SULDAAN SEERAAR - LAABTU WAA KALIGA - OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023

  Рет қаралды 2,493,244

Waqal WStudío

Waqal WStudío

Күн бұрын

Suldaan Seeraar
Laabtu Waa Kaliga
Ereyadii & Laxankii: Sakariye Kobciye
Music: Henok
Video: Lynke Jr
Editing: Khadar Waqal
Brand Studio Flim

Пікірлер: 615
@yarabbi5472
@yarabbi5472 Жыл бұрын
Suldaan is back🔥 Khadarow 📌 ban kaa sugayaa
@najma5303
@najma5303 Жыл бұрын
@nimcoayeeyo1736
@nimcoayeeyo1736 Жыл бұрын
Zuldaan
@ayaanaadan6326
@ayaanaadan6326 Жыл бұрын
@@najma5303 ?hi
@najaxali7709
@najaxali7709 Жыл бұрын
Oo
@hassanrossi4322
@hassanrossi4322 Жыл бұрын
0:29
@ASAD.HAJIO27
@ASAD.HAJIO27 Жыл бұрын
Heesaha waxaa ka macaan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan 🖐❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@suhailzain911
@suhailzain911 Жыл бұрын
Maad QuraankA Dhagaysatid Marka Maxaa Heesta Kuu Keenay Like Raadis Maan gaab.....👎☠
@munasaryarre
@munasaryarre Жыл бұрын
ani lph
@gulledyare3669
@gulledyare3669 Жыл бұрын
Waa xaqiiq wlhi wll jask Allah
@sabahsabrie1426
@sabahsabrie1426 Жыл бұрын
Ya gees Jewish owned
@farxaan2023
@farxaan2023 Жыл бұрын
Waa run lkn hees meel hees lagu qaada ind quran kusheg to waa laga fiican yhy
@kadarjama3174
@kadarjama3174 Жыл бұрын
Anagoo Og heesaha inuu Quraanka ka fiicanyehe ayaan hadana dhageeysaneeynaa illahow noo dambi dhaaf🤲💔😌
@axmedaaden.
@axmedaaden. Жыл бұрын
Amiin wlh wllo😥
@sagalsheeq2504
@sagalsheeq2504 Жыл бұрын
Amiin🤲🤲
@shukrijaamac9079
@shukrijaamac9079 Жыл бұрын
Aamiin Aamiin Aamiin
@caaishacayuuni2658
@caaishacayuuni2658 Жыл бұрын
Aamiin yaeabi
@subscribe_nasodhe
@subscribe_nasodhe Жыл бұрын
NIN AAN WLL LAHAYN BUU WARABUHU CUNAY DHIIGA SULDAAN SERAAR INA ADEER From jigjiga Ogadeennia♥️ 👌 ❤️ 🇬🇲🇸🇴👋
@harir8956
@harir8956 Жыл бұрын
Wlhi been maha brother Suldaan serar Jna adeer❤❤❤
@mariaturner9533
@mariaturner9533 Жыл бұрын
ogoow indr oo zakariye kobciye ah ayaa eryada leh allow idaa abwaanka
@sadraqorane8752
@sadraqorane8752 Жыл бұрын
@@mariaturner9533 Aamiin lkin geesigaan baa loosameye oo qaaday jah adeerky suldaan
@shacaybmaxamad
@shacaybmaxamad Жыл бұрын
Ilkcase qays darawishka
@abukarcanka5741
@abukarcanka5741 Жыл бұрын
Ina adeer haduu jano ku geynaayo ban arkeena cilma doqon baad ku hadashey sxboow hadad dhihi laheed wll igu muslim ah oo hadana somaliya weyn ila ah
@najiibkaraama
@najiibkaraama Жыл бұрын
Inta og ine heestan Qarxayso halkaan Taabo Taliye Ama Taliso 🎤🔥👌
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Жыл бұрын
Aniga iyo adiga aqrinaya qoraalkan illhy qabrigeena beer beeraha janadda kamid ah Aan ku salino xabibkena scw
@محمدعلي-ي3ف8ن
@محمدعلي-ي3ف8ن Жыл бұрын
Aamiin aamiin aamiin
@sagaldegan3389
@sagaldegan3389 Жыл бұрын
scw
@hamzaomar6020
@hamzaomar6020 Жыл бұрын
Aamiin yaa rabi🤲
@mouwlidsiyad9600
@mouwlidsiyad9600 Жыл бұрын
Scw scw scw
@hamasom7852
@hamasom7852 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@mohamedahmedhussain4907
@mohamedahmedhussain4907 Жыл бұрын
Hees ta waxa ka wanag sn quranka riimka ah🥰💖💖❤️
@MaxamedBoy-lk2iq
@MaxamedBoy-lk2iq Жыл бұрын
Sax weyan
@Ibrahim_Mostaphe
@Ibrahim_Mostaphe Ай бұрын
Adigu mxd u dhagayzanayza
@king_ipriyoz47
@king_ipriyoz47 Жыл бұрын
Inta jecel inay heesaha iska dayan insha allah ilahay haynaga modobeyo amiin like Sara 🙌🤲
@gulledyare3669
@gulledyare3669 Жыл бұрын
Amiin
@muunacabdi
@muunacabdi Жыл бұрын
Aamiin
@Mohamed-abdalla24.
@Mohamed-abdalla24. Жыл бұрын
Waad ileedoo Waanku leeyee Igu lifaaqnid Kugu lamaaniye Lagula malahee Laabtu waa keligaa La’aantaana waa Lurkeeygee Ladnaanteeydu Waa la joogaagee Intay nolol jirtaba Ka luloo wadnaha Labo igu ahaaw Intaan luxudka la I dhigin Suldaan on fire 🔥 soo laabasho wanaagsan 2023 great legend👍💯
@dj.rockets
@dj.rockets Жыл бұрын
War Suldaanka Ha Loo koco ✊
@anazawil669
@anazawil669 Жыл бұрын
Suldaan intuu maqna ciyalba na wareerriyay the king is back 🙌
@akmiishargsan5521
@akmiishargsan5521 Жыл бұрын
The one and only suldaanka geeska legend suldaan seeraar guhaad ❤🤩another level song LADNAANTAYDU WAA LAJOOGAGA💥🔥wey wey waqlka duula 🤩👋
@ASAD.HAJIO27
@ASAD.HAJIO27 Жыл бұрын
The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad❤️❤️❤️
@samirahassan8352
@samirahassan8352 Жыл бұрын
Scw scw scw
@IgraanIgraan-bv6xn
@IgraanIgraan-bv6xn Жыл бұрын
Ieiwfhf
@amalafnaan3928
@amalafnaan3928 Жыл бұрын
Salalaahu caleyhi wasalam
@cabduqaadir8094
@cabduqaadir8094 Жыл бұрын
Kusaliya nabigeena maxamed saw saw
@محمدعلي-ي3ف8ن
@محمدعلي-ي3ف8ن Жыл бұрын
Scw scw scw scw
@nimcaanka286
@nimcaanka286 Жыл бұрын
Best Somalian singer. Suldaan seerar we miss you. Welcome back king
@suheybaxmed2658
@suheybaxmed2658 Жыл бұрын
BEST SOMALIAN SINGER SULDAN SEERAR WEE MISS YOU.. WELCOME 🔙 MY KINĞ❤️💈✌️
@xaalaysmedia
@xaalaysmedia Жыл бұрын
King 🤴 Suldaan seeraar is back 🙌
@rudwepio
@rudwepio Жыл бұрын
Best decoration best camera man cod karkeena suldaan seeraar best edit waqal studio best style heestan waa top 100%
@nashaadbashiir6527
@nashaadbashiir6527 Жыл бұрын
Suldan is back🔥 Legen💪🏻song is fire🔥
@abdilaahicaska389
@abdilaahicaska389 Жыл бұрын
Zakariye kobciye 🎙🗯 Zultan zeraar 🎬waqal studio📽 another level 🙏🍒👏
@nacimoabdiali7943
@nacimoabdiali7943 Жыл бұрын
Labo igu ahow intaan loxodka laidhigin wax kle wlhi suldaan seeraar fanankeena❤❤❤❤❤❤❤
@haydenadmin5458
@haydenadmin5458 Жыл бұрын
The king suldan is back and the DJ of course going crazy with the beats
@abdifatahabdullahi3692
@abdifatahabdullahi3692 Жыл бұрын
Iam from Madagascar 🇲🇬 and I love somali people
@mowlid72
@mowlid72 Жыл бұрын
Beenta nagadaa Madagascar Internetku waaba ka mamnuuc, sharcigoodaa xaarantinimaynaya.
@sultanahmedliiban2603
@sultanahmedliiban2603 Жыл бұрын
Ninkaan malagayabah inaan maalin seedih dhohoh insha Allah
@maajid7somal93
@maajid7somal93 Жыл бұрын
Moqdisho abwankeeda sakariye kobciye kusoco reer xamar ismuujiya lik
@Geed_ex
@Geed_ex Жыл бұрын
Suldaanka geeska africa wan ku wadanaa
@bishaarali4785
@bishaarali4785 Жыл бұрын
Waaw suldaan seeraar nin tagay oo dayaxa maray keep going my pro from dds goljano
@mahamedabdi5026
@mahamedabdi5026 Жыл бұрын
Suldaanka geeska goatka🐐fanka somaliyed
@Libilwstudio
@Libilwstudio Жыл бұрын
Wll Qaliya Codsi Ayaan Wadnaa Kaliya Wax Kale Kaamarabno Kaliya Nosar Subscribe Waa Codsi Allha Kusharfo Adiguna❤🎉
@Abdirahman9938
@Abdirahman9938 Жыл бұрын
Suldaan seeraar is back✅
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax Жыл бұрын
Tani wa hees iyo bar Xasuus baan galay caawa wa hees dareen weyn xambaaraan ❤❤❤❤❤❤❤
@shoaibsheikhabdullahi7828
@shoaibsheikhabdullahi7828 Жыл бұрын
Suldaan seeraar guhaad ina adeer keep going from nogop daawo 🇬🇲💪👌
@caishoabdiaziz3943
@caishoabdiaziz3943 Жыл бұрын
Heesta wax kale waye Khasatan Heesta lamane Ku macan tahay❤️❤️🥰
@adenawled8052
@adenawled8052 Жыл бұрын
BEST💯🔥🔥🔥
@aizahamza3433
@aizahamza3433 Жыл бұрын
Suldankena is finally back💯💓💯💯💯💯💯💯
@sakariyemuhummad7413
@sakariyemuhummad7413 Жыл бұрын
Legend suldan seraar is back 🥰✅️
@muxudiiinfaysal4219
@muxudiiinfaysal4219 Жыл бұрын
Suldaan adiga iyo xariir axmed hees isla sooqaada please 😌
@Maahiryare77
@Maahiryare77 Жыл бұрын
The one and only Suldaan seraar guhaad 🥰🎤 my favourite Somali singer 🥰🎼🔥
@idilhasan8834
@idilhasan8834 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤
@sowtorahma
@sowtorahma Жыл бұрын
Haddan laba qalbi lahan Laa🫀 Iyo laba nafood lahan Laa 🧠 Lagulama wadageen🫂 waa iga Li laahiye waa iledahay wan ku leyahay ❤️igu lifaaqnide kugu lamaaniye lagulama lahee 🥰 laabta waa kaligaa la antana waa lorkeygee ladnaan teydana waa lajogaga🫂😩intee nolol jirtaba ka loloo wadnaha laba igu ahow intaa qabriga ley dhigin mcn z😪🚶‍♀️❤️💋
@hawoyusuf1795
@hawoyusuf1795 Жыл бұрын
Haddan laba qalbi lahan laa 🫀 iyo laba nafood lahan laa 🧠 Lagulama wadageen 🫂 waa iga Li laahiye waa iledahay wan ku leyahay ❤ igu lifaqnide kugu lamaaniye lagulama lahee🥰 laabta wa kaliga la jogaga 🫂😩 intee nolol jirto igu laman
@najiibalpha3905
@najiibalpha3905 Жыл бұрын
Wonderful song 2023🥰🥰🥰🥰🥰
@wayoflifewayoflife1135
@wayoflifewayoflife1135 Жыл бұрын
Team waqal vs suldaanka geeska🙌🤴💯 Another level🙌🎉💯 🔜2M💯🎉
@imrankaire
@imrankaire Жыл бұрын
Suldan Serar xidiga Geeska africaa Geeb Going macalin
@queenzakiya9311
@queenzakiya9311 Жыл бұрын
Suldaan I love your song Soo cuet ✌️😩😩♥️♥️ Inta nolo jirtaba kalurno wadnha🥰🥰
@sidofaarax2126
@sidofaarax2126 Жыл бұрын
Ala fusuq dadku jeclaa walaalayaal waxaan xikmad kujirin aakhiro iyo aduunba yaan laiskumashquulin
@saalimayuub1129
@saalimayuub1129 Жыл бұрын
:way dad kii jecla nabigena scw 🥺🥺🥺
@cabdirahmaanmukhtaar4879
@cabdirahmaanmukhtaar4879 Жыл бұрын
Length of the lion king suldaan seraar guhaad ❤❤
@ciriyocaad
@ciriyocaad Жыл бұрын
Kobciye on fire🔥
@muxudiiinfaysal4219
@muxudiiinfaysal4219 Жыл бұрын
Suldaan xariir hees lasooqad😊😮❤
@haldoorliban1742
@haldoorliban1742 Жыл бұрын
Haddaan labba qalbiyo lahaan lahaa Iyo labba nafood lahaan lahaa Lagulama waddageen Oo iga lilaahiya!! Lagulama lahee Laabtu waa kaligaa 💫🤎
@Coco-Chan361
@Coco-Chan361 Жыл бұрын
Nah this is too much, on 🔥🔥🔥🔥🔥 keep it up King Suldaan.
@keeyowcadeofficial7456
@keeyowcadeofficial7456 Жыл бұрын
The legend is back suldaan seeraar geeska Africa 🌍 Lyrics 💯 ✍ cajiib waye Melody amazing 🔥 💯 Editing 🎥 🎞 💯 Location good luck 👍 Duubista fantastic 💯📸 Beat music good well done henok 🎹🎻🎼🔥💯✅👊
@maslahabdi3820
@maslahabdi3820 Жыл бұрын
Heestan Caadi ma ahan caawa oo qaboow xun uu ka dhacayo Istanbul ayaan Qolkeyga ku dhex daawanaya lit 🔥
@ridwaancusmaa
@ridwaancusmaa Жыл бұрын
Heesaha quraanka ka macann yaa igu raacsan
@shafeecyare8068
@shafeecyare8068 Жыл бұрын
Suldaan seraar heestiii qarniga Ereyada100% Laxanka 100 % Music ka 100% Duubista 100% Adidka 100%
@Janno66
@Janno66 Жыл бұрын
Heestaan Codka Suldaan kuma nuurayo Wllh😹i najiip Alfa ku nuuraayo👌🥰
@sadikmoha3993
@sadikmoha3993 Жыл бұрын
Wll maxad u dhaaran dhartu wax fudud mahe 😀
@Janno66
@Janno66 Жыл бұрын
@@sadikmoha3993 😔wn fududaadey sowmha
@hafsayamani3211
@hafsayamani3211 Жыл бұрын
Sowmaha waailaaregtey😏
@Janno66
@Janno66 Жыл бұрын
@@hafsayamani3211 🙄🧐😏
@TuBeEc_Yare
@TuBeEc_Yare Жыл бұрын
Suldaan amazing song🔥🔥🎸🎸
@kaptanmoola1142
@kaptanmoola1142 Жыл бұрын
Atattata vedio wa an other level inte smalia taqaanay waa dhaaftay legand is back
@hassankaafi88
@hassankaafi88 Жыл бұрын
Lyrics Hassan Kaafi layaab waqal studio muxu sameyay Lyrics Hadan labo qalbi lahan laha Iyo labo nafod lahan laha lagu lama wadage oo igu lillahiya Waad iledo wan ku leye igu lifaqnida kugu lamaniya lagu lama lahe laabtu waa kaliga Koris La aantada waa lufeyde ladnanteydu Waa wa lajogaage inti nolol jirtaba kalulo wadnaha labo igu ahow inta luxud ka laidhikin labo igu ahow 2× Labo qarni hadan jiri laha 🎧 into kale ad jiri laheyd adun ba ilahan la oo igu lillahiya wan isleno islahane igu ladnoto kugu ladnade labadenu ladan isku loga 🔐nahe Koris La aantada😰 waa lufeyde😢 ladnanteydu 🖇wa wa lajogaage inti nolol jirtaba🔐 kalulo wadnaha labo igu ahow inta luxud⚰️ ka laudgikin labo igu ahow 2×2
@sismanwilqaran9636
@sismanwilqaran9636 Жыл бұрын
The legend hassan Kaafi Subscribers wan ku dhahay☝️❓🎈🤲🖤🇾🇪🇺🇸🇾🇪🦁💯🎤🎤🎤🎤🏟🏟😂😂😂
@hassankaafi88
@hassankaafi88 Жыл бұрын
Saas waye cabsi cabsi waye wllhi king of suganta the legend wan ku wata
@CabdiKariin-f1x
@CabdiKariin-f1x Жыл бұрын
suldanka sandka 2023
@zade_deeq
@zade_deeq Жыл бұрын
The one and only suldaan seeraar 🔥❤
@ibrahimdakaiya923
@ibrahimdakaiya923 Жыл бұрын
Wow
@Bashaar4
@Bashaar4 Жыл бұрын
The vibes of this song goes crazy 🔥🤎
@khadarsead3971
@khadarsead3971 Жыл бұрын
suldaan seeraar guhaad is back 💥🖤
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 Жыл бұрын
Lgend suldan is back🔥🖐🏼
@nimcaandekow9740
@nimcaandekow9740 Жыл бұрын
Og ina ahay maligadaremaa😁🤣
@cabdirahmaanmukhtaar4879
@cabdirahmaanmukhtaar4879 Жыл бұрын
Beste music video length ❤❤❤
@saamiyacabdirahman4825
@saamiyacabdirahman4825 Жыл бұрын
Exclusive sultan serar Guhat Big singer and Golden voice man👏❤🥰🔥
@cadekaysekun9313
@cadekaysekun9313 Жыл бұрын
Well come back suldan well done khadar waqal
@hamzekosar4671
@hamzekosar4671 Жыл бұрын
Another level background & dress Wax kale suldan The 🐐 of somali singer
@zakarizakaria7271
@zakarizakaria7271 Жыл бұрын
The legend is back we miss u the one and only the super star of somalia
@ayubebashir
@ayubebashir Жыл бұрын
Super star waa inaga awale adan ku ogayn ma suldaan oo 2018 yimi ayaa noqday
@Sarah-to7oj
@Sarah-to7oj Жыл бұрын
🤣🤣🤣 Qof walba kii ay isku qabiil yihiin baa u legend u ah. Aniga Faladegan weeye legend keyga
@zakarizakaria7271
@zakarizakaria7271 Жыл бұрын
Suldan serar waligii buu ahaa super star adaa qabiil ka shekaynaye ma ciisenimo bad cawale mesha uso galisey
@ayubebashir
@ayubebashir Жыл бұрын
Maya maya Oo iga Walaahi ah Oo Uu ilaahay Igu Og Yahay In aan Qabiil U soo Galin Cawale Adan meesha Oo Aan Keliya Xaqiiqada Sheegayo Anigu Oo Wll Kaalay Waxa Meesha Ka Cad Miyaad indhaha Iska Qabanaysaa Cawaale oo 20 Sanno Fanka Soomaaliyeed 1sanno oo kamid Ah Aan Liiicin Ayaad Leedahay Qabiil BAAD Ku Taageeraysaa War Isla Xisho Oo Wixii Xaqiiqda Ah In’aad Mar Wali Sheegto Ku Dadaal Suldaan Oo 5 Years dhan Ku Jirinba Fanka Oo Aan Baranay 2018 ayaad Soo bar Bar Dhigaysaa Cawaale Aadan Runtu Waa Lama Huraan Anigu Marka Cawaale Laga Yimaado Suldaan Waxa Uu Ku Jiraa Ragga Aan Is Dhahayo Cawaale Waa Ku Xigayaan
@its.Mohamed443
@its.Mohamed443 Жыл бұрын
@@Sarah-to7oj anina socdaal 💀😭😂
@Abokorrrr
@Abokorrrr Жыл бұрын
Suldaanka Geeska is Back🐐❤️
@Youzeph18
@Youzeph18 Жыл бұрын
suldaanka GeeskaH Iz Back From DuriyadiiiH 🟢⚪🔴
@Scar_vlog
@Scar_vlog Жыл бұрын
This background is mashallah......welcome back our legend
@CabdixafiidCabdixafiid-po9wg
@CabdixafiidCabdixafiid-po9wg 5 ай бұрын
Laxan raga nimo music ❤😢suldaan walhi waa fananka kaliya een tagero 😊 the besti 🎵 songe
@abdirahman-24-u6e
@abdirahman-24-u6e Жыл бұрын
Welcome back Suldaan 🥰💛
@mucaadcarabo
@mucaadcarabo Жыл бұрын
Wooow Suldaan seeraar is Back 💪
@nassirhassanvlogs9062
@nassirhassanvlogs9062 Жыл бұрын
Old is gold najiib alfa heesta leheee😧
@Aamiinaabi8921
@Aamiinaabi8921 Жыл бұрын
suldaan seeraar lagend is back 🙌
@libanabdul1564
@libanabdul1564 Жыл бұрын
Zakiriye kobciye 🎋🎋✊️✊️ Laxamis te abwan legend 🩸✊️
@menu651
@menu651 Жыл бұрын
Isiii Eshcala Suldan 👏👏 laba laba Isiii
@brezyboy8808
@brezyboy8808 Жыл бұрын
What a video 🔥
@mustafemahamed277
@mustafemahamed277 Жыл бұрын
Woow legend is back seeraarka duula best song 🥰🔥🔥🔥💯🖐💪
@loveisbeautiful6494
@loveisbeautiful6494 Жыл бұрын
Suldaanka geeska is back
@MohamedAli-kq3fy
@MohamedAli-kq3fy Жыл бұрын
Lyrics 💯 Music 🎼 💯 Meaningful word with wisdom ❤100 Thanks ☺️
@marshaal1234
@marshaal1234 Жыл бұрын
Suldaan seerer legend
@Amiinadam10
@Amiinadam10 Жыл бұрын
Legend is back
@Lil_shaafi1
@Lil_shaafi1 Жыл бұрын
Markay 1millon gaadho like isaar 👍❤
@AbdifatahKariye
@AbdifatahKariye Жыл бұрын
Suldaanka Geeska x Waqal back with another banger! 🐐 🔥
@Sir-doonkaGeeska
@Sir-doonkaGeeska Жыл бұрын
SulTanka comeback Waqal another level 💥💥
@halwehalwa5768
@halwehalwa5768 Жыл бұрын
The legend is back with best song 🎵
@Abaasshakeeti3421
@Abaasshakeeti3421 Жыл бұрын
Waaaw pg legend welcome back 2023✔🤳
@mumtazahmed917
@mumtazahmed917 Жыл бұрын
M. A beautiful song keep going ❤💪❤
@ahmedbk9581
@ahmedbk9581 Жыл бұрын
Suldan sarer the one and only legend
@aktarsharmaarkeofficial3837
@aktarsharmaarkeofficial3837 Жыл бұрын
Ilaahay danbigiisa hadhaafo isaga iyo hooyadiiba qofka hal subiskareeb iisaara ee wallshy ama wllky ee somaaliyeed 🥰 ♥
@FARHIAMOHAMED360
@FARHIAMOHAMED360 Жыл бұрын
Naxurka faanka hadu is keenay Suldan seerar guhaad welcome back 💙🐐🤘
@Libilwstudio
@Libilwstudio Жыл бұрын
Wll Qaliya Codsi Ayaan Wadnaa Kaliya Wax Kale Kaamarabno Kaliya Nosar Subscribe Waa Codsi Allha Kusharfo Adiguna❤K
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 Жыл бұрын
Suladan waa iska Nin Dhaanto Loogu Talagalay
@mohameddeeq966
@mohameddeeq966 Жыл бұрын
suldaanka is back 👊🖐
@kahudiinahmed3864
@kahudiinahmed3864 Жыл бұрын
Abwaan halis ah zakariye kobciye Nin weyn mxa eraya dab io holac hees ka samesay 👌👌👌
@mukhtarige5369
@mukhtarige5369 Жыл бұрын
Wwoo❤❤
@maqdis.abdikhadar
@maqdis.abdikhadar Жыл бұрын
Boqorka fanka Suldaan🤴🤴❤
@diidiyomohamed1655
@diidiyomohamed1655 Жыл бұрын
Fananki fananada eryaday suldan serar Guhat is back 👑
@Sadick-mk
@Sadick-mk Жыл бұрын
Listening from Manouche ❤❤
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 Жыл бұрын
Legendary Al fanaan Suldaan seeraar is back horay u soco
SULDAAN SEERAAR - SOMALI WEEYE OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022
5:03
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,1 МЛН
SULDAAN SEERAAR - JANO - OFFICIAL VIDEO 2024
3:58
Suldaan Seeraar
Рет қаралды 4,7 МЛН
At the end of the video, deadpool did this #harleyquinn #deadpool3 #wolverin #shorts
00:15
Anastasyia Prichinina. Actress. Cosplayer.
Рет қаралды 19 МЛН
My daughter is creative when it comes to eating food #funny #comedy #cute #baby#smart girl
00:17
An Unknown Ending💪
00:49
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 46 МЛН
Suldaan Seeraar Hayla daadagin Official Music Video 2020
5:45
Waqal WStudío
Рет қаралды 8 МЛН
CABDIRISAAQ ANSHAX QOFKI IGU HAWLANOW OFFICIAL MUSIC VIDEO
5:57
Cabdirisak Anshax
Рет қаралды 8 МЛН
Suldaan Seeraar Mataantii Jacaylka Showgii Jabuuti 2021
6:30
Waqal WStudío
Рет қаралды 402 М.
SULDAAN SEERAAR | XUBNAHA HADALKAAGA QUUTA | HEES CUSUB 2021
5:12
Himilo Films
Рет қаралды 2,7 МЛН
*Suldaan Seeraar | Xamda | Hees Cusub | 2017
6:29
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 1,9 МЛН
Suldaan Seeraar Iisoo Noqo
5:39
Liibaan Studio - Topic
Рет қаралды 63 М.
SULDAAN SEERAAR | QUMAN | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
4:49
Liibaan Jama
Рет қаралды 3 МЛН
At the end of the video, deadpool did this #harleyquinn #deadpool3 #wolverin #shorts
00:15
Anastasyia Prichinina. Actress. Cosplayer.
Рет қаралды 19 МЛН