WARARKII UGU DANBEEYAY CAALAMKA | SOMALIA | GAZA

  Рет қаралды 40,441

BRIT SOMALI TV

BRIT SOMALI TV

Күн бұрын

Only Gaza ceasefire will delay retaliation, say Iranian officials
Only a ceasefire deal in Gaza stemming from hoped-for talks this week would hold Iran back from direct retaliation against Israel for the assassination of Hamas leader Ismail Haniyeh on its soil, three senior Iranian officials said.
Iran has vowed a severe response to Haniyeh's killing, which took place as he visited Tehran late last month and which it blamed on Israel. Israel has neither confirmed or denied its involvement. The U.S. Navy has deployed warships and a submarine to the Middle East to bolster Israeli defenses.
One of the sources, a senior Iranian security official, said Iran, along with allies such as Hezbollah, would launch a direct attack if the Gaza talks fail or it perceives Israel is dragging out negotiations. The sources did not say how long Iran would allow for talks to progress before responding.
With an increased risk of a broader Middle East war after the killings of Haniyeh and Hezbollah commander Fuad Shukr, Iran has been involved in intense dialogue with Western countries and the United States in recent days on ways to calibrate retaliation, said the sources, who all spoke on condition of anonymity due to the sensitivity of the matter.(Reuters)

Пікірлер: 128
@BRITSOMALITV
@BRITSOMALITV 26 күн бұрын
AKHYAARTA KA QAYB QAATA IN MUUQAALKU MEEL FOG GAARO LIKE KU BOOBA
@Fadumaabdirahman22
@Fadumaabdirahman22 26 күн бұрын
Masha allah injer abdi abaddon iyo wariness cabdi xaafid ilahay ha idin xifdiyo insha from ceelhur insha 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@XuseenMaxamed-ys3zg
@XuseenMaxamed-ys3zg 26 күн бұрын
Eng iyo xafid salaama
@MohamedAhmed-il2bx
@MohamedAhmed-il2bx 26 күн бұрын
ALLA'AHAYOW falastininta ugargaar yaa ALLA'AH.
@mariamali9884
@mariamali9884 26 күн бұрын
Good point
@mohamed201yare3
@mohamed201yare3 26 күн бұрын
Mahadsanid Engenerka iyo Abdi hafid idacada kaliya oo ka hadasho somaliya nadara iyo hbn tv ku tayda brt tv
@AbdiazizHassan-uw9qd
@AbdiazizHassan-uw9qd 26 күн бұрын
Ahmed gurey aad iyo aad baa u mahad san tahay
@mohamedhassan-xl7lf
@mohamedhassan-xl7lf 26 күн бұрын
Waa barnaam8jka aan u jeclahay ima dhaafo runtii from Australia
@leylafiidow5484
@leylafiidow5484 26 күн бұрын
Asc wrb walaalkey waad soo celisay insincereka
@MohamedAhmed-il2bx
@MohamedAhmed-il2bx 26 күн бұрын
Salaan sare wariye Abdihafid iyo bahda BRTSOMALITV iyo Engineer Adeer Abtidoon.
@mrniceguy8663
@mrniceguy8663 26 күн бұрын
70 jirku sootiilalahaa birmade Hassan shiikh
@habiboibrahim5771
@habiboibrahim5771 26 күн бұрын
Aqoonsiga nasiiya somaliyaay wayna ahayn anagu Ethiopia ayaanu bada iyo cerka iyo dhulkaba u saxeexaynaa ma heshiina oo Ethiopia dhinac aynu uuga sowada jeedsano karti maleedihiin oo walaladiin baanahaye aqoonsiga manasiin kartiin Ethiopia waa cadawe hadiikaleh somalida kililka amist 6 ayanu noqonaynaa we love you my Somali people ❤❤ 🎉
@Abdi-uy2jj
@Abdi-uy2jj 26 күн бұрын
qaata uun calanka baluuga ah ay calamka yaqaniin kuwa kale wa calama qabiilo tosheen weyaan
@muqtaargool9296
@muqtaargool9296 26 күн бұрын
Waa runtaa xalku uxu yaalaa hargaysa iyo xamar
@magafeabtigiis1852
@magafeabtigiis1852 26 күн бұрын
Jumca mubarag cxafid Iyo injiner axmad waad mahad san tihin barakalaah vikum kuligin ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@fahiimae7336
@fahiimae7336 26 күн бұрын
Cajiib! Somalia intii ay Somaliland xaasideysey ayey wadankoodii dawlado kale u saxeexeen. Guul Somaliland 💚🤍❤️
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 26 күн бұрын
Ayaaha Dadka Falastin Rabiga ayaa xukmin,Enginer Abdi doon Mareykan huwanta waxa eey dagalo 23 sano kawadeyn Afaghanistaan yemen Libya Somaliya Iraaq Sudaan balse imtuba waa eey kusoo jabeyn, Kabala"aan ayaa eey kasoo baxeyn hubkii oogu Cuslaa Cidama 100 dal oo isku tagay ayaa Gesiyaal kasoo raacdeyeeyn.Midda falastin IAllah Gusha iyaga u dambeyn
@user-lr5lp8dl5p
@user-lr5lp8dl5p 26 күн бұрын
Abdihafid Wariyaha loogu jecelyhy, Salaan Gobanimo adiyo enginerkaba
@aptirahmaanvarah5085
@aptirahmaanvarah5085 26 күн бұрын
Wadaxaajoodks falastiin waxba kama jiraan xaakiinkii maxkamada fadhiya inankiisuna tuuga ahaa markaa maraykanku isagaa dagaalka wada hub iyo hanti iyo siyaasada cad markaa aanu fahano falastiin alaha la jiro way guulaysteen waayo quwadii uguwaynayd baabi iyeen
@KanadidMed
@KanadidMed 26 күн бұрын
Mashallah inchallah guulastay midinmo somalies
@farhanhagi4764
@farhanhagi4764 26 күн бұрын
Xayeysinta naga jooji please 2 times ka dhig hadi kale dawashada hoos bay u dhacaysa
@user-if6kg2pm5c
@user-if6kg2pm5c 26 күн бұрын
Sax sax 👍🏽👍🏽👍🏽🤙🏼🇸🇴🌹🇸🇴
@YassinAhmed-yx3ol
@YassinAhmed-yx3ol 26 күн бұрын
Asc BRIT somali TV guleestaa kusoocdaa falastin haagolestoo xamaass haagolestoo kataaibo AlQaasam haagolestoo Xissbolla haagolestoo Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Aadane1
@Aadane1 26 күн бұрын
Engineerku khilafka iyo nacabka uu uqabo Farmaajo,Siyad barre iyo cidiisa ha xaliyo
@BlazerBChris
@BlazerBChris 25 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Salugla
@Salugla 26 күн бұрын
Abdihafid soo dhakhso daalaye
@AbukarXaji-vk2ci
@AbukarXaji-vk2ci 26 күн бұрын
Yukreen cidankii galay ruushka wax yar ayaa ka nool waa laxakameeye godoon ayay ku jiraan
@salahkerrow6482
@salahkerrow6482 26 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@salahkerrow6482
@salahkerrow6482 26 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@salahkerrow6482
@salahkerrow6482 26 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@LJama6119
@LJama6119 26 күн бұрын
Absolutely. Eng ku warkiisu waa cad yahay caawa.
@AnabSaed-us1wo
@AnabSaed-us1wo 26 күн бұрын
Iney bad helaan badda yuu ka rabaa war tag hala dhaho stupid weeye wuuba waalan yahay ninka Ethopia xakumaa
@FalastinZakariye
@FalastinZakariye 25 күн бұрын
Siyasada
@user-er5gh1iq6e
@user-er5gh1iq6e 26 күн бұрын
Ayagu inay wada hadlan aya ugu habon ama hakala tagan ama ha'heshiyane
@user-lh7dx7cf4p
@user-lh7dx7cf4p 26 күн бұрын
Anigu Ma aamsani ammar baa Ku dhulka somali xoog Ku qadan kara! Lakin waxa qabaa xalku in uu yaalo somalida dhaxdeeda .u midooba cafiwgiina iyo masqabalka ubadkiina
@roblehassan3069
@roblehassan3069 26 күн бұрын
Munafaqada dhaf somaliya iyo etobiya islama fadhiisab iseal iyo hamas islama hor fadhisan
@Axmedhassan1960
@Axmedhassan1960 26 күн бұрын
Masaryk.jasiiradahayagii.ay.yaman.siisay.ayaa.ku.maqan..ma..kuwo.kale.inay.bixiso.ayey.doonaysaa
@badalabshir502
@badalabshir502 26 күн бұрын
Ukraine hada ciidan malahaneeya ka dagaalamaya
@salahkerrow6482
@salahkerrow6482 26 күн бұрын
Yeah yeah that's why we need it that's why we need it we need to get the engineer engineer every we need to hear him he's a message it's not part of a Sorry we need to engineer
@aliomarwehliye
@aliomarwehliye 26 күн бұрын
Arinta Somalia haku daalina waxaa xaqiiq ah ineey jiliin tahay oo qowda maqashii waaye lkn tani waa sidii lagu soo galay Palestine ilaaheey ayey qabtaa umada somaaliyeed
@MohamedTahliilmohamed-tb1cq
@MohamedTahliilmohamed-tb1cq 26 күн бұрын
caawa injineerku gasha ayuu seefta kala baxay waa warwwy noolaada inta nololu jirto 2bersonals and cxfid and injineer
@WllXoosh-vk2hr
@WllXoosh-vk2hr 26 күн бұрын
danikahadadla
@Waris668
@Waris668 26 күн бұрын
Doqonimada iyo jileeca soomaalida ayuu ka arkey sidaa ugumuu shiiradeen dalkiinaan qaadanayaaye iyagoo dhulka intaaleeg haysta
@qoordheerenaashka6058
@qoordheerenaashka6058 26 күн бұрын
Qeeylo dhaan waawarey lagama waantobo markii reerbahal jlogan lamamaqlo 4 dakadod markii lasa xiixay lamahad leeyn min walba xasan xaarmiinu dhaqa cabdi xafid qabada wakado baxday dadka waisbartay kkkkk
@aadanmaxamad-w2t
@aadanmaxamad-w2t 26 күн бұрын
Sax
@AdnaGarow
@AdnaGarow 26 күн бұрын
Wlhi waa runt Eng
@Allaahu_akbbar
@Allaahu_akbbar 26 күн бұрын
Waa run in Hasan shiiq la hadlo Muuse Biixi waaye
@user-er5gh1iq6e
@user-er5gh1iq6e 26 күн бұрын
5tii Somaliyed 2badan aya isugu dambeyay marka
@dahirnurjama4293
@dahirnurjama4293 26 күн бұрын
Maal iyo Mood mase >> Naf iyo Maal . Mood = Maal Malaha anigaa Af Soomaaligii iigooyey miyaa?
@OsmanHaji-ig7tr
@OsmanHaji-ig7tr 26 күн бұрын
Engineer Ahmed Abtidoon aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay sida ad u sheekti xalka dhexdeeni ayu yaalaa Allah sahalo
@AbdiazizHassan-uw9qd
@AbdiazizHassan-uw9qd 26 күн бұрын
Waa kaas dowlada waa in budget u qorno
@OmarMousarobleh
@OmarMousarobleh 25 күн бұрын
Asc
@Abdulahi22222
@Abdulahi22222 26 күн бұрын
Timirtii hore dab loowaa ■ Masar Waxba ba natari maysee walaalkood ha caawiyaan . Falastiin agtooda lagu cunayaan ! ■ anaguu rabaa inuu saldhig ethopia ka weeraro ! Ee xasan wadanka halaga qabto waa fashil
@AbdiazizHassan-uw9qd
@AbdiazizHassan-uw9qd 26 күн бұрын
Beerka aad uga shacday
@mayowteesiyow5536
@mayowteesiyow5536 26 күн бұрын
Sax waaye ing arinta waa sidaad udhigtey soomaliya iyada in ay isxaliso waaye ay latimaadaa qorsho is xalin ah
@fadumaali1605
@fadumaali1605 26 күн бұрын
Well done engineer! 🇸🇴
@Xamsemaxamud-z1e
@Xamsemaxamud-z1e 26 күн бұрын
Itobiya wax laga wadahadlo mesha mayalo waa yaab iyo yaabka yaabkii!!!
@kismayoiyokistada8443
@kismayoiyokistada8443 26 күн бұрын
Asc C/ xaafid waan ognahay wari ama suxufi lkn been meel magaarto bowe
@BlazerBChris
@BlazerBChris 25 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂
@gorodgorod9150
@gorodgorod9150 26 күн бұрын
Waa teeh somalida engineer-ku dawladda ku sheegayo
@WllXoosh-vk2hr
@WllXoosh-vk2hr 26 күн бұрын
koodii hore ayay kahadli waayween
@AbdiazizHassan-uw9qd
@AbdiazizHassan-uw9qd 26 күн бұрын
dowlada waa in aan u qorno buug ay ku shaqeeyaan
@user-wz2od4tr7t
@user-wz2od4tr7t 26 күн бұрын
Adyga falanqeeyaha warbaahinta reer galbeed ruushku daraad u danbaysay muxu soo ban dhigay asago qa qabtay cidaan yukareeniyiina tuulooyin udib uga saary ba jira warabaahinta reer.galbeedkuna hal runa boqol beenood ba lagu badhhaya intaasina wa iga talo raalina ahaada 😊
@baadodhugad4157
@baadodhugad4157 25 күн бұрын
Badda ma awowgeedbaa uga dhintay itoobiya
@selmanabd2782
@selmanabd2782 26 күн бұрын
War hubka boobo kakac
@user-uy1um8ne9o
@user-uy1um8ne9o 26 күн бұрын
Xarfaaney meeshaas waxba majiraan haku daalina
@mxy08
@mxy08 26 күн бұрын
SCW BRIT SOMALI TV WAXAN KA CODSANAYAA SOUND OO CABSI CABSIDA MARKII WARKA BILAABAYSAN KA SAARA .. WAA NAXAYSAA
@user-sl7cg9zn6t
@user-sl7cg9zn6t 26 күн бұрын
Dhagar qabe dhulka u dhaqdhaqaaqa weeye
@CumarQuulle-w4n
@CumarQuulle-w4n 26 күн бұрын
mashaa allah professor ku waa wadani Alle ha bara keeyo
@abdulhersi8043
@abdulhersi8043 26 күн бұрын
ASC Suxufiga Soomaaliyeed Ee Qadarinta Mudan Legend Cabdulxaafid M JAAMAC, Bahda BSTV & Falanqeeyaha Arrimaha Dalkeenna Iyo Adduunka Aqoonyahan eng.abtidoon, Runtii Waa Barnaamij Aad U Xiiso Badan Oo Xaqiiqada Ku Saleysan Mahadsanid Guuleysta Inshaallah
@user-ol9mk3zy2t
@user-ol9mk3zy2t 26 күн бұрын
Bada hadii aan ka fadeeysaneeyno CID somahaweesateen
@saidahmed3524
@saidahmed3524 26 күн бұрын
Dowlada turkey waligeed wada hadal kalamey galin jasiirada qubrus dalka gariig waayo dhul turki ayay u taqaan sababta dowlada Soomaaliyeed ay gudaha dalkeeda ugala gor gortanka u galineysaa waxa weeyi laba arimood mid kood 1) han jabin qab jabin shacabka lagu abuuraayo 2) ka tanaasulid gobolka ogaadeen ana soomaali galbeed
@KhadarAxmed-qp3du
@KhadarAxmed-qp3du 26 күн бұрын
Somalan iyo itobiya guru uuuul
@Hajidulmidiid
@Hajidulmidiid 26 күн бұрын
Wadaadkaani ma wareeesanyahay waar Hargeysa ninka xukumaa waa Itoobiyaan waa reer Xarshin,qof aan Somali rabin miyaad xal kadoonaysaa waayaabe.
@Ciiltire572
@Ciiltire572 26 күн бұрын
Waxaa cabsida keenay yuhuud iyo cadna aadan ayaa ku heshiiyay in Ethiopia bad hesho laakiin hada waxaa jiro in muuse uu yuhuud saldhig bada ka siinayo oo la saxiixay Cabsida waa arki doontaa eng
@user-vg5ov7oz4k
@user-vg5ov7oz4k 26 күн бұрын
Welcome injneerka waxaan ku jecel nahay balbalaarinta
@mustafaa2227
@mustafaa2227 26 күн бұрын
Dawladan waanu ku khasaarnay dad iyo dalba way baabisay se inagaa waxaa iskugu wacan
@Abdi-uy2jj
@Abdi-uy2jj 26 күн бұрын
Sax wllahi xata cidankii sarakiahii shirqool lagu ba bi iyay hubkii waxa gacanta loo geliyay tuugo shacab ah
@selmanabd2782
@selmanabd2782 26 күн бұрын
War kakac hubka boobo
@WllXoosh-vk2hr
@WllXoosh-vk2hr 26 күн бұрын
eeraan ayaa lagasaarayaa meesha
@abdiali8810
@abdiali8810 25 күн бұрын
Dadka Somaliland waxay arkayaaan colaada iyo xasadka ku jira dadka reer Soomaaliya
@aminadam2572
@aminadam2572 26 күн бұрын
That is ture
@user-sl7cg9zn6t
@user-sl7cg9zn6t 26 күн бұрын
Iska ilow midnimo dambekkkkkkkk
@HuseinMaygaag
@HuseinMaygaag 25 күн бұрын
Ey is cunaysaa waraabe is ka celiso soomaalidu waa sidaas ookale
@axmedabdirahman-pn7mw
@axmedabdirahman-pn7mw 26 күн бұрын
Msha allah injineerku waa rugcada
@Hadan-hu5rk
@Hadan-hu5rk 26 күн бұрын
Cabdixafiid qaraxyada sanqadha badan naga baddal kuwa ka dambeeya markaad odayga didhi soo dhawaaw qarax ayaad dhexgelisay like ama share qaraxa tilmaamaya dad waayeelaajira oo ku seexda barmaamajka sanqadhaasi waa nagu naxdin I hope you understand
@mohamedabdullahimohamed7641
@mohamedabdullahimohamed7641 26 күн бұрын
Abtidoon guleyso aad ayaan ugu heystaa falaqeyntaada
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 26 күн бұрын
SOMALIA MXA IDINKAGA XUMANAYA HDA SOMALILAND ICTIRAFTAN IYABA WAKUWI IDIN YIMI EE MIDNIMO DOORTAYE HADAA SAA YESHAN ETHIOPIA IYO CID KLE TONA MAY INA SO HAWAYSATEEN HDII KLE AYNU ISLA GOOGONO
@mustafesulyman
@mustafesulyman 26 күн бұрын
Badu.waxay.kadhhaxaysaa.somaali..etipiia.hadii.martigalin.loosameyo.barbara.dhisan.ee.vashuur.habixiso.marabto.mulkiyad.bayrabtaa.iyo.dhul.ayqaadato.kiro.qaata.ayaykumarmarsonaysa.waabeen.markadhisato.iyadas.le.waligeed
@AhmedHussein-ze4pe
@AhmedHussein-ze4pe 26 күн бұрын
Hada ayad miyir saten markad darbiga sotabaten kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@ashasalah2835
@ashasalah2835 26 күн бұрын
SOMALIA MAANTA HOGGANKA WAXA U HAYA, KOOX, SHANDAD AY KU QARAABTAN WATTAN, SI DADBAN, AYEY IMAARAADKU U SHEEGAYAAN MALAYIIN DOLLAR, MEESHAS BADDENI LAGU GORGORTAMAYA, MAXA LAGA SUGAYA.
@Abdi-uy2jj
@Abdi-uy2jj 26 күн бұрын
Sax
@user-mt4dq6se3t
@user-mt4dq6se3t 26 күн бұрын
Waa sax lkn Waxaa loo baahantahay in dhalintu kacdo ,reer hebelna layska daayo badeena & dhulkeenana dhacsano itoobiya sida laysaga celiyo weynu naqaana.Alle xaqa hayna garaniiyo 🤲❤️🇸🇴
@keysesaleebaan5875
@keysesaleebaan5875 26 күн бұрын
guul aqoonyahanweeye caqlibadan oo runsheega
@abdiali8810
@abdiali8810 25 күн бұрын
Engineer maad qirtid in dadka reer Somaliland yihiin dad xor ah oo tashaday
@abdiahmed9716
@abdiahmed9716 26 күн бұрын
Xasan wuu baqaayaa taas ayaa keentay Inuu wada hadal uu ogolaado Haduu masar keeno Waxaa soo kordhaayo Sir doonada ithopia Oo vila soomaaliya qaraxyo ka geesto Ayakoo adeegsanaayo Alshabaab iyo dadka ka soo jeeda waqiyiga oo madax martay goosasho Sidaad ogtahay hogaamiya yaasha shabaab waa reer waqooyi
@mustafesulyman
@mustafesulyman 26 күн бұрын
Dulieeeyi.dadka.soomaliyeed.isaaq.ban.ahay.waxoodii.oolaqaadanayo.ayay.kudaawanayssn.tuug.aan.dankalayn.dhaxal.iyo.dad.somaliyed.tono.vvkaca.hadla.mudaharad.sameeya.iskaqabta.tuugta.juraasida.fadhiya
@abdulkadirshire7590
@abdulkadirshire7590 26 күн бұрын
SINJIGAAGA MAJEERTEEN SOO ABDULLAHI YUUSUF ITOBIA WADANKA MA KEENIN SOO DANI ITOBIA HESHIIS LAMA GELIN? MAJEERTEEN SO8 WALI ITOBIA QUNSURKA UMA FURNA WALI BUTLAAN O8 BANAANBAXDO
@cabdifataaxmaxamedcali3978
@cabdifataaxmaxamedcali3978 25 күн бұрын
Cabdixaafidaw acww bada soomaaliya waxaa raba isreal faransis iyo imeret arab oo waxaana raba oo waxan oo dhan ka dabeeya mayraykanka iyo isreal ee somaalidu kor haw baxdo oo turki ruush iyoshiineha haw cararaan Hana midawbaan
@ismailadam3425
@ismailadam3425 26 күн бұрын
Somali waa in ay waajahdo xaqiiqada jirta waxba u ma tarayso turki ama masar baan heshiis la gala ee waa in ay la xaajoota somaliland oo marka hore qirtaa in ay laba dal kala yihii horena laba midoobay ay ahaayeen imikan ka wada hadlaan sidii ay dib u midoobi lahaayeen ama laba dal oo walaalo ah oo is kaashada u noqon lahaayeen
@عليعبدالرحمن-ي5ت
@عليعبدالرحمن-ي5ت 26 күн бұрын
Boqol qof oo sida injineerka ufikiriya. Ayaan ubaahanahay oo dawlada hogaamiya waxa hada jooga ee dawlada hogaaminaya waa danaysta yaal
@user-bh5dc8ph5l
@user-bh5dc8ph5l 26 күн бұрын
Masha Allah axmed abtidon alle haku xafido
@abdisharif8315
@abdisharif8315 26 күн бұрын
Heshiis iyo wadajir in laga raadiyo Puntland ayaa haboonayd oo la mideeyo Soomaali lkn Masar heshiiskeeda ayaa kala fiicnaaday in midnimo Soomaaliyeed la raadiyo.
@MohammedAli-uy4ls
@MohammedAli-uy4ls 26 күн бұрын
Daad Sad bursi rabo Dawlad masking ahi ma qancin karto!!!
@abdisharif8315
@abdisharif8315 26 күн бұрын
@@MohammedAli-uy4ls fikir khaldan ayaa kugu jira ee horta aragtida xor ka noqo ka-bacdi falanqeyntaadu yey noqon inaad ku qanacdo midnimo la'aanta ka jirta dalkeena.ogow dalku waa fedaraal inaad dawlad noqoto waxaa maskaxdooda iyo maalkooda ku baxshay puntland.
@user-uy1um8ne9o
@user-uy1um8ne9o 26 күн бұрын
Masar baa garab nasiineyso. Kkkkkkk. Iyo soomaaliyo ha is heshiiso. Waa fadhi kudiri taas
@husseinhared
@husseinhared 26 күн бұрын
Wa adodo kale ina abdi don maha somaliya muqdisho hargeysa adiga iyo kuwa xamar jogo adiga fardhiyo bixinaya tv adiga hawiyo dhan wa daciim nimo
HALIS WAYN OO SOMALIA KUSOO FOOD LEH HADII AAN LAGA HOR TAGIN
22:59
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 7 М.
DOOD KULUL: TRUMP VS HARRIS | ICC | GAZA | US ELECTOIN 2024
9:27
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 18 М.
Modus males sekolah
00:14
fitrop
Рет қаралды 14 МЛН
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 1 Серия
40:47
Inter Production
Рет қаралды 1,3 МЛН
Touching Act of Kindness Brings Hope to the Homeless #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 18 МЛН
SCHOOLBOY. Мама флексит 🫣👩🏻
00:41
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 6 МЛН
WARARKII UGU DANBEEYAY CAALAMKA | RUSSIA | UKRAINE | SOMALIA | IRAN
18:03
PROF KEYNAN: DFS | ITOOBIYA | MUSUQA | DASTUURKA | XOG CULUS
39:35
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 15 М.
WARARKII UGU DANBEEYAY CAALAMKA | SOOMAALIDA | ISRAEL WAR
19:47
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 77 М.
DOODII QARNIGA | DAGAALKA GAZA | TRUMP |  ARIN FILAN WAA AH
24:52
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 38 М.
Uncrewed Systems Day Highlights (Featured at IAVC 2024)
1:23
Defence iQ
Рет қаралды 10 М.
DFS CAQABADAHA MoU | ITOOBIYA | MASAR | SL ''GUUL'' | SSC
34:22
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 24 М.
Modus males sekolah
00:14
fitrop
Рет қаралды 14 МЛН