WAR CULUS QOOR QOOR MUXUU KA YIRI HUBKII CABUDWAAQ LAGU BOOBAY, FASHIL CULUS, FADEEXAD-WEYN

  Рет қаралды 46,200

Aftahan Production

Aftahan Production

Күн бұрын

Пікірлер: 75
@FaadumoCismaan-ew7oz
@FaadumoCismaan-ew7oz Ай бұрын
Guul ReeR CABUDWAQ RABI TALO KU FILAN inshaaaaaalh Somali wey u dhaamatay ilahyow noo gargar adiga awood leehe inshaaaaaalh
@shukrijama5399
@shukrijama5399 Ай бұрын
Qoor Qoor waa halyey geesi ah guulayso ❤❤🦁🦁💪💪🦁🦁❤❤❤
@user-zd5yt5fb9r
@user-zd5yt5fb9r Ай бұрын
Qoor qoor waa fariid wuu la fahmay xaarkii uu waday xasan dhiiqo shacabkiisana wuu dajiyey 😂😂😂😂soosoco siraadey sidaadoo kale lawaayey 😂😂viva Mareexaan
@seed3966
@seed3966 Ай бұрын
Asc 🇸🇴🌎🇸🇴 maa shaa allaah guuleyso balwaan wadani takale qoor qoor waa wadani runtii guletsta 😎kooxdii mooryaanka ceeybaa dul saaran😮😮
@fadumoselemennjjhkkkkjh7339
@fadumoselemennjjhkkkkjh7339 Ай бұрын
Hubkan lelkase iyo marexan ba lo rabay in lagu dhibateyo ayagana qaatay xaqii ba u hiliyay
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Ай бұрын
qor qor dee jeebka xasan sheekh bu geli waayay oo ileen wixi jeebka in xasan kurito diida wuu ladagaalama dee sheekadi puntland ba qor qor haysata
@XuseencaliMaxamed-pq3mr
@XuseencaliMaxamed-pq3mr Ай бұрын
Kusaliya nabiqeena maxamed scw scw scw ❤❤❤❤
@sporttv24timmar
@sporttv24timmar Ай бұрын
csw
@hodanitanajmanita6664
@hodanitanajmanita6664 Ай бұрын
💝🌴 اللَّهُمَّ صَلِّ علَى مُحَمَّدٍ وعلَى آلِ مُحَمَّدٍ كما صَلَّيْتَ علَى إبْرَاهِيمَ وعلَى آلِ إبْرَاهِيمَ إنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ 🌸 اللَّهُمَّ بَارِكْ علَى مُحَمَّدٍ وعلَى آلِ مُحَمَّد كما بَارَكْتَ علَى إبْرَاهِيمَ وعلَى آلِ إبْرَاهِيمَ في العالمين إنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ 💝💝💝💝💝
@MaxamudIndhabur
@MaxamudIndhabur Ай бұрын
❤❤❤❤❤​@@hodanitanajmanita6664
@amiiraabdi3589
@amiiraabdi3589 Ай бұрын
Allaha ka qabato qoor qoor
@AbunawafAljabarty
@AbunawafAljabarty Ай бұрын
ALLAH SUBXAANUHU WA TACAALA HAA GUULEYOD. MD. QORQOOR & INTA LOO RABO XASUUQ DIL. XASANA DALKA iyo UMADA SOMALIYED HAA DDJAAFIYO MID KHEER U AH XUKUNKA HA KEENO.
@SowdoBiryar
@SowdoBiryar Ай бұрын
Guul marexan Sade ??? Hubkas Ayan ledinka wading inshaaaalh
@adanadan3998
@adanadan3998 Ай бұрын
Xassan dhiiqo isageey dhiiqo lugaha u gasheen. Ilahaay caadil waye wuna kashifay tuugada Alx 🤲🏽
@maxamedcali8836
@maxamedcali8836 Ай бұрын
WAXAAN QIRAYAA IN NINKAN XASAN DHIIQO INUU KA HOOSEEYO MUSTAWAHA MADAXWEYNENIMO WAXAA HORE USHEEGAY PROFESSOR AMARRE
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc Ай бұрын
Illaahay ayaa kashifay wuu ku danbeyn .xasan illaahay sharkiisa hakuceliyo
@mohamedhussein634
@mohamedhussein634 Ай бұрын
Guuleyso Guuleyso Guuleyso.
@rukiaabdulle420
@rukiaabdulle420 Ай бұрын
Wuxuu ahaaba Illaahay baa ka qabtay.
@bureeqamaxamad25
@bureeqamaxamad25 Ай бұрын
Qoorqoor waa nin wadani ah
@user-wp6vw7ys7n
@user-wp6vw7ys7n Ай бұрын
Guuleso qoorqoor
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 Ай бұрын
Asc ma sha alaha wlkn abdulahi madaxweyna qoor qoor runtu shegy arin badan wu fashiley madaxweyna qoor qoor xasan gorgurde wey kala tag bye dagal iyo kuwo qoor qoor xasan gorgurde wlkn abdulahi balwan shacabka somaliyad ee reer cabudwaqa heegan buxo hala galo waqti kasta horgalada madax xabad kugu dhufda ku wa faratag xasan gorgurde marxun xamza ismail omar geel islantis muuse juudan liban shuqul mahad sanbolshe argixisada damajid
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 Ай бұрын
HASSAN DHIIQOW MAACBYE KUUGU TAAHEYE ILLAHEY MEELBAAS IYO QAXONTI KUU GEEYE
@bby6
@bby6 Ай бұрын
Viva galmudug and their leader Mr qoor qoor guuleysta inshallah
@XamarayXamar-od6zu
@XamarayXamar-od6zu Ай бұрын
cida ka danbeysa waa eyihii uu xasan adegsanayey ee qoor qoorow gacan aamin ah ayuu hubku ku jiraaa oon ku soo werareyn raadi oo hakahare shacabkaaku wuu ku rabaa oo cidkale ma doonayaan
@rukiaabdulle420
@rukiaabdulle420 Ай бұрын
Waa xasan dhiiqo iyo inta xulifada la ah.
@sudiyusuf5269
@sudiyusuf5269 Ай бұрын
Xasanvmishin badanaa iaahy uada haka qabtee .
@user-tu8nt7js1n
@user-tu8nt7js1n Ай бұрын
Qawlaysatadu waa liban shuluq,mahad salaad,xasan sh. Iyo nin kele
@mohamedomar9004
@mohamedomar9004 Ай бұрын
Qoor qoor siyaasi dantiisa yaa qaano noqonaay dee, cabuudwaaq laku duulo galmudug sidaas ku burbureeysa dee mareexam weey ka baxayan haa biqleeysa
@ahmedmussa1984
@ahmedmussa1984 Ай бұрын
Waa LIUBAAN SHULUQ IYO NAHAD SALAAD waa sida la sheegey oo dadkiisa badani waa aaminsan yihiin.
@leban9958
@leban9958 Ай бұрын
Itoobiya oo dalka laga saarin hubka sharci darada ah kama dhamaanayo dalka soomaaliyed
@siciidyusuf3996
@siciidyusuf3996 Ай бұрын
guul reer cabudwaakh
@officiall3248
@officiall3248 Ай бұрын
Asc umd som Xaqii ilaaley ayaa ifiyey Hubkaan dadka som ayaa lagu gumaadi lahaa ilaahow adaa ku mahad san❤
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 Ай бұрын
XASSAN DHIQO TUUGE BEENLE NAHAABA MUUNAFAQA WEEYE KUU DHAMATYE 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@user-qe6io2sp4o
@user-qe6io2sp4o Ай бұрын
Ma ogtahay xasan sh in shisheeye maamulo
@user-xm3vz1zu7w
@user-xm3vz1zu7w Ай бұрын
Walahi Qoor Qoor waa Ninka kaliya Ee Xalaasha Ka ah Galmudug intakale Waxba lagama Aamini Karo.
@halimahersi8454
@halimahersi8454 Ай бұрын
Mahadsanid a/blwn
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 Ай бұрын
Guule mareexan kuu laaye hawiya dhuuswayn mooryante gurgurto Abgaale dameero beenlyele haa laagu afganbiyo mooryante 😅😅😅😅
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 Ай бұрын
FARMAJOW ADIGE IYO REER CABUDWAAQ KAALYE QABSADA MOORYNTE KAA NAADIFIYE😅😅😅😅
@amalali450
@amalali450 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@lulali8651
@lulali8651 Ай бұрын
Waa istaagilaan
@user-gm8mx8hy1h
@user-gm8mx8hy1h 29 күн бұрын
mahamed ahmed
@hodanitanajmanita6664
@hodanitanajmanita6664 Ай бұрын
ALLAH " جلا جلاله " Umada Masakinta Mu'mininta ILLAHAYOW ka qabo oo ka badbadi Munafaqas io dalimkas ku fikiraya burburka 🇸🇴🇸🇴 SOMALIA 🇸🇴🇸🇴 oo dhigoda xalashaday ein kolba mel Musliminta Mu'mininta ku qarxinaya, xagu ku fikiri laha hormarkoda io Calamkey dhafto ayu kolba uso adegsanaya alshabab ... Reer Somalia alshababtu wa odeygan mdx weyne isku shega io munafaqinta kale ee so tashkiliya, wey isla wada shaqeystan oo isku xidhan yihin, ein iska eriya oo qarar adag ka gadha mxa kolba leysku diraya Dadka Walalaha 🤔🤨!!!
@ashire563
@ashire563 Ай бұрын
Hubkan waxaan uu liibaan shuluq u soo gatay in Qoor Qoor lagu af gambiya oo liibaan shuluq a meesha Madaxweyne looga dhigo.
@jamayasin2155
@jamayasin2155 Ай бұрын
Xasan Sheikh ma sheegin in caddaaladda la marsiin doono kuwii hubka watey halka shacabka reer Caabuqwaaq uu u hanjabey
@mohamedjamaalibair6346
@mohamedjamaalibair6346 Ай бұрын
xasan sheekh weeye, cid kake maaha❤
@Ronaldoprimegoat
@Ronaldoprimegoat Ай бұрын
✅✅✅
@rukiaabdulle420
@rukiaabdulle420 Ай бұрын
Xasan dhiiqo wadanka ha laga qabto😢
@user-ol7ih8po7h
@user-ol7ih8po7h Ай бұрын
Balwaanow Sarbeeb Waacalaamad laguyaqaan fuleyga,Wbt
@YahyeElmi-lf7uf
@YahyeElmi-lf7uf Ай бұрын
Balwaan hubkaas wuxuu ahaa sharci daro mareexaan buuna gacanta ugalay yaa islaam ah oo u tagi karo
@omarjookar-p2f
@omarjookar-p2f Ай бұрын
warmutiyeed iidheh weete
@user-wm9hd4sm7b
@user-wm9hd4sm7b Ай бұрын
❤❤🎉🎉❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💯💯💞💝💝👍👍👍
@snw9257
@snw9257 Ай бұрын
Qoor Qoor kawanka Xasan yusarnhay Mahad kawanle Glmudug. geee aha cajiib🫢🤭😱
@waaqicichannel
@waaqicichannel Ай бұрын
Balwanow nin fariid ah baa tahy Lkn qol eber ah maa wax ku diyarisaa. Codkada waaa iska daba dhaca
@saadoalinoor4379
@saadoalinoor4379 Ай бұрын
Dhiiiqo xasan ayaa ka danberya hubkaas wuxuuna rabey in uu ku gumaado leelkase iyo mj
@user-dc5ug4sk8n
@user-dc5ug4sk8n Ай бұрын
Scw scw scw scw
@mohamedomar9004
@mohamedomar9004 Ай бұрын
Hawiye kama quustan ineey darood isku dayaan hawiye qac uu jooga waaye
@sakiamino1261
@sakiamino1261 Ай бұрын
Guleso inasha allah
@lulali8651
@lulali8651 Ай бұрын
Xasan waxa kursiga saarey daarood ,malinkaas waxay aheeyed maalinkale oo madoobeyed 15 may 22
@zahraabdalla7376
@zahraabdalla7376 Ай бұрын
Masha Allah Xasan god buu ku dhacay
@user-jo8fe7zg6j
@user-jo8fe7zg6j Ай бұрын
Horta waa cadahsy arintu waa saa u sheegtay balan laawe xasan sheekh qabuurihii gatay meedkii guryihii dowladda xarunteedii xaraashay diinta slaamka u gefay miyuu naxaya
@mamaaasiyo7315
@mamaaasiyo7315 Ай бұрын
QOORQOOR WUU LA OGAA SIDA LALEEYAHAY DOWLADA DHEXE UUSHEEGAYO WAATEE??????
@LJama6119
@LJama6119 Ай бұрын
ceeb ayaa ka dhacday 😂
@mahedismailhassan9724
@mahedismailhassan9724 Ай бұрын
Doqmuhii hawiye duli ale ayuu badayaa
@sagalabdal9387
@sagalabdal9387 Ай бұрын
Qoorqoor dadka uu masuuliyad uqaaday waa inuu difaacdo
@shukrilibax
@shukrilibax Ай бұрын
Ilaahow dalkena diintena iyo dadkena nooga badbaadi xasan iyo dowladisa. 91 buu dalki kuceliyay?😢
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c Ай бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkl
@amiiraabdi3589
@amiiraabdi3589 Ай бұрын
Kkkkkkklll
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm Ай бұрын
Galmudug cashar ha unoqoto albabadana haka xirtan dowlada dhexe xasan munafaq canshurtoda ha iskumamulan dulan cad.bu u geystay xasan qabure qufte wa tuug shabab ah
@abdullahisaman9582
@abdullahisaman9582 Ай бұрын
Kkkkk warka galmudug waa fahan car maxaad ka fahanteen kii dawlada xasan hal jid ah yaa ufuran in uu laba geed is ka kala qabto oo arintaan is ka fogeeyo
@user-gg4fb9ju8m
@user-gg4fb9ju8m Ай бұрын
Hubkaas dawladu waxay u soo wadatay reer galmudug inuu ku baabasho oo qoriga isugu dhiibo si arintii dabdamiska meeshu oga baxdo ileeyn dadkii arimihii dabdamiska bubuninaye dagaal ayuu rabay inuu ka dhex abuuro
@user-nz9dp1cm9e
@user-nz9dp1cm9e Ай бұрын
Faramaajo ayaa hubkaas kasoo tuukay ethoopiaya sidaas in aay wax u dhacaana waa laga shaqeeyay kklkkk
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m Ай бұрын
waaw qoor qoor waa nin rageed walee geesi geesi dhalay hadiise mareexaan talaabo xagooda looqaado mareexaan tolkii waa diyaar walaahay bilaahay tolaahay
@Fransiis
@Fransiis Ай бұрын
Beenaale Mubaafaqa Doqona
艾莎撒娇得到王子的原谅#艾莎
00:24
在逃的公主
Рет қаралды 52 МЛН
Unveiling my winning secret to defeating Maxim!😎| Free Fire Official
00:14
Garena Free Fire Global
Рет қаралды 8 МЛН
managed to catch #tiktok
00:16
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 44 МЛН
Jamaahiirta Dawladda Somalia Ka Dhex Qarxay | Maxaa Xiiso Leh
9:40
Dhacdooyinka Caalamka
Рет қаралды 9 М.
Waar dag dag Ah
14:28
Lafta Media
Рет қаралды 24
艾莎撒娇得到王子的原谅#艾莎
00:24
在逃的公主
Рет қаралды 52 МЛН