WAN RAJO BEELAY FULL VIDEO 📹

  Рет қаралды 11,155

HIGSI NO.1

HIGSI NO.1

Күн бұрын

#higsino.1 #supercarab #qiso#KZbin-Higsino.1
#Creative Supercarab
#True story
#Producer(Nalka)
#Edit(Supercarab)
#Director(Ccj plus)
#Camerman(Ccj plus)
#Camerman( higsino.1)
#Views-Team-Higsino.1
#Studio-Rajovill

Пікірлер: 101
@samawade3207
@samawade3207 Жыл бұрын
Ilahay qalbiga haku qawoqiyo abayo insh allh raga somaliyed ma ahan kuwa qalbigena ilalaliyan
@xasantop1621
@xasantop1621 Жыл бұрын
Ninkan higsi haloodaro wlhi qalbiga ayaa ujil caayo
@maxamedmustafe7040
@maxamedmustafe7040 Жыл бұрын
Ax alle qalbiga ha u qaboojiyo walsheen iyo walaalehen kle oo dhiban
@salaxabuukar3615
@salaxabuukar3615 3 ай бұрын
Walhi waa qiso xanun badan ilaahyi hakugu qabowjiyo abayo ba😢😢dal kheer qawa oo ku jecel alle hhaku siyo 😢😢😢
@ibrahimaxmad
@ibrahimaxmad Жыл бұрын
Wlhi waan kaxanaqay ninkaas xeerka raga wax kamayaqaan habeeney gacan loomaqaado sxp subar carab keep giong
@indhodeeqhajji5078
@indhodeeqhajji5078 Жыл бұрын
Wll Alle qalbiga hakuu qaboojiyo wllo nolol qurux badan bnkuu rajaynayaa
@istarahmed3088
@istarahmed3088 Жыл бұрын
Abayo waxan ilahey kaga bariya ino ilahy niyada da ku dajiyo in sha alah 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@ashajamal5256
@ashajamal5256 Жыл бұрын
Washey mid ka qayr badan allaha ha ku siyo inshallaha
@alialiyooo1449
@alialiyooo1449 Жыл бұрын
Rabi qalbiga hakuu qaboojiyo Aby walidiinta gebdhaha ku qasbaa qof eyn garanen haloo diro video seey danbo tan udhicin 😪
@neymambaba7656
@neymambaba7656 Жыл бұрын
😭😭😭😭 ax yarabi ilahay qalbiga ha ku qabojiyo abyo ku nolashada o dhan garab istago alah ku siyo 😭😭😭
@xafsomohamuud4627
@xafsomohamuud4627 Жыл бұрын
Supercarab abowe intee kala so xariira 🥺
@nadiifonalka9109
@nadiifonalka9109 Жыл бұрын
Waa qiiso xanuun badan allhe ha ku gar gaaro walshada mcn 😭😭😭😭
@nicimomaxamud8796
@nicimomaxamud8796 Жыл бұрын
dhibatad waxa fududaya saliga nabigan maxamad scw scw scw scw scw scw runti adad badisi murugo ismarkasin runti
@khadrasaleebaan4773
@khadrasaleebaan4773 Жыл бұрын
Illahay qalbigaga haxasiliy mid isga khar badan illahay ha ku siiyo
@almanajax8437
@almanajax8437 Жыл бұрын
Waaa qiiso xanuun badan allhe haku gar gaaro wllo😪😪😪😪😪😭😭😭
@raxmocadar5105
@raxmocadar5105 Жыл бұрын
Alle qalbiga hakuu qabojiyo abyo
@buhaaricadeh5752
@buhaaricadeh5752 Жыл бұрын
Wallhi arin xanuun badan wallshey allha haku bedelo mid kheer badan allow laabteeda uqobooji yaarabi 😭😭😭🤲🤲🤲
@nasteexoallur7158
@nasteexoallur7158 Жыл бұрын
Ä😊 xxxx cc
@nasteexoallur7158
@nasteexoallur7158 Жыл бұрын
Xxxx öl @,? Af g 4:07 aa ö, 4:28 Månad ä zs🎉zt ❤
@سوسو-ظ2ه2ع
@سوسو-ظ2ه2ع Жыл бұрын
Ax ax alla aduunkan dhib badnaa💔💔😭😭😭 Wllsheey qalbiga allaha kuu qaboojiyo qli😭😭😭💔
@cadeali3467
@cadeali3467 Жыл бұрын
Amnin amnin wlh alle ha ugu badalo mid ka wangsan
@axmedcade4813
@axmedcade4813 Жыл бұрын
xanuun waye 🥺
@nimcofarah4341
@nimcofarah4341 Жыл бұрын
Abyo alle qalbiga haga saro ninkas teda kle abyo talo ayaan kusinaa abyo alle isku xir salda istikharo tuko alle talda udhibo sidkle saliga nabiga badi alle ayaa kunaxarisanyo alle hku gargaro abyo mcn qalbiga alle hku qabojiyo naxarista rabi hka qusan alle hortisa ku ay abyo waa iga codsi wad farxi donta insha allah abyo mcn
@mankamuu9506
@mankamuu9506 Жыл бұрын
Abyo allha qalbiga Haku wabojiyo wllshey mcn wllhi wn kula ilmeyay badal qeyr wabo allh Haku siyo
@abuusadaqa6796
@abuusadaqa6796 Жыл бұрын
Rabi hakuxifdiyo supercarab gabarta wey niyad jabsantahay
@deeqodahab9737
@deeqodahab9737 Жыл бұрын
Am soory abaayo mid kaqayrbadan allaha kusiiyo qalbigagana allaha kuqabojiyo
@saafihassan7202
@saafihassan7202 Жыл бұрын
Qiso aad uxanuun badan waaye runtii sowri abayo😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 Жыл бұрын
Ha ooyin allaha kusiiyo mid aadku ilowdo amiiiiiiiiin yaarabi
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 Жыл бұрын
Abaayo sorry allaha midka qeyr badan allaha kuugu badalo illaahey bari insha allaah waad guuleysaneysaa insha allaah
@munoabdi3856
@munoabdi3856 Жыл бұрын
Wan laqirodey wlahi rabi hakuu dhib dhaamo
@nicimomaxamud8796
@nicimomaxamud8796 Жыл бұрын
Huno macan runti qisad aad aya uxanunbadantahay ilahay haa kaqado dhibtakuhasato inshallah ilahay waxudhahay fain macalcuri yusri culsawalba fudad ayakadabeeyo anigu haltalo ayan kusinaya walalshay qali waxan odhan waxad kagabaxasid ayan kusheegay kusoli nabigan maxamad scw scw scw scw scw scw scw onabadi runti dhibatadodhan wadkabixi waanahuba Wan kusoducanayo wll subar carab adigan wan kusalamaya walalshana wan usoducanana ilaho dhaman dumadad inta dhibatasan dhbatada kaqad aya rabi 😭😭
@SalaadoCali-yg1yy
@SalaadoCali-yg1yy 7 ай бұрын
😢😢😢😢😢
@saafihaji7383
@saafihaji7383 Жыл бұрын
Gabdhoow nin maseyrow ah nalama noolaankaro aaqir wuu kidilaa 😢😮
@zeinabzei7366
@zeinabzei7366 Жыл бұрын
😭😭😭
@aaminahassanabdi2838
@aaminahassanabdi2838 Жыл бұрын
Soorre abayo 😢😢😢💔💔💔💔
@fahimamohamud8888
@fahimamohamud8888 Жыл бұрын
Ilahay abayo qalbiga hakuu qaboojiyo
@xaliimoxaliimo2165
@xaliimoxaliimo2165 Жыл бұрын
Walhi wan kula oyay abayo insha allah wad ka bexeysa qalbigada ilahey haku qabojiyo😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@amiroyusuf473
@amiroyusuf473 Жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭
@maslah345
@maslah345 Жыл бұрын
Ninku xumeeyay yeysan ilmada kaaga quban waxaa loo ooyaa qaf wanaagsan ee looma ooyo qafxun waad kabaxaysaa ALLAHA KUGU BADALO MID KAQAYR BADAN
@kiinhaji9102
@kiinhaji9102 Жыл бұрын
Allow qalbiga uqawoji
@adanissack5549
@adanissack5549 Жыл бұрын
i.a wad hali doon wlshy qali
@faraxsandhere3522
@faraxsandhere3522 Жыл бұрын
Wan la ooyey wlhi hadaan rag nahay dumar umanaxariisano allah qalbiga haku qawojiro
@shawaalmaxamud9183
@shawaalmaxamud9183 Жыл бұрын
Wlashy ilahay qalbiga haku qabojiyo
@maslah345
@maslah345 Жыл бұрын
ALLAH UGA BAQA GABDHAHA AAD DHIBAATAYNAYSAAN OO MASAKIINTA AH GABARI WAA BOQORAD U IXTIRAAM SIDA AAD JECESHAY IN NAFTAADA LAGUU IXTIRAAMO UDAWEE SIDII ADIGA AAD JECLAANLAHAY IN LAGUUDAWEEYO PLS GABDHAHA SOMALIYEDOW NOQDA KUWA AD ADAG OO LALOODINWAAYEY NIMANKA XUN WAA WAX MAGARATO WAXUUSH QASHIN AH QASHINA GURI LAGUMA HAYSAN KARO
@raxmamaxamed1245
@raxmamaxamed1245 Жыл бұрын
😥😥😥😥
@mohamedmahat624
@mohamedmahat624 Жыл бұрын
Illahow wlasheyn qalbiga u qawoji
@abukarcadoowe1178
@abukarcadoowe1178 Жыл бұрын
I.a qalbigaaga Allah ha kuu qawoojiyo abaayo
@faadumocabdilaahi3965
@faadumocabdilaahi3965 Жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@fatoumadeymanlareine2331
@fatoumadeymanlareine2331 Жыл бұрын
Je t souhaite plein de bonheur ma sœur Que Dieu bénisse ton cœur
@Clay-u6h
@Clay-u6h Жыл бұрын
Frerea blesse le cœur de la fille😢
@shukhracabdi9685
@shukhracabdi9685 Жыл бұрын
Qalpika alleh hakuu qapoojiyo wllo 🤲😭
@jamadaxmed3655
@jamadaxmed3655 Жыл бұрын
Waa calol xumo walid gabdhaha hakuqasbina nin eey garaneynin qofka nolasha lawadagaa waa iida marka nolasheeda iney iida go aan kagaarto
@kaamiloshdaahir4719
@kaamiloshdaahir4719 Жыл бұрын
rabi qalbiga hauqabojiyo 😭😭😭😭
@adanmadowe7885
@adanmadowe7885 Жыл бұрын
Wax aan sheego ma aqaano rabi qalbiga hakuu gudbiyo
@AhmedAli-mg8is
@AhmedAli-mg8is Жыл бұрын
😢😢😢😢😢😢
@zeinabzei7366
@zeinabzei7366 Жыл бұрын
Sorry my sister 😭😭😭😭😭😭😭😭😭♥️♥️♥️♥️
@sacdiyabeauty6708
@sacdiyabeauty6708 Жыл бұрын
Rabiyoow kaa 2 nin ayaa kuxumaadey ilah hakuu gar gaaro abaayo
@fousiyaxasanfousiyaxasan8263
@fousiyaxasanfousiyaxasan8263 Жыл бұрын
💔💔💔💔🥺🥺😢🥺🥺😢
@honnestpoi9351
@honnestpoi9351 Жыл бұрын
Ilahow hada riyada ay ledahay u rumeey
@suleqocabdiraxman6608
@suleqocabdiraxman6608 Жыл бұрын
Abayo ilahay qalbika haguqawojiyo
@edabsansedahooyaded3530
@edabsansedahooyaded3530 Жыл бұрын
Ax illhay Badal qeerqabo hakuku badlo abyo😭🤲
@simancadow8742
@simancadow8742 Жыл бұрын
Sorry waxan San ugale wa murug 😭😭😭😭😭😭😭
@sahroladan8232
@sahroladan8232 Жыл бұрын
qlpiga allha kuu qpoojiyo
@mariamabdallaali6344
@mariamabdallaali6344 Жыл бұрын
Apyo wai ka oosiisy
@bisharoomargedi6209
@bisharoomargedi6209 Жыл бұрын
Kuligiina ma usoo horeysaan
@aymanahmed1622
@aymanahmed1622 Жыл бұрын
Lkn sxp super carap hal video ah kadhig qisooyinka sababtana view ayaa yaraanaya marka 2 lagakaladhigo qisooyinka
@ceyshoali507
@ceyshoali507 Жыл бұрын
Abyo qalbiga alaah ha ku qabojiyo abyo lkn waliga ha isdhiibin adi leedhibatonaya qofkas wuu tashadey niyadada dhis nololna sameyso ilaaahy xagiisana ucarry oweydiiso inuu ku ilowsiiyo😭😭😭😭
@lisatheunknownwolf2842
@lisatheunknownwolf2842 Жыл бұрын
Asc Weltere Akhreso
@qalinleqaleel6549
@qalinleqaleel6549 Жыл бұрын
Dunidaan siipo sanadkaan maba jiro wax layirahdo jeceyl dunidaa ugu necbaha Magacan Asmo 🚫 . Waligeegana kuma ilaawi dono i.a sidaad ii gashay 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@asmoabdla6734
@asmoabdla6734 Жыл бұрын
Walal Asma kasta mawada xuma hadii mid ku xumeesay midbaa ku waanijinaysaa
@munocdey8286
@munocdey8286 Жыл бұрын
Mxey kaa zameyzaY wll🥺🥺🥺
@Salmamohama
@Salmamohama Жыл бұрын
Asc asxabey subscirbe isara waa codsi
@abdallaistiin6546
@abdallaistiin6546 Жыл бұрын
Carabow wllkey ilahay dhibkuma tusee arintaan ameey dhibata kaga timadaa
@sahomaxamed8116
@sahomaxamed8116 Жыл бұрын
Dhibka kaga imankaro maxa wayey qof lana caaynin gabarta wax kudhacay ayey sogudbineysaa
@sahomaxamed8116
@sahomaxamed8116 Жыл бұрын
Way 8 qof seecamal
@sahomaxamed8116
@sahomaxamed8116 Жыл бұрын
Caawa dhan sugayey qofka 1 waad inan noqdo
@ayaanaxuseen1408
@ayaanaxuseen1408 Жыл бұрын
Ilaahay waxan ku waudiiyay wll inuu ilaahay kaa saaro qalbigaagag ka saaro wax ka fcna uu ku siiyo dagdag wll is adkee wll
@sumeyasiman
@sumeyasiman Жыл бұрын
Caaw ana uhoreyo
@somaliweyn8911
@somaliweyn8911 Жыл бұрын
sorry wan kuladaremaa
@qaalicali7029
@qaalicali7029 Жыл бұрын
Sorry mcnto Alle qalbiga haku qaboojiyo
@nadiifomaxamuud6465
@nadiifomaxamuud6465 Жыл бұрын
Abyo sory marka hore noloshada qofna haku xirin wad heli karta mid kalo farxad kusin karo
@faadumocabdilaahi3965
@faadumocabdilaahi3965 Жыл бұрын
Walidiinta gabdhahooda hakadayaan noloshan aan uqalmeyn iyagoo an kawarhyn waxa lagula dhaqmaayi
@najmoaxmed6276
@najmoaxmed6276 Жыл бұрын
Sorry abaayo
@sadriyoahmed5244
@sadriyoahmed5244 Жыл бұрын
Sory abayo
@asmazakariamahamed720
@asmazakariamahamed720 Жыл бұрын
🙊☹️😟🥺
@fardowsoabdulahi640
@fardowsoabdulahi640 Жыл бұрын
Marka kowad sorry lkn wad iganasiib badan tahay 9 bilod ayey isku dayayey inan lakulmo supercarab
@queennurtabinabdi8028
@queennurtabinabdi8028 Жыл бұрын
Sorry sister 🥰
@idilcali8040
@idilcali8040 Жыл бұрын
Xasisana ninka oo qalbi xumaa
@Daliima-hv6tb
@Daliima-hv6tb Жыл бұрын
Sorry abyo😢
@hamzaabdullahimuqtar3887
@hamzaabdullahimuqtar3887 Жыл бұрын
Wan kahumahy walashey qali rali nuqu wh wlba way dacan
@haliimayuseef1214
@haliimayuseef1214 Жыл бұрын
shekatan uma bokin-
@maslah345
@maslah345 Жыл бұрын
JACAYL AAN LAGULA WADIN WAQTIGAAGA YUU LUMIN HORE USOCO WAXAA TAHAY GABAR QURUX BADAN MID KAFIICAN BAAD HELAYSAA OO KU ILOWDO DHIBTII KUSOO GAARTAY WAAYO UMADU ISKUMIDMA AHA
@saalax3162
@saalax3162 Жыл бұрын
Waxa daremikaro ninkii gabar ladhalatey
@nasroxusen4287
@nasroxusen4287 Жыл бұрын
San wey kuqorneed sharafey kasoco
@ArimaHeenaTubbe-gt1qh
@ArimaHeenaTubbe-gt1qh Жыл бұрын
Maseyr kaas OO kle wxaa la yiraahdaa maxaa miliqyiri. Kalsooni hala muujiyo shakigaa waa cml shaydaan OO. Qoysas bdn ayuu bur,buriyey
@princesluuna5317
@princesluuna5317 Жыл бұрын
Allah kaa qaado dhibatada 😥😭
@maslah345
@maslah345 Жыл бұрын
Waxaa qalad ah in qaf noloshiisa lagu xad gudbo markuu dilayo yaa ubaneeyey inuu dilo qaf uu nolol lawadagayo wargabdhow nimanka xun oo naagaha ugacanqaadaya iska celiya waayo shalay buu ku arkay inuu korkaada dhawaco marna ha ogolaanina hadii aan wanaag lagu wada joogayn waxaa furan albaabkale kalataga qafxun waa waxuush bini adam nimo mayaqaaniin wanaag iyo ixtiraamna warkooda daa kaas ookale furiin ayaa dawadiisa ah
@daawoofficial4217
@daawoofficial4217 Жыл бұрын
Sorry abaayo
@abassabdi6913
@abassabdi6913 Жыл бұрын
Sorry abayo
NABSI WAA TAN PART 1 #supercarab #higsino.1 #qiso
10:59
HIGSI NO.1
Рет қаралды 19 М.
25 Qiso oo xanuun badan adiga tee kula xanuun badan
4:48:30
HIGSI NO.1
Рет қаралды 6 М.
VAMPIRE DESTROYED GIRL???? 😱
00:56
INO
Рет қаралды 8 МЛН
小蚂蚁会选到什么呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:47
火影忍者一家
Рет қаралды 119 МЛН
Cool Parenting Gadget Against Mosquitos! 🦟👶 #gen
00:21
TheSoul Music Family
Рет қаралды 31 МЛН
Haguursan Ha Duu jaceyl sidaan Yahay #qiso
55:33
HIGSI NO.1
Рет қаралды 20 М.
NABSI DUMAR AYAA MANTA INA HEYSTA #higsino1 #supercarab #qiso
23:16
GABADHAA JECESHAHAY - HA ISKU DHEJIN ᴴᴰ┇
11:56
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 94 М.
Maseerkii nolasheyda Qasaariyey FULL VIDEO4K
1:08:11
HIGSI NO.1
Рет қаралды 14 М.
ASAGA DARTII AYAAN REERKEENA OOLA DAGAALEY
28:47
QADAR SHARIF
Рет қаралды 24 М.
VAMPIRE DESTROYED GIRL???? 😱
00:56
INO
Рет қаралды 8 МЛН