Cabdillaahi Suldaan Timacade Gabayadiisii (Qaybta1aad)

  Рет қаралды 363,589

BAADIGOOB

BAADIGOOB

Күн бұрын

Cabdillaahi Suldaan Maxamed oo ku caan-baxay (Timacadde),wuxuu ku dhashay Galoolley, oo ku
taal duleedka magaalada Gabiley,sida in badan oo taqaanay rumaysan tahay,isla markaana uu ii
xaqiijiyay Isaaq Cismaan Maxamed oo ay Timacadde ilma-adeer ahaayeen.Hooyadii waxay ahayd
Xabiiba Seed Guuleed.C/laahi Suldaan markuu geeriyooday 1973-kii, wuxuu ahaa 53-jir, sidaa
darteedna wuxuu dhashay 1920-kii.
C/laahi Suldaan wuxuu ka dhashay qoys beeralay ah, waxaanu ahaa madi.Wuxuu ku koray
degmada Galoolley oo ay beer ku lahayeen, halkaas ayaanu ka galay malcaamad-qur’aan.C/laahi Suldaan,
isagoo weli dhallinyaro ah ayuu tegay dalka Itoobiya,waxaanuinta badan ku noolaa magaalooyinka Adari
(Harar) iyo Diridhabe.Timacadde wuxuu Itoobiya ku tegay farriin uga timid ina-adeerkii Maxamed
Dugsiiye Maxamed oo ciidamadii Talyaaniga ka tirsanaa.C/laahi Suldan waxay isa sii raaceen laba kale
oo ay ilma-adeer ahaayeen.Markii ay muddo joogeen magaalada Adari, ayuu Maxamed Dugsiiye u yimid.
Tima-cadde wuxuu ku daray malcaamad uu qur’aanka iyo diinta ka barto.Maxamed Dugsiiye dib
ayuu u noqday oo wuxuu sii raacay ciidamadii Talyaaniga ee uu ka tirsanaa. Waxoogaa markuu maqnaa,
isagoo ku sugnaa magaalada Jimma, ayuu ciidamo ka soo noqday farriin soo faray ahayd in ay C/laahi
Suldaan soo kaxeeyaan markay soo noqonayaan. Halkii ayuu Timacadde ugu tegay Maxamed Dugsiiye, isagoo
ka mid noqday ciidamadii Talyaaniga oo ay MaxamedDugsiiye isku ‘Batalyan’ noqdeen.
Ku sinnaan 1938-kii ayuu Tima-cadde ka soo baxay ciidamadii Talyaaniga
oo uu degay magaalada Diridhabe oo uu waxoogaa ku noolaa. 1940-kii ayuu C/laahi u soo wareegay
magaalada Jabuuti oo uu ku noolaa ilaa 1949-kii. C/laahi Suldaan intii anu Jabuuti ka imanba wuxuu
noqday gabayaa laga yaqaan golayaasha iyo fagarayaasha lagu kulmo, gaar ahaan aroosyada oo uu aad uga
gabyi jiray.Sannadihii uu ku sugnaa Jabuuti iyo markuu ka soo wareegayba, C/laahi Suldaan gabayo bulsho
oo kaftan iyo xifaaleba lahaa ayuu la wadaagi jiray hal-abuurkii ay isku da’da ahaayeen, kuwaas oo
dadku aad u xiisayn jiray.
C/laahi Suldaan markii uu Jabuuti tegay, halkaa waxay ku kulmeen Barni Jimcaale oo kal-gacal
xoog lihi u galay, tix uu u tiriyayna laga hayo halku-dhegga ah;
"Barni ina Jimcaalaan helee, sow bar dahab maaha."
C/laahi Suldaan iyo Barni Jimcaale, waxay ku aqal-galeen Galoolley 1952-kii. Barni Jimcaale, 1954-kii
ayay Maryan ku curatay.Guurkaa Tima-cadde iyo Barni Jimcaale ma raagin, waxaanay ku kala tageen
magaalada Jabuuti 1957-kii.C/laahi Suldaan wuxuu si rasmiya uga soo wareegay Jabuuti 1949-kii,isagoo
degay Galoolley oo ay beertoodu ku taal. 1959-kii ayuu C/laahi mar labaadkii ku guursaday Galoolley
Ardo Qallinle Cige oo u dhashay afar hablood iyo wiil, kuwaas oo kala ahaa:
Xaliimo C/Laahi Suldaan
Maxamed C/Laahi Suldaan
Mako C/Laahi Suldaan
Iyo Nimco C/Laahi Suldaan.
C/laahi Suldaan, markuu dalka soo degayba wuxuu ka qaybgalay halgankii gobonimo-doonka ahaa
ee dalka ka hana-qaaday.Wuxuu markiiba ku biiray ururkii SNL oo ay xaruntiisu ahayd Hargeysa, halkaas
oo ay kasoo baxeen gabayadii ugu badnaa ee Timacadde ee marxaladdaa ku beegnaa. 1960-kii kadib, markii
gobonimada la qaatay ee la isku daray labadii gobol ee Soomaaliyeed, lana sameeyay Jamhuuriyadda
Soomaaliyeed, Tima-cadde wuxuu ka tirsanaan jiray xisbigii la odhan jiray SDU, loona yaqaanay Calan-Cas.
Wuxuu ahaa xisbi fekerkiisu bidix ahaa ama u janjeedhay dhinaca hanti-wadaaga. Beryihii dambe ilaa
doorashadii 1969-kii,Xisbina kama uu tirsanayn, waayo markuu arkay sidii wax loo waday iyo siday
Xisbiyadii u noqdeen wax lagu danaysto, wuu ka aamin-baxay. 1969-kii, markay ciidamadii qalabka siday
taladii dalka kula wareegeen inqilaabka, C/laahi Suldaan dadweynaha Soomaaliyeed ayuu la qaybsaday
dareenkii wanaagsanaa ee lagu soo dhoweeyay, iyadoo maamulkii madaniga ahaa laga khatoobay, isla
markaana laga rajo-dhigay, shacbigu way u heellanaayeen is-beddel dhaca.
Ididiiladii iyo rajadii dadweynaha gashay waxay ahayd in wax is-beddel

Пікірлер: 185
@ibrahimabdi6399
@ibrahimabdi6399 4 жыл бұрын
Haldoorkii hal abuurka somaaliyeed allaha u naxariistee c/laahi suldaan maxamed inta somalinimada iyo suugaanta jecel ku na faraxsan dhaqankooda like ta haygala bakhaylina mudaneyaal iyo marwooyin allah mahadle
@yasinyusuf9684
@yasinyusuf9684 3 жыл бұрын
Alaha.unaxaristee.waxaa.Haley
@galeydhcabdi2132
@galeydhcabdi2132 5 жыл бұрын
Nin soomali wax usheeegay waa timacade (alle ha unaxariixsate amiin )
@aminaahmed4863
@aminaahmed4863 4 жыл бұрын
Lkn waa dhego xidhan somalidu, wax wax loo sheego ma aha. Halyega juhdigiisii iyo dedaalkiisii waa ay khsaariyeen ufff
@SaraaayeOfficial
@SaraaayeOfficial 4 ай бұрын
❤❤❤
@najmafunnyofficial2601
@najmafunnyofficial2601 2 жыл бұрын
2021/12/29/ qofka iiga danbeyo waan ku salaamay
@husseinolad4297
@husseinolad4297 5 жыл бұрын
Alaaha u naxariisto Aabe/Adeer/Abti /Awoowe Mujaahid Xoreeye Guud Cabdulahi Suldaan Timacade
@salaancabdiduule3567
@salaancabdiduule3567 4 жыл бұрын
alaha unaxariisto waa abwaan kii ugu horeeyay uguna bandbeeyay ee soomaaliyeed alaha unaxariisto
@abdulfatah4359
@abdulfatah4359 4 жыл бұрын
Markii calankii ingiriiska hoos loo da jiyay kii somalidana LA saaray walahi ilmo ayaan ceshenwayay. Allah naxariistii jano ha ka waraabiyo abwaan qaali ah ayuu ahaa. TIMO CADDE
@oneworld3034
@oneworld3034 5 жыл бұрын
Hadii somali legend leedahay waa ninkan. Gabyaa kaliya ma ahayn nin aragti dheerbu ahaa
@ahmedmusa3748
@ahmedmusa3748 5 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto waxa buu arkaayey indhaha ayaa u furnaa ( dadkoo indha la') nin la noolaa (caamo lax dhunkan iyo xuunsho oon wax fahmin oo kale ayeey ahaayeen dadku maantana waa sidii , sidii qarandidii ayeey foorrorraan somaliyi iyo Islam kiiba subxaanallah
@mohammedengabdikarinmohamm5943
@mohammedengabdikarinmohamm5943 3 жыл бұрын
I cried while watching this-- I love my country! God bless SOMALI 😭 those poems are almost enough to bring a man to tears
@cabdicali3827
@cabdicali3827 2 жыл бұрын
063441
@cabdicali3827
@cabdicali3827 2 жыл бұрын
063441
@cabdicali3827
@cabdicali3827 2 жыл бұрын
063441
@cabdicali3827
@cabdicali3827 2 жыл бұрын
063441
@cabdicali3827
@cabdicali3827 2 жыл бұрын
063441
@hassankafio1262
@hassankafio1262 2 жыл бұрын
Mid kamida haldoorradii ay dhif iyo naadir tahay in dib loo arko asagoo kale ❤️❤️❤️❤️❤️
@nuredinahmed7801
@nuredinahmed7801 4 жыл бұрын
Illhaw kuu naxariiso Abtiyo Abdillahi suldan timacade 50 sano kahor ayuu noosheegey waxkasta oo imika dhacaya from Dilla
@cabdiraxmaansaleebaan7539
@cabdiraxmaansaleebaan7539 5 жыл бұрын
ninka somali ugu geesisan uguna aragti dheer ayuu ahaa waayo gabayidiisu waaqica hada jira ayuu ka hadlayaa wlhi
@mustafecumar6340
@mustafecumar6340 5 жыл бұрын
Allaah naxariistii jano haka waraabiyo claahi suldaan timocade Aad iyo aad ayaad u mahadsantihiin idnkuna BAADIGOOB
@hudraamicade6
@hudraamicade6 3 жыл бұрын
Allahu akbar Gabaygan Runti Wuxu mudan yahay in biyo dahab lagu qoro💝
@MustfiAbde-bq2rz
@MustfiAbde-bq2rz Жыл бұрын
Hhhjjjj minimum nn b HBO n cn pool. Mm mnbf ft/
@calicilmi5161
@calicilmi5161 5 жыл бұрын
Happy to be Muslim descendants of Muslim yaa Allah rise us Muslims
@xuseenibrahim217xuseen7
@xuseenibrahim217xuseen7 4 жыл бұрын
Cali Cilmi amiin amiin Allah
@muzuuu123
@muzuuu123 2 жыл бұрын
Allah ha u naxaristo tima cade faqash waxeey dadkaagi ku sameeysa Allah kuma tusin waa nala cunay dabadaa😢😢
@salansacad
@salansacad 2 жыл бұрын
Walaahi walaalo waad iga qosliay ilaahay haku sharfo wallo naxatiistii janana alle ha ugu deeqo Abdilahi Suldan timacade aamiin aamiin he was the greatest poet at all times Alla yarhama rahimiin
@salansacad
@salansacad 2 жыл бұрын
Adigana aad ayaan kuu salaamayaa wallo
@deeqaapdi6491
@deeqaapdi6491 4 жыл бұрын
Ilahay na naxariisto janada ha waariibay Wxa uu ka hadalaya waqaciga manta haysta somalida
@deeqcabdiismaacil6240
@deeqcabdiismaacil6240 5 жыл бұрын
Ilaahay haw naxariisto abwaanka umada somaaliyeed Somalioo dhan baa jecel
@barwaqosharif6326
@barwaqosharif6326 5 жыл бұрын
Walhay gabagaan mantuu kawarmay xaladaan ku suganhay ilhay hawnaxariisto yarabi😭😭
@jamaacxasan5521
@jamaacxasan5521 4 жыл бұрын
law unaxaristo nin ka aragti dheri malaha somali kadhanmayo allaw gudka unur
@cabdininwanaagsan3827
@cabdininwanaagsan3827 4 жыл бұрын
Jamhuriyada Somaliland barakaysan wakhtiga ayey somalida uruurinaysay oo ay la hadlaysay hase ahate dadkii jamhuriyada Somaliland xornimada keenay waxa jawabtoodii laga dhigay cidhibtir iyo loo bixiyey dabar gooyntii Sheikh Isaaq
@dinisrealm3240
@dinisrealm3240 4 жыл бұрын
Cabdi Ninwanaagsan , walaalo soomaali waligeed ayey is cirib tiraysay. Mida kale xoriyada waa loo soo wada diriray walaalo. Si kastaba waxaynu idinka raali gelinaynaa wax walboow qabaaiilada reer koonfureed idin gaysteen
@cabdisheekhidiris6566
@cabdisheekhidiris6566 2 жыл бұрын
Soomaiya cidhib tirantay soomlilaan nafsiyii way helaysaa dhawaan xornimadii luntay 1960kii itopiyaa dhamilahayd oon lamidawno soomli wataa dakadii berberi npqotay ta soomli uugu horumarsan afwayne wuu eeday soomlilaan
@amaanoabdirahman6361
@amaanoabdirahman6361 4 жыл бұрын
Alla hawnaxariistii abwaan timacade wlhi wuxuu ahaa indheer garad waxbadan soomalida hoga tusaaleeyay alle haw naxariisto amiin amiin
@barambarassamire5796
@barambarassamire5796 4 жыл бұрын
Unforgettable Somali poet I always like listening all his gabay
@hassanjama3698
@hassanjama3698 5 жыл бұрын
nin agarti dheer ayuu ahaa ilaahay ha u naxriisto
@salahqalbi2392
@salahqalbi2392 Жыл бұрын
Waaa Gabayo Qiima leh. Allah Kuu Aqbalo Ducadeena Abwaan Timacade Amen Allah ya Raxma ❤
@suleekhacismaan5696
@suleekhacismaan5696 3 жыл бұрын
Allaah ha u naxariisto Mujaahid timacade taariikhdan qiiro uunbaa igakorodhay iyo oohin soomaalay sideenahay
@shuenhassan9489
@shuenhassan9489 4 жыл бұрын
Alle hunaxariisto marxuunka aamiin yaa Rabi
@xuseenibrahim217xuseen7
@xuseenibrahim217xuseen7 4 жыл бұрын
Shuen 🌏Hassan 😭👑🇸🇴🇸🇴☝️🌍
@koshinyusuf4515
@koshinyusuf4515 3 жыл бұрын
Ilaahay ha ku naxariisto adeer timacade,runtii taarikh baad ka lama ilaabaane,hadii la raaco ina hagikara.
@Wiilhoog_Media
@Wiilhoog_Media Ай бұрын
alle naxariistii janatul firdawsa hawgu deeqo abwaan somaliyed oo qiimo badan ayuu aha c/laahi Suldaan Timacadde alad marun ina so martay dubna an lo heli donin 👳👑
@khadarosman8080
@khadarosman8080 3 жыл бұрын
Alle ha unaxaarizto
@mohamedcaatif6757
@mohamedcaatif6757 4 жыл бұрын
Allah ha unaxariisto Abwaan timacade
@cabdallecabdi1664
@cabdallecabdi1664 5 жыл бұрын
Dul iyo hoosba waan ugu dhigaye, waa dix-dhagaxeede Anuunbaa damqanayee dheguhu, uma daloolaane Dadkaan la hadlayaa baan lahayn, dux iyo iimaane BAL inay dalfoof tahay caqliga, dooni laga saaray Wixii hore usoo daashadaay, degashanaysaaye Doc hadday u wada jeedsatooy, dhowrto danaheeda Ooy duul walaala ah tahaooy, duunka ka heshiiso Dadka Kama yaraateene ways, dabar jaraysaaye Dubba madaxa wayskala dhacdaa, daa’in abidkiise Goortay is wada dooxatay baa, daad u soo geliye Ubadkiinii waad daadiseen, waana dubateene Dubaaxdiisii waad wada cunteen, duhur dharaareede Dariiq toosan Soomaaliyey, waa lagaa dedaye Darajada Ilaahay ninkii, doonayaa hela e Nin ka duday distoorkiyo waxyiga, diinti ka carrowye Dugsi maleh qabyaaladi waxay, dumiso mooyaane Hadaynaan xumaanta iyo dilkiyo, daynin kala qaadka Dibaddaan ka joognaa sharciga, daacadda Illaahe Danbarkeedu waa Jahannamiyo dogobkii naareede Dugsi ma leh qabyaaladi waxay dumiso mooyaane
@xuseenibrahim217xuseen7
@xuseenibrahim217xuseen7 4 жыл бұрын
Cabdalle Cabdi 🇸🇴🌍🇸🇴🎁👈🏿🥳🙏📨😍🥰☝️🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪🏾🌏
@aminaahmed4863
@aminaahmed4863 4 жыл бұрын
@@xuseenibrahim217xuseen7 But faqash people like you don't understand kkkkk
@saidmm9953
@saidmm9953 5 жыл бұрын
Raxmatullaahi caleyk.
@Xasanyousuf-c6s
@Xasanyousuf-c6s Жыл бұрын
Abwaan waa ninkaan oo kale Allaha u naxariisto Abwaan c/hi suldaan timacadde
@maahiryare2301
@maahiryare2301 4 жыл бұрын
Ilaahy ha u naxariisto c/laahi suldaan
@mowgayare916
@mowgayare916 2 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto jannadana ha ka waraabiyo insha Allah aamiin
@abdullahiwarsame9102
@abdullahiwarsame9102 Жыл бұрын
Gabay nadaafad leh ayoo carabka ka tuuray, geesi afkiisa kala ilmiiyay wadanayiinta somaaliya ❤❤
@cabdimuxsin
@cabdimuxsin Жыл бұрын
abwaankii qoowmiyada soomaaliyeed abaal wayn kuleh ilaahay qabriga ha.uwaasiciyo from :jig-jiga
@GuediMahdi
@GuediMahdi Жыл бұрын
God bless abdillahi suldan😊
@abwaancirrodabey8169
@abwaancirrodabey8169 Жыл бұрын
Alle ha unaxariisto
@salansacad
@salansacad 2 жыл бұрын
Aun abdillahi suldan timacade waxaan ilaahay uga baryayaa inuu janatal fardawsa aclaa ku casuumo marxuunka kor iyo hoosba soomaali wuu ula hadlay sidii uu inoola hadlay maanta aynu ugu ducayno wallo Milyan jeer alla yarxama
@haruunciise3385
@haruunciise3385 5 жыл бұрын
Allaha u Naxariisto maxamad Cabdilahi Sudan
@hanadolad2061
@hanadolad2061 Жыл бұрын
Good history of somali language
@momojoable
@momojoable Жыл бұрын
In-shaa Allah Jannatul Fardowsa
@cabdininwanaagsan3827
@cabdininwanaagsan3827 4 жыл бұрын
Ma taas ayey mutaysteen jamhuriyada Somaliland ragii calanka keenay ka cayriyey Gumaystihii Talyaniga aha ee ku shaqaysan jiray koonfur somali Italy ilaa Djibouti France gumaysiga ka saaray taariikhda lama dado waa lagu fanaa walalka markuu magac soo kordhiyo
@MussyPlayz
@MussyPlayz 2 жыл бұрын
The somalis have produced best and most critical poets unfortunately we never learn anything.
@XIKMADAMAANTAina-Haji
@XIKMADAMAANTAina-Haji 3 жыл бұрын
Abwaankii Somaliyeed ❤ Allah yarxama
@ubuntuafrique5802
@ubuntuafrique5802 5 жыл бұрын
Allaha ha naxariisto Abdillahi Suldan (Timacade) wuxu dhintay 1973 from throat cancer. Walaasahy baa caano afka ugu shubi jirtay.Markuu wax kale liqi kari waayay
@mowgayare916
@mowgayare916 2 жыл бұрын
Walaashaa magaceeda oo sadexan iisoo sheeg Allah ha u naxariisto aamiin insha Allah aamiin waa awoowgay
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 жыл бұрын
waxaa diley cawri kuley codkiisa why qof wlaaba meel baa laga soo galaa allya raxmaa
@cabdikahinshugricali3989
@cabdikahinshugricali3989 9 ай бұрын
1972 buu dhintay sxb dib
@Yaasiin.aburaas
@Yaasiin.aburaas 9 ай бұрын
Yaasiiin aburaas watching
@hawlqabad7803
@hawlqabad7803 5 жыл бұрын
Allaah yaraxmah raaximiin
@nuurshiikhxasan2495
@nuurshiikhxasan2495 4 жыл бұрын
Waxa ka wal walsanahay inuu meesha ka baxdo suugantii somaaliya maxaa yeelay jiilka soo koray waxa Ku mashquulsan yihiin AF qalaad iyo waxyaaba kale lid Ku ah Afkeena hooyo
@xamsemustafe1234
@xamsemustafe1234 4 жыл бұрын
Alle ha unaxarriisto aamiin aamiin Abwaan maxamed. Suldaan tima cade
@xamsemustafe1234
@xamsemustafe1234 4 жыл бұрын
Alloow kuu naxariisto Aamiin Aamiin Aamiin
@xamsemustafe1234
@xamsemustafe1234 4 жыл бұрын
Gabay macaan dheh.
@moeainan5342
@moeainan5342 6 жыл бұрын
Thanks wlllo Alla ha kaaa abaal mario
@awlalman2731
@awlalman2731 2 жыл бұрын
allow ku naxariisto legend somaliyed
@abucubayr8517
@abucubayr8517 6 жыл бұрын
Intan gabay iyo geeraarba waan xifdisanahay markaa wll adoo raaliya Maad heli kartaa gabayo iyo geeraro kale oo dhagaysiya mahadsanid 100%
@baadigoob
@baadigoob 6 жыл бұрын
haa waan hayaa qaarle oo badan maanta ayaan soo galinayaa ee subscribe dhe si aad u hesho markaa
@abucubayr8517
@abucubayr8517 6 жыл бұрын
Waan idhi ee soo daa sxp si dag deg ah
@baadigoob
@baadigoob 5 жыл бұрын
@@abucubayr8517 waa kuwaas sxb qaybtii 2aad kzbin.info/www/bejne/aWitl3hsdtyZZ68
@ibrahimabdi6399
@ibrahimabdi6399 4 жыл бұрын
abu cubayr
@faysalyusuf934
@faysalyusuf934 4 жыл бұрын
Inadeero dadku adiga ka badan oo ma wada xifidsana
@ahmedyoussuf4746
@ahmedyoussuf4746 4 жыл бұрын
Ilaahay haw naxariisto janatul fardowsana haka waraabiyo gabayo qiimo badan buu ka tagay haday somali ku dhanaqnto way hagaagaysa
@mukhtaarcali9784
@mukhtaarcali9784 2 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto wuxuu ahaa nin qiimo badan ugu fadhiyay umada soomaaliyeed dhamaanteed in kasta oo wakhtigu is badalay hadana lagama quusanaayo inuu soomaali ku jiro dad badan oo xaaladu saamaysay oo ay wax ka badashay haduu maanta soolaaliland soo gaadhi lahaa siday wax u dhici lahaayeen
@hawlqabad7803
@hawlqabad7803 4 жыл бұрын
Allaaah yaraxmah raaximiin 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@halimamohamed6529
@halimamohamed6529 3 жыл бұрын
Allah naxariistii jano kaga baryay amiin Wuu aragti dheeraa
@mahamedcade5327
@mahamedcade5327 Жыл бұрын
Awoow Tima Cadde alla Jannad kawarabiyo Haku CasuuMO JannOoYinKa Macan
@abdiqanimaxamedabokor3381
@abdiqanimaxamedabokor3381 4 жыл бұрын
Mnzh allah caqiil ilahay hawa naxaristo
@shaaficishaaciyeciid4144
@shaaficishaaciyeciid4144 2 жыл бұрын
Ilaahow u naxariisto Abwaan timacade indheer garad buu ahaa
@reermiye1geeljire41
@reermiye1geeljire41 3 жыл бұрын
Allah ha unaxriito qariga Allah ha nuuro halyeey somaliyeed
@wehelcaashaq5397
@wehelcaashaq5397 Жыл бұрын
Only Isaaq tell the truth .
@maxamedxasan7484
@maxamedxasan7484 3 жыл бұрын
Gabyaa qaali ah oo somaliyeed alle ha kuu naxariisto
@abdullweli-geesood21
@abdullweli-geesood21 11 ай бұрын
One of the greatest poets 👏🏾 Allah YarxamU
@Elmi.451
@Elmi.451 2 жыл бұрын
Ninkan inbadan ayuu Somali lahadlay haday dhago leedahay balse maba ahin dad hal meel kasoo wada jeesanaya waa nasiib xumo lkn aniga waxaan aad ujeclan lahaa somalia iyo somalilanba labo dawlo hakalanoqdaan lkn inay meel kaso wadajestàn bes 💞
@Ahmedjib
@Ahmedjib 2 жыл бұрын
Yaraan bn ku dhegaysan jiray waa ustaad wax badan laga faa'iidayo.
@Arman__official-chanel
@Arman__official-chanel Жыл бұрын
Iove you ❤my past 1 first time
@maxamudismacil3486
@maxamudismacil3486 2 жыл бұрын
Ninka sidaa u jibaysnaa diyaarad ayaa lagu xasuuqay qoyskiisii sidee markaa layskugu keeni karaa
@jamamohmed8127
@jamamohmed8127 2 жыл бұрын
Allaah hawnaxa riisto cabdulaahi zuldaan Timo cadde
@zackariyaahmed124
@zackariyaahmed124 2 жыл бұрын
Allow u naxariiso oo janatul fardows ka warabi muxuu araartay oo soomali si walba ula hadlay
@PubgPlayer-r9e
@PubgPlayer-r9e 7 ай бұрын
Landhere jipril abokora alle haw naxaristo
@sahalcali4196
@sahalcali4196 5 жыл бұрын
Ilahay hawnaxariisto janadiisii fardawsana hageeyo
@MohammedAli-yl7ey
@MohammedAli-yl7ey 3 жыл бұрын
Masha Allah cabdilaahi suldan timacade
@rithwaanindho3216
@rithwaanindho3216 Жыл бұрын
Allaw u naxariisto
@Bilal-hq3gb
@Bilal-hq3gb Жыл бұрын
Rabi naxaristii jano haka waraabiyo
@hawlqabad7803
@hawlqabad7803 4 жыл бұрын
Anigu markasta oo aan dhagayso waxaan ku tilmaami lahaaba oohin ayaa idhaafisa
@salansacad
@salansacad 2 жыл бұрын
Walaahi imikadaa ayaan ooyayaa markaan cidkiisa maqlaba ilmada ma xejisto waad ku mahadsan tahay wallo hadaad adna ila qabto
@cabdisheekhidiris6566
@cabdisheekhidiris6566 2 жыл бұрын
1960kii ayaanu oohin dhamaysanay halii soomiya noo xanuuni jirtay waatii nabogsatay hadaanunahay soomlilaan
@umguuleed7716
@umguuleed7716 2 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto
@liibaanahmed-jq2wt
@liibaanahmed-jq2wt Жыл бұрын
Illaahay haunaxariisto aamiin
@cabdiidiris9698
@cabdiidiris9698 5 жыл бұрын
Haduu maanta joogo wuu maroora dilaaci lahaa sidayada soomaali walaal matqaan iloow ugargaar Soomaali/laan sidaasay wada ahaayeen Laakiin khayrbay noqon daacad mahugawdo
@Twa917
@Twa917 3 жыл бұрын
Axaxa ilahay ayaan jojiin wllo qali Marxuun caqli badan bu ah Ilahay haw naxaristo Isaag iyo inti muslinaba
@abdilaahihussein4597
@abdilaahihussein4597 3 жыл бұрын
Somali legend Ala ha u naxiisto
@AxmedBahjad
@AxmedBahjad 4 жыл бұрын
Salaam Calaykum, 93 qof ayaa nacay gabayadan! Waxaa laga yaabaa inayna fahmin. Ma ajaanibaa mise waa Soomaali u eekayaal?
@AhmedMohamed-me4kq
@AhmedMohamed-me4kq 3 жыл бұрын
Cudurdaar usamey dhanka quruxsan wax ufahan like ku qalden dislike Allah unaxaristo Cabdulahi Timacade waxa wuu ahaa Geesi Somaaliyed
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 жыл бұрын
Mayee waa dadka qabiilka ku nool ee u sheegayo
@samimohamed979
@samimohamed979 5 жыл бұрын
Hadii aad tidhi Wuxu dhshy 1920 Waxanu dhintay 1973 Sida darteed wxy DA Diisu ahay (53) jir
@abuqayschannel132
@abuqayschannel132 5 жыл бұрын
Alla! Waa barigii dowladii xasarada badneyd wax shirqooli jirtay.
@axmediidcali7230
@axmediidcali7230 5 жыл бұрын
Haah
@mukhtaarcali9784
@mukhtaarcali9784 2 жыл бұрын
Ilaahay janadiisa ha ka waraabiyo aan u ducayno dhamaanteen
@somsaid2116
@somsaid2116 5 жыл бұрын
Ilahay haw naxariisto
@xuseenibrahim4070
@xuseenibrahim4070 9 ай бұрын
😮😮😮😮😮
@yunismohamed7275
@yunismohamed7275 3 жыл бұрын
Ninwalbow sadex goor subxaaanow waa mahadaadhe
@badalcabi6312
@badalcabi6312 4 жыл бұрын
allah yaraxma
@zadampato7188
@zadampato7188 4 жыл бұрын
Allah ha unaxaristo abwaan timo cade
@hassanabdi9352
@hassanabdi9352 5 жыл бұрын
dadkaan la5hadlaaaya baaan lahayn dux iyo imaan
@onelife1619
@onelife1619 4 жыл бұрын
Kuwa dislike ku dhuftay gabaygan caqliga ayaa dooni laga saaray lool
@IsraMaxamed-i7t
@IsraMaxamed-i7t 7 ай бұрын
Kuwaasi disliketa saarey waakuwii cilaajka ka soo baxay baan u malaynayaa.
@ducaysane3872
@ducaysane3872 3 жыл бұрын
Allah haw naxariisto abwaankii soomaaliyeed
@cabdiraxmaancabdilaahi784
@cabdiraxmaancabdilaahi784 2 жыл бұрын
Cabdiraxmaan cabdilaahi
@siciidfarax6022
@siciidfarax6022 6 жыл бұрын
AUN Abwan timacade
@abdigas1511
@abdigas1511 5 жыл бұрын
Waxuu c/laahi suldaan nin aragti dheer oo ka hadla waxa soo socda
@siciidfarax6022
@siciidfarax6022 5 жыл бұрын
@@abdigas1511 AUN
@cabdicabdullaahiasad5815
@cabdicabdullaahiasad5815 5 жыл бұрын
ilaahey haunaxariisto qof aan ladhigo xaga gabaga iyo wadianimada
@jimcalemukhtar1902
@jimcalemukhtar1902 5 жыл бұрын
allaha unaxariisto abwaan qaaliya ayuu ahaa
@dhirbaaxo111dhirbaaxo4
@dhirbaaxo111dhirbaaxo4 5 жыл бұрын
Allaw kuu naxariiso
@badalcabi6312
@badalcabi6312 5 жыл бұрын
abwaan qaran allah yaraxma
@yuusufahmad8270
@yuusufahmad8270 4 жыл бұрын
Alahu naxariisto
@abdullahinuur5961
@abdullahinuur5961 Жыл бұрын
Allaha unaxariisto
@hamudfantasty6792
@hamudfantasty6792 5 жыл бұрын
Ilaahaw unaxariiso
@sundusukon4732
@sundusukon4732 2 жыл бұрын
Aamiin ya allaaah
@hasanhukungarad7585
@hasanhukungarad7585 3 жыл бұрын
Ilaahayoow kuu naxariisto jecliyaa
@jaajchannel
@jaajchannel 2 жыл бұрын
Illaahow kunaxariiso hadaad maqasho Waddani ninkaas buu ahaa Patriotic
@mousataphadaher
@mousataphadaher 5 жыл бұрын
Sxb md hysa gabygi timacade madobadyey xaly miyey murugty laabtydu so dhig hadad hyso mahad sanid
@AxmedmaxamuudCumar
@AxmedmaxamuudCumar Ай бұрын
❤❤❤❤❤
Cabdillaahi Suldaan Timacade Gabayadiisii (Qaybta 2aad)
1:42:09
BAADIGOOB
Рет қаралды 138 М.
Silsiladii  GUBA  gabayadii sida weyn laysugu weeraray
1:21:09
daawasho tv
Рет қаралды 1,3 МЛН
Хасанның өзі эфирге шықты! “Қылмыстық топқа қатысым жоқ” дейді. Талғарда не болды? Халық сене ме?
09:25
Демократиялы Қазақстан / Демократический Казахстан
Рет қаралды 337 М.
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 118 МЛН
Ouch.. 🤕⚽️
00:25
Celine Dept
Рет қаралды 11 МЛН
Когда отец одевает ребёнка @JaySharon
00:16
История одного вокалиста
Рет қаралды 14 МЛН
Abwaan khaliif shekh maxamuud gabaygii doog kiciye
25:02
qodob studio
Рет қаралды 168 М.
Gabayo goos goos ah iyo abwaan yam yam 👍❤️
14:15
Murti Dhawr
Рет қаралды 41 М.
Silsiladii Siinley oo dhamaystiran Full: HD
1:37:20
BAADIGOOB
Рет қаралды 1,5 МЛН
Gabay cajab badan waxa tiriyey abwaan cabdilaahi suldaan timacadde
1:07:49
ugu kaalay gabayo aad u bogi doontan
Рет қаралды 32 М.
Хасанның өзі эфирге шықты! “Қылмыстық топқа қатысым жоқ” дейді. Талғарда не болды? Халық сене ме?
09:25
Демократиялы Қазақстан / Демократический Казахстан
Рет қаралды 337 М.