tufahhassan6616 Жыл бұрын
wA runta wale.😅
@NajiibAlpha-mi1zv
@NajiibAlpha-mi1zv 5 ай бұрын
anaguna 2024 baan ka dhagaysanaynaa hada
@sorryboss8550
@sorryboss8550 Жыл бұрын
Some confusion that’s widespread people think this is africa vs Europe when it’s actually Somalia as the sheep and Ethiopia the hyena, that’s the context except it could work as the former too if you tweak it a bit
@muusesiciidjire4609
@muusesiciidjire4609 3 жыл бұрын
Alla Ha unaxariiste 🙏🙏
@queennaju305
@queennaju305 Жыл бұрын
Ilahey hau naxaristo 🤲😍😍
@kingqays1785
@kingqays1785 Жыл бұрын
Kee dhintay
@xantaproductionTVXB
@xantaproductionTVXB Жыл бұрын
Somalia waa wanka vs ethiopian warabaha. Saasi uuu ogada
@SaynabAhmed-dt4gy
@SaynabAhmed-dt4gy 10 ай бұрын
Waayo arag
@abdirahmanabdullahi539
@abdirahmanabdullahi539 2 жыл бұрын
Wlhi waa xasuus anigu yar baa laidhageysin jiray maantoo Aan ahay nin weyn’a aad ban u xiisenaya Allaha u naxariisto Abwaan careys ciise karshe
@sadiiqharett1791
@sadiiqharett1791 4 ай бұрын
Waa xalaad wadanka ka tagan hada somalia iyo somaliland somaliyeey inaga waalalee Ethiopia ina sara
@samiayuusuf7455
@samiayuusuf7455 6 жыл бұрын
Allah ha kuunaxariisto
@hbproduction7357
@hbproduction7357 5 жыл бұрын
Aaamiin
@sacdiyomohmmed7678
@sacdiyomohmmed7678 Жыл бұрын
2011 ayaan maqli jiray maantana waa 2023 aduunba saa iska ah alle ha unaxariisto
@siidcalijuruz8568
@siidcalijuruz8568 Жыл бұрын
2023 la joogaa 12y kasoo wareegaty 2011
@engcbasidherojohn149
@engcbasidherojohn149 6 жыл бұрын
Alaha inaxariisto abwaanka
@maryammoaad2346
@maryammoaad2346 7 ай бұрын
somalia vs Ethiopia 😢mnta ayey toos noo soo gashey😢
@mhamedmnk7924
@mhamedmnk7924 6 жыл бұрын
Masha,allah carees ciise Allah unaxariisto
@COD-MIIR.
@COD-MIIR. Жыл бұрын
Wxii Garaad lahaa Oo Somali ahaa. Waa horre beey Jiiteen. Janadii ALLAHA galiyo. Ragii XAAWO taago Dilay. Waxeey dhaleen %? Iyo Waqooyigii 🇬🇧Gaalka jeclaa. Soo Kuwaan Xaaraanta.
@alihussien3323
@alihussien3323 3 жыл бұрын
Waa in dugsiyada lagu dhigaa.. Iyo kukwa la mid ah.
@maxamadshoodhe558
@maxamadshoodhe558 Жыл бұрын
Mashaalaha anigo yar dhagaysan jiray 2023
@shukriyusuf2605
@shukriyusuf2605 Жыл бұрын
Alle ha unaxariisto 😢😢😢abwaanka anooyar baan maqlijiray maantana waa sanadka dhamaadkiisii 2022
@rashidkahin7852
@rashidkahin7852 4 жыл бұрын
Allah ha u naxaristo😪😪
@sumayaaxmed7534
@sumayaaxmed7534 3 жыл бұрын
Hjog
@ruqiyoaweys4645
@ruqiyoaweys4645 2 жыл бұрын
Allah ha u naxriisto🥺🤲
@COD-MIIR.
@COD-MIIR. Жыл бұрын
0:33 [🇸🇴 Muusoow Maalin wacan.
@xamsemaxamed5328
@xamsemaxamed5328 2 жыл бұрын
Waxaan dawan jirey anoo caruura 2010 mantana waa 2022
@apdiaziizileeye4739
@apdiaziizileeye4739 Жыл бұрын
gabyagani wxaanku dhegysaty record ama radio wlhi waan xasuusta
@dahabigazomaliya8991
@dahabigazomaliya8991 Жыл бұрын
Xasuuus waxan daawan jirey 2014 maantana waa 2023😢
@nafisojano9287
@nafisojano9287 Жыл бұрын
That's true 👍 💯 2023 aduunyada orod badnaa
@farhiyaosman8828
@farhiyaosman8828 Жыл бұрын
Allaha u naxariisto careeys ciise kaarshe
@SabariinJimcaale
@SabariinJimcaale Жыл бұрын
Allah.unaxariiste😢😢😢😢😢😢
@kingqays1785
@kingqays1785 Жыл бұрын
Kee dhintay 😢
@user-muniish
@user-muniish Жыл бұрын
​@@kingqays1785abwaanka carays ciise kaaarshe😢
@cabdigujipages9358
@cabdigujipages9358 Жыл бұрын
Aan kala wayrane warabow malin wacan
@AbdowYare-d7b
@AbdowYare-d7b 3 ай бұрын
Wlhi somaliyey ninkan aun maxad umaleysa inu tariqda ogay
@hibaqwarsame613
@hibaqwarsame613 Жыл бұрын
❤ so beautiful
@abdirahmanmohamed6005
@abdirahmanmohamed6005 2 жыл бұрын
Alle ha uu naxariisto
@BOSS1JAMA
@BOSS1JAMA Жыл бұрын
Carays ilahaow ku naxariso
@user-muniish
@user-muniish Жыл бұрын
Aamiin 😢
@sacdiyomohmmed7678
@sacdiyomohmmed7678 Жыл бұрын
Waraabow maalin wacan ❤❤❤
@dharaflandkghafdaahircalas8185
@dharaflandkghafdaahircalas8185 7 жыл бұрын
shimbarta isku tireeso somalia iyo somaliland waa itoobiya amxaarada ilaah hanaga qabto aamiin
@halyaygadhashasomalilandsn4153
@halyaygadhashasomalilandsn4153 6 жыл бұрын
Dharaflandk Ghaf daahir calasow No calacal reeer qadad waynta
@yayaaj9160
@yayaaj9160 6 жыл бұрын
@@halyaygadhashasomalilandsn4153 waraaa xar
@halyaygadhashasomalilandsn4153
@halyaygadhashasomalilandsn4153 6 жыл бұрын
@@yayaaj9160 anigaa hooyada wasa
@SaynabAhmed-dt4gy
@SaynabAhmed-dt4gy 10 ай бұрын
Waayo arag❤
@umuuumaryam7222
@umuuumaryam7222 2 жыл бұрын
Wanyahow haigoyn wadnaha hhh
@luqmaanal.xakiim2524
@luqmaanal.xakiim2524 7 жыл бұрын
EEBE ha kuu naxariisto boqorka luuqda gabayga soomaalida
@cashocusmaan66
@cashocusmaan66 7 жыл бұрын
Nice
@ayaanlehussein5251
@ayaanlehussein5251 8 жыл бұрын
Ma labadi wacad dhigto wlhi isuku mara is waydarsada su"aal 😜😉😍
@ikranyusuuf5347
@ikranyusuuf5347 2 жыл бұрын
2022 lee fiirsaday😅
@abdirahmanabdullahi539
@abdirahmanabdullahi539 2 жыл бұрын
Ana 2008 io 2009ki daawan jiray 😂
@aminaegge4930
@aminaegge4930 Жыл бұрын
Thanks for me to understand ❤
@ugbadcumar65cabdi11
@ugbadcumar65cabdi11 6 жыл бұрын
hangala waydaaranee xamareey malin wacan
@cabdiqani8782
@cabdiqani8782 Жыл бұрын
2023 /7/30 ayan dhageysanya
@abdikarimibrahim9155
@abdikarimibrahim9155 5 жыл бұрын
Allah unaxaristo sxbyal abwankan gorme dhintay?
@ibrahimmohamet7204
@ibrahimmohamet7204 7 жыл бұрын
carays marku saarkan qadayo Ethiopia kuma aysan dhici karin inay somaliya so gasho, hase ahate wxu oga inay u hanqal tagayso inay so gasho khayradka dalkana ay gacanta la gasho wana dhacday abwanku aragti dheer ayu laha balse somali kuma aysan waano qadan wa gubaabo ka dhan ah in an iska celino Ethiopia.
@sumayaabdi1716
@sumayaabdi1716 3 жыл бұрын
He got a point
@cashocusman8378
@cashocusman8378 3 жыл бұрын
2021 like isaar
@killah123456
@killah123456 3 жыл бұрын
Legendary
@user-xm1kf9xz8u
@user-xm1kf9xz8u 2 жыл бұрын
Illahy ha unaxaristo
@amishaamacalin3067
@amishaamacalin3067 5 жыл бұрын
Yaa iladawanoyo 30may
@Nuhabdi-n2z
@Nuhabdi-n2z 7 ай бұрын
Kulmas dinti
@AmiiraAdem
@AmiiraAdem Жыл бұрын
I love ❤😢
@saidosman3677
@saidosman3677 8 жыл бұрын
runta ahey I lov this papegoja 💖😂👏🌼😙🌸🌻😘🗻🌺💘💕✋👊
@saradsarad3026
@saradsarad3026 6 жыл бұрын
.
@amjaad454
@amjaad454 3 жыл бұрын
Waraabe is the white man
@mahmudabdi1465
@mahmudabdi1465 5 жыл бұрын
Am proud of my people
@fadxigigiz7618
@fadxigigiz7618 6 жыл бұрын
Masha allh
@KA-bu6ru
@KA-bu6ru 7 жыл бұрын
Shekadan Somalia iyo somaliland waa ka horaysay waa afrika iyo white men kii gumaystihii afrika
@fadxigigiz7618
@fadxigigiz7618 6 жыл бұрын
Nice
@sumayaabdi1716
@sumayaabdi1716 3 жыл бұрын
I will like to have Somali lyrics plz
@Ouzyman
@Ouzyman 3 жыл бұрын
Mafahmiwayse?😂 say wallhi🤣
@alima.6776
@alima.6776 2 жыл бұрын
Somebody posted the lyrics above
@supergirl-xy2hc
@supergirl-xy2hc 6 жыл бұрын
this is so dope and its also my favorite song
@sakiriyexasaan4549
@sakiriyexasaan4549 8 жыл бұрын
tiger ali maxmed
@farduushassanyusuf8129
@farduushassanyusuf8129 2 жыл бұрын
Ilahy hakuu naxariisto
@liveddedaDaauus
@liveddedaDaauus 8 жыл бұрын
alalaha ha u naxriisto a bwaan cares
@leylowarader8151
@leylowarader8151 5 жыл бұрын
Quraan
@awlibah1324
@awlibah1324 6 жыл бұрын
xmray anagaa wadanka izka leh
@maxamedtery9677
@maxamedtery9677 5 жыл бұрын
War be marlin Eagan
@guuleedgeedi2347
@guuleedgeedi2347 2 жыл бұрын
AllAh akbar
@awlibah1324
@awlibah1324 6 жыл бұрын
mzha allah
@khadaribraahim7579
@khadaribraahim7579 3 жыл бұрын
Maasha alaah
@ahmedabdullahihurgun913
@ahmedabdullahihurgun913 5 жыл бұрын
Nice my favorite.......
@maxamedadan8064
@maxamedadan8064 Жыл бұрын
Mashaa alaah
@caaishocabdulle7429
@caaishocabdulle7429 7 жыл бұрын
ALLAH hawnaxariisto ameen ameen
@xogtamedia18
@xogtamedia18 Жыл бұрын
Xasuus
@halimaismail4530
@halimaismail4530 6 жыл бұрын
mashallah
@cabdiraxmansharif3158
@cabdiraxmansharif3158 Жыл бұрын
2023
@UmuMucaad-s4f
@UmuMucaad-s4f 9 ай бұрын
❤❤
@saksheikh1040
@saksheikh1040 9 жыл бұрын
Gumeeyste muxuu dionayaa? Xurnimo iyo khdarin mahatma Africa?
@axmedcumar6812
@axmedcumar6812 6 жыл бұрын
sak Sheikh
@mohamedosmanadan3606
@mohamedosmanadan3606 7 жыл бұрын
ninkii kaa weeyn waxbada hadii aad waanisaa asuu diida wanaag xumaanbaa lala wada
@mohamedjr6316
@mohamedjr6316 7 жыл бұрын
ala waa runtaa
@halimaismail4530
@halimaismail4530 6 жыл бұрын
I love you it
@ahmedmaow9148
@ahmedmaow9148 5 жыл бұрын
Hii
@seljukfx
@seljukfx 5 ай бұрын
2024😂
@supergirl-xy2hc
@supergirl-xy2hc 6 жыл бұрын
is there a translation to this song in english
@supergirl-xy2hc
@supergirl-xy2hc 6 жыл бұрын
plz
@abdiwahabaden533
@abdiwahabaden533 6 жыл бұрын
Yes i Can translate it
@somaliweyn8650
@somaliweyn8650 6 жыл бұрын
you're not Somali? ?
@somaliweyn8650
@somaliweyn8650 6 жыл бұрын
😅even I don't get it and I'm Somali 😅😅
@ugbadcumar65cabdi11
@ugbadcumar65cabdi11 6 жыл бұрын
do you know somali?
@ifraxguled6202
@ifraxguled6202 8 жыл бұрын
I love this
@alima.6776
@alima.6776 2 жыл бұрын
🙏
@fadxigigiz7618
@fadxigigiz7618 6 жыл бұрын
Mash a allh
@ahmedollaaad2690
@ahmedollaaad2690 7 жыл бұрын
shimbirta isku diraysa wakaa kulahaaa hhh
@fardowsafardowsa6582
@fardowsafardowsa6582 5 жыл бұрын
Ika hubtaa kulahaaa
@anisaplasmabinmaxamud4696
@anisaplasmabinmaxamud4696 6 жыл бұрын
m. a
@mohamedjr6316
@mohamedjr6316 7 жыл бұрын
haheey
@ZahraDiinIslam
@ZahraDiinIslam 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@xamdinuurshire5884
@xamdinuurshire5884 2 жыл бұрын
لنلذطءصغسحبترأأةحسطءشصيلشييسطبجةأديسسسسسسشسسبييييقفهل لتل
@xamdinuurshire5884
@xamdinuurshire5884 2 жыл бұрын
Cjfhf
@xamdinuurshire5884
@xamdinuurshire5884 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣👹🤣😭😂👺🔥☠️
@abdicr4366
@abdicr4366 7 жыл бұрын
Waaaw
@cabdifitaaxibraahim4577
@cabdifitaaxibraahim4577 6 жыл бұрын
Waxkle
@loganpauler1383
@loganpauler1383 8 жыл бұрын
sn
@ruqiyoaweys4645
@ruqiyoaweys4645 2 жыл бұрын
Allah ha u naxriisto🥺🤲
@farduusfilkaroon1068
@farduusfilkaroon1068 6 ай бұрын
Masha allh
@aminamanshaallahmahamudman1087
@aminamanshaallahmahamudman1087 7 жыл бұрын
I love it
@hassankaafi3785
@hassankaafi3785 6 жыл бұрын
m.a
waa fidiyow xikmad badan xambaarsan
7:35
Dariiqul hidaaya
Рет қаралды 26 М.
Carays ciise kaarshe Lyrics  | maanso | wan iyo waraabe
7:35
Человек паук уже не тот
00:32
Miracle
Рет қаралды 3,6 МЛН
The Singing Challenge #joker #Harriet Quinn
00:35
佐助与鸣人
Рет қаралды 15 МЛН
ЗНАЛИ? ТОЛЬКО ОАЭ 🤫
00:13
Сам себе сушист
Рет қаралды 4 МЛН
Woow looxaa lagu dhigaa
7:59
nuur ali
Рет қаралды 6 М.
Qofkii kuugala abaal wanaag baa laga warshaa"careys ciise kaarshe"
8:17
Waddani Somali Tv
Рет қаралды 208 М.
Wan iyo waraabe 1
7:59
Abdiaziz Ahmed
Рет қаралды 12 М.
Cabdillaahi Suldaan Timacade Gabayadiisii (Qaybta1aad)
1:10:02
BAADIGOOB
Рет қаралды 365 М.
Sarakii Maad Godolkii iga Gurtaan iyo Carays Ciise
6:38
filim baahiye
Рет қаралды 117 М.
Isuma Geyneyso Danne! Carays Ciise Kaarshe
5:19
SomaliEssence
Рет қаралды 154 М.
careys ciise kaarshe 
saar: dhaan dabagaallaan wadnaa
5:25
Gabay side
Рет қаралды 98 М.
Abwaan Cadhays Ciise Kaarshe 🔥Iyo #SAAR _ (SOW LAMA GUDBANA)
10:26
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 559 М.
Человек паук уже не тот
00:32
Miracle
Рет қаралды 3,6 МЛН