Wararkii u Danbeeyey Madaxweyne Biixi oo Digniin u diray Huwanta Laascaanood & Dagaal bilaabmi doona

  Рет қаралды 31,681

Taar Tv

Taar Tv

Күн бұрын

Пікірлер: 25
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 ай бұрын
Guul guul soomaalilaan❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 2 ай бұрын
Taar TV wariye qaaliya Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Madaxweynaha qaranka
@aaralikahin7042
@aaralikahin7042 2 ай бұрын
Insha Allaah Guul iyo Midnimo Jamhuuriyadda Barakaysan ee Somaliland, illaahaw Jabi oo Fashili Dhagaraha ay maleegayaan Cadawyga Somaliland, Guul Somaliland aamiin
@AbdiMadar-sx5vu
@AbdiMadar-sx5vu 2 ай бұрын
Cabdilaahi Maxamad Ducaale waa Halyey sharafta umadiisa gaadh ka qabta Nooloow Adeer !
@NaasirCarab
@NaasirCarab 2 ай бұрын
Mansh alha. M..aadn GuuuuuL S.L ❤❤🎉❤
@MohamedMohamed-ny9rr
@MohamedMohamed-ny9rr 2 ай бұрын
❤❤ wacalaykum Salam walal
@souhaibaden9682
@souhaibaden9682 2 ай бұрын
Guuul Guuul République Somaliland 💚🤍♥️
@MohamedMohamed-ny9rr
@MohamedMohamed-ny9rr 2 ай бұрын
Allaha ku xafido weriye sare
@salymanjamal
@salymanjamal 2 ай бұрын
❤masha Allah guul iyo gobanimo somaliland
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 2 ай бұрын
Viva Somaliland waa mid qaranku
@AbdirahmanArreh
@AbdirahmanArreh 2 ай бұрын
tarikhda sheeg warka sxb
@horijoogmedia
@horijoogmedia 2 ай бұрын
Guul somaliland cadawga isa soo bahaystay mashooda ha lagu burburiyo
@mahamedsaed2446
@mahamedsaed2446 2 ай бұрын
Huwanta laascanod dhufaysyo wakuwi qodanaye ma safarka madaxweyne biixi bay ka baqeen , sow kuwi odhan jiray qarankii wanu ceebaynay Wa maxay fulaynimada dhufaysyada u qodaysaa
@AadanDirir-p9y
@AadanDirir-p9y 2 ай бұрын
Waar maxaad tiri soo daa warka taar tv xaqiiqada ah taar tv thank
@jabanefaraska2583infho
@jabanefaraska2583infho 2 ай бұрын
Adhi daasad kama ilbaxoo.
@garyaqaanmuuseyuusuf4793
@garyaqaanmuuseyuusuf4793 2 ай бұрын
5:53
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 2 ай бұрын
Intaan doorashada la gaadhin waa in laascaanood la kala tuuro si ay huwantu ugu quusato debed iyo gudaba
@fatumaahmed4718
@fatumaahmed4718 2 ай бұрын
Beenale.home is best😂😂😂😂
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 ай бұрын
Laas khamri way uraysaa dad gaajoonayaa jooga maxaynu kufalaynaa gudaafada aan dhaqoolo lahayn
@CamuudAwed
@CamuudAwed 2 ай бұрын
War Maal qabeenkii lagu magacaabi jirey Dahabshiil ayaa Masaajid kani ku yahay Cambaar Aad waagii beryaba kaalada u yaboohinay saaye inna Dirir row waxaan is leeyahay haduu masaajid kaasi ku Ooli lahaa Soomaalia Ama ku Ooli lahaa Garoowe Boossaso Gaalkacyo Dhuusamareeb Beledweyne Muqdisha Ama Kismaayo Dahabshiil mar hore Ayuu Oday gu lacagta lagu dhisayo iyo waxa ku baxayaba shubi lahaa sidaynu uga baranay Maxamed Siciid Ducale Dahabshiil E tolow Odaygu miyaanu taariikh dii xumayd Ee Ay tujaartii iyo Ganacsatadii Reer Somaliland ka muteen Soomaalia Ama Muqdisho Aanay u Duubnayn miyaanu ka War haynin Hantidii Jirde xuseen in lagu hantiyey Italia Soomaalia Ama lagu dhaxal wareejey Dal kiisii iyo Dad kiisii Reer Somaliland Oo ka baahan Maantana Dad kiisii Fara madaw ka joogaan Oo Aanay Weliba cidi Abaal ugu haynin yaa yidhaa Odaygu waxa la moodaa in uu si u yarehe tala xunyahay e War Dal kaaga Iyo Dad kaaga Ku dhaqan Jamhuuriyadda Somaliland koley haynta uskaga iyo Aduunyadu ma waatto E ku maal geli Aduunka Iyo hantida Illaah ku siiyey Dal kaaga iyo Dad kaaga Reer Somaliland in Illah kuu barakeeyo
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 2 ай бұрын
Las caanod 400 nin bey kaa hyaan waa ney kaa ad kaadeen dhul koodiina wey haystaan xaarka iska du waadi gii fashil mey naac da meelahaa laqabo hargeyisya dhinac na how dhaafin
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 ай бұрын
Kuwa lagaa hayaa maxabashibaa miyaanay cid kuuxigin
@hiddowacan811
@hiddowacan811 2 ай бұрын
Guul guul soomaalilaan❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
How I Turned a Lolipop Into A New One 🤯🍭
00:19
Wian
Рет қаралды 13 МЛН
ЗНАЛИ? ТОЛЬКО ОАЭ 🤫
00:13
Сам себе сушист
Рет қаралды 3,3 МЛН
Human vs Jet Engine
00:19
MrBeast
Рет қаралды 156 МЛН
I tricked MrBeast into giving me his channel
00:58
Jesser
Рет қаралды 22 МЛН
How I Turned a Lolipop Into A New One 🤯🍭
00:19
Wian
Рет қаралды 13 МЛН