Wararkii u Danbeeyey Wasiirkii Gaashaandhiga Somaliland oo Is Casilay Iyo Madaxweyne Geele oo Amray

  Рет қаралды 42,231

Taar Tv

Taar Tv

Күн бұрын

Пікірлер: 115
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 8 ай бұрын
Masha allah Taar tv warka xaqiiqda ah baad nooso gudbisa geesi dhalay inan googar Taar tv warka xaqiiqda ah baad nooso 💚💚💚💚💭💭💭❤❤❤💪💪💪💪💪
@idrismhussein3691
@idrismhussein3691 8 ай бұрын
wariye mahamed Adan Dirir aad iyo aad baad uu mahadsantahay guul iyo gobonimo somaliland insha allah garanka ha uu biigina
@KaysealiShaqale-wo6xz
@KaysealiShaqale-wo6xz 8 ай бұрын
guul guul guulguul guul guul
@fahiimae7336
@fahiimae7336 8 ай бұрын
Masha Allah. Somaliland Guul Guul Guul. Siyaasiga kulmiye ku jira ee policy xukuumada ka hor yimaada hala eryo. Somaliland cadowga iska illaasha oo ka baraan dega heshiiska ❤❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 8 ай бұрын
Masha allah Guul soomalilnd Guul soomalilnd Guul soomalilnd
@khadaradamoffcial5340
@khadaradamoffcial5340 8 ай бұрын
Guusha Somaliland baaleh💚🤍❤️💪💪
@Halgame334
@Halgame334 8 ай бұрын
DEKEDA BERBARA KU HABOOON DHAQAALAHA SL HAL MEEEL HA MARTO GOOD POINT
@KaysealiShaqale-wo6xz
@KaysealiShaqale-wo6xz 8 ай бұрын
waasiirku waxa uu aha caadaw ga guudaha marka hooraba anu waanu waan ku farax sanahay
@roobiyorays8398
@roobiyorays8398 8 ай бұрын
Qofkii fikirkiina ka soo jeestaa ma cadowgiinaa gudahaa, Uf baa la idin yiri Soomaali oo dhan baa idin nacday idinna waad isnacdeen, maxaad qaadi kartaa
@geeljire1658
@geeljire1658 8 ай бұрын
waa soomaali dhalad ah. bilad geesi ayuu mudan yahay.
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 8 ай бұрын
Waa muwaadin dhulkayga ka naxaya geesi
@zamzamwarsame7932
@zamzamwarsame7932 8 ай бұрын
@@roobiyorays8398 caanyo wlahi inanad somaliland ku necebtihiin saraynta ay idinka sarayso dee abtii so gaadh halkan marayo doqon an waxba ogayn somalida waligeed ba uman baahan rabina iima baahin ilayn soomalida kale anaa ugu ilbaxsana dekedo lahaa ad idoori I odhan jirteen dadkii sabuunta liqi jiray aya isku Kay dhererinaya ayeyda waxay odhan jirtay war go Daan ahayne idorkii daarihi cadcadaa ma ka baxayy🤣🤣🤣🤣 so always walk behind me u stupid huwan
@roobiyorays8398
@roobiyorays8398 8 ай бұрын
@@zamzamwarsame7932 waadiga 5 qolo oo dadka intii uugu liitay ah ku noqday Hal sano gudeheed ee Zero noqday, is garanayn meel aad ka soo jeedo, ma adaa hadla shalayna Saleebaan habargidir ayuu qaarkiin is qoray, kaftan inninma yaal, hoooo yuhud, Oromo isa soo hel horta
@ayaanqaali8570
@ayaanqaali8570 8 ай бұрын
Cadowgii Somaliland oo shuban biyood ku dhacay😂😂😂😂😂😂😂😂
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 8 ай бұрын
Daba diniin baa ku dhacay
@ayaanqaali8570
@ayaanqaali8570 8 ай бұрын
😄😄😄😄😄😄
@geeljire1658
@geeljire1658 8 ай бұрын
jawaasiista xabashida oo xaarka qumaya 😂😂😂
@ayaanqaali8570
@ayaanqaali8570 8 ай бұрын
@@geeljire1658 😆😆😆😆😆 Faqashtii iohin iyo cabaad plus dhiig kar 😁😁😁😁😁
@HabibaFarah-vq8ry
@HabibaFarah-vq8ry 8 ай бұрын
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 8 ай бұрын
WAXA ISWAALE DHAFOORKA HAALAGA TOOGTO ANAGABYE BASUKAYLE NOO SOO GUURNYAN HOOR INOO SOOMARTYE SHEEKADANI
@fardusali5547
@fardusali5547 8 ай бұрын
Shacabka Somaliland haa wareero wax lugu sheegay mucaradka
@abdiqadirnuh9912
@abdiqadirnuh9912 8 ай бұрын
Guul Somaliland
@Halgame334
@Halgame334 8 ай бұрын
HAYADA SIRDOOONKA QARANKU HAWL WEYN HAGALAAANN
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 8 ай бұрын
siyaasi khaain ah lama rabo
@madashawanaga6577
@madashawanaga6577 8 ай бұрын
CUMAR GELE WA GUN IMISAN IDIN SHEGAYAAY
@hajirdalaal3028
@hajirdalaal3028 8 ай бұрын
Wasiir saajin hadalkiisu imika maaha waxna kama jiraan
@jamilanor653
@jamilanor653 8 ай бұрын
Wariyanimadii wad ka baxdey.
@AminaHirsi-f2s
@AminaHirsi-f2s 8 ай бұрын
Allahayow cadawga naga qabo
@rooblekaamil5019
@rooblekaamil5019 8 ай бұрын
Cadawga soomaaliland waa MUUSE BIIXI
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 8 ай бұрын
etiopia keliya waxa bada lagala hadlikaraa 1 inaan askarta la keenin 2 berbera iyo wixii ka shisheeya si ayna u qabsanba3 kiro saddexdaa qodob oo keliya iga gaadh siiya madaxda fadlan 4 iyo ictiraafka oo ka horeeya saxeexa
@amalos3435
@amalos3435 8 ай бұрын
Lughaya isaaq baleh
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 8 ай бұрын
Ciisaaleh saylac iyo lug ahay malaha ´´guda biirsi
@rayan781
@rayan781 8 ай бұрын
Dhul samaroon cagma sodhigayaan itoobiyaan🩸🇬🇹🇬🇹🇬🇹💯💯🥰
@abdulrahmanali8421
@abdulrahmanali8421 8 ай бұрын
Waa ciidan yaraanta muuse haysata oo la ogaaday isna is garan waayay
@abdialberto83
@abdialberto83 8 ай бұрын
Xogti ogo sirta badna awdal o lago darayo Djibouti ❤❤
@nadiamohammed5330
@nadiamohammed5330 8 ай бұрын
Waa ogolnahay habuuti aqoonsi bad iyo bati toona kuma iibsaneeyso
@Halgame334
@Halgame334 8 ай бұрын
DEKKEDA BAR BARA HALA DEJIYO JID TAREEN OOGSLA ITOOPIA IYO CORIDOORKA OO LA DHAMEEYO LANA BALAADHIYO WAJAALE KASTAMKA HALA BALAADHIYO
@gini875
@gini875 8 ай бұрын
Ethiopia uma hayno bad ama lacag hala bixiyo ama yaan la bixin badayadu iib maaha
@ahmedkahin6569
@ahmedkahin6569 8 ай бұрын
caafimaad ma jiraa horta madaxwaynaha
@Internet_n_Things
@Internet_n_Things 8 ай бұрын
This proves Ismacil Omar Guelleh and Djibouti is not happy with the agreement between Somaliland and Ethiopia. This whole time the talk about Irrir Samaleh with the presidents of Somalia and Djibouti were just to play Somaliland. May Allah protect us from all these undeserved hate.
@halilmamohamed4493
@halilmamohamed4493 8 ай бұрын
Waa cadow isaaq maha cadow itiopia…yaan loo joojin munafiqiinta
@halilmamohamed4493
@halilmamohamed4493 8 ай бұрын
Xeebaha isaaq min bulxaar ilaa meydh nagu filan oo naga badan
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 8 ай бұрын
WE ARE NOT IRIRSAMALE
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 8 ай бұрын
ISAAQA BAAD DHEER BUU LEEYE KUWABA HAA SOO DAGAN HUUNADU YAANYE INAALE DHUUQAN😅😅😅😅😅
@user-js3gq2ii9e
@user-js3gq2ii9e 8 ай бұрын
Somaliland wa guul😂😂😂
@Mustafe-o6z
@Mustafe-o6z 8 ай бұрын
Somalia iyo somaliland maxaa uga fiican in iyagu is aqoonsadaan..dad is raba oo kala maarmeyn.heshiis ku ahaadaan is dhexgalka iyo ganacsiga ..
@salmaomar-m1v
@salmaomar-m1v 8 ай бұрын
Ethiopia iimaankey laadahay. Barbara iyo jabuti qiimo jaban ha ku isticmaasho
@Sasqwwgvtgg
@Sasqwwgvtgg 8 ай бұрын
Walhi muse qori daaba ayu meelksta ku gubaye gunimo somali ayu u hor seedaya wadadi burburka ayu acgta u saraye siyaad xitaa mu laa imaan waxu muse laa yimi gun waa,gun
@ahmedyuusuf2168
@ahmedyuusuf2168 8 ай бұрын
SOMALILAND GUUUL GUUL UFADII CITIRAAFKA WEEYE SUUMANKA XIDHA SHACABKA SLNDOW
@madashawanaga6577
@madashawanaga6577 8 ай бұрын
GPARLIAMENT HAADAY ISKU DAYAN INAY HOR ISTAGANA IAYGANA WA IN MEESHOODA LOOGU GAALA LAGA SHAQYSAA WALAHAY BILAHAY WAAXAALAAL DHIMASHADOODA HADAY DIIDAN CITIRAFK KU SUUGA ALALLABA REER SOMALILAND HADAY KUWASI IS WALAAN WALAHAY HADII KALE DAD MA TIHIINE IS DHIIBA GOLAHA WAKIILADA CAR ISKU DAYA INAAD KA HORTIMADAN SOMALILAND CITIRAFKEED IDINA MA JOOGAYSAAN
@ahmedyesto3458
@ahmedyesto3458 8 ай бұрын
Waxad tarasaa yaraadheh ninkaa heeryada tuuray😮😮😮
@cismaanafgaab3018
@cismaanafgaab3018 8 ай бұрын
Kkk oo yaa yaqiiney
@madashawanaga6577
@madashawanaga6577 8 ай бұрын
REER GEBILAY IDIN MEE IDINA SOO BAXA IDINKOO TAGERAYA MADAXWAYNAA BURCO IDIN MEE HARGAYSA IDIN MEE BERBERA IDIN MEE DUNIDA MARWALABA WACDARO TUSA
@duulqarneeynduulqarneeyn5913
@duulqarneeynduulqarneeyn5913 8 ай бұрын
Horta kan yari ma inla xidho ayuu rabaa ookuso caanbaxa adeer caan nimo hacooba waxku heli lahaaye malaga yaaba in mayd kaaga lagaran waayo dowlada hoose aaskaaga ujoogto mid afkiisa eedad u egtahaye
@cismaanafgaab3018
@cismaanafgaab3018 8 ай бұрын
Alshabaab sida illaahay looga baqo ayey itoobiya uga baqaan
@AliMohamed-jn1hw
@AliMohamed-jn1hw 8 ай бұрын
Taar TV caawa ayuun baad iga dhimatay magumaysi ayaad usacabaynaysaa xabashi maya maya cagmasoodhigay dhulkayaga
@zaynabzaynab
@zaynabzaynab 8 ай бұрын
Dayuus
@madashawanaga6577
@madashawanaga6577 8 ай бұрын
QOFKA IMANKA LEH RAJAO KAMA XUMATO KA DAA HA U ODAHN MANA REEQMAN JIDHANA MA DHAMADO DAD SIDETAN SANO SONKOR QABAY BAA JIRA OO WAXNA NOQONE
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 8 ай бұрын
Ethoipia dhulkeena waa ka xaaraan iib iyo abaaltoona waayo waa gumayste cadaw ah
@abdirahmanhersi6393
@abdirahmanhersi6393 8 ай бұрын
Bulaxaar haloo wareejiyo ha camiranteee
@NasraJohor-zd1wk
@NasraJohor-zd1wk 8 ай бұрын
cadawgii soomaalilan oodhaniba haqashifo
@madashawanaga6577
@madashawanaga6577 8 ай бұрын
KUWA IS CASILAY IYAGA UUN BA A DHAQALAHOODA DUMIYAY MID U BAHAN BA ABUUXA
@cismaanafgaab3018
@cismaanafgaab3018 8 ай бұрын
Nin kastaaba ha hadlee itoobiya badda way imaneysaa itoobiyana wau ogtahay ama way taqaanaa cid kastooo kasoo horjeesata
@caligidhow4712
@caligidhow4712 8 ай бұрын
Waa in muuse biixi qolka uujiifto lagu gowraco lana soo af jaro masiibadan indhaha la ainsha allaah
@fardusali5547
@fardusali5547 8 ай бұрын
Muuse geesi nacab ciil
@Halgame334
@Halgame334 8 ай бұрын
LACAGAHA QATARR GACANTA HALAGU DHIGGO HAYDA DIRDOONKU SHAQADEEDA HA QABSATO
@MohaAbdi800
@MohaAbdi800 8 ай бұрын
No No ETHIOPIA
@abdimuse6171
@abdimuse6171 8 ай бұрын
Ragii falastiin waxba u tariwaayey baa muqsdisho la siinayaa oo hashiis la galayaan ethopia oo ay soomali badan hooy u tahay oo deegaankoodu hoos tago baa qaylinaya yaab ethopia soo dhawoow cida qaylinaysa waa dadka kugu hoos nool hargeysa illahay baa bada iyo wabigaba naga fogeeyay badaa munafacaad kumaanan qabin kaluun qaaliya uun baa ka soo baxa oo hadaan reer hargeysa nahay waa nagu qaali hadii cid laga kireeyo iyo hadii la iibiyo waxay ii tarto garan mayno dpw maxay dalka tartay iyo xamaaliintii ka shaqeynayay baa camal la.aani ku dhacday in kastoo qayladooda baryahan aanan maqlin ethopia xaq ku leh hadii cid laga kiraynayo oo jaarka ah 120 mil oo dad ah dagan yihiin oo soomali maryooley ku jirto xarshin iyo jigjiga kaluun laguma cuno dadka ha lala gaadho kaluunka somali waad iska qaylinaysaan barbara hilib geel baa lagu cunaa kaluunka waxaanu aaminsan nahay marka qof la casuumayo baa loo kariyaa nolol maalmeedkayaga kuma jiro kaluun hilib mooyee been maa la isku sheegayaa taar tv gurigaaga kaluun miyaa lagu cunaa 7 cisho isku xiga habeen iyo maalin dadkan qaylinaya ma badahoodii buu kaluunku ka dhamaaday anagaa yaab aragnee wabiyaal baad leedihiin yaxaaska cuna haduu kaluunkii idinka dhamaaday kkkkkkk
@Bertil-r5q
@Bertil-r5q 8 ай бұрын
Waa BISAAS ISMAIL OMAR GUELLEH so dirtay... Somaliland SOCOTAY 💚🤍❤️🇪🇹🇺🇲🇬🇧
@user-km9fj2jf2f
@user-km9fj2jf2f 8 ай бұрын
Aan ku waydiiyee ma AXMAARADII dalka ku dhalatay baad tahay mise dhiig SOOMAALIYEED baad tahay see wax u wadaa??
@aishabarakalaafikummahadss1670
@aishabarakalaafikummahadss1670 8 ай бұрын
Kaasu hayna dhaafo lugtuuba mala inna hayee
@abdishakuurmohamed2343
@abdishakuurmohamed2343 8 ай бұрын
Waar warka saajin iska hubi waa war hore ee zaylace
@ayaanqaali8570
@ayaanqaali8570 8 ай бұрын
Somaliland lagama macaasho ee cadowgoiw si fiican isku soo urursada
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 8 ай бұрын
run sheeg waar berberan ba la rabaa inay soo degaan Anoo saaxil ka soo jeeda
@FardosFardos-u5j
@FardosFardos-u5j 8 ай бұрын
Ha iska tago bye
@cismaanafgaab3018
@cismaanafgaab3018 8 ай бұрын
Gudabiirsi iyo ciise itoobiya aad ayey u degan yihiin kkk iyaguubaa ka naasnaasin
@nadiamohammed5330
@nadiamohammed5330 8 ай бұрын
BAQBAQ MARKEEY BAQAANBA WAXEEY YIRAAHDAAN CADOWBAA NASOOGALAY ARGAGUXISO NASOO GASHAY HUWAN BAA NA SOOGASHAY HAA WAA NALOO TASHAY KAALUUSHBAA KAQAATAY IYO BEEN LEEYSKUGU SHEEKEEYO
@saf1090
@saf1090 8 ай бұрын
Muse iska qabta, bad iyo bari ba wuu iibanayaa. Waa dagaal ooge gaboobey. Muse biixi down down down.
@abobasement346
@abobasement346 8 ай бұрын
Dad walan jamhuriyadah sacad museh to oromoh 😂😂
@MohamedOsman-z2p
@MohamedOsman-z2p 8 ай бұрын
Sacadmuuse iyo habar jecelo aya isu so haray
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 8 ай бұрын
Gudo biirsi malaha saylac salal lughaya
@MurtidaTv
@MurtidaTv 8 ай бұрын
Waar xunaanta aad faafinyso jooji dadkan aad canbaraynysaa muse iyagaa uga lexejeclo badan wadanka war danbe ood leedahy caawa ugu danbaysa beenqale kaadib ah
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 8 ай бұрын
Qadar waa cadaw Somaliland markastaba lkn calagtasi majirto ban umalaynaa waayo dawlada online Ayey kula socotaa huwanta iyo alshabta xamar meelaha fadhida dee😂
@MohaAbdi800
@MohaAbdi800 8 ай бұрын
Samantha xumaa captain lamadiidana USA lamadiidan laakiin ethobia waa waali cad duug kalitaliye😅😅😅😅😅😅😮😮😮😮😮
@ismailljama2205
@ismailljama2205 8 ай бұрын
Waar wax weriyo maahee ee waa nacame dowladl ka mushaharqaata cali mareexaan ayaa biiliya oo Soomaaliya hakuwaalan ee dalkiina dhacsada daddka ha majarahabaabi beeeeenaaaale
@cabdirashid5579
@cabdirashid5579 8 ай бұрын
Cilladu ma xagiina dirirow
@mohamedyusuf656
@mohamedyusuf656 8 ай бұрын
Beenee waa run
@Halgame334
@Halgame334 8 ай бұрын
LACAG TAAA GACATA INOOOGU DHIGA
@IbraahimCawil-qe6bu
@IbraahimCawil-qe6bu 8 ай бұрын
Heego way la go,dey iibkii bada somaali ceebtii ay ciidankii somaalind geliyeen ayey tana ku dareen
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 8 ай бұрын
heego iyo khaftan kii somaliland way dha maatay faqasheey
@IbraahimCawil-qe6bu
@IbraahimCawil-qe6bu 8 ай бұрын
@@TogdheerBurco-x3p reer futo iibiye wey u dhamaatey
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 8 ай бұрын
@@IbraahimCawil-qe6bu bisinka maxaa ku jeclaysiyay futo
@IbraahimCawil-qe6bu
@IbraahimCawil-qe6bu 8 ай бұрын
@@TogdheerBurco-x3p reer qoomuluud ayaa layidhi dal xukuma idinkoo futooyinka iibiya xukunka idin dhaama
@Ahmedcismaan-y1i
@Ahmedcismaan-y1i 8 ай бұрын
Waabad sheegeysaaye maxaa maxaa loo qabanwaayey lacagtaas
@Halgame334
@Halgame334 8 ай бұрын
UGAASKA SAMAROON ITOOPIA HA QAFAAALATO INA CAATEEYE MA JABUUTUU USHAQEEEYAAAA
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 8 ай бұрын
Waar samaroon hadaynu maqalee gudo biirsi baa la yidhaahdaa
@Halgame334
@Halgame334 8 ай бұрын
@@TogdheerBurco-x3p RIXIM BIIIRSI HORGAL GUDAHA AH MIYAA
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 8 ай бұрын
@@Halgame334 gudo biirsi waa garac oo gudaa biirsaday AAbo ma laha reer xabajo ibiiji ayaa la yidhaah daa
@Halgame334
@Halgame334 8 ай бұрын
@@TogdheerBurco-x3p KKK TARIIKH BAD HAYSAA
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 8 ай бұрын
@@Halgame334 Haa walaahi haduun baan samaroon maqlay ,gudo biirsi markii afwayne iyagoo faqsha waxba kumay haysan basaasiin bay ahaayeen basaaskana cidi ma jecla ilaa engriskii basaas bay ahaayeen engriiski wuxuu yidhi gada markay kugu soo socdaan warbay sidaan ee warka kaqaado ,markay kaa sii socdaana warbay kaa qaadeene dhabarka ka toogo Hada ma garatay . Berigii intaan la qaxin oromada aad aragtay ayad moo daysay muuqa iyo busaaradaba ka darnaay xabajo awgeed indhaha may kala fujin karay waxay odhan jireen ibiji oo macna heedu yahay indhaa iikala fuji intay dadka utagaan intii ,Markii la qaxay biliqadii hargeeysa booramaa lagu dhisay digsi kamaytegin Hargaysa liqaa la yidhaahdaa booraba markii danbana Somaliland bay wax ku noqdeen ,sal ma laha iyo saylac Awdalbay leeyihiin Adigu weeyadaa igur anaa kaa weeyn oo war kuu hayee mahad sanid
@jamalskp7280
@jamalskp7280 8 ай бұрын
HHHHH ILEEN INA ABIIBKII LAHAA ETHIOPIA SALAC HA LASIIYO EE HADANA IS BADALAY ILEEN WAXOOGAY USKAGA AYAA SOO GAADHAY TAKALE LACAGAHAN ADUUNKII LAGU KALA FURFURAYO MA MISHIINO AYAA LAGU SAMAYSTAA OO WAA FAKE
@user-oq2gx6qd5p
@user-oq2gx6qd5p 8 ай бұрын
Waar war mahasid war centuries ayaa tahay munaafaq hanoqon
@faizaali2889
@faizaali2889 8 ай бұрын
Haa qabaxdii way soo gashay somaliland allah hasahlo
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 8 ай бұрын
Qabxaduna waa ayo malaa qabxad macna heedaanad aqoon
@fotballontop
@fotballontop 8 ай бұрын
Beenaale Xaar tv, beenaale Xaar tv. Heego ayaa beenta taanooyin kugu siiya. Xaar tv ,
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 8 ай бұрын
DEE HADHAGAYSANE, ISAGA BAX!!!!!.
@nasrasaleban6121
@nasrasaleban6121 8 ай бұрын
stuped
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 8 ай бұрын
gudo biirsi saylac iyo salal iyo malahah ee ciisaaleh
Modus males sekolah
00:14
fitrop
Рет қаралды 25 МЛН
Or is Harriet Quinn good? #cosplay#joker #Harriet Quinn
00:20
佐助与鸣人
Рет қаралды 57 МЛН
Sh Bashiir Amaan: Waxaan soo arkay Soomaali aan islaam ahayn Redinle!
1:01:22
Wararka Caalamka Kuwii Ugu Muhiimsanaa Ee Maanta 19 09 2024
16:52
Universal TV
Рет қаралды 26 М.
Quiet Night: Deep Sleep Music with Black Screen - Fall Asleep with Ambient Music
3:05:46