WAR DAG DAG AH FAARAX MACALIN KENYA SOOMALI BAA ISKA LEH AYAGA AYANA KATALIYA QABILADA KALE MUQAL

  Рет қаралды 12,334

Caaisha Lifestyle.

Caaisha Lifestyle.

Күн бұрын

Пікірлер: 48
@siteysirija1353
@siteysirija1353 3 ай бұрын
Mashaallah waad ka jawabtey codsigeyga oo ahaa nooturjin ma afe keenyo ma naqan anaga faraxa maclin cimrigisa cafimadkisa allaha ha udeyo
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 3 ай бұрын
ku qabso ku qadi mayside kkkkkkkkkkkkkkkkkk intaa dhulkiinii soo gubteen aýaa da dalkoodii ku haysataan bagay idiin boobeen oo idiin laayeen kiniyanku
@MaliikaWarsame
@MaliikaWarsame 3 ай бұрын
Kenya haday somali leday maxa xola heen loodhaya mar kasta
@abdulahihussein8702
@abdulahihussein8702 3 ай бұрын
Dalka idinka leh Somalida Kenya difaacda hantidiina iyo dawladaba maadamo Qolada Kacdoonku ka xunyihin Horumarkiina iyo Xuquuqaha yare Ruto Idin siiyay
@moolcaliyow
@moolcaliyow 3 ай бұрын
Dadka Bantuuga ah ee Kenya waxay HALKA hadda loo yaqaano KENYA yimaadeen 1000 sano ka hor XILLIGII BANTU expansion. Soomaalidu goormee ayey timid halka hadda loo yaqaano KENYA!!
@HaniQali-it5kf
@HaniQali-it5kf 3 ай бұрын
Gidarka ad kasogalayisid wasaqbadana wll Mise WA riji logutalagalayo rijigan foshaxun iska badal wll
@ardhoyahmed6189
@ardhoyahmed6189 3 ай бұрын
absolute wadanka Anaga leh ❤
@mcnncm1318
@mcnncm1318 3 ай бұрын
faarax macalin waa jaajuus qabiileyste buka ee somali isku dira waar kenya 🇰🇪 KUUKUUYO leh wax aad tahay ma jirto
@halimamumin3643
@halimamumin3643 3 ай бұрын
Ku qabsada ku qadi meysaan beey wadaan. Walee Kenya loo yaabaa. Weligeey qaxooti ka indho adag ma arkin.
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 3 ай бұрын
🤔🤔🤔🤔🧐🧐🧐🧐 Kenya waxa iska leh kenyan somali maleh ninkan doqonsana dhibaato uso jiidaya somalida Kenya jogta manta dhul laheen ma shegan kartid dagaal lagu qaada hdi sanoyin badan jogtey ma ina ledahay moda manta kenyan hdu dhaho somalia aniga leh Ka talinayo somali side daremi lahaayen dagaal Ka xigan geeri dadkan kenyan wa sidas kale dhulkoda ma yeelan karno bussiness naga dhexeyo qaxooti Ku tihiin dadka Kenya jogan mana laga dhigi karo kenyan asalka qofka ma bedelmayo dadka been hau shegin qadiyada falastiniyinta israel dunida wax ka bedeshay caqliga dadka so jeedisay kenyan manta iga bax nafar somali ma arki karo hdu dhaho we ku dhamaatey ma dagaalami kartid xoog dhul qabsi gudahena ku burburtey dalkeni ku gadismay aayar adeer haka waalin somalida
@HaniHassan-j5c
@HaniHassan-j5c 3 ай бұрын
Ayaa iskaleh qofka soomaaliga ah ee hadalka faarax macalim uu dhibayo asagay utaalaa
@maryanbobo473
@maryanbobo473 3 ай бұрын
Asalaama calaykum ikhiyaarta hawada naga dhaxaysaay
@saafi1302
@saafi1302 2 ай бұрын
Faarax macalin walaahi waa geesi geesi dhalay
@HaniHassan-j5c
@HaniHassan-j5c 3 ай бұрын
Faarax macalin cadow giisaa badan cadowgii hajabo
@fadumocabdiraxman9813
@fadumocabdiraxman9813 3 ай бұрын
Somali kenya maleh runta hala isu sheego
@XuseenMaxamed-sb4op
@XuseenMaxamed-sb4op 3 ай бұрын
Beenaale.kaadib.lahayste.lahayste.
@mcnncm1318
@mcnncm1318 3 ай бұрын
Waa in maxkamad la soo saaraa nuradin xaaji sirdoonka ahaa waa fashil
@fouziaabdishakur4173
@fouziaabdishakur4173 2 ай бұрын
Kikuyu’s are from Congo.
@amiirafamilyyoutube7494
@amiirafamilyyoutube7494 3 ай бұрын
Saxiimayaallow uhura kenyaati miyaa la bedellay waxay madaxwaynahan cusubi maba ogeen wlhi bisinka allow ka badadi somalida iyo intii muslimhaba 😮😮
@zahraabdul9879
@zahraabdul9879 3 ай бұрын
Iftiinka kamerada iska yaree
@mahadociise25
@mahadociise25 3 ай бұрын
Ninkan beenbadaana hortada lagudhacay maxadkaqabatay afka baarkiisa miyaa
@HaniHassan-j5c
@HaniHassan-j5c 3 ай бұрын
Kanaxow nafta waa
@mohamedyusuf656
@mohamedyusuf656 3 ай бұрын
Adiga oo ah?
@gababisaaq2666
@gababisaaq2666 3 ай бұрын
Sax
@sakariaabdi8260
@sakariaabdi8260 3 ай бұрын
Somali Kenya joogaa muxuu lahaankaraa, war hoy nabada yar ha isu aqoonsan oo ha abuurin dhibaato cusub ,
@SamsamAbdi-x1z
@SamsamAbdi-x1z 3 ай бұрын
Ina dilo Somalida Kenya jogta iyaga lee adhigu qoxoti tahay sharia law somalia katimiid rerbadhiyo wada qanis alshabab wada qanis weye qoxoti somalia inoga imaday. Wanka sarikarna hadan rabno. Qoxooti urayo tahay.
@Abdi-uy2jj
@Abdi-uy2jj 3 ай бұрын
Thank you ugaas
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 3 ай бұрын
Masha allhhh my bro farh maclin ❤❤❤❤❤❤❤
@mcnncm1318
@mcnncm1318 3 ай бұрын
Faarax macalin jaajuus qabiileyste ahaa xaaraami kenya 🇰🇪 waxa leh kuukuuyo
@faah-l2d
@faah-l2d 3 ай бұрын
waxaan farxan macaliin aay ku sheehaan malaha waa ogool dhaaf ku dhaloow somaliba uma eeka khaaniidka futada laga wasoo hooyada wasee insha aalaah keniyaatigu ku forariyaan
@faah-l2d
@faah-l2d 3 ай бұрын
khaniiska farxan macaliin maxuu qabaan karaa ragii ilahay ka sokow lahaa baa xanaagsan yaan lagu furariin ku dhe
@mombasa7
@mombasa7 3 ай бұрын
Farah Maalim I support your Greater Somali agenda!
@suleekhaahmed1800
@suleekhaahmed1800 3 ай бұрын
Masha’Allaah farax macalin waa geesi geesi dhaley Allaah ha xafido
@shukrijamaahmed2837
@shukrijamaahmed2837 3 ай бұрын
Rabi farax macalin ha noo xafido
@shukriali4796
@shukriali4796 3 ай бұрын
Jizakalaahu khayr Mr faarax macalin
@ummuisra6721
@ummuisra6721 3 ай бұрын
Maasha allaah geesi faarax macalin from Dhuloos ❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹
@faah-l2d
@faah-l2d 3 ай бұрын
car haduu geesii yahay dadka kenya iska leh ha ka hor dhahoo waa adoon kenya iska leh ilahay ka sokow mana is dhaqajiin karo walee in la wasii isaga iyo hooyadii iyo daaroodka gudafada ah
@ummuisra6721
@ummuisra6721 3 ай бұрын
@@faah-l2d aamus nacas yohow
@samirahassan2023
@samirahassan2023 3 ай бұрын
War cad waye 😂😂😂
@khadrajama6756
@khadrajama6756 3 ай бұрын
😂😂😂
@gelehildid4797
@gelehildid4797 3 ай бұрын
Darood dib dambe Madax kama noqon doono XAMAR HARGEYSA IYO JABOUTI OO AH SOMALIDA XORTA AH.
@saciid_iid
@saciid_iid 3 ай бұрын
Caqliga liita ee cagdheerta wakaa kulahaa Kenya soomaali baaleh. Soomaali hadey leedahay maxay kenyaatiga Uga yaacayeen? Fashilka cagdheerta farax af yaxaas
@diiriyeali1073
@diiriyeali1073 3 ай бұрын
FAARAXOOW CHICKEN COME HOME TO ROOST. WAX BADAN SOMALILND XUMAAN WAALA RABTAY KUKUUYA TAAGEERSANAHAY.
@hereaftergolory9114
@hereaftergolory9114 3 ай бұрын
Idinkaa maxaa ciddii jabaysa uun idin raaciya
@AR-cx5yf
@AR-cx5yf 3 ай бұрын
​@@hereaftergolory9114 😂😂😂
@mcnncm1318
@mcnncm1318 3 ай бұрын
Munaafaqii faarax macalin jaajuus ciilqabe ahaa ee qabiileyste ahaa waa qoodha salaax kuukuuyo kenya 🇰🇪
Стойкость Фёдора поразила всех!
00:58
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 4,4 МЛН
Как подписать? 😂 #shorts
00:10
Денис Кукояка
Рет қаралды 8 МЛН
Spongebob ate Patrick 😱 #meme #spongebob #gmod
00:15
Mr. LoLo
Рет қаралды 19 МЛН
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
00:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 28 МЛН
Стойкость Фёдора поразила всех!
00:58
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 4,4 МЛН