MAANSO XASAN DHUXUL LAABSAALAX 2017

  Рет қаралды 381,130

Waqal WStudío

Waqal WStudío

Күн бұрын

MAANSO CUSUB GUDOOMIYAHA XIDIGAHA GEESKA XASAN DHUXUL LAABSAALAX IYO BARNAAMIJKA CIIDA.

Пікірлер: 247
@ibrahimabdi6658
@ibrahimabdi6658 2 жыл бұрын
ilaahow ha u naxaristo hooyaday iyo aabahay labduba wey geeriyoden🤲🤲😰
@safiyaabdirahman6048
@safiyaabdirahman6048 6 жыл бұрын
Hadaan aabe mcn heesan lahaa hadal xumba uma quureen Alxamdulillaah ilaah ayaa mahad leh iga oofsaday aabeheey mcn ilaahoow u naxriiso waalidiin teena
@kingdarmaan5092
@kingdarmaan5092 4 жыл бұрын
Allaha haw naxariistOH aappe
@Naima2423
@Naima2423 4 жыл бұрын
Ameen
@feisalfeizul9717
@feisalfeizul9717 3 жыл бұрын
Amiin ya Allah
@asiaayaan6544
@asiaayaan6544 7 жыл бұрын
allaw naga dhig kuwi xaqa walidka guda. Amen inta igu raacsan like igu qabta 😭😢😢😢
@Seey667
@Seey667 6 жыл бұрын
Asia Ayaan xaqa walidka mid lagudi karo mahin😥
@sharmaarkeilbir8787
@sharmaarkeilbir8787 6 жыл бұрын
Asia Ayaan,ey waa runtaa walaal
@NasroKiine
@NasroKiine 5 жыл бұрын
rabow walidkena hinaga horkenina
@zeynhajiabubakar5158
@zeynhajiabubakar5158 4 жыл бұрын
amiin ya rabi
@qadaroabdullahixasan9339
@qadaroabdullahixasan9339 4 жыл бұрын
50cent
@shuushuu9192
@shuushuu9192 4 жыл бұрын
Ilaahow aabahey u naxriso Qabrigisa u wasici yaa rabi
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 4 жыл бұрын
amiin u ducee sadaqadau badi
@shuushuu9192
@shuushuu9192 4 жыл бұрын
@@abdullahiomarali5241 insha allah walal qaali
@apdirahmanfaaz9882
@apdirahmanfaaz9882 4 жыл бұрын
Aaapo waa iftiin kamida ilysyda upaxa aduunkah 🌋cidii igu raaczan laki izaarah
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 4 жыл бұрын
Aniga Abo somalilander aheyn labdaydii waliba waay ii duceyeen why wiil waldki jaceyl baan ahaa mansha allaaha ilahey qofka iga dhigaa i gargarey waliba aabo aan yar buu hooydey lakin hooyo illahey waxoog buu iskiu kaaa daayey. illahey ha u naxristo waldiintey iyo inta waldkod ina hoydabyba amiin
@hapaneshaydo9
@hapaneshaydo9 3 жыл бұрын
Aabo gacaLiye ilaaahay naxaristii Jano haka waraabiyo Amen Aamen 😭🤲
@soomaliangirl1360
@soomaliangirl1360 7 жыл бұрын
laabsalax kooxda wan ku haysanaaba mamul baanu u dhibanaynaa ninkan waa nin caqli badan oo umad hogaamin kara .walahi waan ooyey gabaygan
@najmaomarabdirahman8558
@najmaomarabdirahman8558 6 жыл бұрын
Allahu akbar wllhi wan ilmeyey ax ax ilahow walidkeey xaqiisa magudi karee yaaa allah cadab ka xoree walidkiiy iyo walid oo dhan yaa rabi danbigiisana dhaf yaa rabi 🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾😭😭😭😭
@xuseencabdi2518
@xuseencabdi2518 4 жыл бұрын
@
@ayuubabdiqani7923
@ayuubabdiqani7923 Жыл бұрын
Aamiin aamiin I aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin
@abdihakimjoseph1867
@abdihakimjoseph1867 7 жыл бұрын
xasan dhuxul laabsaalax abwaan ruuxi ah waa farriin culus iyo digniin iyo talo iyo waano allow waalid caasi hanaga dhigin
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 5 жыл бұрын
😢😭😭😭ax Allow waaLi caasi hanaga dhigin aamin
@zakimoha8584
@zakimoha8584 4 жыл бұрын
🥺🥺 wllhi ilinta wan celin wayay Allow abaalkoda ma gudi karnee Ducadeena u ajiib 🤲 Rabow Fardowsa ka wraabi 🤲
@shaaciyeabdirahman368
@shaaciyeabdirahman368 6 жыл бұрын
Maanzha alah ilaahay ha iska daayo Wlhi waa gabay ama maanzo dhaxal gala
@nuurnaasir6404
@nuurnaasir6404 4 жыл бұрын
Siwanaagsan ayuu gabay ugu waaniyay hadal xigmadleh ayuu kula hadlay Mansha Allah
@niciimoshanle156
@niciimoshanle156 2 жыл бұрын
Subxaanalaah aabahy mcn waan la joogay garbkiisa ayaan ahaa marku ila hadlo niciima hadu yidhaah mar labaad iguma soo celin allaah na waa I arka waan jeclaa aabo balse allihi abuurta iga jeclaaday markaan kasoo tagyey hadaan moodayo inuu kulankayagi u danbeyey yahy kamaan soo tageen ee waan la joogi lahaa waan kasoo fogaad wadan aan iska soo gaadhi karin ayaan imid bil ayaan ka soo maqna markaan geerida aabe layso sheegay aabe mcnow allah qabriga haku waa siciyo kuwii janada ku kulmana haynaga yeelo ducadada inta kadanbeeyo kama daali doono 😢🤲🤲🤲
@filekhayr4775
@filekhayr4775 4 жыл бұрын
Abaaan laabsalax aad ayan ugu bogay suugaantiisa dhaqankiisa caqligiisa iyo fikirkiisaba inta aan ka arkay, lkn waxa qiimihiisa hoos udhigaya isaga iyo abwano kale oo xikmad badanba qolooyinka fanka lagu ibtileyay, ee dhaqankena fiican iyo diintenaba duulaanka Ku ah.
@xamseibnuooglechannel1076
@xamseibnuooglechannel1076 4 жыл бұрын
Abwaan xasan dhuxul laabsalax Abwaan aan taageero Nolosha barayo hanoo kaa dayso Kolayba la noolaan maaye dhimasho la sugayaa
@mostaphedugta4734
@mostaphedugta4734 2 жыл бұрын
ilahayow aabahay u naxariiso intuu aabahood nool yahayna ka yeel kuwii adeeca
@quenzumii1322
@quenzumii1322 7 жыл бұрын
aaaaabo mcn allh haku danbi dhaafo😭😭😭😭
@cabdiwaxidcabdow2604
@cabdiwaxidcabdow2604 4 жыл бұрын
Amin
@munalizayusufodawa4167
@munalizayusufodawa4167 4 жыл бұрын
Abo mcnow allow ku naxariso illaha walid adec ika diigay ba mahada usugantahy😭😭😭
@walaalahadaarudacwa8120
@walaalahadaarudacwa8120 5 жыл бұрын
( وَقَضَىٰ رَبُّكَ أَلَّا تَعْبُدُوا إِلَّا إِيَّاهُ وَبِالْوَالِدَيْنِ إِحْسَانًا ۚ إِمَّا يَبْلُغَنَّ عِندَكَ الْكِبَرَ أَحَدُهُمَا أَوْ كِلَاهُمَا فَلَا تَقُل لَّهُمَا أُفٍّ وَلَا تَنْهَرْهُمَا وَقُل لَّهُمَا قَوْلًا كَرِيمًا ) الإسراء (23) Al-Israa Wuxuu Faray Eebahaa inaydaan Caabudin isaga mooyee iyo inaad u samo fashaan Labadii Waalid Samo falid, hadduu ku gaadho Agtaada wayni midkood ama Labaduba ha ku Dhihin uf, hana Canaanan kuna dheh hadal Fiican.
@axmdnuurmuuminaxmednuur6961
@axmdnuurmuuminaxmednuur6961 7 жыл бұрын
Allah waalidken ha u naxarisato
@Quen_Filsan_Said
@Quen_Filsan_Said 4 жыл бұрын
Wlhi waa iLmeeye. Allow waalidkeen cadaabta ka iLaali.
@abdirahmanhassanomer7111
@abdirahmanhassanomer7111 4 жыл бұрын
Aamiin
@sooyaal1862
@sooyaal1862 7 жыл бұрын
*frist tv ga ayay hada ka socotay 5daqiiqo ka hor durba waad soo hesheen bravo*
@aaminamaxamed3571
@aaminamaxamed3571 4 жыл бұрын
ggd
@mushtaaqibrahim6170
@mushtaaqibrahim6170 7 жыл бұрын
ilahayo du,CAA walida hanag qadan
@mohamedabdi265
@mohamedabdi265 7 жыл бұрын
Wllhi wa manso wax ku qadasho mudan ilahow walid casi hay badin
@kingsmiletv954
@kingsmiletv954 4 жыл бұрын
IllahaY aabo ha kuu naxariisoTo runTii maanTa hadad agtayda joogi lahayd madaxaygan Ku saari lahaa sidaaan horeba dhabarka iigu sideY illahay naxariisti jano kaa warabi aabo mcne
@owlaadjacayl4290
@owlaadjacayl4290 7 жыл бұрын
Ax ax allow caaq caazi ah hanaga dhig walidken iyo walidinta kale allow aan ixtiramah
@yachyahusen9717
@yachyahusen9717 7 жыл бұрын
Abwaan complete ah long life Waxuunbaa lagaadhaxli viva sland🎺🎺🎺🎺🎺
@yaxyeawdacad1163
@yaxyeawdacad1163 7 жыл бұрын
maansh Allah alle haku dhawro
@abdishakourhusseinshaakir8326
@abdishakourhusseinshaakir8326 6 жыл бұрын
Ax Ax Ax allow ha naga dhigin waalid aaq
@wardaamiizha3661
@wardaamiizha3661 6 жыл бұрын
Xidigihii geeska wada qiiro ayay galeen cidii ila daawanaysa 9.8.2018 maalin khamiisa
@fatimaomarmoha5175
@fatimaomarmoha5175 6 жыл бұрын
Noloshuba cibaariyo Dhacda cusub MA weyde Nin ubaxay cirkaa sare Waqta hoos usoo celin
@mushtaaqibrahim6170
@mushtaaqibrahim6170 7 жыл бұрын
aya Allah no xafid walidka
@farxaanansaar645
@farxaanansaar645 4 жыл бұрын
Allow waalidka xaqooda na garansii ma gudi karre allow ha na dilin inta aanan haba yaraate xaqooda dhibic kolay katahay wax uso celin abaalka waalid aaameeeeeen
@abdullahiyusuf4543
@abdullahiyusuf4543 4 жыл бұрын
Masha Allah Laab Saalah Illahay Waalidka ha u Naxariisto Amiin yaa Rabbi
@saabiriinmaxamed6269
@saabiriinmaxamed6269 6 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😥😥😥😥allow caasi hanaga dhigin alllow naga dhig baari Abwaan laab salax allow ku dhowr❤
@hareedkaiseOomaar
@hareedkaiseOomaar 4 жыл бұрын
Alle haw naxariisto abahay aaboy hadad aakhiro joogto ducaad iga mudan tahay 😪😪😪😪😪😪😪😪😪
@ahmedysn4865
@ahmedysn4865 4 жыл бұрын
Lama gudi Karo waaridka xaqiisa Allow udanbi dhaaf waaridkeen
@guleidmohed1173
@guleidmohed1173 7 жыл бұрын
labsalax gudomiyee saree nin jiraa
@cabdulahiyaxye4976
@cabdulahiyaxye4976 3 жыл бұрын
Subxanallh 🤧🥵
@AhmedAli-vs6tn
@AhmedAli-vs6tn 3 жыл бұрын
Allah kuxafido nin garasha deer yatahay runti
@abdirahmanzuldaan7739
@abdirahmanzuldaan7739 4 жыл бұрын
Abwaan xasan dhuxul laabsaalax waan taageeraa runtii waana jclh maansooyinkiisa alle haku xifdiyo
@zeynhajiabubakar5158
@zeynhajiabubakar5158 4 жыл бұрын
masha allah abwaanka allah ha inoo xafido runtii wan kugu daysadaaa abwaan xasan dhuxul laab salaax waxaan rajynaa inta aan nolahay inaan mar un kula kulmo inshaa allah
@huseinaxmed5252
@huseinaxmed5252 4 жыл бұрын
Ilahy waalid hadalkiisa na maqashii si aan u tixgalino aabo iyo hooyaba
@suadobby5178
@suadobby5178 4 жыл бұрын
Allow unaxariso abahey mcn😭😭😭😭
@ahmedqorane9710
@ahmedqorane9710 5 жыл бұрын
Abwaan laabsalax nin qiirø galiy3y dad waynaha 💘
@ahmedqorane9710
@ahmedqorane9710 5 жыл бұрын
Abwaan ku wax badan buu og yahayn wlhi
@guledcabdi8026
@guledcabdi8026 7 жыл бұрын
abwanka qarniga laabsaalax cadawga ma libin helo
@Hindahappy-s3m
@Hindahappy-s3m 7 ай бұрын
Allah haku naxariisto aabe mcne 😢😢
@souadsiman_official9559
@souadsiman_official9559 2 жыл бұрын
Aniga uu buka aabahay iso duceya asabaxabay inu Allah cafmad sereca isiyo inchallah
@qoslaayesomali1716
@qoslaayesomali1716 5 жыл бұрын
Waxa lagu caasiyay waaa aabo o adon ilahey ah Bal ka wrn kuwan gabdhaa oo ilaheygii aburay ku caasiyay😭 oo timaha qaawiyay Waxa iga daran gabadhan oo timaheda qawanyahay hadana Ooyin ben ah iska keneyso😘 Adunku waa malmo wlhi Alow naso hanuuni😭😥😥😥
@mustafeshire525
@mustafeshire525 2 жыл бұрын
Abbo mcn allah hakuuu naxariisto😭😭😭
@happyyusuf1253
@happyyusuf1253 5 жыл бұрын
masha,alah ilah waxauisiyay abe in uabe wanagsanyahay wanagsan anagana nagayelay bari inti ilamida like isar
@najahmahdi8521
@najahmahdi8521 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 alow walid casi hanoga dhigin amin ciyalak kan barinoga yeele amiin 🤲🤲
@cabdicali7166
@cabdicali7166 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😀😀😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😃😂😂😂😂🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@ayuubabdiqani7923
@ayuubabdiqani7923 Жыл бұрын
Aamiin aamiin I aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin
@umaxmed5169
@umaxmed5169 6 жыл бұрын
sax wllhi waa hadal qiimo leh 😢😢😢😢😢
@ilyaasabsuge3456
@ilyaasabsuge3456 5 ай бұрын
Maansadaan waxaan soo xasuustay marki aan arkay inan yar oo leh Aabbahey wuu xunyahay😭🥲😭
@hodanmohamed4870
@hodanmohamed4870 4 жыл бұрын
Ax Allaha nafahansiiyo xaqa walidka
@souadsiman_official9559
@souadsiman_official9559 2 жыл бұрын
Amin Amin amin hno
@rooblesaleban2480
@rooblesaleban2480 Жыл бұрын
Aabo macaan alle Haku Naxariisto
@hareedkaiseOomaar
@hareedkaiseOomaar 3 жыл бұрын
Waalidka Iska ilaaliya oo garab istaaga
@you-pp7ko
@you-pp7ko 6 жыл бұрын
Waa manso aad u qiime bdn ninka laga sameeyay tolw ma gartey Alle xaqa walidka ha na tuso
@munoahmed9290
@munoahmed9290 2 жыл бұрын
Yaa rbi aabahy cimri dheer iyo cafimad ii sii waa nftydee
@guuleedmaxamed8219
@guuleedmaxamed8219 6 жыл бұрын
Allow naga yeel kuwi waalidkod anfaca ee xaqooda garta janadi fardowsiyo camal khyr badan kuwey ku helan ilahow nooga dhig aaamin aamin
@ninkajecelnabada6645
@ninkajecelnabada6645 7 жыл бұрын
qofkii saddexad...
@farhangacmadhere7056
@farhangacmadhere7056 5 жыл бұрын
Masha Allah ilaahow abwaanada noo barakeee xasan dhuxul laabsalax abwanada da a da yar .
@haniitaofficialchannel
@haniitaofficialchannel 2 жыл бұрын
Maansada kuma daalo dhagaysigeeda abaaahay waxuu ahaaa shaqsi nolsha wax kaysto tahay noogu dhabar adaygay maalinka aan aabahay wayay waxay ii noqotay maalinka aan aduunka culayskiisa dareemay ilaaa hadana waxaan ahay qof nolsha ku sugaya dhimasho oo kaliya 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 5 жыл бұрын
😭😭😭😭😢😢😢😢😭😭😭😭😭😭😢😢 allow caasi ha naga dhigin oo awlaadeena haka dhigin aaamin aamin yarabj
@amuunabdi2632
@amuunabdi2632 3 жыл бұрын
Aabow macaaanoow ilaahy ha iikaadaaYo dunidu waa aabe
@abdirahmanmahamud8723
@abdirahmanmahamud8723 5 жыл бұрын
caqli iyo codkar nimo ayuu allé isugu daray masha allah nin aan ku daydo
@FaraskaCad
@FaraskaCad 7 жыл бұрын
Abwaaan Xasan dHuxul labdaalax daa'imka Alle hakuu daayo caafimaad qab iyo cimri dherer
@bashiircalicabdi1481
@bashiircalicabdi1481 6 жыл бұрын
manso qiire walle
@bashiircalicabdi1481
@bashiircalicabdi1481 6 жыл бұрын
noolow abwaan laabsalax
@apdulehapane8558
@apdulehapane8558 4 жыл бұрын
shukran abwaan jakaza llaah ❤
@amalzharaf8792
@amalzharaf8792 5 жыл бұрын
allow xaqa nagarnzii dariqa tozana nagu hagaji😂😂🙇🙇🙇 duco walid WADAHAP IYO DARAJO QALIYA✋✋
@nasmacumar3406
@nasmacumar3406 4 жыл бұрын
Walid nimada qimaha aya ledahay wax dareemi kara qofkan haysan abo runti manta wxn daremay cidlo wayn 😭😭😭😭😭💔 alle hu naxariisto
@asiye717
@asiye717 4 жыл бұрын
😭😭 Allow Casi nimo ka magan gala 🤲🤲🤲
@awilsuleiman4250
@awilsuleiman4250 4 жыл бұрын
mancha Allah abwaan hore usoco inta waalidka jecel iyo soomaaalinimada
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Number waa.leeyahay sedexaad yarey baaanmka ahay dumaaar.exusemeeeee.waxaannqaato iyo waxaan qaadanin baa jiro.aww
@hamdamubarik4876
@hamdamubarik4876 7 жыл бұрын
Abwaaan xigmad leh Allow aaabo unaxariiso
@inahaji7272
@inahaji7272 6 жыл бұрын
Hamda Mubarik aamiin aamiin
@qadanmooge156
@qadanmooge156 6 жыл бұрын
Allaw naga dhig kuwii xaqa walidka gutaH aaaameeen yaa Allah
@ubaxmaxameddiiriye1200
@ubaxmaxameddiiriye1200 4 жыл бұрын
Ilaahay inta ay aabahod dhinteen ha unaxariisto
@miskisheikhabdirahman9762
@miskisheikhabdirahman9762 5 жыл бұрын
Allah walidkeyna jano firdous ku abalmarey.
@hodanmohamed5401
@hodanmohamed5401 3 жыл бұрын
Sax. Way itaabatay mansadaan
@cxakiimcarab1290
@cxakiimcarab1290 5 жыл бұрын
abwaan iga dheh
@mohamedadow8052
@mohamedadow8052 7 жыл бұрын
Abwaanka markaan fikrad Soomaalinimo ayaa ka muuqata markaan xidigo Soomaaliyeed ayaa noqoteeed
@abdirahmanfarah7268
@abdirahmanfarah7268 6 жыл бұрын
Maxamed Cadow Faarax Somali nimada la samaystaa marna wax Laga baxo . Caqligaagaa intaasa
@abdirahmanfarah7268
@abdirahmanfarah7268 6 жыл бұрын
Barina sac noqo
@hamzeabdi934
@hamzeabdi934 4 жыл бұрын
Cajiib kani wuxu ahaa waalid inkaar
@Ibby_hashi
@Ibby_hashi Жыл бұрын
18/09/2023 Monday Aabahay Mcn waa qofka aan dunidan korkeeda ugu jeclahy waana qofka noloshayda Hdaan cid u saari karo Naftayda aan u saari lahaa wuu iga xanuunsanyahy Hospital ayaanan ku hayaa Igu so duceya inuu Alle Cimri dheer iyo cafimad ii siiyo Allow iidaa waa wadnaha aan ku shaqeeyee 😭❤️ Curad Taabo qaadiyo inaan Noqdo Ciiltire Muxu u Xamilay Cidhiidhiga🤦🏽‍♂️❤️
@hamdamubarik4876
@hamdamubarik4876 7 жыл бұрын
Allow kuwii xaqa walidka guta naga yaaal 😭😭
@camirkahiye2659
@camirkahiye2659 4 жыл бұрын
Wlhi wan qirodi😭😭😭
@xuseenaadan3409
@xuseenaadan3409 5 жыл бұрын
Wlhi waan Qiirooday Ax ax
@haaruunmacruuf8021
@haaruunmacruuf8021 4 жыл бұрын
Abwaan alla cimriga ha kuu bara keeyo
@ahmedshaafi6550
@ahmedshaafi6550 6 жыл бұрын
laabsaalax abwaan soomaliyeed wlhi kugu faanaa abwaan noolow inbadan
@Mohamed-pf7vb
@Mohamed-pf7vb 4 жыл бұрын
asc kkkkk
@nuuranaski9220
@nuuranaski9220 2 жыл бұрын
Aabo mcne❤🧡🧡🧡💋 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@axmedshafi8741
@axmedshafi8741 7 жыл бұрын
abnwaan xasan jir joog
@feisalfeizul9717
@feisalfeizul9717 3 жыл бұрын
Allah ha ino xafiido Abe🤲🤲🤲
@suhaybnuradin4442
@suhaybnuradin4442 7 жыл бұрын
ilaaHow kuwii walidkooD adeeca HaynaGa DHigo
@kabitaanojr10
@kabitaanojr10 6 жыл бұрын
Ilaahey ha inaga dhigo awlaad baariya
@hodandaud5404
@hodandaud5404 6 жыл бұрын
Alle aboo haku kadaayo cafimaad kuwaar aboo
@badram1784
@badram1784 6 жыл бұрын
Walhi WA manso cajiba ilahay walid caasiga naga hay inta Ahna ilahay hawsohadeyo
@mohamedabdi265
@mohamedabdi265 7 жыл бұрын
Ilahow naga dhig kuwii xaqa walidkod garta
@cabdirisaaqfaysalcali9337
@cabdirisaaqfaysalcali9337 5 жыл бұрын
AamiiN yaa Allah
@zerazmr8542
@zerazmr8542 6 ай бұрын
Hooyo iyo Aabe Alle Ha Idin Naxariisto 😢
@hassanaadan1890
@hassanaadan1890 7 жыл бұрын
qofkii 4 aad ayaan ahay hamblayo xidigaha geeska
@abdiasisabiib2916
@abdiasisabiib2916 6 жыл бұрын
illahow soo hanuuni dhalinyara
@amuunabdi2632
@amuunabdi2632 3 жыл бұрын
Xaqooda magudikarnee alow aysan waalidkeen wax naga taban ama aanan garab siin waayin Yaa alaH waalidiinteena naar ka xoreee
@abdishakourhusseinshaakir8326
@abdishakourhusseinshaakir8326 6 жыл бұрын
wlahi waalidku waa hanti aan LA ogayn
Xasan Dhuxul Laabsaalax Bandhiga Maansada Baraarug 2020
23:24
Waqal WStudío
Рет қаралды 473 М.
Minecraft Creeper Family is back! #minecraft #funny #memes
00:26
Bike vs Super Bike Fast Challenge
00:30
Russo
Рет қаралды 23 МЛН
Brawl Stars Edit😈📕
00:15
Kan Andrey
Рет қаралды 43 МЛН
XASAN DHUXUL LAABSAALAX IYO QUDBADII MUNASIBADA DJABOUTI 2020
29:54
Waqal WStudío
Рет қаралды 154 М.
dhiirigalin 2022 | best motivation ⁴ᴷ┇ Laabsaalax
20:25
Maaslim Media
Рет қаралды 46 М.
DHIIRIGALIN, ABWAAN:XASAN DHUXUL(LAABSALAX)
16:55
CIRAAB CAYNTE
Рет қаралды 11 М.
CABDI-Hani (Ha doon-doonan 2015)
8:52
Dhouh D. Dualeh
Рет қаралды 6 МЛН