WAR KA FARXIYAY SHACABKA FALASTIIN OO FILAN-WAA KU NOQDAY

  Рет қаралды 49,451

BRIT SOMALI TV

BRIT SOMALI TV

3 күн бұрын

WARIYE ASALKIISU YAHAY FALASTIINI AH OO KASHIFAY SIR KADHAN EMARAT-KA IYO ISRAEL | WAX BADAN KA OGOOW
SOURCE: www.memri.org/reports/al-jaze...
Israel FM to Iran: regime threatening destruction deserves destruction.
Israeli Foreign Minister Israel Katz said on Saturday that Iran's message of an "obliterating war" made it worthy of destruction.
⁠"A regime that threatens destruction deserves to be destroyed," Katz said in a post on X. He also said Israel will act with full force against Iran-backed Hezbollah if it does not stop firing at Israel from Lebanon and move away from the border.
Iran's UN mission said on Friday that if Israel embarks on a "full-scale military aggression" in Lebanon, "an obliterating war will ensue."
The Iranian mission also said in the post on X, formerly known as Twitter, that in such an event "all options, incl. the full involvement of all resistance fronts, are on the table."
Hezbollah has been exchanging fire with Israel since October, in parallel with the Gaza war. Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu and Defence Minister Yoav Gallant said this week they prefer a diplomatic path to resolving the situation. www.reuters.com/world/middle-...
Trump vs Biden Live: Presidential debate ends with no handshake.
Debate recap: Biden turned in a mixed performance, Trump fired out falsehoods
Democratic President Joe Biden delivered an uneven performance at Thursday's debate, while his Republican rival Donald Trump rattled off a series of attacks that included numerous falsehoods, as the two oldest presidential candidates ever clashed on stage ahead of the Nov. 5 election.
www.reuters.com/world/america...
Nasrallah says ‘no place’ in Israel would be safe in war, threatens to target Cyprus
In televised speech, terror leader claims Hezbollah does not want total war but is prepared for it, will not halt fighting until permanent ceasefire is reached in Gaza SOURCE: www.timesofisrael.com/nasrall...
SOURCE: • Prof. John Mearsheimer...
Israelis displaced by Hezbollah attacks will return home ‘one way or another’, says Hagari
Here’s more from Israeli military spokesman Daniel Hagari’s statement earlier, where he warned that Israel is on the “brink” of “wider escalation” amid “increasing aggression” from Hezbollah.
Kamala Harris: 'Muslims in America have endured a disproportionate number of hate-fueled attacks'
In a message for the Muslim holiday of Eid al-Adha, U.S. Vice President Kamala Harris said the country has "witnessed an uptick in anti-Palestinian, anti-Arab, antisemitic, and Islamophobic incidents" over the last eight months.
⚠️⚠️ Disclaimer ⚠️⚠️ I do my best to give credit to the NEWS AGENCY | creators | artist in both the video and a description box of every reaction I do. But because I do not own the rights to any video I react to. If there is a copyright issue or If I have reacted to A video of yours and you would like me to take it down please feel free to reach out to me through email Britsomltd@gmail.com and we sort everything out. Thank you. TEAM BRIT SOMALI TV.
Israeli forces batter central, south Gaza as tanks advance in Rafah
With a renewed ceasefire push in the eight-month-old Gaza war stalled, Israel bombarded central and southern areas again on Friday, killing at least 28 Palestinians, and tank forces advanced to the western edges of Rafah.
U.S.-backed Qatari and Egyptian mediators have tried again this week to reconcile clashing demands preventing a halt to the hostilities, a release of Israeli hostages and Palestinians jailed in Israel, and an unrestricted flow of aid into Gaza to alleviate a humanitarian disaster. But sources close to the talks said there were still no signs of a breakthrough. (Reuters).
HRW says will welcome UN decision to add Israeli army to child-harm blacklist
UN Director for Human Rights Watch Louis Charbonneau says if the UN decision to add Israel to a blacklist of countries that harm children was true, it was a “thoroughly justified” step.
The annual Children and Armed Conflict report from UN Secretary-General Antonio Guterres is not due to be published until June 18.
However, Israel’s UN ambassador, Gilad Erdan, went public after receiving notification of Israel’s inclusion on the list of countries that do not take adequate measures to shield children from conflict.
DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )

Пікірлер: 125
@BRITSOMALITV
@BRITSOMALITV 2 күн бұрын
AKHYAARTA RA'YIGIINA NALA WADAAGA LIKE SUBCRIBE SAARA SIINA SHARE GAREEYA GUULAYSTA
@MuscbCramaan
@MuscbCramaan 2 күн бұрын
N
@mubarakcabdi7843
@mubarakcabdi7843 2 күн бұрын
Asc waan salaamayaa cabdi xaafid waxaa laleyahay maraykan baa sidaas yidhi maraykan waa beelaale falastiin maraykambaa laayey
@Fawsiyo-nl4th
@Fawsiyo-nl4th 2 күн бұрын
Maxamed cawale masha allah
@maxamuudxasancige3094
@maxamuudxasancige3094 2 күн бұрын
Alla.hajebiyo yuhuud.iyo maceeda Aamiin
@user-wq7fj6ql5o
@user-wq7fj6ql5o 2 күн бұрын
Siyaasiyiinta imaaraadku waa boog ku taala bariga dhexe ❤❤❤
@user-oz1bc9uv7h
@user-oz1bc9uv7h 2 күн бұрын
Waan idin salaamaya cabdi xaafid iyo maxamed cawaale... Waa run imarat ka waa ognahay xataa qof ka caqli fiican lihi isagoon xog ba helin habdhaqan siyaasadeed ee dubia isagoo aad u yaaban ayuu aqoon sankara in ay wax wayni k si yihiin
@Sahallohos1940
@Sahallohos1940 2 күн бұрын
Maamulka imaaraadka waxay dhabarka ka jabiyaan Wadamada muslimiinta Waxay wakiil ka tahay cadowga islaamka
@anabadenabdi
@anabadenabdi 2 күн бұрын
Maashaalaah waanu faarxasanahay baanamiskz
@libandahir3719
@libandahir3719 2 күн бұрын
Mashallah qabirka meshedi ayu kaladuldhacay imaaradka wa qaaimin
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by 2 күн бұрын
Israil iyo maraykanka canada dhamaantood waa dhamaadkoodii insha allaah iyo xornimadii falastiin caasimadii tahay qudus iyo xamaas oo bariga dhexe xakunto aamiin
@reemali6728
@reemali6728 Күн бұрын
الله يسمع منك يارب انشاء الله❤❤❤❤
@Abo_bilal511
@Abo_bilal511 2 күн бұрын
❤❤❤ nice
@fadhegutaale2300
@fadhegutaale2300 2 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤isbeyn❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤ isbeyn ❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤ isbeyn ❤❤❤❤xaqsooraha adduunk waa isbeyn ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-ub1qu3cb9t
@user-ub1qu3cb9t 2 күн бұрын
Maxamad cawale
@Celbarde-Media
@Celbarde-Media Күн бұрын
Abdihafid ths man in well intelligence and well educated sir researcher and analysis of the region as an alternative method
@maxamuudxasancige3094
@maxamuudxasancige3094 2 күн бұрын
Ninkaasi run buu sheegayaa waa cadawga islaamka Imaaraatku
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 2 күн бұрын
Imaaraad waa yuhuudii reer binuqurayda warkooda inaga dhaaf waa mafia wax dawlad lagu sheego Maaha sidaa darteed waxaan jeclahay in laga tirtiro bariga dhexe iyada iyo yuhuuda
@user-us6io1cy2k
@user-us6io1cy2k Күн бұрын
Maasha Allah Ustaad M. Awaale, Allaha awooda leh haka badbaadiyo Soomaalida dhibka UAE ay ku burburineyso wadamada Islaamka.
@cabdikarinibrahim9604
@cabdikarinibrahim9604 Күн бұрын
asc dhamaan aad baan idin salaamay wa cudurka ugu xun ee islaamka ku dhex jira
@Cabdidaahir734
@Cabdidaahir734 Күн бұрын
Great guest and good show
@OsmanAbdi-bx5rm
@OsmanAbdi-bx5rm 2 күн бұрын
Warun.imaad ka wa yahud
@user-kk6cu6ev6g
@user-kk6cu6ev6g 2 күн бұрын
Wcs cabdixafid iyo maxamed cawale wan idinsalamay
@FathiaSalim-mt6yy
@FathiaSalim-mt6yy 2 күн бұрын
Ma ah!!! Madaxweeyna cusub ayey doorteen.
@fartun9503
@fartun9503 Күн бұрын
Thanks Brother 👍
@ismailegge3430
@ismailegge3430 2 күн бұрын
mashallah bahda brit somali tv horey usoco
@fadumajelle3220
@fadumajelle3220 2 күн бұрын
ilahey how gargaaro reer falastin cadowgana allaha jebiyo yuhuud iyo inta dabo socoto
@reemali6728
@reemali6728 Күн бұрын
اللهم امين يارب العالمين
@fadumoomarshariff8010
@fadumoomarshariff8010 2 күн бұрын
Isbeyn we love you 😍 ❤️ ♥️ 💜 💕 💖 😍 ❤️ ♥️ 💜 isbeyn❤❤❤ thank you for support falastiin ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤🎉
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 2 күн бұрын
Illaahow ugargaar walaaleheen palestine iyo muslimiinta oodhan yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi
@IbnuMarwanMurjaan
@IbnuMarwanMurjaan 2 күн бұрын
Allow Ugargaar walaalahey Falastiin Allow jabi yahuud iyo nasaaro iyo cawaantooda inshaa Allah Guushu wey dhawdahay yahuud weey jabtay isbiruu yaa ahlul khasa
@CaashaIsmaaciil
@CaashaIsmaaciil 2 күн бұрын
Waxanjeclahayaloowfalastinguushasii .
@reemali6728
@reemali6728 Күн бұрын
اللهم امين يارب العالمين❤❤❤❤❤❤
@AhmedMohamed-kh2tf
@AhmedMohamed-kh2tf 2 күн бұрын
Waruun emaratku Israel Huub wa kadajIiyay
@AhmedFidhin-px4kb
@AhmedFidhin-px4kb 2 күн бұрын
Anagaa daawanay diyaarada UAM waa run
@reemali6728
@reemali6728 2 күн бұрын
Ahlan wasahlan martida sharafta leh aad baan idiin salaamayaa
@isseahmed8021
@isseahmed8021 Күн бұрын
Hambalyo walalkey ilahayna hanoo aqbalo ducadada ❤️
@fartun9503
@fartun9503 Күн бұрын
wcs wlc Brother
@reemali6728
@reemali6728 Күн бұрын
الحمدالله علاء كلحال
@abdirashidcusmaanhori5638
@abdirashidcusmaanhori5638 Күн бұрын
Waa runtii M - Cawaale - Imaraadku waa Cadowga ummada Islaamka , waxayna u shaqeeyaan yuhuuda & inta la jirta , Siyaasada Imaradku waa
@rooraayecalimurjaan377
@rooraayecalimurjaan377 Күн бұрын
Cymaaraadka yuhuudda israa'iil ayaa degaan ku leh, dhaqaalaha wax ku darsato.
@saadiyehaxmed9526
@saadiyehaxmed9526 2 күн бұрын
Hambalyo 🎉🎉🎉Hambalyo ❤❤❤Hambalyo 🎉🎉🎉Dhamaan umadda Soomaaliyeed maalinta xoriyada kowda Luuliyo,🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Rehaanadam9235
@Rehaanadam9235 2 күн бұрын
Emeritus sacudi Arabia Jordan masar kuligood madaxdooda waa munaafaqiinta Reer galbeedka io yahuuda ayagaana ka xun yahuuda io Reer galbeedka illaahay Islam ☪️ ha ka qabto manta dhibka Reer Falastiin yahuudi io Reer galbeedka u gaysanayaan ayagaa dhabar jabinaaya Reer Falastiin illaahay umada ha ka qabto yahuuda imisa madaxda ama xornimo dirirka Reer Falastiin ku dileen wadanka emeritus many many Palestinian leaders or fighters illaahay umada islamka ha ka qabto munaafaqiintaas emeritus io leaders Arab u kala ordaaya yahuuda io Reer galbeedka uu hormuudka u yahay maraykanka Allah ha ka qabto umada islam ayagaa Burburinaaya wadanada io nation of Islam ☪️ Allaahuma Amiin 🤲
@dr.mohamedabdisheik8813
@dr.mohamedabdisheik8813 2 күн бұрын
Imaaraadka waa dawladda keliya diyaarka u ah inay ku baabi'iso Maalkeeda dawladaha Islaamka ah, waxay dumisay Yemen, Sudan,Libiya iyo ayadoo faragelin qaawan kawado Soomaaliya
@user-ib3bm3xi3m
@user-ib3bm3xi3m Күн бұрын
waa sax mahamed awaale oo waa xaqiiq in eey UAE in eey Hub iyo Cunto U daabulayeen Isreal
@user-le2cg8hw3g
@user-le2cg8hw3g 2 күн бұрын
Waa runtii cawaale. Sidookale, Shirkad hubka ah ee Cyprus lagu sameeyo lagu gumaado reer Falastin waxaa iska leh Emirates ka.
@HussenYusuf-h8l
@HussenYusuf-h8l 2 күн бұрын
Cyprus ma aha waa Serbiya meesha hubka laga keenay
@CalinurCsalam
@CalinurCsalam 2 күн бұрын
Spain waxey Israel ku heysataa, Boqortooyada Marooko oo ey ka haystaan Jasiirado ayey Israeli hubeysaa.
@libandahir3719
@libandahir3719 2 күн бұрын
Where is the video wariye abdihafid coz am not seeing it.
@HotaleHamud
@HotaleHamud Күн бұрын
Aniga waxay ay ilatahy in lageeyo ciidamo shisheeye si loo badbaadiyo shacabka fastiin!
@MS-lv8bf
@MS-lv8bf 7 сағат бұрын
Waa Run Waa Xasuuq Ummada Falastiin Lagu Xasuuqayo. 😢😭
@abdiazizmohed6981
@abdiazizmohed6981 2 күн бұрын
Immaaraadka fashilka ku yimid Dagaalkii Shabaab iyagaa ka dambeeyay sida la caddeeyay
@alimehamud31
@alimehamud31 2 күн бұрын
Way jirtey Diyaaradaas Emaradku lahaa oo Israel kadegtey maalmahaas, waxay sideyse Allahu Aclam. Inkastoo Hub ayey u sidey lalahaa, balse Emaraad hub keli ah uun wey ku yartahay marka qaar Mas,uuliintiisa kamid ahay dhahayaan " waa Inay Israel Qabsataa dhammaan Caasimadaha Carabta" meesha Mas,uuliinteedu sidaas leeyihiin , Hub inay geyso waa ku yartahay.
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 2 күн бұрын
Mr . Awaale aad mahad san tahay .
@LavolavoMasafdiif
@LavolavoMasafdiif 2 күн бұрын
Marekanka waad ka waalaysaan mooye waxbo ma ahan 😂
@HussenYusuf-h8l
@HussenYusuf-h8l 2 күн бұрын
Waa Sax imaradka waa run in ay hube u geeyeen israel hubkaa waxaa laga soo gaday Sarbiya
@abbdll
@abbdll 2 күн бұрын
Marroco iyo ispayn ayaa dhul isku heysto israaiil waxay taageertay marrocco
@reemali6728
@reemali6728 Күн бұрын
الا خالب الاالله
@LavolavoMasafdiif
@LavolavoMasafdiif 2 күн бұрын
😂😂😂 Digaal aan dhici karin ayaa Aduunka kajiro beenta dadka kadhaafa😮
@user-mg4qu9pb1n
@user-mg4qu9pb1n 2 күн бұрын
Waa runtii Cawaale in Imaaraatku markii u horraysay taageero u fidiyey Yuhuudda.
@SuleekhaAhmed-r7u
@SuleekhaAhmed-r7u Күн бұрын
Magaca. Aan kuusaxo Waa jamaal. Rayaa جمال ريان
@MustafeXaaji-z3f
@MustafeXaaji-z3f 2 күн бұрын
Mee manhakii waxbarasho we tariikha umadu ka akhrisalahaayen da,a yayarta soomaaliyeed
@SafiyohuseenHuseen-oh9sq
@SafiyohuseenHuseen-oh9sq 10 сағат бұрын
MashaAllah☝💓🙏💚🙏❤💪💪💪✌✌✌✌
@user-sp5qt1jk1v
@user-sp5qt1jk1v 2 күн бұрын
Imiratka reer galbeedka qu shakesta siiba ingliska wa islam baabiyis diintu maha huuka ee wa yakinta
@abdisharif8315
@abdisharif8315 2 күн бұрын
A.hafid waa jirtaa arinkaas oo weliba hada ayaa cuntada waxaa u gudbiya Emarates waxayna sii martaa sacuudiga iyo jordan ayey ka gashaa Israel iyadoo 2.5m falastiini ah gaajo loogu adeegsanayo hub ahaan.diyaaradaas waxaa sheegay isla Isreal
@user-dn8rd8zn4m
@user-dn8rd8zn4m Күн бұрын
Haa markii okt. 7 kadib waakuwii hub iyo raashin xaga bariga loo matinayay
@user-sp5qt1jk1v
@user-sp5qt1jk1v 2 күн бұрын
Abdi xafid mahamed awaleh ma mamaasanba
@muhuboelmi4662
@muhuboelmi4662 Күн бұрын
Waana arkey waa run diyaaradaas
@MustafeMohamed-mj4vr
@MustafeMohamed-mj4vr 2 күн бұрын
Waad ku Qaran la,dihiin wax soomaaliya la yidhaahdo ma jirto waa riyo?
@abdimohamedabdulahi2994
@abdimohamedabdulahi2994 2 күн бұрын
miskiin war ma aha sidaas waxay keeneen madax yuhuud ah oo qamiisyo qaba oo u eg carab ma aha waa been, waa yuhuud madaxda emaaraadka dhamaan tood !!??
@abdiazizwarsame3371
@abdiazizwarsame3371 Күн бұрын
Haa hada kahor ayaa la ii sheegay Abdixafiidna waxuu u wareestaa ninkan hadal baradka ah Horta ninkan waa nin harti daarood ah kuma koray Djoubti aadna waxuu u neceb yahay Somaliland.
@user-gt4sr5lu9z
@user-gt4sr5lu9z Күн бұрын
Dowladeni iyaga bur buriyay imaaraadku
@Ahmed_ali2024
@Ahmed_ali2024 2 күн бұрын
Imaradka waa sheydan caabud madaxdeda waa horomar sheydan
@mariamdirie2039
@mariamdirie2039 2 күн бұрын
imaaraadku waa cadawaga muslimiinta
@rahmaomar5447
@rahmaomar5447 Күн бұрын
Qofaan waxbaba garanayn ayuu waraysanayaa waa hadal lacagka deyeya yaahuu dheh
@abdilahihassan2611
@abdilahihassan2611 2 күн бұрын
ARINTAN TUHUN WAYN BAANKA QABAY WAXAA N KU FARAXSNAY IN ADOOKALE KA MAQLO
@aaminoculusow2124
@aaminoculusow2124 2 күн бұрын
hambalyo
@user-gj6hv4bj7b
@user-gj6hv4bj7b 2 күн бұрын
Waankuraacsanahay warka uusheegayo mahamed Awaleiyo qoraaga jamal labaduba waarun Imaaraadku waashar wadanada islamka isagaaduminaya dagaalka kadhexsocda canfarta iyo soomaalida eekasocda itoobiya isagaa kadanbeeya waxauuna rabaa dhulkaas inuukakiraysto dowlada itoobiya soomaaliya isagay kasocon laadahay suudan waa imaaraad Allahayow nagaqabo isaga iyo israil waa isumidee
@MaxamadjawharXaaji
@MaxamadjawharXaaji Күн бұрын
Wayjirrtaa diyaaradsi hubkasiday aljasiiira siidaysay
@user-ne4mj3kn6c
@user-ne4mj3kn6c Күн бұрын
❤❤❤❤✌✌✌
@DaahirTuulane
@DaahirTuulane 2 күн бұрын
Way jiirtay diyarada imaradka
@MohamedTahliilmohamed-tb1cq
@MohamedTahliilmohamed-tb1cq 2 күн бұрын
war maxaa dhacay imaaraadku masidii suudaan,, uu isugu diray ayuu somali larabaan laakiin in uu paleste hub lagu garaaco ilmo caruur haween waa kasoo suuroowdaah in ey hub geeyaan
@aaminoculusow2124
@aaminoculusow2124 2 күн бұрын
waajirtaa arrintaas marki dagaalka lagu dhawway maba qrsan wuxuu yiri anigu waxaan la jiraayahuuds
@sayidcali1079
@sayidcali1079 2 күн бұрын
Ax
@hamdi27889
@hamdi27889 2 күн бұрын
BBC baa soo deysey in kan nolosha ka dhecee Amerkanka iyo British ay u imaadaan imaaradka oo ay u dhiibaan sawiro wadaad ama madax dhaqameedyada Yaman oo ay dhahaan soo dil. Wuxuu yiri mid ka mida kuwa wax dila wlhy 10 sawir baa laguu dhiibayaa hadaad soo disho baad imaaneysa oo lagu siinayaa lacagtada anigaa ka fiirsadey BBC 😢😢😢😢😭😭😭😭😭😭🥶🥶🥶🥶
@amraneahmed9036
@amraneahmed9036 Күн бұрын
Wa argay warkaas u maxamad ka hadkey
@abdiazizwarsame3371
@abdiazizwarsame3371 Күн бұрын
War ninkan aad moody inuu yahay ilmo hadal barad ah halkee buu kasoo
@mrhoryaal
@mrhoryaal 2 күн бұрын
*WAR KA **#FARXIYEY** SHACABKA FALASDIIN WAA MARKII **#50aad** ee aad TITLE KA DHIGTAY SI AAN MARKIIMA U DAAWANO ILAA IMINKANA WA SIDII UUNDAGAALKU*
@user-ul3si4fk2n
@user-ul3si4fk2n 2 күн бұрын
odaygaan filimkii nabad Iyo nolo ayuu wadaa ahaa imaraad waa cadow filim iyo huhaadi farmaajo ayuu wadaa duqaan kama yeelin adeer
@abdiqanioomaar7285
@abdiqanioomaar7285 2 күн бұрын
Dadkan.carab.la.moodayo. Ingiriisa.iyo.yuhuud.ayaa.dad.Ku.dhexbeeray.siyaasada.reer Galbeedkana.way.Ku.shaqeeyaan.salaada.iyo.quraanka.la.aqriyayo.islaamku.ha.eegtaan.ayay.lleeyihii.
@Barlin-qd5wd
@Barlin-qd5wd 2 күн бұрын
Asc c.xafid malesia iyo ndonisia ma ahan kuwa u adegay rer galbedka wena u fican tahay rer gaza hadi lageyo lakin usa.iyo israilbibtilo hala ku salade ma ogalanayan .waxan kabaqad yadoda ka ayn inlo geyo gaza beskepar kabaqadyadoda ha wa masar imaret iyo .iwm
@abdiazizmohed6981
@abdiazizmohed6981 2 күн бұрын
Abdihafid Immaaraadka waa Dhallaan ay Barbaariyeen Sahyuuniyada Caalamiga ah waa xaqiiq
@user-pu2oh1xg6b
@user-pu2oh1xg6b 2 күн бұрын
Odaygu wu isdabalina e og yahay in ay hubsiyen imaradku Israel wayo anaga o shacab ah ba maqalnay se busan asaga o warye ah u maqlin
@WllXoosh-vk2hr
@WllXoosh-vk2hr 2 күн бұрын
yuhuuda sookuwii laweeray turkiga
@Cali-tu8fg
@Cali-tu8fg 2 күн бұрын
Imaraadku waa,yuhuuda yar,hana,is,odhan waa Muslim,Muslim ka aduunn,ka,ku,nool,oo,dhan,waxaa u,haysanaa,imaaradka,inu,yay yuhuuda,yar waa cali,xasan lafaciise killika shanaad,soomaalida
@saydiiofow1335
@saydiiofow1335 Күн бұрын
Waxaa ku hoos gabanayaan magaca imaarates danbiyana ku galayaan wuxuna waa yuhuud hawsha fulinayo waligeeyba waan tuhmayey falalkooda guracan ineey yuhuud yihiin
@user-ub1qu3cb9t
@user-ub1qu3cb9t 2 күн бұрын
Warinti
@abdiqanioomaar7285
@abdiqanioomaar7285 2 күн бұрын
Farmaajo.imaaraadka.iyo. Cida.ay.u.shaqeeyaan.wuu Fahmay Soomaalida.cidna.uma Maqna.ceelna.uma.maqna
@user-kv6vg6gp6h
@user-kv6vg6gp6h 2 күн бұрын
Waba shakisnay imaraadka wax yabaha uu sanadahan faafinay0
@fadumajelle3220
@fadumajelle3220 2 күн бұрын
waa yuhuudii daganey jaziratul carab emaratiga alaha ummada ka badbaadiyo waa ognahay sidey u galeen libiya yaman ma lagu sheegi karaa islam emaratiga
@FathiaSalim-mt6yy
@FathiaSalim-mt6yy 2 күн бұрын
Abdihaafid maxaa u saxi weeysay !aduud waa hore ayuu dhamaaday waqtigiisa,madaxeyne cusub ayeey doorteen.😂
@FaadumoDaahir-wt5op
@FaadumoDaahir-wt5op Күн бұрын
Waan ognahay inay yuhuuda u sheqeeyaan allaha karamada ha ka qaado munaafiqiin loo adeegsado umadaha muslimiinta ah
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr Күн бұрын
Waa Maalin Maow 1 luuloyo Masuubo Dhacadea Allah hayoo Milgeheeni Soo Celiyoo Maskaan dhunkaee Muslim ka Mood Niyo Allah hayoo Muqdisho Meel Nakala Mari
@somwayptyltd7634
@somwayptyltd7634 2 күн бұрын
Ick 😅 somali qar jac jac
@KulmiyeAliahmedKulmiyeAliahmed
@KulmiyeAliahmedKulmiyeAliahmed 2 күн бұрын
Kaalay iska arag Long time yaq😂
@DiranehHassan-ie8hl
@DiranehHassan-ie8hl Күн бұрын
Warya abdi hafid ouda hadalka agonyahane mohamed awaleh
@SalebanJaamac-ci9nc
@SalebanJaamac-ci9nc Күн бұрын
حرب ثالث زلزال الغروب ونوا ابهم
Full Debate: Biden and Trump in the First 2024 Presidential Debate | WSJ
1:38:19
The Wall Street Journal
Рет қаралды 18 МЛН
WARARKII UGU DANBEEYAY DAGAALKA XAMAS | HIZBOLLAH | ISRAEL
21:32
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 21 М.
DO YOU HAVE FRIENDS LIKE THIS?
00:17
dednahype
Рет қаралды 53 МЛН
The must-watch moments of the CNN Presidential Debate
35:29
'SIRTA UU KASHIFAY 9-BILOOD KADIB' GAZA  WAA MAXAY?
19:22
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 33 М.
'DFS DAGAALKA AS WA KU FASHILMATAY | WADA HADALKA ITOOBIYA'
22:41
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 4,9 М.
События в Дагестане и запрет никаба
1:33:48
Did you believe it was real? #tiktok
0:25
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 24 МЛН
😨 24 ЧАСА чтобы найти школьную ПИЦЦУ
0:41
Настя, это где?
Рет қаралды 4,7 МЛН
Телега - hahalivars
0:55
HAHALIVARS
Рет қаралды 1,7 МЛН
Ещё один способ не забеременеть
0:16
Pavlov_family_
Рет қаралды 10 МЛН
Sion princess funny Haribo Donuts 🍊🚆😅🤣
0:35
SION /紫音
Рет қаралды 9 МЛН
Эмоции💫 | Тгк: D1ashenka✨
0:22
D1ashenka
Рет қаралды 2,9 МЛН