War Deg Dega Oo Ethiopia Ka Soo Dhacay Aqoonsigi Somaliland Falnqayn Podcast HN...

  Рет қаралды 12,476

Hargeysa News

Hargeysa News

Күн бұрын

Пікірлер: 102
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 3 ай бұрын
Wadani, Ciro, Gudcur Gude, Cismaan Dool, Cabdirisaaq Khaliif, Oof Wareen, Xirsi Iyo Ictisaam Milyan Jeer Cadaabta ha ku Gubtaan. Dalka Cadow ayay u soo raaceen.,
@fadumoabdi8417
@fadumoabdi8417 3 ай бұрын
Muuse Biixi waa geesi Illaahay cadowgeeduna ha jabo Somalland guul guul guul guul guul guul. Ninkeliyihi waxba ma qaban karo ee Aakhiradaadda u tudho markuu u dhimmanaayey xageed ku noolayd beenloowyohow Illaahay ka cabso.
@AbuukarMohamed-v4t
@AbuukarMohamed-v4t 3 ай бұрын
Muse bixi wa cadaw wili xarash ku jiro ino gado lakin midas ma daceso dad fara badan jogo nol dig ku jiro ino cadow qato dolka somali snm wa magac xawasho wadato mana yeley no baqyar wa dagal woqoyi wa nawad lakin hadi xawasho so gasho qax iyo dagal waye
@AhmadNouh-h8d
@AhmadNouh-h8d 3 ай бұрын
Wadani waxa ka dambeeya dawlad jiifta ooah ictisaam ah saladiin wadaado madaxa qarsanaya oo ka dhex hadlaya xisbiga wadani iyo salaadiin inakala qaybisay qabyaalad ina dhexdhigay si ay u horjoogsadaan aqoonsi iyo gooni istaagga waa dad ku wada xidhan xamar oo laga xukumo.
@elhanweera2435
@elhanweera2435 3 ай бұрын
Mashaalahu guuuuuuuul somaalilaan aqonsigeeda❤❤ yeneey ethopiyan amisa ganlow dr abiye❤❤❤
@NimaIbrahim-p8f
@NimaIbrahim-p8f 3 ай бұрын
Muse biixi tato haloo dhiso cadawgana ale ha ka qabto ❤❤❤❤❤❤❤
@ArfiDualeh
@ArfiDualeh 3 ай бұрын
Waa tuug caadaqaate ah oo cadow ah oo kicinaya dadka rer somaliland waa tuug soo qaatay lacag lagu kala jejebinaya qaranimada Somaliland
@fadumogedi7423
@fadumogedi7423 3 ай бұрын
Alloow Somaliland ka qabo cadowga
@MrQaraami1
@MrQaraami1 3 ай бұрын
Dadka Caqliga Doofaarka leh waxay miciin Moodaan Cay iyo been laangaabnimo Aduunka waligeed lama Arag Meel Xisbiga Mucaarid ahi uu ka warwareegayaan in la Qabto Doorosho Waxay Maagan yihiin Meesha kaliya ee Somaliland ku faanto ee ah DOORASHO Iyo QORI Isku dhiib inay baabiiyaan iyagoo Maalinba sheeko Caruureed la imanaya oo u adeegaya Cadawga Somaliland wa ciyaadu bilaahi Muaamaradahooda illahay ayaa fashilanaya
@anabomar2491
@anabomar2491 3 ай бұрын
Guuuuuul Somailland guuuuuul
@RodaAli-mg1en
@RodaAli-mg1en 3 ай бұрын
Qof walboo kasoo hor jeesta ictiraafka slnd amaba guusheedu waa cadoaw.
@NimaIbrahim-p8f
@NimaIbrahim-p8f 3 ай бұрын
Somalilan guuuuuuuuuuuul iyo gobanimo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@feryalmomdferyalmomd471
@feryalmomdferyalmomd471 3 ай бұрын
الله يحفظ صوماليلاند ورئيسها موسى بيحي
@usern134-h4g
@usern134-h4g 3 ай бұрын
Ka fiirsada hadalada ku hadleysid cadawg ku farax galinaysa
@Fuadismaeil
@Fuadismaeil 3 ай бұрын
KA NAXOW NAFTA WAA TOLOW IMISAA DHIMAN MAANTA ALLAHA U NAXARIISTO MISE WAXAAN IDHAAHDAA SHUBAN QAADA OO XIDIDADA MADAXU DHIIG KAR IYO MACAAN IDIN KU SOO BOOD GUUL GUUL SOOMAALILAND CIIDANKA QARANKA GUUL GUUL SOOMAALILAND ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@leenamohammed-o1s
@leenamohammed-o1s 3 ай бұрын
We’re going to dance with him because he makes more sense than you traitor. May Allah protect our president ameen
@roodaaden6463
@roodaaden6463 3 ай бұрын
Dhegaha iyo indhahaba beel yusra harti
@HibaaqAynanshe-um6px
@HibaaqAynanshe-um6px 3 ай бұрын
SOMALILAND HA NOOLAATO AMEEN YAA RABBI ❤❤❤❤❤❤❤
@mahmoudalsoumaly3680
@mahmoudalsoumaly3680 3 ай бұрын
Hargeisa news iyo cid kasta oo horuu marka Somaliland jecelba ilaahay ha gargaaro cadawgodana ha jebiyo وبالله التوفيق.
@hargeysanews9066
@hargeysanews9066 3 ай бұрын
Aamin yaa Rabi mahadsanid
@KhadarKadar-xc8df
@KhadarKadar-xc8df 3 ай бұрын
Mnsh allah guul somaliland
@Myway3801
@Myway3801 3 ай бұрын
Ya musa enta gadanfar fe somaliland enta ashjac shoft bi xayat ya musa long life inshalllah ❤❤❤❤
@ArfiDualeh
@ArfiDualeh 3 ай бұрын
Isbadalku ma waxuu ku imanayaa dagaal waa noo adiga iyo noocaagaastoona lama fhegeysanay tuug qaran dumis ah😂😂
@faizaabdi3100
@faizaabdi3100 3 ай бұрын
Guuuuuuuuuul somalilan Insha Allah
@Myway3801
@Myway3801 3 ай бұрын
Tan hadalysa e leh musa been bu sheegi doona june xagay ka timid hadu ben sheego iyo hadu run sheego we are beside him shut rhe hell up ina yusra walle inaydan waligi noqin doonin madax
@KhadarIsmail-sw2ue
@KhadarIsmail-sw2ue 3 ай бұрын
Alla been badanaa.aabahaa budh la saar.waa beena waas.
@bahmed6725
@bahmed6725 3 ай бұрын
Balaayo sheegow adiga oo keliya ha kugu koobnaato Allah na ha kaa sakhiro. Kolay cid uunbaa Ku dhashay ama aad la dhalataye mid waxdhalay uma eekide
@hajii2033
@hajii2033 3 ай бұрын
beenale tuug beenta jooji
@mustafesulyman
@mustafesulyman 3 ай бұрын
Waanyakhyakhsodaa.markaan.dhagayso.warkaaaga.iyo.kuwa.komentiga.kuugu.jibinaya.eeguruubkaga.ah
@dayroday8133
@dayroday8133 3 ай бұрын
Wadani waxay quudisa ninba ninka uu been badanyahay MAXISHOODE BELADIIN AH.
@Fransiis
@Fransiis 3 ай бұрын
Guul Ayey Utahay Somaliland Heshiiska Addis Ababa Muse Bihi Ku Tagayo Csdawga Somaliland Oo Badana Wadna Gariir Ayaa Ku Dhici Doona Marka MOU Lasaxeexo
@ArfiDualeh
@ArfiDualeh 3 ай бұрын
Waa tuug caadaqaate ah oo cadow ah oo kicinaya dadka rer somaliland waa tuug soo qaatay lacag lagu kala jejebinaya qaranimada Somaliland duli ilahay ku bad belayo kugu dhacday adiga iyo inta xun ku kooban yaahuu isku bax adigu😂😂😂
@Halgame334
@Halgame334 3 ай бұрын
MADAXWEYNUHU DEG DEG HAW BAXO EMARATKA ETHIOPIA DEG DEG MAAAL GELIN HAKA DOONTO HORLE EMARATKA
@xirsiadamagan6229
@xirsiadamagan6229 3 ай бұрын
Nacas Nacas dhaley.waxaad aad uga xuntahay Ictraafka Somaliland.
@FardosFardos-u5j
@FardosFardos-u5j 3 ай бұрын
Masha.alaah
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 3 ай бұрын
YAA KUGU YADHI JUMCIYADA qurumaha ka dhsxeysaaa ma aqoonsado waxaa wax awoobdada dawaladaa waaweeyn
@ahmedalinoor-v4v
@ahmedalinoor-v4v 3 ай бұрын
Ad muuse xidhidee ayaad tahay ? Wallaahi Dib baanu dooranaynaa Dagaalna Cid kursi ku fuulaysaa Majirto
@Halgame334
@Halgame334 3 ай бұрын
.MADAXWEYNUHU SAXEEEXA HAKU DHAKHSADO. HOLAHA WASIIRADA SAXEEXA ANDIXIN TIISA KU FILLLANN
@a.mohamed9655
@a.mohamed9655 3 ай бұрын
Waddani in xun iyo aqoonlaawayaal cadawga Somaliland ku shaqaysto oo hoogay oo ba'ay oo daadxoortii ummaddani JSL isugu ururtay waaye.
@Horn-sc2hzgtdooonbbfd
@Horn-sc2hzgtdooonbbfd 3 ай бұрын
Jamhuuriyada cuqdadland ee isaaq Oromo lafta nagaa!
@xirsiadamagan6229
@xirsiadamagan6229 3 ай бұрын
Kulmiye 80% ayuu ku helidoonaa Doorashada.
@Halgame334
@Halgame334 3 ай бұрын
HUWANTAN CALACSLAYSAAD DAGALKANU RABNABA WAXAD RABTO HUWANEY WAANU RABNAAA
@faizalabdulla1104
@faizalabdulla1104 3 ай бұрын
Waar kan nacaska ah ee ictiraafkii leh waraaq beena... haday Eithopia ku dhawaaqdo ictiraafku sidee ayuu u leeyahay waa been ... jaahiliintaas ayaa inagu badan .... duli fooqal duli
@abuhanaan9009
@abuhanaan9009 3 ай бұрын
Sidaad yeeli doontaan marka Somaliland aqoonsigeeda lagaga dhawaaqo Africa EU Asia iyo America. Ma dhiig baad ooyi doontaan
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 3 ай бұрын
Ethiopia ma tu an hadli donin oo. Calamku hadli doniin wa yabee ? Aqonsiga ma Madaxweyne Bixi oo kaliya aya is aqonsan dona???
@faizalabdulla1104
@faizalabdulla1104 3 ай бұрын
Ictiraafka ayuu ka xun yahay kani Duli fooqal duli weeye
@KhadarMaxamedbarkadle-p1j
@KhadarMaxamedbarkadle-p1j 3 ай бұрын
Tug benala ayaadta adiyo reerkinaba qodorbaad qabtan
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 3 ай бұрын
MADAXWEYNHA WAA KII KHUDBADERYE MAALINTII GOOJE CADE WAX DHACEEN MAALINTII KU XIGTRU MIDA KALE MADAXWEYNAHA WAA KII HARGEISA DHEX LUGEETEY BEENAALE MUU GABAN MADAXWEYNAHU
@abdulkadirismailismail9591
@abdulkadirismailismail9591 3 ай бұрын
If every confdent why they rejecting iris check are they lookinig coreptuon
@hargiesa_gira
@hargiesa_gira 3 ай бұрын
waar qariya maalinta la kala saxiixanayo heshiiska caalamiga ah.
@abdisahalqaylo8812
@abdisahalqaylo8812 3 ай бұрын
Beenaalahaa runta iyo rugtaba neceb ee caddaystay mu'aamaraddii gooja cade waxan leeyahay jawaabtiisa halla siiyo hana ladagalo,waa ragga joogga hoose ku duulaya ee Ibrahim caydiid ka warramayay,ragga hallo gustavo oo hallayska celiyo,mansard iyo maal ay ina dhaafsanayaan ,sland guuul
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 3 ай бұрын
DAGAAL DAGAAL BAAD KU HANJABEYSAA MA OGTAHEY DAGAALKU IN DAL IYI DAD BURBURIYO
@Halgame334
@Halgame334 3 ай бұрын
QASKA IYO XUMAANTA WADANI WADO WANU LASOO AFJARAYNAA
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 3 ай бұрын
MUUSE BIIXI WAA MADAXWEYNE GEESI AH OO JECEL QARANKA SOMALILAND NACASKAN DULIGA AH YUU WAX U SHEEGAYAA MA SIILKA HOOYADII WAX AAD SAMEYN KARTO SAMEEYA SOMALILAND WAA LA AQOONSADEY FAQASHTA GUDAHA
@nimcocarab4774
@nimcocarab4774 3 ай бұрын
Waar ninkani waa cadaw hadlayaa muuse ciidanka ma isgaa jabiyey waar beenta nagadaa
@sahraomar8614
@sahraomar8614 3 ай бұрын
Waxaan la gaadin ayaad ka hadkaysaa. Macna ma samryneyo warkani.
@nurtoabdi7910
@nurtoabdi7910 3 ай бұрын
Asc habaryar argwerarow waxaa hana dhageysiinin calaamo ha ka ifte munaafaqiin beenaalaha ah waa dad cuqdadi taashatay midh doorasho ihi ka dhici mayso dhulkayaga cadowgu dul yururo ee aad u soo raacsanahay cirka soo gujiya doorasho ayaad u waalateene
@MMGL43233
@MMGL43233 3 ай бұрын
ICTIRAFKA DOWLADA JAMUURIYADA SOMALILAND WAA GUUL IYO GOBANIMO WANA LAMA TABTAAN EE SIDAA KU BIYACAB INSHA ALAAHU TACAALA
@hargiesa_gira
@hargiesa_gira 3 ай бұрын
qaxootiga meel waa inaan ku xirnaa,maaha inay ina dhex boodaan oo wadani iyo cadawga dalku ay ku shaqaystaan! ajnabiga sharciyada ku adkiiya canshuur badan ha laga qaado,muwaadiniinta shaqooyin sidaas bay ku helayaan..markaan amnigeena adkayno ban korontada iyo biyaha iyo caafimaadka iyo wax barashada trtiib u hbaysanaynaa.
@xirsiadamagan6229
@xirsiadamagan6229 3 ай бұрын
Waanfooran doonaa adigu Faqash ayaad tahay.
@hargiesa_gira
@hargiesa_gira 3 ай бұрын
ki sixir lag qabtana daka hortooda h lagu daldalo!
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 3 ай бұрын
Nacaas dhee maya Somaliland baa la aqonsanaya maxa keenay Issaq walidani maxay tahay dadkani ma imaanki baa ka tagay???
@Mohamed-v6b5r
@Mohamed-v6b5r 3 ай бұрын
Aduunyada ninkii dhiman waaya tu walba wuu arki. Bal kan aad moodo inuu caruur u waramayo eega. Hal su'aal hadii aanu shacbi indho iyo dhagaha ba la nahay ileyn kumana aragno kumana maqalee adiga maxaa ku xiijiyey. Miyaanad la sii hoosey oonad maankii iyo miyorkiiba la' eyn adiguna kkkkk
@RasheedKhalif
@RasheedKhalif 3 ай бұрын
Kooxdi huwanti waay walatay uf huwant
@Halgame334
@Halgame334 3 ай бұрын
MISKIN KAN CABADAYA 26 WAA MALIN AQOONSI
@w410921
@w410921 3 ай бұрын
Muuse biixi cid aan ahayn inagama sareen Dalkan waa lagu soo duuley Rag baa doonaya inaynu mar kale af libaax galo
@asxaabi
@asxaabi 3 ай бұрын
markaad iska ciyaarayso waa sidan oo kale, ma ciyaal ayuu u sheekaynayaa, muuse biixi waa nin Allah oo dhaqan yaqaan ah oo masuul ah daacad ah inta Ilaahay ku ogyey ayuunbu dadka useegaa
@ishrahabdi3571
@ishrahabdi3571 3 ай бұрын
Beenaalle wadan ku xasid ciil qabe
@RodaAli-mg1en
@RodaAli-mg1en 3 ай бұрын
Ma laaskii ayaa 45% noqday kkk bal beentiisa cad eega
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 3 ай бұрын
CADOWGII SOMALILAND QALBIGA AYAA JABAY INAN GUMEED LIITA OO AH KABO QAADKA CADOWGA WAXAASA DOONAYA IN AY MADAXWEYNE KA NOQDAAN SOMALILAND CIRO IYO QASHINKA UU WATO EE BUKA WAA IN AYNU GACAN BIR AH KU QABANAA
@amranaden3059
@amranaden3059 3 ай бұрын
Huwan baa ka dambe tahay iyo wadani Waar Kani. Waa bukaa is a soo drawe Dhakhtar buu u baahanyahay wadani. Faqash.
@amranaden3059
@amranaden3059 3 ай бұрын
Guul Somali land Alle ha xafido
@Halgame334
@Halgame334 3 ай бұрын
WAA DADTUURIYANN 5SANOO CADDD
@farahboss9600
@farahboss9600 3 ай бұрын
Hooyadaa siilkeedii baa beena
@ahmedfarah5928
@ahmedfarah5928 3 ай бұрын
REPUBLIC OF SOMALILAND LAND OF DEMOCRACY AND STABILITY IN THE HORN OF AFRICA. MOU MEANS TO US THE FIRST AFRICAN COUNTRY THAT CONNECTS WORLD TO AFRICA AND RECOGNITION MEANS BEYOND ETHIOPIAN BORDERS.
@NimaIbrahim-p8f
@NimaIbrahim-p8f 3 ай бұрын
Wadani qada qatayaal baa ku ururay an wadan u jedin ony waxay cunaan XXXX
@danabguuled5491
@danabguuled5491 3 ай бұрын
Maskax yare malay cadow u daban maanka laga doorshe, si xun ruux u Baxay baad tahay oo'Samuhu deeqaynin, siraadka Somaliland u Baxay qof aan arag siinaynin, balse Somaliland guuleystey miyaad dilaaci, gurxantaye maxaad tari Qaylisaye maxaad qaban, ma indhahaad wax kaga goyn, maasha allah, Muuse Biixi waa halyey sumadiisu dheer tahay, dinjigiisu Somaliland, waa wadani daacad u ah dadkiisa iyo dalkiisaba maaha Adiga oo' kale oo baasiinka lagu shubto, calooshiisa u shaqayste dareenkiisi baabay oo damiirkiisa iibsaday ayaad tahay, waa guuleystey libaaxii hadhsanaayey calanka tawxiidka leh, maasha allah Guuleysta guuleysta Somaliland guule haydin garab galo 👍 cadowga Debeda iyo Gudahaba ee Somaliland illahay ha jebiyo 👍😁👍 maansha allah 😊😊😊😊😊😊 maasha allah maasha allah
@بدلعامر
@بدلعامر 3 ай бұрын
Ader isaaq kabahan waxs tahan sychtric and oll alcohol abus ader waxa tadha musa waa gasa inaad walantahan manin ba xaskasa iyo hooyada oyo hablahasa nin abay oramo xabasha ader abay ahmed aya gasa akhbarta lama soocotada manta oobasho 22 waxa loo calamasarya booqorka ethiopia shcabkasa ayo kuyadha badban yaan anakana inlaydah musa dooqon oo isaaq oromo
@abdimuse3583
@abdimuse3583 3 ай бұрын
insha alaah ilahay ha inooga dhigo
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 3 ай бұрын
INAN GUMEED MAALIN KASTA DHULMAHANTE AYAA DILA WEY QARSADAAN IYAGA OO KA BAQAYA HADANA MAALIN KASTA SOMALILAND DAGAAL AYEY UGU HANJEBAAN WAXAN GUNTA AH WAA IN AYNU ISKA CELINAA OO DAGAALKA AY KU HANJEBAYAAN AYNU LA GALAA OO DALKA KA SAARAA GUNTA GUNTU DHASHAY
@nimcocarab4774
@nimcocarab4774 3 ай бұрын
Cali bilow beenta nagadaa
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 3 ай бұрын
Guul somaliland ❤❤❤
@jama5340
@jama5340 3 ай бұрын
Guuull Somaliland ❤
@xirsiadamagan6229
@xirsiadamagan6229 3 ай бұрын
Dagaalka ayaa kaaga futo Xun.
@saadofarah
@saadofarah 3 ай бұрын
Saleebaan reer miyi
@dayroday8133
@dayroday8133 3 ай бұрын
KANI WAA IBNU XARAAM DHAB AH
@saadofarah
@saadofarah 3 ай бұрын
Saleebaan duufel
@sahraomar8614
@sahraomar8614 3 ай бұрын
Yaa ogaan kara wax soo socoda.
@xirsiadamagan6229
@xirsiadamagan6229 3 ай бұрын
Indhaha Lagu galayaa.
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 3 ай бұрын
😢😮😅😅😊
@xirsiadamagan6229
@xirsiadamagan6229 3 ай бұрын
Ina Cumar dool waa asaa saq.
@saadofarah
@saadofarah 3 ай бұрын
Saleebaan duufle
@ifraaxcabdilaahi338
@ifraaxcabdilaahi338 3 ай бұрын
🎉❤mnsh allah
@queency7943
@queency7943 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂 kan neefsanayaa waa ayo isagaa u baahan in la maxkamadeeyo tuug aan Laga tuug sanayn hooyada iyo hargaysa iyo burcaba was inamada inamada ma hooyadaa baa dhashay tuug khaain faqash ah dadkani way ka koreen beentii iyo majara habaabibtii guulayso MD muuse biixi guul
@abdulkadirismailismail9591
@abdulkadirismailismail9591 3 ай бұрын
Only what wr need fair and free election
@abdulkadirismailismail9591
@abdulkadirismailismail9591 3 ай бұрын
Aragwaafio ninkan la seal geee
@saadofarah
@saadofarah 3 ай бұрын
Laangaab
@khmo1832
@khmo1832 3 ай бұрын
Bene wata afkaga kasocot xasid cuduurqabadtahay.curur fahuhaya kugusebadey ookamadego Insha Allaa.
@سلامأدم-س9م
@سلامأدم-س9م 3 ай бұрын
Ilayn huno waa huno ragoda iyo dumarkodu waa iskumid
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 13 МЛН
Running With Bigger And Bigger Lunchlys
00:18
MrBeast
Рет қаралды 117 МЛН
Новый уровень твоей сосиски
00:33
Кушать Хочу
Рет қаралды 5 МЛН
War Ka Soo Dhacay Somaliland Falnqayn Podcast HN...
1:11:44
Hargeysa News
Рет қаралды 9 М.
War Deg Dega Oo Somaliland Ka Soo Dhacay Ethiopia Aqoonsigi Iyo...
1:19:50
Prof. Mohammed Riad - Calculus - Differentiation Summary
3:24:36
Prof. Mohammed Riad
Рет қаралды 617
War Deg Dega Oo Somaliland Ka Soo Dhacay Podcast HN...
1:21:56
Hargeysa News
Рет қаралды 11 М.
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 13 МЛН