Wararkii u dambeyay dagalka Itobiya oo magaloyinkaEber laysaga dhigay

  Рет қаралды 15,424

Dal Jire Tv

9 сағат бұрын

Dal Jire Tv is a Free Somaali Media

Пікірлер: 36
@sahradhoolchannel8657
@sahradhoolchannel8657 8 сағат бұрын
Wallhi anigaa ugu jecel inay ETHIOPIA jabto oo baabado allaan ka baryaa xaaranta from Hargaysa
@YassinAhmed-yx3ol
@YassinAhmed-yx3ol 7 сағат бұрын
Asc Dal jire TV jamac gaalaad iyo Gouled guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Umo580
@Umo580 29 минут бұрын
SOOMALIYA HANOOLATO 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
@norsh9911
@norsh9911 3 сағат бұрын
Galad qof ugaas ah ayan u arkayey lkn manta wa is jiirey
@qarandoon6367
@qarandoon6367 5 сағат бұрын
Kkk this guy waa legend
@Bulshodhamaanteed
@Bulshodhamaanteed 8 сағат бұрын
Siteey ma noogto reer xamarka aya garanayo😂
@saidmohamed5501
@saidmohamed5501 5 сағат бұрын
BACAARIS CIYAAL IYO DACAARIS CIYAAL XAMAR LEEBA KASAAYAAN
@norsh9911
@norsh9911 3 сағат бұрын
Idaacadan waanu ku xiranahay sxb nagadaya faquuqa raxaweynba is qarxisa waxa is qarxiya qabiil malaha
@AliAli-uh5bu
@AliAli-uh5bu 5 сағат бұрын
Sheeko macaan baad haysaan maanta
@esseabdi1095
@esseabdi1095 4 сағат бұрын
Ala 😂jamacaa isgu dir eeyda
@MusdhafSheekh-g3h
@MusdhafSheekh-g3h 4 сағат бұрын
Jamac galad Raxweyn Aya isqarxisa wa gaf arinkaas ka noqo
@AbdullahiAbdisamad-vs4nl
@AbdullahiAbdisamad-vs4nl 5 сағат бұрын
Waldia wa xaruunta gobalka wollo
@jirojogow
@jirojogow 8 сағат бұрын
galadow ma mogadisho miyad joogi jirtey ( bacaris ) bal kan ku agfadhiyo u sharax, bacaris waa tumid,
@hoggaansane9275
@hoggaansane9275 56 минут бұрын
Kkkk. Reer hodan ayuu ahaa, gurugooda anaa aqaana. 1994tii ayay reetkooda ka aadeen shilaabo. Balse waa kusoo laabtay sanado ka dib,kismaayo.
@shiasomalitv47
@shiasomalitv47 5 сағат бұрын
Alifle
@jiirayub8719
@jiirayub8719 2 сағат бұрын
Hhh raxanweynta 😂😂😂waa dad adag lkn waa ka kaftan jaamacee raxanweyn yaanan loo qaban
@mascuudfeysal8327
@mascuudfeysal8327 8 сағат бұрын
Very good
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 6 сағат бұрын
Ciyaartu madhowa
@shiasomalitv47
@shiasomalitv47 5 сағат бұрын
Istis haadka anaga ayuu na dhibay
@JertuJertu
@JertuJertu 2 сағат бұрын
😂😂😂😂😂😅😅😅😅
@mohamedabdulkadr6146
@mohamedabdulkadr6146 6 минут бұрын
Dhabre birhaan Ayaa lagu dagaalamay
@abdulhassan8563
@abdulhassan8563 7 сағат бұрын
Wcs
@AbshirMohamed-r6u
@AbshirMohamed-r6u 4 сағат бұрын
Rag ku xumeeya oo caaya yey san idin ku xun baarey inaad gaalow daan magaa la is tish haadi ga sho caama jaahiliin ah baa tihiin e wax is kula hara yaa laba cag dheer
@glayr1605
@glayr1605 4 сағат бұрын
Malihi dagaal hada laakiin diyaargarow majiraa?
@shiasomalitv47
@shiasomalitv47 5 сағат бұрын
Kkkkkkkkmkmkmmmkmmmm
@abdirisaqaadan8151
@abdirisaqaadan8151 6 сағат бұрын
Jaamac Galadow hadalkas Xaal hadadan ka dhiibin ogow waa Godob ku taal
@mascuudfeysal8327
@mascuudfeysal8327 8 сағат бұрын
Kkkkkk kkkkkkk
@glayr1605
@glayr1605 4 сағат бұрын
Ogaaden maxaa u qorshaysan kilalka
@hoggaansane9275
@hoggaansane9275 30 минут бұрын
Waxaa u qorshaysan in Soomaalida dhankooda ay Ethiopia ka raacaan. " mar idage, allaha dago, markale idagase inigaa is dagay"'. Kililka waxaa ay Ethiopia tiraahdaa 12malyan oo soomaali ah, ayaan degan, Ogaadeen waxaa uu ka.mid yahay, qabaa iladaa degen mid ka mid. Doqonimo iyo madax adayn iyo nacayb gaallo , ayaa qaaday, markaa ayay la dagaalameen , karaan kooda. Waxaa jiray, Al itixaad oo ahaa Ogaadeen. Onlf oo ahaa Ogaadeen,.oo la wada dagaalamaayay, Ethiopia, halkii Soomaalidii kililka degenaydna , ay lawada shaqaynayeen, Ethiopia ,kuwii ka.baxsanaana ay , isoo dhiibaayaan, qaarna ayba sii xad gudbeen, oo ay wiilashii Ogaadeen, gawraceen, iyagoo sidaa u samaynaaya, Ethiopia ku qancin. Waxaa kaloo kasii daran, degaanadii aan Soomaaliya ka degaynay, in ay Ethiopia ku hubayso Hawiye ,harti iyo Mareexaan, oo ay billaabeen, barakicinta Ogaadeen. Maanta, majiro qof Ogaadern ah, oo lagu khaldi doono, Ethiopia la dagaalama. Ma og tahay, soomaalida oo dhan, waxaa ay Ogaadeen ku tilmaamaan inay yihiin Ethiopian , halka Ethiopia sare, sida federaalka , ogaadeen looga arko cadowga Ethiopia keliya ee ay lee dahay. Ma jiro, wax wasiiro ah, ama safiiro ah oo Ogaadern oo Ethiopia meel oogu magacaaban, waxaa jagooyinka sare la siiyaa , soomaalida kale sida Hawiye iyo Dir. Ogaadeen keliya , kililka ayaa ay Ethiopia qof , usoo magacaabataa, qofkaasoo ay iyadu kusoo shubatay, mabaadideeda , sida Mustafe iyo Cabdi Ileey.. Walaale , dhiiga , hanoo badbaado, labo cadow, uma qaybsano ,mid af iyo diinba aan iskaga mid nahay,iyo mid aan af iyo diinba ku kala dawanahay. Bal adigu isa waydii Ogaadeen , 4 gobol iyo bar , ayuu degaa oo weliba lala dego, ma jiro, gobol , ogaadern keliya dego oo saafi ah. Halka 5 kale ay beelo kale oo soomaali ah , degaan, maxaa kuwaa ka dhigay, dantooda raacayaal, maxaa ogaadern ka dhigay far muuqata. Bal iswaydii,.maxaa aniga keliya ay Ethiopia cadow iigu aragtaa, halka beelaha kalana oo arko dad Ethiopian ah oo dhalad ah. Hoggaaanxumo ayaa neheshay, balse khaladaadkeenii ,waxbaan ka baranay.
@wbomediahio2883
@wbomediahio2883 2 сағат бұрын
Jamac galad hoyada dhoqonka kaa was
@hoggaansane9275
@hoggaansane9275 50 минут бұрын
Kkk. War heedhe isaga caay, balse hooyadii oo dhimatay, maxaad ka cayn,mase og tahay, adiga leeninaad hooyadaa macaan cayday, sida ay diintu noo sheegtay. Walaale caydu ma fiicna, haddiiba aad qof caynayso , isaga lee caay, ileen qofku waa qof qaangaar ah, oo isagaa iska mas'uul ah.
@jaamacmaxamed2211
@jaamacmaxamed2211 Сағат бұрын
7u. M
@cabdisalanahmadabdi2427
@cabdisalanahmadabdi2427 9 сағат бұрын
War jigjiga mayarkii magalada bur burin xoogleh ayuu kuhayaa ayadoo sicirbarar iyo colaado kajiraan wadanka caawa habenimo ayaa cagaf lagaliyey magalada
@mash6322
@mash6322 8 сағат бұрын
Sababtuna maxay tahay burburka keenay? Sxb
@cabdisalanahmadabdi2427
@cabdisalanahmadabdi2427 8 сағат бұрын
@@mash6322 wadada ayaan baladhineynaa si,bilicda magaaladu qurbajogta ugu farxaan lkn gudajogtii baahaneyd iyaga dan lagama laha muhimadu waa intaa
@adama2578
@adama2578 8 сағат бұрын
WAA BEEN JAAMACOW ,QABIILO BADAN AYAA IS-QARXIYAY EE MA AHA SIDAAD U DHIGTAY OO AH RAXAWEYN IYO JAREER ‼️‼️‼️‼️‼️‼️AYAA IS QARXIYA, ISKU XISHO OO SI SAX AH WAX U SHEEG,
Running With Bigger And Bigger Lunchlys
00:18
MrBeast
Рет қаралды 136 МЛН
This mother's baby is too unreliable.
00:13
FUNNY XIAOTING 666
Рет қаралды 38 МЛН
🕊️Valera🕊️
00:34
DO$HIK
Рет қаралды 6 МЛН
Сюрприз для Златы на день рождения
00:10
Victoria Portfolio
Рет қаралды 1,8 МЛН
Running With Bigger And Bigger Lunchlys
00:18
MrBeast
Рет қаралды 136 МЛН