Mustafe Dollar | Ilmada Haw Qubin Xasuusta | Part 2 | Official Music Video 2021

  Рет қаралды 4,521,135

Waqal WStudío

Waqal WStudío

Күн бұрын

Mustafe Dolla,Najma Nashaad, qamar suugaani, suldaan seeraar, Hees cusub 2020, waqal studio 2020
Part 2 Hebla Waa La Guur Saday Aa
Mustafe Dollar
Erayada: Fadxi Cabdi Xasan
Laxanka iyo Codka : Mustafe Dolar
Music : Mowliid Xasan Faarax
Camera: Nuuradiin Dugsiiye
Editing: Nuuradiin Dugsiiye
Production: Afro.Waqal & Furinle

Пікірлер: 2 700
@khadarmediavlogs7321
@khadarmediavlogs7321 3 жыл бұрын
Heeskasta oo macaan hadalka ilahay ayaa ka macaan😭✅✅
@kistoboy4800
@kistoboy4800 3 жыл бұрын
wll hadad comment aragti ha ii dhafiin ilahey ayaan kugu dharye wllo 1.k #subscrbr ii gadhsii wax ayar baa igag hadhey
@cazkajr
@cazkajr 3 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/oF7UfIOhpbuia5o Daawo Ayadoo Remix ah
@عبدالغنىابتدون
@عبدالغنىابتدون 3 жыл бұрын
Inad isla bar bar dhigto maba aho wllo
@adaawe123adaawe3
@adaawe123adaawe3 3 жыл бұрын
Realy
@nasronaruuro8453
@nasronaruuro8453 3 жыл бұрын
Haa walhi wa xaqiiq🤙🤙🤙🤟🤟🤟🤟🤟👆🖕🤞🤟🖐🤘✋🖖
@juunbehappyjuunbehappy5512
@juunbehappyjuunbehappy5512 3 жыл бұрын
Wax ladhagaysto waxa u macaan Quraanka Eebe 🤲🤲🤲
@abdifitahwarmaxaaidinkasiy4031
@abdifitahwarmaxaaidinkasiy4031 Жыл бұрын
😊❤❤❤🎉😢😮9😅
@mubariksofe7417
@mubariksofe7417 3 жыл бұрын
heestani waa nooc ku cusub fanka somaliyeed, inta ka heshay musalsalka heestan ismuujiya😂
@suhypyare4827
@suhypyare4827 3 жыл бұрын
Qof aan qlbigaagu raaci hadii qasab lagugu siiyey ax ax😥😥😥😥😥
@zuhaybsaalaxxdayib
@zuhaybsaalaxxdayib 3 жыл бұрын
👆👆👆👆👆🖐🖐🖐🖐🖐
@lyiongaming8671
@lyiongaming8671 3 жыл бұрын
RUNTAA
@asalibashir5886
@asalibashir5886 3 жыл бұрын
😭😢😥ax xanun waye jeclyka😢
@masudmudey8357
@masudmudey8357 Жыл бұрын
2023 hada dawaneso love ta ha illa ag marin 😂😂😂😂😂😂🎉
@zakariahugas7058
@zakariahugas7058 Жыл бұрын
Maxa laqusle?😒
@halwomohamudmohamed7089
@halwomohamudmohamed7089 Жыл бұрын
Haaaaaaa
@Simba58_a
@Simba58_a Жыл бұрын
🗡️
@hamdashariif4071
@hamdashariif4071 Жыл бұрын
🤣😂garac
@fardowzamohamed6814
@fardowzamohamed6814 Жыл бұрын
Haaaa 😥😱
@Maxamed-v2t
@Maxamed-v2t 11 ай бұрын
2024 hada dawaneyso love saar 😅😅😅
@ahmedxawale5497
@ahmedxawale5497 3 жыл бұрын
Nabi Muhammad scw kusali wll Marka hore, heesuhuna waa xaaraane ha la iska daayo wll. Wixiiba musal-sal ayey ka dhigeen
@khadiiijoaxmad190
@khadiiijoaxmad190 3 жыл бұрын
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
@nimomohamud9125
@nimomohamud9125 3 жыл бұрын
Scw scw
@qadarabdullahi5559
@qadarabdullahi5559 3 жыл бұрын
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw
@Magafe_poi
@Magafe_poi 3 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw 😍❤️💯
@ayannour_112
@ayannour_112 3 жыл бұрын
scw xaraan haday yihiin maxaad halkaan ka haysaa addu?
@AhmedHassan-ui4zi
@AhmedHassan-ui4zi 3 жыл бұрын
Hargeysa waa la ogaa iney ahyd hoyga fanka mnta waa mxay waa hoyga muuqaaladaa form.muqdisho hargeysa waqal zlam
@cazkajr
@cazkajr 3 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/oF7UfIOhpbuia5o Daawo Ayadoo Remix ah
@deeqajaamac2115
@deeqajaamac2115 3 жыл бұрын
Hoyga jecelka Hoyga film director Hoyga dhaqanka Hoyga fanka Hoyga jiliinka
@abdirahimsrk2588
@abdirahimsrk2588 3 жыл бұрын
Mustafe dollar: Actor + Singer + Director . Dhamaystiran. Never back down.
@cazkajr
@cazkajr 3 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/oF7UfIOhpbuia5o Daawo ayadoo Remix ah
@mucalimkatvga5723
@mucalimkatvga5723 3 жыл бұрын
@@cazkajr aa aàaa aàà aà z11
@ayuubsaalax9006
@ayuubsaalax9006 3 жыл бұрын
Ka waran xld guud iyo gaar
@mukhtaarmaxamuudguhaad
@mukhtaarmaxamuudguhaad Жыл бұрын
Legend of the day 🙌
@maxamedbare8377
@maxamedbare8377 3 жыл бұрын
Hadd qoralkayga aragto khyr bn kurajeyey heesta gorta dhamaysato Like igu macasalamay🙏🙏🙏
@realforextradersomali1929
@realforextradersomali1929 3 жыл бұрын
waad iga haysa lpx
@lailaapdilaahi30
@lailaapdilaahi30 3 жыл бұрын
Mcha allh 1
@lailaapdilaahi30
@lailaapdilaahi30 3 жыл бұрын
Wn
@hachieprahim6588
@hachieprahim6588 3 жыл бұрын
Hoygi fanka in aanay duc iyo habaar tona u baahnyn inti igu raacsan love dhac kusii🤩😃
@hooyomcn-d6g
@hooyomcn-d6g Ай бұрын
ur so funny😂
@abdikadirfarey5394
@abdikadirfarey5394 3 жыл бұрын
Inta dawatay part 1, sugeysay part 2 rajeyneysa iney aragto part 3, farta taaga 😭😭
@cazkajr
@cazkajr 3 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/oF7UfIOhpbuia5o Daawo Ayadoo Remix ah
@ikranabdi1564
@ikranabdi1564 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭👈.Jaylen wada quwaynay 😭😭😭👈
@cabdiraxman1717
@cabdiraxman1717 3 жыл бұрын
Lkn goormee waaye part 3 waqti Cayiman malahan miyaa
@nadiiramohamed4393
@nadiiramohamed4393 3 жыл бұрын
Run ahaantii waa hees dareen dhaba ka hadlaysa😥
@CAAMIROfficial
@CAAMIROfficial 3 жыл бұрын
Heeskani inay Fariin Wayn Xambaarsantahay inta ila aragtay😥😭 farta taag☝️
@abdinasirksa9363
@abdinasirksa9363 3 жыл бұрын
Bir laqe heestaan aney igu socotaa
@haniahmedhassan2519
@haniahmedhassan2519 3 жыл бұрын
Fariin an yarayn waliba😫
@zuhaybsaalaxxdayib
@zuhaybsaalaxxdayib 3 жыл бұрын
☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️
@sakariemaschrano5248
@sakariemaschrano5248 3 жыл бұрын
☝️☝️
@hanadmohamouthayaanle3239
@hanadmohamouthayaanle3239 3 жыл бұрын
👆👆👆👆👆😭😭😭😭
@allfootballmedia8612
@allfootballmedia8612 3 жыл бұрын
Waar nacaLaa shaydaaN ku YaaLe reer burcooy Like ii saara xaa ka eegaysaa 😂😂
@prettysagalsweet1778
@prettysagalsweet1778 3 жыл бұрын
War waad iga haysaa qaracow 🤣🤣🏃‍♀️🏃‍♀️
@cazkajr
@cazkajr 3 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/oF7UfIOhpbuia5o Daawo Ayadoo Remix ah
@cazkajr
@cazkajr 3 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/oF7UfIOhpbuia5o Daawo Ayadoo Remix ah
@waqalstudiolyrics8171
@waqalstudiolyrics8171 3 жыл бұрын
@@prettysagalsweet1778 waa hesti mustafe doler ila soo eeg wll hadad comment aragti ha ii dhafiin ilahey ayaan kugu dharye wllo 1.k #subscrbr ii gadhsii wax ayar baa igag hadhey kzbin.info/www/bejne/qpvGdWdrd899sKs
@sakisiciid1572
@sakisiciid1572 3 жыл бұрын
Hees ka duwan heesaha kale xambaarsan micno weyn waqal studio another level ❤️🙏
@tormundgaint1022
@tormundgaint1022 3 жыл бұрын
Aggah Aggah heestan meel ayey itaabatay.. Well done Mustafe, your voice is captivating. Saying hi from Jigjiga Somali State.
@djakram6838
@djakram6838 2 жыл бұрын
💔
@juleibibade
@juleibibade 3 жыл бұрын
War Yaa Ila Arkay Heesti Ugu Horay Ee Musalsal Nqota In Ay Tahy 😂😂
@kistoboy4800
@kistoboy4800 3 жыл бұрын
wll hadad comment aragti ha ii dhafiin ilahey ayaan kugu dharye wllo 1.k #subscrbr ii gadhsii wax ayar baa igag hadhey
@abadalecade5083
@abadalecade5083 3 жыл бұрын
Hhhhh runtaa wye musasal cml
@sunnaaritube1344
@sunnaaritube1344 3 жыл бұрын
Ciyaalkii hore
@cazkajr
@cazkajr 3 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/oF7UfIOhpbuia5o daawo ayado remix ah
@munalaki7552
@munalaki7552 3 жыл бұрын
Ana kula arkey 😁😁
@barkhadvlogfilms588
@barkhadvlogfilms588 3 жыл бұрын
Reer hargaysia iyo team waqal ismuujiya 😍 Like
@kistoboy4800
@kistoboy4800 3 жыл бұрын
wll hadad comment aragti ha ii dhafiin ilahey ayaan kugu dharye wllo 1.k #subscrbr ii gadhsii wax ayar baa igag hadhey
@cazkajr
@cazkajr 3 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/oF7UfIOhpbuia5o Daawo Ayadoo Remix ah
@suubanmagan9475
@suubanmagan9475 3 жыл бұрын
Wllo halkani waa Buco❤️❤️❤️❤️❤️❤️💚💚💚😍😍😍
@abokortayzan9390
@abokortayzan9390 3 жыл бұрын
Wewe
@haliimamohamed5976
@haliimamohamed5976 2 жыл бұрын
anaa kuwaso pro
@qnhahmt3217
@qnhahmt3217 3 жыл бұрын
Mararka qaar Nolosha Inaanad Nasiiba lahayn Baad Aaminaysa Wax Kastaad ku hamido markaad waydo Naftaada saamixi maysid markaad Dareentid Inaad Khalad Qof ka gashay 😭😭😭❤
@maxamedcabdi300
@maxamedcabdi300 3 жыл бұрын
Haaa
@maxamedcabdi300
@maxamedcabdi300 3 жыл бұрын
Wllo
@hanadkhamsaayofficial2417
@hanadkhamsaayofficial2417 3 жыл бұрын
Adow waaa sidaan waxaan filaa adg in aad hore aad qald aad naftaada ka gashaY 🤞
@fardosayusuf5858
@fardosayusuf5858 3 жыл бұрын
Abayo qoralkada wuu ibadalay sidi anoo qof qiyamay wana sababta aan ufahmi lahay sidan tolow yaan qayamay ana naftaydan samixi layahay 😭😭😭😭😭
@apdallaozman7418
@apdallaozman7418 3 жыл бұрын
ShaalaY riYadad QorshaYsY Haduu Ka adKadaY QaYrku ogow Qadar Qoqron weeYe
@princesssamiyadiamond4336
@princesssamiyadiamond4336 3 жыл бұрын
Caadilow allow calaf waa mid qura ee Yarkii aan calmaday inta aan ciida galin Casho wada cunaa aamiin yaa rapi🤲 Iigu duceeya wllyaal mid aan dunida ugu jeclhy inuu calaf alle igu daro🤲🤲😰🤲
@abdishakureid1966
@abdishakureid1966 3 жыл бұрын
abayo waan kuugu duceynayaa in aad heshid qofkaad nafta sii sey in aad heshid qisadii xanuunka leheed ee aniga igu dhacdey in eysan kugu dhicin ayaan kuugu duceynayaa
@princesssamiyadiamond4336
@princesssamiyadiamond4336 3 жыл бұрын
@@abdishakureid1966 already waanba kala tagnay alxm waana faraxsanhy adna qalpiga allah kuu qaboojiyo🥰❤️
@shirwacashiita43
@shirwacashiita43 Жыл бұрын
Zxp Mustafow Qisada xanun waye wlhy AnBo wey igo dhacday ..🥺💔👏
@NaciimaShire
@NaciimaShire Жыл бұрын
Am sorry 😢😢
@donciiltrehjr1488
@donciiltrehjr1488 3 жыл бұрын
Hargiesa well done heesti u horeysay oo sii serial ah loo jilay 🤠🙌🇮🇹
@mumtazmohamet5758
@mumtazmohamet5758 3 жыл бұрын
Qaar kale ba way jiraan najma nashaad heesteeda arkimaysid
@talaashmohamed8578
@talaashmohamed8578 3 жыл бұрын
Heesta cirka ay gali doona inta ila dareemesa Like Best🔥
@ladanluuza7833
@ladanluuza7833 Ай бұрын
Manoshahy I wll😂
@dhaladkasomaliland5878
@dhaladkasomaliland5878 3 жыл бұрын
hargaysa hore waxy u ahyd hooyga fanka iminka waxy ku darsaty hoyga muuqalada iyo editinka 💚🇮🇹
@Ns-jv2zb
@Ns-jv2zb 3 жыл бұрын
guul wacan
@usaameabdirsaq3008
@usaameabdirsaq3008 3 жыл бұрын
Ck miyaa dawata nio😂😂
@dadirrooma722
@dadirrooma722 3 жыл бұрын
Noolasha qal qalooca keentay😭😭😭 sad story,,,,,,, cant wait part 3,,, Good job guys👍👍👍
@shafeiahmed7936
@shafeiahmed7936 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭nolozhu xumaa markad waydo qofkad jecelaayd
@AhmedAkOfficial1
@AhmedAkOfficial1 3 жыл бұрын
𝐀𝐥 𝐅𝐚𝐧𝐚𝐧 𝐌𝐮𝐬𝐭𝐚𝐟𝐞 𝐃𝐨𝐥𝐥𝐚𝐫 𝐍𝐢𝐜𝐞 𝐃𝐞𝐬𝐢𝐠𝐧 𝐇𝐞𝐞𝐬𝐭𝐚𝐧 𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐬𝐮𝐠𝐢𝐥𝐚 𝐋𝐢𝐤𝐞𝐭𝐚 𝐇𝐚 𝐢𝐋𝐚 𝐝𝐡𝐚𝐟𝐢𝐧𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐢𝐧𝐲𝐚𝐫𝐨.....👍🏿
@cabdicasiismaxamud3560
@cabdicasiismaxamud3560 3 жыл бұрын
Hadaad reer somaliland tahay gobtu isma dhaaftee 🙋‍♂️ 👇
@kistoboy4800
@kistoboy4800 3 жыл бұрын
wll hadad comment aragti ha ii dhafiin ilahey ayaan kugu dharye wllo 1.k #subscrbr ii gadhsii wax ayar baa igag hadhey
@inamacalindahir4099
@inamacalindahir4099 3 жыл бұрын
War reer waqooye kubkiina nooma gasho wllhi kkk
@niciimaaydarus6690
@niciimaaydarus6690 Жыл бұрын
@@kistoboy4800 09g .gjxokssskjspssops njnnmmkmlakallmns0jejiygh
@maankatuke2534
@maankatuke2534 3 жыл бұрын
Wallahi waX JaceYL laDHaHo HaDa Ayaaan AaMiNaY ee iLooHow QalBiYaDa isjecel isku DHawR😥😥🥰❤
@bilalyussuf3620
@bilalyussuf3620 3 жыл бұрын
🥺😩😩🥺🥺🥺
@muunacabdiaadan5869
@muunacabdiaadan5869 3 жыл бұрын
Amiin
@mohafilms3162
@mohafilms3162 3 жыл бұрын
😜😜😜😜😜
@ayaaanaahmeth1259
@ayaaanaahmeth1259 3 жыл бұрын
😭😭😭😭
@hafsahupi6376
@hafsahupi6376 3 жыл бұрын
Amiiin 😭❤😓
@hakimhallac3762
@hakimhallac3762 3 жыл бұрын
Heesti ugu horeysay ee taxane noqota sido kale qaabka loo jilay iyo erayada qalbiga ku taabanaya hore socda zhpayaal🥰✌💯
@inaayeeyocibaado2028
@inaayeeyocibaado2028 2 жыл бұрын
Inta So BooQatay markay xaaLadan Oo kaLe so wajahday😭😥 NoLosha Oo dhan wa iska NooCan
@SafaCraxmaan-sl4tu
@SafaCraxmaan-sl4tu 11 ай бұрын
😢
@abdimalikali5171
@abdimalikali5171 3 жыл бұрын
Sadex sano ayaan xirig ahaa manta ayaan xornimadeyda dhib u heley hestani ayaan la kulme isla manta wxaan soo xasuste ax😭😭😭jclki hore an mudo wadha socone kadhib laiga gursadhe ha filan nabdigeyga qeyb yar naxli kugu qaadhe😭😭😭 rajee in ee noqon qumaati nolasha qal qaloca kente ilaa hadha waan jeclahaay waan ku jeclan dhona wan ku sugaya waali😭😭
@edna_ah3567
@edna_ah3567 2 жыл бұрын
🥺🥺💔
@rampatuga5390
@rampatuga5390 2 жыл бұрын
Jiljileeca jooji naag la dab saaraayo ha u hamuumnaanin
@edna_ah3567
@edna_ah3567 2 жыл бұрын
@@rampatuga5390 yaa
@rayaanmoha507
@rayaanmoha507 2 жыл бұрын
🥺💔💔
@maanosheekhsheekhnasiib3513
@maanosheekhsheekhnasiib3513 Жыл бұрын
Sorry 💔💔😟😩😩
@sultan_guleid1489
@sultan_guleid1489 3 жыл бұрын
Somalilander ❤️💨💚 is muujiya wa inankiinii 👇💯
@minestermubaarikbunni5671
@minestermubaarikbunni5671 3 жыл бұрын
3min 202 qof Hadana one love somaliland isthe pest my country never see Hadan waqal is the Hit channel one love reer Hargeisa ismuujiya❤😎
@lordofdarkness3877
@lordofdarkness3877 3 жыл бұрын
Waqal waa rer borama
@asmasaed3018
@asmasaed3018 3 жыл бұрын
Hees Part two leh imka igu Horeysa Awal Aflaanta ku Ogaa Amazing Wlhi Weeye😲😨 Hees qiimaheeda wadata Hore Socod Wanagsan Waqal studio👍
@نصرينعرب
@نصرينعرب 3 жыл бұрын
aflaNtu waX jiray Ka hadashaye waX bEn abura maha qisoyin ad dawaneyso
@waqalstudiolyrics8171
@waqalstudiolyrics8171 3 жыл бұрын
@@نصرينعرب waa hesti mustafe doler ila soo eeg wll hadad comment aragti ha ii dhafiin ilahey ayaan kugu dharye wllo 1.k #subscrbr ii gadhsii wax ayar baa igag hadhey kzbin.info/www/bejne/qpvGdWdrd899sKs
@ashnammahamud7672
@ashnammahamud7672 3 жыл бұрын
@@waqalstudiolyrics8171 prt 3wansugi lanahan plzz nosogaliya
@indhojacayloficial3651
@indhojacayloficial3651 3 жыл бұрын
qisadan xanuun ayey leedahay dadka bini aadanka ahna way ku dhacdaa lkn noloshu waxay leedahay guul iyo guul daro wants 3aadna waanu kusoo dhakhsan doonaa sidaas noola socda asxaabta fanka waxaanu kusoo kordhin doonaa qisooyin dhaba sidan oo kale fadlan nagu dhiiri galiya uun idinkaa wax naga dhigi kara thanks asxaabta👏
@somaliofficial4240
@somaliofficial4240 3 жыл бұрын
Waxaa Ale lagu mahdiyaa waayahaa boog kasta dhaya qalbiguna wuu is rogrog badanyahay naftuna waa hubaal mar kale way farxaysaa. Ha cabsanin hadaad qof jeceshahay hadii lagaa tagayna wad baaburka noloshaada ruux umbaa soo koriye sii wanaaji qofkaas adigana. Waayuhu yeyna qalbigaaga wanaagsan xumeynin.❤💙
@axmedtarabi3959
@axmedtarabi3959 3 жыл бұрын
True store mustafe dollar Wax kle 🤞🏼✨ First Hees lapa parT leH
@ziciit_dollar
@ziciit_dollar 3 жыл бұрын
ReeR Hargeysa is muujiYa😂❤✌
@cazkajr
@cazkajr 3 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/oF7UfIOhpbuia5o Daawo Ayadoo Remix ah
@nasrudiinofficial1776
@nasrudiinofficial1776 3 жыл бұрын
Dhamaan walidkeenii Intii Dhimatay Illahay Janada Ha Ka Warabiyo Inta Noolna Caafimaadka Iyo Cibaadada Suuban Illahay Ha U Adkeeyo Amiin Yaa Allah 💦❤
@ifrahahmed1331
@ifrahahmed1331 7 ай бұрын
2024 illhay qofna qofkiisa ha ka kaxayn❤
@CaraaleSiciidMaxamed
@CaraaleSiciidMaxamed 7 ай бұрын
Aamiin wllo
@IsHaaficiCali1
@IsHaaficiCali1 4 ай бұрын
Aamiin yaaa Rabi😢🤲
@hassanfarah689
@hassanfarah689 3 жыл бұрын
Reer Somaliland si aan kala sooc lahayn ❤❤🇸🇴 from Gaalkacyo gu dooma jaalayaaal🤔🏀⚽️😂❤
@mustafabdi6418
@mustafabdi6418 2 жыл бұрын
Walal wan ku wataH🦁💪
@ubaxlemiicaad4980
@ubaxlemiicaad4980 3 жыл бұрын
Waqal studio iyo Muztafe dollar Rag tagey🙏💯
@cazkajr
@cazkajr 3 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/oF7UfIOhpbuia5o Daawo Ayadoo Remix ah
@isxaaqsomaliland2898
@isxaaqsomaliland2898 3 жыл бұрын
Somaliland wa hooyga ilbaxnimada wallahi Mashallah💪💚🤍❤️
@farhanhdhimbil4998
@farhanhdhimbil4998 3 жыл бұрын
inta cagacaddaan ku daawaneysa like saar😂
@abdisalanyasin
@abdisalanyasin 3 жыл бұрын
👏👏👏
@fatxibotan9606
@fatxibotan9606 3 жыл бұрын
Waan kaa qaday huuno🤣🤣🤣
@sumayaahmed9271
@sumayaahmed9271 3 жыл бұрын
. Isma odhan busaylkiyo Burqashada kalgacalkiyo Balantiyo xidhiidhkaa Qoyskoodu badhi furi Isma odhan aroos bilan Nin buu kula balamyaa Boqorkeedi dhalayoo Adna beero falashiyo Baadiyaad ku sugaysaa Samaantiyo barwaaqada Bilo dhawr ah dabadeed Isma odhan bureeqiyo Bilan oo la soo furay Soona fuushay baabuur Kuna baadhaysaa iman Gabadh beeshu samir iyo Bugsiin kuugu guursheen Arooskeedu baradiyo Bogcaduu ka dhici laa Qofkii aan u baahnaa Bixisaa na dabartoo Kun jeer kala baqoolnaye Nacallaa bushaariyo Barashiyo ku yaal calaf
@farhanhdhimbil4998
@farhanhdhimbil4998 3 жыл бұрын
@@sumayaahmed9271 ❤️❤️😢
@kingcaarif8638
@kingcaarif8638 3 жыл бұрын
Heston weekend laxiriir__ tahy hestii hebla wa lgursdayaa two ...nice music mid .lamid.m.arkin..m.a😱😘
@lamafilaantv3314
@lamafilaantv3314 3 жыл бұрын
😭😭😭Kumee xaskygiyeey Ma Akhira Ayaan Ka Soo Celin Karaa Dhimatay Alle Janada Ha inagu Kulmiyo 😭😭
@suhurmuse4444
@suhurmuse4444 3 жыл бұрын
Amein ilhy haw naxristo
@ladanmose6014
@ladanmose6014 3 жыл бұрын
Aamin ilaahay ha unaxariisto😭😭😭😭😭😭😭😭
@inacumar170
@inacumar170 3 жыл бұрын
😭😭
@asmakayse7551
@asmakayse7551 3 жыл бұрын
Abwaanku waa reer burco fanaanku na waa reer burco aniguna reer burco adiguna hadaad thy reer burco like saar😂😂
@saedhassanabdirahmaan6327
@saedhassanabdirahmaan6327 3 жыл бұрын
Aniguna reer burco ayaan ahay liketiina waad igahaysaa keep going pro
@nimcomukhter2571
@nimcomukhter2571 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@nimcomukhter2571
@nimcomukhter2571 3 жыл бұрын
Maihi hadana wan ku saray
@maryanmoha7945
@maryanmoha7945 3 жыл бұрын
Anigana taageero rer burca ahy❤
@samisultan1800
@samisultan1800 3 жыл бұрын
🤙🤙👏
@sulthanmalik9182
@sulthanmalik9182 3 жыл бұрын
Aar mushtaphe doller aa Yaqii kani waa fanaan 💯 From muqdisho
@hamzemanovesto1304
@hamzemanovesto1304 3 жыл бұрын
Waligy hees hestan lamida ma arag oo qaybo leh 🥰amazing wlhi mustafe doolar keeping going kabtaada lama gaadhi karo iyo Team waqalbaaa
@hamsefoodyare2061
@hamsefoodyare2061 3 жыл бұрын
TANOO KALE WAY ISO MARTAY LKN QOFKI AY SO MARTAY UUN GARANAYAA😭😭😭😭😭💯♣️
@nuraaden3653
@nuraaden3653 3 жыл бұрын
Iga raali nqo barigii waan qaldme😭😭😭
@quensafa4829
@quensafa4829 3 жыл бұрын
Ax ax alle ayaa og qalbiyo badan oo sas iyo si ka xun ku dhacdy oo qosol ku dhafya cid walba alle ha sahlo amuraha aduunyo😥😢
@erikabdalla1
@erikabdalla1 3 жыл бұрын
999K Views Marku 1M Gaaro👍😂😂
@abakarxamzadiiniabakar7412
@abakarxamzadiiniabakar7412 3 жыл бұрын
999kkkkk
@mojagaming3817
@mojagaming3817 2 жыл бұрын
Wuu gare hello🙄
@bbenacnac
@bbenacnac 3 жыл бұрын
Hargeysa marki hore weynu ogeyn iney thy hoyga fanka hada waxey ku darsty hoyga muqalada ❤💚🤍🔥
@wardahussein7105
@wardahussein7105 3 жыл бұрын
Haaa walhiii
@mustafack4002
@mustafack4002 3 жыл бұрын
Hargisa wooow wllhi Alx ilahay rer hargisa iga dhigay😇
@bbenacnac
@bbenacnac 3 жыл бұрын
@@mustafack4002 m.a 💚🤍❤
@khaliidsaleeban1282
@khaliidsaleeban1282 3 жыл бұрын
First manta aniga No views No like No comment Like igu cumamada manta somaliyey wiil walalka oo kale ban ahee wali like ma helin🙏❤😭🙆🏽‍♂️
@znaperboy6290
@znaperboy6290 3 жыл бұрын
One viewer like hayla dhafina
@kingupdirahman5917
@kingupdirahman5917 3 жыл бұрын
Qeebta 3aad waa nasiibkii shalay ku dhaafay beruu so noqonayaa inaad nasatoo degtiyo naruuro ku haay qalbiga oo ah ineey dib u midoobayaan❤🙏❤
@abdirahmaanverratti5021
@abdirahmaanverratti5021 3 жыл бұрын
😭😭😭kaalayyyy Somaaliyeey Manaa moodaya mise kuligiin wada cilmi boodhari wada qarsoon baatiin😂😂😂Oo wixiinu ba jacayylaad ka sheekaysaan xitaa Qaar baa khuuro naga dhar giyayay😂😂😂
@abdikheir1728
@abdikheir1728 3 жыл бұрын
Qofkii koobad ayaan noqdaY inta iga dhambaYsaH xaga likeTa iga nuuriYa dee 😉
@abdulhakemaditya325
@abdulhakemaditya325 3 жыл бұрын
Heestan xasus bay I gelisay😭, Waxa igu so dhacday iyado gurigeda kaso baxday aniguna aan duleelka albaabkayaga aan ka fiirinaayo anoo u jilbo jabsaday Inaan arko muuqaalkeda, maba ii dhadhami jirin maalintaas, waxa la iishegay hada inay ku nooshahy Dalka Mareykanka, FADLAN HADAD QORAALKAYGAN ARAGTO IISO NOQO WAAN KU JECLAHAY HANIYEY😭❤ 1K like gaarsiya si ay uargto
@muominabraahim1774
@muominabraahim1774 3 жыл бұрын
Niyaw sheekadaa sawniga hiray uarkay aar somalia copyright naga dhaafa😁😂😂
@xanaanmursal2001
@xanaanmursal2001 3 жыл бұрын
Waikan
@mssaisha1353
@mssaisha1353 3 жыл бұрын
Rabi hakuso celiyo wll
@rosahadi8618
@rosahadi8618 3 жыл бұрын
@@muominabraahim1774 waxa laga yaba qisada aragtay iyo tani inay isku kaamid noqden wll
@korneylabdala1382
@korneylabdala1382 3 жыл бұрын
Zp dhibta wan kula qaba alle haku so celiyo 😭
@maxamedosmanofficaill3141
@maxamedosmanofficaill3141 3 жыл бұрын
Qofaan qalbigaagu raacin haddii qasab laguugu siiyay Mar Labaad markuu soo celiyo Dareen Xaqiiq music mcn lasaaray ❤
@ZuHaYP_t0mLY
@ZuHaYP_t0mLY 3 жыл бұрын
Jaceylku waa waali wlhi inta aan wali shagax dhigin farta ha so taagto 😂😂👈 Like 😉
@khadarcasoodofficial5314
@khadarcasoodofficial5314 3 жыл бұрын
Tani qiso way dhaaftey wlhi calool xanuun caadiya weeyi 😢and other level mustafe dollar cimaamadada ma haysan karo ✊
@marwamaygag7727
@marwamaygag7727 3 жыл бұрын
Part 1= hebla waa la guursadey aaaa Part 2= hebla waa lasoo furey aaaa Part 3 = hebla aniga gursadey aaa 🤣🤣🤣🤣 history dhameys tiran iga dheh
@zackmobreezy4697
@zackmobreezy4697 3 жыл бұрын
🤣🤣wallhi kal iyo laab baan uqoslay hadii la isku ooyayo xataa qof hadla lawaayi maayo
@marwamaygag7727
@marwamaygag7727 3 жыл бұрын
@@zackmobreezy4697 😂😂😂😂
@maxamedcabdi300
@maxamedcabdi300 3 жыл бұрын
Kkkkk gabadha iyo wiilka ha isku laabtan
@iidhashi9610
@iidhashi9610 3 жыл бұрын
Walhi qisadan hada ayaan fahamay waxay ku soctaa nin San zxbo nahay hada isaga iyo marwadiisu way wada noolyihiin 3 caruura way u dhashay mansha allah cidii u baahan maxamuud boodhari ha daawato
@tormundgaint1022
@tormundgaint1022 3 жыл бұрын
You are funny
@hamuuud
@hamuuud 3 жыл бұрын
Heesta wixi jiif ku daawanaya iyo reaction ka CK iyo DIRISLE gacanta taaga 🖐🔥😂😂😂
@Ns-jv2zb
@Ns-jv2zb 3 жыл бұрын
😂😂😂🖖🖖🖖🖖
@Abdirizackmahdi434.
@Abdirizackmahdi434. 3 жыл бұрын
HeeskaN Wllhie Waa qiso Xanuun Badan Lkn Aniga Fikir ahaantaY Waxa Ila Qurux BadnaYd inaY BeetkaN Labaad Inantu Fariintu Codkeeda Inoogu Soo GudbizO , madaaama ayada Ku Saabsan YahaY Guurkeedi, Qalbijabkeedi,sidii Loo Siiyay iyo Waxayaalo Kale Oo Faro badaN. 🙏
@SomGaming77
@SomGaming77 3 жыл бұрын
waqal production allways clear SOMALILANDER 💚🤍❤👍👍👍
@cabdirizaq6961
@cabdirizaq6961 3 жыл бұрын
ismuujiya inta reaction idirisle sugaysa sidayda like ta hayla dhaafina💋♥️
@mohamedabdulkadir5438
@mohamedabdulkadir5438 3 жыл бұрын
Waan ogahay adoo aamusan inaad aqrineyse Like ta ha ila dhaafin inabti. 🥰
@samiirarooble756
@samiirarooble756 3 жыл бұрын
Ax wlee muqaalkani wuxu turjumyaa dareen xaqiiqa 👏👏👏👏👏👏👏
@anisomohamed7921
@anisomohamed7921 3 жыл бұрын
i can't stop crying 😭😭😭😭😭😭 ilmo aya dhabanadeyda qoysay wlhi. xanuun badanaa😭😭😭
@samisultan1800
@samisultan1800 3 жыл бұрын
✌️😍
@MkXiddo
@MkXiddo 3 жыл бұрын
I can't wait for part 3, come to Waqal Studio !!
@sumayaahmed9271
@sumayaahmed9271 3 жыл бұрын
. Isma odhan busaylkiyo Burqashada kalgacalkiyo Balantiyo xidhiidhkaa Qoyskoodu badhi furi Isma odhan aroos bilan Nin buu kula balamyaa Boqorkeedi dhalayoo Adna beero falashiyo Baadiyaad ku sugaysaa Samaantiyo barwaaqada Bilo dhawr ah dabadeed Isma odhan bureeqiyo Bilan oo la soo furay Soona fuushay baabuur Kuna baadhaysaa iman Gabadh beeshu samir iyo Bugsiin kuugu guursheen Arooskeedu baradiyo Bogcaduu ka dhici laa Qofkii aan u baahnaa Bixisaa na dabartoo Kun jeer kala baqoolnaye Nacallaa bushaariyo Barashiyo ku yaal calaf
@MkXiddo
@MkXiddo 3 жыл бұрын
@@sumayaahmed9271 wax kale ✅
@mahamedjamavlogs2009
@mahamedjamavlogs2009 3 жыл бұрын
Yes hebla waa laso furay Aaaa 😂😂 waqal the one and only 🔥🔥🔥
@Ns-jv2zb
@Ns-jv2zb 3 жыл бұрын
😂😂😂😂heesta maku faraxdey furniin jeclidaa
@kimkiz5207
@kimkiz5207 3 жыл бұрын
Xaasiiid🤦‍♀️😂😂
@hoodoyusuf9740
@hoodoyusuf9740 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@elmidini3646
@elmidini3646 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@muhibomohamed5615
@muhibomohamed5615 3 жыл бұрын
😅😅😅😅gurigi ka timidaya anay iso laabataya😅😅wlhi part thre wa iska noca malaha
@isse_mohamet
@isse_mohamet 3 жыл бұрын
Markaasa Laleeyahay He Midoowana Xamar & Hargeisa 🙏 Somaliland Dad Dhan Walibo Nooga Hormarsan
@rashkageelday9502
@rashkageelday9502 3 жыл бұрын
nin waalan ma midnimo mesha looga hadlaya war wuxu waa hees qoladan isaaqna ictiraaf baa ka cararay
@mumtazmohamet5758
@mumtazmohamet5758 3 жыл бұрын
@@rashkageelday9502 kaagani wd bugtaa midhaa ee qoraalka caadi u akhri qofkan CMB REALLY ugu qorantay wxuu idhi somaliland dad dhan walba nooga horumarsan ee somalilandr maba aha isagu qapiilkaNa afkaaga ka dhig neefyaw sidhinkii
@xanafiyare597
@xanafiyare597 3 жыл бұрын
@@mumtazmohamet5758 marqanland😂
@mumtazmohamet5758
@mumtazmohamet5758 3 жыл бұрын
@@xanafiyare597 neefyaw aamuskaa kuu khayr roob
@xanafiyare597
@xanafiyare597 3 жыл бұрын
@@mumtazmohamet5758 soamlilndba ku madax marty😂wll
@abdiaziizahmett4957
@abdiaziizahmett4957 3 жыл бұрын
Part 3 Mustafe oo Gabdhii Uu jeclaa Ugutagtay Miyiga Oo ay is Heleen Isna Guur sadeen inta sugi la Liketa 🤩
@hamdamahamed5518
@hamdamahamed5518 3 жыл бұрын
Il ahayo e sidadi dhacda 😰
@sumayaahmed9271
@sumayaahmed9271 3 жыл бұрын
. Isma odhan busaylkiyo Burqashada kalgacalkiyo Balantiyo xidhiidhkaa Qoyskoodu badhi furi Isma odhan aroos bilan Nin buu kula balamyaa Boqorkeedi dhalayoo Adna beero falashiyo Baadiyaad ku sugaysaa Samaantiyo barwaaqada Bilo dhawr ah dabadeed Isma odhan bureeqiyo Bilan oo la soo furay Soona fuushay baabuur Kuna baadhaysaa iman Gabadh beeshu samir iyo Bugsiin kuugu guursheen Arooskeedu baradiyo Bogcaduu ka dhici laa Qofkii aan u baahnaa Bixisaa na dabartoo Kun jeer kala baqoolnaye Nacallaa bushaariyo Barashiyo ku yaal calaf wataaaaaa
@abdiaziizahmett4957
@abdiaziizahmett4957 3 жыл бұрын
@@sumayaahmed9271 ❤
@jiyaa__________diamondjiya7335
@jiyaa__________diamondjiya7335 2 жыл бұрын
@@sumayaahmed9271 .....................................................................................................................................................................................................................................................................................................................................................................................................................................................................................................................................
@ismailmaryacase3184
@ismailmaryacase3184 3 жыл бұрын
Muuqal Quruxbadan iyo qiso cajiiipa ... Waqal in the building 💝✌
@robrob6719
@robrob6719 3 жыл бұрын
SubhanaAllah illahow yaan inantayda wiil jecel udiidin 😭
@marwamaygag7727
@marwamaygag7727 3 жыл бұрын
Hebla waa lasoo furey aaa 🤣 part 2 😁somali so funny wlahy 😂😂💯
@Ibby_hashi
@Ibby_hashi 3 жыл бұрын
😂😂😂
@zamzameyabdinoor4366
@zamzameyabdinoor4366 3 жыл бұрын
😂😂😂
@marwamaygag7727
@marwamaygag7727 3 жыл бұрын
@@zamzameyabdinoor4366 heestan midan ka yabeey weye 😅😅
@marwamaygag7727
@marwamaygag7727 3 жыл бұрын
@@Ibby_hashi hebeel uu tahribey aaaa Coming soon 2021🤣🤣
@zamzameyabdinoor4366
@zamzameyabdinoor4366 3 жыл бұрын
@@marwamaygag7727 haa xbibti wa sida ushegtay hebla wala furay aa bakuxigto kadibne hebla dhaleyso aaa waye aaa da ha iska socoto🤣🤣🤣
@mehmetdemir2592
@mehmetdemir2592 3 жыл бұрын
ilaahoow sanadka cusub Caafimaad nagu gaarsii ayaa allah☝💜💚💚💚💚💚
@iamsharmakeabdi7233
@iamsharmakeabdi7233 3 жыл бұрын
Ay ay ay another level wllhi sidaasa looo hesaa sharma boy iyo basal iyo kamsar caleen ayaad nagu wareeriseen
@cazkajr
@cazkajr 3 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/oF7UfIOhpbuia5o Daawo Ayadoo Remix ah
@asiahirsi651
@asiahirsi651 3 жыл бұрын
Kamsartas aya ka dawasho badan bal aan aragno 1 bil 1 million ha gaadho
@Ns-jv2zb
@Ns-jv2zb 3 жыл бұрын
😭😂😂😂😂kun kan shilin kabsar ku keen
@iamsharmakeabdi7233
@iamsharmakeabdi7233 3 жыл бұрын
@@asiahirsi651 mihiimadu maaha daawasho ee waa murtida Lasoo gudbinayo
@shaaficifantastic7839
@shaaficifantastic7839 3 жыл бұрын
inantii waa la furay waatan odhanaysa mustafe iidona ee qaybta 3aad tolow mustafe ma aqbali doonaa mise wuu diidi doonaa waynu sugaynaa 😭😭😭😭😭
@painkiller5413
@painkiller5413 3 жыл бұрын
𝙼𝚞𝚜𝚝𝚊𝚏𝚒 𝚠𝚞𝚔𝚊𝙾𝚐𝚊𝚕𝚊𝚗𝚒
@wacayscumar3745
@wacayscumar3745 3 жыл бұрын
Wuu aqbalya qisadedn dawady wllo
@nihalabd1
@nihalabd1 3 жыл бұрын
@@wacayscumar3745 wall inte ka dawada wan rabaye
@inacumar170
@inacumar170 3 жыл бұрын
@@nihalabd1 wxd ku qorta qisadi maxamud bodhari wllo
@NajmaMahamedhassan
@NajmaMahamedhassan 4 ай бұрын
Wuu guursanaa ee waaxa ma run baa mise waa iska hees
@ayaancismaanxasan9121
@ayaancismaanxasan9121 3 жыл бұрын
Hees musasal cml ah part 3 sugaa hees nolosha xanuunkeeda ka hadleysa wllhi way i taabataa mustafe ninka hindida naga baraajeeyey horay u soco 😪😭❣🙏
@wiilwaalofficial1034
@wiilwaalofficial1034 3 жыл бұрын
Qofaan qalbigada raacin 😭 hadii qasab lagugu siiyay adigu qalad ha isa saarin ileen wey qorneede 😭😭😭😭 Been ma aha wlhi calafku waa shey cajiib ah adoo wax qorshestay buu is gadiya oo hadana dhinac kle adaa 😭🙏
@zuhaybrealgoat6689
@zuhaybrealgoat6689 3 жыл бұрын
inta lagu badh jaray iyagoo is leh way sii soconasaa sidaydoo kale like isaara mustafe dollar waan ku wadanaa fanaan waqal studyo legends tihiin waar qaybta sadexaad lasoo yaaca
@AYsar.official
@AYsar.official 3 жыл бұрын
Hestii uhoreysey ee somali ledahy ee PartiYo Noqota Mustafe Dollar Hap Cusubaad latimi Fanka Keep Going Pro
@maankaabchannel6364
@maankaabchannel6364 3 жыл бұрын
Khader Waqal U are the secret behind the beautiful of Hargeisa Always Happy
@jayne6939
@jayne6939 3 жыл бұрын
wonderful wlhy hees macaan weeye brother mustafe keep going
@jacopabdurahmanali4408
@jacopabdurahmanali4408 3 жыл бұрын
This must award the best serias somali song. coz there is no somali song with 2 parts
@khadarmohamut2306
@khadarmohamut2306 3 жыл бұрын
Ayyyyyy sharukhan somalida Mustafe dollar🥶
@Korantepodcast
@Korantepodcast 3 жыл бұрын
Qisadaan waxd moodaa in ay Qayb kamida itaabanayso Waxaan xiriir wada lahayn gabar mudo dhan 2 sano Labo sno kadib waxa DhacdaY gabadhii in reerkodu kudhaheen wiil Ayaan kusiinaynaa arintii mrkii ay ogaatay waa ay isheegtay Balse waxaan ugu jawaabay inzha allH wax walba khayr bay kudhaman Maalmo kadib gabadhii wiilkii waa lagu meheriyy waliba si khasaba😪😪 Balse ma ilaawin jacylkii naga dhaxeeyay hdana waa laqabaa illhy ha isku barakeeyee Wayna isoo wacdaa marwalba waana rajaynayaa inay isoo laabato I.a😪😪 Jcayladiina ilaashada😪😪😪😪😪
@abdirizakkhadar2439
@abdirizakkhadar2439 3 жыл бұрын
Alle ha ku soo celiYo wll🤲🤲🤲🤲
@hamdiali451
@hamdiali451 3 жыл бұрын
Alle qqlbiga haka reebo wll Iyadana alle gurigeeeda haubarakeeyo Waxwalboo khyr kuu ah Alle ayaa kula og Alle ku kalsoonow Walashana uduceey Laga yaabaa mid ka khyr badan inay kuusoo socotee
@caliiyaupdirazhidofficial9665
@caliiyaupdirazhidofficial9665 3 жыл бұрын
Khadar Waqal gormad Zoo zareyza part 3 Zidi musasalkii ayban zugu kari La,aneybe🥺💔
@farhiamohammed9589
@farhiamohammed9589 3 жыл бұрын
Wad qaldantahy
@hafsinaofficial2071
@hafsinaofficial2071 3 жыл бұрын
Qisada heestan inta hore ayaa isamesay oo dhawaanahan aaanla kulmy😭😭😭 Jecylkeygiyo nolol qurxoon😥 Gabdho kliya kuma dhacdo sida blse wiilshaba wey qabsta😥sidaan ku ilobo adka qofki wnga ibary😭😭😭😭😭
@crahmanmahrez1810
@crahmanmahrez1810 3 жыл бұрын
*war Intii sugaysaY Like saara Ama inti Laga guursaday😅* *NacaLaa shaydan kuyaaLe😂😂*
@kistoboy4800
@kistoboy4800 3 жыл бұрын
wll hadad comment aragti ha ii dhafiin ilahey ayaan kugu dharye wllo 1.k #subscrbr ii gadhsii wax ayar baa igag hadhey
@makokaireh244
@makokaireh244 3 жыл бұрын
😂😂😂😆😆
@amuunibrahimamuun1255
@amuunibrahimamuun1255 3 жыл бұрын
Another level mustafe dollar wall waa heesti ugu horayssy ee musalsal ah 😚waiting for part 3 waqal nala soo gaadha
@maxamedcadeyse7874
@maxamedcadeyse7874 3 жыл бұрын
Intii calafka amisan like isaara plz😢
@ibrahimsaadia724
@ibrahimsaadia724 3 жыл бұрын
There is no love before marriage just stay single and wait for your destiny (calaf) khalas😪💔
@TariikMuhumed-ln8ch
@TariikMuhumed-ln8ch Жыл бұрын
I don't know if you're still a Life but I am sure you will trust in a day
@madinamaxamed4928
@madinamaxamed4928 Жыл бұрын
Yes I agree
@caydaruscayga2170
@caydaruscayga2170 Жыл бұрын
Adoo jab badan kugu dhicin waxaas dhag uma dhigeesid
@amishmohaa737
@amishmohaa737 Жыл бұрын
Even that destiny is worse nowdays my dear
@abdinaasiribraahimali753
@abdinaasiribraahimali753 Жыл бұрын
Pro remove mistaken theories from your mind and believe that there a love before and after the marriage❤
@talasameofficial7882
@talasameofficial7882 3 жыл бұрын
Inta sugaysaa qaybta saddexaad liketa isaara 👉
@xamsemohamed9523
@xamsemohamed9523 3 жыл бұрын
Qofaan qalbigaagu raacin hadii qasab lagugu siiyo ahey ah guri barwaaqo reactionkiisa inta sugaysa like saara
@mumtazmohamet5758
@mumtazmohamet5758 3 жыл бұрын
Haddyba soo dhacdee ddkaNi miyay u hoydaan KZbin ka 😂😂
@Abusufiyan_____4
@Abusufiyan_____4 3 жыл бұрын
Layaabay 😂😂
@Hothoo
@Hothoo 3 жыл бұрын
4 mar ka badan wan searching gareeyey waqal markan ka quustaybu soo dhigay🤨
@ikranabdi1564
@ikranabdi1564 3 жыл бұрын
Tacab qasaro😭😭😭👈
@mohameddeeqofficial347
@mohameddeeqofficial347 3 жыл бұрын
Sdo kleh wlhi dhwr mr bn search greyey
@qalpisaliim7706
@qalpisaliim7706 3 жыл бұрын
Hhh ma dhulka hoostiisad ku nooshiin mise itoopoya dadka dhiphysata
@mohameddeeqofficial347
@mohameddeeqofficial347 3 жыл бұрын
@@qalpisaliim7706 hahaha bqr inta aysan soo bxin bnu dhwr jeer serach gryny.. Inly heesta 12- bisha by ahed iny so bxdo e🤣
@hamzearab528
@hamzearab528 3 жыл бұрын
Hhhhh waa la yaaabay
@hamdimahdi769
@hamdimahdi769 Жыл бұрын
Wann ku jeclahay apayo, mustafe japuti imow ama kalay wll wan kusugaynaa
@abdikanifarah9695
@abdikanifarah9695 3 жыл бұрын
Rajee inay nqn qumaati noloshan qalqalooca keenty qadarin bn kuu hayaaye❤️
@yasinadam2151
@yasinadam2151 3 жыл бұрын
Qofaan Qalbigaadu raacin Hadii Qasab Lagugu Siiyay adiga Qalad Haysa saarin Ileen Sidaan baa Qorneed 😭😭
Mustafe Dollar | Ismaan lahayn Part 3 Official Music Video 2021
4:53
Waqal WStudío
Рет қаралды 1,5 МЛН
Don't look down on anyone#devil  #lilith  #funny  #shorts
00:12
Devil Lilith
Рет қаралды 44 МЛН
My Daughter's Dumplings Are Filled With Coins #funny #cute #comedy
00:18
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 25 МЛН
Marwaan Yare - WAQTIGA HA ISKA SIIN 2022
5:01
Marwaan Yare Official
Рет қаралды 9 МЛН
MUSTAFE DOLLAR - CALAF [HEBLA WAA LAGURSADAY AA PART 4] OFFICIAL VIDEO 2024
6:19
Mustafe Dollar | Hebla Waa La Guur Saday Aa | Official Music Video 2021
4:53
FILO PART 130
30:04
Abukar Mahdi
Рет қаралды 149 М.
Qamar Suugaani |Jacayl Dhaxal Gala| Official Video 2020
6:34
Nassin soraan
Рет қаралды 15 МЛН
GABAR CAAN AH OO HADDA MALAYSIA IMAADAY AYAA KU JIRTO KASOO SAAR
14:12
SAALAX SANAAG | WAXAN BOQORKA WEYDISTAA -OFFCIAL MUSIC VIDEO 2023
5:43
MUSTAFE DOLLAR - ANO KALE MAGUULAYSTO [OFFICIAL MUSIC VIDEO] 2022
5:36
Waqal WStudío
Рет қаралды 3,7 МЛН
IISHAAZIIZ AYAAN SUNDUS SI KADIS AH UGU KEENAY WEY AAMIN WEYSAY
10:49