WAR CUSUB OO IIRAAN KA SOO BAXAY + DAGAALKA QASSA/ISR4IIL + MAXKAMADDA ICC

  Рет қаралды 63,679

HBN Online TV

HBN Online TV

25 күн бұрын

WAR CUSUB OO IIRAAN KA SOO BAXAY + DAGAALKA QASSA/ISR4IIL + MAXKAMADDA ICC

Пікірлер: 90
@HBNOnlineTV
@HBNOnlineTV 23 күн бұрын
Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.
@HooyoNimcomohamed
@HooyoNimcomohamed 23 күн бұрын
Cabdi Rashida wa bakhayl tanjirkan sarirti usexanayey habarta bixileh habartu wa fasax
@khalifdahir9121
@khalifdahir9121 23 күн бұрын
Moulid fadhlan Naga yaree xiyarsiinta.mahadsanid
@suldaanisse
@suldaanisse 23 күн бұрын
Mowliid wallo waa diyaar Sher like
@cabdicali8952
@cabdicali8952 23 күн бұрын
Allaahu akbar ordogan. Maalin baroor diiqa. Illaahay ha u naxariisto. Madaxwaynihii iiraan. Aamin
@xasanibrahim7757
@xasanibrahim7757 23 күн бұрын
moow waanku salaamay bro from South Africa city of Johannesburg keep going bro
@abdihasanwaes349
@abdihasanwaes349 23 күн бұрын
Wararka aanad ku caajisayn hbn waad mahadsantihin❤
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 23 күн бұрын
Mahadsant walaalkey mowlit haji iyo maxud cade ❤❤❤❤
@NSalah2006
@NSalah2006 23 күн бұрын
Gabadhaas Million neerkaa iimaka la, haskaga tagto! Nin Soomaliyeed guursaan kula talin lahaa 😊
@umukhalid6892
@umukhalid6892 23 күн бұрын
Waa subhana allah a
@user-vt7cd9de6e
@user-vt7cd9de6e 23 күн бұрын
Wasiirkii xagjirka ahaa ee nukliyeerka lahaa ha lagu dhufto qasa lahaa mee
@Mumin497youtub
@Mumin497youtub 23 күн бұрын
Maba jirto sheekadaan Oo waa man welo aniga Ray ahantayda HBN Online
@cirjiidh77
@cirjiidh77 23 күн бұрын
Warar kookoban oo qiimo leh thnks
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 23 күн бұрын
Maraykan boos ugama banaana arimaha falastiin bariga dhexe iyo African waayo waa dawlad argagixiso ah oo dhib mooyee aan lahayn wax dheef ah
@AbdirahmanHASSAN-pm1fl
@AbdirahmanHASSAN-pm1fl 23 күн бұрын
Asc aqbarta aadnoso tabisan wanku aqbaar dhameystiran ilahey hanixafido aamin❤❤❤❤❤❤
@bulohus8548
@bulohus8548 23 күн бұрын
Allaah Ayaan Talada u dhiibaney ❤ Rajadii Muslimiinta !Cid dambe oo u - Hadli Doonta ma’jirtaa !? Awelba - Shiicada ‘Ayaa Qadiyada ‘islamka iyo - Tan Falastiin utaagnaa !!’
@Aisha_23354
@Aisha_23354 23 күн бұрын
إنا لله وإنا إليه راجعون البقاء لله ربنا يرحمهم ويغفر لهم ويسكنهم الفردوس الأعلى من الجنة . اللهم انصر إخواننا المجاهدين في فلسطين وكن عونا ونصيرا. اللهم أيدهم بنصرك وقوتك وعزتك وجبروتك ياودود، ياودود، يادالعرش المجيد، يا فعال لما يريد . اللهم انتقم من أعدائك ،واعداء الذين اللهم آمين يارب العالمين🤲🤲🤲
@fadumozabdul9314
@fadumozabdul9314 23 күн бұрын
Allaah malaha run ma'aha oo ma nin kale ayay adduunka ka wayday Waxan odhan lahaa kaa ka Tasho. Nin ma'ahee !
@JARANSiid
@JARANSiid 23 күн бұрын
Grazie HBN
@AbdurahmanAden-rv9ox
@AbdurahmanAden-rv9ox 23 күн бұрын
Hamass ku socota baqa yurub madaxad dibada jogto u dirayan ee hamassa
@Alfaatix.media200
@Alfaatix.media200 23 күн бұрын
Walaal yuuti yuub kee naan ku soo biir 😢😢😢😢😢😢
@bulohus8548
@bulohus8548 23 күн бұрын
Acuudu billaahi !! Odaygan Asasaqay- Cunsurinimo’Ayaa u dheer !! Allaah - Waxaan uga baryaa ‘inuu xanuunkii - Ibrahim Jirkiisu dareemay ‘uu Dareemaa , Asaga iyo Kan uu Dhacayo
@nimcoqueen6127
@nimcoqueen6127 23 күн бұрын
Mahadsanid. Mowliid. Hadii..aan ..eegno....ninkaa Xaas kiisa. Ku cadaa dinaya..wuxuu isagu xaq. Ulahaa. Oo ah. Inay ka hesho. Dar yeelka .gurigeeda. isa goo.malyan dheera. Ay ka gaadhay. Adeega .kuriga. Inay.badh keeda.bixiso. majecla .gabadhaa. wuxuna. ilaashanayaa.lacagtiisa...
@axmedsiciid45
@axmedsiciid45 23 күн бұрын
Alaah haw gargaaro falastiin
@Abo_bilal511
@Abo_bilal511 23 күн бұрын
🇵🇸❤️🇸🇴✅👍great
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 23 күн бұрын
Allaha u gargaaro falastiin . Allaha u naxariisto mx ibraahim raizi iyo ragii la socday .
@ZamzamAbdiwali-il4iw
@ZamzamAbdiwali-il4iw 23 күн бұрын
wala shirqolaye allow unaxariiso cadawgana fashil aamiin🤲🤲🤲🤲🤲🤲🇬🇲🇬🇲🇸🇴🇸🇴🇹🇷🇹🇷🇮🇳🇮🇳🇮🇳🇭🇹🇭🇹🇵🇸🇵🇸😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲
@gureyxasanxusen4922
@gureyxasanxusen4922 23 күн бұрын
Waa dhaqan gaalo in dumarka saas loola dhaqmo laakin dumarka waqtigaan jiraa waa astaahilaan in sidaan loola dhaqmo
@Maxamedosman-fs8pt
@Maxamedosman-fs8pt 23 күн бұрын
Mahadsnid
@abdirahmanaahmed2718
@abdirahmanaahmed2718 23 күн бұрын
Asc asxaabta sharafta leh
@ahmeddekhirsi1424
@ahmeddekhirsi1424 23 күн бұрын
Waa quusgoyn arintanu si aanay 8 da milyan usoo hungurayn ayuu gaaska ku dalacayaaaa, allah muxuu musalsal badan daawaday tallow ma mixican baa
@bulohus8548
@bulohus8548 23 күн бұрын
May ka tag to !!
@muhuboadan331
@muhuboadan331 23 күн бұрын
Waali cad waa in aykatagto😊
@alishirwa1453
@alishirwa1453 23 күн бұрын
*Mar hadii eysan Islaam ahayn ha bixiso qeyb-teeda*
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 23 күн бұрын
Iiraan ruushka iyo turkey waa in ay baadhitaanka diyaaradaha ay ka qayb qaataaan waayo shirqool yuhuud iyo maraykan lagama saaro karo
@aishacadeey9928
@aishacadeey9928 23 күн бұрын
Waasax arintaan
@saidasabrie3422
@saidasabrie3422 23 күн бұрын
waa qorqore yaab waaye walle haadibauuqabo muumasaruufo
@hasan1787_mahmed
@hasan1787_mahmed 23 күн бұрын
Waan dhawnahy masuul
@user-bd5yb2rm4z
@user-bd5yb2rm4z 23 күн бұрын
Alaah haunaxristo
@user-vr7gl4bx9n
@user-vr7gl4bx9n 23 күн бұрын
Gaajo gaaajo dhashay dheh 😂😂😂😂😂
@Hajidulmidiid
@Hajidulmidiid 23 күн бұрын
Ninkaas xaaskiisa øacagta kadoonayo waa uusle bakhtihiig ah ee hala karbaasho.
@alinurdeka1621
@alinurdeka1621 23 күн бұрын
May.isaga.tagto.waakuwi.la.dhihi.jiray.waa.dhabiishoow
@bulohus8548
@bulohus8548 23 күн бұрын
May ka guurto! Markuu ku bilaabay- inay guurto bay Ahayd !!!
@ruqiyomohammedsiyad6367
@ruqiyomohammedsiyad6367 23 күн бұрын
Waa been in diyarad la dhacday sabab ah cilad lkin waa la dilay ilaahey ha u naxariisto raiisi waa la dilay
@mustaffali8467
@mustaffali8467 23 күн бұрын
Cimiladu xuntahay so danbi maahan cimilada so ILAAAH ma abuuuran ka daa eregaas mowlid
@user-rn1zu8hc8g
@user-rn1zu8hc8g 23 күн бұрын
waxa keliya ee laguu dhagaysan karaa war kalsooni iyo xaqiiq ah
@AhmedcabdillhiOmar
@AhmedcabdillhiOmar 23 күн бұрын
kama tagi kartoo wuu qaawiye ha bixiso lacgta ok
@dahirdubow8636
@dahirdubow8636 23 күн бұрын
So Afuf Moulid
@user-dr5re7nl2w
@user-dr5re7nl2w 23 күн бұрын
Waankaguri laha balhadii ay wax uba qanayan
@luulwarsame87
@luulwarsame87 23 күн бұрын
Wadku mahadsan tahay wararka walal Mowlid ninka milyonaarka ah enagtisa kuleh bilka bixi kaas agtisa inay joogto ilama fiicna wawax faqriya maxey kufalaysa ku mafican bay helaysaye
@Hayd42
@Hayd42 23 күн бұрын
Waa qaldayahy Ninkaasi kolay haduu million dheeryahay Lkn mawliid waxaan kuwaydiiyey Israaiil waaxaa soodacweeyey konfur Afrika lkn Hamas ayaa soodacweeyey please soo fahafah halkaas maxkamadu may iskala maaktay oo Reer kalbeed ka ayey dhinaca kuraali gelinaysaa miyaa Mise israiilbay Loyaro u joogaan maxkamda Hauge Please jawaab mawlid I am your customer ok
@Geele_jire
@Geele_jire 23 күн бұрын
Waa dhaqan qaalo laakiin dumarka maanta jooga kuwa gaala daa iyo kuwa muslimkaaba insidaas loola dhaqmo waa soo dhawaynyaa sababtoo ah dumarku shaqadoodu koobaad waa in ay la diriraan ninka suu dhaqaalo uyeelan nlnkaas nin yaqaana dumarka hangool gana dheer buu iska qabanayaa say xoolihiisa uhuguriyan
@user-Eng.Jafarmuhumed
@user-Eng.Jafarmuhumed 23 күн бұрын
Lamanahaasi waxay waayeen naxariistii ilaahay uu siiyay aadamaha oo ah in ninki soo shaqeeyo, qoftuna caruurta iyo qoyska xanaanayso. Taa badalkeedii waxay heleen abaal marinta ah wada daala oo kala daala oo isku daala, waxna idiinma madhxo. Waxan leeyahay qaata diinta naxariista ee ah islamka si noloshiinu isu badasho isxurmayn iyo isu naxariisashana idiin dhexmarto.
@abdifatahpashe608
@abdifatahpashe608 23 күн бұрын
HBN run ahaantii waa ardaa aqoon iyo waayo aragnimo saxafeed ku dhisan dhex-dhexaad ah saxafada somalidu haday sidan wDa ahan lahayd caqligeenu waa kori lahaa
@MohamedAden-hz5wt
@MohamedAden-hz5wt 23 күн бұрын
Dadi.hadayna.diinlahayn.waxba.maxidhaan.hadacwayso.maxkamadaha.hatagto
@yusufibrahim1129
@yusufibrahim1129 23 күн бұрын
الحمد لله الذي أخذ هذا الظالم الإيراني إن الله ليملي للظالم حتي أخذه لم يفلته وكذالك أخذ ربك إذا أخذ القرى وهي ظالمة إن أخذه أليم شديد
@user-qk3zr3uj7v
@user-qk3zr3uj7v 23 күн бұрын
Bakhiil cadawu llah waa bakhiil bannanka ku dacay kkk
@alphakatun7878
@alphakatun7878 23 күн бұрын
Diyaradan shil cadiya ma ahayn waa lafarsameeyay
@osmanyussuf7069
@osmanyussuf7069 23 күн бұрын
Dillaalki somalidu xata xashku maraya yahoo!!! dadkan dhinty ubadkoda iyo kuwa ladhashy sow uma xajin karaan
@jamanour9662
@jamanour9662 23 күн бұрын
KKK BAKHAYL NIMADA AYUU KOOBKA QAADAY MILYANERKAASI
@pakistangaash3574
@pakistangaash3574 23 күн бұрын
Ha isaga tagto kaas nin maahane
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 23 күн бұрын
Waa maalinnimo isniin ah Oo habeennimo salasa ahi Soo galayso maxaa kuu Sheegtay, halka u fiirso
@samsammohamoud3724
@samsammohamoud3724 23 күн бұрын
Hantiile ma guribuu kiraystaa? Muxuu u iibsan waayey.
@libandahir3719
@libandahir3719 23 күн бұрын
The best option she has to leave him coz he is not a gentleman, he change immediately when he became bilioneer
@mohamednoor4008
@mohamednoor4008 23 күн бұрын
Israil madaxdeda umban dhimanin moye way jabti inshlh waxan sugeeyna helicopter ti galafanlehed Nataniyahu iyo group kiisa
@user-xe5td9sj3e
@user-xe5td9sj3e 23 күн бұрын
Waxan maqlijire wayeel tag lamayidhahdo e wuxu kutagaa latusaa marka si u caydhiyo ayuu rabaa waa inay go an kagadho lasi nolanshihiisa
@khadarmohamed9951
@khadarmohamed9951 23 күн бұрын
WAASAXAN YAHAY NINKAAS AANKUCUNO ANAGAA KU BANAY
@OmarOmar-rw4he
@OmarOmar-rw4he 23 күн бұрын
♥️🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇾🇪🇾🇪🇮🇷🇮🇷🇮🇷💪🏽💪🏽💪🏽
@user-xd6zm3of2j
@user-xd6zm3of2j 23 күн бұрын
Waa qorqode kkkkkk
@Rehaanadam9235
@Rehaanadam9235 23 күн бұрын
Ninka milloner waa Taajir kablaawe she’s can’t leave him selfish man waaye immediately or her choice 😳
@Alishariif-io2up
@Alishariif-io2up 22 күн бұрын
Halasoqabto yuhuuda
@ismailabdi4115
@ismailabdi4115 23 күн бұрын
Kkk xaliimooyinka ajinabiga kufaano yee utaalaa kkk
@nestehamohame
@nestehamohame 23 күн бұрын
de Ha ka tagto nin an ku rabin waye midkale o lacag leh o dhiman rabo guurso aniga waligey marka yareye waxan ku hamin jireye nin taajir ha in an guursado lkn riyadaas ma helin hada odaye taajir Ha o dhiman rabo hadan hali laheye wan guursan laheye wali ma rajo dhigi aduunka nin faqiiran ugu necabahey iyo nin xaas leh 😂
@user-qh1jg2ps3z
@user-qh1jg2ps3z 23 күн бұрын
Iskagtag
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 23 күн бұрын
Aniga waxay Ila tahay in burburka diyaarada iiraan ay ka danbeeyeen maraykan iyo israa,iil 80% waxa laga yaabaa in ay ahayd 20% xaga cimilada oo xumayd ama cilad farsamo
@user-pd7fk4lo6w
@user-pd7fk4lo6w 23 күн бұрын
Cajuuska Bidan waa cadawga muslmka Alle dadka hakaqbto
@user-ue2oh5jl2b
@user-ue2oh5jl2b 23 күн бұрын
C 'est avare elle doit partir en lui demandant le divorce.
@bashirlaari6904
@bashirlaari6904 23 күн бұрын
Inuu badalo ayuu rabaa ee hacararto
@CrixmanMaxamdcali
@CrixmanMaxamdcali 23 күн бұрын
Hee
@jamamohamoud2665
@jamamohamoud2665 23 күн бұрын
Cadwga iiran ayaa maleegay falkii foosha xumaa ee diyaarada loo adeegsaday arintaan shaki wayn ayey dhalisay
@mohamoudmusse6144
@mohamoudmusse6144 23 күн бұрын
REALLY. FIRDHIYE OF SSC STATE IS A HERRO .YOU SHOUD BE A BRAVE NOBODY CAN ATTACK IN LASANOOD LIKE BEFORE. ....
@rashidliganlaaska6737
@rashidliganlaaska6737 23 күн бұрын
Wuu saxsan yahay marka la eego arimaha qoyska ee reer galbeedka, waxkasta la dhexeeya waa inay kala badh noqoto , maalin isagaa ka shaqaynaya, maalina iyada ,caruurta maalinbuu haynayaa iyana maalin, sariirta habeena isagaa saraynaya habeena iyada hadii aanay sidaasi dhicin haw noqdeen oo islaamka ha isu dhiibeen,
@ismailhagisaeedabdi
@ismailhagisaeedabdi 23 күн бұрын
Wa ceeb marna waa casher in naag kasta lagaqaado qaybteeda biilka iyo kirada si ay u dayn baxdo waxay ahayd inay invoce kusoo dalacdo qaybtiisa inta jeer ay kulmaanba kkkkk TAASAA XAL UGU DHAWEYD......
@abdurahmanjama1645
@abdurahmanjama1645 23 күн бұрын
Aniga waxay ila tahay in ninkaasi sax yahay marka loo eego dhaqankooda isla xisaabtanka ku dhisan.
@moudmed7870
@moudmed7870 23 күн бұрын
Wa diin la'an, dinteena islaamka si cad ayey ino ku cadeysay xeerka qoyska, marka wxn dhihi kara in ey tahay sida
@SSS78781
@SSS78781 23 күн бұрын
🤣🤣🤣🤣NAAGAHA SOMALIDA EE KIBRAY OO BARTAY INEY CABAAN RAGA SOMALIYEED DHIIGOODA IYO DHIDIDKOODA AYAA KU FICNAA NINKAS INU QABO
@NSalah2006
@NSalah2006 23 күн бұрын
Gabadhaas Million neerkaa iimaka la, haskaga tagto! Nin Soomaliyeed guursaan kula talin lahaa 😊
@NSalah2006
@NSalah2006 23 күн бұрын
Gabadhaas Million neerkaa iimaka la, haskaga tagto! Nin Soomaliyeed guursaan kula talin lahaa 😊
Al Jazeera Arabic Live قناة الجزيرة | البث الحي | البث المباشر
AlJazeera Arabic قناة الجزيرة
Рет қаралды 70 М.
$10,000 Every Day You Survive In The Wilderness
26:44
MrBeast
Рет қаралды 126 МЛН
Would you like a delicious big mooncake? #shorts#Mooncake #China #Chinesefood
00:30
В ДЕТСТВЕ СТРОИШЬ ДОМ ПОД СТОЛОМ
00:17
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,7 МЛН
Israel Daily News - War Day 251 June 13, 2024
25:11
ILTV Israel News
Рет қаралды 17 М.
Spongebob team his wife is pregnant #spongebob #marriage #pregnant
0:12
Он пропал без вести😱
1:00
Следы времени
Рет қаралды 1,2 МЛН
ToRung short film: 🙏let's love each other🙏
0:56
ToRung
Рет қаралды 15 МЛН
Cute 😱🐒🍭💞
0:11
Tuğkan Efe
Рет қаралды 3,1 МЛН
Китайка и Пчелка 10 серия😂😆
0:19
KITAYKA
Рет қаралды 1,9 МЛН