I swear to God that there are women who are better, better and stronger than some men.
@aliabdi570814 сағат бұрын
Maa laga yabaa in u federal itopia rac san yahay u xitaa ciro ralii ka yahay thanks
@safiaibrahim851310 сағат бұрын
ITOBIYA MAA XASSAN DUUFLA KHEYAMEYN KAERE😅😅😅😅😅
@hamzamuse63937 сағат бұрын
Ethiopia maxaan ka leef leefaynaa alhamdulilah xasan ha raacaan
@sidrasirad94757 сағат бұрын
reerkulmieye imankiiba kursi buu ka raacay walahay waan la yabay war wuxu iman laa umad dowlad ku noolahayd imankategay yaahuu war wadankalashaqeya
@Sabdi76167 сағат бұрын
Sulaadiinta Af-hayeenka u ah Wadani ee ay u horeeyaan Cadda-gude, Ina Jaambiir iyo kuwa kale ee soo baxsadsy ee Suldaan xasan ka midka yahay maxay hadli waaba kuwa shirqoolka ka dambeeyay ee Liyuu booliska la shaqaynaayay ee macawislaydii dacawalay difaacaysay hubka ka dhigay meeshana ka saaray cadawgana ku soo hogaamiyay, hadaanaybtaasi jirin 1- Maxaa sida cuqaasha kale noo qaban waayay 2- Haday soo baxsadeen maxay markiiba uga hadli waayeen, madax-dhaqameedkii la qafaashay ee 24 hours Jigiga gay ayaa markay Somaliland soo gaadheen ka hadlay oi weliba hadalkoodii 24 hours kale ka soo wareegay, Car ha hadlaan hadaanay dilaaliin cadawga nagu soo hogaamiyay ahayn
Waa laidina ibsaday o llacagba yalasistay ciirona wusaxday 😢😢
@jamaadnuura1017 сағат бұрын
Sacad cali shireh ma ahayn wasiirkii maaliyada ee xukuumadii siilaanyo. Kaadibkaa eega
@MrQaraami111 сағат бұрын
Meesha la Isku Hayaa Waxa weeye Hawd and reserve area Markaa Guud ayaan federalka ayey ku jirtaa Balse dhulkani waa Nomand aan wax la yidhaa Dawlad iyo institution ka jirtaa oo Ethiopia ama kikinka ka sameeyaan ma Jirto Balse cadhuurtooda ayaa Laga Qaadaa iyadoon aan waxba loo qaban Waliba Loogu daray in La xasuuqo . Somalilad Xaq ayey u leedahay Inay ka hadasho oo ay difaacdo iyadoon jabineyn Sharciga Wadanka Balse Way Difaaci karaan dadbinadooda iyo dhulbalaadhsiga la wado Laguna barakicinaayo kana danbewyo cagjar iyo Qabiilkiisa
@abdullahiyusuf45439 сағат бұрын
WAA MAGAC!!! NACAS MA KUWII EHELKAAGII GUMAGAADAY BAA MAGAC LA RAADIYAA? WAA YAAB, WAA UMAD 60% FOORARTA!!!
@ismailahmed440715 сағат бұрын
Jamac dubad 50 ayaladilay cid jabatay majirto
@TawfeeqHassan-ix4qv16 сағат бұрын
السومالي سومالي في كل مكان ليش التفروق
@adansamale561316 сағат бұрын
Horta afka Ethiopia Amxara inad dds ka baratid ama ogaden ogolow isaaq warersan oo dhulkody uu talyn wayay. Somaliland Ethiopia maha
@abdulrahmanali842116 сағат бұрын
Indinkaa doortay EE happy ku noqda waxay idiin keenaan
@MrQaraami110 сағат бұрын
Dagaalkan Waxa Laga Soo abaabulay shirkii Heritage kaas oo qodobo badan Lagu heahiiyi Markaa Aragti dheer in Lagu eego ayaa loo baahan yahay
@TawfeeqHassan-ix4qv16 сағат бұрын
ليش دوله اخرا تتداول شون. السوماليه ليماده
@samewadasamewada13 сағат бұрын
Waar daarood wuxuu doonayaan in iyaga iyo reer shekhisaxaaq midkood dhulkan u hadho markaa isaaqoow indha ha Iska ridina eeni Yada iyo qalbiga usiidaya dagaalka oo meela joogtaanba gala
@mohamedhuasein371212 сағат бұрын
😂😂😂😂😢😢😢😮😮😮😮😮😮😮😮😮😢😢😢😂😂
@ibrahimibrich95665 сағат бұрын
War cerigabo ayu dagal ka dhacay mar qura ciro inta la dortey miyu ka hadley iskaba daa dacawaley ar hadad ku marmarsiyonaysiin daxawaley maha somaliland
Baligubadle snm aya jogta ciyar ciyar mood Arab sidu udhamaaba halkasu dagaa easy kumagali karan xarshina kadaran
@saleebaancali969016 сағат бұрын
@userng4 maansha allaah guul iyo gobanimo
@خوخهخوخه-ف9ط16 сағат бұрын
Markaas. Adiga. Furaashbey. Kuu. Dhigayaane. Soo soco
@najaxahmed86715 сағат бұрын
horta maanta maalintii lays kala qob qobi lahaa maaha raga kuharayraysan gobol hawd waa reer liibaan iyo muuse abokor walaw siddii larabay aanay ahayn hadana mawduuca somaliland nimo wuu kusax sanyahay in laga saaro marka ethiopia lagalayo oo isir lagu hadlo taabaad kuguulaysan kartaa meesha dal ethiopia ah isir ahaana loo xasuuqayo isaaq baa degen arab tribe layidhaahdo ba haboon
@IdrisXusen11 сағат бұрын
Waar cabdirax eeg ninkahadlaayow eeg nika arimaha dibada hu doortay dameerbaadtahay ciro xirsi waafaqash ay ciyaya ayaad lamoronta