Mustafe Dollar | Hebla Waa La Guur Saday Aa | Official Music Video 2021

  Рет қаралды 7,133,518

Waqal WStudío

Waqal WStudío

Күн бұрын

Mustafe Dolla,Najma Nashaad, qamar suugaani, suldaan seeraar, Hees cusub 2020, waqal studio 2020
Mustafe Dollar
Erayada: Fadxi Cabdi Xasan
Laxanka iyo Codka : Mustafe Dolar
Music : Mowliid Xasan Faarax
Directing : Mustafe Dolar
Camera: Nuuradiin Dugsiiye
Editing: Nuuradiin Dugsiiye
Production: Afro.Waqal & Furinle

Пікірлер: 3 600
@Mustafedollar
@Mustafedollar 3 жыл бұрын
Sheekada heestani waa qiso dhab ah o dhacday 2010ka Waxana kana samaynay heestan taxanaha ah o ka kooban ila 4qaybood mudo dheer ka dib waxay dib u Kulmeen 2017ka isfahan badan iyo sheeko dheer oo dhex martay waxay ku heshiiyeen inay nolasha ku midobaan Hadana wa lamaane. Heesta 2aad ayaad ugu fahmi doontan waxa sababay guurka inanta iyo siday wax isu badaleen Mahadsanid wllkay *Nuuradiin Dugsiiye* iyo dhaman team waqal Lasoco qaybta 2aad inch Allah
@caboudiahmed2514
@caboudiahmed2514 3 жыл бұрын
Taageero buuxda walaalkay from Canada reer Canada way ku jecelyiin
@cabdicasiismaxamed7281
@cabdicasiismaxamed7281 3 жыл бұрын
Mustafe Dollar sxb film ka xageen ka heli karaa
@queendheeman7949
@queendheeman7949 3 жыл бұрын
Adi miya so qadaya qaybta 2aad wl
@Hodan7812
@Hodan7812 3 жыл бұрын
Filimku mgci marka
@ahmethkaderofficial1639
@ahmethkaderofficial1639 3 жыл бұрын
Mustafow Qaybaha Kalena Waanu ZugaYnaa Zhp
@queennajal6747
@queennajal6747 3 жыл бұрын
Imisa Qof ayay Heestani dareen ku ReebtaY😔😔
@dhiibsanetvshow
@dhiibsanetvshow 3 жыл бұрын
Aniga 11 October ba layag guursaday hodan😭
@hodanqoslaye948
@hodanqoslaye948 3 жыл бұрын
@@dhiibsanetvshow waa ikan bbe
@Kowkabe_official
@Kowkabe_official 3 жыл бұрын
Dib ma umidowdeen
@dhiibsanetvshow
@dhiibsanetvshow 3 жыл бұрын
@@Kowkabe_official may wali wala qaba prother
@bushromohmud3802
@bushromohmud3802 3 жыл бұрын
@@dhiibsanetvshow 😭😭😭😭 mi pro qli zorry zmir io imn alha ka siyo ilhy mid ficn ha ku siyo lkn saa ku ila wilhyd wy adg thy wlhi Sorry pro 😢😥😭😭♥♡
@marwaankeyse9915
@marwaankeyse9915 3 жыл бұрын
Waxan goob joog u ahaa qiso tan ka xanuun kulul😥😥😥😥 Wakhtigan schoolka Ahaa form one ayaa wiil aanu zxp aheyn bilaabey xidhiidh jacel azxaab baan noqoney, dalxiisyaan bixi jirney hablo iyo inamo ah isagu cid aan iyada aheyn muu soo kaxeysan jirin ama muu fami jirinba wax ey wada socdanba schoolkii waan dhameyney ✌✌ Guurbuu usoo ban dhigtey wey ka diidey jaamacada aan dhameysto ayey ku tidhi hbnka waxan aheyn 3 wiil iyo 3 hablood wuuna ka ogalaadey isagoo qalbigeeda ilaalinaya😔😔 Ana jaamacad baan bilaabey isna midkale dabadeed is aragtidoodii baa yaraatey call baa laga wada hadlaa uun😑😑 Wuxu arkey iyadoo barbera dalxiis wiilal uraacdey dabadeed wuxu weydiiyey sababtey ugu sheegi weydey deedna waxey ku tidhi ani ima xukuntid wuu raali galiyey isagoo ka fikiraya inan la'kala gu'in waxey sidii ahaataba habeen bey soo wacdey xageed joogta bey ku tidhi wuxuu ugu jawaabey jaamacada &50 iiso dir bey ku tidhi qli hada waan fara madhaney ayuu ugu jawaabey hayeh bey ugu jawaabtey Jaamacadii markuu ka soo buxuu wacey waba xidhan yahey mobilkedi fariin what's Appka udhig buu is yidhi weyba block gareysey Fb sidoo kale🤔!! Subaxaa subixii ku xigey waxaba isoo galey hanbaliyadii maherkeeda🙆 Anoogo yaban ayaan guriga ugu tagney isoo sawiradii daadawanaya😥😥😥 Ilmadii intuu iska tirey buu yidhi zxp aan idiin soo baxo😣😣 Dabadan u baxney wuxu yidhi zxp samir baan iska baadhayaa ee waxaad iisheegtan ninka guursadey waayo Midnaga midaa yidhi zxp hebal baa dhaley hebal waa nin hanti aan la'sheegi karin leh Waxuu nagu yidhi asxaabey waxaad sameysaan hanbaliyeeya dumaashidiini hore Allena u weydiiya nolashaaan la'rabey mid ka qurxoon in uu Alle siiyo ✋✋Waanu sameyney habeen ayaanu u soo kaxegney show dhacayey oo aanu maryo wada madaw xidhney run ahaantiina aanu dhisneyn marka laga reebo niyadiiso maqneyd mooyee ayaanu gaadhigii ka soo dagney Inyar markaanu hore usoo galney ayaabu nagu yidhi zxp hebla qosal keedi ma maqashaan mid baa yidhi zxp mid u eegban maqlaa😥😥😥 Waaban dey deyney waa iyadiyo odeygeedi iyo gabadh 🤦🤦🤦 Waanu salaaney se weynaga naxdey miiskii buu zxpkey la fadhiistey isagoo odeygeedi is baraya Waanu is baraney waxana nala kulmey wiil runtii akhyaara zxpkey baa ku yidh hada jacelkeygii maaha ee waa walashey waxan kaa codsanayaa seedi inaanad ka ilmeysiin 👑👑 Xaley ayaan u imi isagoo hestan dhageysanaya ilmana ku taagantey wlhi ma qiyaaseysid siduu ugu luuqeynayey😥😥😥😥😥😥
@lisabintumaryam8288
@lisabintumaryam8288 3 жыл бұрын
Sorry wlhy qisadan wan lailmeeyey😪😪😪💔🥺
@cabdiwalimaxamedxersi843
@cabdiwalimaxamedxersi843 3 жыл бұрын
😥sabar allaha ka siiyo iyo midkle oo u badasho qof walbane qofku jeclyahy allaha siiyo
@hipaakosman7954
@hipaakosman7954 3 жыл бұрын
Wax walba ka filo qofkaa jeceshay lkn badal kafiican alle hasiiyo
@marwaankeyse9915
@marwaankeyse9915 3 жыл бұрын
@@lisabintumaryam8288 wll waliba ta baraha bulshada la'la soo fadhiista waa beene hadii caadi looga sheekeyo waan soo koobe wey ilmey la'haayeen dadku
@marwaankeyse9915
@marwaankeyse9915 3 жыл бұрын
@@cabdiwalimaxamedxersi843 zxp waaban u guurine se qof uu jecelyey mahee wuu la'noolyuun😪 Xataa wey ka dacwootey xaaskiisu 🙆
@Camaarbashiir
@Camaarbashiir 3 жыл бұрын
Heestaan Waxey u Egtahay Qiso Mar Tuladeena ka dhacday markey gaarto 2M likta ha ila dhaafin Walaalayaal
@edna_ah3567
@edna_ah3567 3 жыл бұрын
Maad iga sheekeysid😊
@Mohamett72
@Mohamett72 3 жыл бұрын
Done
@princesssabnaa8951
@princesssabnaa8951 3 жыл бұрын
Wakaas like tada hh
@karaamohaybe7474
@karaamohaybe7474 Жыл бұрын
@@princesssabnaa8951 wllla
@natureandimmotation2623
@natureandimmotation2623 Жыл бұрын
Wll 4 million maraysa
@abdulhakemaditya325
@abdulhakemaditya325 3 жыл бұрын
Hargeisa markii hore Weynu ogayn inay ahayd Hoyga fanka Hada waxay ku Darsatay Hoyga Muuqalada shidan Reer somaliland ismuujiya💪
@shiinebulshaawi5292
@shiinebulshaawi5292 3 жыл бұрын
Abdulhakem sxb qaali subscribe igu sharf Allah kusharfo masuul
@HamdiMSN
@HamdiMSN 3 жыл бұрын
Maad sanid broh
@cabdiqanidaacaddaacad7932
@cabdiqanidaacaddaacad7932 3 жыл бұрын
Mahadsanid pro
@hamdimohamed6552
@hamdimohamed6552 3 жыл бұрын
Qayba 3:34 aya burco ah😊
@nouraaidid6567
@nouraaidid6567 3 жыл бұрын
Xaqiiq
@jamaljiite2471
@jamaljiite2471 3 жыл бұрын
Jooji like kuraadinayso quranka iyo saliga nabiga Scw❌
@Minecraftclips7
@Minecraftclips7 3 жыл бұрын
zxp adna jooji soo gaabinta salliga waa nacdalan yhy qofka soo gaabiya salliga rasuulkena waayo waxy ka dhigan thy in qifkaasi karhyo in uu wada qoro salliga nabiga oo dhameystiran (sallalahu caleyhi wasalam).
@maxamadbaarisalaad743
@maxamadbaarisalaad743 3 жыл бұрын
Sallalahu calayhi wasalam😍
@jamaljiite2471
@jamaljiite2471 3 жыл бұрын
@@Minecraftclips7 Thank u wallkay Sallalahu calayhi wasalam
@noursaid2392
@noursaid2392 3 жыл бұрын
Scw
@xaashicali7213
@xaashicali7213 3 жыл бұрын
Salalahu calayhim wasalam
@cadaaweentertainment
@cadaaweentertainment 2 жыл бұрын
Quraanka ilhy akhrista qiiro iyo wal.wal ma arkeysiinee noh azxpta👍👍🙏🤲
@alibashka4274
@alibashka4274 Жыл бұрын
🤩🤩🤩🤩
@shafisomali796
@shafisomali796 3 жыл бұрын
Meeqa Meeshan Jogta O Jaceylkoda Laga Guursaday Imisa Murugo Iyo Ilmo Badan Iyo Habeeno Badan O Hurda La Aan Ah So Maray Imisa Ayago Qofki Jecla O Qofka Lo Guri Geeynaya Arkaya Misana Aan Waxbo Ka Qaban Karin Jaceylka Wuxu Keena Habeena Badan O Hurda La Aan Jaceylka Qofka Jcshhy Marka Lagaga Hiiliyo😭😭😭😭 Qalbiyada Allha U Qabojiyo Cidwalbo Jaceylkiisa Ku Guuleysan Wayay Misana Wali Xasuusta🤲🤲
@HamdiMSN
@HamdiMSN 3 жыл бұрын
Madsanid 😭😭
@shafisomali796
@shafisomali796 3 жыл бұрын
@@HamdiMSN Wn Isku Lenahy Wll
@jeeymaanbilow2587
@jeeymaanbilow2587 3 жыл бұрын
Tiro maleh wlhi ghosh murugo weynaa waxaad mooda in janadi lagaa hor qaadayba wax kale xita xasuusan meysid aan ayada iyo waqtigi wacna ee aad isla soo qaadateen mooye
@shafisomali796
@shafisomali796 3 жыл бұрын
@@jeeymaanbilow2587 Aad Iyo Aad Wlhe
@mubariksofe7417
@mubariksofe7417 3 жыл бұрын
Runtii walahy imaka intaanan heestan arag waxaan ka fikarayay gabadh aan jeclaa oo bil ka hor si kedis ah laygu sheegay meherkeedii, wlhy markaan mopilka sidaas locka uga furay si kedis ah waxaan u arkay Hebla waa la guursadayaa, aniga oo isla hadlaya ayaan waxaan naftayda ku idhi youtuyubkuna ma ogaan ayuu kuugu caragsanyaa kolpa wax qalbigaaga gilgilaya ayuu ku tusayaa.... waa iska adduunyo asxaab badan ayaa marxaladan oo kale ku sugan..
@asad-n6u
@asad-n6u 3 жыл бұрын
Inta jacel xapiip keena mohamed scw like
@updyrazaaksomali2593
@updyrazaaksomali2593 3 жыл бұрын
Waar horta maad yara zilantay mize waxba zi ka yara ah hees baa baxayza markaazad nabigana maxamed csw aad zo dhex galinayzaa
@dahiradan1298
@dahiradan1298 3 жыл бұрын
@@updyrazaaksomali2593 walal habad ma maskahda ugadacday mida asago yar 😄😄😄😃😃😃😃😃
@sakisom1
@sakisom1 3 жыл бұрын
Meel hees lagu qadayo haku xusin rasulka adoo ixtiramayo wall wa iga waano
@maxamedsomali2750
@maxamedsomali2750 3 жыл бұрын
Meel hees kabaxayso hakusoo hadal qaadin nabi maxamed
@fuadamiir6785
@fuadamiir6785 3 жыл бұрын
Halkan maxad rasulka u keena xolayahow like baad ku raadinesa xolaha tahay wase uf
@zakariyamohamud8378
@zakariyamohamud8378 3 жыл бұрын
Heestan plz mrkey 1Milloon gaarto like dhac igu sii ka hor ma rabo thnks
@zaymolabdullahi4775
@zaymolabdullahi4775 3 жыл бұрын
1m mnta
@mohamudmohamedjamaafrican532
@mohamudmohamedjamaafrican532 3 жыл бұрын
2million 👍
@ahmedcabdullahi4455
@ahmedcabdullahi4455 2 жыл бұрын
3.8 weeye ✌️✊
@Tasnem_tasmah
@Tasnem_tasmah 5 ай бұрын
Hadda 6.3m weye😁
@haykaljay6549
@haykaljay6549 3 жыл бұрын
Waxkasta oo mcn quraanka ka mcn scw scw 😭xasuusta geerida wll
@hamsehazard5662
@hamsehazard5662 3 жыл бұрын
Reer Mii reer Mii dhalay!
@hamsehazard5662
@hamsehazard5662 3 жыл бұрын
@@haykaljay6549 Shuubaa Ku dhashay 🖕🏽 Hooyadaa wasee quraanka haku qudhaaban!
@mariyaindho978
@mariyaindho978 3 жыл бұрын
Quraanku ciyaar magalo eelasoco zxp
@Marvvo22
@Marvvo22 3 жыл бұрын
Saa mxaa inta ku keny hdaba🤨
@olij1170
@olij1170 3 жыл бұрын
Halkan maxd kaso doontay marka dawarsi xumada jojiya
@khadarchannel907
@khadarchannel907 3 жыл бұрын
Reer hargeysa is muujiya😍
@nimcoayaan6197
@nimcoayaan6197 3 жыл бұрын
Xaadir😍
@khadarchannel907
@khadarchannel907 3 жыл бұрын
@@nimcoayaan6197 🥰😍
@khadarchannel907
@khadarchannel907 3 жыл бұрын
Ku jirta
@khadarchannel907
@khadarchannel907 3 жыл бұрын
@@hanzy9499 ku jirta
@دايا-ح2د
@دايا-ح2د 3 жыл бұрын
Xadira👋😀💃💃💃💃💃
@CabaasHolciye
@CabaasHolciye 3 жыл бұрын
Bahda la nool dareenada jaceel ee murugta leh ayuunbaa dareemi karta micnaha ku duugan ereyadan iyo qisada ay gudbineyso. Mustafe. Qalbigeyga inaad ka dhex hadleyso ayaaba la moodaa caawa saaxiib.💔😥
@ayaanzanizmail3870
@ayaanzanizmail3870 2 жыл бұрын
Xaqiiq 😢😪
@farhiamohamed3477
@farhiamohamed3477 2 жыл бұрын
Xaqiiqtan 😥😥😥
@kaldeeqa2363
@kaldeeqa2363 2 жыл бұрын
Si xeel dheer baan u dareemaya🥺
@Fatumomohamud948
@Fatumomohamud948 2 жыл бұрын
Ha wlhi 😭😭😭💔💔
@alibashka4274
@alibashka4274 Жыл бұрын
Aniga camal brother
@odaysoomaaliyed538
@odaysoomaaliyed538 3 жыл бұрын
Heesta waxaa sameeyay abwaan reer burco ah, mustafana waa reer burco, anna waxaan ahay reer burco ee like-tayda yar maxaad ka damacsan tahay 😅❤🙏💯
@mustafeessa6263
@mustafeessa6263 3 жыл бұрын
Ma gobolki badawda hhhh
@muxiyadiin2760
@muxiyadiin2760 3 жыл бұрын
Nafyaada aam
@lamafilaanmedia5809
@lamafilaanmedia5809 3 жыл бұрын
Waxasad dadka kula zhurakobeYsaa
@zuhayptezmaofficial5130
@zuhayptezmaofficial5130 3 жыл бұрын
Maaha reer burco mustafe waa reer hargiesa
@najaxabdi4632
@najaxabdi4632 3 жыл бұрын
Gobalkii raga gull iyo gobanimo❣💪💪
@captainmo77
@captainmo77 3 жыл бұрын
Hees Darren leh mustafe dollar fanaan+mulaxan+jilaa+abwaan=hit maker, dadkii fanka loogu talaogalay inuu yahay waan uqiray✊
@abdisalantahir8749
@abdisalantahir8749 2 жыл бұрын
Heestan 2022 ayay igusoobeegantah oo jacayl kaygii laguursaday
@fariddayki1714
@fariddayki1714 3 жыл бұрын
Im from algeria 🇩🇿🇩🇿🇩🇿 i like this song ❤❤👋👋👋👋👋👋
@salahmazim7051
@salahmazim7051 3 жыл бұрын
@@zakirmaxamuud6996 waa ceeb wll waxaas maaha muhiim inuu muslim ahaado sidiisa ku xushmee
@Baqdaadi1
@Baqdaadi1 2 жыл бұрын
Kᴋᴋᴋᴋᴋ ᴏʜ ᴍʏ ɢᴏᴀᴛ
@asmomohamed6920
@asmomohamed6920 2 жыл бұрын
Somalidiiba Algeria shegnysa yahu
@RasmiruunYuusuf
@RasmiruunYuusuf 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@farhanhdhimbil4998
@farhanhdhimbil4998 3 жыл бұрын
Codka&laxanka:mustafe dollar reer burco Ereyada:Fadxi Cabdi xasan reer burco Aniguna reer burco ayaan ahee bal is muujiya bal reer burcooow❤️❤️
@fatxaapdrahman9158
@fatxaapdrahman9158 3 жыл бұрын
Waanakan✌🥰
@sadikmoha3993
@sadikmoha3993 3 жыл бұрын
Music: mowliid xasan faarax rer jigjiga ha ka reebin
@sadiqhassanabdi4704
@sadiqhassanabdi4704 3 жыл бұрын
@@sadikmoha3993 waa runtaa sxb ustaadka in la iloobo maaha mowliid xasan faarax dhameeye jigjiga best musician
@mustafenorth8703
@mustafenorth8703 3 жыл бұрын
nuuradiin dugsiiye waa borama qayb wanbu ka qaatay
@xareed1
@xareed1 3 жыл бұрын
wanakan❤❤❤👈
@hamsemohamed8169
@hamsemohamed8169 3 жыл бұрын
Fanaanka keliya ee Hindida inaga soo bareejeyey MUSTAFE DOLLAR🔥
@odaysoomaaliyed538
@odaysoomaaliyed538 3 жыл бұрын
Anna comment-gayga like soo saar 😂
@hamsemohamed8169
@hamsemohamed8169 3 жыл бұрын
Kkkkkk hye sxb aan raadiyo😂
@barkhatismail5099
@barkhatismail5099 3 жыл бұрын
Waad ismuujise😂😊
@nimcohodan2350
@nimcohodan2350 3 жыл бұрын
Hey shona hey shona
@drscaqlizan2450
@drscaqlizan2450 3 жыл бұрын
Zaif ali khan and Rani mukhrej hey shona hey shona
@Mkaywest
@Mkaywest 3 жыл бұрын
I’m so glad an eyelash had to be pulled for me to find this song
@dadomire7020
@dadomire7020 3 жыл бұрын
Me too
@maxamedjecelow2443
@maxamedjecelow2443 3 жыл бұрын
Aadan
@user-ml3bj3yq4t
@user-ml3bj3yq4t 3 жыл бұрын
Same haha
@ali.2883
@ali.2883 3 жыл бұрын
Same I love the song
@robrob6719
@robrob6719 3 жыл бұрын
😂😂
@cabdiqanimowlid5938
@cabdiqanimowlid5938 3 жыл бұрын
Inta laga guursadey sideyda ismuujiya ilin aya naga socotee😭😭😭
@zakipepe2441
@zakipepe2441 3 жыл бұрын
😭😭😭😭
@abdirahmaansacad1184
@abdirahmaansacad1184 3 жыл бұрын
😭😭😭😭
@aaminahzehra7526
@aaminahzehra7526 3 жыл бұрын
Xita me from woman☝️
@ridwaansheekh1711
@ridwaansheekh1711 3 жыл бұрын
😢😢😭😭
@mohamedahmedali3622
@mohamedahmedali3622 3 жыл бұрын
💘💘💘
@apdallakareeko4946
@apdallakareeko4946 3 жыл бұрын
Hestan caadimaha Inta waQaL racsan is mujiya
@shiinebulshaawi5292
@shiinebulshaawi5292 3 жыл бұрын
Abdallah sxb qaali subscribe igu sharf Allah kusharfo masuul
@dahiradan1298
@dahiradan1298 3 жыл бұрын
@@shiinebulshaawi5292 walal tug siga iskada plz🥺🥺
@ozooza4336
@ozooza4336 3 жыл бұрын
QUI EST LA GRACE A LA VIDEO DES SOEURS VOILÉE
@NasskaHmd
@NasskaHmd 3 жыл бұрын
Cri moins fort wsh 😒
@guillaumekim-video6918
@guillaumekim-video6918 3 жыл бұрын
@@NasskaHmd 🤣🤣
@zakmendez5916
@zakmendez5916 3 жыл бұрын
J’appellerai pas ça des soeurs voilées mais oui 😂😂😂
@ali.2883
@ali.2883 3 жыл бұрын
OH UN FRANÇAIS 😂🇫🇷
@ali.2883
@ali.2883 3 жыл бұрын
J’ai publié la vidéo
@abthirizakyoowjii8041
@abthirizakyoowjii8041 3 жыл бұрын
IntaH zugayzay zidayda like tu waa bilaazh wlhi 😂😂😂
@barwaaqoahmed8889
@barwaaqoahmed8889 3 жыл бұрын
🤦🤦
@aaminacraxmaan8363
@aaminacraxmaan8363 3 жыл бұрын
Haha😂
@abthirizakyoowjii8041
@abthirizakyoowjii8041 3 жыл бұрын
@@aaminacraxmaan8363 😂✌️
@عبدغنياحمد-ه6ت
@عبدغنياحمد-ه6ت 3 жыл бұрын
Mustafe dollar Cod 100% Laxanka 100% Music 100% Camera 100% Goobta 100% Jilinka 100% Erayada 100% Stelka 100% 👇👇👇 👉 Waqal studio 100% Waqal muuqaalo tayo leh run ahaantii keep going wllkay khadar waqal
@yaaskacadey1838
@yaaskacadey1838 2 жыл бұрын
Walalyal Qalbiga ba laiga dhawacay waliba qof 3 sano an wada sucunay Mantaa xaladeyda lagama shekeyn karo adban uxanunsanya Plz Isoo duceya ino Alle qalbiga idajiyo😭😭😭😭🤲
@nimcattudunya5308
@nimcattudunya5308 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭 waxaa ku dareemi kara qof xanuun kan soo maray aaax
@muuseahmedarile8957
@muuseahmedarile8957 Жыл бұрын
Alle ayaa sidaan qoray nolol qurux badan baan kuu rajeeynayaa💔❤🥰
@sukhralibaaxo1113
@sukhralibaaxo1113 Жыл бұрын
Ale qalbiga ha ku qabojiyo😔💔
@missayan2135
@missayan2135 Жыл бұрын
Amiin 😢💔🥺
@MiinaApdi
@MiinaApdi Жыл бұрын
Aboowe alle hakuu dhayo waan kula dareemanyna xanuunka 😢😢
@dhaladkasomaliland5878
@dhaladkasomaliland5878 3 жыл бұрын
*2:04* hargaysa quruxdeeda🇮🇹💗 miss u 😭
@YahyeSalebanmuse
@YahyeSalebanmuse 3 жыл бұрын
Calankan talyaanigaa leh 😂😂😂🇸🇴🇸🇴🇸🇴caac hoo ku nax de
@upsidesalam2870
@upsidesalam2870 3 жыл бұрын
@@YahyeSalebanmuse hadu leyahyna maxad kala so dontey ka somalia mesha😂
@blacklyricsfm330
@blacklyricsfm330 3 жыл бұрын
Somalia 1-8 Tansania 🤣🤣
@idontcare6649
@idontcare6649 3 жыл бұрын
@@YahyeSalebanmuse Qaraxlandtii ku dhashay was ilmo Amisom nagu waasha dee MIDNIMO Dambe majirto iska ilawa arkimaysane 😂😂😂😂
@zudaysiofficialchanel5925
@zudaysiofficialchanel5925 3 жыл бұрын
@@YahyeSalebanmuse mxa ku gubey calan ki lugu dawarsamayey wadigan laso orde
@apdirahimmohamet3009
@apdirahimmohamet3009 3 жыл бұрын
Inta aaminsan in uu 1m gaadhayso heestan like done
@abraham228
@abraham228 3 жыл бұрын
I love somali music from 🇯🇲
@hafsaabdi1729
@hafsaabdi1729 3 жыл бұрын
Why are you laying 😂😂😂
@hafsaabdi1729
@hafsaabdi1729 3 жыл бұрын
@@fahadaliii5897 English cato ah war somali waye 😂😂😂
@abraham228
@abraham228 3 жыл бұрын
@@hafsaabdi1729 Laying? Do you mean lying? About what?
@abraham228
@abraham228 3 жыл бұрын
@@fahadaliii5897 I'm from Jamaica brother. One love.
@hamsehazard5662
@hamsehazard5662 3 жыл бұрын
@@abraham228 aren't you black?
@zacad1939
@zacad1939 3 жыл бұрын
Heestaan waN sugayay Markay soo Baxdo inaan 10 like Helo Riyadeyda ii rumeeeya 💓💫🌹
@hassankaafiqoryooley6363
@hassankaafiqoryooley6363 3 жыл бұрын
Keep going
@mohamedabdulkadir5438
@mohamedabdulkadir5438 3 жыл бұрын
Heesaha dareenka iyo qisooyinka dhabta ah xambaarsani wey ka saameyn iyo dhegeysi badan yihiin kuwa kale. 😢🙏
@munaabdirashid504
@munaabdirashid504 3 жыл бұрын
Jjnnmmòllujj
@yasminmuktar4031
@yasminmuktar4031 3 жыл бұрын
Ok I am married to the love of my love yet this song touch me hard I can't imagine my life without Him 😔😔😔
@tasliimbbe533
@tasliimbbe533 3 жыл бұрын
🥺❤
@mamasahra4533
@mamasahra4533 Жыл бұрын
اخي العزيزي اصبر الله يرحمك ان ان احزن منك الله يسر امورك
@abdihakimahmed10
@abdihakimahmed10 Жыл бұрын
You are are so lucky 💓
@bilanisaaq
@bilanisaaq Жыл бұрын
Hope ur doing great?❤❤
@ayaanhappy2387
@ayaanhappy2387 3 жыл бұрын
Hebel wuu guursaday aaa gabar kale la aqal galay aaa galbiskiisa baa socda adna keli baa noqotay aaa😭💔💔
@iamqueenrayan9119
@iamqueenrayan9119 3 жыл бұрын
😪😪😪
@daadamohamed5507
@daadamohamed5507 3 жыл бұрын
Wlh xanun waye illahey nama istajiiyo xaladaas🤲😢
@mrjimceofficail6926
@mrjimceofficail6926 2 жыл бұрын
Hllo
@MaxamedjaamacMaxamed-g2x
@MaxamedjaamacMaxamed-g2x 2 ай бұрын
Xanuun uu dareemi karo qof jaceyl haleelay ee hadana qofkuu jeclaa laga guursadeyyyy
@drsamiishaquruxsan4036
@drsamiishaquruxsan4036 3 жыл бұрын
aynu u duceyno wllahen xamar ku naf waayay Allah ha u Naxariisto dhamantoodA Aàaaamiiin
@mohamethnazri5044
@mohamethnazri5044 3 жыл бұрын
Alle haw naxariizto wll dhmntoodba inshlh
@peautyhamdi330
@peautyhamdi330 3 жыл бұрын
Amiin
@NaimoScc
@NaimoScc 5 ай бұрын
Amiin alle ha unaxariisto❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sumeyaabdi4442
@sumeyaabdi4442 3 жыл бұрын
22 /02/2021 habeen xasuus gooni igu leh Hn1 mlin wd dremi donta cawa wxa an dremoyoh ❤😭😭💋barakooba i.n😭😭😭😭😭😭jceyl xnun bdna
@sameryahsin8673
@sameryahsin8673 3 жыл бұрын
Wll ana adan kugurzane zoo diyar garaw 20 jir single ayaan ahay from GermonY
@ahmedyusuf1107
@ahmedyusuf1107 3 жыл бұрын
xasuus ayeey igu reebtay heesta
@SOMWorld-gn1gk
@SOMWorld-gn1gk 2 жыл бұрын
Cawo maqlay iney gursty qofki an jecla💔😭
@zudayziofficiyal1629
@zudayziofficiyal1629 2 жыл бұрын
Inan Baad Tahee Waa Lagu Jeclaan adiga Jacaylku Rqgu ku xunayaahay Wllo
@kartizaninaomar9607
@kartizaninaomar9607 2 жыл бұрын
22/02/2021/2:6 🥺🥺
@abdiqaniziyaad4702
@abdiqaniziyaad4702 3 жыл бұрын
HARGYSA CADEY HORAA LOO SOCONAYAA🥰🥰🥰
@mubarignasir6864
@mubarignasir6864 3 жыл бұрын
Waqal studio another level Mustafe dollar keep going
@akhalaqiprahimali5415
@akhalaqiprahimali5415 3 жыл бұрын
heestu wey dhamaanaysaa lkn aakhiro dhamaan mayso😰😰 qof walpa waxuu jeclaa baa Qabriga utaala ilaahay ha inoo dambi dhaafo dhamaanteen
@cmhayir6240
@cmhayir6240 3 жыл бұрын
Laba mid aad tahay adiga heestan dhagaysanayo 1 inaad ku raaxaysato u dhagaysanayso🎉🎧 2 inaad dareen ahaan u dhagaysanaysid🎧😥 . Labadaa ka tahayba heesta cimaamadeeda lama haysan karo 👌
@NaimoScc
@NaimoScc 5 ай бұрын
Dareeen❤❤❤
@mohamedmohamoud1696
@mohamedmohamoud1696 3 жыл бұрын
Inta heesta iyo quruxda caasimada geeskuba kusoco liketa igu booba#Hargeisa😍
@azeenanj9185
@azeenanj9185 3 жыл бұрын
finally found it after seeing the lash video
@safiyowarsame7830
@safiyowarsame7830 3 жыл бұрын
Lool wat happened to the lash gang tho
@sowdaayaan1843
@sowdaayaan1843 3 жыл бұрын
Ong 😂😂😂
@inaismail7495
@inaismail7495 3 жыл бұрын
Same ✌️😂
@Illyv4ever
@Illyv4ever 3 жыл бұрын
I can’t believe y’all didn’t know about this banger 😭😭
@Ahmedmohamed-jy3no
@Ahmedmohamed-jy3no 3 жыл бұрын
Lolz
@zakarieidiris
@zakarieidiris 3 жыл бұрын
Mustafe Dollar Legend Keep bro Million Views 1M🔥♥️
@abdiqanimohamed1774
@abdiqanimohamed1774 3 жыл бұрын
Legend zakarie 😍
@hmacaan
@hmacaan 2 жыл бұрын
3M views
@reda2180
@reda2180 3 жыл бұрын
Peace & love to Somalia from Algeria 🇩🇿🇩🇿🇩🇿🇩🇿🇩🇿
@depressed8108
@depressed8108 3 жыл бұрын
It's not Somalia it's somaliland
@natureworld4148
@natureworld4148 3 жыл бұрын
somaliland and somalia are two country and they are not one nation
@ibrahimmahamed5204
@ibrahimmahamed5204 2 жыл бұрын
@@natureworld4148 ictiraafkii maa inta idin ka soo galeyna🤣🤣🤣
@natureworld4148
@natureworld4148 2 жыл бұрын
@@ibrahimmahamed5204 qayrka latartano ha kadaba calacalin itaal yaraw
@Abdirahman31
@Abdirahman31 2 жыл бұрын
@@depressed8108 one Nation one country one religion one culture 😏
@c2jboy304
@c2jboy304 3 жыл бұрын
Best Storry Vedio wlh waaa ka helay Acting, lyrics, music, voice, Style, Intaba Tick weeeye👏👏👏👏😍 This Is Another Level
@queensafa7992
@queensafa7992 3 жыл бұрын
Mashallaha caasimadi dalalkayga Hargaisa Caday Ceerigaabo idinka so salaamaya 💚☁️❤️
@naimamohammed3432
@naimamohammed3432 Жыл бұрын
Inta heskan weli ilabiin o dawaneysa 2023 💔 😢
@jananjb6812
@jananjb6812 Жыл бұрын
Maba ilaabi kari hestaan wayna i xanujise ma aqaan waxan udawado ina ilinta iga timato le ma u dhagesta wanba yaabe
@naimamohammed3432
@naimamohammed3432 Жыл бұрын
@@jananjb6812 sidokle Ani xita
@salmoaxmed8565
@salmoaxmed8565 Жыл бұрын
Ha ani ka kow ah 2023🥺
@ADAN-XSN
@ADAN-XSN Жыл бұрын
😞2 23 wey jogna
@kingmaanka186
@kingmaanka186 3 жыл бұрын
qisadan wlhi ane i qabsatay runtii 😥😥😥 Alla maxan soo xasuustay wlee 😭😭 somaliland one love ❤❤❤🙏
@xamzikofficial5430
@xamzikofficial5430 3 жыл бұрын
Ninkan Laxankiisu Waa Top Codkaa ka Daran Walahi Wuu Soo Habsaamay Inta Igu raacsan in Bk iyo Abdi hani inoo Badalayo Like ta dhac igu sii
@dahabobintumaxmuud1826
@dahabobintumaxmuud1826 3 жыл бұрын
Adaan aqoon mudo fanka kujiray mustafe Dollor
@farxiyocabdi4089
@farxiyocabdi4089 3 жыл бұрын
Farxiyo
@qaliifaxmed4065
@qaliifaxmed4065 3 жыл бұрын
Mahamad
@malabmacaan1489
@malabmacaan1489 3 жыл бұрын
I’ve been searching for this song after that lash video, but I like the TikTok version 😩
@onikapinkk
@onikapinkk 3 жыл бұрын
true, it was more turnt up on tik tok im kinda disappointed 😭
@COKiiE1001
@COKiiE1001 3 жыл бұрын
@@onikapinkk yeah the Tiktok one is a cover
@TheKingofdans
@TheKingofdans 3 жыл бұрын
@@COKiiE1001 yeah, that one is better, can you link that one please
@mubaarikmaareeye3536
@mubaarikmaareeye3536 3 жыл бұрын
Anaa ugu horeeya mustafe doolar nuuradin dugsiiye indho hibaaq iyo waqalba hore usocda zxpyaL
@abshirjama5890
@abshirjama5890 3 жыл бұрын
InTa sidayda dhowr mar ku ceshataY like isaara 🥺😭
@hamedyhassan2251
@hamedyhassan2251 3 жыл бұрын
This song is exactly explaining what am going through now ..Ya RAB help me out
@abdimajiidmahamed7258
@abdimajiidmahamed7258 3 жыл бұрын
I hope you best maner have a less worry wllo me the same of you, Let's have a patient together.
@hamedyhassan2251
@hamedyhassan2251 3 жыл бұрын
@@abdimajiidmahamed7258 indeed i.a but sometimes I really wonder with women they can make promises that they can't fulfill yet you put all your trust in them and when they see another successful man they don't think twice they just jump on it and 4get bout you but years later when you move on they start looking for you when it's too late... I will never fall in love for any women until I get married to them or get too much attached to an extent that's affect my emotions
@aasiyaabdullahimohamud6844
@aasiyaabdullahimohamud6844 2 жыл бұрын
May allah ease your pain and give you sabar dear
@hamedyhassan2251
@hamedyhassan2251 2 жыл бұрын
Amiiin walashey #aasia
@Positivity2817
@Positivity2817 Жыл бұрын
@@hamedyhassan2251 That is the fact ✍️Women's don't think for thr actions !! May Allah ease your pain wll
@nasradajiya1159
@nasradajiya1159 3 жыл бұрын
Hadalkii dib ha u gocan aaa Gunudaye xasuustaada aaa Gub waxaad ka haysatay aaa Gaas iyo kabriid ku shid aaa Gabadhaa ha naawilin aaa La gaboo jacaylka aaaa Ha u guclayn qof kaa tagay aa Ha u giriifin waayaha aaa 😩😵
@muntaasqurux880
@muntaasqurux880 Жыл бұрын
Aso
@abdirahmanromeo
@abdirahmanromeo 3 жыл бұрын
Somaliland wey ugalanta iney wadan noqoto runty..from kenya🇰🇪🇰🇪
@mowerdi470
@mowerdi470 3 жыл бұрын
Thenk
@issaibraahim4692
@issaibraahim4692 3 жыл бұрын
North eastern wadan kadig marka hore mjinga sana
@issaibraahim4692
@issaibraahim4692 3 жыл бұрын
Somali hakala qeybin Adiga wali guumeysi kujirtaye
@cumarnaane3299
@cumarnaane3299 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@upsidesalam2870
@upsidesalam2870 3 жыл бұрын
@@issaibraahim4692 😂ma imnkey isku jirta imnka isku dowlad.maba nihine
@fatushmankiii3418
@fatushmankiii3418 3 жыл бұрын
😥😥jecelka waa xanun,jecelka waa nasib aan Qof walpo heliin😭dadka helooo neh wey kudelaaaan 😢hestaaan qulubyaa bdn ayey tabataay dabtiii 😢❤️❤️
@zakarieabdalle7158
@zakarieabdalle7158 3 жыл бұрын
Heestan waan ka helay aaaa Inbadan baa sugayay aaaa 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍🤣 Ana like ta ha ila dhaafin aaaaaa😀
@aaminahzehra7526
@aaminahzehra7526 3 жыл бұрын
😂
@aamiinhassan
@aamiinhassan 3 жыл бұрын
😂😂
@walalshaakaal7112
@walalshaakaal7112 3 жыл бұрын
Wku diiday aa like mku saraayi aaa😂 wlh blh wku kula dhafaayaa aaaa😂 kuwa iga danbeyo aaa Like ha ii saraan aa😭😭😭😭
@feysadegan2030
@feysadegan2030 3 жыл бұрын
@@walalshaakaal7112 🤣🤣🤣🤣🤣aaa ku diiiday ana aaa mar hada diiday aaa🤣🤣😜
@zakarieabdalle7158
@zakarieabdalle7158 3 жыл бұрын
@@feysadegan2030 naag dhiig laa tahay aaa😂😂✊
@bayoto4742
@bayoto4742 3 жыл бұрын
Fri 26 June 2020 Qofkii Aan isjclyn baa la iga mehersaday 😔 Lkn wali Ma rajo Dhigin inshlh 👏
@mohamedninile4962
@mohamedninile4962 3 жыл бұрын
Siil jecledaa
@FuufuJAma
@FuufuJAma 9 ай бұрын
Who wach part 4 and still single😂
@ayaanmahad2557
@ayaanmahad2557 9 ай бұрын
Waykan 😂
@bamsibey2553
@bamsibey2553 9 ай бұрын
ey ey dhalay😂
@washin460
@washin460 9 ай бұрын
Ana😂😂
@maryanissa2071
@maryanissa2071 9 ай бұрын
Me 😂😂
@munamustafa1837
@munamustafa1837 9 ай бұрын
🤭
@zuhaybrealgoat6689
@zuhaybrealgoat6689 3 жыл бұрын
inta sidaydoo kale inay qisadu ku dhacday mooday like isaara waqal keep going dhamaantin
@calimohamed8592
@calimohamed8592 3 жыл бұрын
Frist one keep going my freind mustafe dollar
@musadempelle788
@musadempelle788 3 жыл бұрын
Heestan waxaan dhageysanayaa anigoo xalay ay isoo wacday inan an is jeclan jirnay oo ay igu tiri ereyo an xalay kasexan wayay wlh wXaa ka.mid ahaa iney igu tiri nin ka wanagsan mabaran oo adigaa igu danbeeyay qof an dhab ujeclaado 😥😥iyadu wey gursatay balse hada wey kala tageen ninki gursaday alx 1wiil bey udhashay❤ waxey kaloo igu tiri wiilkas inaa adi kuudhalaa ificnan laheyd😥 aniga xitaa hadii ay garoob noqotay aniga gabar bey iitahay wlh
@rushdaa1840
@rushdaa1840 3 жыл бұрын
Waxa laga yaaba nasiibku inu kuso celiyey e yay ku dhaafin markan
@kafiyakiin3163
@kafiyakiin3163 3 жыл бұрын
Qoof xalada soo maray garan kara qoof u jecla wayey wll soo cesho nasiib ayab ledaha wakhtiga ku saciday ka faiidayso
@hoodo6989
@hoodo6989 3 жыл бұрын
Isku so laabta😢wa qof ku jcyl
@hanamaxamed5472
@hanamaxamed5472 3 жыл бұрын
Sorry
@maxamedyareaxmed5874
@maxamedyareaxmed5874 3 жыл бұрын
@@rushdaa1840 bilays waa jaanis
@abdi-yarenouniho9386
@abdi-yarenouniho9386 3 жыл бұрын
Hebla waa la soo furi aa Anna waan sugayee aa Waan soo dhawayn aa
@sundussiyaad7476
@sundussiyaad7476 3 жыл бұрын
Waxay ahayd 2014/7/7 waxa ih bilaabmay faraxdiii noloshayada two year ka dib wadanka wu ka tagay😢lkn marna ismu badalin jclkayagu❤️aaad ayuu iga war hayay hablaha ila sxb ka ah wxy jclaaayen qof sidas ku ah inay helan ilaa2020 ayaan isla so gadhaynay lkn si kadisa waliba ano la hadlaya ayun baan fb come soon tisa ku arkay😢wan kacay two ragcadodna wan tukaday alx wixi dhacayba wan is ilow siyay🤗imika nolol cusub ayan samays ty💑wanan ku farxanahay 💑qofna noloshu uma is taagto wx fican inad hore uh socoto
@S.Osman1
@S.Osman1 3 жыл бұрын
Rageedi sidaasa loo baahan yahay kana digtoonow godkii mar lagaa qaniinay in mar labaad lagaa qaniino......
@SaadiqCabdi-u5d
@SaadiqCabdi-u5d 8 ай бұрын
😊
@muhiimibrahim5214
@muhiimibrahim5214 3 жыл бұрын
video duubistiisu aad ayay u qurux badan thy keep going waqal Studio 🎥🥰
@mahdikhaleeji
@mahdikhaleeji 3 жыл бұрын
15/12/2020 Inta Sugaysa Nabiska Inuu inanta Mustafe U Soo Celiyo Like Ta Dhac👍🏽 Ku Sii
@sowdaayaan1843
@sowdaayaan1843 3 жыл бұрын
Am see this song the first time after what that girl did with her friend 🙂
@naimaaabdalla2238
@naimaaabdalla2238 3 жыл бұрын
Me too😂😂😂🙌
@acia2237
@acia2237 3 жыл бұрын
😂😂😂🤝🏼
@sarahjouini7583
@sarahjouini7583 3 жыл бұрын
me tooo 😂
@dadomire7020
@dadomire7020 3 жыл бұрын
Me too
@TheKingofdans
@TheKingofdans 3 жыл бұрын
This is a different version though haha
@fatimamohamud1232
@fatimamohamud1232 3 ай бұрын
Midhaha heeskan oo kale way yartahay inay gabadhi samayso waa unbelievable aad bay u culusyihiin runtii waana qof suugaanta ku xeeldheer gabadha samaysay
@ahmethzakihvarhan177
@ahmethzakihvarhan177 3 жыл бұрын
Yaa dib ugu soo nqday prt 3 kadib😂😂😍
@shadyamohamed6898
@shadyamohamed6898 3 жыл бұрын
Wlhi dhibku jacyl ku leyahy qof so Mary unba garanaya💔😓 Inta kale sheko uunbey u tahy Subx kasta wa ii werwer iyo masidana ku danbeysey allow qalbiga no xasili😥
@ishaabucur3516
@ishaabucur3516 3 жыл бұрын
Amen
@nadiiraxuseen6682
@nadiiraxuseen6682 3 жыл бұрын
Keep goiwn
@indhergarad1437
@indhergarad1437 3 жыл бұрын
Heestan io qisadesa had igu horeso 😭😭😭😭😭 Qalbiga iga taabate
@dwight9024
@dwight9024 3 жыл бұрын
But this song has a moral for us
@cabdiyarecjeey7970
@cabdiyarecjeey7970 3 жыл бұрын
@@saantosamawade7414 ilahey aqliga hagu soo celsho quraanka ayad sidas uga hadlesa doqon batahay🤯
@mohandshukri3453
@mohandshukri3453 3 жыл бұрын
@@saantosamawade7414 murtad baa thy adigaa
@hanadxasan9789
@hanadxasan9789 2 жыл бұрын
@@saantosamawade7414 u guy mad how Arabic and Quran are interrelated Somali isn't and will never be compared with the words of the almighty My Allah guide all of us
@ikranhussein3535
@ikranhussein3535 2 жыл бұрын
@@hanadxasan9789 it's like they dont know what the difference is ... like yeah u should always remember your maker (creater) .. we belong to him and we shall return to him
@xamzemustaf4732
@xamzemustaf4732 2 жыл бұрын
@@saantosamawade7414 murtad baa tahay haduu ilahey kuu idmo
@mohamedqadar7384
@mohamedqadar7384 2 жыл бұрын
2022 Inta heestan dhageesatay oo xanuunka ila dareentay salaan sharaf ✋✋✋✋
@juweriaahmed2422
@juweriaahmed2422 Жыл бұрын
😢😢😢
@missayan2135
@missayan2135 Жыл бұрын
😢😥💔🥺😭😭😭 3:03 2022 9 /7 💔 ogosto 😢😢
@balwaan9599
@balwaan9599 3 жыл бұрын
MarkaY ApTi 1M gadho hayladhafin like 🙏🙏👑👎
@ruthlessmindsetb1565
@ruthlessmindsetb1565 3 жыл бұрын
Fonts for Android and iPhone - www.fontskeyboard.com
@khadarcasoodofficial5314
@khadarcasoodofficial5314 3 жыл бұрын
Qiso cajiib ah oo inta badana dadka ku dhacda xaqiiq mustafe dollar ninka qudha ee hindida inaga barajeeyay 🥰🤚🏾
@Illyv4ever
@Illyv4ever 3 жыл бұрын
For those of you who found it from TikTok he’s basically heartbroken about a girl he was dating that eventually got arranged married by her parents and he’s reminiscing of the times they have spent together and the memories they created and how it’s all waste of time. ( how that helps)
@chamimaabasse573
@chamimaabasse573 3 жыл бұрын
So sad ... I prefer the eyelash version
@bijouk4349
@bijouk4349 3 жыл бұрын
@@chamimaabasse573 😪🤣
@chamimaabasse573
@chamimaabasse573 3 жыл бұрын
@@bijouk4349 ahahaa 😅
@kassimjunior8015
@kassimjunior8015 3 жыл бұрын
Thanks for the explanation ☺️
@yahyahassan1380
@yahyahassan1380 3 жыл бұрын
Am 17 years but broken heart 4 times
@cabdirixmanmoha4809
@cabdirixmanmoha4809 3 жыл бұрын
That harmonizing at the end is another level with the lyrics🙆‍♂️💯😢
@dahirali1498
@dahirali1498 Жыл бұрын
thanks
@Hopewefindourhope
@Hopewefindourhope 7 ай бұрын
Ikr😢
@nasirhassan4210
@nasirhassan4210 3 жыл бұрын
Heestani maalmo adag bay I soo xasuusisay lkn alx waan ka soo gudbay waan u ducaynayaa iyadii iyo xaajigeeda iyo 2 dooda caruurababa
@iamqueenrayan9119
@iamqueenrayan9119 3 жыл бұрын
😪 sry wll
@MohamedOmar-lr9zj
@MohamedOmar-lr9zj 3 жыл бұрын
Bin rageed madame aad jaceylkadi hore hormarkeeda ad ku faraxsan tahay...adigo kale aad bu ugu yaryahay bulahadeena...hùuuno Allah wax ka kheyr badan kugu badalo😥
@najaxbaashe8546
@najaxbaashe8546 3 жыл бұрын
😭😭😭 sorry
@nimcoayaan6197
@nimcoayaan6197 3 жыл бұрын
Wll ma inanka qisada adag ku dhacdey ayaa tahey Ax wll for ever nolol farxad leh ayaan kuu rajeynayaa
@c2jboy304
@c2jboy304 3 жыл бұрын
1m Views markee gaarto like ii saaar waraaa🤣🤣😢💔
@moulitdabaare7442
@moulitdabaare7442 2 жыл бұрын
*Dhalinta Soomaalida badankoodu waa* *bukaansocod jaceyl Allah sahlo *amuuraha qof* *waliba Aamiiiin* 👍
@hamdaayan880
@hamdaayan880 3 жыл бұрын
Dadkani mesha may dhex seexdan hadapa😂😂wxn islaha cid kama horeyse
@ikraanmaxamed8047
@ikraanmaxamed8047 3 жыл бұрын
😁😁😁
@hanuuncali274
@hanuuncali274 3 жыл бұрын
Kkkk
@hanuuncali274
@hanuuncali274 3 жыл бұрын
Aniga xitaa
@barwaqoxaliye270
@barwaqoxaliye270 3 жыл бұрын
Waa hees dareen dhab ah xanbarsan😭allow yaan hebel layga guursan🥰👀🤴
@sumayoabdirahmanmahamed6568
@sumayoabdirahmanmahamed6568 3 жыл бұрын
Heestan qof wlba oo dareen jecel dhab ah so marey wu daremaya wlahy labda qeyb wan dawadey wan iska ilmeyy ani wiilkn jecla wan is gursaney kdib 7 sano xrrkena dhib iyo dhef wxn so marney alx lkn lamano walba oo is jecel ilahy ha isku calfo amiin 😥
@puresomalilander3248
@puresomalilander3248 3 жыл бұрын
Quruxda haRgeisa iYo hrgeisa igu socda MancH allh
@zakariagoh6687
@zakariagoh6687 3 жыл бұрын
Who is back after 1M👏🔥
@najmaprincess3396
@najmaprincess3396 3 жыл бұрын
Me☝
@faahiyechannel2410
@faahiyechannel2410 3 жыл бұрын
Runtii waa hees dareen xambaarsan malintii hees kame maba dhageysto😢😢 2016 dabayaaqadedi ayan gabadh aan school ka isla dhigan jirnay isbaranay mudo kadib jcl baa dhexdena so galay saan isu xidhiidhin jirnay dadka waxey nagu xaman jireen inan is qabnaba sidan isugu dhoweyn darted waxbo yan idinku fogeyn qisadeyda 2019 14 February ayan supixi waxan arkay hampalyadi meherkedi malin iiga xanuun badan ima so marin 😢😢😢
@ahmedcabka2365
@ahmedcabka2365 2 жыл бұрын
Wlhi waa xanuun
@Fatumomohamud948
@Fatumomohamud948 2 жыл бұрын
Ax sorry abowe💔😭
@Ayaanmuumin
@Ayaanmuumin Жыл бұрын
Ax sorry 😞
@badriabib9525
@badriabib9525 3 жыл бұрын
Heestan runtii waxn dhagaysanayaa hada, waxaan kuceshaday dhawr mar. waa sanad guuradii kaso wareegtay markii habenkan oo kale aan maqlay ina laguursado gabadh aan aad ujeclaa sikadis. aad ayaan udareemaya heestan. Alle ha isku barakeeyo murugo badan oo ila daristay imika wan uducaynayaa ina Alle nolosha usiyaadiyo qoftaas calafku nakala geeyay
@Nasser4eva
@Nasser4eva 3 жыл бұрын
Shan gabar baa la iga guursaday, tii ugu dambeysay laba maalin ka hor baa la guursaday😢😭
@shugnight100
@shugnight100 3 жыл бұрын
Maxaa sugeesy athiga
@Nasser4eva
@Nasser4eva 3 жыл бұрын
@@shugnight100 Waa jiifay😂
@abdellahstrano7475
@abdellahstrano7475 3 жыл бұрын
Im from morocco 🇲🇦 ilike this sound so much 😍 im just found him in tik tok 😂 ilike it its good ❤️👍🔥
@sakariyeabdi9046
@sakariyeabdi9046 2 жыл бұрын
Ya brother dis song 🎵 soomali🇸🇴 I like people Morocco 🇲🇦 👌 😎 💯
@insaaniintertainment7897
@insaaniintertainment7897 2 жыл бұрын
Qisada heesta hadaad ogatahy kamaad dhigateen wax lagu ciyaaro plz ilaaali qalbiyada mucashaqiinta
@deqofficial3858
@deqofficial3858 3 жыл бұрын
Heestan waqti ayaan Sugaaye Thanks Waqal❤
@xamsecali6733
@xamsecali6733 3 жыл бұрын
Muztafe Dollar LEGEND keep Going Waqal studio 🌀🌺
@hibodheeman8975
@hibodheeman8975 3 жыл бұрын
Gabadhahanaawlin
@xamsecali6733
@xamsecali6733 3 жыл бұрын
@@hibodheeman8975 😂😂
@hawabiliqa3005
@hawabiliqa3005 3 жыл бұрын
Legend baatahay walaahi
@ruweida--
@ruweida-- Ай бұрын
Heestaan dhiiri galin bay iitahay xogaa nafis daremaa😭
@Mohamed_Ahmedd
@Mohamed_Ahmedd 3 жыл бұрын
"Gobkad beertayba baxy aaa, Calaf ban se ku galin aaa, Ninkala guddoonsady aaa, Gilgishoo midhihi cunay aa."
@Weriyeaxmed
@Weriyeaxmed 3 жыл бұрын
Fanaankii gobolka ragga Mustafe Dollar "Cishqigaagi baa gudhay Aa Galbadoo habow noqday Aa Garawshiyo cid kama helin Aa Marna guul lamaad hoyan Aa Cidna garab kumay siin Aa Gegi & cidlaa kuleh Aa Lagaa durug lagaa guurguur Aa Muskii ooda laga guray Aa. 😭😭💔 inta laga guursaday Like ku dhac siiya😥😥
@hassanomar6702
@hassanomar6702 3 жыл бұрын
fantastic bro
@miiraalemediapro
@miiraalemediapro 3 жыл бұрын
Niyaw heestan qisadayda ayay aad isu matalaan 2015 way isdili gaadhay balse waan cadhooday maadama ayay sababta qayb ka ahayd oo inaan wax ka qabto ay ii diiday xasuus qaaliya inkastoonan wax wara ka hayn tan iyo maalinta la guursaday
@iidmaxamed9611
@iidmaxamed9611 3 жыл бұрын
Ciid igama soo horeyn Burco ahaan baan love iyo like ugu saaray mustafe dolar
@Updi7079
@Updi7079 3 жыл бұрын
4 ba la iga Guursaday heestan wajib bay igu tahay inaan dhagaysto 😓
@ikranvani4803
@ikranvani4803 3 жыл бұрын
afka ha udhicine ma kaa runbaa💔😂
@Updi7079
@Updi7079 3 жыл бұрын
@@ikranvani4803 mxa beenta ku Falaya adiga malagu qaba horta 😀
@ameraessa9482
@ameraessa9482 3 жыл бұрын
Adu mxd ahyd marka afarta laga guursanayay 😂😂
@nimcoahmed1889
@nimcoahmed1889 3 жыл бұрын
Bisinka
@Updi7079
@Updi7079 3 жыл бұрын
@@ameraessa9482 shiid ban ahaa lacag la'aan ah
@Saapir.Hazzan206
@Saapir.Hazzan206 2 ай бұрын
Meshan Waxaan usogalay ina An Aqrio Qisoyinka mucashaqa io Lagendska💔Hada ila Mitahy love❤isar 🙏🥺
@MooganeAdvertising11
@MooganeAdvertising11 3 жыл бұрын
OH YEAH INTA KA DANBAYSA 1M IS MUUJIYA AXYAA HEES😉
@saciidosiman3586
@saciidosiman3586 3 жыл бұрын
M.a hargeyso qurux bdn ano tagin allow ha iofsan hees daren leh😥
@dhiibsanetvshow
@dhiibsanetvshow 3 жыл бұрын
Xagee kaga maqan tahay
@suldaansaleebaan1896
@suldaansaleebaan1896 3 жыл бұрын
Hhh wllhi wa inanta kaliya ee an isku ra yi nahay wlloh wllhi ben ta maha Hargeisa Gormay Qurux yelatay wadaba Malhe Dadkuba way I cayayen oo wxy ILahayen hawiye tahay ka xuntay wllhi
@sawdaahmed8657
@sawdaahmed8657 3 жыл бұрын
Amin qalih ❤❤
@jamacjey2064
@jamacjey2064 Жыл бұрын
2years ago but I'm still listening 😢😢😢❤❤❤❤ like isaar hadaa ilamid tahay🎉
@Sowtu_dahab
@Sowtu_dahab 3 жыл бұрын
Heestaan way iitaabathy sababto wan dareemi kara xanuunka qof aad jeceshy oo ka guursaday Qiso igu dhacday soo xasuusthy 😭😭😭😭😭😭💔💔💔💔💯
MUSTAFE DOLLAR - CALAF [HEBLA WAA LAGURSADAY AA PART 4] OFFICIAL VIDEO 2024
6:19
SHAPALAQ 6 серия / 3 часть #aminkavitaminka #aminak #aminokka #расулшоу
00:59
Аминка Витаминка
Рет қаралды 3 МЛН
Seja Gentil com os Pequenos Animais 😿
00:20
Los Wagners
Рет қаралды 8 МЛН
Mustafe Dollar | Janadii Ifka | Officail Music Video 2019
5:26
Waqal WStudío
Рет қаралды 430 М.
KHAALID KAAMIL | WARAAQ KU QOR OOHINTAADA | Hees Cusub 2021
5:43
CASKA FILMS
Рет қаралды 6 МЛН
Mustafe Dollar | Hebla waa la guursadayaa? 2022
4:41
Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa
Рет қаралды 210 М.
Marwaan Yare - WAQTIGA HA ISKA SIIN 2022
5:01
Marwaan Yare Official
Рет қаралды 9 МЛН
FARXIYA FISKA & QOOMAAL HEESTA LAABTA IGU QABO 2017 HD
8:39
Abukar Mahdi
Рет қаралды 21 МЛН
MUSTAFE DOLLAR |MAR UN MARWO II NOQO|2021 OFFICIAL VIDEO LYRICS|
4:17
MUSTAFE DOLLAR  |  QALBIGA HAYSKA SIIN CIYAAL DHEH  |  OFFICIAL MUSIC VEDIO 2022
4:36
Hawraar Music Production
Рет қаралды 2,8 МЛН
Cilmi Baan Kubari Lahaa - Lyrics
6:52
Maxamed Siciid BK
Рет қаралды 13 МЛН