WAN KU DHAARANAYAA INAANAY WAX QARANIMO AH & WAX SOMALILANDNIMO AH AAMINSANAYN SALAADIITA ICTISAAMTU

  Рет қаралды 21,736

CIRJIIDHO TV

CIRJIIDHO TV

Күн бұрын

Пікірлер: 85
@mahamedsaed2446
@mahamedsaed2446 5 күн бұрын
MUUSE SANKU NEEFLE KAMA BAQO ALLAAH MOOYE NIN KA QALBI ADAG MUUSE HOOYO MAY DHALIN KALIGI BU GADHIGISA MAGALADA KU DHEX MARA , MUUSE KALSONI BU ALLAAH SIYAY , DASTURKU WUXU DHIGAYA LIX ASKARI OO ILAALIYA MADAXWEYNAHA HORE
@mohammedabdullahi2799
@mohammedabdullahi2799 5 күн бұрын
Hortu Cali duuduul waa nin Caqli badan Mansha allah waa runtii waa kartadii xiris illahay haynaga qabto waacadawgeen kowaat xirsi aamiin waar amiin ii dhaha md weynuhu wasiirka madaxtooyada ha eryo umabaahna agaasime ayaa ku filan hadii kale Ahn md ziilaanyo ayey afgabiyi isga xiris gaab
@MohammedBashir-v3r
@MohammedBashir-v3r 4 күн бұрын
Asalaamu calaykum ilaahayoow ku daa Cali duulduulow waa nin damiir leh maaha nin cad quudheed qaata waa muwaadin dhab ah oo risiqa inuu ilaahay bixiyo qirsan ilaahayoow noo daa Cali duulduul Ibraahim caydiid iyo ubaxleba
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 4 күн бұрын
Walaahi waan gartay adeero daacadsanaa maanshalaah waa xirsi oo isku dhufanaya soomaaliland ilaahay ha soo qabto inshaalaah Amin garxajis iyo habarawal ayuu isku dhufanayaa khaayin siiraanyo oo madax sare ka dhigay siduu u galay waa la ogaa
@ZAHRASAEED-k2m
@ZAHRASAEED-k2m 5 күн бұрын
Awooye Allah haku hafido.
@ahmedmed6816
@ahmedmed6816 5 күн бұрын
Guul somaliland h s cirjidh tv
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 5 күн бұрын
Allah akbar. Suldan gud habar jeclo waa nin xallaha ah. Mansh Allah
@aamohamed5102
@aamohamed5102 4 күн бұрын
WAA RUNTIISA WAA XIRSI, CALI WAA NIN WAX WALBA OG, ILAA MARKII XISBIAGA KULMIYE DHEXDIISA MUUSE LA RABAY IN LAGA SAARO.
@XaliimoCali-xs1ou
@XaliimoCali-xs1ou 4 күн бұрын
Waa run was geesi inta wanaagsan ayuu naga raacay ilka dheer macagagnimada ayuu ka raacay waa cadar oo nin ah
@JaamacJamac-o9h
@JaamacJamac-o9h 5 күн бұрын
Hi ninkan odyga,ahi waa asiibay talada arintuna waa habarjeclo hubka halagadhigo dabeed darood halaayo meesha waxa kujira wa,intaas oo keliya
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 5 күн бұрын
Wallahi waa runti cali
@MaxamedAbdiaadam
@MaxamedAbdiaadam 5 күн бұрын
Ma la qaaday mase lasoo celiyey wax dhacay weeye caliyow sheekadu makow iyo inta alle qadaro socon doontaa waxse waaraya maaha thanks
@AshaAli-x5l
@AshaAli-x5l 5 күн бұрын
Thank you iismaciii keep all things habar jeclo don't give hubka
@DistancelogisticsMo
@DistancelogisticsMo 5 күн бұрын
Cali waaa qaamuuskii somaaliland xagee lagaala soo xidhiidhaa caloow
@abdullahiahmed3774
@abdullahiahmed3774 5 күн бұрын
Akhiro iyo Adduunyo Kala Badan Taas Ha La Ogaado
@abdijama-n8h
@abdijama-n8h 5 күн бұрын
Labada gaafani ee faqash kalkal ah wa inna sida injirta law burburiya
@CashaCabdixasan
@CashaCabdixasan 5 күн бұрын
XIRSI GAAB WUXUU DOONYAA IN MW.CIRO WAXBA U HAGAAGIN INTA XILKA HAYO. KADIBNA AAN DIB LOO DOORAN. WAA DHAQANKA XIRSI TUUG.
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 5 күн бұрын
KHADAR GARBAHARYE WAXA TABARY XIIRSE GAABA DUUKHSE CANU KUU DABAL BARTE FUUD KULE BUU KUU GUUBTE
@cabdiqaadirmaxamuud1905
@cabdiqaadirmaxamuud1905 5 күн бұрын
Alaylehe Midhkaa Salaadiinta Habarjeclo Ayaan Been Ahayn Weliba Number 1 Waxa Ka..Ah Macalin Sandheere
@axmedmaxamed628
@axmedmaxamed628 5 күн бұрын
waadhka ma yaalnaa ina abiib
@HaronOmar-fo7ji
@HaronOmar-fo7ji 5 күн бұрын
True walahi
@abdiosman1308
@abdiosman1308 3 күн бұрын
Ninkaa gaaban in hal xabo loo qoro maxaa diiday. Meeshuna waa xaafadii Musse oo waad og tahay in xaraf Burco ka dhowdahay.
@abdiosman1308
@abdiosman1308 3 күн бұрын
Ninkaa gaaban FAR dheeraatay ayaan u arkaa waddankan i. dhiigga badan ku daatay oo meel dheer laga keenay ma oga. Walee meel dheer baan joogaa ninkaa gacan baan wax kaga toosin lahaa
@abdillahiiriir4318
@abdillahiiriir4318 5 күн бұрын
Ismaciil yarana wa ku jira oo cabdale ayu kursiga ku haysta
@garyaqaanmuuseyuusuf4793
@garyaqaanmuuseyuusuf4793 3 күн бұрын
0:14
@farhanqalib2028
@farhanqalib2028 4 күн бұрын
Waa in la xidhaa cali caac waa waashay waa basaas dalka duminaya oo munaafaqada ka daa dadka iyo dalkaba
@shabeel7467
@shabeel7467 5 күн бұрын
Kalabka Mohamoud Gulaid iyo Mafiyadiisa aakhiro u dira iyagaa cadowga ka xun. Waa huwan kabaleef ah, wuxuu ku mashquul sanyahay baabiinta SSzB.
@sofiamohamed9703
@sofiamohamed9703 5 күн бұрын
Xalay cali sowkii lahaa ma jiro warkaasi in ciidamada laga qaadayo madaxwayne Muuse biixi
@qaniahmed9241
@qaniahmed9241 5 күн бұрын
Ciidanka madaniga ahi waa hal bawlaha difaaca qaranka e ka barbar dagaalamaya Ciidanka Qaranka e ah geesiyaasha iyo Laf dhabarka difaaca Qaranka..
@jamalskp7280
@jamalskp7280 5 күн бұрын
CIRRO WUXUU YIDHI WAXBA KAMAAN OGAYN WAAN HURDEY
@CarmiyeKhayre
@CarmiyeKhayre 5 күн бұрын
Icitisaam waa cadawaga qaranka somaliland marka anugu waxaa soo jeedin laha ina lalaayo laga siidhitiro somaliland
@somaliland4ever484
@somaliland4ever484 5 күн бұрын
Tolkeen h/jeclo waxa lugoynaya oo dhabar jabinaya ictisaam taa habaarka Qabta ee laynagu soo dhextuuray si reerkeenu ukala dhinto😡oo h/jeclo ukala jabto
@OmAbdikarim
@OmAbdikarim 5 күн бұрын
Hj caadaqaatayaashan ha iska qabteen suldaano ma aha
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 4 күн бұрын
Mudane madaxwayne cirro ninkaa xirsi iska ilaali
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 5 күн бұрын
ALLOW AF WAXA CUUNYE XIISHOD CIIRO WUU KUU HAAGJYE😅😅
@mohamedismaelahmed7614
@mohamedismaelahmed7614 5 күн бұрын
Cali hadaalka halkiisa ugutaak labadaba waxaa kabuxaa nacaib habarawal iyo qudhiwaa samajacailka Rabi kumaanaestey suber AWAL Dal iyo dad sidai ugu helaanyihiin Muse bixi WA boqorkii shinida waxanu uga digeyna waxmagaraatada xil Aney kuriyoniin lo magacaabey hadey edebdaraada kawaantobiwayaan walaisugadhsandona xirsi xirane cirana hadu modayo dhabta cidagale inu Muse bixi sanka tabankaro digtonaw ayanu ushegayna wana red card
@AbdiRage-xq6wm
@AbdiRage-xq6wm 5 күн бұрын
Hirsi waa shaqadiisee madaxa hayskugu wada dhuftotee daa
@CabdiraxmanSuleiman
@CabdiraxmanSuleiman 5 күн бұрын
Waa runtaa calow waasidaasi laaxin laga jari karo yaanay noo dhuumanin
@kaltunhrg-zm6wt
@kaltunhrg-zm6wt 5 күн бұрын
Taasi waxa weye Ciro waa sawir oo dad kale ayaa wax mamula.
@IdrisXusen
@IdrisXusen 5 күн бұрын
Madax waynaha ciro ayaa amarka bixiyay ciidankana kaqaaday mu aaminadiina waa dhimatay
@mustafexasancalikaabanka4332
@mustafexasancalikaabanka4332 5 күн бұрын
ictisaam waa somaliland diid waa cadawga soomaliland
@xasankooras7887
@xasankooras7887 5 күн бұрын
Kkkk. 😮0
@HASSANABDILLAHI-e3r
@HASSANABDILLAHI-e3r 5 күн бұрын
Cali abtigay waa nin weyn wuxuu. Sheegaa waa run
@abdirisaaqsamatar1338
@abdirisaaqsamatar1338 5 күн бұрын
Warkiinu ha dhaafo nin gaaban mid cas nin xiiran samaroon dhulmaleh ciisaa leh ismaaciilna waa cadow
@mxmedadn4194
@mxmedadn4194 5 күн бұрын
Gabay xume
@cabdiqaadirmaxamuud1905
@cabdiqaadirmaxamuud1905 5 күн бұрын
Adeer Weli Siilaanyo Xirsi Kagama Guulaysan Wanjal Isaga Uunbaa Eeday
@jamaisse9852
@jamaisse9852 4 күн бұрын
Asc Adeer xirsi wey kaaga dhegtee doqon duuloow duuloow 11 indhood ee aad ku eego tolkaa fulay yahow dadka kale ee somaliland bur burinaysa ku eeg.
@sayidcaliahmedyusuf8920
@sayidcaliahmedyusuf8920 4 күн бұрын
Dantiisaa ku jirtay inuu sidaa sameeyo. Ciil qabaal 2 reer iskugu jira ayaa ay somaliland eedi doontaa.
@Madar-b5q
@Madar-b5q 5 күн бұрын
Calimiyukahadhayahabaarka Suldaanka
@AbdiRage-xq6wm
@AbdiRage-xq6wm 5 күн бұрын
Waar lacagtii I was diyaar ciidanku wuxuu noqonayaa ciidan Somalilanders ah wax ciidan beeleed layidhaa meeshan kashaqayn maayo wixii waxaa kasoo hadha anigu magarayo dee waa kaalay isdilnee kaalaya isdilnee dhamaatay qaranimo ayeynu u kacday meelahaa nimanka nacnacda kahaya waa habarbaa iska howhole ee hee lads inoo tuma
@abumohameddualeh2219
@abumohameddualeh2219 5 күн бұрын
Macquul ma aha maanta ayuu ogaadey. Miyaanu aheyn QOF NOOL, islamaha suuqa jooga ay og waxa socda. Cudur daar haw sameyn saaxiib
@farhanqalib2028
@farhanqalib2028 4 күн бұрын
Af huuro cali caac muuse dalka ma xukumo waa shacab ha cabaadin beenta jooji iyo isku dirka iyo xumaanta duli af huuro
@AbiibColaad
@AbiibColaad 5 күн бұрын
Xaqiqda ayaad sheegty abwaan Cali waxsi oo kharib ah xirsi gaab iyo khadar dhukur ayàa Ciro kharibaya
@saleebanali2905
@saleebanali2905 5 күн бұрын
CALI DUUL DUUL BAAD NOQOTAY MA WAXAAD AMAANAYSAA WASIIRKA BEENTA SHEEGAY LAALUUSH BAAD QAADATAY WAX DANBE LAGAA QORIMAAYO!!!!!!!?
@AdamCisman-g8t
@AdamCisman-g8t 5 күн бұрын
Omarka caliyow madax waynuhu mamalinta dabu wax oganaya oma sidasu qaranka dhan kuwadaya
@mxmedadn4194
@mxmedadn4194 5 күн бұрын
Calow Warkaasaan hooyaa. Gudiyada buufi oo dhaawac ha nagu mashquulin
@medabdi6912
@medabdi6912 5 күн бұрын
Waxba lama qaramaynayo waa la baabiinayaa, wagcad baa lala rabaa somaliland waxa la doonayaa inaanay jirin cid xumaanta ay ku dhaqaaqaan maya odhan kartaa sababtaasaa loo baabiinayaa, waar toosa toosaa, wataa guntii waadigaa sheegay, adoo garannaya sideed uga aqbali,waa adigu is gawrac, midna carruurtiisii ma joogto dalka, way iibsanayaan dhulka, lacagbaa horyaacdee.
@AdamCisman-g8t
@AdamCisman-g8t 5 күн бұрын
Shalay ilaxalay miyu kamaqna dalka
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 5 күн бұрын
Garbahaaray hala dilo
@CarmiyeKhayre
@CarmiyeKhayre 5 күн бұрын
Alaayalaha cali runta ayuu uu ka sheegaya inaya niman suldan sheega ee urur dimadka icitisaam inaya yihiin cadawaga somaliland
@axmedyusuf8192
@axmedyusuf8192 5 күн бұрын
Xirsi waa falallaw siilaanyo wuu sixray cirrana immikaa looyaabaa waar muuse cabdaalloow ninka gaaban iska qabta
@ismaciilaxmedjaamac2359
@ismaciilaxmedjaamac2359 4 күн бұрын
cali dulli
@aadanfaatax8519
@aadanfaatax8519 5 күн бұрын
Calaw ciidamadii madaniga ahaa dagaalka ku dhintay iyo kuwii ku dhaawacmay Waa in ciidanka qaranka udhintay waa in laxisaabiyaa oo agoontii mushakar loo qoraa sida kuwa ciidanka qaranka udhintay ay agoontoodu uqaadato mushakarkoodii
@MuuqLibaax
@MuuqLibaax 5 күн бұрын
Khadar sowkii xidhay ina biixi
@Abdi-h4y
@Abdi-h4y 5 күн бұрын
E
@RasheedKhalif
@RasheedKhalif 5 күн бұрын
Dalka yaa loo doortay ciiro haduu iska huurdo oo uun waxba ka ogeen waxa dalka kasocda has casilo nin soo jaada baa dalka loo dooranay yaa dalka ka masuulah dalkii albaabad baa loo balaqay oo waxa kasoo buuxsamey cadawgii aan kusoo dhicijirin iyo dadkii qaran dumiska ahaa ee xamar u shaqateegey maxan lama eegankaro ee dalka hala badbaadiyo
@sofiamohamed9703
@sofiamohamed9703 5 күн бұрын
Maxaa nacas meesha u so shaqo tagey 😢 sorry somaliland ❤ yaa Allah safe us from waddani faqash
@cismaanafgaab3018
@cismaanafgaab3018 5 күн бұрын
Kkk odeygu miyaanu la Socon miidhiyaha mise waa uu aa uu aa wixiisu teeda kale kan wasiirka gudaha ahi sawkan leh waa been wax ciidan ah oo laga qaadey ma jirto ex mdxwayne muuse biixi
@yusufdalalabdi4694
@yusufdalalabdi4694 5 күн бұрын
Yaa kuu sheegay in ciidanka ilaada MD hore aan laga qaadin?
@XaliimoCali-xs1ou
@XaliimoCali-xs1ou 4 күн бұрын
Waar sawdiga gaboobay mallaha iyo qiyaasta waa dambe iska hubso kalligaa ayaa lagu xisaabinayaaaaa
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 5 күн бұрын
Madaxweynaha hore guuto ciidan maxuu ku falaa ma hogaamiye kooxeeda 3 askari oo ilaaliya xaq u leeyahay
@axmedyusuf8192
@axmedyusuf8192 5 күн бұрын
Awal oo dhanbaa ilaslinaya aabbahaa afka kawase laxyahsy
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 5 күн бұрын
Dumarka la ilaaliya dhidig waa leedku xantaa muxuu uga duwan yahay madaxdii hore lo yahay cadhada leh
@somalilandguul9852
@somalilandguul9852 5 күн бұрын
Waa geesiga madaxwayne muuse biixi markaad nasabada ka baxdeen idinku soo celiyay si aydaan diinta uga bixin yusra harti
@abdirisaaqsamatar1338
@abdirisaaqsamatar1338 5 күн бұрын
Waar warka soo hagaaja hada kadib waxbixino fiican keena hebel Iyo hebel jooja
@AbdiRage-xq6wm
@AbdiRage-xq6wm 5 күн бұрын
EEg Eeg ciidanka guriga jooga faraha waad war ciidanka hubaysan ee galbeed ka joogaa maxay meesha kawabanayaan mawaxad aragtay ciidan hubaysan oon xitaa ka qayb qaadan duulanka wadanka lagu wado ee daaroodku soo hadoodileen waar ma dawlad dawlad ka hoos dhaqaysa waar camaslaqa jooji soo xsree halagu yidhaahdo muse ciidanka hadaad soo xaraynwaydaan dabkaanu saaraynaa
@qaniahmed9241
@qaniahmed9241 5 күн бұрын
Beesha Garxajis Kursi doon ayay 10 sanadood inagu wareeriyeen ugu danbayntii Waala doortay Kursigina maanta Reerkii wu ku fadhiyaa e Madaxweyne Cirro si u Hawsha qaranka ugu madax banaanado Pleas Garxajisow ina badbaadiya oo inaga qabta dadka M/W Cirro iyo Qarankaba dhibaya..
@AdamCisman-g8t
@AdamCisman-g8t 5 күн бұрын
marka masaku yimid dalka ayaadledahay adu majirto ogashala aniye markidabay laxumatay caliyow
@abdullahiyusuf4543
@abdullahiyusuf4543 5 күн бұрын
XUMA WUXU OO AYAN DARANAA WAXAN MEESHA KUSOO!!! WAAR CIRRO NA IMIKAY SIDII ILLAHAY HA U NAXARIISTE MADAXWAYNE AHMED MOHAMED MAHMUD, MASKAXDA KA BEDELI DONAAN. WAAR YAA YAROOBE, DHEGAYSO ABWAAN ALI. MAXAAD HAYSAA EE AAD OGTAHAY ADIGU? WAAR ISKA AAMUS.
@mohamedyusuf656
@mohamedyusuf656 5 күн бұрын
Yaaaaahuuuuuuuyaaahuuuuuuuuyur cal dhuuni
@habibahussein-eb7ss
@habibahussein-eb7ss 5 күн бұрын
Side nag how hadlin
@ahmedmed6816
@ahmedmed6816 5 күн бұрын
Guul somaliland h s cirjidh tv
Maxaa keenay heshiiska barika dhexe ? Waa kuma qofka keenay ?
25:05
Xogmaal Media
Рет қаралды 78 М.
UFC 310 : Рахмонов VS Мачадо Гэрри
05:00
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 1,2 МЛН
1% vs 100% #beatbox #tiktok
01:10
BeatboxJCOP
Рет қаралды 67 МЛН
Falanqeynta dhacdooyinka geeska Africa iyo bariga dhexe
43:31
Xogmaal Media
Рет қаралды 69 М.
UFC 310 : Рахмонов VS Мачадо Гэрри
05:00
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 1,2 МЛН