War bixino ku saabsan lottery ga maxa xiga marki lagu dorto lottery visa green card war bixino muhim

  Рет қаралды 14,590

Bella qurux Beayty and vlogs

Bella qurux Beayty and vlogs

Күн бұрын

Пікірлер: 288
@taatiko9307
@taatiko9307 3 жыл бұрын
Wll Bella Ugu Horeen KZbin kaan Wuu Kala Kacay Marka U Gaar Yeel Barnaamijyada Lottery ga Kaliya Tan Labaad Marka Macluumad Soo Gudbinesid Soo qoro Qaarna Coumputerka Nagala Wadaag T H A N K S
@alisalaad894
@alisalaad894 3 жыл бұрын
Shrfey ayadow qoran stepska lamaraayo aqbalaada ilaa iyo dhamaadka noo sodiyaari .. waxaan kujiraa dadka sugaayo bishan 8 may ilaa September💯🖐🖐🤲🤲🤲🙏🙏🙏🙏
@bemzema1880
@bemzema1880 3 жыл бұрын
Hhhhhh kula midaan ahay allah noo fududeeyo bro
@abdisalanaadan5113
@abdisalanaadan5113 2 жыл бұрын
Sxb ilahay makuu fududeye
@nazrahennabeuty7456
@nazrahennabeuty7456 Жыл бұрын
@@abdisalanaadan5113 adi maku guleysty wll abdisalan sandki hore kamid ahede🤔
@abdisalanaadan5113
@abdisalanaadan5113 Жыл бұрын
@@nazrahennabeuty7456 mye wllo wali maxareysan insha allah bishan ayaa raba inaa xareysto
@nazrahennabeuty7456
@nazrahennabeuty7456 Жыл бұрын
@@abdisalanaadan5113 haa ok alle haku fududeyo wll🙏
@andrewdek3632
@andrewdek3632 3 жыл бұрын
DS-260 nosoo gali wll qlih video xiga 🙏❤
@bemzema1880
@bemzema1880 3 жыл бұрын
Bella quruxeey wlle waxaa jira dad aan fahamsameyn lottery_ga iyo dad xareystay lkn aan aqoon meesha ay kala socon lahaayeen process_kooda marka intaasoo dhan caawin bay rabaane duco qabto arintaa xlkeeda lagaaga fadhiyaa
@Christianronaldo-xo3ew
@Christianronaldo-xo3ew Жыл бұрын
Wllhi waa runta
@kaalintechnology
@kaalintechnology 3 жыл бұрын
Aniga dv2021 selectee aa ahay lkn high case number.. asxaabta dv22 sugaayo nasiib wacan..
@xawoluul3896
@xawoluul3896 2 жыл бұрын
Walaal High case maxaa kawada
@kaalintechnology
@kaalintechnology 2 жыл бұрын
@@xawoluul3896 abaayo waa numberska ka sareeyo 30kun ayaa la dhahaa High Case. Mahadsanid.
@xawoluul3896
@xawoluul3896 2 жыл бұрын
@@kaalintechnology sax goormaa interview galee allaha kuu fududeyo
@kaalintechnology
@kaalintechnology 2 жыл бұрын
@@xawoluul3896 may aniga ma dhaween 2021 baa ahaay walaal.
@xawoluul3896
@xawoluul3896 2 жыл бұрын
@@kaalintechnology dabcan interviewga maadan galin miyaa
@cabapoi9170
@cabapoi9170 Жыл бұрын
Bella jazakallahu kheyr abayo wan kaga mahadcelinayaa sida wanagsan inoogu sharaxday interview ka abayo iso ducey sanadkan in aan helo ani io wlashey io abtigey io inta qof oo muslim ☪️oo xaresaty I.n Aamiin amiin 🥰🥺😫😫🤲
@samirdeflabagastingbwye9122
@samirdeflabagastingbwye9122 2 жыл бұрын
Interview ga nimaan kenyan aah miyaa ka qaadhi....Interview kiswahili ka ma dhige karte miyaa... ega soo jawab sister
@mohaalfatix2823
@mohaalfatix2823 3 жыл бұрын
Mash Allah ilaah haka ajarsiiyo sidee inoo la wadaagatay xogtan muhiim ka ah . Waxaan ku weydiina 1. Qofka ilaa intuu sugaa visa ah 2. Qofka Ethiopia tago qifka turjumanka asiga miyaa banaanka kala imaanayo
@saeedofficial
@saeedofficial 3 жыл бұрын
Qof academic ah hadaad sheganyso mxd uga bahanthy translator waa lagaa shakiyayaaaaa
@seeyedcali9533
@seeyedcali9533 Жыл бұрын
Bella sister what is cell phone to contuct you soon to give father information
@alisalaad894
@alisalaad894 3 жыл бұрын
Quruxey dadka sugaayo ankujiraa please 🙏 😢 bishaan waxne mafahansane lkn calafkeyga aan cunaa waxan rabaa inaa si fcn ufahmo eesan igu dhaafin nasiibkeyga qoon daro owgeyd cashirka bilaaw nogu sobilaaw because canjero sidee ukala koreeso aalocunaaa....
@queeenqueen4843
@queeenqueen4843 3 жыл бұрын
Wixi Xareystay An Group Sameysano Plz WhatsApp Si An Wx U Kala Faiidno
@abdurahemshariif1603
@abdurahemshariif1603 3 жыл бұрын
@@queeenqueen4843 waa arin fcn
@sironachannel644
@sironachannel644 3 жыл бұрын
maheshay wllo
@lifaanjr4363
@lifaanjr4363 3 жыл бұрын
Abyo kwrn hadaan isticmaalo waraqad iskool fake up iyo fake bank statement oo cabdala shideeyo laga soo sameyay
@xamargameryt4816
@xamargameryt4816 3 жыл бұрын
Wll bella waxaan kaa codsanayaa inaad nala wadaagto barnamijyo ku saabsan scholarship ka wadamada calamka
@hafzadahirabdullahi4712
@hafzadahirabdullahi4712 Жыл бұрын
Allow nofududeey dhamaantay yaa rabi🥰
@muscabmohamedmohamud7416
@muscabmohamedmohamud7416 3 жыл бұрын
Marka America gashay warkeeda rabnaa
@cusmaanxussen710
@cusmaanxussen710 Жыл бұрын
Luuqada waa jib miyaa wiligey ma maqlin wax jiro noo sheek
@ibnukhaledofficial6427
@ibnukhaledofficial6427 3 жыл бұрын
Wll waxan kuweydina adiga maixareni kartaa mise lama ogalo aniga waxaz aqon uma Lehi hadii ee macqul tahay ii so jawab ok kher badan
@khadraabdullahi8714
@khadraabdullahi8714 2 жыл бұрын
Walal aniga oo caruurtayda ma ku xaraysan kaa iisoo jawaab plz
@saleman9713
@saleman9713 3 жыл бұрын
I have another quention Interview su aalaha lagu wey diiyey ma iisheegi kaarta adigoo ii kala dhig dhigaayo sister please
@samirdeflabagastingbwye9122
@samirdeflabagastingbwye9122 2 жыл бұрын
Ani passport Kenya hesataaa... Ethiopia ma adi kartaaa
@abdikadirjamamohamed6029
@abdikadirjamamohamed6029 3 жыл бұрын
walal Turkey malagu gali kraana interview
@isteelkaflimsvlogs2070
@isteelkaflimsvlogs2070 3 жыл бұрын
Nio noso ogaw waa inan group samey sana hadan aqbalid helnaa
@suleeqocabdi7926
@suleeqocabdi7926 Жыл бұрын
Inisgaramka ayan kala soo hadlay abayo iga aqbal
@abdullahimohamud4310
@abdullahimohamud4310 2 жыл бұрын
Inta Ila xareysatay ducada aan badino i.n
@ibrahimmohamudabdullahi4741
@ibrahimmohamudabdullahi4741 3 жыл бұрын
Thanks thankas thanks quruxey mahad sanid somali dhab baa tahy qimihi lagu yaqanaa ka muqatay
@cabdallamuse9697
@cabdallamuse9697 3 жыл бұрын
Sidee leegu aqballaayaa
@cabdishakuur9897
@cabdishakuur9897 Жыл бұрын
Insha allah
@waliidbarre417
@waliidbarre417 3 жыл бұрын
Hadad so baxdo malaga yaaba inad interview kugu reebi karaan ??
@esyakitchen
@esyakitchen 3 жыл бұрын
Caruurtana soo loma dacwoon kara single iyo no child hdan qorto
@faizamahamed1300
@faizamahamed1300 3 жыл бұрын
Abaayo waxaa Ku weydiinaya Qofka turkiga jooga ma xareysan karaa mise waa inaa somalia Ka xareysato
@ismailhidig343
@ismailhidig343 3 жыл бұрын
Waad ka xareen kartaa
@abdihakimhamoudchannel581
@abdihakimhamoudchannel581 3 жыл бұрын
Qaabka loo raacaayo stepska lotteryga ayaan u baahanahay
@albashiir8746
@albashiir8746 3 жыл бұрын
Asc wll Wad mahadsantahay ee hal video kasoo sameey waxyaabaha la iska ilaalinaayo markii la xareeysanaayo. Mahadsanid
@muhammadelmi2730
@muhammadelmi2730 3 жыл бұрын
Walaal waxaan ku weydiiyay Lotariga xalaal miyaa
@muhammadelmi2730
@muhammadelmi2730 3 жыл бұрын
Anigoo ingiriska joogo ma dalban karaa walaal
@nimcomahamed6497
@nimcomahamed6497 3 жыл бұрын
Mnsh allaah quruxey alle haku shrfo
@ikraanmohamed4491
@ikraanmohamed4491 3 жыл бұрын
Apyo soomaali markan kabaxayo oo itobiyo aado rabo soomalia lacag maaliigaga qaadaa
@xalimoiman2655
@xalimoiman2655 3 жыл бұрын
Asc
@shukriaxmed8797
@shukriaxmed8797 3 жыл бұрын
Asc
@ogxking6371
@ogxking6371 3 жыл бұрын
Mu himado wa ds260 watasuun iyo interview iyo cafimaadka sawirka iyo magaca aad ku celcelisay dhibmale somaha hadaa ku guulaysto WLLy fidhyaw kasoo samee plz
@abdimoge5666
@abdimoge5666 3 жыл бұрын
Whatsapp page aad sameysay ee Dadka ka cawiya ama Adigu hadaad i caawin kartid isoo dir Numberkiisa/ kaaga. Mahadsanid
@Dhoolayare1
@Dhoolayare1 3 жыл бұрын
Walal passport la'aan maxareysan karaa lottery-ga ?? Plz jwb
@EURO-ni6fv
@EURO-ni6fv 3 жыл бұрын
Bro 90 wa muhiim Passport mrka aadan lehen wxu ku waydiina sualo ka imaanayo Sababta aadan ulahen mrka Just hadaadan lehen U have time Hadi aa ledahy iskaga xareso
@hassanbarkhadle5688
@hassanbarkhadle5688 3 жыл бұрын
Haye Abaayo we we're wanting insha Allah
@mustafashafie5914
@mustafashafie5914 3 жыл бұрын
Barnaamij markaa so gudbineysid iskuday inaa si faahfaahsan usharaxdid hada intaa sheeegtay sidey ukala horeeyan lama yaqaano wad isku qastay wixii dhan next time warqad kuqoro
@cabdisamad1234
@cabdisamad1234 3 жыл бұрын
Secon One 💖
@ubaxhussein1328
@ubaxhussein1328 3 жыл бұрын
mnsha allah alle ha ka ajar siyo sida ad nola wadagtay quruxey
@faraxj5329
@faraxj5329 3 жыл бұрын
abaayo cafimaadka cuduro qaar lagugu reebayo miya jira plz iga jawaab
@sarifmohiamuntadarchannel5354
@sarifmohiamuntadarchannel5354 3 жыл бұрын
Maya
@boqoradasomalida1282
@boqoradasomalida1282 3 жыл бұрын
Xayaato Instagram kaga comments no dhig tankale lottery anigo turki jooga ma ka qeyb gali karaaa hadey haa tahay hadhoow safaaradoda iyo cafimaad kaba turkiga maku mari karaaa mise iyaga ku dooraya wadanka ka mareyso
@amaara433maxamed8
@amaara433maxamed8 3 жыл бұрын
Wad. Ku mari karta adaana dooranayh wllo
@boqoradasomalida1282
@boqoradasomalida1282 3 жыл бұрын
@@amaara433maxamed8 haye xapipty mahadsanid waxaa islaha turkiga madaama uu wadan weyn yahy dad armaaney kaba qaadin o wadamada saboolkaa bis laqaadayaaa
@Tashadechannel1o
@Tashadechannel1o 3 жыл бұрын
Haa walaal
@Tashadechannel1o
@Tashadechannel1o 3 жыл бұрын
Ha walaal.waad kamari kartaa
@boqoradasomalida1282
@boqoradasomalida1282 3 жыл бұрын
@@Tashadechannel1o mahadsanid bowoow
@abdiwalisaidkunjirow6741
@abdiwalisaidkunjirow6741 3 жыл бұрын
Wll dadka aad waxarenaysid maad igu dartid xasisanidaa🤣
@hashiali5315
@hashiali5315 3 жыл бұрын
Thakns
@muridiahmed8412
@muridiahmed8412 3 жыл бұрын
Abayo turki🇹🇷 malagu kaligaraa interviewka👆
@halimamaalim5401
@halimamaalim5401 3 жыл бұрын
Haa hatat ikamet haysatit
@isteelkaflimsvlogs2070
@isteelkaflimsvlogs2070 3 жыл бұрын
Muridi Ahmed sxb ana turki kula joga qeerka allaha nawaa fujiyo
@isteelkaflimsvlogs2070
@isteelkaflimsvlogs2070 3 жыл бұрын
@@halimamaalim5401 abaayo ekamad ma hesti because ayantan reject socoto reject ayaa la isiyay maxa sameyay Djibouti ma iska aadaa
@halimamaalim5401
@halimamaalim5401 3 жыл бұрын
@@isteelkaflimsvlogs2070 haa you have go back your original country
@isteelkaflimsvlogs2070
@isteelkaflimsvlogs2070 3 жыл бұрын
@@halimamaalim5401 ok hadan helo itobiya iska ada hadan waayana mel ma u socdo kkkkkk
@mohamedabdirashid4080
@mohamedabdirashid4080 3 жыл бұрын
First one
@adnanyusuf574
@adnanyusuf574 3 жыл бұрын
Wll waxan ku weydinaa turjuwaanada ma waxey joogaan safaarada
@ayaanxuseen7271
@ayaanxuseen7271 3 жыл бұрын
Wll wapset saxda lama arkayo ee sifiican shaashada ugu so dhawee
@cabdifitaxguutaale6296
@cabdifitaxguutaale6296 3 жыл бұрын
abayo mcn naga cawi wax walbo kusabsan lotari thanks
@yohnk
@yohnk 3 жыл бұрын
South Africa malugu gali karaa
@cabdulmalik5999
@cabdulmalik5999 3 жыл бұрын
Wll dhanka waxbarshada waxaan ku buuxshy high School no degree Marka aniga dugsi sare waxaan dhabeeye 2015 to 2016 marka shahaadasaas magaysan karaa please iisoo jwb
@faizamahamed1300
@faizamahamed1300 3 жыл бұрын
haa dugsi sare hdaa dhameysay waa caadi
@aishaabdillahi2497
@aishaabdillahi2497 3 жыл бұрын
Abaayo 2021 goorma laxaraysanya Allah haufudeeyo dhamaan inta bishan sugaysa 🤲
@AhmedAli-mo4ji
@AhmedAli-mo4ji 3 жыл бұрын
October
@aishaabdillahi2497
@aishaabdillahi2497 3 жыл бұрын
@@AhmedAli-mo4ji goorma deeda?
@AhmedAli-mo4ji
@AhmedAli-mo4ji 3 жыл бұрын
10 keeda cml ilaa november 10 keeda
@queeenqueen4843
@queeenqueen4843 3 жыл бұрын
Ameeen Abyo
@Mohameddacwi
@Mohameddacwi 3 жыл бұрын
Aamiin yaa allah wll bisha october 2021 weeye dadka cusub insha allah
@andrewdek3632
@andrewdek3632 3 жыл бұрын
Waxaa kaloo noosoo galisaa sida wadanaka interview ku galyso loo dooorto
@keyseabdiolad9338
@keyseabdiolad9338 3 жыл бұрын
Wll Adigoo Mahadsan Telegram group-ka Noo Soo dir Ilaa Hada Telegram Ayaan Sheegtaa Mana Lagaa Haayo Wll
@faizamahamed1300
@faizamahamed1300 3 жыл бұрын
muuqaaladeeda mid muu ku qoran yahy ee ka fiiri
@yoonisabdirisaaq1904
@yoonisabdirisaaq1904 3 жыл бұрын
@@faizamahamed1300 asc adiga luqa igu soo dir adigoo mahadsan
@hashiali5315
@hashiali5315 3 жыл бұрын
Masha Allah alle ha ku cafiyo
@inayain3240
@inayain3240 3 жыл бұрын
Wll bella illahay haku xafido masha allh wlhi qof wanaagsan tahay wll groupkii aawey 🤗🤗🤗🤗
@yoonisabdirisaaq1904
@yoonisabdirisaaq1904 3 жыл бұрын
Groupkii telegram away Abaaaayoooy bela qurux Pleasea groupka muhiim ayoo noo yahay
@fartunmaxamed3066
@fartunmaxamed3066 3 жыл бұрын
Yaicawiya aniga sidii loxaresto maaqano plz
@faisalabdishire5383
@faisalabdishire5383 3 жыл бұрын
Walal ma adka inshallah sida loxaresto inshallah 10 October ilaa iyo 10ka November aya laxareystaa natijadana badana bisha May ayay so baxdaa mahadsanid inshllah hadaad ubaahantahay cawimaadna si hagar laan ah wan ku cawin donaa xiligaas inshallah mahadsanid
@Axmed_koke
@Axmed_koke 3 жыл бұрын
WOw mowduuc muhiiima wllhida
@mohasaid6159
@mohasaid6159 3 жыл бұрын
thanks you are shining
@yuusufdhanto8237
@yuusufdhanto8237 3 жыл бұрын
Turkiga malagu gelikaa interview ga
@raaxocabdo7823
@raaxocabdo7823 2 жыл бұрын
$300 ma ahine Lcg kle o lagu weydinayo miya jiro abyo
@abdirizakahmedyusuf4310
@abdirizakahmedyusuf4310 3 жыл бұрын
Wad mahadsanthy wll aniga waxan xareysty sanadkan 2020 kii waxan filayaa nasibkyga inan helo 🥰🙏
@amalismail7772
@amalismail7772 3 жыл бұрын
Insha Allah waad ku guulaysan doont, anigana waan ku jira qolada sugayA a imika insha Allah guul ayaan rajaynaya
@boqorabdalla8245
@boqorabdalla8245 3 жыл бұрын
@@amalismail7772 abayo waxan kaga bahna information dv lottery ubahan madama ad marte number ankala so xariiro halkan ma igu reebi karta mise keyga halkan kugu reeba adigo mahadsan
@amalismail7772
@amalismail7772 3 жыл бұрын
@@boqorabdalla8245 ok wllo adiga miyaad xaraysatay lottery, mise waxaad rabtaa inaad xaraysato, Number kaga hoos igu reeb , waxii fashfaahin ah ayaan ku siin
@caalamfilmsseries2344
@caalamfilmsseries2344 3 жыл бұрын
@@amalismail7772 abayo xagee kaxaraystey fadlan i
@isteelkaflimsvlogs2070
@isteelkaflimsvlogs2070 3 жыл бұрын
Insha allah dhaman teena sxb mcn
@kamaalabdilahi2368
@kamaalabdilahi2368 3 жыл бұрын
Insh allah
@shukriaxmed8797
@shukriaxmed8797 3 жыл бұрын
Wll wxn ku waydinaya qofki an heysan shahado ma isku dayari kara lotterska mise lama ogalo qof an aqon laheyn
@nastehaadan
@nastehaadan 3 жыл бұрын
Somaliyeey lottery ka nilishegaayo wa nasiib kun qof aya Hal laga dorana marka haisku daalina
@abdikafiomarahmed5175
@abdikafiomarahmed5175 3 жыл бұрын
Bella wll wxaan ilaaway. Markn xaraynayy. Wxbarasha inn ku xareeyaan moodayaa dugsiga saraa iisocda
@saleman9713
@saleman9713 3 жыл бұрын
I have one quentions for you sister So just tell me about quentions they Asked you how many minut and you took to answer quention
@hafsayusuf1992
@hafsayusuf1992 3 жыл бұрын
Walal icaawi pls aqo umalihi waana kuguuleestay lottery
@amiirfitah8864
@amiirfitah8864 3 жыл бұрын
Hadan dalbada inaa ku galo Turkey maxaa igu waajib ah Ileen Turkida kuma hadasho English ka
@abdihakimakhayar711
@abdihakimakhayar711 3 жыл бұрын
Turkey interview maku mari karaa
@halimamaalim5401
@halimamaalim5401 3 жыл бұрын
Yes if you have ikamet
@elshukrijr8159
@elshukrijr8159 3 жыл бұрын
Abayo qasAb myaa inuuu qoog kahoreyo process daxdhisa maqasaab in lugu weydiyo mhdsanidh
@bosstime8971
@bosstime8971 3 жыл бұрын
Abaayo Turkey ayaan joogaa ee maxaresan karaa hadaan xareestana Turkey interviyoga malagu marikaraa wllo isoo jawaab
@farhanabdiofficiall7127
@farhanabdiofficiall7127 3 жыл бұрын
Pls wlshy website ka saxda ah hlkan noo soo dhig
@Bellaquruxbeautyandvlogs
@Bellaquruxbeautyandvlogs 3 жыл бұрын
Video aan kahadley aan screenshot so saaray jiro kan ka horeyay so daawo wll
@abdirashidyusufgamadid5651
@abdirashidyusufgamadid5651 3 жыл бұрын
Wllo kawarn hadii process sawirka sida background khalado madaw ku gasho
@anuoficialpage3983
@anuoficialpage3983 3 жыл бұрын
Wall waxan ku waydinaa intar viyoka turkiya malaku marikaraa wall iso jawab adoo mahad san dadka sugayo kujirayee
@nabadoonfaarahabuukar271
@nabadoonfaarahabuukar271 3 жыл бұрын
Walal lambarka whatappkaga groupka nooso qor si aan ku weydino su alaha aan qabno
@abdirahmanalasowmohamed6583
@abdirahmanalasowmohamed6583 2 жыл бұрын
Bella quruxey walshey qalida ahey wad mahadsanthy marka kowaad marka labaad telkaga ban hayaaa wax badan ban kula so xariiray lkn nasiib wanaag isma anana helin aniga sanadkan ban ka so xareyay aniga o jogaa south africa inshaa allah nasiibkeyga ban sugayaaa wixii dheraad ahna aan isla socon walashey aad ayad u mahadsanthy sida dadka warbixinada aad ula wadageysaaa thanks
@hakimziyech4227
@hakimziyech4227 3 жыл бұрын
Abyo Lotteriya wxaan Ku xarestay Qaxotinimo marka hadii lai selected Gareygo mxaa laiga rabaa oon buxiyaa Wxaana joga Qaxootiga kenya 🤔
@cabdallamuse9697
@cabdallamuse9697 3 жыл бұрын
Wallaashey baasabor maheysto ma awoodo
@Amino321
@Amino321 3 жыл бұрын
Walalayal isoo duceeya waa bil barakakaysan wan xaraystay
@cabduqadirali1850
@cabduqadirali1850 3 жыл бұрын
Alaha kuu sahlo muraadkaaga allana kuguma fidneeyo dhulkaas
@queeenqueen4843
@queeenqueen4843 3 жыл бұрын
Allaha Nagu Guuleyo Ani Xta Wn Xarestay
@queeenqueen4843
@queeenqueen4843 3 жыл бұрын
@@cabduqadirali1850 ameeen
@Amino321
@Amino321 3 жыл бұрын
@@cabduqadirali1850 Ameen wllo sido kale
@Amino321
@Amino321 3 жыл бұрын
@@queeenqueen4843 Ameen hbbti
@mustafesaleban5792
@mustafesaleban5792 3 жыл бұрын
Wllo waxad noo sheegatay in hadii aad hore single ugu xaraystay Haysku dayin inaad married ku xaraysto lkn hadii aan family gayga u xareeyo dhibaato may keenaysaa o halkii xaaskayga family ku bedallo
@kawsarabdi8406
@kawsarabdi8406 3 жыл бұрын
wllo kwrn magaca hadii ukaqaldamo tusaale aniga waa kawsar abdi muhumed hadii qofka ixereyay uu qoray kawsar abdi xirsi
@abdimoktar5166
@abdimoktar5166 3 жыл бұрын
Wll bella ma aragtid yaan filayaa fariintayda Gmail kaga ii soo qor thanks
@cadceedchannel3734
@cadceedchannel3734 3 жыл бұрын
Asc wllo Aad baad u Mahadsantahay wllo Suaal ayaan Ku weydiinlahaa kawaran hadii Aanad America qofna Ka garaneyn maxaa lagu xalinayaa
@MohamedAliM2009
@MohamedAliM2009 3 жыл бұрын
Walaal bella waxaan kacodsaah somaliya Safarada waxay kutaal xalane intabadana lamagali karo oo maaha meel qofwalba tagi karo maxaa xala walaal?
@mohamedharoun7915
@mohamedharoun7915 3 жыл бұрын
Wll waxan rabeey inaan ku weydiyo hal su'al 1) makad heshiid visa haa America ee lagusiyoo miyaad ka dagii kartaa meshaa aad rabtiid misee iyakaa ku shegayaa oo ku dhihii donaa meel hebeel taag Wll intaas uun iga so jawaab plz😇😇
@Bellaquruxbeautyandvlogs
@Bellaquruxbeautyandvlogs 3 жыл бұрын
Adiga sheeganayo meesha rabto wl
@mohamedharoun7915
@mohamedharoun7915 3 жыл бұрын
Tamam hadabaa waxad ii shegtaa meshaa uugu wanagsan ee shaqo iyo amniii laga heloo Lacalaah hadii leweydiyoo sii aan uu dortoo Tnx bella 😇😇🙏🙏
@Bellaquruxbeautyandvlogs
@Bellaquruxbeautyandvlogs 3 жыл бұрын
@@mohamedharoun7915 ok wxn ku iri adiga dooranaya meel qof kaaga horeeya hadii jurin qof ku jooga Usa kuma keeni doonaan wadanka meesha doonta ka tage mar hada imaado saas waye qasab maaha hal mel joogto
@dhool_waabari_130
@dhool_waabari_130 3 жыл бұрын
Walashey adoo mahadsan anigu waan xareystay saygayga oo yurub jogana wan uxarayey oo marriage aanku xareystay Inshalaah inuu nosobaxo ayaan rajyanynaa haduu qayr noleyahay Markaa ma iskumeelban ku marikarnaa interview mise halkisuu ku galikara ani takale xbbt passport soomaali malogabahan yahay isaga mise ku haysto uu ku marikaraa
@mohamedabdulqadir2917
@mohamedabdulqadir2917 3 жыл бұрын
Waxan kujira dadka maanta eeganaya 8May wad ku mahadsantahay Xogta aad nasiisay👏💯
@ruwaydiinainasugule73
@ruwaydiinainasugule73 3 жыл бұрын
Maad eegatay iminka glbtaa lalhaa bayku beegantahy natiijadu
@xawoluul3896
@xawoluul3896 2 жыл бұрын
@@ruwaydiinainasugule73 asc walaal ruweeyda Maku Guuleesatay
@ruwaydiinainasugule73
@ruwaydiinainasugule73 2 жыл бұрын
@@xawoluul3896 mya huno
@kingkorNel77
@kingkorNel77 3 жыл бұрын
confirmation Numberka Maxaa Lagu qorayaa byo✋
@Bellaquruxbeautyandvlogs
@Bellaquruxbeautyandvlogs 3 жыл бұрын
Video aan ka sameya so daawo wll
@yoonisabdirisaaq1904
@yoonisabdirisaaq1904 3 жыл бұрын
@@Bellaquruxbeautyandvlogs wallal bella noo jawaab noooh Su'asha kowaad Telegram group ( most important )
@abdiwalibahrawi4528
@abdiwalibahrawi4528 3 жыл бұрын
kaarka qoxootiga ma igayeelayaan hadii la i aqbolo misa passport baa muhiim ah
@mascudahmed4445
@mascudahmed4445 3 жыл бұрын
Abaayo Turkey intervew maku mari karaa neh hadii la isoo aqbalo dadkumaray ama laga soo qaaday mataqanaa neh
@kawsarabdi8406
@kawsarabdi8406 3 жыл бұрын
waxaan sugayaa jawaabta habeendanbe isha allh
@amrandheereahmed7716
@amrandheereahmed7716 3 жыл бұрын
insha alaah nasiib wacan
@boqorabdalla8245
@boqorabdalla8245 3 жыл бұрын
@kawsar abdi jwb ad kufaraxda kurajeyna wll I.a tankale abayo 2021 October an raba ina xareeyo madama a iga horeyse information ban ubahna ina iga cawiso number ankala so xariiro halkan ma igu reebi karta mise keyga kugu reba halkan adigo mahadsan
@ruururudka4674
@ruururudka4674 3 жыл бұрын
Wll intsgramkaga noosoo share gare ama meel aan kaalasoo xiriirno
@haboncabdi9048
@haboncabdi9048 3 жыл бұрын
Wllo qali hadan helo inshaalah wankula so xidhidhaya. So duce inaan helno. 🤲🤲🤲🤲
@cchassanmaax8344
@cchassanmaax8344 3 жыл бұрын
Qof bila pasopor maku gulaysan karta
@ogxking6371
@ogxking6371 3 жыл бұрын
WLLy waxan buxsaday 5 ban ku celiyay isku magac marka halba la I dortay marksa may uga da imanaysa WLL iga jaahil bixi
@maryamxussein2370
@maryamxussein2370 3 жыл бұрын
Wllo waa run dadkii luqadii mawada garanayaan marka video noga soo samee insha allah
@somaliweynonline2143
@somaliweynonline2143 3 жыл бұрын
Abyo group ka WhatsApp ka. Linking noo Soo dhig
@bulshawi9588
@bulshawi9588 3 жыл бұрын
Bella qurux waxaan ku idhi hadan ku buuxiyay dv shahaado foom4 oo aan haysan ma badalan karaa hadii la ii doorto adoo mahadsan iga jawaab❤
Learn Arabic in 30 Minutes - ALL the Basics You Need
27:10
Learn Arabic with ArabicPod101.com
Рет қаралды 3,8 МЛН
Spongebob ate Michael Jackson 😱 #meme #spongebob #gmod
00:14
Mr. LoLo
Рет қаралды 10 МЛН
Как мы играем в игры 😂
00:20
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3,2 МЛН
Incredible: Teacher builds airplane to teach kids behavior! #shorts
00:32
Fabiosa Stories
Рет қаралды 11 МЛН
Which One Is The Best - From Small To Giant #katebrush #shorts
00:17
هذه الأخطاء تخسرك لوتري الهجرة العشوائية لأمريكا
16:47
DEG DEG: Maxkamadeynta Sufyaan Taakeeye iyo eedeymo culus oo loo heysto.
22:28
Somali National Television
Рет қаралды 198 М.
waxaan la hadlay guulaystaha DV lottery ila daawo
11:44
shaaciyeone show
Рет қаралды 33 М.
الملحد العربي .. لماذا يؤرّقه الإسلام؟  | فداءالدين
8:11
Waa Maxay Shuruudaha Laga Rabo Qofka Lottery-ga Xaraysanaayo?
15:39
Abdalla Muhya
Рет қаралды 39 М.
Dhamaan inta lottery visa sugaysa warbixin muhiim idiin ah daawo muqalkan
17:38
Bella qurux Beayty and vlogs
Рет қаралды 24 М.
هتحتاج المبلغ ده علشان تسافر لوتري
20:02
Egycast محمود سعيد
Рет қаралды 47 М.
Feel Good Productivity I Fikrad & Buug #45 I -  @MubarakHadi
22:12
Mubarak Hadi
Рет қаралды 18 М.
كيف تعيش الحياة السهلة .لايف ٢٦ سبتمبر ٢٤
36:04
Spongebob ate Michael Jackson 😱 #meme #spongebob #gmod
00:14
Mr. LoLo
Рет қаралды 10 МЛН