WAR FARXAD LEH ABUUKAR BAALE OO ADDUUNKA KALA HADLAY SSCKH BURCO LAGA FULIYEY MASHRUUC DFS

  Рет қаралды 18,906

Madani Production

Madani Production

6 күн бұрын

WAR FARXAD LEH ABUUKAR BAALE OO ADDUUNKA KALA HADLAY SSCKH BURCO LAGA FULIYEY MASHRUUC DFS

Пікірлер: 157
@MadaniProduction734
@MadaniProduction734 4 күн бұрын
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo Booqatay #Liketa #Subscribe & #Share ka waa xagaaga❤️
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 4 күн бұрын
Cabaas madani Abuukar Baale dheh aan ku saxo
@AliHassan-cx5dy
@AliHassan-cx5dy 4 күн бұрын
Dhulbahantaha qurbaha jooga waxaan ka codsan lahaa wiil iyo gabadhba in aan laga caajisin garab istaaga maamulka khaatumo oo bil kasta $100 aynu iska bixino weliba aynu barno caruurteena inta qaan gaadhka ah ee shaqaysa inay $100 bixiyaan ogaada in wiilal iyo gabdho naftoodii ay u hureen boqolaal kalana ku naafoobeen sharafta iyo taladeenii oo aynu gacanteena ku haysano manta viva ssc khaatumo !
@abdirahmanabdi7249
@abdirahmanabdi7249 4 күн бұрын
we are very grateful for his excellence ambassador baale being long time supporter for somalia,s unity and sovereignty
@MohammadMohamed-qt4ip
@MohammadMohamed-qt4ip 4 күн бұрын
Yes sir manshalah god bless him aboker
@CMG0607
@CMG0607 3 күн бұрын
Abuukar cawale thump up guul SSC maamulkeeda ❤
@daudsalah4832
@daudsalah4832 4 күн бұрын
Maansha Allah, Amb Abukar Baale iyo wasiir Fiqi baal dahaba bay kaga yaalaan arimaha ssckh.
@MohamedSaid-tn1px
@MohamedSaid-tn1px 4 күн бұрын
Abuukar baale ilahay haku xafido walal qaali ah Somali pure ah
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 4 күн бұрын
Mashaa Allaah guul iyo gobani SSC khaatumo❤️🏇🏿🏇🏿🎉
@amalhassan7383
@amalhassan7383 4 күн бұрын
Masha Allah guul ssck alhamdullilallah ❤❤❤❤❤
@zarcah9147
@zarcah9147 4 күн бұрын
كل هذا من فضل ربي... اللهم لك الحمد..
@kulucowpeter4839
@kulucowpeter4839 4 күн бұрын
Thank you very much ambassador you excellence ✨ 🙌 👏 🙏 May allah bless you sir
@codkabeesha
@codkabeesha 4 күн бұрын
Abukar Baale waaye magaciisu Mahadsanid
@loo6837
@loo6837 4 күн бұрын
Masha Allah guul ssck alhamdullilallah
@khadijo1396
@khadijo1396 4 күн бұрын
Mashaalla guul u soohoyatwy SSC all D5 iyo Soomaaloo dhan
@maxamuudgzboose8759
@maxamuudgzboose8759 4 күн бұрын
Maash Allaah guul ssc
@user-db5ts6je7z
@user-db5ts6je7z 4 күн бұрын
Guuuuuuuuuuuull dowlad gobeleed Ka SSc khatumo ❤❤❤halyey abuukar baale guuuuulayso adeer❤
@user-pp7hs7zz9s
@user-pp7hs7zz9s 4 күн бұрын
Maanshaa allaah guul iyo gobanimmo ssc khaatummo state of soommaaliya waa dawllad guullaysatay illaahow xafid oo barakee. Aammiin. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mustafaali7560
@mustafaali7560 4 күн бұрын
Inshaallah inshaallah inshaallah inshaallah inshaallah inshaallah inshaallah inshaallah inshaallah inshaallah inshaallah inshaallah inshaallah inshaallah
@aminaahmed9115
@aminaahmed9115 4 күн бұрын
Masha Allaah guuesyta SSC khaatumo 💙💙💙👍
@fadumakabdi2791
@fadumakabdi2791 4 күн бұрын
Abukar balle dheh,wa nin somali ah o mabda”a leh dadki hore ah an qabil aqoonin 🇸🇴❤️🇸🇴❤️
@user-qk8cp5yw8k
@user-qk8cp5yw8k 4 күн бұрын
Mansha Allah Habo waa farxad wan idinku farax sanahay
@siradhersi2273
@siradhersi2273 4 күн бұрын
Masha alaah, Guul iyo Gobanimo Khaatumo❤️❤️
@mahamedkhadar4718
@mahamedkhadar4718 3 күн бұрын
Mash allah allahakbar insha allah guul &GBnmo ssc khatumo state of Somalia
@abobasement346
@abobasement346 4 күн бұрын
ilahay idin ku mah so celiyoh Argagixisadah snm iyo horgaladih Qadhmunah e lah socday in shah Allah ssc horumar iyo isku tashi
@qaalihassa3057
@qaalihassa3057 4 күн бұрын
Maa shaallaah Allah barakeeyo Ssc khaatumo state of Soomaalia guul guul 🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎
@sahraabshir1396
@sahraabshir1396 4 күн бұрын
Abukar waa hanti qaran❤
@waryaaofficialchannel3323
@waryaaofficialchannel3323 4 күн бұрын
Mansha Allah guul ssc khatumo state
@MohamedSaid-tn1px
@MohamedSaid-tn1px 4 күн бұрын
Guul iyo gobanimo SSC khaatumo mansha Allah ilahay haxafido inshallah
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 4 күн бұрын
War abuukar baale ayaa ladhaha weeye magaciisu allaha xifdiyo abuukar badal somali dhaba weeye masha allaah❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💖🥰💖♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@mustafaali7560
@mustafaali7560 4 күн бұрын
Mashalla may Allah protect u all sec 6
@zamzamnur4281
@zamzamnur4281 4 күн бұрын
mashaAllaa gulesta SSC guuuuul
@Umo580
@Umo580 4 күн бұрын
MAANSHALLAA SSC KHAATUMO GUUL IYO GOBANIMO ✅️✅️✅️💯💯💯💪💪💪✍️✍️✍️👌👌👌👍👍🫶🫶🫶♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@joeokieh43
@joeokieh43 4 күн бұрын
guul iyo gobanimo khatummo state of Somalie
@horqaadtv2550
@horqaadtv2550 4 күн бұрын
❤❤🐎🐎🐎🐎🐎❤❤ #Guul iyo #gobanimo #ssc #Khatumo #state #ALLAH #MAHADAALE #LEH ❤🐎❤🐎❤🐎❤🐎❤
@halimaahmed9602
@halimaahmed9602 4 күн бұрын
Hambalyo Hambalyo SSC khaatumo
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 4 күн бұрын
maamulka xalaasha oo xorta ee waqooyi kajira wa maamulka barakeysane ee dhulka barakeysan ee ssc khaatumo ilaahayow guul iyo gobonimo uziyaadi
@Gracias2024
@Gracias2024 3 күн бұрын
Marki dhulka lagula jaray maa saan so qori ya udhaman karta nacalaaye😂😂😂 Kulaabo isaaq nimadadi
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 4 күн бұрын
Ma sha Abuukar Baale Wadani Soomaaliyeed oo taariikhda dawladdnimada ku suntan from GK❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Sumadeena
@Sumadeena 4 күн бұрын
Alxamdulilah, Allahu akbar
@womenpowerfamily1769
@womenpowerfamily1769 4 күн бұрын
Masha Allah TabarkAllah Allahumma Bariek Guul iyo gabanimo our SSC Khaatumo state of Somalia Alhmd Allah mahad iska ley🤲❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👑👑👑👑👑👑🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🫡🫡🫡🫡💪💪
@abdirizakhirsi796
@abdirizakhirsi796 4 күн бұрын
Abuukar cawaale ma aha ee waa abuukar baale
@hiradbahwal4488
@hiradbahwal4488 4 күн бұрын
LEGAND CABAAS MADANI. WERIYE CIBAADEYSTEY,👌👍
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 4 күн бұрын
Maashaa allaah mr abukar baale noolow
@QaliSharif
@QaliSharif 4 күн бұрын
Ninkas wadaniga ah illahay cawaqib kiisa alle haw hagajiyo akhiro iyo akhiraba guulayso sbuukar cawale hada ka hore buu arinta markii la laha khatumo wa la aqoonsaday sacad iyago an kaso waregin baa lo dirtay o uu ka akhriyey UN ka alle ha barkeyo guul.iyo farxad ban u rajaynaya ssc hanbalyo iyo guul kayradkin cadow cuni maayo kawayno lacaga dekedaha qalalan laga rari msayo insha Allah mhanbayo hanbayo guilaysta reer ssc
@hiradbahwal4488
@hiradbahwal4488 4 күн бұрын
🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️🔥🔥🔥💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🏆 GUUL IYO GOBANIMO 🇸🇴 SOOMAALINIMO. ALLAH YACIZAK MUDANE ABUUKAR CAWAALE❤️❤️❤️🇸🇴🙏🐴🙏🙏🙏
@user-ee8cl4bs5u
@user-ee8cl4bs5u 4 күн бұрын
Asc guuleso KhatumoState of🇸🇴👍👍👍👍👍👍🌷💘
@zarcah9147
@zarcah9147 4 күн бұрын
Maashaa allaah.. Ilaahay haydin barakeeyo... Maashaa allaah.. ❤
@user-xe5td9sj3e
@user-xe5td9sj3e 4 күн бұрын
Mansha allaah hambalyo ssc khatumo guuul iyo gobanimo halganku waa muqadis ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mudiali719
@mudiali719 4 күн бұрын
Aniga joogey las anod waxaa jira geedo abuuris waa runtii hotel weey wada buxaan
@wanaagmixedchannel
@wanaagmixedchannel 4 күн бұрын
Mash allah Mash allah Alle haino siyadiyo ❤❤❤
@AbdixamiidMaxamud
@AbdixamiidMaxamud 4 күн бұрын
GUUUL Ciidnka SSC Khaatumo 💪🦁🦁✌
@asiyafiican7206
@asiyafiican7206 3 күн бұрын
burco waa gobta somali somalia uyagaa leh
@RM-sh6rc
@RM-sh6rc 3 күн бұрын
MANSHALLAH SSC GUULAYSTA 🎉🎉🎉❤❤❤
@amalmohaz921
@amalmohaz921 4 күн бұрын
Maa shaa Allah..Hore u socda.. SDC
@fosiafaarax8998
@fosiafaarax8998 4 күн бұрын
Invader, ssc khaatumo illaahay ha xafido, laakiin aflagaadada ma wanaagsana
@user-yu4do9kw7l
@user-yu4do9kw7l 4 күн бұрын
No qabiil please Abakor wa halyey soomaaliyeed wana ninka kaliya ee jawibadka umada soomaaliyeed udoraten wlahi fuliyey ee somalay ninka Abubakar sharaftisa ilasha o Kadaya qabilka sheega😂 o kaliya inu yahay halyey soomaaliyeed ❤
@mudiali719
@mudiali719 4 күн бұрын
Thanks abaas walal
@osmangure6040
@osmangure6040 4 күн бұрын
Alxamdulillahi calaa kultur xaal. Muuse wuu tegeyaa xaasn horrorna wuu tegeyaa waxaana imaan doona wanaag farabadan iyo soomalinnimo. Guul guul guul
@sahraisse2676
@sahraisse2676 4 күн бұрын
War masha allah dhaha isha xasadka allah ha ka ilaasho
@HalihodanFaarahTimir-jz3zh
@HalihodanFaarahTimir-jz3zh 4 күн бұрын
Waa Abuukar Baalle wllo magaca iska sax adoo mahadsan.
@kulucowpeter4839
@kulucowpeter4839 4 күн бұрын
Abuukar baske xasan wuxuu rabaa inuu katuuro boiskuujogo maanta oo uugeeyo hal mooryaana oo waxaba kakaseyn dowlad iyo mamulkeedab ☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝
@MahamedYoussoufabdi
@MahamedYoussoufabdi 4 күн бұрын
Ssc hala igeeyo darawish ilahay baa la jiro
@Ikram-hm2sb
@Ikram-hm2sb 3 күн бұрын
Alow no siyaadi yaa rabi dhexdeena nabad dhex dhig oo isha cadowga naga hay yaa rabi horumar wacan ayaa rabi karajeyneynaa
@ismacilabdi1278
@ismacilabdi1278 4 күн бұрын
Abuukar baale Waa nin qaaliya Ilahay ha xiftiyo In Sha alaa waa nin Soomalinamadu ku Way tahay ilahay ka garbgalo waa walal keen runta sheeg qabiil Aan ku shaqayan dadakiisa iyo dadkiisa
@user-kn9my9dz6m
@user-kn9my9dz6m 3 күн бұрын
Mashaa allh allh haku barakeeyo
@AbdixamiidMaxamud
@AbdixamiidMaxamud 4 күн бұрын
GUUUL SSC Khaatumo 💪🦁🦁✌
@filsanmo4987
@filsanmo4987 4 күн бұрын
Alhamdulillah, Allah mahadleh
@kulucowpeter4839
@kulucowpeter4839 4 күн бұрын
🤛🤛🤛🤛🤛🤛🤛👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏 Guuuuuuuuuuuleysta Guuuuuuuuuuuleysta ssc khatumo state of Somalia 🇸🇴 ♥ 👌 ❤ 🎶 😍 🇸🇴 ♥ 👌 ❤ 🎶 😍 🇸🇴 ♥ Guuuuuuuuuuuleysta
@user-gr4pb6xm4z
@user-gr4pb6xm4z 4 күн бұрын
Waa Abukar Baale
@MaxamedCaynaashe
@MaxamedCaynaashe 4 күн бұрын
Magaca iska sax waa abukar baale.❤
@yasinmohamed874
@yasinmohamed874 4 күн бұрын
Ampasador abuukar baale wayye magaciisu sxb iska sax.
@abdullahiraabi2398
@abdullahiraabi2398 4 күн бұрын
Garaad magaca safiirka bedel Abukar osman baale
@faarahdakol4949
@faarahdakol4949 4 күн бұрын
Abuukar Baalle Maahan cawaale
@user-li1ce6ku7p
@user-li1ce6ku7p 4 күн бұрын
Guilty.cabaas.madani.halkaa.kawad.wararkaaga.muhiimka.ah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@xogdoonfarah2196
@xogdoonfarah2196 Күн бұрын
Abuukar baalle waa hanti aran❤
@user-ot4ip1yw6p
@user-ot4ip1yw6p 4 күн бұрын
abuukar baale waaa harti mj maaha xawaadle
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 4 күн бұрын
Abukar baale dheh isnot cawaale😂😂😂😂😂
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 4 күн бұрын
ABUKAR CAWAALE ALAHA XAFIDO❤❤❤❤
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 4 күн бұрын
Abukar baale wadani ❤️🏇🏿❤️🏇🏿🎉🫶🏽
@user-vm3os2rv9f
@user-vm3os2rv9f 3 күн бұрын
Abuukar baalle dheh❤❤
@nadiraahmed6924
@nadiraahmed6924 4 күн бұрын
Maansho Allah
@farxiyaali9899
@farxiyaali9899 4 күн бұрын
Waa inaan shidaalka lasoobaxno oo dowladxoogle
@daudhussein4811
@daudhussein4811 4 күн бұрын
Mashallah
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 4 күн бұрын
MAANTA DAWLADA SOOMALIA IYAA BURCO USOO GURMANAYSA. MUSE BIXI BARIIS DHACAY BUU U KEENAY OO DAGAAL KUGALA U YIRI😂
@user-ol4pc4cm5b
@user-ol4pc4cm5b 4 күн бұрын
Malintay Isaaq Itoobiyaan Hoosta Soogashadaan, Halqofa oo isaaqa in aan dib dambe Soomaaliya loogu arkin looguna maqal bay halis wayn ugu jiraan warna mahayaan. Ilaahay Soomaalinimada dib ha ugu sooceliyo.
@LAANDHEERE360
@LAANDHEERE360 4 күн бұрын
Ogadenia maad ka hadashid maad nagu daawaneysaa xabashida iyo canfarta nio wer ka soo hadal
@Aisha-yn3gf
@Aisha-yn3gf 4 күн бұрын
Abukar Cawaale waa Nin Raga oo Soomaali Wadaniya ilaa Maalintii uu inoo tegey UN kana wax qabadkiisa waan aragnaa waana u haynaa Allaah waxaan uga baryayaa inuu Allaah wanaag ku abaal mariyo isaga iyo inta la shaqaynaysa iyo Farmaajo oo noo doorayba 👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@salahsaid1494
@salahsaid1494 4 күн бұрын
Abuukar Baale wean magaciisa Sade ah Safiirka Abaasoow sax nagaca not Cawaale
@sademohamedelmi7099
@sademohamedelmi7099 3 күн бұрын
Guul ssc khaatumo
@aminajamac2887
@aminajamac2887 4 күн бұрын
Guuuul ssc❤
@daus4315
@daus4315 4 күн бұрын
SOMALILAND maxaa kudaba dhigay sowtad ledahay maamul baan yeeshoo midnimadii baan keenay? Hhhhh
@simbarelaxing-music1564
@simbarelaxing-music1564 4 күн бұрын
Good
@Iphone20249
@Iphone20249 3 күн бұрын
Haciyaane aydu hayska ciyaane cayn reerka u giija
@amkhaled1
@amkhaled1 4 күн бұрын
Abuukar cawaale maha waa abuukar baale dheh
@maryamali.
@maryamali. 4 күн бұрын
Issaqow qarankii 34sano harti baa cuney😭😭🇸🇴🇸🇴🤣🤣❤️
@SafaMarwa-ww8wc
@SafaMarwa-ww8wc 4 күн бұрын
Rabitaankeena iyo. Joogista garaadada ee laascaanood
@user-cc2mk7ex1m
@user-cc2mk7ex1m 4 күн бұрын
Garaad ma ogtahay abuukar in uusoo koriyey nin dhulbahante oo ah Qayaad abokar waa will dhulbahante ah
@xoxo-yg6gb
@xoxo-yg6gb 4 күн бұрын
Beenta jooji. Abuukar baalle Waa Wiil xawaadle ah, Oo ka dhashay reer aqoon iyo hanti Ilaah siiyey. Haku dambaabin.
@halimaali653
@halimaali653 4 күн бұрын
Congrats
@safia5615
@safia5615 4 күн бұрын
Guul ❤Guul
@nadiraahmed6924
@nadiraahmed6924 4 күн бұрын
Al xamdulila ❤😂🎉
@maryamsultan2940
@maryamsultan2940 4 күн бұрын
Abti mar baa warku na dhafaa ee markaad bilaabeyso ku soo dar tariikhda iyo bisha intau tahay
@daudsalah4832
@daudsalah4832 4 күн бұрын
Burco waa istaahishaa in mucaawino la gaadhsiiyo waayo? Dadkaas waxaa saameeyey cunaqabatayntii ssckh saartey ragimkaas dhiigyacabka ah.
Khóa ly biệt
01:00
Đào Nguyễn Ánh - Hữu Hưng
Рет қаралды 20 МЛН
My little bro is funny😁  @artur-boy
00:18
Andrey Grechka
Рет қаралды 6 МЛН
Why You Should Always Help Others ❤️
00:40
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 139 МЛН
Мы никогда не были так напуганы!
00:15
Аришнев
Рет қаралды 3,5 МЛН
DADKII OO WEERARAY WARIYIHII NIMCAAN HILAAC SUAALAHA QALDAN WEYDIIYAY
25:36
Zaki honest Official
Рет қаралды 3 М.
Khóa ly biệt
01:00
Đào Nguyễn Ánh - Hữu Hưng
Рет қаралды 20 МЛН