WARARKII U DAMBEEYEY: DAGAALKA LUBNAAN + QASA + XIISADA IIRAAN & SIR-AA'IIL + UKRAINE

  Рет қаралды 39,784

HBN Online TV

HBN Online TV

Күн бұрын

WARARKII U DAMBEEYEY: DAGAALKA LUBNAAN + QASA + XIISADA IIRAAN & SIR-AA'IIL + UKRAINE

Пікірлер: 69
@AadanAxmed-o1p
@AadanAxmed-o1p 5 сағат бұрын
Masha Allah iraan guul xamaas guul xusbulah guul xutiyinta guul iraan isha allahu.allah hajabiyo cadawga sahnooniyada.ah mahdsanidinhbn
@AadanAxmed-o1p
@AadanAxmed-o1p 4 сағат бұрын
Masha Allah.iraan isha allahu diyaaradaniy waatii cadawga sahnooniyada ah baabiinlahayd isha Allah guul guul guul iraan❤❤❤❤❤,MAHDSANID MAWLIID.ILAA .HBN SALAAN SERE WXKALON SALAMAYAA MAXMED CADE FALANQEYE RUUG CADAAYA❤❤❤❤❤
@AbdiAliFaroole-jm4qp
@AbdiAliFaroole-jm4qp 15 минут бұрын
Ilaahow Guulee Walaalaheen Falastiin InshaAllah
@MaxamuudCali-k4y
@MaxamuudCali-k4y 6 сағат бұрын
Yaa Allah Yaa duntiqaam Yaa Allah Yaa yacasiis Yaa Allah Yaa shadiidul ciqaab allaahumma calayka bil yahuud allaahumma aamiin
@HiboMahdi-jp6fb
@HiboMahdi-jp6fb 7 сағат бұрын
Ya huuda ala ha jabiyo
@AxmadmaxamadSalad
@AxmadmaxamadSalad 43 минут бұрын
Allaahu akbar guul islaamka inshaa allaah cadowga hiisha allaah guuldaro haku ride aamiin yaarabi muslimiinta allaah ha guuleeyo aamiin aamiin yaarabi yaarabi yaarabi yaa allaah yaa raxmaan
@AbdiAliFaroole-jm4qp
@AbdiAliFaroole-jm4qp 15 минут бұрын
Ilaahow Jebi Yuhuuda InshaAllah
@jamamohamoud2665
@jamamohamoud2665 7 сағат бұрын
Yahuuda waa gardaran yihiin Allaha jabiyo aamin.
@falisa576
@falisa576 5 сағат бұрын
Maraykan bay isku halaynayaan E marhore aya lacuni lahaa Yuhuuda
@mohamedguedimaw
@mohamedguedimaw 35 минут бұрын
Guul Guul reer iraan allahu akbar
@BisharoKhalif-m6n
@BisharoKhalif-m6n 6 сағат бұрын
Alle ha unaxariisto wllhn Falastiin dhibkana alle haka Dul qaado
@AnjcabdiSiciid
@AnjcabdiSiciid 5 сағат бұрын
Guul hbn guul eeraan iyo awlaadeeda
@YussufBare-qy8sz
@YussufBare-qy8sz 2 сағат бұрын
Iran thkyou 4 everything 🎉❤
@Moliidcabdi
@Moliidcabdi 3 сағат бұрын
Hasooridaan Maansha..alaaah Xusbulah
@BashiirDiiriye-p1x
@BashiirDiiriye-p1x 6 сағат бұрын
Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
@Moliidcabdi
@Moliidcabdi 3 сағат бұрын
Waad..mahad..santahy Saxiib..waliid..xaaji..cabdi Sidaad..noogusoogud..biso Warrka..caalamka
@MaxamuudCali-k4y
@MaxamuudCali-k4y 6 сағат бұрын
Israel ilaahay baan baryaye Iran Ku baabi.isay. Isxabaaladeediyo kuhele aalado qarsooni. Idam allaah ilayskuumabaxo iyo iftiintoona. Allaahumma aamiin
@DuuranAbdulewardhere
@DuuranAbdulewardhere 6 сағат бұрын
Insha allaah wey jabayaan yuhuud iyo naaquudaheeda
@KhadarSigadMahamed
@KhadarSigadMahamed 6 сағат бұрын
Allah ha baabiyo isreal
@Abdullahi-v7m
@Abdullahi-v7m 4 сағат бұрын
Mahadsanid
@MaxamuudCali-k4y
@MaxamuudCali-k4y 6 сағат бұрын
America kamaadowsteedu iyo ingiriis faransiis hindiya wuxuba way kudhamaadeen gazza sidaad ula soco
@MaxamuudCali-k4y
@MaxamuudCali-k4y 5 сағат бұрын
Yaa Allah Yaa xayyu Yaa Allah yaqyyuum ilaahayow shiico iyo sunni maanta waxa gaala hortaagani .ee baytal mudis rabab inay xoreeyaan ee mujaahidiinta taageeraya eebow waa shiico sunina meelbay kusoohubsadeen gaalo i laahayow hakashifin mujaahidiintaas shiicada.ah ee halgamaysa. Allaahumma aamiin
@shiremoahmedaapl1604
@shiremoahmedaapl1604 6 сағат бұрын
Viva Somalia
@haybecismaan6239
@haybecismaan6239 6 сағат бұрын
Maraykan iyo yuhuud ha kala saarin
@YassinAhmed-yx3ol
@YassinAhmed-yx3ol 6 сағат бұрын
Asc HBN Online TV mowliid iyo Nimcan Timacadee guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa falastin haagolestoo xamaass haagolestoo kataaibo AlQaasam haagolestoo Xuttii haagolestoo Xissbolla haagolestoo Iran haagolestoo Allaha u naxaristo shacabka falastin iyo Lubnan Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@dayibfanaxfanax3800
@dayibfanaxfanax3800 13 минут бұрын
Guuul
@haaldoor119
@haaldoor119 5 сағат бұрын
Insha Allah waa argagixisp yuhudu wanay so afjarmaysa faraj Allah qarib
@MahamadAbdiAbeey
@MahamadAbdiAbeey 6 сағат бұрын
Mowliid iyo maxamed maxamuud cade asalaamacaleykum masha alaah
@ZeinabHashi-m9z
@ZeinabHashi-m9z 6 сағат бұрын
الهم انصراخواننا في فلسطين وفي لبنان يا الله يا رب 🤲🤲🤲🤲🤲🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇸🇴🇵🇸🇸🇴🇵🇸🇸🇴🇵🇸🙏🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@Moliidcabdi
@Moliidcabdi 3 сағат бұрын
Ilaaahooow..nagaqabo Yuhudigaa..nitiniyahu..ilaahooo Calaama..kamuuji
@FaaraxMuuse-u3b
@FaaraxMuuse-u3b 2 сағат бұрын
Alaha lajiro muslimiinta dhamaantoodba
@AadanAxmed-o1p
@AadanAxmed-o1p 4 сағат бұрын
Alaqsa waxa.kamasuula dhamaan.umada islamka oodhan,lkn,waliy,mahayno,maxdax,dhiiran,lkn,dhawaan,walaheliy,isha,allahu❤❤❤❤,alaqsa,guul
@falisa576
@falisa576 5 сағат бұрын
Ilaahoow Yuhuud Iyo Maraykanba Jabi o hoog iyo halaag ku rid sidi Fircoon bay kibir san tihiin
@AnjcabdiSiciid
@AnjcabdiSiciid 5 сағат бұрын
Ilaahowguulee falastiin iyo xulufadeeda ilaahow sida yuhuudi uleedahay maraykan ka falastiin cidmaleh marka uhiili maalinkasta wa xa dhinta 50 qof ilaahow badbaadi adoomahaaga muslinka ah oo dhiban
@DrGaadaa
@DrGaadaa 6 сағат бұрын
❤ wcs ❤
@MaxamedMaxamuud-j8i
@MaxamedMaxamuud-j8i 5 сағат бұрын
guul falastiin
@shiremoahmedaapl1604
@shiremoahmedaapl1604 6 сағат бұрын
Scww
@Moliidcabdi
@Moliidcabdi 3 сағат бұрын
❤❤
@Selelfiaxmed
@Selelfiaxmed 6 сағат бұрын
Diyaaradan beri ayuu trump dhahayaa anigaa iiran igu beegsanaysaa
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 5 сағат бұрын
Mowliid Yuhudda waa kuwa kufashilmay in eey Gaza Amni iyo hadafkoodi ahaa waxaan soo furaneynaa Maxabis sidoo kale Xamas ayaan soo Afjareynaa.Hal sano iyo bil dheri ah Yuhudda Msreykan huwanta hubkoodi oogu casri sanaa Yuhudda maxa eey guul ah oo eey gareyn fuliynimo iyo. Xasuuqa maatida burburinta xarumaha danta guud,Shame on Bideyn Natinyahu pelican Britain nd all those who participated in this horovic Genocide.Arrap leaders in particular Immarad nd hypograte who has in directly taken roll in this.
@DuuranAbdulewardhere
@DuuranAbdulewardhere 6 сағат бұрын
Waa yaab qaramada midoobey sow maahan msraykan ingiriis iyo yuhuud waayo waxa aybworaan ama canbaareeyaAn ayaa socda wadamada kale waa magac u yaAl
@Engineer-l1l
@Engineer-l1l 5 сағат бұрын
Iiraan ciyaar mood
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 5 сағат бұрын
Iraan Turkiga pakistaan dhamaan muqawamada difacyada Cadowga u dhigay Casharada Tarikhda 70kii sano Taluska Cadowga Yuhudda Mareykan Ingriska German kuwa kale ee qarsoin sida sweden Carapta khalijka ee lahaystayasha ah Allaha wada ciqaabo.
@CabdiDahir-c7g
@CabdiDahir-c7g 7 сағат бұрын
Asc ok
@BishaarclaahiCali
@BishaarclaahiCali 6 сағат бұрын
Falastiin waxaan ku bararujinaya in ay dhbar adaygan ashujaacu sbru saaca wayo kina dhinta waa ehlu jano kina wax dilana wa ehlu jano
@CabdiShire-mo9ge
@CabdiShire-mo9ge 7 сағат бұрын
Awooda subiga marsar turjiga savuudia lugnaa majidho macnaha weydhuntey shiicada dagaalu kyjid waxaaan xamaassahey 😊
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 7 сағат бұрын
Waxay doonto hasa meyso israel bakh bakh.daas uun bey hayaan
@OmarOmar-rw4he
@OmarOmar-rw4he 6 сағат бұрын
♥️🔻🔻🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🔻🔻♥️
@AbdiramanAhmed-ue1ig
@AbdiramanAhmed-ue1ig 7 сағат бұрын
Asc asxaabta
@ShaniganiNoraani
@ShaniganiNoraani 2 сағат бұрын
Maraykanku awalba dagaalka qayb ayuu ka ahaa sidaa awgeed waxba masoo kordhinkaro.
@MustafeMohamed-mj4vr
@MustafeMohamed-mj4vr 6 сағат бұрын
Suurtagal ma idiin tahay inaad wararka Aad soo gudbisaan iyo Aragtiyaha bulshada ee garashadu ku jirto Aad ku gudbisaan luuqadaha kale sida Carabida iyo ingiriisida mise inaga Ayuunbaa isu sheekayna oo gudbintiinu ma dhaafi karto Af soomaaliga?
@FaaraxMuuse-u3b
@FaaraxMuuse-u3b 2 сағат бұрын
Gaarahaan falastiin meel aan u soomaro jihaad ka alaha iifududeeyo
@daudibrahimali5864
@daudibrahimali5864 4 сағат бұрын
Qaza ayu kadagamay mareykan
@xaqiiqadachannel5608
@xaqiiqadachannel5608 7 сағат бұрын
ciidamada UN ka Isra'il aakhirka ayada ayaa u baan doonto marki laga adkaado hadalkaas meel iiga qora
@CabdiDahir-c7g
@CabdiDahir-c7g 7 сағат бұрын
Asc
@AragzanCarte
@AragzanCarte 6 сағат бұрын
230
@omarishirwa
@omarishirwa 6 сағат бұрын
ISRAEL kaliya wa Magac e waa Amerika iyo xulafadiisa waxa dagaalka wadaa e danahooda wataa
@AbdulaahiAli-w1n
@AbdulaahiAli-w1n 4 сағат бұрын
Scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.ajmaciina.mina.rusuli.bi.idnillaah.aammiin.yaa.allaah
@HudaDayip
@HudaDayip 3 сағат бұрын
Haday yidhaahdaan 3baa dhaawacmay waa been waa 300 Haday dhahaan 1 baa dhintay Waa been 1000 baa dhintay
@MustafeMohamed-mj4vr
@MustafeMohamed-mj4vr 6 сағат бұрын
Israaiil wax la yidhaahdaa ma jiraan waxan soconaya waxa wada waa maraykanka iyo nidaamada ducifka ah ee reer galbeedka falastiin lubnaan siiriya iiraan intaba waxa ka dhacay iyo waxa ka soconayaba iyaga Ayaa wada israaiil na dadka u bahalo gelinaya mata xamaas ka adkaatay Ayaa waxanoo dagaala ku jirta walaahi waa been hubka Ciidanka dhaqaalaha wuxuba waa kuwaa an soo sheegay,waxa kale oo awelba qofkii wax garanayaa ogaa hadana sii Cadaatay inaanay jirin magac u yaaladii hore loo bixiyey ee beenta Ahaa (UN , jamciyad quruumo ka dhaxaysa Maxkamada dembiyada Caalamiga,maxkamada Caalamka,kuwa xuquuqal insaanka )waxaas oo dhan waa ruwaayad soo dhamaatay soona Af jarantay hana ugu yeedhina magacyadaas ha noqonina sameecado Codkooda sare u qaada.
@c.cafton749
@c.cafton749 4 сағат бұрын
Illeen aduunku isma qabto Maxaa loo lahaa sharci baa jira
@KayseHuriye
@KayseHuriye 42 минут бұрын
Ku.scw.scwscw.scw.scw🎉🎉🎉❤❤❤
@CRAHMAANIIMAAN-e6i
@CRAHMAANIIMAAN-e6i 6 сағат бұрын
M
@liibaanguuleed
@liibaanguuleed 3 сағат бұрын
Yuhuudu gaaloo dhami hajabto islaamka ilaahey swc haguuleyo
@AbdullahAhmed-z7x
@AbdullahAhmed-z7x 6 сағат бұрын
Aaway nabadda??? Ayidaa nabad diid ah israil????
@CabdiDahir-c7g
@CabdiDahir-c7g 7 сағат бұрын
Asc
Cool Parenting Gadget Against Mosquitos! 🦟👶
00:21
TheSoul Music Family
Рет қаралды 11 МЛН
Who’s the Real Dad Doll Squid? Can You Guess in 60 Seconds? | Roblox 3D
00:34
Inside Out 2: ENVY & DISGUST STOLE JOY's DRINKS!!
00:32
AnythingAlexia
Рет қаралды 18 МЛН
World‘s Strongest Man VS Apple
01:00
Browney
Рет қаралды 51 МЛН
Full Video | Episode 139 | Col. Douglas Macgregor (ret.)
1:27:00
Blenheim Partners
Рет қаралды 741 М.
Walaac ka dhashay isbaheysiga Asmara | Qubanaha VOA
29:46
VOA Somali
Рет қаралды 22 М.
Cool Parenting Gadget Against Mosquitos! 🦟👶
00:21
TheSoul Music Family
Рет қаралды 11 МЛН