Kooxdiinaan iyo inta fanka ku habsaantay ilaah Kuwii xusuusta oo xusa kana xishooda oo cimrgooda sidan ku dhaammaanin ha idin ka dhigo
@fahimamohamed44995 жыл бұрын
Oo maxaad ka soo doontay meesha munaafaq diin waxaad ka ogyahay baa iska yar inay kaa CIBAADO iyo dadnimo badan yihiin baa suura gal ah
@hassanmahamud96585 жыл бұрын
Fahima walashey horta meesha gurigasda ma ah qof walba aragtidiisuu hadlaa Munaafaq inaad aqoonin baan filaa Marabo inaan wax xun ku iraa laakiin waa dareeli karaa akhlaaqda intey la egtahay
@adansalax35595 жыл бұрын
Hasanaw adeer hadaanad aduu ku xidhnayn maxaa ku keenay👊
@hassanmahamud96585 жыл бұрын
Aadan awoowe kuma xirni laakiin inaan wanaaga is farno yay ku dhibin Waxaan u soo raadshay adiga iyo aniga Iyo kuwa nala mida inaan wax ka wanaagsan fanka ku mashqulno
Hore U socda Kooxdayda Xidigaha Geeska Aad ayaan Idiin taageeraa Inaad Hore U Socotaan maahaane
@armaanhassan26755 жыл бұрын
Hogaamiye Ruuxiya Halkaa ay Taaganyihiin Maanta adaa gaadhsiiyay kooxdee Hore Usocda
@caynaanmaxamed37355 жыл бұрын
Armaana wuu soo gaadhsiiyay
@salmanahmad20905 жыл бұрын
Abwaan labsaalax nin dhiiri galin leh
@crisaaqsomali83575 жыл бұрын
Miyey ka khaldanty mise waa run. Kulahaa waxaan ka bartay ""In wanaaga xumaan lagu saxo""
@lildrako55245 жыл бұрын
kalla wareeeji uun kollay muhimka waad fahantee bro
@crisaaqsomali83575 жыл бұрын
@@lildrako5524 haye mhadsnid libah
@muktarosman86505 жыл бұрын
Hilmaan hadal kumajiro.
@nadarhonest91475 жыл бұрын
Hhhhhh wlhi mucjisa tahay Cabdirisaaq anaba la yabanay markasa adi ku arkay😂😂
@crisaaqsomali83575 жыл бұрын
@@nadarhonest9147 hhhh waxaan mooday cilmi kalo iga maqanba
@muktarosman86505 жыл бұрын
Ninkaasi inamadaa yaryar wali maskaxduu ka haystaa marhaduu khudbad la dul istaagayo oo iyaguna sidii caruurta dhagaysanayaan.
@xamdayusuuf58355 жыл бұрын
Laabsaalax waayo arag dhamaystiran
@qurbaawis6425 жыл бұрын
1:33 Bal Dhuux Hadalka Waxan ka bartay in wanaaga xuman lagu saxo
@laylaidiris92955 жыл бұрын
QURBAAWI QOLQOL JOOG wuu halmaamay wllo
@hafsaomar92865 жыл бұрын
halman hadal kuma jirto😈
@ahmedjr79025 жыл бұрын
90 sano ayaan ku toobad keeni waa ila foolxun tahay laab saalaxow inaad mar hore ilaahi xasuusato fiicnaan lahayda markaad maanta gabowday ilaahi wuu ku cafin kara
@Little_D8155 жыл бұрын
waad qldantahay walaalo laabsaalaxa waa nin dhalin yarao ah ha eeginuun qaabkiisa mida kale haduu tawbadkeenay wuxuu dhaamaa qaar badanoo xumaanata laaqanay
@ahmedjr79025 жыл бұрын
@@Little_D815 waan ogahay wlshy lkn fanka ma dambi yara xamda queen ayaa ah qof caqli leh koley doqon muusan ahayn intaad oged ee uu heeso lagu raaxaysto soo saarayey hadana alaha soo hanuuniyo hana u siyaadiyo
@naimahasaen30415 жыл бұрын
Aar marnamijka kiiyo dhamaystiran soo gali waqalow pls bro
@cadnocz99395 жыл бұрын
Walashey eglan show 😂
@Daljirkii1015 жыл бұрын
*Title ka Post ga sax iskana Hubi intaanad soo upload Gareyn* 🙏🙏
@apdalleallih65095 жыл бұрын
wcdallaH xitaa anniGa ayaa qiiroodaY 😅
@mahamedbilal19324 жыл бұрын
Labsalax anigu nin adan cumara o jabuti ku dhashay ban ahay lakin markad timadid guri kaga kuso deg adero
@brotherking89095 жыл бұрын
Tuu Khadra kudhigy buu is ilawsiinayaaH 🤔🤔
@filimsidestudio49155 жыл бұрын
Maasha Allah abwaan laabsaalax wlhi Kal iyo laab ayaan kuu taagersanahay waligaa jiroo joog
Markad leday wax baN Ka bartay dulqadka i w m hada MAd baratay labsalid dintada suban hore ugamad baran miya xidigaha geska dadka ha uga dhigaN wax samada Ka so degay hadalkaga iska hubso
@maxamedsaleeban73024 жыл бұрын
Mash allh
@somalitiktokgirls62875 жыл бұрын
Kalab wee yee
@badriqalo87105 жыл бұрын
Xmada Quen Ku daydaa DadaW
@bosskinewhargesia5275 жыл бұрын
Laabsaalax ninwayn
@muminaileeye84885 жыл бұрын
Kkkkk waxaad moodaa in ay maxaadiro dhagaysanayaan diini ah ilayan waa isku toosiyahoodii xaga erayada alle ha idin so hanuuniyo
@aasiyamaxamed90855 жыл бұрын
Alow idin xafid
@cabdilaahidaahir11205 жыл бұрын
Waxba mahayan wa xabaglayaal nio
@cabdihakiingermany70815 жыл бұрын
xasan dhuxul waxaso duur xula yuu u jeeda yaa ku cusub xidigaha geska dee waa yurub geenyo ee mxa so celiyay tolaw cayda xasan dhuxul miyay doonaysay ar nio wx ula hadh
@muhamedadenyare53232 жыл бұрын
masha
@cabdulsiciid21015 жыл бұрын
1:38 yaa ila arko
@Yahyekaldaweye5 жыл бұрын
FADLAN SOO BOOQO KZbin ASAXAABEY SI AAD SUBSCRIBE IGU CAAWISO MAHAD SANIDIIN
@haykaljay65495 жыл бұрын
Awr maaango cabay😂
@abdirahmaandacwi5 жыл бұрын
Makolay diin faafinayaan
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi3 жыл бұрын
𝚇𝚒𝚍𝚒𝚐𝚊𝚑𝚊 𝙶𝚎𝚎𝚜𝚔𝚊♥️👨💻💁♂️
@somalilyrics40275 жыл бұрын
Xidigaha geesta wa dad biLa abala laabsaalax wa halyeygi magacoda na baraY wa Nin kii heesi macanka badna uso xuli jiray isLa cawa waka farxada kula jooga lkn marki u dhahay mashqulkayga bato xilki ayan ka degay an u Hayey xidiga waxay samaynayen wa la arkayey Weligiinba is urursada xidigo ma tihidin hade
@AdamCabdimaxamed6 ай бұрын
M.a
@jimcalenuur98475 жыл бұрын
Waar ninkan muu sixray dadkan kola ka bax kola joog kola bax kola joog ay dhe
@hoodoomer19845 жыл бұрын
1:33😲😲😲😲😲
@guuliyogobonimo5 жыл бұрын
IN WANAAGA XUMAAN LAGU SAXO kuu qaban mayno lkn nin howlo badan ayad tahay